QISO JACAYLOO AAD UXANUUN BADAN BY SAGAL MUSTAFE XASAN

  Рет қаралды 312,398

Maal TV

Maal TV

6 жыл бұрын

★ ★ ★Maalchannel ᴴᴰ★ ★ ★
💕 💕 💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 ✔Maal Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily,Also You can Get,Music,Internaiment All Of The World.

Пікірлер: 216
@abdiyusuf223
@abdiyusuf223 5 жыл бұрын
Cabdi mataan cumar Xasan Ilaahay ha unaxariiste wuxuu ahaa adeerkay sheekaduna Waa run
@nasrenhazzn7664
@nasrenhazzn7664 5 жыл бұрын
abdi yusuf Ameeen wl
@ustaadbashiir8076
@ustaadbashiir8076 4 жыл бұрын
So sad!
@loyerabdala1796
@loyerabdala1796 4 жыл бұрын
amiin amin alle adeero haw naxariisto
@jameswilliam5247
@jameswilliam5247 4 жыл бұрын
Yeelkadaa adeer adeer baa na waalaye
@djkhaledvevoofficial4878
@djkhaledvevoofficial4878 5 жыл бұрын
inta ila dawanaysa 2019 like ii sara
@inantareerka1103
@inantareerka1103 5 жыл бұрын
My classmate Mahad, isaga iyo walaalkii Liibaan ba isku class banu ahayn waayo waayo iyo waayihii Qalax😘😘
@abdiyusuf223
@abdiyusuf223 5 жыл бұрын
Ninkan waxa layidhaa Mahad maxamed nuux waxay walaalo yihiin Liibaan Totti qisaduna Waa run Ninka Heesta iska lahaana Waa adeerkay abdi mataan aw cumar Xasan, qisaduna Waa qiso dhab ah
@queenmaryamabdullahiali9317
@queenmaryamabdullahiali9317 5 жыл бұрын
Yasinka
@jilaanikayd4946
@jilaanikayd4946 5 жыл бұрын
Fc UFO liban totti
@jawharzaki5969
@jawharzaki5969 6 жыл бұрын
heestan iyo qisadeedu waa cajiib wax runay ka hadlaysaa dhaxal gal weeye hestani😚😚😚😚😏
@abdifetahabubakar882
@abdifetahabubakar882 5 жыл бұрын
Walaahi codkiisu top 1 kuwa maanta fanaaniinta isku sheegaya wuu dhaamaa
@wafdi_alqa6986
@wafdi_alqa6986 5 жыл бұрын
Calaacal wax kuuma keene Aduuni Hawl kama dhamaato walee waa Run Illahow Unaxariso Umadaada 😭😭
@abdallemahmed4426
@abdallemahmed4426 6 жыл бұрын
war cilpkan wan ba ka dali wayey dawashadisa qisada erayada iyo luuqda ninkanba wa Asal
@roobleluka5766
@roobleluka5766 5 жыл бұрын
Wlhy codkiisa caadi mahaan mahad🔥
@mohabathinduztanmohabathin2021
@mohabathinduztanmohabathin2021 5 жыл бұрын
I like this man for his creativity and this journalist Sagal. I salute you all.
