Qamar Suugaani | Wax Dhintaad Ka Samirtaa | Qaaci Show | Ciida | Astaan

  Рет қаралды 662,140

Astaan

Astaan

4 жыл бұрын

Heesta: Wax Dhintaad Ka Samirtaa
Codka: Qamar Suugaani
Xasuustii: C/qaadir Buunis
Cuudka: C/naasir macalin Caydiid
Boongaha: Abuukar Buulo-xuubey
Bishaar Faamoos
Piano: Maxamed Bulshaawi
Violen: Mustafe Macalin Caydiid
Camera: Mubaarak Jama
Mubaarik Gabyaaye
Sound: Shabcaan Isko
Editing: Ahmed Abdirahman
Soo Saaristii: Astaan Tv HD 2020

Пікірлер: 349
@engmuuseofficial1519
@engmuuseofficial1519 Жыл бұрын
Alle Hownaxaristo Macalin C/naasir🤲😭😭
@Sancaani
@Sancaani 4 жыл бұрын
Gari allay taqaane Qamar suugaani dib looma celin karo wlhi baan ku dhaartee waxani waa mucjiso
@maxamuuddaauud5162
@maxamuuddaauud5162 4 жыл бұрын
Sxb waan kugu raacsanahay qamar 👍👍
@nicimaxarie2257
@nicimaxarie2257 3 жыл бұрын
wala yapy🥰🥰
@salmaanjaamac5181
@salmaanjaamac5181 3 жыл бұрын
Hubaal Captain 👏
@pretyysmile9923
@pretyysmile9923 4 жыл бұрын
Qamarka fankaH ❤ Qamar qaaci ku shidnayaH inta igu racsan like zar👍😁
@TheReal_Man
@TheReal_Man 4 жыл бұрын
Adna
@zakiyare7357
@zakiyare7357 4 жыл бұрын
Hhhhhh
@superlula2674
@superlula2674 4 жыл бұрын
Qamar suugani thnks hees kaan caadi mahan from muqdisho cadeey
@khadarshirre7598
@khadarshirre7598 2 жыл бұрын
Hees Kan cadi maah waaaaaaw
@hanaibraahimibrahim4401
@hanaibraahimibrahim4401 4 жыл бұрын
Ninkii hadlayaba hayskaH hadle wlhi wxba lagama qaban karo hore usoco wllo aad ku tagera💓😍😍😍👏👏
@jibriilsiciidjabro3320
@jibriilsiciidjabro3320 4 жыл бұрын
Halkaa ninkii looga hadhay waa xanuusanayaa Cabdiraxman muuse dhamac abdi yare ale ha caafiyo
@ribnarim7518
@ribnarim7518 4 жыл бұрын
Mudanaha garacayo violin ka sidu uu hayo iyo sidu uu fadhiyo waa sax aniga barto waa jeclahay waana aqana hoyga fanka somaliland sida ha ka ahaado fan ama iska daya reer konfur kufsiga uu gauysateen fanka from galmudug
@ladanmohamedahmed8929
@ladanmohamedahmed8929 4 жыл бұрын
Hhhhhhh saas wyo reer koonfur hadaan nhy kugu raacsanahay
@ribnarim7518
@ribnarim7518 4 жыл бұрын
@@ladanmohamedahmed8929 😂👏
@zatmumqrx4302
@zatmumqrx4302 3 жыл бұрын
Hana Hagran dulufow🤣
@mascuudabdimalik7600
@mascuudabdimalik7600 3 жыл бұрын
Heesta wxn dhageesanayaah aniga oo xariirkeyga jacewl ka soo wareegtay sanad runtii wali ma yeelan xariir jaceel oo kleh taas ma ahan inaan wayay ruux aan jaceel la yeesho blse wxan ka baqay inaan ruux ruux kleh ku ilawo barina aan u baal gudi waayo😪😪 qofkan shalay naftyda ka jacleeday asaga oo dhawac ahna aan garab qabtay manta waa markuu bogseday ruux kleh buu iga raacaY kolay noLozha adunyeda hadii aan la dhiman malin garab waa la iskaga baahanayah Kama aan xumi inay noloL yeelato lkn wxn ka xumadaY sida ay ii khiyantay wllhi waligay uguma aan xumadeen nolol ay sameestay waayo wxn ahay ruux mar walpo farxdeeda jacel ifka ku naalood
