Mustafe TT (Caleema-saar).wmv

  Рет қаралды 23,556

Dhouh D. Dualeh

Dhouh D. Dualeh

12 жыл бұрын

Waa hees cusub, oo uu midheheeda sameeyey Mustafe Maydhaaf, codka iyo laxankuna waa Mustafe Jaamac-good (MustafeTT). Music by; Axmed Saalax Qaasim. Waxa lagu duubay Mataanaha Studio. Sidoo kale; waxa dibu-habayn ku sameeyey, maqal & muuqaalna u beddeley Diiwaan Studio. Waa farsamadii iyo diyaarintii Dhuux D.Dualeh. Heestu waxay leedahay qiso gaar u ah abwaanka erayada sameeyey (Mustafe Maydhaaf). Sidaas iyo ka-bogasho wacan.

Пікірлер: 15
@farhiyaasmaabdi7577
@farhiyaasmaabdi7577 Жыл бұрын
Heestan 2017 weliba bisha July aya dhagaysan jiray subax walba marka usocdo shaqo iyo galabta marka ka imaado shaqada oo an baska ama train ka saranahay Waxana markaas la kulmay ninkeyga mustaqbalka, 5 sano kadib wan faraxsanahay waxana nahay reer ❤🎉
@xalaalquutemaqasaaro5287
@xalaalquutemaqasaaro5287 Жыл бұрын
Mashalah Allaha isu kiin barakeeyo
@user-pu8un8zb7l
@user-pu8un8zb7l 5 ай бұрын
Sssss​@@xalaalquutemaqasaaro5287
@cabdiraxmaanyare4665
@cabdiraxmaanyare4665 6 жыл бұрын
Mustafe Jaamac Good TT mulaxan & fanaan qaaliya oo cod wacan leh sxb in fankaaga aad horumariso ayay ahyd 🙏🙏🙏
@saeddayib6752
@saeddayib6752 3 жыл бұрын
Hees xasuus ah waqti hore iyo waayo xasuus qaali ah laaha ayaa kuso qaty heestan hadii u cushkisiyo cuunkuu ku nool yahy ku cartamo ma hiigan
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 8 жыл бұрын
What a Memories Waqtigii Sweden - 2015 😘 Geesiguu cadaawaha 😘 😘 waakii rogaal celin 😘 😘 dirir kaga cad goostee 😘 MUSIC - axmed saalax Qaasim 👑
@MrHangoo
@MrHangoo 11 жыл бұрын
Salaan Sare, dhamaan M.TT iyo M.Midhaaf!!!!!!
@abdirizackhaaji2957
@abdirizackhaaji2957 3 жыл бұрын
2021
@xasanali6952
@xasanali6952 10 жыл бұрын
WooW Cardi maha hestan viva labo mustaf
@abokor-abokor3682
@abokor-abokor3682 11 жыл бұрын
mastafe jaaamac goood faniinta yar ee soomalida hada usoo baxay baad ka mid tahay runtii
@deeqzi
@deeqzi 7 жыл бұрын
Walaahay waa fanaan
@ikraansalaad3938
@ikraansalaad3938 10 жыл бұрын
Waloow uu fanaan kaan cod mac yahay lakin isagooh live uheysaayo maan araag
@QULBAYE
@QULBAYE 12 жыл бұрын
Alalax waa heesti lo qaday sxbay sabad jacaylkii ka dhaxeyey abwanki sameyey
@abdullsharif4179
@abdullsharif4179 6 жыл бұрын
Esh calaa ..cod aya kuu dhamadey lakin video aya lagu kari waaye tt.
@user-pu8un8zb7l
@user-pu8un8zb7l 5 ай бұрын
Sisoj
Mustafe TT (Caleema-saar)
6:40
Somalia Somalibaa leh
Рет қаралды 3 М.
HIBAAQ 2014 BY MUSTAFE TT
6:11
Mustafe TT
Рет қаралды 9 М.
I CAN’T BELIEVE I LOST 😱
00:46
Topper Guild
Рет қаралды 109 МЛН
DO YOU HAVE FRIENDS LIKE THIS?
00:17
dednahype
Рет қаралды 93 МЛН
Happy 4th of July 😂
00:12
Pink Shirt Girl
Рет қаралды 60 МЛН
HEESTA DAGAN ABDIFATAH YARE  2012
6:49
Askariga Qaranka
Рет қаралды 850 М.
Cali Naji  Hees  Macaan
8:25
Fartun Farax
Рет қаралды 6 М.
Heestii Tolmoon 2015 4K by Mustafe TT iyo Kiin Jaamac Yare
8:25
Waqal WStudío
Рет қаралды 62 М.
ABDIKARIIM-RAAS-(Shucaac).wmv
6:13
Dhouh D. Dualeh
Рет қаралды 27 М.
heeso cusub 2011 waa fananki weyn ee mustafe TT
5:07
abdi mohamed
Рет қаралды 71 М.
aduunko dhan - lafole
5:02
wargeyska
Рет қаралды 7 МЛН
MAXAMED BK HEESTII FALEENBO LIVE 2020 WACDARAHII SHOWGII LONDON
4:28
CABDI-Hani (Ha doon-doonan 2015)
8:52
Dhouh D. Dualeh
Рет қаралды 5 МЛН
Janona
4:09
Release - Topic
Рет қаралды 1,8 МЛН
Serik Ibragimov - Сен келдің (mood video) 2024
3:19
Serik Ibragimov
Рет қаралды 1,6 МЛН
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 249 М.
Iliyas Kabdyray ft. Amre - Армандадым
2:41
Amre Official
Рет қаралды 860 М.
V $ X V PRiNCE - Не интересно
2:48
V S X V PRiNCE
Рет қаралды 2,1 МЛН