Naafadda Jacaylka Aduunka Mursal Muse HD VIDEO 2014

  Рет қаралды 639,115

Muuqaal

Muuqaal

10 жыл бұрын

Mursal Muse 2014

Пікірлер: 364
@ayaandagan668
@ayaandagan668 Ай бұрын
2024 dhageesanaya waxan wadey jacayl 7year waana kala hadhney hada jacayl uu inacsiiyy isma lihi qofkale jeclow Wana ku ilaabi doona kumana xasuusan doono kumana cafin doono noloshada mugdi alle ha galiyo
@falastinfalastin6916
@falastinfalastin6916 29 күн бұрын
😢😢😢nasibka qofku raacshey miyuu kugu naca wax yeelo 😢 6 ila hada wan wada aniga zaid u jcl ,lkn isaga wuxu iska dhigaya qof ijcl 😢 ilahey waxwalba og
@queensuheyla2636
@queensuheyla2636 20 күн бұрын
Wll iska cafi 😢😢
@user-uh4yg4ue4k
@user-uh4yg4ue4k 20 күн бұрын
Iska cafi wll😢
@drsmiliza289
@drsmiliza289 5 күн бұрын
Kula mida ahy 5 years mida wady igaburbury ilhdan niyd Jabka kaqady jcyl dhn wa uncy😢
@moilkacase5844
@moilkacase5844 7 ай бұрын
Hadad 2024 daawaneysid like dhac ku sii😂❤
@user-ms9kf5yo4d
@user-ms9kf5yo4d 2 ай бұрын
HHHHHHHAAAAKKK
@user-zp1hr5eb7f
@user-zp1hr5eb7f 2 ай бұрын
Inyo
@user-fg5fg7mw3u
@user-fg5fg7mw3u Ай бұрын
😂
@Abdirahman.abiib22
@Abdirahman.abiib22 Жыл бұрын
Waxaan u malaynayaa inaan ahy qofkii u horeeyay ee dawadanaya 2023 hadii aad iga Dan bayso like hayla dhaafin .❤
@samaaranuur9297
@samaaranuur9297 Жыл бұрын
Iam just listening tho
@samaaranuur9297
@samaaranuur9297 Жыл бұрын
Iam just listening tho
@youngzidci4062
@youngzidci4062 Жыл бұрын
Waan ka danbeya wxan dhagaysanaya 22 may 2023
@abdinaasirosmaan2114
@abdinaasirosmaan2114 11 ай бұрын
​@@youngzidci4062adna anaa Kaa sii danbeeyo 19 august 2023😢✋🏃🏃
@Ayaaneyyyyyyyyyy
@Ayaaneyyyyyyyyyy 11 ай бұрын
Me just
@najmaabdilahi-hn6qg
@najmaabdilahi-hn6qg 3 ай бұрын
Hesaha wa hesaha an qalpiga kudhisto madama an ahay dhibane jacayl 💔😭talo isiya wiil Aya ijecladay ana xoga wan yara xisayn jiray lkn isaga jcyl dhaba ayu iqaday si uu ani ihelo misana jcylka u iqabo awadiis naftiisa wax badan Aya so garay wiilki waxay sidii ahataba wu udul qadan wayay sida an ula dhaqmayo hadana waxay ahataba wilki guur ayu iso badhigtay wan kayara war waregay lkn maxa dhacay go an ayu hos ka qatay wu iga fogaday alad kasta wuu iga balogay wan radiyay ugu dabayn wan so helay wan jecladay nabsigisi Aya igu dhacay oo qofki an barto wa naca oo wiilki Aya igu dhex nol daciif ayan ahay wiilki wan jeclhy cafisna wan ka dal baday wuu icafiyay waxa ku iri jcylka ino so celi wan socelin kara ayu igu yiri balse kuguma kal sona kro ayu idhahay talo isiya jcyl Aya aduun iyo akhiro iga rabey 😢
