NOLOSHA MUJISADA LEH - ARDEYDA SOMALIDA DALKA RUSSIA | QABOWGA RUUSHKA | BY NASROKIIN XAASHI |2019

  Рет қаралды 190,962

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

5 жыл бұрын

BARNAMAIJ QUEUX BADAN OO XIISO LEH ..
SOOMAALIDA WAA UMADDA KELIYA
EE TAARIIKHDA ADUUNKA ALGU XUSAY
INA LAGA HELAYO DALK KASTOO KUYAAL
DUNIDAN AYNU KU NOOLAHAY
HALKANI WAA RUUSHKA, WADDANKA
UGU WEYN ADUUNKA - RUUSHKU
DAL MARAXLADA SOO MARAY
BALSE HAATAN LAGU TIRIYO
WADDAMADA HAYSTA AWOOD CAALAMI AH
DHANKASTABA HA NOQOTEE..
WAA BARNAAMIJI TAXANE INOO NOQON DOONA
WAXAANNU SI GAAR UGU EEGEYNAA
NOLOSHA GUUD EE JAALIYADDA SOMRUSSIA,
ARDEYDA SOOMALIYEED EE WAXBARATA
JAMAACADAHA WAAWAYN EE DALKA RUUSHKAA..
WAXAA INOO QAADA DHIGAYSAA
WARIYE NASROKIIN XAASHI NUUR
NASROKIIN XAASHI NUUR
NOLOSHA SOOMALIDA RUSSIA
PRODUCED BY ABDIASKARITUBE
-----------------------------------------
Enjoy, Comment Accordingly, Share and
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Our Main Channel … / abdiaskaritube
Our new Channel …. / abdiaskarimedia
''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

Пікірлер: 531
@ABDIASKARITUBE
@ABDIASKARITUBE 5 жыл бұрын
MahadSanidiin Dhammaan Asxaabta Sida Wayn uga heshay Barnaamijki Aannu Kasoo Diyaarinnay Soomaalida Ku dhaqan dal waynaha Ruushka .. Ardey Badan baa nala soo xidhiidhay oo Danaynaya inay wax ka bartaan Jaamacada Dalkaasi , Ama ay u dhoofaan dalka Russia, Haddaba Halkan kala xidhiidha Jaaliyadda #SomaRussia Oo arrinkaasi idiinka shaafinaysa.. facebook.com/Somrussia-foundation-1824488104277348/?tn-str=k*F
@abdiateenowaayahacusub4869
@abdiateenowaayahacusub4869 5 жыл бұрын
ABDI ASKARI TUBE waan Ku salamay waan usocda
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 5 жыл бұрын
Abdi askari maashalla
@safiyaaxmed2915
@safiyaaxmed2915 5 жыл бұрын
sidee visaha loo hela
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 5 жыл бұрын
@@safiyaaxmed2915 abaayo dr aden wareyso macaan albabaab alla kufuro qalbiga
@sinjiwamaguuransamojacelso5768
@sinjiwamaguuransamojacelso5768 5 жыл бұрын
Masha allah
@axlaamaraxman4790
@axlaamaraxman4790 5 жыл бұрын
isoo duceeye amuuraH leeyahaY inoo ilahaY iirumeeyo😔😕
@professionalhacker2834
@professionalhacker2834 5 жыл бұрын
Huno ilahay hakuu fududeeyo amuurahaga biidmilaahi kareem waad guulayzaneyza insha Allah
@queeninaahmed827
@queeninaahmed827 5 жыл бұрын
Ilaahay haku fududeyo waxan kuu rajeynaya guul insha,allah hafa guleysato ii soo sheeg ducadana wan kugu soo haya
@saynabsaynab930
@saynabsaynab930 5 жыл бұрын
Ilaahe hakuu rumeeyo
@Ahmed.Hassan49
@Ahmed.Hassan49 5 жыл бұрын
Aroos maa leedahay allaah hakuu fududeeyo
@sultaanomar
@sultaanomar 5 жыл бұрын
Hadaadan tahriibeynin alle haku sahlo amurahaga
@worldwide2356
@worldwide2356 5 жыл бұрын
Masha Allah sifiican wax ubarta waliba sida hubka loosameeyo kasoo Barto ✊
@khaledhashi407
@khaledhashi407 5 жыл бұрын
Wllo yaad ku kaynaysa 😂
@jiilkacusubhassanvsbisharo894
@jiilkacusubhassanvsbisharo894 5 жыл бұрын
Princess citizen gabar adaga tahay walh
@abdisamadhassan2011
@abdisamadhassan2011 5 жыл бұрын
Masha Allaaaah waaa sax walaaahi
@diinumadluqadAmiirmidnimoWalaa
@diinumadluqadAmiirmidnimoWalaa 5 жыл бұрын
Kkkk hub kulahaa yaa rabtaa inaan dishid
@muxiyadinnuur4462
@muxiyadinnuur4462 5 жыл бұрын
Abayo aqli rag baa kugu jira
@drmowlidahmed261
@drmowlidahmed261 5 жыл бұрын
Ruushka waxaan joogaa mudo ka badan 7 sanno halkan ayaana caafimaadka ku bartay takhasusna kasii wadaa markaa dhalinta dhawaan timi iyo kuwa iman doonaba kusoo dhawaada ayaan leeyahay .cunsuriyad jirtaana ma jirtee waxaasi waa wax layska yidhaahdo wadankastana waalaga helayaa dad aan jeclayn ajaanibka .
