NAIROBI ILAA HARGEISA SAFAR BAISKIIL AH | MAXAA XIGA? | Ep 54

  Рет қаралды 16,229

Faysal Shaik

Faysal Shaik

4 ай бұрын

#somaliacity #somalifolklore #somalifood #somaligalbeed #somalilandvisit #somali #somalilanguage #africa #somalia #somaliland

Пікірлер: 200
@ahmed-som
@ahmed-som 4 ай бұрын
Kusoco bro.
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Thank you Ahmey.
@muhamedhusseinjama2007
@muhamedhusseinjama2007 4 ай бұрын
sxb granmayo qorshahaga inad hrgyso joogyso iyo in kle lkn hdad joogyso guri bilsh ah oo degto ana kugu deeqaya intaad joogyso oo dhan incha allah , xaafada masalaha gaar ahaan ambasador agtiisa , anigu reer hrgysa bn ahy in bdna ban kula socday ilaa kenya , hargeisina waa magaladaadi diyr bnu kuu ahy , hadii aad goan gaadho ila soo xidhiidho incha allh , guul viva somalilnd .
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Waan Ku salaamayaa wll. Walaal hada Hargeisa ma joogi. WhatsApp ka numberada ku qoran qaybta about ka igasoo qabo fadlan.
@muhamedhusseinjama2007
@muhamedhusseinjama2007 4 ай бұрын
@@FaysalShaik1 hye wll mahadsnid
@archialleli6516
@archialleli6516 4 ай бұрын
Badsashada social media ayaa leh cabsida iyo warwarka Salada badso intad degantay qolkaasa ducadana badso alle a haku ilaaliyo wll reer hargaysa ah weeye❤
@mahamedmk4872
@mahamedmk4872 4 ай бұрын
Aad iyo aad arinka. Aniga kula qabo isticmaalka baraha bulshada waxaad kala kulmeysa dhibaatooyin badan sida wahsi,niyad jab hawl nacayb waa markaad aad u badsato
@ahashi7828
@ahashi7828 4 ай бұрын
Ramadan Wanaagsan walaalkay Faysal sheekh Illaahay jeel iyo xabsi kuma geeyo xor baad tahay Jooji Baaskaylka oo istamaal Gaadhi iminka waxii ka dambeeya insha Allah waanu Kula soconaa.
@falisa576
@falisa576 4 ай бұрын
Allaha ku xafido meel walba Ad tagto insha Allaah
@trio12gito
@trio12gito 4 ай бұрын
Asante sana for all the episodes. Great work bro.
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Appreciated
@user-ld8kg9qj7h
@user-ld8kg9qj7h 4 ай бұрын
Asc waxaan kugula talinayaa laba qodob oo ka dawa ah arimaaha sheegtay 1. In aad ku dadaasho salaadaha adoo ku ilaalinaya jamaca masjidka. 2 .in aad ku dadaasho akhriska Quraanka kariimka iyo dhagaysiga Barnaamijyada Diiniga ah.