@ilyasdjamafarah2036
@ilyasdjamafarah2036 5 жыл бұрын
MashaAllah waa Asal walahi ninkan
@ahmedmussa5890
@ahmedmussa5890 6 жыл бұрын
Waa sxbkay mahad mansha allah
@fathiali4070
@fathiali4070 6 жыл бұрын
Anigu codkiisaan kuhaystaaba ala mxa fanan aan la ogayn jooga good voice
@haniapdirihman7770
@haniapdirihman7770 6 жыл бұрын
Fathi Ali hhhhhhh maad ka hezhy adina
@fathiali4070
@fathiali4070 6 жыл бұрын
Hani Apdirihman hhhh xagana ma jogtaa qosolkaagan grtee
@haniapdirihman7770
@haniapdirihman7770 6 жыл бұрын
Fathi Ali hhhhhh meel aad joogo mka mqnhyba horta
@maxameddeeq8353
@maxameddeeq8353 5 жыл бұрын
Haaa wlhi intahada jogto ninheestisu qiso ledahay majogo
@abdirizakyare4402
@abdirizakyare4402 4 жыл бұрын
Fathi Ali
@ubaxfanka5186
@ubaxfanka5186 4 жыл бұрын
M.a fanaanin badan wuu ka cod mcanyhy mahad 🥰🥰😍😍
@fatuuxawehliye5938
@fatuuxawehliye5938 6 жыл бұрын
Codkiisa xam xam waaye xaax masha Allah esh qiyaakas😍😍😍
@abdikaroroyalfamily5645
@abdikaroroyalfamily5645 6 жыл бұрын
Mahad waaa rageeedi madax sare anagu jaar ayaaanu ahayn waxaaan aqoon u Lee yahay mahad inuu yahay nin dadnimo leh qadarin leh markaa haybada at sheegays sgal Mustafe wa runteed Mhad salaaan sare nolow
@marwoayaan4769
@marwoayaan4769 6 жыл бұрын
markan halaqsadey haq idhiyo haleeshay halistii wadnaha oo halkay qoontan hayayee😭😭😭😭
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
Markaan halacsaday haq idhiyo ................
@fardusfardus413
@fardusfardus413 3 жыл бұрын
Waaw-mahad-cod-d dahibiya
@nagaquruxznn8285
@nagaquruxznn8285 6 жыл бұрын
Msh allah wilka wu cod mcnyhy illah haku dayo wll
@nuurabdi7
@nuurabdi7 5 жыл бұрын
Yaa salaam axsan soowt ika dheh waa heebad rabi siyay
@abdikarindhibis158
@abdikarindhibis158 5 жыл бұрын
Axsan cod Masha allaah Ilahey codkaga haku barakeyo
@QanaoSomalitvmn
@QanaoSomalitvmn 6 жыл бұрын
Mashalah cod macaan
@mubaarik66maxamad37
@mubaarik66maxamad37 6 жыл бұрын
woow waar waa cajiib codkiisa ayaabay jiib ah
@fathiali4070
@fathiali4070 6 жыл бұрын
Mubaarik66 Maxamad haa wlhi zhp anuu intaa uuqaadayo ayaaban ku cesh ceshanayaa cod macan
@omarmohamad3955
@omarmohamad3955 6 жыл бұрын
masha alah war ninkaani waaba eshcalaaa Sagal mustafe nasab
@abdikarindhibis158
@abdikarindhibis158 5 жыл бұрын
Strong voice wa codka dunida ugu qaalisan
@mudanah5078
@mudanah5078 5 жыл бұрын
Wooowo so badi qisasaka jacayalka e runta ah adku hayasti maalow
@abdifataax6026
@abdifataax6026 5 жыл бұрын
Waa Dadkii Hibada U Lahaa Fanka Alla Muxuu Qaar Badan Oo Fanaaniin Isku Sheega Ka Cod Macaan Yahay
@isxaaqbadri7046
@isxaaqbadri7046 6 жыл бұрын
ana jacayl sagal ku dhacay ban moodaayay ilayn jacayl ba la iga raacee wixii jacaylaba ama is jecel saw ma jecli wayo awllaad jacayl. dhalay ban ahaye
@sharmakeali5248
@sharmakeali5248 Жыл бұрын
Qisada heesta iyo erayadeedaba kama xiiso dhaco ilaa 2023 ban daawan Haleeshay halistii wadnaha
@hamzeebrohem8406
@hamzeebrohem8406 6 жыл бұрын
Wllhi Mahad codkiisa ayaan LA yaabay cajiibasanaa maalintiii intaan gaystay Ani iyo alle is og wllhi
@miirnamohamed2982
@miirnamohamed2982 6 жыл бұрын
Woooow
@qayzxaaji4803
@qayzxaaji4803 6 жыл бұрын
Jecyl dhpta waaa kazi ma hysto ax ax ax......😢😭😭😭😭
@hodanabdirahman8201
@hodanabdirahman8201 6 жыл бұрын
Wow
@mustafeofficial8986
@mustafeofficial8986 5 жыл бұрын
Mazha allH CodkudhaN 😍
@neehaalqaadiro1238
@neehaalqaadiro1238 5 жыл бұрын
Qiso iga dheh ✍
@hassanabdi1950
@hassanabdi1950 6 жыл бұрын
Www hees dheeh what historier
@srkniwalewale2803
@srkniwalewale2803 5 жыл бұрын
Wlhi Fananiin Badan Ayaad Ka Cod mcn Tahay waan Isaga Cesh ceshtaa
@jikadanora4023
@jikadanora4023 3 жыл бұрын
Asc walaal ilaahay haku barakeeyo waxaan kaa cosanayaa in aad iisheer gareeysonnnnnnn
@adenakfilms7707
@adenakfilms7707 4 жыл бұрын
Waa nin aad u cod macan sagal musdhaf noo keen mahad nuux
@legandismailabdiqaderjirde2673
@legandismailabdiqaderjirde2673 5 жыл бұрын
Aduun hawli kama dhamato 👌✌
@harguees
@harguees 5 жыл бұрын
Caruurtan auto tune wax ku laaqa haa laa dhagaysiyo. Qamaari, fananinta iski sheega USA jooga, europe, xidigaha geeska dhamaantood. Sicir barrarka fanka.
