QIIMAHA IIBKA DHULKA XAAFADA MASALAHA HARGEISA

  Рет қаралды 29,239

HARGEISA VLOGS

HARGEISA VLOGS

Жыл бұрын

Пікірлер: 73
@abdirisakmohamoud1772
@abdirisakmohamoud1772 4 ай бұрын
I have been hargaysa bilan 6yes ago i love hoyga fanka 💕💕💕 i am from galmudug stete of somalia i 💕 somali Land 👍👍👍
@AbdiganiIdris
@AbdiganiIdris Ай бұрын
Thnx wllo we love galmudud to.
@abdirisakmohamoud1772
@abdirisakmohamoud1772 Ай бұрын
@@AbdiganiIdris thanks again duriyada 💕👍
@MahdiHagi
@MahdiHagi Жыл бұрын
Mashaallah..sh Mustafe ismail Haruun.. Xaafad Nidaamsan weeye
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 7 ай бұрын
Masha allllah reer somaliland nooolaaada oo barakoooba insha allllah❤
@user-si6of8tb2d
@user-si6of8tb2d 3 ай бұрын
Hargaysa masalaha ugu qurux badan
@user-ud6fs8ut7z
@user-ud6fs8ut7z 3 ай бұрын
Maashallah Allaah yibaarik Hargeysa my city ❤️❤️❤️👌👌👌💐💐💐🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷
@Abdulkga
@Abdulkga Жыл бұрын
Dhir badan oo qurux badan ayaa guryaha ku beeran, waana ilbaxnimo mudan in lagu daydo.
@umuakram5275
@umuakram5275 11 ай бұрын
Cawa kugu so biiry wllo Sida gacanta degan aad wax u duubaysid masha allah Thank ❤🎉
@user-jf1po3uz6w
@user-jf1po3uz6w Жыл бұрын
ماشاءالله يونس فارح شكرا جزاك الله خير
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Жыл бұрын
Markaan Imaadan Soo eegidona Hadii Alle yidhaahdo
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 Жыл бұрын
J love republiken of somaliland ❤❤❤
@rashidsheekeeye
@rashidsheekeeye 3 ай бұрын
Maasha Allah
@hassanismael4706
@hassanismael4706 Жыл бұрын
Jir oo Joog Allaha ku barakeeyo
@hyusuf2207
@hyusuf2207 Жыл бұрын
Masha Allah waad mahadsantahay ❤🎉
@hanaabdi9325
@hanaabdi9325 7 ай бұрын
Mashallah isallaha 😊
@Faadumo455
@Faadumo455 Жыл бұрын
Ilaahow nabada idin siyaadi
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 Жыл бұрын
Mashaa Allah
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Жыл бұрын
Masha Allah
@hanaabdi9325
@hanaabdi9325 Жыл бұрын
Ishallaha aad buu jecel yahay maslaha gableed
@ahmedmohamud9167
@ahmedmohamud9167 Жыл бұрын
Mashallah
@Cushitic
@Cushitic 3 ай бұрын
2016 ayaan dhul 80x80 ama 24x24 ninba siduu u yaqaano aan ka iinsaday xidhibaan Nacnac dhul u dhow 43 kun oo dollar ayaa layga siiyey. waxaan ku qiyaasaya maanta in ka badan ilaa 60 kun
@TheQueenshankaroon
@TheQueenshankaroon Жыл бұрын
Mashallah Somaliland Hargeysa
@amiircilmi2392
@amiircilmi2392 Жыл бұрын
Shiekh mustafe dartii ayaan doonayaa inaan hargeysa usoo dego i.a inigoo reer xamar ah
@AbdiganiIdris
@AbdiganiIdris Ай бұрын
Welcome wllo
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 8 ай бұрын
MASHA ALLLLAH HARGEYSA BADHAAADHE ILAAHOW XIFTI❤
@kadiredan798
@kadiredan798 11 ай бұрын
Guri iib ah oo jaban
@oosman5461
@oosman5461 Жыл бұрын
Saxiib Jagooyinka maqaaxida inanta iyo qiimahooda noo soo duub adoo mahadsan
@halimohasan4844
@halimohasan4844 9 ай бұрын
Xamar maxaa qaali kadhigay dhismihi kaliya ayaa kaaga baxeeyso. Xitaa sidaan oo kale laguuma dhisaayo.
@YaminaMe
@YaminaMe 4 күн бұрын
Xamar biyo iyo dhul aan dhagax aheen bey leydahay. Waana caasimadim Guriyaha Hargeisa laga dhiso gudaha wexey uu eegyahiin xafiis.
@abdullahidirirhersi2297
@abdullahidirirhersi2297 3 ай бұрын