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Mahadsanid wll. Talo fcn
@Abdinasir-Tieglow
@Abdinasir-Tieglow 4 ай бұрын
Feysal brother wlhi barnaamijkaada wuxuu ii ahaa mid aan aad u jeclaa dawashadiisa from NBI to Hargeysa. Ramadaanka illahey hanaga aqbalo waan u xiisi doonaa dawashadiisa ❤❤❤❤❤
@user-ul6fn9ie6q
@user-ul6fn9ie6q 4 ай бұрын
Asc Ramadan Mubarak qofku marku shaqnayo wakhadiigisu waa tirsanyahay oo wa ku xisaabsan yahay laakin hadad bilaacamal tahay wakhigu bilaamacnu kaga dhamaanayaa hala dadaalo wakhtiga hala qiimeeyo ka faa iidaso nalasha inasha allah
@axmedcisman2184
@axmedcisman2184 4 ай бұрын
Faysal sheekh
@hamseaadan6627
@hamseaadan6627 4 ай бұрын
Saxil kusoo dhawow zhp subax sheikh
@Ahmeddahir-kh1zo
@Ahmeddahir-kh1zo 4 ай бұрын
Guulayso zxp qaali
@Raz._Al
@Raz._Al 4 ай бұрын
Ramadan wanaagsan Qofku haduu firfircoona hawlna ku jiray lkn mar kaliya joojiyo waxaas meesha ka baxaya xamaasadi iyo firfircoonidi ayna badeleyso welwel iyo walaac aadan ogaan karin meeshey ka socoto Waxa la yiraah (self-esteem) ama si-isu-araga qofka waxa qeyb wayn ka ah hadba wax qabadkiisa ama waxqabad la'aantiisa marka wax dhaqdhaqaq ah sameyn bulshada magaalada kala qeyb gal munaasabado iwm si aad uga badbaado (depression) oo kurbo qatarna ku ah fayow qabka dhimirka
@ibrahimgas885
@ibrahimgas885 4 ай бұрын
1-baraha bulshada waxba kuguma kordhin karto waxna kaama dhimi karto runti salaada wa muhiim barnamijyada aad so gudbinayso wa in leeyihiin daqiiqado30-38 si ay xiiso yar u yelato. 2-wa inad tahay qof ku faraxsan wuxu qabanayo wana inad isku kalson tahay. travel waxay ku noqon qibrad iyo inad saxibo badan yelato wax walba waxay u baahan tahay samir iyo howl adag
@NAAWILE
@NAAWILE 4 ай бұрын
Walaal Go'aan ka aad gaartay waa mid wanaagsan, waxaase kasii fiican in aad kaagii koowaad kusocotid kadib kuwaan u soo laabatid ❤❤❤❤
@maahirkee3656
@maahirkee3656 4 ай бұрын
Dadku midbaa ka khaldan somalilnd shacabkoo dhan liinta uma qasto somalilnd waxay xidhaa cidii jiritankeda kasoo horjeeda lkn cidkastaa kunool somalilnd si xorayna ugu noolyihiin markas hais oran dadka macni daro ayaa loo xiraa nin traveling ah oo safar isaga jira wax loo xirayo ayaanba jirin
@user-yc1ig6oi6o
@user-yc1ig6oi6o 4 ай бұрын
Hargeisa laftigeeda meelo badan baanad soo duubiin sxb oo kuu dhiman
@AANOUR1
@AANOUR1 4 ай бұрын
Haayoo Xasan Sinaxariisleh uunbaa , kaliya xaafaduu deganyahay soo tusay, waxaynu ka rajaynaynaa inuu afarta Koonaba haduu fursad u helo soo duubo, Maansoor, Gran-Hadi, Ilaa jidka 200
@sahrasunshine8038
@sahrasunshine8038 4 ай бұрын
Saxid laasqoray iyo badhan somaliand maha ee waa somaliya
@Samuelchannel7943
@Samuelchannel7943 4 ай бұрын
Sxp Safarkagu aad u xiiso badna Inaa nasata kula jecelnahy madama ay bil cibaato tahy i.a badhan iyo ceergabo ilaa bosaso inaa soo gaartaan ku rajynaya 🎉
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
InshaAllah brother
@hassanmalicha1328
@hassanmalicha1328 4 ай бұрын
I normally dont skip ads i like to support upcomings
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
You got the idea. Thanks ✌️
@hiddowacan811
@hiddowacan811 4 ай бұрын
Guulayso faysal❤❤❤❤❤
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
🙏🙏
@oamaer
@oamaer 4 ай бұрын
Yes to both questions brother. Wishing Ramadan Wanaagsan bro
@hassanhajir5878
@hassanhajir5878 4 ай бұрын
B❤❤❤ mansha alah xabsi ma ahan qeyr bad kujirta
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 4 ай бұрын
Somali sifiican baa utaqaanaa sxb maa shaallah
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Thanks
@ramasridho5261
@ramasridho5261 4 ай бұрын
