Marka Hore Fahan Siyaasadooda Midig iyo Bidix | Yaa Daran ?

  Рет қаралды 110,269

OGAANSHO

OGAANSHO

Жыл бұрын

Midig mise bidix .. waa maxay farqiga u dhaxeeyo labadaan garab .. adiga ka muslim ahaan yaa kuu dhow bidixda libreeliga ah .. mise midig muxaafid ah
Maxaa laga wadaa horta bidix iyo midig .. waa maaxy waxa ay aaminsan yihiin labadaan garab
goormuu soo bilowday adeegsiga midig iyo bidix
waa mowduuc muhiim ah kaagana filan kun muxaadaro si aad u fahnto siyaasadahooda
maanta ka dambana aadan ku wareeri doonin markaad maqasho bidix ama midig .. ku soo dhawaada mowduucaan muhiimka ah … يا اهلا وسهلا
Wixii ka horeeyay 2016 waa bilaabashada dhabta ah ee casriga trump way yarayd in aan maqalno midid iyo bidxi .. maraykanka ama ugu yaraan sida maanta aan u maqalno ma ahayn
Labada xisbi ee maarykanka waxaan uun ka aaminsanayn labo xisbo oo si caadi ah u tartmaayo furuuq weyna u dhaxaynin
kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 345
@عبدالواحد_معروف
@عبدالواحد_معروف Жыл бұрын
{وَلَنْ تَرْضَى عَنْكَ الْيَهُودُ وَلَا النَّصَارَى حَتَّى تَتَّبِعَ مِلَّتَهُمْ}
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 Жыл бұрын
صدق الله العظيم ♥️ الحمدلله على نعمة الإسلامَ ☺️
@kaamilcali9731
@kaamilcali9731 Жыл бұрын
Oob youtuber youtuber daawaday so dhawaaw pro
@hamdixsan
@hamdixsan Жыл бұрын
Ayuub Ahmed ninka kaliya ee aan KZfaq ka daawado
@cabdishakuuraxmed6191
@cabdishakuuraxmed6191 Жыл бұрын
Suheeb
@mohammedyusufmedia2803
@mohammedyusufmedia2803 Жыл бұрын
Ustaad Ayub Axmed
@abdirahmanjamaabdillahi3345
@abdirahmanjamaabdillahi3345 Жыл бұрын
Muuqaal wax ku ool ah. Inshaar waad ku mahadsantahay inaan awoodaada isugu gaysid dhisidda iyo kor-uqaadidda wacyiga dhalinyarada soomaaliyeed. Wanaag iyo khayr ayaan kuu rajaynayaa.
@shuceebshariif5577
@shuceebshariif5577 Жыл бұрын
وَلَنْ تَرْضَى عَنْكَ الْيَهُودُ وَلا النَّصَارَى حَتَّى تَتَّبِعَ مِلَّتَهُمْ قُلْ إِنَّ هُدَى اللَّهِ هُوَ الْهُدَى وَلَئِنِ اتَّبَعْتَ أَهْوَاءَهُمْ بَعْدَ الَّذِي جَاءَكَ مِنَ الْعِلْمِ مَا لَكَ مِنَ اللَّهِ مِنْ وَلِيٍّ وَلا نَصِيرٍ [سورة البقرة:120].