@yaasanuba4633
@yaasanuba4633 3 жыл бұрын
Inaabti jacaylku wamaxay inan yaro bini adama sideed ujeclatay waliba naftadada uga jeclatay 20 jiraa qofna ma jeclaan
@raaxoaxmed9611
@raaxoaxmed9611 Жыл бұрын
🥲🥲🥲 sxb sorry wanka xumahy xanunka kuso garay dadka dhan isku mid ma ahan inkasto ey adag tahy Ina qof AA jecelahay hilmamto anig xita kula mid Ayan ahay Lkn waxan. Go an saday Inan iska hilmamo mudo Hal sano iyo labo bil Aya laga jogo alx hada WA ladanahy adne waxan ku rejeyha ina bogsato xirir kale oo Qurux bdn sameysayo
@raaqiyamahdi4634
@raaqiyamahdi4634 Жыл бұрын
sorry aboowe😥
@raaxoaxmed9611
@raaxoaxmed9611 Жыл бұрын
🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲 illahey ha ku sahlo 🤲 wallkey
@xaajijanuune3698
@xaajijanuune3698 4 жыл бұрын
Qofkii ugu horeyy hada aragtid like dhac igu ziii😂😂
@MASKAX-DHISE12
@MASKAX-DHISE12 6 ай бұрын
yaa salaam muxuu ku raaxaystay alle ha unaxariisto ustaad C.naasir macalin
@badriaosman9955
@badriaosman9955 4 жыл бұрын
Heestaan Dhadhanaan & Xawaash ayaad noogu dartay caadi maahan 👍
@Srashid143
@Srashid143 4 жыл бұрын
Sidaas ayaa leyskugu kalsoonaadaa hadii kale fanaanba ha noqon👌
@yuuyu114
@yuuyu114 4 жыл бұрын
Heestan waxanku maqlay Cabdulkhadir Bunis xiligii Dowladii hore alla maxa ku raxeystay waa keentay Suugaani original waa Buunis
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 4 жыл бұрын
Heesta waxaa iska lahaa ilaahay ha u naxariisto Daauud Cali Masxaf
@macowcade9985
@macowcade9985 4 жыл бұрын
Wlhi ku dhaarty qamar lama celin karo waa mucjisada fanka 👌👌👌👌👌👍👍👍✌️✌️✌️❤️❤️❤️👍👍
@user-bq2pt2kh5d
@user-bq2pt2kh5d Жыл бұрын
Masha.allaah
@mustafatess8298
@mustafatess8298 4 жыл бұрын
Heesta si wacan bu ugu raaxaystay qamar
@axmedcabdullahi3097
@axmedcabdullahi3097 4 жыл бұрын
This guy is amazing Qaabkii suudaaniyiinta xitaa waa looheesayaa
@maankasalaadmohamed4609
@maankasalaadmohamed4609 4 жыл бұрын
Qamar fankii hore Fanka hada ah io kan soo socdaba ninka kaliya la jaan qaadi karo waa asiga Fanaankeena Somaaliyed🙏
@abdirahiimguddi725
@abdirahiimguddi725 4 жыл бұрын
Fanaanka somaliland dheh
@maankasalaadmohamed4609
@maankasalaadmohamed4609 4 жыл бұрын
Mamul gobolled somliyed mhano🤣
@abdirahiimguddi725
@abdirahiimguddi725 4 жыл бұрын
Idinka fananintiinu waa faladagan iyo qaar aan dhaamine fanaaniinta dadka kale haysku dhadhajinina 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@maankasalaadmohamed4609
@maankasalaadmohamed4609 4 жыл бұрын