@hadadhaqaaqnow8921
@hadadhaqaaqnow8921 5 жыл бұрын
hadaaad joogto mosko ninyasiin ladhaho oo walaanahy mays taqanaan
@drmowlidahmed261
@drmowlidahmed261 5 жыл бұрын
+Jamov Aden Yaasiin Aadan Ibraahim Yaasiin saw maaha ,si fiican aniga i garan maysid miyaa ? :)
@drmowlidahmed261
@drmowlidahmed261 5 жыл бұрын
+DrMowlid Ahmed Faarax-Kudar
@uzairuzair7020
@uzairuzair7020 5 жыл бұрын
Hey suka balad sxpow waxad ii sheegta number kaaga ama email kaaga sxp dan baan ka leyhy
@ahmedmaqasofficial5131
@ahmedmaqasofficial5131 5 жыл бұрын
Sxb hada jogtit Scholarchip.Ma.Lii heli.Karaa hee
@mrmanrog3806
@mrmanrog3806 5 жыл бұрын
Ax wlhi waa xanuun ilaahey ha idiin sahlo dhaamaan dadka muslimka ah❤️
@abdirahmaandacwi
@abdirahmaandacwi 5 жыл бұрын
Umada somaliyeed meelwalbay joogan allh kuxiftiyo aamiin aamiin❤
@zakariagoh6687
@zakariagoh6687 5 жыл бұрын
4 sano joga ruushka waxan bartaa culuunta computer scicenceka gobolka valdimir dhamaan ardayda somliyeed ku soo dhawada russia❤❤
@simanxasan4750
@simanxasan4750 5 жыл бұрын
zakaria goh sideen ku imaan karaa Russia aniga jooga Mogadishu abowe
@moogedheere2084
@moogedheere2084 5 жыл бұрын
@@simanxasan4750 hhhh yahoo beeraha aaan falano
@AhmedIbrahim-vl5bn
@AhmedIbrahim-vl5bn 5 жыл бұрын
Wll side ku imankaara ict doona kaaso bartee
@mohamednasri7759
@mohamednasri7759 5 жыл бұрын
Asc indr sidee rusia wax uga baran karaa
@cadalemediatv2722
@cadalemediatv2722 5 жыл бұрын
Zakaria goh sxb igu saacidey email kaaga hadaa leedahy
@sumayacabdi733
@sumayacabdi733 5 жыл бұрын
Walaalheyga iso duceeya amuuraha Allah hai sahlo qofkii ii duceeya janada Allah haugu bishaareeyo
@aminadiblave9266
@aminadiblave9266 5 жыл бұрын
Sumaya Cabdi wixi qeyr kuu ah allaha kuu fududeeyo
@anisacadey5734
@anisacadey5734 5 жыл бұрын
Wllhi somalia hada nahy alle hana barakeeyo
@durdurmuhidin5272
@durdurmuhidin5272 5 жыл бұрын
Amiin
@duniahussien4258
@duniahussien4258 5 жыл бұрын
Aamin
@nimcomahamed5183
@nimcomahamed5183 5 жыл бұрын
Aaaamiin
@therealworld4576
@therealworld4576 5 жыл бұрын
anisa cadey Amiin
@sacidamohamed4790
@sacidamohamed4790 5 жыл бұрын
Amin amin
@xafsacise1517
@xafsacise1517 5 жыл бұрын
War sida hubka loo sameyo no So barta aan qeerkeen la tartanee
@saynabsaynab930
@saynabsaynab930 5 жыл бұрын
Aan isku dhameeno ku Dar hee
@caliciise2768
@caliciise2768 5 жыл бұрын
Wllo reee mudug miyaa thy
@naftaqalbi6125
@naftaqalbi6125 5 жыл бұрын
@@caliciise2768 maka shakisay wuba yahee hhh
@Maido-wz7uu
@Maido-wz7uu 5 жыл бұрын
Xafsa Cise hahahahahha wad iga qoslisay
@aryanali6527
@aryanali6527 5 жыл бұрын
Xafsa Cise 😂😂😂fariid aan gantaalo isla dhacnee 😂
@muhammednouman4497
@muhammednouman4497 5 жыл бұрын
Viva somalia, education is the road to success, I'm glad to see Somali youth studying abroad.