I was literally wondering why was your plan for ramadan and how you will travel while you are fasting glad you have found a solution. Ramadan Mubarak❤
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
I figured out finally. Thanks
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Ramadan Mubarak huuno
@LegendaryMaestero
@LegendaryMaestero 4 ай бұрын
First question: Daawashada content qof kale haa sameyn wey kugulahan ileen ideologies bani'aadamka kamasino ileen aqoon iyo fikrado qof kudashe majiree , markaana dadka sithokale dadkana influence iyo inspiration wey iskuleyelan karan sidaas awgeed it's better one to have a positive mindset, because it's the very first priority . Do us favor bro cover the places where Sayid Abdulle Xassan (Rahimahu Allah) - began his resistance , we want to witnesses if there's history
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Thanks brother
@blackisbeauty4127
@blackisbeauty4127 4 ай бұрын
You are right overall media consumption over three hours each day faced twice the risk of having negative mental health outcomes, including depression and anxiety symptoms.walalkay aad ayaan uga helay watching your videos. Ramadan Kareem ☪️☪️💜💜☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️💜💜
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Ramadan Kareem too wll
@shiftaful
@shiftaful 4 ай бұрын
Asc Walal Faisal Ramadhan Karim Horta ..you are inspiration brother ..waa kumaqley ina dahdey Ramadhan wanasaneysa..lemme remind you the Prophet (SAW) when to war in Ramadhan built the 1st mosque in extreme hunger fought the battle of Khandaq the same …Allah is always with servants who are in hardships marka ina adeer hosha siwad kudihilaha cause you doing good my brother..Allah wadankena no Barekeyo ..Mzito tia bidii you knw you re in the Genius book for Somalis already 1st to do this one love 🙏🏾☝🏾
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Thanks for the motivation brother. 🙏🙏
@abdirahmansalaan5564
@abdirahmansalaan5564 4 ай бұрын
Inuu muuse saamiri kuxidhay Ayaan mooday zxb alhamdulilah ❤
@dhdowlad
@dhdowlad 4 ай бұрын
That is a great idea Faysal.. I can't wait to watch all of those vidoes.. I went to school in Badhan many moons ago...
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
I.a brother. I wanna see those historical towns.
@Tasniim1
@Tasniim1 4 ай бұрын
Faysaloow Ramadan kariim Waadse naga nixisay markaad tiri qolkan 4coner ah ayaan kujiraa ninkaygii meel walba marayey. Bishan waa bil karaamo iyo xurmo leh iska cibaadayso. Inta aad marmari kartidna mar insha Allah.
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
InshaAllah. Mahadsanid
@user-qi9ky5kx8j
@user-qi9ky5kx8j 4 ай бұрын
Waa lagu melaynayaa ha warwarin
@siciidcabdi8945
@siciidcabdi8945 4 ай бұрын
Soo dhawow walaal Laas-qorey waxay katirsantahay Gobolka Sanaag qabyta Puntland maamusho. Dhammaan waa dhulkaagi Soomaaliyeed soo dhawayn waxaan ahaynna kala kulmi meysid.❤
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Mahadsanid wll
@user-sf2oo1ln4v
@user-sf2oo1ln4v 4 ай бұрын
Cibadad ku dadal bro
@user-sf2oo1ln4v
@user-sf2oo1ln4v 4 ай бұрын
Hotelkan mukef maleyahay
@saidali9598
@saidali9598 4 ай бұрын
2 year ku xidhanahay welcome sheikh ❤
@nboss8028
@nboss8028 4 ай бұрын
Ramadan kareem amiin allow naga aqbal
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Ramadan Kareem too wll
@Deeqayuusuf-rc6mg
@Deeqayuusuf-rc6mg 4 ай бұрын
Faysal xabsi ha odhan In liintii la guu qasay yaan lamoodine Iska naso wll hargiesa waa magaaladaadii
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 4 ай бұрын
waa naxay(WALLAH)!!