Faladagn io asiba somali le isla yhin
@cnaasirmahdimaxamuudCnaasir
@cnaasirmahdimaxamuudCnaasir 3 жыл бұрын
Qatar suugaani mucjisada fanka wax dhintaad kasamirtaa🥰
@kenedidgouhad1181
@kenedidgouhad1181 4 жыл бұрын
Qamar sugani iyo heestan waxkalee 💓 Inu hesta ladulay ayad modaa
@fadxikayse5670
@fadxikayse5670 4 жыл бұрын
Big legend qamar suugani Dhuunta u daloosha🙏
@najibabdi8317
@najibabdi8317 4 жыл бұрын
walhi fanaan kii originalkeeda lahaaa xataaa wuu kaga cod macaan yahay nabiyow muxumamed
@xildiid6708
@xildiid6708 4 жыл бұрын
aad ayaa ugu xumahay in qaaci show heesaha maayga iyo banaadiriga marna so magac qaadin
@abdishakurawl1773
@abdishakurawl1773 Жыл бұрын
Ilaahayow caafi macallin C/naasir Macallin Caydiid. 😢💔
@abdi_halacmedia9389
@abdi_halacmedia9389 Жыл бұрын
Allahayow u naxariiso hadana
@ibnufaysalabdul3250
@ibnufaysalabdul3250 Жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto ustaadka 😢
@abdirisakidreez1659
@abdirisakidreez1659 4 жыл бұрын
intii qamar qaaciga ku taagersan like saara
@Aryan-bx7wt
@Aryan-bx7wt 3 жыл бұрын
Fanku hadii uu abtirsan lahaa qamar bu xusi lahaa 😊
@nayalabdull4992
@nayalabdull4992 4 жыл бұрын
Mucjisada Fanka Horay usoco Qamarow 💖💞🇸🇴❤🌍
@safiyanaasir2827
@safiyanaasir2827 Жыл бұрын
"Dhici wayday sidaan rabay Dhaawiciina dilaacyo" 15/December/2022, 10:45 habeenimo.💔😭😭Sacad 💔💍😭😭
@ibrahimlixlecikrama6139
@ibrahimlixlecikrama6139 4 жыл бұрын
Qamarka min kawkab aakhar🔥🔥🔥🔥
@Bin_hazan
@Bin_hazan 4 жыл бұрын
Mcno fog ayuu kleyahay had fahanty like dhc kusi
@abdirahmanismail5992
@abdirahmanismail5992 4 жыл бұрын
qamar sugani wadadi maxamed moge bu haya alla yarxame
@daahircabduqadir9261
@daahircabduqadir9261 4 жыл бұрын
Jawi macaan, music qurxoon, labo fanaan shidan, Hees kala kacsan.
@mahamoudaydiid1598
@mahamoudaydiid1598 4 жыл бұрын
Qamarow qaraamku maha heesahagi iska qaad kuwaagi🙏🏻
@hmasehamse4115
@hmasehamse4115 4 жыл бұрын
Abtaw ka xisho ninka
@gureyfoodball
@gureyfoodball 4 жыл бұрын
Wlhi waad aragtey heestiba laxamdisi ayuu saartay kkkkkkk
@user-kt2pc1qd9z
@user-kt2pc1qd9z 2 жыл бұрын
malahyo heesta iidle cabdi fnx baa hlkeedi dhigy
@fahiimaiskufilan9105
@fahiimaiskufilan9105 4 жыл бұрын
Mohamed wardi cabdi cabdullahi❤ waku wata ✅
@ahmeddaaha7965
@ahmeddaaha7965 4 жыл бұрын
Meeel kasto mayga soo horeysa
@ahmeddaaha7965
@ahmeddaaha7965 4 жыл бұрын
Comment qor hdan is dhaho ada iga so horbaxa 😂🙏
@amiin_ac5281
@amiin_ac5281 4 жыл бұрын
Qamar sugani Live music gana waan kaa sugayey👍
@maryamiita6834
@maryamiita6834 4 жыл бұрын
Wax dhintaa ka samirtaa 🤦‍♀️ Rajo waa la dhawraaa💆‍♀️ That’s true
@anazwadani7493
@anazwadani7493 4 жыл бұрын
