5 LUUQADAHA JACAYLKA | FAHANKA SIRTA HASAWAHA

  Рет қаралды 13,016

Salim Omer

Salim Omer

Жыл бұрын

Пікірлер: 42
@maxamadibraahim7406
@maxamadibraahim7406 Жыл бұрын
Ustaad m.a mawduuc qiimo badan weye ilaahey haka abaal mariyo cilmiga aad noo faaiideeysay wxna rajenaya ina arimahan muqalo badan noga so samezid🥰🥰
@abdishakurfarhan1563
@abdishakurfarhan1563 Жыл бұрын
Hablo wxn ka mid ahay dadka jcylka dhawaanshaha ama taabashada ku dareema wllayaal iiso dhawaada hal mar hala iwada dhunkado🥰
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 Жыл бұрын
Masha Alla👏👏Inta is jecel Allah isku sodhaweeyo 🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@mariaadanfarah6729
@mariaadanfarah6729 Жыл бұрын
Mahadsanid wlle
@naciimacabdilaahi8616
@naciimacabdilaahi8616 11 ай бұрын
Mash Allah Allah hakuu siyaadiyo Aqoonta
@naciimasaciid3886
@naciimasaciid3886 Жыл бұрын
Salim adigaba inaa ku jecladay daremaya 🥰
@user-uo2hb8uc7i
@user-uo2hb8uc7i 9 ай бұрын
😂
@aragtimedia8044
@aragtimedia8044 Жыл бұрын
mahadsanid ustd
@najaxabdi8578
@najaxabdi8578 Жыл бұрын
Ustaad💕
@lya5997
@lya5997 Жыл бұрын
Waad mahadsantahay walaal ❤
@hawayurubmohamed4460
@hawayurubmohamed4460 11 ай бұрын
Thank you teacher 🙏💯
@sumayabintuaxmedsumayabint7214
@sumayabintuaxmedsumayabint7214 10 ай бұрын
Anigu markan xanaqo wan kafogada qofkan xilika lalaha Mahadsanid ustad Salim Omer
@user-uo2hb8uc7i
@user-uo2hb8uc7i 9 ай бұрын
l love hadyad iyo hadalo wacan😊 that is it
@Barsanpodcast614
@Barsanpodcast614 5 ай бұрын
1.Word of affirmation 😶❤...yaa ila qaba?
@mohamedabdirizak8148
@mohamedabdirizak8148 Жыл бұрын
Zxp cilmigaan sidee ku baraty kasoo hadal
@sucaadcqadir
@sucaadcqadir Жыл бұрын
Ta 4 ayaan ahay❤️❤️❤️
@phadumaabadir8526
@phadumaabadir8526 11 ай бұрын
@SALIM OMER aniga erayada macan jecelka kuma dareemo lkn markaan xanaaqo qofka waan ka aamusaa sidee wax ujiraan iiso jawab please
@user-ed1ci9kw7q
@user-ed1ci9kw7q 8 ай бұрын
Masha allah dhalin yarada da,daadda ah tusbax kama ag dhawa😂
@sucaadmaxamuud5589
@sucaadmaxamuud5589 4 ай бұрын
Team gifts
@updobaasto-oh6km
@updobaasto-oh6km Жыл бұрын
Ooof teacher how is your day ❤🎉😅
@SalimOmer
@SalimOmer Жыл бұрын
It's 😊
@shujaac913
@shujaac913 Жыл бұрын
M.a mcln Salim omer maran maclinkagii lukhada English ibilabay Ex school kuufa mcln marna ma ilaabi dono amaalkaaga
@hadillaium
@hadillaium Жыл бұрын
Booga 5 love languages😂❤
@user-tu8du4fg9c
@user-tu8du4fg9c Жыл бұрын
Horay usoco mcln @salim omer
@Hajar24787
@Hajar24787 6 ай бұрын
1 luqad kabadn ma yelan karaa?
@fadumoladan
@fadumoladan Жыл бұрын
Ma dhici kartaa qofku inuu yeesho labo ka midda sifooyinkaan
@SalimOmer
@SalimOmer Жыл бұрын
Haaa inta bdn
@HabiiboHabiiboh-pn4eo
@HabiiboHabiiboh-pn4eo Жыл бұрын
