qofka kaa fekeraya see ku ogaan kartaa???

  Рет қаралды 4,769

Caaliya Shuceyb  Channel

Caaliya Shuceyb Channel

11 ай бұрын

#qofka#kaafekeraya#seekugaran#

Пікірлер: 43
@aminaahmed8028
@aminaahmed8028 11 ай бұрын
Maasha allah cilmiga waa cajib been kumaadan sheegin hadalkas waxaan aniga oo yar guur ku heshiinay wiil guurki markaan is leenahay waa waqtiga aad is guursan laheeyden ayaan isku dhacnay kadib isku dhacii gaab ayaa nasoo kala dhex galay kadib anaga oo isku soo noqonay ayuu dhintay gaari ayaa la godoomay kadib nin baan iska guur sadey mar ale markaan cunuga ugu horeeyay uurkisa qaaday waxaa igu bilaawday inuu riyo joogtaa igu yimaado uu idhaho aniga ma dhiman waan noolahay waana ku guursana guri qurux badan ayuu itusinaa u ileeyahay gurigaas adigan kugula aqal galaa iguma suulin ilaa uu igu soo noq noqdo riyadisa isagoo farxad ka muuqato mararka qaar markaan murugsanahay xataa wuu ii imaan jirey marka aad ayaan unixi jirey ilaa aan culumo weey diiyey arinkas markas ayeey idheheen sadaqo ubixi sidii ayaan sadaqo ugu bilaawey alxamdulilah maan arag sidii sadaqada aan ugu bilaawey ❤❤shukran xabiibti sida aan kaaga faaidey ❤
@caaliyashuceybchannel
@caaliyashuceybchannel 11 ай бұрын
Ilaahey naxariistiisa jano hasiiyo qaali dunida waa noocaas kala geyso waaye qofwaliba oo riyo kugu dhaho madhiman waxuu joogaa maqaamka shahiidka waana shahiid sidad sheegtay
@ahmedabdulkadirsharif6504
@ahmedabdulkadirsharif6504 15 күн бұрын
MOWDUUCAAN MAR HORE AYAAN KAA SUGEYNAY IN AAD KA HADASHID.. MAHADSANID..CAALIYA
@safyiaabdille4810
@safyiaabdille4810 10 ай бұрын
Mansha Allah Allah ku xifdiyo
@mohammedupdykhadir3124
@mohammedupdykhadir3124 11 ай бұрын
Masha allah keep going wllhi muqalkaga like ta madhafo❤❤❤
@caaliyashuceybchannel
@caaliyashuceybchannel 11 ай бұрын
Jazaakallah qeer dhiirigelintaada ❤❤❤
@user-gy9oq1ey4n
@user-gy9oq1ey4n 4 ай бұрын
Masha allah mamo kuleyso Ilahey haku xifdiyo
@khadraomer1567
@khadraomer1567 11 ай бұрын
Asc habo mcn wan ku saalmay Alle haku xafido if iyo aakhiroba walahi wax badan ban ka bartay oon noloshayda ku badelay wan ku jecelahay habo mar walba waxan soo booqdaa KZfaq kaaga is aan u heli video cusub mahadsanid habo mcn
@caaliyashuceybchannel
@caaliyashuceybchannel 11 ай бұрын
Wcs habo waa iisharaf qoraalkaaga ilaahey haku jeclaado ❤️
@hassannoorali2586
@hassannoorali2586 11 ай бұрын
M.a🎉❤ mahadsanid
@aminaahmed8028
@aminaahmed8028 11 ай бұрын
Subxaanalah ilaaheyow adigaa nasahan
@Ahaan07518
@Ahaan07518 2 ай бұрын
Mahdsanid walshy 😢 figir iwarershay xita waxa isawirmo waxyabihi na dhexmary wanjeclaan laha Ina lakulmo maliin 😊
@GbGbb-ph1lz
@GbGbb-ph1lz 2 ай бұрын
Aniga mar walbo ka ducaysto inu ilahay qalbigayga katiro kama tirmo astaqfarta badiyey saan uilobo maba ilobayo second riyo igu wareeriyey xata waxa ku riyoda marwalba isago gurigena jooga anago meherkrna dhacay Abihiis hooyadis hoyaday ehelkayga lkn Usan aroska dhicin wali ninkasna majecli hada oo marwalba inan iloba ku ducaysta yaab
@MaaidoMaido-zn9ly
@MaaidoMaido-zn9ly Ай бұрын
Keep going momo❤😊
@aminaahmed8028
@aminaahmed8028 11 ай бұрын
Laakin waa arin cajiib ah oo ilaa hada iga daadegin ruuxda ayaa tawaasul ka dhexeeya ma fahmin arinkas qof dhintay iyo qof nool baa ruuxooda calaaqa ka dhexeeyn kartaa daarul dunya wa daarul aaqiro
@caaliyashuceybchannel
@caaliyashuceybchannel 11 ай бұрын