wan ka helay xaqiq ereyadan
@khalidjr5164
@khalidjr5164 Жыл бұрын
Ani heestan best qaaci of the year award Ayan sin laha codka iyo musigu iga gadan 🎶
@sagalabdi2095
@sagalabdi2095 4 жыл бұрын
Wlh labada oday e is garab fadhida iga heysaa igu salama jah legend yaal wae❤🌹🌹🌹💯😘
@abdirizakmohamed8266
@abdirizakmohamed8266 3 жыл бұрын
Hhhh nagada ciyaarta
@abdinajibibrahimadan5968
@abdinajibibrahimadan5968 4 жыл бұрын
codkada ku jogta fanka nin aan jclhy wlh qamar hor mar wacan
@cabdifitaax872
@cabdifitaax872 4 жыл бұрын
Astaan waxa tihiin tv an ugu jeclahay tv simaalida waxan idin rajeena hormar we love u guys
@Cabiyow
@Cabiyow 2 жыл бұрын
Ani dawac baan aho dhibta Way igu badantahee 💔💔😰🧠
@asadqiiroofficial8603
@asadqiiroofficial8603 3 жыл бұрын
MacaLin CaBdiNaasir MacaLin CaYdiid Suu CuuDka UGu RaaxaYsaNaYo IGaH GadaN♥️❤
@leilabillany4248
@leilabillany4248 4 жыл бұрын
waaaw maxamed wardi gacan San kuu taaagay codka maasha allaah waad keentay kama badisay
@mehmetziad9629
@mehmetziad9629 4 жыл бұрын
Remember listening this song while traveling from galkacyo to B/weyne long time ago.
@aaminal8041
@aaminal8041 3 жыл бұрын
Hi guys I I will get get gcgv
@Supr93
@Supr93 9 ай бұрын
Turfs for sale near old town Road in New koala 🐨 😂 I need to order some more for from myself for a mucky looking one ☝️ that doesn’t fit have in the attic 😢😂😢
@mohammedh1120
@mohammedh1120 4 жыл бұрын
Heestaan markii u horreysay waxa qaaday Xabiibo xassan Tooxoow Laxankana waxaa saaray Daa'uud Cali masxaf allaha u naxariisto
@ilkacaseaxmed8405
@ilkacaseaxmed8405 4 жыл бұрын
heesta waxa qaada BUUNIS ma sidaasaad Fanka iyo suugaanta soomaaliyeed kula baxday heesa iyo fanaaniinta haysku qaldin hees dumar maaha xabiiba xasan maxaa meesha keenay
@mohammedh1120
@mohammedh1120 4 жыл бұрын
@@ilkacaseaxmed8405 kkkk waxaa nasiib darro ah adigoon aqoon cidda qaadda heesta inaad i maagto lkn kulama yaabayo
@mohammedh1120
@mohammedh1120 4 жыл бұрын
@@ilkacaseaxmed8405 adigoo aan ila murmin heesta wataas ee dhageyso murankana iska dhaaf ee wax faa'iideyso kzfaq.info/get/bejne/bJuHhceKupuyn2w.html
@fatimafaarah5769
@fatimafaarah5769 4 жыл бұрын
wuu saxanyhy xabiibo tooxow ba ku horeyse ka dib bu abdiqadr buunis qaaday
@alishirre4
@alishirre4 3 жыл бұрын
Ninkii abdiqadir bunis dhegaystay Qamar ma dhagaysteen😅😅 bunis legend
@salmaanjaamac5181
@salmaanjaamac5181 3 жыл бұрын
Waa dhaboobay jaceelkaan dheeldheelsanaayee🙏😍
@suhaibduco4496
@suhaibduco4496 4 жыл бұрын
MUCJISADA FANKA QAMARKA SUUGAANI😍
@zakiboyofficial5352
@zakiboyofficial5352 4 жыл бұрын
Halagu soo yaaco channel kabtan paara official ❤❤❤❤❤❤
@Newera9919
@Newera9919 4 жыл бұрын