@asadjanuzaj2422
@asadjanuzaj2422 7 ай бұрын
Qofkiii ugu horeeyey eee 2024 dhageestay😢😢😢😢
@hoodoadan3318
@hoodoadan3318 6 ай бұрын
Me❤😢
@Nimcoali-fv1nj
@Nimcoali-fv1nj 5 ай бұрын
😢😢me​@@hoodoadan3318
@hodonfaahiye5594
@hodonfaahiye5594 Жыл бұрын
9sano ka dib wayahii dugsiga sare xasuus waan i imid 2023😢xasuuso qaar wa cajiib waxii iga danbeya ka dib like
@issaMohamed-sq3pv
@issaMohamed-sq3pv 3 ай бұрын
Team 2024 😢💔
@user-lt5py9zs8o
@user-lt5py9zs8o 8 ай бұрын
heestani Waxa ay aad u Taabaneysaa kaliya dadka Jeceyl soo sameyey ka dibna ka burburay. Like me💔😢🥺
@Fattthi2
@Fattthi2 7 ай бұрын
May god calm Our Hearts 😔🥹
@SamarAbdullah-hb3dn
@SamarAbdullah-hb3dn Ай бұрын
😢💔❤️‍🩹 jacaylka miyaad la nooshahay
@shukri012
@shukri012 5 ай бұрын
Wakhtiyadii qruxda badnaa mxaan uxiisey oo familey iyo asxaab iyo farxada badnaa😢wakhtigaas dhan waxaa ibadaley fakar iyo xiiso iyo istareys allow xaladaha wakhtiga iibadal😢addis ababa😢8/mar/2024😢soonki waxaa kahadhay labo cisho❤
@user-tp7js8uf2y
@user-tp7js8uf2y Жыл бұрын
Xaskaygii hore waxan furay 2013 waxan xasuustaa my baby 2 👧 girl and 3 boy waxan aroosay 2009 alx laah i miss you so much baby 2023 america 🇺🇸 USA FROM 🇸🇴 SOMALIA
@user-ms9kf5yo4d
@user-ms9kf5yo4d 2 ай бұрын
WOW
@almaasabdi6341
@almaasabdi6341 Жыл бұрын
Miyuu niyadadu dagay 😢 Jaceyl ku nagaaday wali😔 Intuu dhabdigaaga dhabdigaaga yaal Miyuu kunasta qalbiga Jaceylka miyaad lanooshahye😢💔 💔😟 Naafada cashaqa aduunka Matahay mid kamida naftaaadu🙁 Naftaaadu mathy mid kamida naftaaadu😔 💔⚡ Miyuu wadnahagu nabar hitaaqo qaba jaceyl😔💔 Nasiibku qofkuu kuraacshe Qofkuuu Miyu kunaca waxyeeeelo 😣💔 Naruuro miyaad heshayee Naruuuro miyaad kaheshaa😣💔 2x Naafada cashaqi aduunka💔😔 Matahay mid kamida naftaaadu😭 Naftaaaadu💔 2x
@khalidkd8962
@khalidkd8962 Жыл бұрын
Laga Yaba Marka qoraye saye hesta inaad xasuus kale ku jirtye😂😂
@zunduznor6133
@zunduznor6133 10 ай бұрын
@@khalidkd8962macqul😭😂
@shaakilxaraf5692
@shaakilxaraf5692 7 ай бұрын
14/12/2023 habayn khamiis 1:00 am ayaan magaalada boosaaso ku dhegaysanayaa markaygii iigu horaysay oo aan heestaan maqlo waxaa ka mid ahay mucaashaqiinta jacaylka aaminsan xaqiiqdii qalbigay iga taabatay😊. Allah ha isku calfo inta isjecel
@shukri012
@shukri012 5 ай бұрын
Wll waxaan rabah inaan Kula sooxiriiro inteeh kaala sooxirirah