@SUHAYB_SAED
@SUHAYB_SAED Жыл бұрын
M.a ustaad wax badan ayaad noo bayaanisay Balse may Cibro qadan doonan Kuwa Aamin San in Reer-Galbeedka Loodaba Fadhiisto Wax walba laguna daysato Dad iyagiiba og baadilka waxa ay ummadaha kale u sheehayaan Yaan Wllhi ❗️
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 Жыл бұрын
Nagtaa qanisinta uhilin jirtey isla markanaa diinta ilaahy kasoo horjeedey, in eey duloowdo waan kufaraxsanhy, Sharteeda iyo din xumadeeda ummada hadhaafiyo, iyada haduu ilahay kheyr ladooney hasoo hanuusho, hadii kale ummada ilaahy haka qabto
@saammaan9312
@saammaan9312 Жыл бұрын
Adiga khaniisa diina haysan naagtaasi adiga iyo reerkaagaba ka laandheeraysan masayrka la dhimo Gudiga maaliyada maraykanka ayay xubin rasmi ah ka noqotay😎😃
@abdifatahgerman3429
@abdifatahgerman3429 Жыл бұрын
@@saammaan9312 Runtii Aduunka Adoo kalaa jooga lkn Noloshu way gaaban tahay Waxwalbaana Allah ayay u noqon
@elmanmohamed118
@elmanmohamed118 Жыл бұрын
@@saammaan9312 majerten poi 😂😂
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 Жыл бұрын
@@elmanmohamed118 Majeerteen wxb ku tari maayo Alle wa inaa isku dhiibta Nabi ibraahim swc alle mudnan siyey sharaf wxa dhahy رب اغفرلي ولي ولذي ويوم يقوم الحسساب Allahyow danbigeyga midka wldkeyga maalinta qiyamaha asga wlba macsuum ah nabi qafkle difaceysa xalkeda alle ogyhay
@saammaan9312
@saammaan9312 Жыл бұрын
@@abdirahmanhusien6174 bucuuc bacaac horumarkeedad ka xuntahay se gaari maysaan adiga iyo wax kula mida 👑Congress w. ilhan omar isha yicista Alla ha baal mariyo😃
@ayaandegan82
@ayaandegan82 Жыл бұрын
الحمد الله على نعمة اسلام☝
@bishaaromcalin5373
@bishaaromcalin5373 Жыл бұрын
تلحمد لله علي نعمة الاسلام
@saciidalpha8676
@saciidalpha8676 Жыл бұрын
Ku saliya nabiga scw
@abdirizakmohamed8346
@abdirizakmohamed8346 Жыл бұрын
Salalahu caleyhi wasalam
@nasteexman3353
@nasteexman3353 Жыл бұрын
salalahu caleyhi wasalam ❤
@yacquubmaxamed5977
@yacquubmaxamed5977 Жыл бұрын
Salalaahu Calayhi Wasalam
@A.RIZACK_ALI1
@A.RIZACK_ALI1 Жыл бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤❤
@ibraahim.abdulle
@ibraahim.abdulle Жыл бұрын
omarow isma dheheynin Cumar baa ree luuq ah oo aan wax badan kaa faaidey m.a
@mohametapdirahman8847
@mohametapdirahman8847 Жыл бұрын
Waan salaamey qofka qoraalkeyga akhrinaya🤚❤️🙏
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 Жыл бұрын
Wnka qady wll
@nasteexman3353
@nasteexman3353 Жыл бұрын
waan ka qaadnay bro
@yusufd.zakaria6262
@yusufd.zakaria6262 Жыл бұрын
wankaa qaaday wll
@nasramuse1627
@nasramuse1627 Жыл бұрын
صلو علي من بكي شوقا لرؤيتكم
@addoonalle5141
@addoonalle5141 Жыл бұрын
Ha Akhrin Don’t read Ilaahay hayno naxariisto wll
@a6bdullahi
@a6bdullahi Жыл бұрын
Amiiin
@nimaabdullahi3125
@nimaabdullahi3125 Жыл бұрын
Amiin
@sadiiqtawakal
@sadiiqtawakal 10 ай бұрын
Masha allah cumer inshaar wariyaha dareenka diinteena suuban ifiyaha dhagarta kufaarta rer galbeedka hadafkooda iyo damacooda dahsoon aadbaa ugu mhdsan thy masuul macluumadada muhiimka
@king-junka3596
@king-junka3596 Жыл бұрын
الحمد الله على نعمة الإسلام❤☪️
@salatgalal310
@salatgalal310 Жыл бұрын
I am Pakistani 🇵🇰 and love Somalis. ❤ _ Somalia 🇸🇴 Pakistan 🇵🇰 .
@QABIIRKAOFFICIALIT
@QABIIRKAOFFICIALIT Жыл бұрын
Why?????