Shaqi magacis intad ku qaraban lahed adigo iskaa Channel u samesta iskuna kalsonada ayu kuu dhaanta wll
@apdyrahiimcunugaoffcial2786
@apdyrahiimcunugaoffcial2786 4 жыл бұрын
Dadka magacoda haku qadhabsan
@abdirizakhassan5314
@abdirizakhassan5314 4 жыл бұрын
Wa dhabooby jcylkaan dheel dheel sanayey ax yaaa xuzuz🤗🤩😍
@shaafofficial
@shaafofficial 4 жыл бұрын
Qamaar suugani heesta meeshiidii baa dhigtay
@ArmaanHaajiAli
@ArmaanHaajiAli 2 ай бұрын
19 / 5 /2024 Heestan waxaan DhagYsaNaYaa Hebeen isniina ___Oo aan aad UCaJisanahaY _Mana aqaan sapPTa Qamar Legend
@gacmoofficiall1383
@gacmoofficiall1383 4 жыл бұрын
Qamarka mucjisada fanka 👑😘👑💋💚💭❤👈💫🎊💍
@lovelyxussen738
@lovelyxussen738 3 жыл бұрын
Wa dhaboobay jacelkan dheel dhelsanaye ❤👌👏
@ahmedjaama8588
@ahmedjaama8588 3 жыл бұрын
Ramadan mubariga 🥰🥰
@maankamaanka-zl9jl
@maankamaanka-zl9jl Жыл бұрын
Anna dhaawac baan ahoo dhubtu weeygu badan thy cajiib waaxn dhageysanayaaa subaxnimo sabti ah sacadu thy 10:10 2022 setembar waxaan ku suganhy dalkeyga🇸🇴 waxaan ahay safar qof wlbo oo sideeyda safar urajeynaayo waxaan kueeyhy allah kuu fududeyo anne isoo duceey 🤲🤲
@simanyarey496
@simanyarey496 4 жыл бұрын
Mucjisa fanka qamar yaa qamar ❤️❤️😭
@idilayanle8202
@idilayanle8202 4 жыл бұрын
Wwwwww heest waxa u dhiga barteedi qamar suugani
@sucaadaxmed369
@sucaadaxmed369 4 жыл бұрын
Dhagxa dhunta kam dago dhayahd ku argtaa 👍ana dhawcaba aho dhibtu wey igu badntahy😥27/5/2020📚✍
@juweriahashi4515
@juweriahashi4515 4 жыл бұрын
Mucjisada fanka si wacan bad ugu raxaystay heesta
@kaahomohamudkadie2534
@kaahomohamudkadie2534 2 жыл бұрын
Heestan waxan dhageysanaya 28/3/2022 hbeen isniin sogashay Dhici weyday sidaan rabay Dhawiciina dilacyoo🥺😭 Wa dhaboobay jaceylkan Dheeldheel shanaaye🥺😭🙄
@mohammethussein9313
@mohammethussein9313 Жыл бұрын
Dumarkinani jacaylkad ka hadashan waxay horta
@nimcodow1230
@nimcodow1230 Жыл бұрын
@@mohammethussein9313 markaad aragtid ayaad garan
@husseinabdullahiahmedafrah1000
@husseinabdullahiahmedafrah1000 4 жыл бұрын
wllhi heestan wa raadinaye weliba iyado kaban oo Qamar qaaday Plse wxa dareemayaa in #ASTAAN qalbiyada shacabka wxa xiiseyn karo Ee Fahansan Tahay ❤❤❤❤
@fihiimamussaiimaan9097
@fihiimamussaiimaan9097 4 жыл бұрын
Qamarka fanka hore usoco
@xarako2171
@xarako2171 4 жыл бұрын
Cod baa ku dhamaaty 🤗 #qamar ✌
@ahmedmirehassan2330
@ahmedmirehassan2330 4 жыл бұрын
Ana Dhaawac baan ahyoo dhibtu weygu badan too dhidhid iyo kuleel baa dhabanada ka da ayee xasuus gooneya wlh alx 🤲🤲🤲
@somalian4663
@somalian4663 4 жыл бұрын
Heart touching❤❤
@im..motivatorzaki804
@im..motivatorzaki804 5 ай бұрын
Rabi ha u naxaristo ustaad ceydiid.
