No video

Barnaamijka Heello | Heesta Shimbiryahow | Qamar Suugaani | Astaan TV 2020.

  Рет қаралды 626,957

Astaan

Astaan

4 жыл бұрын

Heestan Waxa hore u qaaday Cabdalla Yuusuf Hanuuniye
Ereyada waxaa leh - Xaashi Shardi
Laxanka waxaa saaray - Cabdalla Yuusuf Hanuuniye
Kabanka: Cabdulaahi Liibaan
Boonge : Cabdulaahi Boonge
Barnaamijka HEELLO oo aannu heesihii hore dib ugu cusboonaysiinayno Todobaad walba kala soco Astaan TV 2020.
Xuquuqda muuqaalka waxey gaar u tahay Astaan ©

Пікірлер: 573
@abdirahmanmohamedwehlie5346
@abdirahmanmohamedwehlie5346 4 жыл бұрын
Muqdisho yaaqshiid ban ku suganahy hoygi murtida iyo xikmadaha Somaliland Qalbiga idinka jeclahay waxa tihin Boqortoooyo wana idin jecelnahay hadii nahy dhalinyarada Xamar dhamanteeen nooso laabta inaga isla dhalanay isku jir ah isku luuqad ah walalo wa kuwii gacanta is qabsado waxa tihiin walaaalo nagu qaali ah❤💕✋Qofkastoo somalilander ah Choicekiisa Asaa leh xur ayuna u yahy Balse anigu ka dhalinyaro ahaan sidan jeclaan lahy ban kahadlay walaalo qaaliyahow💕✋Qamar suugani legend batahy bro
@salebannuur9484
@salebannuur9484 4 жыл бұрын
Wlo Horta Nabad Ka Dhaliya Konfur o Dawlad Adag Dhista Marka Laga Yaba Inaynu Wuxun Isku AF Garano Ka ShakhSi Ahan Reer MuqDiSho Wan Jeclhy MahadSanid AdnaH 🙏
@cabdimawel1932
@cabdimawel1932 4 жыл бұрын
Pro anaba waa idin jecel nahay alle qalbiyadeeena burcad haysu mariyo Waa ognhy in reer muqdisho yihiin soomali dadka ugu qalbiga wanagsan one love walky 🇸🇴🇸🇴😍😍👌
@abdirahmanmohamedwehlie5346
@abdirahmanmohamedwehlie5346 4 жыл бұрын
@@salebannuur9484 i.A bro wala kheyraa wana wada midoobi doonaa sida hargeysa cml wan noqon donaa❤✋Guuleyso
@abdirahmanmohamedwehlie5346
@abdirahmanmohamedwehlie5346 4 жыл бұрын
@@cabdimawel1932 guuleyso sxp
@maryamomaanka9157
@maryamomaanka9157 4 жыл бұрын
Thanks 🙏 qalbi waana waa udhalanay hadanahay reer xamar Abdirahman ❤️❤️❤️👈
@abdinazirshahmed
@abdinazirshahmed 4 жыл бұрын
Xidiga sanadka in lasiyo cida igu rcsan like
@maymuuncabdiraxiin5707
@maymuuncabdiraxiin5707 4 жыл бұрын
Suldaanka ayaaba ah xidiga
@essateddyofficialmusic
@essateddyofficialmusic 4 жыл бұрын
Abdinazir Shahmed sanadkan cidkale malaha
@cabdimawel1932
@cabdimawel1932 4 жыл бұрын
@@maymuuncabdiraxiin5707 suldaaan kulahaa ninkam waa abwaan mulaxamiiste fanaaan Fanaan la mid ahi hada inuu jiro ma aaminsani
@abwaangadhka903
@abwaangadhka903 4 жыл бұрын
@maymuun cabdi raxin suldanka adshegayso waa ninka laxamada siiya
@MukhtarHaroon-yx8qd
@MukhtarHaroon-yx8qd 2 ай бұрын
Qamarka weye nio nicbad haysane hana suldansane
@jaburiofficial343