@boqoradihhawenka8359
@boqoradihhawenka8359 5 жыл бұрын
IF Allah say waan imaNaa axoga kadiB barfkaazan xiizo uhayaaye Allah keep you dhalintan kufaanoh👑 noolada walaalaYaal😍 Form hargeisa Somaliland😘
@nasriinjama9754
@nasriinjama9754 5 жыл бұрын
Ooh I really love sliding ❤️ Somalida meel walbay joogaan allow ilaali🤲
@alhadimusa7001
@alhadimusa7001 5 жыл бұрын
Please encourage the future generation of Somalia to learn quantum physics astronomy mathematics we can do everything efterrätt
@nadarhonest9147
@nadarhonest9147 5 жыл бұрын
Alla nasro kiin sau jeclan jire barnamishka dhanbaalkiyo salama iyada iyo mahad shariif Goal fm guul abayo codkaga ku hesta ani
@SaasInsights
@SaasInsights 5 жыл бұрын
Russian waa wadan waynu. Waxan aan hadaa ku suganahy mudo dhan 2 sano iyo 3 bilood . Wellcome to Russian Waana wadan dadkiisii si fiican uma dhaqma dadka ajaanibka ah . Viva Somali viva russian
@hiigsihemilo109
@hiigsihemilo109 5 жыл бұрын
Pro master ayan raba se ku helikara maicawinkarta
@moyeeydahooy4576
@moyeeydahooy4576 5 жыл бұрын
Ku faan waxa tahye Yaa lagaga dhigin Waxa xun waxa tahye Ohoow waxa tahye Thanks nasro kiin
@owlaadjacayl4290
@owlaadjacayl4290 5 жыл бұрын
Somalidu waa umada kobaad ugu safarka badan calamka. Aduunka malaha waa dhif wadan aysan jogin . Socod udaah somali🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@professionalhacker2834
@professionalhacker2834 5 жыл бұрын
😂😂😁😁 wll waa runta waxaan ku arkay wadan yaro gaaja ah ladhaho Nepal
@nastehbashir8415
@nastehbashir8415 5 жыл бұрын
Markad qaxoti tahay melwalbo nabad aya karadineysa.somalia aya failed state ah sas awged aya qaax kenay
@yaziryare2388
@yaziryare2388 5 жыл бұрын
Hhhh ninkaa Yidhi wxn Ku arkay wadan ka Nepal ban ku qoslay hhh wllo markii hore ma keligaa baa Joogay saad Qaar kale heshaY Somali Allah hayna Xafido
@AbdulAli-ff8uf
@AbdulAli-ff8uf 5 жыл бұрын
owlaad jacayl 2018 40 millions oo arday ah ayaa China 🇨🇳 yurub ujoogay. Marka hadii Somalida ay wadani yihiin sida shinaha aduunka ayay waxkubiirin. Qabyalad ayaan wax kanoqonayn
@deeqaladan2510
@deeqaladan2510 5 жыл бұрын
Mashallah horay u socda askari tube tnx
@basra.93mohamed86
@basra.93mohamed86 5 жыл бұрын
Nasrakiin xaashi nuure gabar firfircon ardayda rashiya jookto sifcn wax uso barto wlalayaal wa idinku tashanoynaa ❤️❤️❤️👌
@maxamadcodey2487
@maxamadcodey2487 5 жыл бұрын
masha Allah somalida rushiya wa dad mudan in lagu daydo kwrn hada aniga fransa joga waxa dhigta iskuul mana arko somali iskuulka jogto wayo wxey ku mashqulsan yihiin fadhi kudirir maqayadaha dhaxdooda wey jirana dad fcn lakin ma badno run ahanti qabyalada weyna dilotay ila how naga saar insha Allah rajadaydu wxey tahy ina shaqeysto dibna dalkeyga an ugu dhiso in sha allah