@zamhaj8295
@zamhaj8295 4 жыл бұрын
Wow Cdi mahaaaa hore usoo Qamar sugaani
@MOALI886
@MOALI886 4 жыл бұрын
The one and only one Qamarki Qarniga
@fahadali1912
@fahadali1912 3 жыл бұрын
Qamar waa musician iyo fanaan asal ah!!! Always trying new stuff lakiin at the same time sticking to the essence of fanka somaliyeed!
@fahadalli3117
@fahadalli3117 2 жыл бұрын
Magacayga😀
@fahadalli3117
@fahadalli3117 2 жыл бұрын
Wan ku salamey lipaax
@fahadali1912
@fahadali1912 2 жыл бұрын
@@fahadalli3117 wan ka qadaay walaalkay😂
@monamandeeq3059
@monamandeeq3059 2 жыл бұрын
Wa dhaboobay jcylkn dheel dheeshanaye ☺❤
@abdifatahirgin7210
@abdifatahirgin7210 4 жыл бұрын
Mucjiso wlhi qamar👑✅🥰
@essateddyofficialmusic
@essateddyofficialmusic 4 жыл бұрын
Waad ku raaxaysaty wlhi Qamar fanka
@64yearsago59
@64yearsago59 Жыл бұрын
Dhici wayday sidaan rabay dhaawiciina dilaacyoo 2.1.2023 ...10:45 habeenimo😪
@safwaansavage871
@safwaansavage871 4 жыл бұрын
Mujisada fanka qamar suugaani🙋‍♂️
@bisharwallalka4021
@bisharwallalka4021 4 жыл бұрын
Nin an tagero Legen Qamar sugani 🙏
@Longing127
@Longing127 2 жыл бұрын
Man like Qamar Suugani, Legend
@rihannamafio3752
@rihannamafio3752 3 жыл бұрын
Waa dhaboobay Jacaylkaan dheel dheelsanaye😭😭😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔💔💔💔😭😭😭😭😭😭😭😭
@JAY.4040
@JAY.4040 4 жыл бұрын
Wacadka ilaaheey Style cusuboow layimid Qamarsuugaani banaankiisa ayuu ku dhacay Hall fanaan oo gaari karaa walaahi inuusan gayiga Somalida dhan kujirin
@abdijibarproduction3537
@abdijibarproduction3537 4 жыл бұрын
Qamarka Fanka 🙌
@HooyoSaynab12
@HooyoSaynab12 3 ай бұрын
Waw waa maxamed wardiga somalida qamar
@ibraahimomersuleiman4491
@ibraahimomersuleiman4491 4 жыл бұрын
Qamar qaciga kuma so baxayo Ee ofayga ha walina qaci show hhhh
@cabdiqani2992
@cabdiqani2992 4 жыл бұрын
rutii wan so dhaweynayaa in lakeeno barmamijkeena qacishow fanaaniida canka ah
@hanadkampo9781
@hanadkampo9781 4 жыл бұрын
Aappo qamar waa la yaabaY 🔥keep going 🙋‍♀️
@moustaphezapanle5916
@moustaphezapanle5916 4 жыл бұрын
JicMaaLow HalkanaH MaaLagaa HeLaa🙋‍♂️😂
@hanadkampo9781
@hanadkampo9781 4 жыл бұрын
Moustaphe ZapanLe Hmmm UptioH Haa zida Gopta 🌛🌛🌛
@abdirizaqomerabdilahi9587
@abdirizaqomerabdilahi9587 4 жыл бұрын
Qamarka duulah🎤👏🔥
@shaafofficial
@shaafofficial 4 жыл бұрын
23mintus 3.3 k legend of legends suugaani
@salahwadanitv646
@salahwadanitv646 3 жыл бұрын
Okey ba
@ahmedodawa5098
@ahmedodawa5098 4 жыл бұрын
First ✌🏼✌🏼
@user-lu3ph1pz2v
@user-lu3ph1pz2v 25 күн бұрын
Qamarka fanka …✌️😊