@abdifatahfeysal3516
@abdifatahfeysal3516 2 жыл бұрын
casrigii mursal qalbiyada ruxi jiraY naafada caashaqee aduunka wakhtigaa qamar iyo sharma boyba majirin
@umeymacdy1419
@umeymacdy1419 2 жыл бұрын
Jclkeygiii 4ta sano socday ugu danbeyn waa la kulmay heestan kaligeyga dhageysanooyo wana habeen walibo asiga u xiisay waa 1da aug 2022🥺🥺🤦‍♀️
@GorGor2023
@GorGor2023 Жыл бұрын
Sorry 🥹🥹🥹🥹
@bahjafaysal1158
@bahjafaysal1158 Жыл бұрын
Soryy😢
@bahjafaysal1158
@bahjafaysal1158 Жыл бұрын
Anigaba ano moday kaligi inu jogo adunka yan manta kala maqanahay 2 sano walidkisa nakala kaxeyey balse ano og inay qornayd balse hada amisanayn wlhi lkn rajaynaya ina mid kalle laygu badali dono ☹️☹️sidisa uqalma yahye True omar okiye warsmae 😭😭😭😭😭😭
@Haarri-Hassan6
@Haarri-Hassan6 2 ай бұрын
Qofkii asagoo Niyad jabsan Heestaan Daawanaya Waxaan U Rajaynayaa inuu Alle ufududeeyo wuxuu rabo 💔💔
@royalminti7124
@royalminti7124 Жыл бұрын
Miyuu Niyadaada dagay jcyl ku Nagaaday wali intu Nabdigaaga Nabdigaaga Yaal miyuu ku Nastaa qlpiga🥺jcylka Miyaad La Nooshahay 😢🥺Nafada caashaqa Ee aduunka Ma Tahay mid ka mid Naftaadu …🥺🌏💔❤️
@muztafeadamnouh7010
@muztafeadamnouh7010 7 ай бұрын
Waxaan joogaa nairobi 15/12/2023 habeen jimca 1:35 , waxaan rajeenayaa inaan commetiga mar uun soo booqdo anoo naftaydu guulo badan gaadhay❤️
@user-pe5nj8wo2g
@user-pe5nj8wo2g 4 ай бұрын
I.a waad gaari wll
@user-mp1dr4cv8l
@user-mp1dr4cv8l 7 ай бұрын
Waxan dhagysa nayaa 16/12/2023 Ilahy qalpiga ha inoo wada qabo jiyo Aniga iyo inta ila madka💔😭🥹😭
@ahmednoor6514
@ahmednoor6514 2 жыл бұрын
After 8 years still listening 2022
@Dailyenglishdialogue
@Dailyenglishdialogue Жыл бұрын
Astaqfurallh dhe zppp
@nuucaasmaatahay2868
@nuucaasmaatahay2868 6 ай бұрын
Haben Qamiis 1 /2/2024 dhageysanaya muqdisho joga 🥺 mid ka mida naftadu ❤
@zakariagoh6687
@zakariagoh6687 6 ай бұрын
Naafada caashaqa aduunka XAADIR Laascaanood 2/2/2024
@user-od9tf6lp7v
@user-od9tf6lp7v 2 ай бұрын
12/5/2024/ 𝘹𝘢𝘢𝘥𝘪𝘳 𝘑𝘪𝘨𝘫𝘪𝘨𝘢 𝘖𝘎❤
@kaboweyne9473
@kaboweyne9473 5 ай бұрын
2013 memory 16GB ah ayaaa ka dhagaysan jirey waaayo waaayo xusuuus wakhtigeeeeda leh February. /2024 ayaa dhagaysanayaaaa
@abdijamaalajchannel5433
@abdijamaalajchannel5433 8 ай бұрын
2014 ka dhageysan jiray tell ka walshe maanta ayaan dib usoo booqday anigoo eh naf wax jecel💔🥺 01/12/2023.waxan dhageysanayaa maalin jimco time.02:30. waqtigii tagayoow salaama😢🖐🏻 Muqdisho cadey niiga soosalaamaa gays 💁🏻