@keysemohamed4502
@keysemohamed4502 4 жыл бұрын
runtii mahad halkan ayaan ka salaamayaa waxaan kale oo bogaadinayaa sagal mustafe oo iyaduna isku howshay qisaskuna waa muhiim runtii in laga sheekeeyo loona nisbeeyo cida ay sida dhabta ah ugu dhacay inkastoo soomalidu maanta ay jecel yihiin in ay wax kasta laga dhacaan hadda meel ku gaadhi waynay marka aad baan idiin salaamayaa
@shuushuuqalbidareen8415
@shuushuuqalbidareen8415 5 жыл бұрын
Omg 🥇
@mohammetziyat508
@mohammetziyat508 5 жыл бұрын
Viva rer gabiiilay Hadad rer gabiiilay tahay like ta igu qabo
@bandhigechannel6951
@bandhigechannel6951 5 жыл бұрын
Hhh
@abdirashiidomar5843
@abdirashiidomar5843 5 жыл бұрын
Ahmet Abdallah asalkii
@mohammetziyat508
@mohammetziyat508 5 жыл бұрын
@@abdirashiidomar5843 dhaladkii
@nasroali6793
@nasroali6793 5 жыл бұрын
Aadi aad bankaheley ala cod mcn
@jamalabdirahman2896
@jamalabdirahman2896 5 жыл бұрын
Axyaaa fanaan waa loo dhashaa
@apdallademoneyes...4164
@apdallademoneyes...4164 3 жыл бұрын
Wow m.a❤️🙏🏻💖
@Khalid-Cilmi
@Khalid-Cilmi 5 жыл бұрын
wllee codpuu hyyaaa msha allh
@maliizadhadanbi94
@maliizadhadanbi94 5 жыл бұрын
Wow pro❤❤❤❤❤💞💋💓💕💋
@suugaanyahan2704
@suugaanyahan2704 3 жыл бұрын
Cabdi Mataan Cumar Xasan ..Ina Aw Cumar Faroole .. Maaha reer gabiley .. Waa reer Kalabaydh ..anaga ayaan qoys ahaan u naqaan reer kalabaydh ah .. Waxa uu dhintay qiyaastii 2006 kii Allaha u naxariisto .. Heestaa kaliya ayuu lahaa .. Waxa uu ahaa nin Jibriil Abokor ..reer dalal .. Reer qayaad ah .. waa daridii geele qayaad
@cabdiyare9895
@cabdiyare9895 5 жыл бұрын
waa ninka u codka ma caan dunida intaan arkay
@mohamedabdi498
@mohamedabdi498 6 жыл бұрын
Nice
@suldaanhajiabdilahi6255
@suldaanhajiabdilahi6255 5 жыл бұрын
Xaqiiqdii Heestan aadban ujeclady
@odaytv9417
@odaytv9417 5 жыл бұрын
👏👏👏👏👏😍😍😍😍
@siciidcige629
@siciidcige629 6 жыл бұрын
mahad waxaa isku kaaya danbeysay 2009 gabiley sln sare mahad
@alihassa2295
@alihassa2295 5 жыл бұрын
Anigu waxa isku kasta danbaysay 1999 waxanu isku class ahayn 1995 gabiley waligiiba waxa uu ahaa nin bulshaawiya
@illshooghzzara7926
@illshooghzzara7926 5 жыл бұрын
Good
@amirabdullahi4908
@amirabdullahi4908 4 жыл бұрын
Ani nio sagal mustafe wajigaas lacg badan laga baxshay
@axmedjaamac2995
@axmedjaamac2995 5 жыл бұрын