@mahamudjama8620
@mahamudjama8620 4 ай бұрын
Haa waa sax
@user-dx3cs7oj6r
@user-dx3cs7oj6r 4 ай бұрын
Asante sana bro
@MahdiHagi
@MahdiHagi 4 ай бұрын
Daalo Maydh Badhan Laasqoray..
@AXMATO_
@AXMATO_ 4 ай бұрын
Wll Alle haku Xafido meel waxba Oo Aad jogto Alle haku garab taagnado Waarun wll Su,aalahaga waasax in meel la fadhiyaa FAA iido male iyo in mar walba social media ha la dhexdadhiyo
@ahmedegal8708
@ahmedegal8708 4 ай бұрын
By the way you did it❤waxana filayaa somali inad u noqotay dhiiragaliye geesiya❤
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
InshaAllah 🙏🙏
@ikranxasan9291
@ikranxasan9291 4 ай бұрын
Well come two burco ❤
@khada917
@khada917 4 ай бұрын
Waa xaqiiq isma keenayaan safar baskeelad iyo Ramadan waxan rajaynaya inaad Bosaso soo gaartid oo aan si qurux badan kuugu soo dhaweyno Ramadan kariim🌙 sxb.
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
InshaAllah walaal 🙏
@msa_1439
@msa_1439 4 ай бұрын
Can't wait to see you in Erigavo, the place of our Origin
@ahmedegal8708
@ahmedegal8708 4 ай бұрын
Life is risky of all,even been on your bad😊
@ahmednadiif473
@ahmednadiif473 4 ай бұрын
Baskelka iska dhaaaf bro oo Gaadhi raaac soonkana safar baa Ku jirraa Markii Meel fiican joogtana soon marka Meel safar ku jirtoba waa Qalaysaa insha alllah mark Magaladii tagto insha allllah
@Ibo.Media.
@Ibo.Media. 4 ай бұрын
Comm bro burco Somaliland
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Coming brother
@hiddowacan811
@hiddowacan811 4 ай бұрын
Markaad sariir saarantahay iyo markaad jidhkaaga iyo naftaada daaliso waxa fiican markaad shaqo iyo jimicsi kujirto😊😊😊😊😊😊😊😊
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Aad iyo aad
@samshire8431
@samshire8431 4 ай бұрын
FAYSALOW COLAAD AYAA JIRTEE ILAAHAY HA KU ILAALIYO
@user-bd2bx1rm6b
@user-bd2bx1rm6b 4 ай бұрын
Keep going bro
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
🙏
@Muhanat744
@Muhanat744 4 ай бұрын
Ani hargeysa aadban ujeclahy lkn liin dhanaan ba lugu warabin ban maqlay bahashasna iskuma fiicnin😄😄 from nairobi
@hdA7573
@hdA7573 4 ай бұрын
Hhh wxs waxa la siiya dadka na caaya oo somaliland aflagaadeeyo Hargeisa cid walba joogto hadi aanad ahyn qof afxun oo cay badan wa iska iman karta cid ku eegi karto maleh💯❤️
@Amn09888
@Amn09888 4 ай бұрын
😂😂😂
@Muhanat744
@Muhanat744 4 ай бұрын
@@hdA7573 🤣🤣🤣maya ani cidna lamaba hadlo lkn waxan kayabi ano ixi un kuhaya in liinta liiwarabiyo gabdhaha reer hargeysa ban love ku ehe
@Tasniim1
@Tasniim1 4 ай бұрын
😂😂😂😂 aad iyo aad.
@MunaOmar-fl2xq
@MunaOmar-fl2xq 4 ай бұрын
Alaasgeel wa i a tagta insh allah ramadan mubarak
@user-pi5zh5cs4r
@user-pi5zh5cs4r 4 ай бұрын
I only watch the stuff that give me uplift, things I enjoy watching like things that make me laugh. I no longer watch the depressing stuff, and yes because it stresses me highly, so, what is the point.