@amirhaji1567
@amirhaji1567 5 жыл бұрын
Msha allah rag bdn wax isla so barany isla soo kornay ayaa ii muuqda somrassia guul ayan idin rajeynaa Ruushka wan jclaa waagi secondry ahaa ina wax ka barto waliba cilmiga siyaasada Lkn wax walpo way qoran yahiin mana isuura galin Alle waxuu calaf igu daray egypt iyo agriculture Insha allah wan tagi doona wana baran doona kulyada wali kama rajo dhigin Allow hamigeyga ii rumey Wallow la dhaha السياسه الصومالي بحر لا ساحل Insha allah xeeeb way iska yeelan doonta
@alinoor8322
@alinoor8322 5 жыл бұрын
Layaab wallahi caadi maaha allow dadkeyga barakee mansha allah
@saqiqa
@saqiqa 5 жыл бұрын
Russia hada imanayo dalxiis le u imana kalay iska arag😊🦋
@jasminehassanahmed304
@jasminehassanahmed304 5 жыл бұрын
Mash allh dadal wacan iyo hormar wngsn idin rajeynaaa walalheyga alle ha idinku amansada meshaa jogtaan
@monetaalwaax4723
@monetaalwaax4723 5 жыл бұрын
Mash allah ilahay ha xifdiyo Somali melkasta ay joogan 🤩🤩🤩🤩👍👍👍👍
@warsameapdulallahi1527
@warsameapdulallahi1527 5 жыл бұрын
Somalida waa dad jecel in ay haajiran waayab xilgan winter ah xitee Barafka wayla qabsdeen ♥ Lkn ruush waa dad cunsiriyiin ah Wlhy refuse xita ma ogolo baalkesta taagto somalida way jogan waayo!!!
@hogaanofficial9058
@hogaanofficial9058 5 жыл бұрын
Somali isku duuwan marka Aan arko wan ku farxaa wlhi illaahey ha naga dhigo dadkii wiligood isku duubnaada meelwalbo oo ay joogaan dad iyo dibad👏👏👏👏👌👌👌👌👌👌
@ayaankhalifmohamed8374
@ayaankhalifmohamed8374 5 жыл бұрын
masha allh hadaynu somali nahay dadka kale ka caqli badana ahay
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 5 жыл бұрын
Ayyan khalif Yaa kuugu sheekeeyay sheeka caruurta. WALAAHI inagaa aduunka ugu caqli xun. Wali ma akhriday buugaagta dadka hore u maray ka qoreen soomaalida. Magacooda walaahi inaanad sheegateen. Sababtuna waa dad reer miyi ama baadiyaha u badan. Ilaahaybaana quraankiisa ku caayay reer miyiga.
@mohamedadam1549
@mohamedadam1549 5 жыл бұрын
dhaman ardaydaan wan aqanaa alle ha idin barakeeyo Adan iyo indha cade Abdirahman bashir iyo Mohamed deeq Nasra
@zeynabmohamad702
@zeynabmohamad702 5 жыл бұрын
Liska soomalido dhan maa horey u heysay. no xanaaq wll mahadsanid
@mustafadaacad7480
@mustafadaacad7480 5 жыл бұрын
Allaha idin fududeyo arimihiina. Waligin iskuduubnaada somaliyey meelwalbo oo aad dunida kajogtaan.🇸🇴❤️
@hussein7504
@hussein7504 5 жыл бұрын
Dalka waa idin isugayaa waa xaqiiqo rabbi ha inagu wada guuleeyo hamigeyna mustaqbalka...