@jaburiofficial343 4 жыл бұрын
2008 aniga ka baxay magaalada balad weyne una socdo Qansaca Gawaaney ayaan Xasuusta inan Wadada ku maray heestan Waa ii xasuus ii gooni ah Wlhi
@najaadhupi4619
@najaadhupi4619 4 жыл бұрын
Aniguna saaka Hargeisa ku sii socoda burco aan waa aan kasii baxay 3/8/2020 maalin isiniin ah 🤪🙏🤪♥️
@MuniirHaadi1
@MuniirHaadi1 4 жыл бұрын
Xusustii abdullahi yousuf hanuuniye . Mid kamida heesaha aan ugu jecelahay heesaha somalida 🎻. Mahadsanid Qamar
@zadambazhe218
@zadambazhe218 4 жыл бұрын
QamarKa Tu wTa faNaaN🎤🎤🎻
@abdiladifhassan6799
@abdiladifhassan6799 4 жыл бұрын
🤩🤩
@saadaqcusmaanmahad8341
@saadaqcusmaanmahad8341 3 жыл бұрын
Heesti xasuus gooni ayee ii leedahay❤👑 Macaanteyda meel walbo aad joogtid farxad ku waar❤
@jib-tubeproduction1849
@jib-tubeproduction1849 3 жыл бұрын
Curadow waad laheeshay heestan yaab from jabuuti 🇩🇯🇩🇯
@AbdirahmanDerajo
@AbdirahmanDerajo 4 жыл бұрын
Markii ugu horaysay ee aan Qamar bartay, sanadkii 2017 bilowgiisi ayuu heestan iyo qaar kaleba maalin noogu qaaday kaban. Si wcn buu u soo qaaday imikana.
@omars4629
@omars4629 4 жыл бұрын
Inta qof ee qaday wan soo eegay mrka laga imado hanuunye wlh Hibadisa iyo codkisa ayu la kashday Qamar wana azal runti♥️☝️
@barkhadka6341
@barkhadka6341 4 жыл бұрын
Qamarka Qamarka Libaxayga hore usuoco Ax yaa fanan😍👍
@mohamednurismail8339
@mohamednurismail8339 2 жыл бұрын
Hees & bar ❤ Qamar wu so dhaweeyay Erayada : Xaashi Yuusuf Warsame ( Shardi ) Laxanka : Abdalle Yuusuf Warsame ( Hanuuniye ) Waxa horay u qaaday: Hanuuniye ❤. Reer Ceelbuur ba heesta isugu tagay MU🩸
@abdinasiib5444
@abdinasiib5444 2 жыл бұрын
Ereyadii abwaan mustafa sheekh cilmi
@abdallaeid045
@abdallaeid045 Жыл бұрын
Caawa Waa Habiin Jimceeysan 10:36 habiinimo ayaan dhageeysanayaa Boqorka Codka Mucjisada Fanka Somalida Qamar Suugaani🔥🎤🎧 Iyo Weliba Xasuustii hobolkii Weeynaa Abdilaahi Yuusuf Hanuuniye Cimri Dheer Ebbe Ha Siiyee🤲
@somalisujuu2592
@somalisujuu2592 4 жыл бұрын
Waaa marki igu horeysay oo aan qamar sugani daawado walhi ManshaAllah. Cood kisa uu iga gadmay.. FROM KENYA MAGALADA GARISSA
@amiinbidixo3632
@amiinbidixo3632 4 жыл бұрын
Best song
@zackj2436
@zackj2436 3 жыл бұрын
@@amiinbidixo3632 ))
@shushuomar
@shushuomar 4 жыл бұрын
Subxanaka yaa Cadiim waa mucjiso codkani. Waad ku raaxeeysatay Qamaroow Allah noo kaa daayo walaalo❤🙏💝💝
@sadiiqabdi2609
@sadiiqabdi2609 Жыл бұрын
Saacadu waa 2:30habeenimo waxana idhamaday fasaxeygii ❤❤ heesahana waxey ka mid tahay heesha aan jeclahay cod dagan iyo kaban dagan iyo jawi qurux bdan iyo shimbir qurux bdn tarikhtuna tahay 10//2/2023 liveta hala dhaafin 👍