@abdihakiimalbishari6476
@abdihakiimalbishari6476 4 ай бұрын
Wll magalada hareisa waa save insha allh allena ha ku fududeeyo
@user-oi7gn9rc8h
@user-oi7gn9rc8h 4 ай бұрын
Ramadan mubaarak ❤
@Abdihamid2024
@Abdihamid2024 4 ай бұрын
Hargeisa is ilaali wa la iskuxidhaa 😂 but dadku waa dad hormar iyo wanaagsi somaliyed leh ❤welcome Somaliland ❤
@burjilibax
@burjilibax 4 ай бұрын
Beenale meel ka nabdon hrgeysa ma jirto
@nuurnuuraan8624
@nuurnuuraan8624 4 ай бұрын
Laakin Xamar wa isku dila
@Abdihamid2024
@Abdihamid2024 4 ай бұрын
@@burjilibaxwaar anuu reer hargeisa ahay somaliland wax negative inuu ka sheeko ayaan diidanaaa brother ❤
@Burco.
@Burco. 4 ай бұрын
Haa Hadi uu xoog u isticmaalo
@burjilibax
@burjilibax 4 ай бұрын
Wa bishi khyrka lahayd Meel khyr way kugu gashay ta Rabi dhameyso cibada That's first bro
@aishabella4975
@aishabella4975 4 ай бұрын
Waa run waxa aad noqoneysaa qof iska daalan maskax iyo jidh ahaan
@abdifataaxabdallah
@abdifataaxabdallah 4 ай бұрын
Qofki waxa uu daawanayo ayey ku xiran tahay qaar kurbo abuura iyo kuwa kurbada daaweeyaba
@abdiwarsame6229
@abdiwarsame6229 4 ай бұрын
Ramadan Mubarak 🌙 bro happy Ramadan
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Ramadan Kareem brother
@iftinchanneliftinchannel682
@iftinchanneliftinchannel682 4 ай бұрын
yes thats bro
@SuhaybAhmed-kv2iv
@SuhaybAhmed-kv2iv 4 ай бұрын
Borama zaylac ceerigaabo maydh iyo xiis lughaya ❤❤❤❤
@zuheipabdilahi5068
@zuheipabdilahi5068 4 ай бұрын
😂waar wxnu moodnay iN Liintii Laguu QasayeH😂😂
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 4 ай бұрын
Hargeisa 5 meelood marka Loo qaybiyo meelbaad soo booqatay sxb Hargeisi kuma hayso sxb faysalow😄
@quruxdatv5722
@quruxdatv5722 4 ай бұрын
hargeysa waa lagu nastaa meela nasiinad ku fiican faysal horta ba la gu nastey iska naso raaxeyso waa meel duco qabto magaalooyin ka kale wey ka nasiib badan thay magaalad ugu heesha badan inat somali jirta magaalo
@user-pd3ec6mh8z
@user-pd3ec6mh8z 4 ай бұрын
2da baaba stresska keena sxb daawashada badan social media iyo activity la'aanta👍❤️
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Sax
@Dr.AliHashi
@Dr.AliHashi 4 ай бұрын
Welcome wll ilaa soo hadal berbera , sheikh , burao I hope you will guilde.
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
I hope InshaAllah. Thanks
@user-pi5zh5cs4r
@user-pi5zh5cs4r 4 ай бұрын
Ilaahay haku nabad geliyo waxaad timid qaybo dhulka soomaalida oo ka amni yar meelihii aad hore usoo martay.