Adiga ka fekeraya riyadana waxad niyada ku heyso mararka qaar ayaad ku riyootaa ama qofka dhintay uu xirir idinka dhexeyay hanoqdo ehel ama asxaab marwuu kuu digi marna isaga duco Raba marna waad kurbon bisharu kuu shegi
@somayosiman7743
@somayosiman7743 11 ай бұрын
Marr bdan anarkay warunta👍
@Ahaan07518
@Ahaan07518 2 ай бұрын
Malagu shegay in laga figirayy 😢 aniga Hada dhibkas iheesta
@safyiaabdille4810
@safyiaabdille4810 10 ай бұрын
Asc Abayo waan firsada. Porgarmadad. Waan jecelahay inan firsado Magaca. caliyo sow maha abayo’❤. Abayo. dadka aad umalayanaysid inuu. Ehelyahay ama saxiib umalaynaysid. Had an ku Iliidaya. See loola dhaqama abayo isoo jawaab ❤l
@No_face421
@No_face421 15 күн бұрын
Wa igusodhaca qofkaas wa qofaan jeclaa runti daacad u aha blse khalad igafahmay waxba mafiirsan inaflagadeyay runti waxan wangsanen igutilmaamay inkasto ilaahay qllbigayga jacaylki badna iga khafifiyay salatu layl ban tukada alx ana wan nacay ereyadu igudhahay qalafsan xun anan uqalmin ayan unacay isaga xidhidhka jaray asago idulmiyay runt dacad ban ujecla blse waxan kudhahay ilaahayban kugurebay nmbrkisa wa delete gareyay status yadakle uleyhy madawado wan kadhaca sawirdisi wan saray runti ragodhan ban kadortay ad ban ujecla isagana isidokle blse ma aqan w igu gafay mudo 11 sanan isnaqana 2 wadan kalafogna wn kukala nolnahay 2 sanan xidhidh lahayn runti blse hada mudo dhwr bil wankala maqanahay waxan kudhahay goankaga wnkugutixgalinaya blse wad igu gaftay ilaahayna wankugurebay wano ilaahay hortisa mrwlba maskaxda w igagasodhaca blse waxan dhaha ilahayow adan kugurebay ruxas wxn sodhigo wu dawada anana farxad ban mujiya ano qurux badan lamida inan helay ruuxkale okle o an karestay mujiya runtise w idhawacay blse alle kurebay
@user-ty5uw2ph7t
@user-ty5uw2ph7t 4 ай бұрын
❤ 😊
@karaamakaarama92
@karaamakaarama92 11 ай бұрын
Arimaahs oo kale waxey dhacda qofka marku qof jacel yahey marka mala dhihi kara jacelkaba waxa sabb u ahaa ka fakirida qofkas uu ka fakirayey ka dib jacel dhankaga ah isku badalo 😢
@caaliyashuceybchannel
@caaliyashuceybchannel 11 ай бұрын
Dhinaca jaceylka qof waliba oo jeceshahay hubaal fariintaas wey gaareysaa
@deeqomaxamedcabdi5187
@deeqomaxamedcabdi5187 2 ай бұрын
Habo waxaan arkay nin ayaan kala tagnay anakoo is jecel sikadisa kadibna waan iska joogay ninkale ayan guursady marka saan u joogo waxaan arkaa wiilkii uu igu soo dhoco nolashii sey ehed iyo asagi hadaladiisi ayan arkaa dhoow mar ayaan arkay asagoo sikadisa iigu soo dhacaayo hada asiga miyaa iga fikirooyo
@SaabiriinMaxamed-p4j
@SaabiriinMaxamed-p4j Күн бұрын
Nin an kala tagnay wan ku riydoda qalbiga naha kama baxo maxan sameyaa 😢
@AyaanIbraahim-cw9mc
@AyaanIbraahim-cw9mc 11 ай бұрын
Caliya xage kalso xidhii dhaa talo ayn kuwadina khayr alle hakusiiyo wa iska aamusa cidna kala tashan waayo waxad barty cilmi marka ind iga cawsa rajaynaa wll iso jawab❤❤❤❤❤❤
@sahrosahroyasuuf1264
@sahrosahroyasuuf1264 11 ай бұрын
Wllhi run ayaan u arkay lkn qofkaas aniga lama hadli karo sidee ayaan ku fahamsiiya isoo sheeg walaal ❤❤❤
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 11 ай бұрын
Arintaasi waa jirtaa lkn anigu waxaan arkey qof markuu maskaxdad ku sodhoco kule soo hadlaya koley waan la yabey anigu arinkaas,mahadsanid 💯👏
@caaliyashuceybchannel
@caaliyashuceybchannel 11 ай бұрын
Adaa mudan maama soo dhawoow ❤
@user-jv4bt3bl2b
@user-jv4bt3bl2b 2 ай бұрын
😢😢😊
@IfraahCabdi-yg3zx