@mohamedhandule9742
@mohamedhandule9742 4 жыл бұрын
Fanaanka 2020 ugu shidan inu yahay inta ila aragtay like 👍
@bulxanlyrics362
@bulxanlyrics362 4 жыл бұрын
Qamar Suugaani hada uunbuu Fankii rasmiga ahaa soo cago dhigtay. Keep it up bro. 🙏🌹👀👃
@zamiamostaphe
@zamiamostaphe 4 жыл бұрын
Yaa sugayey heestan like dhac ku sii 😍
@dagan1122
@dagan1122 4 жыл бұрын
Aniga ppe maxad ka Qaba Taa
@mohamedwardi899
@mohamedwardi899 4 жыл бұрын
Iɴᴛɪɪ ǫᴀᴍᴀʀᴋᴀ Tᴀᴀɢᴇʀᴛᴀɴ ʟɪᴋᴇ ᴋᴀʀᴀʙᴀᴀ
@yonisducaale866
@yonisducaale866 4 жыл бұрын
Ilahayba runta Jecel Ninkan Cid la dhigi karta manta faanka Cusub Ma Jirto Wana hibada u dheer yahay dhalinta kale Somaliyeed ‘ Dhinaca laxanka iyo Jiibta Qamar Meel wacan bu ka Soo qabta Waxad Arkaysa inu faanka u leyahay Aqoon kale Sida u isku raciyo Faanka galbeedka iyo ka Somalida Dhinaca Jiibta heestan Wax u racinay Cod sare Oo ka dheer Kii hore e heesta Lakiinse Wax weyn kama badalayso hab raaci heestii e hore Qamar Waa hibo Cusub Oo u bahan inu daryeel dadnimad helo Iskana sarro balwada badane e ka Muuqta Muuqaalkiisa Shaqsiga ah !!
@juweriahashi4515
@juweriahashi4515 4 жыл бұрын
Mucjisada fanka Qamar sugaani 💯 wlhi qof kul mid ah ma hyoo
@ceebla82
@ceebla82 3 жыл бұрын
Heestaan qamar wuu kusoo baxayaa🎸❤❤❤❤
@wlaxwlaxofficial564
@wlaxwlaxofficial564 4 жыл бұрын
Soo dhacyeey qamarka fanka🙌waanu kuu taaganahey bro. Inta qamar taageerta like dhac igusiii👏
@cajabofficialll903
@cajabofficialll903 4 жыл бұрын
Boqorka fanka 2020 qamar sugani keep going like dhac ku sii🙏🙏
@sucaddahir8090
@sucaddahir8090 4 жыл бұрын
Ninka qamar ah xiddigihii geeska asaaba meel iska saarey shimicisaa shidan yaa ila qaba
@suhaibduco4496
@suhaibduco4496 3 жыл бұрын
Still 2021 iam watching QAMARKA
@superlula2674
@superlula2674 4 жыл бұрын
Thnks qamar suugani xasuustii adeer hanuuniye Allah daayo dhamantiin
@Ahmethapib
@Ahmethapib 4 жыл бұрын
Xasuusti Cabdalle Yuusuf Hanuuniye🎶
@munasircabdi9345
@munasircabdi9345 4 жыл бұрын
Haa socoto Qamar sugani wlhi kaliga iyo xidigaha geeska Ciidlad kaga tagtay
@guuleedmaxamed9310
@guuleedmaxamed9310 4 жыл бұрын
Walaahi sxb qamar u are cool director full resbect 100000 wag one boss (guuleed 😇😇
@abdiaziz8036
@abdiaziz8036 4 жыл бұрын
Markuu qaadayo #Cabdalla yusuf Hanuuniye wllhi Waad ooyaa waayo Sxb ayaan ku xasuustaa ila had jecel ma sameyn.... Qamar Waad fiicanyhy hor u soco LKn ereyad dareen u yeeel
@zacahmet844
@zacahmet844 4 жыл бұрын
heeysii awoowehey hanuuniye barteedii ayaad dhigtay qamar suugaani mahadsanid , alhamdllh faladagan iyo dayax -dalnuurshe hadeysan soo cusbooneysiin.