@sunlight849
@sunlight849 7 сағат бұрын
8/8/2024 Waxa jeclaaday afar gabdhood oo ilaahba igu og midna mid kale kuma doorsan karo Waxa rajeen inan maalin maalmaha ka mida ah ugu yaraan laba la midoobi doono hadu rabi idmo dad ilahay dadnimo iyo karti siiyay weeye midna ma sii dayn karo rabi ha ii fududeeyo inan guuleesto ❤
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 2 жыл бұрын
Hees xasuus mudan nafada cashaqee aduunka wakhtigii mursal muuse mashraxyada ruxi jiray lengd 🥰🙌
@AhmeTt___136
@AhmeTt___136 2 жыл бұрын
Miyuu wadnahagu napar nitaaqo qaba jacyl 🥺💔 24/3/2022 😓
@calanlemediaproduction9187
@calanlemediaproduction9187 Ай бұрын
Naafada cashaqee adunka ma tahey mid ka mid ah naftadu Mursal iyo khadra Like saar hadad tahey dadka jecel in ay isku so noqdan mursal&khadr
@fuadahmed4366
@fuadahmed4366 2 жыл бұрын
Kaliya waxaa la dhiba aduunka dadka wanagsan 🥺
@mariarashiid9936
@mariarashiid9936 2 жыл бұрын
Xaqiiiq aniga qlpi xanuun ban la nolhy wlhy nasiibka iciilay
@ayanaxmed178
@ayanaxmed178 11 ай бұрын
Dadka wanagsan waxa abal marin doona cadacdnimadoda😭😭😭😭😭
@MustalifoMustalifo
@MustalifoMustalifo 6 ай бұрын
2024 habeen 10:24pm ban dhagesnyaa 😢❤oo walipa qalbi jabsnhy Ilhow ii qabaji qalbiga 😢😢
@tiger__official
@tiger__official 5 ай бұрын
Ha is dhiibin❤😢
@MarwoKalid
@MarwoKalid 8 ай бұрын
Heestan wan dhagaysaty oo ma ooyin yaa i odhanaya 😭
@SarioabdinurHaboon
@SarioabdinurHaboon Ай бұрын
Xasuusta jcylku cajiib wye lkn qofkan udunka ujclayaw wx kudhiba illahay kma tuso cimri dheer io cfmad ayan allah kga baryay ogawna inad ahayd qofka ugu wngsana aan barty 😭 💔😢
@Alonebird575
@Alonebird575 3 ай бұрын
After 10years Still I’m Watching This Song ❤2:55pm 23/4/2024 malin Talado ah
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12 Жыл бұрын
Jacaylku wuxuu ibaday inaan ka haro khayrkay aan fakar io walbahar daris noqono.🥺💔
@Khader1431
@Khader1431 3 ай бұрын
Waaxan ahey qofkii ugu dambeyay ee dawanayey 2024 .5.8 hadad iga dambeyso like 👍 hayla dhafin oo dhac ku sii❤
@QULUUD262
@QULUUD262 Жыл бұрын
Maxan inbadan riyonay sidan rabnayna weynyy😭💕🫂
@ahmetnouri9719
@ahmetnouri9719 Жыл бұрын
"Naafada caashaqee adduunka ma tahay mid kamida naftaadu". Caku 29november2022 Xamar. Iyo mar kale iyo dareen xasuusin iyo faagida boogo ku dhawaa inay raystaan kadib dhaawac kasoo gaadhey ruuxay si daran cishqi ugu qaadeen.