@abokormoh5087
@abokormoh5087 Жыл бұрын
Love you too 🇸🇴❤🇵🇰
@ayaandaarood
@ayaandaarood Жыл бұрын
I am Somalia 🇸🇴 Ilove 🇵🇰waxn wadahy Muslims
@anwaar.adaan.maxamud
@anwaar.adaan.maxamud Жыл бұрын
I am somali🇸🇴 Ilove you pakistan 🇵🇰
@xasanyuusuf6094
@xasanyuusuf6094 Жыл бұрын
Somalia and pakistan are one
@daad1264
@daad1264 Жыл бұрын
First person to like your video 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@foskiinhena3896
@foskiinhena3896 Жыл бұрын
Wll 😊ogansho wan ku salamay
@wizabdallah4294
@wizabdallah4294 Жыл бұрын
YAA NOO SHEEG KU DHAHAY
@daad1264
@daad1264 Жыл бұрын
@@wizabdallah4294 Aqri Yaa kudhahay
@abdixafidmohamed9506
@abdixafidmohamed9506 Жыл бұрын
Alle cumar iishaar huduu madaxweyne noo noqon lahaa 👌
@Shacni724
@Shacni724 Жыл бұрын
Mahadsanid Omar iinshaar 😊 waa moowduuc aad u wanaagsan
@Mohahassan11
@Mohahassan11 Жыл бұрын
Mahadsanid sxb Cumar Hada Kahor commentga kaka codsaday mowducan Lkn laga yaba in aadan arkin😍
@ahmedkeyse949
@ahmedkeyse949 Жыл бұрын
Shukran OGAANSHO CHANNEL 🇸🇴🇸🇴
@sacdiyaahmed123
@sacdiyaahmed123 Жыл бұрын
(كل حزب بمالديهم فرحون) ❤️❤️❤️💯🩸
@Maria-elv5
@Maria-elv5 Жыл бұрын
الحمد لله على نعمة الاسلام 🤲🏻
@abdiwali4669
@abdiwali4669 Жыл бұрын
Waxan waaban ku wareersanaa midi iyo bidix dimuqraadi iyo jamhuuro lkn maanta laga bilaabo waan kala bartay intooduba waa qashin qub
@caravattzulthan
@caravattzulthan Жыл бұрын
Thanks teacher ❤
@axmedtashad7724
@axmedtashad7724 Жыл бұрын
Jezakallahu khyra Wax badan bad I fahansiisay Ustaad Cumar inshar
@abasabdulahi7439
@abasabdulahi7439 Жыл бұрын
Jazakallahu kheyr yaa akhii 🙏🙏🙏🙏🙏
@sahroabdi8773
@sahroabdi8773 Жыл бұрын
Mahadsanid wllo camar waanba ku wareersanaay hadaaba nooga faaideysay 👍😍🥰
@yaasirlyrics722
@yaasirlyrics722 5 ай бұрын
Thanks you best teacher
@Odeymarke
@Odeymarke Жыл бұрын
Mahadsanid wax badan ka faaidey Masha allah from somali galbeed
@Cashraabi
@Cashraabi Жыл бұрын
Wcs wrt wbk, maashaa'Allah shukran Alle hakaa abaal mariyo sida moowluucyada muhiim ka ah aad noogu soo gudbeeyso iyo sida quruxda badan aad noogu soo diyaariso .
@awaleali5732
@awaleali5732 Жыл бұрын
Omer inshar jasaaka Allah khyr wll 👍👍
@samriyeibrahim4742
@samriyeibrahim4742 Жыл бұрын
Ku saliya nabiga Scw ❤ 😢
@yaxyebashiir1692
@yaxyebashiir1692 Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad cumar
@abdiazizahmedgurey6737
@abdiazizahmedgurey6737 Жыл бұрын
Thnks Teacher omar inshaar
@nasteexman3353
@nasteexman3353 Жыл бұрын
waa muqaal wax ku oolah una bahan firagara iyo inan bidix iyo midig toona aysan ku kala duwaneyn arigtada dulmiga dadka islaamka mahad sanid ustaad Omar inshar ogaansho ❤
@allaybaday7824
@allaybaday7824 Жыл бұрын
جزاك الله خيرا
@suleymaancalichannel2720
@suleymaancalichannel2720 Жыл бұрын
Macaaaaaan aad ayaan ugu bahnaa mowduucan walaal mahadsanid aad iyo aad.
@kafiyakaireh7849
@kafiyakaireh7849 Жыл бұрын
Jezaka Allah khaire . keep going Bor.
@xanafixaaji1257
@xanafixaaji1257 Жыл бұрын
Allah hakuxafido cumaroow incha Allah 2024 1 million Ayan kurajeynaya Guul wacan mudane
@cumaraxmed9206
@cumaraxmed9206 Жыл бұрын
Mahadsanid..wll.