@samiirkahaaji864
@samiirkahaaji864 4 жыл бұрын
Hhhhh Alaska Feeraha qamar caadi ma ahan wlhi heesta aad buu usoo nooleeyayay
@zacahmet844
@zacahmet844 4 жыл бұрын
@@samiirkahaaji864 talent ayaad leedahay xisbi siyaasad furo
@samiirkahaaji864
@samiirkahaaji864 4 жыл бұрын
Abdirizak cuufe oola hubaa nin yahow
@samiirkahaaji864
@samiirkahaaji864 4 жыл бұрын
Abdirizak cuufe qalinjabinteyda 2021 February kasoo qeyb gal hee
@akram2219
@akram2219 4 жыл бұрын
Hadii aad xiisesid filimanta cusub fadlan soo boqo chanalkeyga😘
@daahirahmed7236
@daahirahmed7236 4 жыл бұрын
sonoleyaha fanka astaan tv shaqo wacan
@jibriiltoule2690
@jibriiltoule2690 4 жыл бұрын
Qamarku uu lugeeyey cidii ugu raacsan like zaar
@WaasanOfficial
@WaasanOfficial 4 жыл бұрын
Waaw waa Kaban dagan heer sare Astaan tv.
@abdiato21
@abdiato21 4 жыл бұрын
Qamar Sugani Heesihiisa Ma Dhageysto Badanaa Balse Lknsa Tan Waan Ku heystaa wlhi Shimbir🕊
@sugaaltechnologysolution9962
@sugaaltechnologysolution9962 4 жыл бұрын
Asc qamar sugani nin jira wlhi barterdii ayuu dhigay xusuus iyo Hanooniye allow kuu naxariiso
@baari4674
@baari4674 4 жыл бұрын
He is more activator than other singers
@rooblez9005
@rooblez9005 4 жыл бұрын
you mean the ...talentless.-clowns-I -cringe -every- time -they -sing-😂
@abdirahmankhalif3615
@abdirahmankhalif3615 4 жыл бұрын
Rooble z 😂 Clowns
@faysaljaaliyada3551
@faysaljaaliyada3551 4 жыл бұрын
Waa dhab
@faysaljaaliyada3551
@faysaljaaliyada3551 4 жыл бұрын
Qar suugaaani heesaha qaraamka waaa uu soo baxayaaa no more fulinle
@rooblez9005
@rooblez9005 4 жыл бұрын
@@abdirahmankhalif3615 Lol,that's-the-right-description...😂
@abdiahmed9054
@abdiahmed9054 4 жыл бұрын
Qamar fanaaniinta kale dhibcaha waad ka aruursatay nin maqaayadiisa shitay kal iyo laab waan ku wataa ✔✔
@zamzamabdikarin3745
@zamzamabdikarin3745 4 жыл бұрын
Waaaaaaw Qamar waad ka baxsatey wllo😘😘😘😘
@cumaryare6196
@cumaryare6196 4 жыл бұрын
Heello waa barnaamij loo riyaaqay thanks astaan
@cumaraxmed2679
@cumaraxmed2679 4 жыл бұрын
Dadka sida ano kale meel dher laga jiro like😢
@abdifatahmohamed865
@abdifatahmohamed865 4 жыл бұрын
QQMAR SUUGANI LEGEND STYLE KALE AYU LASO BAXAY KK
@mohamedhusseinkunciil3043
@mohamedhusseinkunciil3043 4 жыл бұрын
Heesta meeshedo dhigay masha allah Qamar suugani codka allah kuu daysto
@sharmarkeahmed2932
@sharmarkeahmed2932 4 жыл бұрын
Somaali ahaan hadii aan u hadlo qamar sugaani waa best fanan aan arko
@kynandrama4464
@kynandrama4464 4 жыл бұрын
Legend Qamar Suugaani keep going bro cumaamad ku tuur 🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️
@moh_luubaan
@moh_luubaan 4 жыл бұрын
Qamar Suuqani 😘 Qaraamka ku wcnyahyba Cod baa ku dhan I like❤ qaraamka so much Qalinle 😘 Dawa kalana loo waa
@maqdisbidhan1255
@maqdisbidhan1255 4 жыл бұрын
Legend Qamar Sugaani Fanka Udub Dhaxadkiisa weye fan noleyo wayo badan jir bowe
@abdulkadirshire5915
@abdulkadirshire5915 4 жыл бұрын
My brother number one from Minneapolis Minnesota Somaliweyn hanoolaato forever melkasta ey dadkeeyga somaliyed joogan nabad alaha ku yeelo sxb horey u soco
@XasanMaxamed-fc7hv
@XasanMaxamed-fc7hv Жыл бұрын
Mucjisada fanka maxamed cabdi cabdilahi qamar suugani nolow walal