@alcasaa22channel19
@alcasaa22channel19 5 жыл бұрын
Nasra Kiin Xaaji walaashey Run ahaanti waan kuu xiisnay ani iyo dadkii ku Xirnaa Idaacadii Ciyaaraha Dalka Ee Gool Fm waxaad eheed Wariye Cod macaan Markey Ciyaaraha tabineyso iyo Markeey wararka ciyaaraha kahadleyso Guuleyso Wll
@saalaxcabdi4043
@saalaxcabdi4043 4 жыл бұрын
🇫🇷🇫🇷🇫🇷🇫🇷🇫🇷🇫🇷🇫🇷
@khmarjiboy9477
@khmarjiboy9477 5 жыл бұрын
😂😂😂 war anuu waan imanaya waliba sida hubka Nuclierka loo sameeyo ayaan baran rabaa
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 5 жыл бұрын
Dr aden alla ha ku xafido walaalo caawi inanka somali south africa joogaa maashalla
@libanabdimohamed9354
@libanabdimohamed9354 2 жыл бұрын
masha allaah walaashay nasro kiin xaashi nuure
@aminaabdullahi7582
@aminaabdullahi7582 5 жыл бұрын
Allah ha noo xafido this young generation
@nasri1332
@nasri1332 5 жыл бұрын
Fadlan nagu soo booqda Cambridge, Massachusetts. Iyo jaamacada magaca Wayn ee Harvard halkan waxaa jooga sadex qof oo Somali ah lkn nasiib xumo labo somaliga maa yaqaanaan markaa fadlan English substitute uusoo sameeya video mustaqbalka. One ☝️ 🇸🇴 one ☝️ ❤️
@emirMOHamed101
@emirMOHamed101 5 жыл бұрын
tnx wll soo gudbintaada
@Yasminna_mohhha
@Yasminna_mohhha 5 жыл бұрын
Apowayaaal Guuul Baan idin Rajeynna Insha allaH ❤️🥰😘
@ahmedmahamed6982
@ahmedmahamed6982 2 жыл бұрын
Mashalh waar wax barta oo ha tahriibina awoow Anigu ba meel halkaa ayaan jooga oo wan ka tahriib baya jamacad na dhigan maayee
@Chouriye76
@Chouriye76 5 жыл бұрын
ALLa QUrUx PaDnaa waDa JirkOoDaH 😍😍🤗
@harunlyrics4791
@harunlyrics4791 5 жыл бұрын
MASHA ALLAH
@dryarisow5782
@dryarisow5782 5 жыл бұрын
Russia waaaa halkaan wax kuso barty Guuleysta ardayda somaliyeed
@maryanabdidahir2435
@maryanabdidahir2435 5 жыл бұрын
Wll wax ayaan rabaa inan ku waydiyo fb gaga isoo qor
@dryarisow5782
@dryarisow5782 5 жыл бұрын
0079009336698 whatsapp igala so xirir
@maryanabdidahir2435
@maryanabdidahir2435 5 жыл бұрын
Mahadsanid
@Saneysaney11
@Saneysaney11 5 жыл бұрын
@@dryarisow5782 wll anna waan kula soo xariiri doonaa inshaa allh
@alhadimusa7001
@alhadimusa7001 5 жыл бұрын
Geology time pressure anything inside the soil. And the earth mining industry and petroleum industry and algae culture
@cashoabdulahi6893
@cashoabdulahi6893 5 жыл бұрын
Masha allah guuuuul kunolaada
@nasasho7492
@nasasho7492 5 жыл бұрын
1 Ardey baan ka aqoonsaday 👏 walalayal Horey usocda DALKA UMAQANTIHIN
@mohammed-jama
@mohammed-jama 5 жыл бұрын
*RUSSIAN ku waa cunsuriyiin iyaga iyo dhamaan wadamada dhaca reer yurub sida ukraine, russia, slovakia, slovenia, way badan yihiin wadamada dhsca bariga yurub* *insha allah alle dhib idinkuma tuso intaad joogtan jaalayaal*
@amatallahnabiha1943
@amatallahnabiha1943 5 жыл бұрын
Illahayow xafidh somaalida meal kasto at jogto amiin iyo dhamaan muslimiinta
@ebrahimchannel8283
@ebrahimchannel8283 5 жыл бұрын
Msh allH Noo soo kordhi barnaamij yadan
@amishaali6749
@amishaali6749 5 жыл бұрын