@Zackaliohmett123
@Zackaliohmett123 Жыл бұрын
Allow unaxariso apdinasir macalin cayidi😭
@xabiibcawil3601
@xabiibcawil3601 7 ай бұрын
Dhaba ceel tagaynbaan Geel ku dheelmiyaayoo Dhalandhool harraadbaa Dhabannada ka da'ayee 😢😕😩 2024 aya soo galaya Barnaamij aan galay 2018 Ayaa wali dhibaatooyin iyo caqabado is daba taxan ka bixi la' Sas darteed ayaan usoo qaadatat sadarrada odhanaya Dhabo ceel tagaynbaan Geel ku dheelmiyaa
@ilhaanmalay9194
@ilhaanmalay9194 4 жыл бұрын
Cod mca qmr sugani❤
@yusufsiciid9851
@yusufsiciid9851 3 жыл бұрын
Qamar maaha fanan wacan 100/50
@mahdibra8592
@mahdibra8592 4 жыл бұрын
Qamar sugaani wad dhigtay heestaa
@abdialpha
@abdialpha 2 жыл бұрын
18 may 2022 Saacada 12:45 habaynimo Waxaaan dawada qayilaynaa sxpkay Qamar waa fanan waan istixtiraam badan u hayo
@sawdahawabdilaahi9489
@sawdahawabdilaahi9489 4 жыл бұрын
Qofka soo habsamay like ii saara
@omardanyerow8449
@omardanyerow8449 6 ай бұрын
Qamar iyo gabadha malicib duhur baa jiray labadiinuba waad indha cascas tihiin
@amiinofficial2938
@amiinofficial2938 4 жыл бұрын
I am first one
@sadam_29
@sadam_29 4 жыл бұрын
Hadaad qamar sugani tagerto like saar
@abdishakuurnour1419
@abdishakuurnour1419 2 жыл бұрын
Wixii Lumay la doon 😢 AYaad is dhiiri galisaa xaqiiq 🎻🙈 Hesta batteda buu dhigay qamar sugaring old 🎻🎵cabduqaadir Buunis xusus 🦅 Heestan markii kowaad aan dhageysnayey wxy aheyd 2018 love this song.?;🎵🎵
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Жыл бұрын
Xusuustii Shamuuri In Kastoo Dadka Qaar Ee Buunis Ku maqleen
@jabartiahmed3662
@jabartiahmed3662 4 жыл бұрын
Cod mcnaaa mashalah qamar piano inuu jooojiyo jeclhy amam uuu isku dhexdaro
@maryoleydr5841
@maryoleydr5841 4 жыл бұрын
Ninka fanka u so jihaadey 2ba codle
Идеально повторил? Хотите вторую часть?
00:13
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 14 МЛН
Советы на всё лето 4 @postworkllc
00:23
История одного вокалиста
Рет қаралды 4,9 МЛН
Axmed Aarshe - Heesta - Miiraale - Astaan Music 2022
7:13
Astaan Music
Рет қаралды 183 М.
XANFAR YARE KALGACAL DHINTAA WELI DHOWRAYA BARNAAMIJKA CIIDA IYO XULKA FANAANIINTA
10:19
SHEEGA DEE August 9, 2024
20:03
Somaliya TV
Рет қаралды 915
CABDIKARIIN CALI SHAAH HANAAN SOCODKA LAAFYAHA QAACI DAYAX BAND 2020
8:23
Hawraar Music Production
Рет қаралды 2 МЛН
FARXAAN QABOOJIYE WAXAAN UURKA KAA JIRIN QAACI DAYAX BAND 2020
8:27
Hawraar Music Production
Рет қаралды 10 МЛН
Идеально повторил? Хотите вторую часть?
00:13
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 14 МЛН