Su'aal : sidee dhulka lagu qiimeeyaa, masala Masala ha dhulbaad tidhi waa sodon kun oo dollar ( 30,000) . Siduu Kumi dhulkaasi sodon kun oo dollar ? Bal ii jejebi sida uu Kumi qiimahaasi . Mahadsanid .
@hayadadam3312
@hayadadam3312 Жыл бұрын
Maasha Allah waan ka helay sida degan ee aad u duubtay iyo weliba deganaanta aad noogu sharaxda yaa salaam mahadsanid
@hargeisavlogs
@hargeisavlogs Жыл бұрын
Adigaa mudan wll
@faebalina7786
@faebalina7786 10 ай бұрын
i want to see 3D render of these areas and some ideas also beautiful houses and outside too much rocks and shrubs means no neighbourhood tax for communal areas
@calibaashe9703
@calibaashe9703 Жыл бұрын
Shikhar mustafe ilahow Jaar igaladhig
@rashiid187
@rashiid187 Жыл бұрын
Dhul.kaliya markuu yahay 30k gurigina imisuu noqonayaa waxay doonan Bay iska sheefayaan
@mjay1738
@mjay1738 Жыл бұрын
Yonis sxb xafada hodon hills ta qimayasheda wax ma ka ogtay ? Mahadsanid
@hargeisavlogs
@hargeisavlogs Жыл бұрын
Waan kuu soo ogaanayaa sxb
@mjay1738
@mjay1738 Жыл бұрын
@@hargeisavlogs thnks bro
@mohamedomar2367
@mohamedomar2367 Жыл бұрын
Walal horta wad mahadsan tahay laakinse area sheekh mustafe masajidkiisa by now waxa weeye ugu yaran 65000 ila 75000
@RidwanIsmail-dl5on
@RidwanIsmail-dl5on 3 ай бұрын
Ma jagada oo keliya ayaa intas ah mise Guriga dhismaha+jagada?
@ahmedmohamud9167
@ahmedmohamud9167 Жыл бұрын
Waxa aad noo soo duubtaa suuqii Waaheen halka uu imika marayo
@farhiyosharif8208
@farhiyosharif8208 Жыл бұрын
WAXA I CAJAB GALIYAY WADOYINKA JAYGA AH EE XAFADAHA DHEX MARAN WAXAY U BAHANYIN KALIYA HABAYN! MAYARKA MAGALADU WA IN UU HABEYA SHAQO BADAN UMA BAHNA!!
@HodanXassan-sw9tp
@HodanXassan-sw9tp Жыл бұрын
Asc. Dhinaca diyarad ka soo dub. Oo soo sheeg iibka. Intay. Marayso
@hargeisavlogs
@hargeisavlogs Жыл бұрын
Wuxuu marayaa 25K iyo wixii ka hooseeya meelahaas.
@mohamedaamiin2683
@mohamedaamiin2683 Жыл бұрын
55 KUN MAAN SADEX BALDH KU DHISTO INTAN BALDH MADHAN SISANAYAYO
@aminayusuf3826
@aminayusuf3826 Жыл бұрын
😂😂😂 walahay waanba yaabay yaa wax ku falaya waxaan imika , shankun haday kabadato, Kuma jiro, 20 juna waan dhisi, 25 kun meel aan biyo baadtoona Oolin waa baloidh yaro Afrikka ku yaale Kuma jiro anigu, 50 kun maan new York baloidh kaga iibsado
@mohamedaamiin2683
@mohamedaamiin2683 Жыл бұрын
@@aminayusuf3826 kkkk sidaa wye wll
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 9 ай бұрын
​@@aminayusuf3826 🤣🤣🤣🤣Nay York booska ku yaala hadi qabilkaago dhan la xarasho inad gooyn kareeyn 5m oo Ku yaala taas oo aay tahay hadad gaajo tahay dad aan gaajo ahan iya jira oo guryo sidaad argtayba uga dhistay dagana biyana lacgtaada iya ku haaysa naw York biyu wa iib marka kuwi afrika iyabad ka cabate inad kuwa naw York gooyneeyn iya cad
@nuuxmaxamed4724
@nuuxmaxamed4724 Жыл бұрын
Sawaxanka diyaaradaha miyaa lagu nacay Mise waa qaali
@hargeisavlogs
@hargeisavlogs Жыл бұрын
Waa meel aad loo jecel yahay taasaa qaali ka dhigtay
@aminayusuf3826
@aminayusuf3826 Жыл бұрын
Waad riyootaye runtu waa maxay???
@FarxiyaCarab-fh6mh
@FarxiyaCarab-fh6mh Жыл бұрын
Biyo la aan uma qalanto 10k
@claahicrashiid5322
@claahicrashiid5322 Жыл бұрын
De ma Haysa Horta 😂 Dadka Lacagta Haysta Ayaa loo shegaya
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 9 ай бұрын
​@@claahicrashiid5322 😁😁😁😁Qac iyad ka siisay
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 9 ай бұрын