@maxdar11
@maxdar11 4 жыл бұрын
Wllaahi waa hees dareen leh cajiib Cumar dhuulaha Casrigan Qamarka
@alisaladahmedomar4459
@alisaladahmedomar4459 4 жыл бұрын
Erayada iyo laxanka iyo musica legend Cabdalla yuusuf hanuuniye is 👌💯
@HALYEYMEDIA
@HALYEYMEDIA 4 жыл бұрын
Heesta Hanuuniye ayaa iskaleh
@maxdar11
@maxdar11 4 жыл бұрын
@@alisaladahmedomar4459 waan ogay wllo
@yahyejama4610
@yahyejama4610 4 жыл бұрын
ɦɛɛռҡɛ -աʊʊ ҡʊʄ ʐaɖʏ -ɦɛɛʐtɨɨ ċʊʍaʀ ɖɦʊʊʟɛ
@azuzburale9997
@azuzburale9997 4 жыл бұрын
Ma alllh
@mohazil4real898
@mohazil4real898 4 жыл бұрын
Barteedii buu dhigay wacadalle kal io laap qamarka fanka❤😍
@abwaansharmakegermany
@abwaansharmakegermany 4 жыл бұрын
Ninkan wllhi waa good talent fanaaniinta danbe cid gaadhaysaa ma jirto💞🙏🙏🙏
@Dangarad.01
@Dangarad.01 4 жыл бұрын
Xidiga la ohlin wayey qamarka hirgaly👒❤ waan ku wataa bro
@zanchoahmett4303
@zanchoahmett4303 4 жыл бұрын
Qamarka fankaH mashaL alaH xasuusihi apwan hanuniye
@Omer-EilmogeH27
@Omer-EilmogeH27 4 жыл бұрын
Qamar saguni legend
@moubarekmohamed3004
@moubarekmohamed3004 4 жыл бұрын
No comment!!🔥🔥🔥😍
@abdifatahomarofficial5692
@abdifatahomarofficial5692 4 жыл бұрын
Qamarka sanadka❤️
@ayaanitodaryeelkanafta3916
@ayaanitodaryeelkanafta3916 4 жыл бұрын
woow hore uso co qamar sugani
@Sheiq-padda
@Sheiq-padda 4 жыл бұрын
Qamar sugani nin wayn keep going zxp qali
@tacabbirxaaji
@tacabbirxaaji 4 жыл бұрын
Qamar suugaaniyoow Muuse iska ilaali baloodhada aragtidaa ka dhaxaysa adna waad iska dul hees heesaysa, Alle hakuu sahlo Sxb.
@masciranohamse9704
@masciranohamse9704 2 жыл бұрын
Qamar sugaani keep goninng wll
@meddy4167
@meddy4167 4 жыл бұрын
astan tv maad xustaan hesta fanankii weynaa ee lahaa hanuniye🤔🤔tuugo astan🤜🏼⚠️
@kingmogadishu3703
@kingmogadishu3703 4 жыл бұрын
Xasuusti Legend ❤️ Cabdalla Hanuuniye 😍 Amiirki Codka . Qamar Suugaani wu so dhaweeyay heesta inkasto Laxanki macaana yara badalay .
@ciisedaahir9647
@ciisedaahir9647 4 жыл бұрын
Aad iyo aad legend hanuuniye Wuwa so dhigay wey ka iloben iney dhaxan xasustii hanuniye lkn anagan ilobeyn inuu hesta asagu laha
@gacmoofficiall1383
@gacmoofficiall1383 4 жыл бұрын
Qamar suugaani keep going halkeda dhigteee
@khaalidahmed9176
@khaalidahmed9176 4 жыл бұрын
Fanaanka qarniga qamarsugaani hore usoco bro
@samiirlucky1849
@samiirlucky1849 4 жыл бұрын
Musiibadii fanka Qamar kabtaada nomagasho✊✅✅😉
@axmedmaxamed4630
@axmedmaxamed4630 4 жыл бұрын
Qamar suugaani magac maan la Aan maboxo sxp hore u soco
@zucadgeenyo1169
@zucadgeenyo1169 4 жыл бұрын
warqadan dabolani dusha swirka kaga yaal axsan heees qamar❤❤❤❤
@hznronaldo4872
@hznronaldo4872 4 жыл бұрын
Nice Song ⚡️
@huthadhowrzen4396
@huthadhowrzen4396 4 жыл бұрын
Wey😓heeS dareen leh wlhir Qamrkireh hirgly❣😧
@essateddyofficialmusic
@essateddyofficialmusic 4 жыл бұрын
Kabtaada lama gashan karo wlhi qamaraw best fanan 2019 ila 2020
@aqoonyahanjimalesuleiman6509
@aqoonyahanjimalesuleiman6509 4 жыл бұрын
Oh I like it the way he's beating kaban and also this style he's singing have not seen before for somali arts, this beautiful song belongs to Abdilahi hanuuniye, it was one of my favourite songs during 2005's.
