No video

MUUQAAL XIISO LEH OO KU SAABSAN QAABKA LOO DEJIYO SHINI CUSUB!!

  Рет қаралды 5,244

Marwaaz Academy

Marwaaz Academy

Жыл бұрын

‪@elopolyTV‬ ‪@MohamedBuskutOfficial‬ ‪@cabdiwali‬ ‪@FarmSomalia‬ ‪@BileTV322‬ ‪@hornconnectltd‬

Пікірлер: 16
@ummuabdalla1037
@ummuabdalla1037 5 ай бұрын
ما شاء الله Allaha idin barakeeyo waa hawl sharaf leh
@hassanadan4329
@hassanadan4329 Жыл бұрын
Masha allah walalkeyn waxa nacfika leh oo aad nosoo gudbisay
@Samakaabtv
@Samakaabtv 18 күн бұрын
Halkee lagu iibiyaa qalabka boqorada la galiyo wll
@user-uy7vp5ev2s
@user-uy7vp5ev2s 9 ай бұрын
Shinidu.afka.miyey.dad.ka.qaniijta.ama.dabad.ka.jawaab
@user-dw5bh6lt7t
@user-dw5bh6lt7t Жыл бұрын
Masha allah. Qaabka takaynta ah aad baan u jecleystay
@abdilahiayousuf7841
@abdilahiayousuf7841 5 ай бұрын
Wll xilimaya ayaa laga saarayaa booqorada caanga yar ee aad ku riday mise weligeedba waa ku jiraysaaa
@liibenzaniofficial
@liibenzaniofficial Жыл бұрын
Keep going ustaad a.risaq hawl wanaagsan ayaad qabaneysaa
@marwaazacademy1000
@marwaazacademy1000 Жыл бұрын
Mahadsanid lii benzani
@MrOska114
@MrOska114 11 ай бұрын
ASC. MASHAAALlah. Waa muuqaal faa'ido badan. Ee noosoobadi. Tankale laba su'aalood 1. Boqorada xagey cuno kaheleysaa? Goormaana ladeynayaa? 2. Sidee shiniyar lootayeeyaa oo shini kale loogudaraa. Bal noosooduub Ustaad Allaha kubarakeeyee.
@tamaamhassan3596
@tamaamhassan3596 Жыл бұрын
Mahadsanthy wll wax badan ka faaiday Faidada ka wrn hadi wabi agtiisa la geeyo shaqa abuur wax qofka dhaqaya ku filaada muu kaheli karaa ???
@geedi1132
@geedi1132 Жыл бұрын
Walaal hawl fiican oo dhiirigalin mudan baad haysaa guulayso,, hal suaal baan rabay inaan ku waydiiyo waxaa weeye imisa bilood bay malab ku samayn kartaa shinidu oo la goosan karaa?
@marwaazacademy1000
@marwaazacademy1000 Жыл бұрын
Walaal sanadkii 3 ilaa 4 jeer baa malab laga helaa hadba waxay ku xiran tahay sida xiliga uu yahay.
@abeleli2651
@abeleli2651 Жыл бұрын
Noosoo badi casharkaa.
@marwaazacademy1000
@marwaazacademy1000 Жыл бұрын
Waan dadaali walaal inta karaankeyga ah. Mahadsanid
@user-dw5bh6lt7t
@user-dw5bh6lt7t Жыл бұрын
1. Ustad takada gorma la qadaya? 2. Boqorada gorma la sidayn?
@libanmuhidin6823
@libanmuhidin6823 Ай бұрын
Masha alaah ustaad
MUUQAAL XIISO LEH OO KU SAABSAN DHAQASHADA SHINIDA
27:03
Marwaaz Academy
Рет қаралды 18 М.
黑天使遇到什么了?#short #angel #clown
00:34
Super Beauty team
Рет қаралды 38 МЛН
Bony Just Wants To Take A Shower #animation
00:10
GREEN MAX
Рет қаралды 6 МЛН
Logo Matching Challenge with Alfredo Larin Family! 👍
00:36
BigSchool
Рет қаралды 7 МЛН
MA ARAGTAY WELIGAA QAABKA MALABKA LOOGU MIIRO MACHINE?
10:18
Marwaaz Academy
Рет қаралды 708
Cashar saxaafaddeed: Qaabka ugu wanaagsan ee War loo sameeyo
9:10
Khaalid Foodhaadhi
Рет қаралды 22 М.
Sida Dhirta Loo Nafaqeeyo Macalin Bocoreey
6:27
Macalin Bocoreey
Рет қаралды 11 М.
Huge honeycomb. Rescuing Bees
40:12
Comunicación SLA
Рет қаралды 15 МЛН
Beerta Shinnida ee Deegaanka Kur Barwaaqo 12 July 2016
11:51
PUNTLAND TV
Рет қаралды 8 М.
#15 Shinni xaalada Shinnida iyo Guriga sida loga saaro
15:12
Eelopoly
Рет қаралды 3,6 М.
عملية قطف العسل مناحل ابو خالد
9:23
abokaled Esmail AL-harthy
Рет қаралды 6 МЛН
SHINNIDA MALABKA: NOOCYADA SHINNIDA IYO DEEGAANKA KU HABOON
13:22
黑天使遇到什么了?#short #angel #clown
00:34
Super Beauty team
Рет қаралды 38 МЛН