Niikaana waxaaa ladhaaaha mahaad maxmed nuux waaaqiiso dhaaaba aha waxaana kudhacadayzhpky cabdimatan waaana qiso dhabaah
@MBmubaarig
@MBmubaarig 3 жыл бұрын
walaalkaye ama walaashaye illahay darti igu soo booqda 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🤛
@kaareburburiye
@kaareburburiye 6 жыл бұрын
Isagaaba, Codfiican,, runtii
@yartasoomaliyed6783
@yartasoomaliyed6783 5 жыл бұрын
😍😍😍😍😍😍😍
@munirkh
@munirkh 6 жыл бұрын
Kkkkkkkkk. Codka bilaa musigaaa waa asal. Umaba baahnid music anaa ku ansixiyey duuduub.
@filsanaxmed2233
@filsanaxmed2233 4 жыл бұрын
Codka Wan hely allahu ku naxariso
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 5 жыл бұрын
NUUR EEBO markuu qaadayo ayuu soo dhoweeyay codka iyo laxanka Heesaha aan ugu jeclahay somalida
@ashoabdi6582
@ashoabdi6582 5 жыл бұрын
هو
@saedsudi
@saedsudi 6 жыл бұрын
Eezh calaa cod
@naxiranur7681
@naxiranur7681 5 жыл бұрын
Galin hore fanankii fananiinta eryadey ayaa tahay
@hamdabureeqa8440
@hamdabureeqa8440 6 жыл бұрын
Wooow cod cajiba iga dhe
@hipoyousuf7959
@hipoyousuf7959 6 жыл бұрын
Calacal wax kuma kene aduun howli kama dhamato wale tazan pen ahayn ya wayaha cishqigu haleleen
@AnsaarCarbeed
@AnsaarCarbeed 5 жыл бұрын
Calaacal mahan Huuno. Waxay sax Ku tahay qaafiyada midhaha heesta was(halaahal Wax kuuma keeno) Dadka oo dhan Ayaa u fahmay calaacal. Mahadsanid sister...
@kingibrahimadanfilmsvlogs5943
@kingibrahimadanfilmsvlogs5943 5 жыл бұрын
Aniga weeye ee hareertaada ila qabo
@qosoliyoxaraabo6680
@qosoliyoxaraabo6680 5 жыл бұрын
Hipo Yousuf ❤️
@mustafemaal9628
@mustafemaal9628 5 жыл бұрын
waankusalamay
@raabeelkhadar2015
@raabeelkhadar2015 5 жыл бұрын
Viva reer gabiley
@ahmedmadridizta2299
@ahmedmadridizta2299 6 жыл бұрын
Oppp ezhcla cod
@guuledyousof7826
@guuledyousof7826 5 жыл бұрын
Hestan aun waxaa hore u lahaa oo qaaday maxamed yuusuf
@legendruuzi612
@legendruuzi612 5 жыл бұрын
Sxb sax waaye guuleed. maxamed Yusuf aya lahaa 1970.. waqtigaas ayaa la qaaday ninkaan beentiis waaye
@fardusmahamoud7488
@fardusmahamoud7488 4 жыл бұрын
waaka jacylkii dhabta ahaa dadka sabnkan jogaw jcylka ciyaarta kadaaya 😥😥😥
@cafifoabdicafifoabdi5214
@cafifoabdicafifoabdi5214 5 жыл бұрын
sow xasan aadan maqaadin hestan
@sacdiyaluula4329
@sacdiyaluula4329 5 жыл бұрын
may wlo cabdi aw cumar
@mohamedadam8816