@cabdullahicali6264
@cabdullahicali6264 4 жыл бұрын
Wow suugaani duni kale joogtaa waa tagtay xariif
@axmeddhereye957
@axmeddhereye957 4 жыл бұрын
Al Fanaaan Qamar suugaaniH♥️👏
@xoxo-yg6gb
@xoxo-yg6gb 2 жыл бұрын
Faysal muniir ayaa uga fiican heestan, Qamar suugaani.
@sagalhassanarab9995
@sagalhassanarab9995 4 жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰 waw Heesta adunka ugu jeclahy
@khadarmohamed6505
@khadarmohamed6505 4 жыл бұрын
Fantastic, you are great singer we love from Atlanta GA
@khadarabdilahimohamed2849
@khadarabdilahimohamed2849 4 жыл бұрын
Heesta waxaa u sheegaya ciyaalka yar yar ee fanka hadda baranaya waxa qaaday abdilahi hanuuniye
@xidigahargeysa297
@xidigahargeysa297 4 жыл бұрын
Hano sheegin de
@Hamzza2002
@Hamzza2002 4 жыл бұрын
Abdilahi maaha ee cabdalle Yusuf hanuuniye 👑
@khadarabdilahimohamed2849
@khadarabdilahimohamed2849 4 жыл бұрын
@@Hamzza2002 sxb eror baa iga galay
@cabdinaasirxiddig2338
@cabdinaasirxiddig2338 3 жыл бұрын
Astaan iyo Qamar❤️💯
@c.caziizbidixo8946
@c.caziizbidixo8946 4 жыл бұрын
Qamarka fanka ada leh 2020
@luckylovelife2666
@luckylovelife2666 4 жыл бұрын
Wow legend qamar
@aprilwest4777
@aprilwest4777 4 жыл бұрын
I love Qamar Suugaani!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
@mohamedfaisal6568
@mohamedfaisal6568 4 жыл бұрын
mo.wardi zxp keep going
@cadaala_filims
@cadaala_filims 4 жыл бұрын
Waxaan La yaabanahay waxa isku Soo Aadiyay heestii Original ka ahayd oo aan iyado qoraal ah soo galiyay hadda Iyo Qamar sugaani oo dib usoo qaaday Waqtigaa na wada kulmiyay Hoos ka daawo Asalkeeda oo Lyrics ah kzfaq.info/get/bejne/rLJdp6RmytWspXU.html
@adabduqadir4734
@adabduqadir4734 4 жыл бұрын
Qamar labo maha fanan fanaan Dhafay❤🙏
@ibrahim_Ali131
@ibrahim_Ali131 4 жыл бұрын
Heestan inkastuu sifiican ugu luqeeyey, haddan waxay ila tahay faysal muniir ayaa kaga cod wacnaa marku dib u qaaday. Anyway Qamar waan ku wataa.