@Hikma599
@Hikma599 4 ай бұрын
Hargeisa miyaa amni yar xaasidñimo waa tanoo kale
@calipheabdow6608
@calipheabdow6608 4 ай бұрын
U ALRIGHT
@user-sf2oo1ln4v
@user-sf2oo1ln4v 4 ай бұрын
Biladii lagu gudonsiyay meday bro kaka
@arliyop3199
@arliyop3199 4 ай бұрын
Anigu waxan ku odhan lahaa baaskiilka hargeisa sii dhigo oo gaadhi u raac Djibouti waayo waa kulayl jidku iyo waliba waqti roobabow oo waxa jira dooxyo sidoo kale banka giriyaad iyo waliba inta u dhexasa Somaliland iyo Djibouti waxa jira abeeso oo dadka cuna waana khatar
@said-dd1wb
@said-dd1wb 4 ай бұрын
Zxp faysal laascaanood nagusoo booqo magaalada ugu taariikhda wayn geyiga somalida qalcado buuro iyo togag intaba waa kahelaysaa waliba markaaa ceerigaabo tagto dhulka so mar waa caadi seve waaye ✋️hadhowna ilaa taleex iyo saldhigii daraawiishta
@hassanhajir5878
@hassanhajir5878 4 ай бұрын
Rer Somaliland so dhaweya Faysal sheq
@Engdaacadd
@Engdaacadd 4 ай бұрын
Hotel Artan ayaan kula degganahay faisal shaik
@IsmailAnaan
@IsmailAnaan 4 ай бұрын
Xagee ka timid zxb
@DhoolDaher
@DhoolDaher 4 ай бұрын
Waxan rajyn inaad puntland soogarto insha allah Ramadan Mubarak 🌙🫶🏽🥰
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
InshaAllah. Ramadan Mubarak Dhooleey
@user-pj8gn9iu4m
@user-pj8gn9iu4m 4 ай бұрын
Kuso dhawoow somaliland gaar ahaan gobolka TOGDHEER magala madaxdisa burco wn ku sugena 🥰
@abdiali651
@abdiali651 4 ай бұрын
Asc faysal Waa bishi barakaysneed marka Waxaan kugu talini laha inaad soo gabogabeyso
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 4 ай бұрын
🌙🕋☪️🌙Ramadan☪️🌺🌙☪️🕋🕋🕋🥰🕋🕋🎊🎊🌹💖🌙☪️Kareem🕋💕♥️💖💖🎊♥️💕Caafimaad 💕♥️🌺🌙🕋🕋🥰🥰🕋☪️🌺🎊✌️🙌🙌iyio🥰🕋Cibaado♥️💖🌹🎊☪️🕋🕋🌹💖♥️💕💕🕋🥰Suuban🥰🥰☪️iyo🌙🌙🕋💕🎊🌹💖♥️💕💕🕋🕋☪️Cimridheer♥️🎊💖🌹🥰🕋💕(ALLAHUMA AAMEEN)🤲🎊💖💖🎊♥️🌙☪️🥰🥰SAFAR🙌🥰🕋💕♥️kheytqaba)💖💖🎊(RABBI)♥️♥️☪️💕UMMADA ♥️🎊💖💖🌺☪️🕋♥️💖AABE💖♥️iyo♥️💕💕🕋🥰🌙☪️🕋💕🎊🌺🤲🌹🌺HOOYO🌺🌹🎊♥️♥️hakaaga💕🕋🕋💕🎊dhigo💖(aameen YAA rabbi)🤲🤲💖🎊♥️♥️♥️🕋🕋♥️🎊💖safe journey🌹🌹🌹🌹safe trip🌺🌹💕💕IN SHAA ALLAH)♥️🌹🌹
@amaalhasan2735
@amaalhasan2735 4 ай бұрын
Waad naga nixisaya wll waxan mooday in lugu xidhay Alx lkn hadaan lugu xidhin
@mahamudjama6048
@mahamudjama6048 4 ай бұрын
yaa ku yidhi laasqoray waa soo maliland
@ahmedabdi696
@ahmedabdi696 4 ай бұрын
Faysal waba iga nixisay ee sawarkan nagadaa
@rahmamohamed9758
@rahmamohamed9758 4 ай бұрын
Baraha bulshada inta Ramadaanta iska jooji tasbiixda badaso malinkii 1000 30minutes ayey kugu qaadanayesaa inshallah isbadal badan yaa dareemi doontaa
@MohamedAli-cs1zy
@MohamedAli-cs1zy 4 ай бұрын
Ramadan karim.