Cunugtaan wariyaha ah sida eey u jab yarthy iyo sidee uhadleeso kalay iska arak 😂😂😂😂 Somalida meeel eey joogin malaha ilaah dhowre 👍👍🇸🇴💕
@lima995
@lima995 5 жыл бұрын
Masha allah dadka somaliya alle ha badiyo
@anushhappyhappy2786
@anushhappyhappy2786 5 жыл бұрын
Nasro mash Allah
@EngYuyu
@EngYuyu 5 жыл бұрын
Dr bashiir abtii waan ku salaamay 😊
@rowdahassan9455
@rowdahassan9455 5 жыл бұрын
waanku farxaa markaan arko somaali sidaaan isugu xiran
@shadiyaabdirashid948
@shadiyaabdirashid948 5 жыл бұрын
Barafka aad ayaan u necbahey wayo nin africa Ka yimi yurub barafkeda lama qabsanayo africa waa dhul hodana hadey jawi tahey iyo hadi kaleba Africa waa dhul dadkisa wayey I miss my africa
@hamzaaliaxmed9917
@hamzaaliaxmed9917 Жыл бұрын
Kusoo dhowow africa abayo
@ciyowcassio3764
@ciyowcassio3764 5 жыл бұрын
Ninkii wadankiisa ilaashan waaya, janadaas illaahy Inna siiyay sidaas baa loo wada qadhqadhi Walahi .
@hodanwabi74
@hodanwabi74 5 жыл бұрын
Maansha Allah soo noqda markaad aqoon ta inoosooxada
@cabdallacabdi1039
@cabdallacabdi1039 5 жыл бұрын
Sxbkey adan sh saciid wan ku salamaya hormar wacan ku rajeynaa from mercy aqble
@mohammedsaid984
@mohammedsaid984 5 жыл бұрын
mash allah. Abdi Askari ma iisheegi kartaa magaca heesta video kan saaran si eey ii dheero galiso adoo mahadsan
@abdirahmanmohamed5536
@abdirahmanmohamed5536 5 жыл бұрын
Jooqle waxbarasho kuqor
@naamabuukar5860
@naamabuukar5860 5 жыл бұрын
Masha Allah dalka dadk wuu idunku tashanaya dadala
@mawlidrashid4057
@mawlidrashid4057 5 жыл бұрын
Ilaahay ha Idiin gargaaaro meel walbaaad joogtaaaan
@sadiaabdikadirahmed
@sadiaabdikadirahmed 5 жыл бұрын
My king Fatah💕💕
@husseinabshir1395
@husseinabshir1395 5 жыл бұрын
Computer engineering from University of Regina wadanka canada ,meshas somalida wey kuyiryihiin please kusodawada dhaman dadkeyga somalida 1-Certificate of highschool /diploma of any course 2- Valid passport 3- bank statement working morethan 3months with 20k usd 3 avedarvidt of bank statement (not must u owe that account )any of ur family 4 school fees of 1 semester, the nxt semsters u can work and pay for urself So welcome please
@chipmunkcoverssongs8511
@chipmunkcoverssongs8511 5 жыл бұрын
mohamed ali wllo inaa kula xiriiraa rabaa wan u bahanahay janacada please gmail iso qor ama any social media o ad isticmasho
@Idaantv
@Idaantv 5 жыл бұрын
Mohamed ali wll inan wada xidhiidhno rabaa please gmailkaga ii soo qor
@salimahabashow5882
@salimahabashow5882 5 жыл бұрын
Wankusalame
@salimahabashow5882
@salimahabashow5882 5 жыл бұрын
Moha
@mustafepiratte9670
@mustafepiratte9670 5 жыл бұрын
Ardeyda waay Fican yihiin Farxad badana wayka muqata Balse kuwa waxbarsho uu joga wxn urajeynaya guul badan Wadanka hoyana markay kuso labtan inshaAalh wadanka somalia waxa fican inaay fursaad siyan ardeyda Wayo Jilkaa hore haduu ka niyaad jaboo inu dalkisa wax uqabto ama uu waaxa uu manta soo bartey hadi uu shaqoo ku wayo ama qabiil.iyo dhibato uu wadanki Kala kulmo runtio waa dhibato oo. Jilka inaga danbeyana Kuwo wadanka ku qanacsan ma noqon donan balse wxs odhan waxa lagaga hortagii kara iin Ay sii cadalad ah wax uwada helan ardeyda Marka ay Somalia imadan