@mohamedadam8816 5 жыл бұрын
Heesta hada ayey dadku xoog u barteen lkn waxa cod aad u macan ku qaada AHUN NUUR EEBO
@fatumaabdiladif6481
@fatumaabdiladif6481 5 жыл бұрын
Wwwwwww waxaas ayaa cudkaa ah
@maxamedcali5572
@maxamedcali5572 5 жыл бұрын
Heeesta waa labadalay waxaa lahanjiray heestii lagasodheegtay soraan allah hawnaxariiste heestuna waxay kutimid sooraan oo aadd qamriga ucaba ayey hooyadii dhimatay wakhti danbe ayaa looshegay kadib heesta ayuu sameyey heestu sidan ayey ahayd Ilayn hooy kuma bigsiso hamigu warwar kama biiyo calacal waxkuma keeno aaduun hawli kama dhamato markan halacsaday haq idhiyo sidas ayey ahayd heestu intaan kaxasuusto
@cabdiqanianaa7039
@cabdiqanianaa7039 6 жыл бұрын
mahad gabiley viva
@hakimmostapha6266
@hakimmostapha6266 6 жыл бұрын
cabdiqani anaa hhhhhhhh youtube kana waa la isku arkayaa
@mukhtardayib5430
@mukhtardayib5430 3 жыл бұрын
Habaar saw ishaydu ma qabtoo Iyadu iimay horseedin Micnaha Ishaydu Marka Horeba iyadaa Aragtay naagtan oo jeclaaatay Ileen hadayna ishaydu ka hesheen naagta Kamaan gabadeenbe
@saafif1203
@saafif1203 6 жыл бұрын
aduun howlikama dhamato😢ilmadi wan ceshan wayey wlhi heestan wan dhageysn jiray lkn qisada saas uma ogeyn😢😢😢
@adanadan6884
@adanadan6884 6 жыл бұрын
Sophia Hashi wll heesta magaceeda
@saafif1203
@saafif1203 6 жыл бұрын
+Adan Adan sxb aduun howli kama dhamato aya la yiraa ku qor way kuso baxeysaa
@adanadan6884
@adanadan6884 6 жыл бұрын
Sophia Hashi mahdsanid wllo
@cabdaleyare5057
@cabdaleyare5057 5 жыл бұрын
@@adanadan6884 hodmane eebahay baa la yidhaa wllo
@raajfunny9435
@raajfunny9435 5 жыл бұрын
Gabadhii maGirsady mrka!
@MrLooyaan
@MrLooyaan 5 жыл бұрын
Waa Yaaab ... Heestaan Markaa Maqlay Waa Lixdameeyadii 196S Waxaana Qaadi Jiray Nin Lagu Magacaabo Cabdi Ow Cumar . Waxaa La Yaabanahay Dadkaan Maanta Sheeganaayo Heestaan , Xataa Shimaali Malaha , Shimaali 198S ayuu Qaaday ,Marka Wax Hala Hubsado.
@rachiisulub3892
@rachiisulub3892 5 жыл бұрын
cabdi aw cumar matan ayaa la dhaha isku mid weeeyi
@engabdukadir7899
@engabdukadir7899 5 жыл бұрын
Dadkii fanka logu tala galay wa kan
@cirashidmahdi6672
@cirashidmahdi6672 5 жыл бұрын
Naagtu sanyaraa
@abdullahiyare4699
@abdullahiyare4699 3 жыл бұрын
War ninkan u ekaa Walaalkay saaxiibkey Liibaan (Totti),waxaan is iri waa kii ka yaraa.