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Ramadan Kareem too
@abdifatahrashiid3011
@abdifatahrashiid3011 4 ай бұрын
markad Dad dhex tagto dhaqankaguna u yahay kniyan waa inaad dhaqanka loga dhaqbo dhulkad marayso la keenta
@abdiazizibrahim5586
@abdiazizibrahim5586 4 ай бұрын
Asc sxb Borama tag oo soo arag Jamacada Camuud
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Haye wll
@user-sf2oo1ln4v
@user-sf2oo1ln4v 4 ай бұрын
Laascaano ma imanaysa faysalow mise wad baqaysa
@user-bk1xr8bl7v
@user-bk1xr8bl7v 4 ай бұрын
Haaa❤
@khadarmohamed6846
@khadarmohamed6846 4 ай бұрын
Maydh
@BashGuevara
@BashGuevara 4 ай бұрын
Talo: intaadan Sheekh iyo Burco tegin Berbera sii mar iyadaa jidka ku taala oo Hargeisa iyo Sheekh u dhaxaysa.
@HassanAli-me8tj
@HassanAli-me8tj 4 ай бұрын
@khalidcagawyine7035
@khalidcagawyine7035 4 ай бұрын
Sxb maxa dhacey anaga hargaysa joogne maxa kugu dhacey
@hanadishqih1190
@hanadishqih1190 4 ай бұрын
kkkk liinti inaad dhadhamisey wacneyd xabsi kulaha😛😂😂😂😂
@Allah-greater
@Allah-greater 4 ай бұрын
Sxb waan kula socday ilaa maalintii aad ka soo baxaysay nairobi ilaa maanta waxaan rabaa inaan isla safarno baaskeel kiina waan diyaarsaday ilaa jabouti insha Allah sababta ay tahay ramadan resourt
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
InshaAllah brother. Get ready after Ramadan.
@somaliofficialtube9016
@somaliofficialtube9016 4 ай бұрын
Sxb laascaanood safarkaaga soo gaadhsii
@ridwankhadar296
@ridwankhadar296 4 ай бұрын
Walal if you are still in Hargeisa and you see my message would love to take you for iftar inshaa Allah
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Ridwan, shukran brother. For the moment am not around. You can contact me through the numbers provided on my about page of this channel. Mahadsanid
@user-dx3cs7oj6r
@user-dx3cs7oj6r 4 ай бұрын
Puntland waa inaad booqata waliba meelihi uu runtii taaqriida uga tagay sayidka waliba lagu dilay gaalkii ingiriska ciidanka ugu weynaa ee la oron jiray colonel Kofi waliba gabay sayid maxamed
24 Saacadood Kempinski  | Hotelka Oogu Qaalisan Geeska Africa |
21:52
Socdaalkaygii Saylac | My Voyage to Zeila | Ancient town | Ep 64
18:57
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 10 МЛН
WHO LAUGHS LAST LAUGHS BEST 😎 #comedy
00:18
HaHaWhat
Рет қаралды 23 МЛН
HOW DID HE WIN? 😱
00:33
Topper Guild
Рет қаралды 49 МЛН
ОСКАР vs БАДАБУМЧИК БОЙ!  УВЕЗЛИ на СКОРОЙ!
13:45
Бадабумчик
Рет қаралды 6 МЛН
Learn Rendille language
2:00
Adikento Marleni
Рет қаралды 3,2 М.
Could Palestine's Nelson Mandela be freed soon?
21:58
Middle East Eye
Рет қаралды 14 М.
MUSASALKA ILMADII QARS0ONAYD � XALQADDA 19 AAD
20:28
Xogmaal Media
Рет қаралды 776 М.
MAGAALADII JACAYLKA | BERBERA ♥️ | Ep 56
20:24
Faysal Shaik
Рет қаралды 22 М.
She got an idea 😂😂 #shorts #viralshorts #funny #comedy
0:46
HRA CHALLENGE
Рет қаралды 9 МЛН
ตาบอดมักหลอย
0:25
หำน้อยซอยจุ๊ Channel
Рет қаралды 8 МЛН
The little boy had to do this || Please subscribe #ruthkadiri247 #comedy
1:01
покупки за продуктами сейчас вс раньше
0:23