Fadln Makaso hdli krta dreenka Self lose
@kivaahahuseyn2713
@kivaahahuseyn2713 11 ай бұрын
Oo shantaba qofka raba maxaa looo laqaaan😢
@cadekacade4116
@cadekacade4116 Жыл бұрын
Salim wll wxn isku arkay dabecad Sanadkan sida aan caadi u ahay unban Sanifaya Dadka Kuwa an wada shaqayno iyo cida guriga ila dagan xita gabadha an wada socono kama qabto tel ka 1 week ban sidas ahada o an amuska jeclada horayna iskuguma arag dabecadan sanadkan bas
@barwaakomohamet7571
@barwaakomohamet7571 Жыл бұрын
Hada soo qori rabay wlhi aniba beryahan izku arky wx zababayna ma aqaani heer xtaa dadka inay ila hadlaan aan ka diiqadoodo 😢
@-xh3vs
@-xh3vs Жыл бұрын
Me too
@AyaanMaxmed-nv9ld
@AyaanMaxmed-nv9ld 8 ай бұрын
Waxan ahy murwo ninkygu mrkuu wax iga geyanzado hdlka ayuu iga jartah mudo asubc ah ayu iga amunzanada xitah hdii uu khldkaas dhankiiza uu ka yimi runtii wan ku daly khldkiisan ima usan qirtoh waxan ka daremah mar wlp isla wayani maramarka qara waxan jirin wuu igu qabzada runtii anigo nolzha wax wlp ugu samarayah ugu dulqadanayah xumantiis wanga ugu bedelyah waxan is dhaha mar un ayuu ku fhamii blse malinab malintah ka danpeyzah wu kasii darii anigun wan isku buqaya waxan sameyo wan garan la,ahy mclin maxad ugul talin adigo raliyh?
@A.B0ss
@A.B0ss 5 ай бұрын
Wll wee jiraan dadka nocaas ah waxa la dhaha Narcissists youtube ku qor (Covert narcissist ) afsomali asigo ah waa heleysaa qaladkoda ma qirtan , aamusnanta ama (Silent Treatment) caan ayee ku yahiin . Allah Macak Wlshy👊🏾
@sumeya7730
@sumeya7730 Жыл бұрын
But sorry when I analysis myself I saw l am not part of 5 😪😪
@salmaabdullhiyarrow
@salmaabdullhiyarrow Жыл бұрын
Dhawashaha ayan ku darema jeclka hadalaka iskuma ficnin
@nasraahmed9791
@nasraahmed9791 Жыл бұрын
Anigu waxaba waan ku dareemaa inaadeer ee maxaa xal ah?
@abdishakurfarhan1563
@abdishakurfarhan1563 Жыл бұрын
Kacsi baa ku haaya qalbiga kaa gaadhay😂😂😂
@aaminacarab9181
@aaminacarab9181 Жыл бұрын
Kawrn qofka labo wajile ah ku mujinaya jacel afka un ah
@abdirahmanabdirashid9210
@abdirahmanabdirashid9210 Жыл бұрын
Waaa sifo xun abayo waqti ha iskaga lumin kaas
@hadillaium
@hadillaium Жыл бұрын
😂😂 fataal wye kaas
@samsamadan9845
@samsamadan9845 Жыл бұрын
First🫡 support 😊
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,6 МЛН
RAALIGALINTA BEENTA AH | SIDEE LAGU GARTA | SALIM OMER
14:37
Salim Omer
Рет қаралды 13 М.
Sirta Xakameenta Nafta | Self Control Secret
14:35
Salim Omer
Рет қаралды 47 М.
#xakamee__naftaada  sidee laakisa???
7:15
Ahmed koffi 009
Рет қаралды 1,6 М.
Adigoo wanaagsan sababta laguu xumeeyo - ADIGU ISU NOQO
27:58
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 50 М.
30 SUALOOD KU BARO QOF NOCEE AH BA TAHAY? | PSYCHOLOGY
12:37
Salim Omer
Рет қаралды 16 М.