@rahmasaid7347
@rahmasaid7347 3 ай бұрын
After 10 years waxan dawanaya heesta 2024❤
@kalida7779
@kalida7779 3 ай бұрын
Still watching Also 🙏
@user-oc8zs8wh1s
@user-oc8zs8wh1s 2 ай бұрын
12 cisho ka danbeyy
@user-kd2wi8sx8z
@user-kd2wi8sx8z Жыл бұрын
Jaceylka halka dhinac 😥💔28/11/2022😫😭waiting him H🥺
@user-rx4eh8rd8m
@user-rx4eh8rd8m 2 ай бұрын
Maalin khamisa dhagaysanyaaa tariikhkdu tahay 5.16.2024 hadaa iga danbayso love 💕🎉
@Rahmahaajji
@Rahmahaajji Жыл бұрын
After 9yr I watched this song 2023 and I was 20yr old jacayl galay😥😃
@sihammohamud7722
@sihammohamud7722 Жыл бұрын
2023 jcyl MS jire qooq ku hayo umalen Just kftn Lee
@abdullahi370
@abdullahi370 Жыл бұрын
@@sihammohamud7722 hhhhh ka xishoo 😆 inanta ayadana qalbiga allaha u booga dhayo🤲
@hachizalmaan4738
@hachizalmaan4738 Жыл бұрын
Jacaylka miyad la noshahay😢😢
@abdulahicareef2018
@abdulahicareef2018 2 жыл бұрын
"Jacaylka miyaa la'nooshahay" Umalayn mayo qof aan jacayl lanooleen inuu aduunkaan quruxda badan ku noolyahay! Cajiib! Ashqaraar! Mursal muuse cumar
@hoyadaiyodhalanka897
@hoyadaiyodhalanka897 5 ай бұрын
Somali miyaba jeceyl taqana intoda badan
@leilamohamed4012
@leilamohamed4012 7 ай бұрын
After 9yrs still my favourite ❤
@user-ms9kf5yo4d
@user-ms9kf5yo4d 2 ай бұрын
SIDO KALE
@ayaanleabdulahi6584
@ayaanleabdulahi6584 2 жыл бұрын
26/9/2021 Habeen 12:00 Dareen jacayl ❤️ Like iii sara intina iGa dambeysa
@Phaisal.shareef.
@Phaisal.shareef. 7 ай бұрын
Wxaan umaleenayaa inaan ahy qofkii ugu dambeeyo ee daawanaya sanadka sii dhmaanayo 2023 Hadaa iga dmbeysit like hayla dhaafin 👋
@MustalifoMustalifo
@MustalifoMustalifo 6 ай бұрын
Wa ka dnbeyna
@abdiyusuf3392
@abdiyusuf3392 4 ай бұрын
Nafada cashaqa aduun ka wee ihesa taa qokii dunida isku jecelen baan is weeney si kis too isku ilowsii an is dhaho waa ilaawi lahay qof ku wacan lma ilaawo wllhi 😢 yaasmiiney aduun waba isku weeney ku aqiro ku kul mo Allah janda isku arka😢
@farduusfaysal-hl8bg
@farduusfaysal-hl8bg Ай бұрын
May dhimatay?😢
@cadeyawees4326
@cadeyawees4326 5 жыл бұрын
Waxba ka dhacay naafada caashaqe addunka ma tahay mid ka mida naftaada mursal tababare jeceyl inaad lagu sheeg hore u soco socoteye
@hafsoqafir2328
@hafsoqafir2328 Жыл бұрын
After 9yrs i watched this song 2023😭❤️
@zamiirbeegsi123
@zamiirbeegsi123 Жыл бұрын
😢
@user-sw2bp3dl4e
@user-sw2bp3dl4e 9 ай бұрын
💔😭
@Amalzuleiman
@Amalzuleiman 6 ай бұрын
Wht about after 10 years😢😢
@munahussen188
@munahussen188 4 ай бұрын
V0xa0xs
@munahussen188
@munahussen188 4 ай бұрын
​@@user-sw2bp3dl4ebf😊😊
@antonioxudayfi9930
@antonioxudayfi9930 2 жыл бұрын
2022 ✌ yaa so boqday😯
@najmaneehaa2076
@najmaneehaa2076 2 жыл бұрын
Kulaso boqday☝️✊
@apdifataaxmahamed2756
@apdifataaxmahamed2756 2 жыл бұрын
Ani walhi zxp
@sabirinsabirin6192