@Soojeed36
@Soojeed36 Жыл бұрын
Mashallah kheer allah ku siiyo walal
@halimamaxamuud1753
@halimamaxamuud1753 Жыл бұрын
Mhdsanid wllkey for your information
@bilegacaney4319
@bilegacaney4319 Жыл бұрын
Waa mahadsanid thy ani ahaan waa u baahny Shugran wllky cumar
@eeythyngmanouremed1566
@eeythyngmanouremed1566 Жыл бұрын
Congratulations 750k USTAADI
@Futtsoccer
@Futtsoccer Жыл бұрын
Waanaga soo daahday Ustaad❤️
@odowraage7303
@odowraage7303 Жыл бұрын
Thank you ustaad ❤️
@najotheboss9631
@najotheboss9631 Жыл бұрын
Akhii Shugran Muuqalkan Wax Badan Oo ayna Dadku Fahansanen Bad noogu sharaxday Good Job
@cumarmxmd
@cumarmxmd Жыл бұрын
How love our Hero Nebi Mohamed About me side Big ❤ اللهم صل على محمد ☝️🤲❤
@abdiazizosman7628
@abdiazizosman7628 Жыл бұрын
Msha allah Alle caqliga ha kuu barakeeyo
@sakariyefilfil6578
@sakariyefilfil6578 Жыл бұрын
M.a wall Omar mahadsanid
@ye8515
@ye8515 Жыл бұрын
Mahadsanid macalin
@bahjaabshir6805
@bahjaabshir6805 Жыл бұрын
Shukrn ustaad
@Halmaal202
@Halmaal202 Жыл бұрын
Cumar sxp ad bad u mahad san tahay dadalkad wax nogu soo gudbinayso thanks
@mohcade2754
@mohcade2754 Жыл бұрын
Well Done Yaa Cumar 🎉
@nucmantamil7727
@nucmantamil7727 Жыл бұрын
macluumo badan ayaan ka faaiday alle cilmiga hakuu barakeeyo
@FarxaanFuture
@FarxaanFuture Жыл бұрын
Manta xaqiiq wayn ban ogaaday barakow wll Cumar midig iyo Bidix waanku wareeray ❤
@SalahAhmed-le8sp
@SalahAhmed-le8sp Жыл бұрын
Mahadsanid pro waa mawduuc fiican
@XAMAR_SHORTS
@XAMAR_SHORTS Жыл бұрын
Mahadsanid ustadi🤝
@khaalidabdiqadir7918
@khaalidabdiqadir7918 Жыл бұрын
Mahadsanid ustad
@yaasiinibraahim3619
@yaasiinibraahim3619 Жыл бұрын
Mawduuc tayo leh aqoonta alle Hakuu kordhiyo aamiin aamiin aamiin 💚💚💛💛💙💙
@abdishoots8504
@abdishoots8504 Жыл бұрын
Mahadsanid Sxb
@gemes1
@gemes1 Жыл бұрын
Thanks ustaad
@abdinoorahmedfarah3860
@abdinoorahmedfarah3860 Жыл бұрын
Mahadsanid wll
@hodoali5714
@hodoali5714 Жыл бұрын
Mansh allah tabarak raxman mahadsanid
@ciiltire509
@ciiltire509 Жыл бұрын
Maasha Allaah
@zachariamohammed6504
@zachariamohammed6504 Жыл бұрын
Masha Allah keep going brother
@saidoomer7269
@saidoomer7269 Жыл бұрын
Wcs mudane cumar in shawi walal khali setahay
@zeinabkhalif129
@zeinabkhalif129 Жыл бұрын
M a jazaka Allah kheyran
@yazzrthayip8829
@yazzrthayip8829 Жыл бұрын
Omer i zhar tnx prouh✅🇸🇴
@guleit89
@guleit89 Жыл бұрын
Thank you sxb
@jaabirfitaax
@jaabirfitaax Жыл бұрын
Shukran sxb😊😊😊😊
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
MashaAllah ❤
@mohamedkhalid798
@mohamedkhalid798 Жыл бұрын
M.a walkey Allha ha ku sharfo 🥰🙏
@hanimohamed6681
@hanimohamed6681 Жыл бұрын
Mahadsanid wll intan ciwankaga ku xirna wax badan ayan ka faiiday
@cabdisalaamsiciid454
@cabdisalaamsiciid454 Жыл бұрын
Mashallah ilahay haku xafido
@saedmoh1450
@saedmoh1450 Жыл бұрын
Omar Shukran brother wlhy galaabta waxaan ka faaiiday wax badan maanta laga bilabo shaki iga gali kayo bidix iyo midig
@alqasasmedia
@alqasasmedia Жыл бұрын
من الذين فرقوا دينهم وكانوا شيعا كل حزب بمالديهم فرحون
@caishocumarmaxamud415
@caishocumarmaxamud415 Жыл бұрын