@zaedaliyussuf2616
@zaedaliyussuf2616 4 жыл бұрын
Kana waa cuud Ta fayslna waa music Labada fanaan qamarba la laxan fican
@ibrahim_Ali131
@ibrahim_Ali131 4 жыл бұрын
@@zaedaliyussuf2616 Waa ogahay sxb inay kaban iyo piano kala yihiin, kadana qamar inta dambe deg dega ah ayuu ku roon yahay, inta hore wuu iska lifayaa
@dacardacar3530
@dacardacar3530 4 жыл бұрын
Belo ku dagtay Qamar waana waalaysaa Allow inan mayahay
@khaledhashi407
@khaledhashi407 4 жыл бұрын
Qamar alle haku siyadiyo haybada
@abdullahiyousufabdullahi8546
@abdullahiyousufabdullahi8546 4 жыл бұрын
Wa fanaan buuxa heesta wuu ku raaxesty fanaan iyo badh
@updaleosman8387
@updaleosman8387 9 ай бұрын
Time 23:00 :2023/10/19 *Hpppy life* waxaa nahey dhalainyaro 6 ilaa 5 aha waxaan jawi ku qadaneyna casimdii gorowe ahyd dhexdeeda waqti roobaadna ay tahy xusuuso zhpky mahad aazpro❤❤❤
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 2 жыл бұрын
Who still listening 2022 🤭
@erorofficial6754
@erorofficial6754 2 жыл бұрын
Qamar suugaani xaqiiqdii ninkaan duni kale waye🎸🎶
@salepanturtur2906
@salepanturtur2906 Жыл бұрын
Qamarka fan waa qamar iyo qaraami🔥🐐 goatka fanka
@yasiryareyy9368
@yasiryareyy9368 4 жыл бұрын
Keep going astaan tv
@mohametabdulkadir1597
@mohametabdulkadir1597 3 жыл бұрын
Ashqaraar Qamar 🎶🎻 Eebbe ha u naxariisto Abdulahi Yusuf Hanuuniye 🙏
@Mahadxidig-official
@Mahadxidig-official 2 жыл бұрын
Naxarista haaa hadadsa moodo inu dhintay hanuuniye muu dhiman wloo
@ahmad___2748
@ahmad___2748 Жыл бұрын
amiiin
@ahmedabdillahi25
@ahmedabdillahi25 4 жыл бұрын
Qamarka suugaanta legend❤️❤️❤️
@samiiircsbdi7565
@samiiircsbdi7565 2 жыл бұрын
2021dhamaad Lisa ayaan dhagaysnayaa anoo meel cidla ah iska fadhiya wlhi waan baxayba inan Anuj heesta qaadayo ayaan is moodayba Qqamar waa mucjiso wle
@ahmedyasiin7878
@ahmedyasiin7878 4 жыл бұрын
Legend hore u soco lipaax
@habaneofficial1208
@habaneofficial1208 4 жыл бұрын
mucjisada fanka mahamed abdi abdilahi ✔ (mahamed wardi ) 🔥🔥🔥❤
@Phexxma
@Phexxma 4 жыл бұрын
What you talking about? Heestan hanuunye iskalaha
@GorGor2023
@GorGor2023 4 жыл бұрын
@@Phexxma kkkk zxp magaca uu zheegay qamar zuugaani paa ladhahaaaa
@habaneofficial1208
@habaneofficial1208 4 жыл бұрын
@@GorGor2023 kkkkkk ninkan maxa ka qaldan kk
@GorGor2023
@GorGor2023 4 жыл бұрын
@@habaneofficial1208 Kkk zxp wax hupzo dheh
@habaneofficial1208
@habaneofficial1208 4 жыл бұрын
@@GorGor2023 kkkkkkk waxa maxa kasia😂😂😂 talaw ma kuwa coarantine ka lagu ilawayba😂😂😂
WIIL SOMALIYED OO 3-QOF OO GAALO AH QABRI LAGULA AASAY LONDON
27:39
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 13 М.
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 94 МЛН
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 80 МЛН
لااا! هذه البرتقالة مزعجة جدًا #قصير
00:15
One More Arabic
Рет қаралды 40 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #memes
00:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 13 МЛН
Jabuuti Oo Isaaq Lagu Xasuuqay Ganacsatadoodi Qaarna Xabsiga Lagu Guray
8:14
Qaaci Show | Khadar Keeyow | Astaan Tv | 2020
20:40
Astaan
Рет қаралды 1,1 МЛН
Khadra Saliimo - Heesta - Nabsigiyo Ayaankow - Astaan Music 2021
6:07
Astaan Music
Рет қаралды 1,4 МЛН
Heesta Geelaa markuu dararo iyo Cabdiweli Kingeero
8:18
Astaan
Рет қаралды 2,3 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 12 МЛН
XANFAR YARE KALGACAL DHINTAA WELI DHOWRAYA BARNAAMIJKA CIIDA IYO XULKA FANAANIINTA
10:19
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 94 МЛН