@sabirinsabirin6192 10 ай бұрын
Miyuu niyadaada dagey jacayl ku nagaadey wali intuu nabdigaga nabdigaga yaal miyuu ku nastaa qalbiga jacaylka miyaa la noshahy emotional song 😭❤🎶
@ina__kaare2820
@ina__kaare2820 Жыл бұрын
2013 up to 2023 kama xiiso dhaco😅❤
@itsamin5776
@itsamin5776 3 ай бұрын
Who came up with broken heart” 💔
@Haarri-Hassan6
@Haarri-Hassan6 2 ай бұрын
Same 💔💔
@duraanalidhonkir520
@duraanalidhonkir520 3 ай бұрын
After 10 years I watched this song 2024😰💔
@robleali8710
@robleali8710 2 жыл бұрын
Hestan mar wlbo o an jawi mcn kujiro ayn dhageysta
@farxiyagababa9871
@farxiyagababa9871 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤inta hees uu qaadaye wan ugu jeclahay walaahi aduunyoy xaalka ba wan iska ilmeeyaa afkaaga malab lagu qabey
@hawafarah5196
@hawafarah5196 3 жыл бұрын
27/02/2021 yaa dhagaysanaya
@user-xv3td5mi1n
@user-xv3td5mi1n 21 күн бұрын
After 10yrs watched this song 2024❤😢
@user-ln7du1ur1t
@user-ln7du1ur1t 4 ай бұрын
Macha Allah M.M.C 🎉 0:45
@queensuheyla2636
@queensuheyla2636 20 күн бұрын
After 10years I watched this song 2024😢❤
@gikabouriomar5552
@gikabouriomar5552 4 ай бұрын
Macha allah
@khadarCabdikariim2464
@khadarCabdikariim2464 3 ай бұрын
I watched it 2014 and now 2024 OMG😢
@zamzamabdullahi2051
@zamzamabdullahi2051 Жыл бұрын
Jaceylka miyaad lanooshahay hal hal mursal cise waa ♥ 😍 fanaaniinta Somalia ugu waa ween
@ahmet-yasiin8628
@ahmet-yasiin8628 2 жыл бұрын
Still I Listen 2022 How Manay Generation that is listen this Song If I listen This song Then I remember my Girlfriend 😍❤🥰💉
@mohamoudbashiir2709
@mohamoudbashiir2709 11 ай бұрын
Aabaha jacaylka mursal muuse Heesihiisa heesta u jeclahay👍
@user-hy7dv5dp8z
@user-hy7dv5dp8z 4 ай бұрын
After 10 years watched the song / Date 30/3/2024 the night remember
@UpdirizaakAwill-ym7we
@UpdirizaakAwill-ym7we Ай бұрын
I still listen todey 21/6/2024 😢❤ xasuus❤
@bureeqamohamed7340
@bureeqamohamed7340 2 жыл бұрын
nafada cashaqe adunka matahay midkamida naftadu haa hadankamid nqoday😢😩
@user-pe5nj8wo2g
@user-pe5nj8wo2g 4 ай бұрын
Fav Song kama daaalo dhagaysigeeeda ❤
@MaxasmedAbdi
@MaxasmedAbdi 4 ай бұрын
Same😢
@ayaanleabdulahi6584
@ayaanleabdulahi6584 2 жыл бұрын
Ax NafaDa cashaQee aduunka Wey Ma tahay miD ka miDa NaftaDuu❤️❤️❤️❤️ Ma tahay mid ka mid WeY NaftaaaaaaDu ❤️
@ahmedkaviak2965
@ahmedkaviak2965 7 ай бұрын
5/jan/2024😢
@TurdhoMadia
@TurdhoMadia 2 ай бұрын
On today😢
@yahyeadammouse
@yahyeadammouse Жыл бұрын
03/06/2023 🇮🇹Milano malpensa airport Terminal T1 13:30 shaqan sii galaya like sar hadad qorlkay aragto
@barlinmohamud8046
@barlinmohamud8046 Жыл бұрын
Heestaan yaaa dhageysto weli aniga cml after 8 years,mursal muuse 🌹
@Mursalshire8400
@Mursalshire8400 18 күн бұрын
Curadki xidigaha geeska Mursal Muuse Cumar alafaanu fannan🎉.