@sakariyeabdikarimhaaji1201
@sakariyeabdikarimhaaji1201 5 жыл бұрын
waan imanaya incha alha
@kaarimkaarimm6682
@kaarimkaarimm6682 5 жыл бұрын
Aadbaad umahadsantihiin bahda abdi askari tub. Waaa barnaamij xiiso badan
@farxiyafafale4255
@farxiyafafale4255 5 жыл бұрын
Masha allah aqoontiina allahaidiinsiyaadiyo
@nadranuura2707
@nadranuura2707 5 жыл бұрын
Cabdi askari mahadsanid waxan rajeyna dalalka kale ardeyda wax kabarto nala so wadag qasan kuwa dalka joga durufaha adag kuwa wax kuso bartay
@amirhaji1567
@amirhaji1567 5 жыл бұрын
Haa wlh kuwo tacaal bukra wax kuso barty saas dheh😆😆😆
@uzairuzair7020
@uzairuzair7020 5 жыл бұрын
Welcome sxpayaal Bishkek
@kingboy8035
@kingboy8035 5 жыл бұрын
Manshalh horeyusocda dhalanyayarada yaro
@Hanad75
@Hanad75 5 жыл бұрын
Mansha Allah dadaala wll allaha INA garab galo dhamanten I.a lkn gabdho kuma jiran wilal bas mataga wadanka
@elmiabdalle89
@elmiabdalle89 5 жыл бұрын
Nasrokin 😍
@axlaamaraxman4790
@axlaamaraxman4790 5 жыл бұрын
AllaH haw gargaaroH
@biletidhr1559
@biletidhr1559 5 жыл бұрын
rashiya waa wadan wanaagsan wax barasho wanaagsan
@aaminamohammed5352
@aaminamohammed5352 5 жыл бұрын
Masha Allaah hanolato somaliya hais racdo somaliya
@dayaxwerar329
@dayaxwerar329 5 жыл бұрын
Mancha allah Zxb ardaygaa geology dhigta information kiisa makaa heli karaa
@ahmedheensaley5526
@ahmedheensaley5526 5 жыл бұрын
Good students
@mohamugadishawi6478
@mohamugadishawi6478 5 жыл бұрын
mash, allh
@janomali6661
@janomali6661 5 жыл бұрын
رب ىحفذك الصومالي
@ubahzunzan9456
@ubahzunzan9456 5 жыл бұрын
Soomaali waan ka yaabay meel eesan joogin ma Jiro xitaa malaawi oo jiirka lag cuno xataa way joogaa
@Aamina4355
@Aamina4355 5 жыл бұрын
Walaaleheka soomali melkasto aan jokno illahey hanoko xafido
@anisaomar5188
@anisaomar5188 5 жыл бұрын
Welcome to Russia all Somali students
@Abdirahman_24
@Abdirahman_24 Жыл бұрын
Miyaad joogtaa Wll
@baylood.germany
@baylood.germany 5 жыл бұрын
Wariyadu istiilka ayay ku dhimanaysaa qabowga meesha ka jira wlhi xarago iyo jacket yar uma baahna lafaha toos kuu xanuuni oo waad dhiman 😁
@abdulahimaxameddiiriye3010
@abdulahimaxameddiiriye3010 5 жыл бұрын
That's good
@alitimir6343
@alitimir6343 5 жыл бұрын
Russian were best friend to Somali.. Russia were supported a military & medical equipment .. We won't forgot Russian government
@diinumadluqadAmiirmidnimoWalaa
@diinumadluqadAmiirmidnimoWalaa 5 жыл бұрын
HADII SOMALIYA NABAD NOQOTO, WUXUU KU DHISMAYAA SANAD GUDAHIISA WAAYO DADKII AAD AYEE WAX U BARTEEYN, ANIGA WAXAA PARTYAY SIDA GAS LOO BAARO, WAAYO WADANKEENA GAAS AYAA KA BUUXO, NABAD HANOQTO SOMALIA FREE AYAA UGU SHAQEEYN LAHAA,
@mahamedmahad9246
@mahamedmahad9246 5 жыл бұрын
Abti Bashiir iNDha cadde
@riyoofficial3086
@riyoofficial3086 5 жыл бұрын