@IfraahCabdi-yg3zx Ай бұрын
Been mahn wllhi wan arkay lkn xarirka asa jaray soiga fikira marka wllyaal isheeg
@RoosCqaadir
@RoosCqaadir 11 күн бұрын
😂😂😂 anu wll ma aminsani waxaana marwalba wey jirtaa lakiin riyada wey yarthy fikirkaa badan lakiin ani ma aminsani waxaad kahdleyso ee wax kale iisheeg
@AbdiAziiz-my6kq
@AbdiAziiz-my6kq 21 күн бұрын
Waxba kama jiraan
@user-qy3xd3cz6e
@user-qy3xd3cz6e 9 ай бұрын
Aad baad umahadsantahay arinkaan waa arin muhiimad gaara iisamaynaya Balse arinka kaliya een waayay qof iisharaxa waxaa weeeye qof aaan markii is naqaanay oonan jeclayn ayaan waqtiyadan danbe waxaan is arkay anoo saaid uga fekeraya balse isma dhoho iyadna waykaa fekertaa oo waxan aminsanahay inay inecebtahay
@caaliyashuceybchannel
@caaliyashuceybchannel 9 ай бұрын
Walaal qofka marwaliba qalbigaaga kusoo dhaca waxay ubadan tahay inuu asagana kaa fakarayo xataa hadaad aaminsan tahay qofkaas inuu ku neceb yahay. Fidiyow markale asoo faahfaahsan kasameyn insha Allah
@fadumocadiraxman5558
@fadumocadiraxman5558 11 ай бұрын
Asc habo macaan Illahay ajar hakaa sidyo wllhi wxad modaa in aad aniga leygu talagalay video gan shukaan habo
@caaliyashuceybchannel
@caaliyashuceybchannel 11 ай бұрын
Wcs xabiibti waa ii sharaf inuu ku anfacay ilaahey haidin xafido ❤️
@fadumoabdi7761
@fadumoabdi7761 11 ай бұрын
Asc caliya titok ku so guudbi wanga wado ❤
@caaliyashuceybchannel
@caaliyashuceybchannel 11 ай бұрын
Wcs faadumo tiktok waa joogaa ❤❤❤
@osmansidowabdulle9220
@osmansidowabdulle9220 11 ай бұрын
Sidee ku garankara qaf kaa maseraya ku neceb inuu qalbiga kugu haayo
@caaliyashuceybchannel
@caaliyashuceybchannel 11 ай бұрын
Waa ku jiraa kanalka insha Allah markale asoo ad ufaahfaahsan waan soo tebin
@fadumomo
@fadumomo 11 ай бұрын
Qof 10 sano kahor aad ilowday hadii dhowr iyo 10 sano kadib uusan qalbigaaga kabaxayn kawaran abaaye qof aa jeclaatayna maaha waa qof aad diiday markii horeba kadibna iska ilowday maxaa soo celin kara
@caaliyashuceybchannel
@caaliyashuceybchannel 11 ай бұрын
Jaceylka qof ayu ku horeya qofna wuu ku dambeya mararka qaar waxii tagay dibaan ueegnaa fekerkena iyo aragtidena oo isbadala darted su,aashaada qaali waa mowduuc qoto dheer insha Allah waan kasoo hadli
tilmaamaha qofka qalbiga kugu haayo ee kaa fekeraya!!!
13:42
Caaliya Shuceyb Channel
Рет қаралды 6 М.
sidee qof aad jeceshahay kusoo jiidan kartaa???
9:56
Caaliya Shuceyb Channel
Рет қаралды 714
Жайдарман | Туған күн 2024 | Алматы
2:22:55
Jaidarman OFFICIAL / JCI
Рет қаралды 1,7 МЛН
Русалка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 3,2 МЛН
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 9 МЛН
sidee loola dhaqmaa qof ku ignore gareeya???
13:36
Caaliya Shuceyb Channel
Рет қаралды 14 М.
11 Si’ Aad Ku Ogaan Kartid inu Ku Jecelyahay
11:25
Shaahid Beesaani
Рет қаралды 50 М.
7 Shay Oo Ay Tahay Inanad Qofna Lawadaagin || @Xogtamaalmaha
6:22
Xogta Maalmaha
Рет қаралды 1,5 М.
KUUMA QALMO QOFKA LEH 7 CAADO 😱👈
17:57
Lajecley Cawil
Рет қаралды 2 М.
Wiilka Ku So EEGAAYO Maxey Tilmaameysaa ? || 6.Qodob Ka OGOW ||
6:52
AbdiRahiim Ali
Рет қаралды 36 М.
Dhibaatooyinka jacaylka midkee u nugul ragga iyo haweenka?
1:32:06
MM Somali TV
Рет қаралды 134 М.
calaamadaha qofka ku jecel ee ku ignore gareeya iyo sababta!!!
13:09
Caaliya Shuceyb Channel
Рет қаралды 2,4 М.
Жайдарман | Туған күн 2024 | Алматы
2:22:55
Jaidarman OFFICIAL / JCI
Рет қаралды 1,7 МЛН