@GorGor2023
@GorGor2023 Жыл бұрын
Old songs is gold xasuus bay leeyihiin heesihii hore naafada caashaqee aduunka ma tahay mid kamida naftaadu 🥹🥹🥹
@sahramaxamed181
@sahramaxamed181 7 ай бұрын
20/12/2023 habeen khamiis ah wali waan naawilayaa qofki jacaylka ibaray oo aanan lix sanno is arkin midkaayana khalad malaha balse wakhti io geedi ayaa nakala fogeeyay
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 5 ай бұрын
Nice❤. Maanta Mursal un baan dhagaysanayaa oo miiska ii saran i back to 2012.
@_Hassan_26
@_Hassan_26 2 жыл бұрын
Naafada caashaqa ee aduunka 🤍 Ma tahy mid ka mida naftaado🤍
@Abdiyoooo
@Abdiyoooo 2 жыл бұрын
OLD IS GOLD 2022 August MONDAY 8 habeen aan waaberi muqdisho marqaan kal iyo laab ah kuhayo 🙌🏾
@Mohamed60803
@Mohamed60803 7 ай бұрын
😅😅😅😅
@jamesyar3900
@jamesyar3900 6 ай бұрын
After 10 years i watched this song 2024😢
@mohamedabdullahi10
@mohamedabdullahi10 17 күн бұрын
After 10 Years Still Listening 2024😢
@MutaasKhadar
@MutaasKhadar 28 күн бұрын
Wani salamy team 2024 July 11keda😢
@user-sq1pf8vo8b
@user-sq1pf8vo8b 3 ай бұрын
M.M.C MACHA ALLAH 🎉🎉❤🎉🎉
@beerkacadde8914
@beerkacadde8914 7 ай бұрын
2024 ayan wali daawanaya😢
@MustalifoMustalifo
@MustalifoMustalifo 6 ай бұрын
Aniga😢
@suldaanmuxiyodin2528
@suldaanmuxiyodin2528 Жыл бұрын
kooxda fanka xidigaha geeska wa kooxdi ugu wangsanyd curadka kooxduna wa mursal muse goden voece
@user-fh9vi9cx2b
@user-fh9vi9cx2b 7 ай бұрын
Miya wadnahagu nabar nidaqo qaba jacayl😢😩💔💔❤️‍🔥
@HanaadAli
@HanaadAli 2 жыл бұрын
Heestan waxy ibartey naxrista jcelku leeyhy wlhi 🥲🩸🥰
@khaliifsalaama88
@khaliifsalaama88 2 жыл бұрын
Aduunyo ciro iyo ifrax hargaysa way is qaban hada khadra iyo mursal na way kala tagen
@Ayuubinho-ne4vg
@Ayuubinho-ne4vg 2 күн бұрын
si caadi ah ban markii hore udhagesan jiray hestan aad bana ujeclaa ilaa ay markii danbe qiso ahan ay iigu dhacday 🥲🥲💔🤨
@MarwaOmer-eq8vi
@MarwaOmer-eq8vi Ай бұрын
After 10 years 2024 16 jir jacyl galy😢
@dania647
@dania647 Жыл бұрын
26/11/2022 Jacaylka miyaad la nooshahy😭💔
@dayaxaadano8644
@dayaxaadano8644 2 жыл бұрын
Mursal miuse xasuus jacayla galaa walahi😍
@diazbr0h0fficial31
@diazbr0h0fficial31 Жыл бұрын
22_7_2020 ayaan ku biiray naafada jacylka walina wa ka mid ahy 😔💔
@xaawomaxamedxaawomaxamed510
@xaawomaxamedxaawomaxamed510 Жыл бұрын
allaha kuu gargaaro😢
@c.shaafi7702
@c.shaafi7702 9 ай бұрын
Heeskan marki u horaysay an Maqlo weeye 😢
@falastinfalastin6916
@falastinfalastin6916 29 күн бұрын
Miyuu wadnaha naba nitaqa qaba jcl😢 nasibku qofkuu ku raacshay miyuu kuu nacaa wax yeelo💔🥹
@Wsalma
@Wsalma 2 жыл бұрын
After 8 years😑 2022🎧🎧🎧🎧
@Runsheeg53633
@Runsheeg53633 Ай бұрын
2024 and still this song hits harder than my dad.