Hargeysa soomalidii iibsan jirtey waa ka noqdeen
@sabirabdi2913
@sabirabdi2913 8 ай бұрын
Hargaisa lama iibsadee waa la dagaa
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 8 ай бұрын
@@sabirabdi2913 adeer waa magaalo somali oo dhami dooneysey weliba la years tameysey xamar, jigjiga, garoowe weliba kuwa garoowe iyo kan xamar ka jig jiga ka yimaadaa degayeen qurba joog hada wiixii eber muusa biixi baa sabaabay
@farhiyosharif8208
@farhiyosharif8208 Жыл бұрын
ACUUDU BILAAH TOLOY MAXA DADKA SOMALIYED U DIIDAY IN AY DOOG DHOLKA KU BEERAN GURYAHA HORTPDA IYO GOBAHA DADKU ISUGU YIMADO SIDA MASAJIDKAN???? ISHA KA BOODAYSA SIDAY DIRI IYO CIID UU TAHAY!
@xasanabdi3013
@xasanabdi3013 Жыл бұрын
Baloog oyo baloodh maxay ku kala duwan yihiin yoonisoow
@hargeisavlogs
@hargeisavlogs Жыл бұрын
Baloogu waxa ka kooban yahay 10 baloodh, baloodhka guri keliya ayaa ka dhismaya.
@daawo4234
@daawo4234 Жыл бұрын
It's 80 × 60 not 80 × 80
@hargeisavlogs
@hargeisavlogs Жыл бұрын
Wuu jiraa wll 80X80 malaha waanad maqal.
@Mohamed-un8tk
@Mohamed-un8tk 3 ай бұрын
@@hargeisavlogssxb xaafada batalaale hargeysa noosoo duub iyo qiimaha dhulka mahadsanid asc
@mussali3427
@mussali3427 Жыл бұрын
degmaday raacsantahay sheeg
@hargeisavlogs
@hargeisavlogs Жыл бұрын
Maxamuud Haybe.
@HodanXassan-sw9tp
@HodanXassan-sw9tp Жыл бұрын
Dhinac diyaraduna iibka dhulku maxa lagu iibiya
@HiboMaxamedAbiib
@HiboMaxamedAbiib 7 ай бұрын
Maahee waa axmad dhagax
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 9 ай бұрын
dowlada inay control garayso weye qiimaha dhulka iyo cuntada maxaa meel walaba waa qaali dhulka somaliland sababta sidas u kicinaysa wa dadka loo fasaxay intay doonan inay dhulka siiya qiimo inay dowlada goayso weyee weliba meeshan way jabantahay subaxan waalahay wadaamada kale africa ka jaban somaliland sidan arkay
@abdikadirwarsame3477
@abdikadirwarsame3477 Жыл бұрын
Ma baloodh baad ka hadleysay mise block
@hargeisavlogs
@hargeisavlogs Жыл бұрын
Baloodh hhhh
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 9 ай бұрын
meelaha wadada dadka kale ma jecel wayo baruurta guuxiiida ayaa dhiba xagan weiba siigo inoo dheer maxa wada ku jecel yihiin reer somaliland tolow
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 Жыл бұрын
Maansha Allah
Hargeisa ilaa wajaale vlog qurux badan @somaliland
18:51
AK Vlogs
Рет қаралды 26 М.
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 7 МЛН
New model rc bird unboxing and testing
00:10
Ruhul Shorts
Рет қаралды 24 МЛН
WAA IMISA QIIMAHA DHULKA MASALAHA HARGEISA AIRPORT DABADIISA
20:47
HARGEISA VLOGS
Рет қаралды 13 М.
My Life With Somali Lions - Wareysi Cali Warancade
13:41
Khadar Baashee
Рет қаралды 10 М.
SUUQA UGU QURUXDA BADAN #somaliland .
9:35
GOONLE VLOGS
Рет қаралды 20 М.
KIISKII BADDA OO MARXALAD CUSUB GALAY | DFS | CHINA
24:42
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 6 М.
MASALAHA AREA HARGEISA SOMALILAND 2024
10:50
The Somaliland Tourists - Samiya Hashi
Рет қаралды 12 М.
REHUBCO waxay hormuud ka tahay farsamada casriga ah ee Solar-ka
30:01
Xaafad casri ah oo laga dhisaayo Muqdisho.
18:15
Jimcaale Deals
Рет қаралды 69 М.
QIIMAHA IIBKA DHULKA XAAFADA HODAN HILLS HARGEISA
17:17
HARGEISA VLOGS
Рет қаралды 24 М.
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 7 МЛН