Dal aanad u dhalan haku faanin buug la dhaho soo saarayaa YaaN ka pilaabaa oo gadanaya dadow
@user-lz8xz2wt4w
@user-lz8xz2wt4w 3 жыл бұрын
Ana waxaan ku xijinaya maxaad kaagi u dayacday
@user-xg1ei7ob2s
@user-xg1ei7ob2s 7 ай бұрын
Hooohoo lee maxeey ugu jirtaa
@user-dh9bd5st6t
@user-dh9bd5st6t 5 жыл бұрын
boosaboorkayga waxay ka dhigeen kan ugu hooseeya. adduunkoo dhan ayaana ku noolahay
@indhadeerooy855
@indhadeerooy855 5 жыл бұрын
Walalke ayaa jimcaha adaay ilahey ha u fududeyo safarka
@saynabsaynab930
@saynabsaynab930 5 жыл бұрын
Ilaahey ha idin fududeeyo
@saleebaanabdilaahisugaal6184
@saleebaanabdilaahisugaal6184 5 жыл бұрын
Soomaali people all around the word
@edrismahamed110
@edrismahamed110 5 жыл бұрын
Asc wllo waxan rabay in ay somrashia i caawiso in aan jaamacad Ahaan u imaado Rasia
@nasrokiinchannel5087
@nasrokiinchannel5087 5 жыл бұрын
+79011933282 numbarkaas wixii Russia raba ha la soo xariiraan waa la caawinaaye thanks
@luzianapea6762
@luzianapea6762 5 жыл бұрын
M.a❤
@alhadimusa7001
@alhadimusa7001 5 жыл бұрын
Via Somalia you are the future of Hall Africa Somalia forever congratulation because my engineers I should text chemical engineers scientists and mathematicians and that was the future is mathematics river Somalia congratulation yet
@wacanali3595
@wacanali3595 5 жыл бұрын
Nolosha murugada leh dheh baraf waa dhimashee
@bukharimohamed3828
@bukharimohamed3828 5 жыл бұрын
-20 ayey goona xirantahay manshaa allh
@DrIlYaasMArab
@DrIlYaasMArab 5 жыл бұрын
Inantan wariyaha ah bilaa galoofis bay ku socotaa tolow miyay ku cusub tahay ruushka?
@hormarinaftaada539
@hormarinaftaada539 5 жыл бұрын
SOMRUSSIA help me to study computer science
Nin ganacsi ku leh Dalka Poland - Geedi sahan iyo Poland
27:50
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 162 М.
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 38 МЛН
Summer shower by Secret Vlog
00:17
Secret Vlog
Рет қаралды 13 МЛН
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 28 МЛН
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 9 МЛН
Waa sidee nolosha Soomaalida kunool dalka Romania
9:16
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 58 М.
Nolosha Soomaalida dalka Lithuania
10:55
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 73 М.
LIVE: Iran's President sworn in during Tehran ceremony
1:08:36
The Times and The Sunday Times
Рет қаралды 8 М.
TAHRIIB MARKHAATIGA NOOL  SOMALIA TO  YURUB 2023
21:15
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 27 М.
Muxuu Ruushku Sidaan U Weynyahay ? Wali ma is waydiisay !
13:47
FINLAND: XAALADDA SOOMAALIDA SHARCI LA'AANTA AH
6:05
HANOOLAATO
Рет қаралды 28 М.
TAHRIIBKA YURUB EE DHINACA BELARUS OO LAGA QEYLINAYO
4:03
Farhan Jimale
Рет қаралды 17 М.
Malohat
3:35
Xamdam Sobirov - Topic
Рет қаралды 1,3 МЛН
V $ X V PRiNCE, Shulamah - Jai Jatpaimyz (2024)
2:38
Студия СОЮЗ
Рет қаралды 134 М.
Taxi
3:06
Sadraddin - Topic
Рет қаралды 226 М.
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 1,1 МЛН