@sonkoryre7432
@sonkoryre7432 5 жыл бұрын
Rutee wxaan anegu ku haystaah codka nuux pofkee ila arkay lik hyla dhaafin
@iskoiska7500
@iskoiska7500 3 жыл бұрын
m.a
@sakiidirisofficialaadan6426
@sakiidirisofficialaadan6426 5 жыл бұрын
waantaa geeraa
@hamseharir5737
@hamseharir5737 5 жыл бұрын
Ninkan waxay walaal yihiin Dr abdifataxa maxamed nuux Iyo axmed nuur maxamed nuux old jigjiga yar
@mohamudahmedilmi7770
@mohamudahmedilmi7770 4 жыл бұрын
hamse hassan sxb ahmed nuur mohamed please fcbok giisa🙏
@husseinmohamed5651
@husseinmohamed5651 5 жыл бұрын
Qisadayda ma idinka shekeya kkk
@osmansaleh1872
@osmansaleh1872 3 жыл бұрын
Eesh calaa cod iyo erayo qaaliya
@fahiimamuusee6158
@fahiimamuusee6158 6 жыл бұрын
Walhi ninkani wàa nin fcn walhi
@hamsesmart8010
@hamsesmart8010 5 жыл бұрын
Oof ninku cod wacan nio ka helay runti
@Bn99757
@Bn99757 5 жыл бұрын
MATAN wuxu ahaa laacib xaga kubada
@adenakfilms7707
@adenakfilms7707 4 жыл бұрын
Sagal musdhaf nin waa in aad noo keento markasto
@amirhaji1567
@amirhaji1567 5 жыл бұрын
Heesta magaceed
@ibrahimabdi8919
@ibrahimabdi8919 5 жыл бұрын
Good night kuwii habeen dawnaya
@maxamedjaamaccolhaye8931
@maxamedjaamaccolhaye8931 5 жыл бұрын
afkaga. cano lagu qabay .mahad Ku wata wlhy
@iam_yaass
@iam_yaass 5 жыл бұрын
Somaliyey hesta ku hestaa magaceed hali sheego 😭
@Munasar_Warsame
@Munasar_Warsame 4 жыл бұрын
Hodmaney waa ebahaye
@Munasar_Warsame
@Munasar_Warsame 4 жыл бұрын
Nuur eebo ku heysay
@boqoradasomalilan6997
@boqoradasomalilan6997 6 жыл бұрын
Iidle yare heestan bajeeka dambe ayu qaaday wuku ciyaaray
@amiinaxmed6173
@amiinaxmed6173 3 жыл бұрын
Ala tani Afdheeraa Dhawr Cishaad iijartar kulahaa Afdhuuryo
@othmanfariid8203
@othmanfariid8203 5 жыл бұрын
idle yre qaday Dbcn
Fanaanka Codka Macaan Mahad Galin Hore Iyo Sanadka Cusub 2019
10:58
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,3 МЛН
PINK STEERING STEERING CAR
00:31
Levsob
Рет қаралды 22 МЛН
Пробую самое сладкое вещество во Вселенной
00:41
⬅️🤔➡️
00:31
Celine Dept
Рет қаралды 41 МЛН
YURUB GEENYO OO SUAAL WAYDIISAY EGLAN IYO HEESTII NIYADA KA DIYAAR GAROW 2018 HD
8:15
Hawraar Music Production
Рет қаралды 3,2 МЛН
ISMAIL DANNAN JALECO OFFICIAL VIDEO 2019
5:12
Waqal WStudío
Рет қаралды 13 МЛН
KHADRA CUMAR DHUULE IYO DALABKII YURUB GEENYO KALGACAYLKU WAA GOBE 2018 HD
5:47
Hawraar Music Production
Рет қаралды 3,5 МЛН
Jacaylkii Qabyoobey Nimcaaan Hilaac  New Year Xidigaha Show 2015 Live HD
5:47
Hawraar Music Production
Рет қаралды 4,6 МЛН
HODAN ABDIRAHMAN - NIYADA AN KA WADA JOOGNO OFFICIAL MUSIC VIDEO
6:08
Liibaan Jama
Рет қаралды 15 МЛН
BARNAAMIJKA SANADKA CUSUB EE XIDIGAHA GEESKA EGLAN SHOW IYO SAGAL MUSTAFE 2019 FULL
2:27:27
Ultra Meme Mashaa 😱😱😱 (Animation Meme) #memeanimation
0:10
Crazzy Toon
Рет қаралды 12 МЛН
Children deceived dad #comedy
0:19
yuzvikii_family
Рет қаралды 2,7 МЛН
Theekuchi Prank 🤣#shorts
0:16
Amayra ki Masti
Рет қаралды 45 МЛН
Собаке не повезло🥺 #freekino
0:25
FreeKino
Рет қаралды 5 МЛН