@fariixaguleid2793
@fariixaguleid2793 Ай бұрын
Like isaar ehelu jacyl khadra mursal xasuus❤😢
@hananyusuf4519
@hananyusuf4519 Жыл бұрын
27/9/2022 🥺iso duceya in ilheey qof wngsn calaf igu daro oo rer wngsn ilheey isiyo
@rithwanmohamett1261
@rithwanmohamett1261 Жыл бұрын
Alle ha kusiiyo qli waxwalpa oo ad jeceshahay.nolol wacan ban kurajeyyay❤
@hananyusuf4519
@hananyusuf4519 Жыл бұрын
Amiiin yaa alllaaah mahad sanidin
@user-sw2bp3dl4e
@user-sw2bp3dl4e 9 ай бұрын
Ma tahy mid kamida naftadu💔😭
@hassani117
@hassani117 Ай бұрын
Mid kamid ah se aan naafo ahyn ❤ 2024 12 june
@lipaanibraahim5070
@lipaanibraahim5070 Жыл бұрын
Qofkii udambeyayy ee Dawadayyy 2023 like HayLa dhafiN
@rithwanmohamett1261
@rithwanmohamett1261 Жыл бұрын
Nafada cashaqa e dunida 12 0ct 2022 allahayow qalpiga no qabooj waa imtixaan dunidu Allahayow nasi samir aan ku qabilno qadarka nasiibkena na hagaaji !
@bilalyussuf3620
@bilalyussuf3620 Жыл бұрын
Soory zxp
2012 Heesta Single Motherta Musral Muuse
7:42
SALAXLEY TV
Рет қаралды 668 М.
Nimcaan Hilaac 2014 HD
6:27
Muuqaal
Рет қаралды 3,2 МЛН
Inside Out Babies (Inside Out Animation)
00:21
FASH
Рет қаралды 24 МЛН
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 5 МЛН
Caashaqa Dhabta ah 2015 by Mursal Muse
7:42
Ibrahim Eagle
Рет қаралды 2,8 МЛН
Dhax Dhaxaadin Jacayl
7:50
Mursal Muuse - Topic
Рет қаралды 266 М.
Maanka 2015 Hamda Queen & Mursal Musa, Directed by Ibrahim Eagle
4:53
Ibrahim Eagle
Рет қаралды 1,3 МЛН
Mursal Muuse Iyo Khadra Silimo | LAHASHO | Official Video HD
7:20
Somali New Entertainment
Рет қаралды 1,1 МЛН
Hodan Cabraxdiraxmaan iyo Mursal Muuse (DHAXDIN)
6:37
Hawraar Music Production
Рет қаралды 4,5 МЛН
Mursal Muuse (SAADASHA) Official Video 2014
6:42
SomaliNewMusic
Рет қаралды 823 М.
HODAN IYO MURSAL | LABA MATAANO | SHOWGII BORAME
9:03
Waqal WStudío
Рет қаралды 4,2 МЛН
Mohamed  Ciro (Qalbi kuu Hilooboo Haween kaga Sogo'ay) 2013
6:05
Taajir Studio
Рет қаралды 990 М.
Inside Out Babies (Inside Out Animation)
00:21
FASH
Рет қаралды 24 МЛН