Amiin cumar allha naxariisto dhamaantoda
@crisaaqshaka8938
@crisaaqshaka8938 Жыл бұрын
yeees omar muqtaar sxb love you❤️❤️❤️👈👈👈
@nimcaanaadan5261
@nimcaanaadan5261 Жыл бұрын
Qof aan ku xidhanahy mamduc wax tarle full respect Omar inshar ✊
@maxamedcabdiraxman8825
@maxamedcabdiraxman8825 Жыл бұрын
Omar inshaar nin wax badan fahansan walal alle haku barakeeyo
@ayaanledeero8546
@ayaanledeero8546 Жыл бұрын
Waad mahasantahy zxp 👏😍
@anythingsofficial.6178
@anythingsofficial.6178 Жыл бұрын
Asc sxb cumar inshaar aad Baan kaaga mahad celinayaa muuqaaladaada waxtarka leh
@sadaamcawil4722
@sadaamcawil4722 Жыл бұрын
alla haku bara keeyo wll omar an shara
@zeinabsheikhmohammed4899
@zeinabsheikhmohammed4899 Жыл бұрын
Allah haku xafido wll
@fafinta-wnga
@fafinta-wnga Жыл бұрын
Carabka ilaah ha kuu barakeeyo ,jecliyaa run ka hadalka🥰😥
@sihaamahmed3773
@sihaamahmed3773 Жыл бұрын
Mahad said jisaku laaha khayran 🙏🙏🙏🙏🙏🙏💥💥💥✔️
@gacalcabdul1752
@gacalcabdul1752 Жыл бұрын
Jazaka allah kheyr❤
@cabdisamad7646
@cabdisamad7646 Жыл бұрын
Keep going
@hassan5896
@hassan5896 Жыл бұрын
Congratulations For 750k subscribers 💪🙌👏👋
@abdibasidfarah
@abdibasidfarah Жыл бұрын
839k
@user-bv8ll5yi5e
@user-bv8ll5yi5e 5 ай бұрын
937k congratulation
@haruunsaciid1379
@haruunsaciid1379 Жыл бұрын
Mashaallaah
@abubaabdirahman7425
@abubaabdirahman7425 Жыл бұрын
♎️ Library ga waa fasaqa ugu weyn ee wax kasta oo diimaha kasoo horjeeda ka shaqeeya
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq Жыл бұрын
Xornimo Majirto, waayo Xornimada waxay uyaqanaan siday ayagu doonaan. Bidix iyo midig Waa Kud iyo Qanjo, Dameer iyo labadiisa dhegood, Subxaanallaah
@ayuubabdisamadabdilaahi6154
@ayuubabdisamadabdilaahi6154 Жыл бұрын
Msha allah haldoor
@super-boy7762
@super-boy7762 Жыл бұрын
Aadaa u mahadsan thy wll omar sidaa noo fahansiisay🙏
@secterofficial6001
@secterofficial6001 Жыл бұрын
Thanks
@daudmohamud2163
@daudmohamud2163 Жыл бұрын
Waa mahadsantahay wll xogtaada
@ayaandegan82
@ayaandegan82 Жыл бұрын
Subaxanallaha illahaye sharakood naga nabad gali
@Gaashaanboy
@Gaashaanboy Жыл бұрын
Waa muqaal aad ugu faaiday
@abdinasirceegaag3689
@abdinasirceegaag3689 Жыл бұрын
Manshalah barnaamij qiima leh
@hamsebuskudo5838
@hamsebuskudo5838 Жыл бұрын
الحمد الله على نعمة الاسلام ❤
TRUMP OO WEERAR XUN KU QAADAY ILHAAN | 'SOOMAALI TAAGEERTAY'
27:00
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 24 М.
New model rc bird unboxing and testing
00:10
Ruhul Shorts
Рет қаралды 26 МЛН
Каха заблудился в горах
00:57
К-Media
Рет қаралды 4,7 МЛН
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 20 МЛН
Mawaaqif Geesi Nimo Leh , Hogaamiya yaal Afrikaan Ah .
14:01
OGAANSHO
Рет қаралды 232 М.
Macsalaamo Afrika | Meeshaan Waxaa Ka Dhalanaayo Bad !
12:09
OGAANSHO
Рет қаралды 215 М.
95% Maxay Australia Eber U tahay ? | Dhul aad ugu Eg Dhulkeena
10:29
Dhamaadka Xadaarada Galbeedka | Marxalada Xoolo Nimada .
21:50
100 Oraah iyo Xikmad Noloshaada Gabi Ahaanbo Badali Doono .
16:05
New model rc bird unboxing and testing
00:10
Ruhul Shorts
Рет қаралды 26 МЛН