tilmaamaha qofka qalbiga kugu haayo ee kaa fekeraya!!!

  Рет қаралды 6,309

Caaliya Shuceyb  Channel

Caaliya Shuceyb Channel

9 ай бұрын

#qofkaqalbigakuguhayo#qofkakaafekerayo#sideeloogartaa#

Пікірлер: 31
@aminaahmed8028
@aminaahmed8028 9 ай бұрын
Qalbiga ilaahey ayaa maamulo ilaahey waxaan weeydiisanay maamul qayra
@mulkimuhammed9385
@mulkimuhammed9385 Ай бұрын
Salallahu caleyhi wasallam ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@xalimosacdiyo-jn8vk
@xalimosacdiyo-jn8vk Ай бұрын
Masha allaah ❤❤❤
@-farhia
@-farhia 9 ай бұрын
Wlhi bilhi tolhi waa arkey Qofka baa ka fikiraya Isla Marka asgana wuu iga fikirin Qof ban is leyahy wac asagiiba farin iso diraya ama iso wacaya so wasax waxad shegtey maamo really waye
@aminaahmed8028
@aminaahmed8028 9 ай бұрын
Ilaahey fikirkeena haka dhigo aragtida rabi iyo janada
@caaliyashuceybchannel
@caaliyashuceybchannel 9 ай бұрын
Aamiin yaarabi
@user-lo7bw2hz4g
@user-lo7bw2hz4g 3 ай бұрын
Masha Allah ❤
@user-pj3eg7gl8d
@user-pj3eg7gl8d 5 ай бұрын
Maasha Allaah wallaahi waa run waasi ookale waan isku arkaa❤
@user-ty5uw2ph7t
@user-ty5uw2ph7t 4 ай бұрын
maasha allaah
@MaxamedAbdukdir
@MaxamedAbdukdir 9 ай бұрын
Masha Allah ❤ is life 🙏 ❤️
@YaxyeMuxumed-jd8rc
@YaxyeMuxumed-jd8rc 9 ай бұрын
Maasha allaah Gabadh qalbi fiican hambalyo wll
@suhamohamed8329
@suhamohamed8329 Ай бұрын
Alle Haku amaansado maamo❤
@user-fe3ho7kr7h
@user-fe3ho7kr7h 2 ай бұрын
Benta mahn wlhi taas xabibti
@IfraahCabdi-yg3zx
@IfraahCabdi-yg3zx Ай бұрын
Habo inakulahad raba
@user-pv7pm3un2p
@user-pv7pm3un2p 5 ай бұрын
Jazaakallaah
@aminaahmed8028
@aminaahmed8028 9 ай бұрын
Walaahi caaliya qofka aad qalad ka gashay ee wanaaga idinka dhexeeyay waa inaad cafis weeydisataa liana xaqa bini aadamka waa leeyska ilaa liyaa
@caaliyashuceybchannel
@caaliyashuceybchannel 9 ай бұрын
Haa abaayo ilaahey xaq bani,aadam mana geliyo
@nouramohmed8571
@nouramohmed8571 Ай бұрын
asc sharfey ka waran markaad ka fekerayso qof aad waada sheekesan jirte wixii idn so dhaax maray kuli aad xasusanyso xiliyada aad kaliga tahaya
@IqraAhmed-h5i
@IqraAhmed-h5i 17 күн бұрын
Asagana qpfkaas woo kaa fikiraa
@asmadaoudelmi9158
@asmadaoudelmi9158 9 ай бұрын
Habo qalii marwalba wahan dareyma walwal iyo murugo iyo fikir badan ma ogi sababta thanks habo qali Allah haka abal mariyo wad mahadsanid 🥰😊
@caaliyashuceybchannel
@caaliyashuceybchannel 9 ай бұрын
Ilaahey Haku caafiyo habo aqri ducada aan ku furo cajaladaheyga iyo saliga nabiga c.s.w
@asmadaoudelmi9158
@asmadaoudelmi9158 9 ай бұрын
Hye Ameen 🤲 shukran habo qli 🥰
@aminaahmed8028
@aminaahmed8028 9 ай бұрын
Asc xabiibti waa kusalaamay qofka kaa fikirayo waxay ila tahay koleey waa dad quluubtooda isku tacluqda sida xataa ilmahaaga oo meel dheer kaa jiro marka ilaahey awoodisa waaye aniga barnaamijkaaga marka aan dhageysto waxaan tamaniyaa gabar aan saaxibo aheeyn oo aan aad isku jecleeyn maa xataa riyada kugu timaado laakin xabiibti caaliya aniga gabdhas qalbiga ayaan ku haaya mana arkee seey wax ujiraan mindhaa aniga ayaa jecel walaahi isku iskool ayaan aheeyn bal waa sugaa inaan riyada ku arko kkkķkk❤
@halimoismael3312
@halimoismael3312 9 ай бұрын
Wllaaleey anga xitaa gabadh saaxiibo aheeyn USA joogta marwalbo riyo ayay igu timadaa anonan ku seexan saaxiib ayaan aheeyn waana jeclaay mana isla xariirno waan jeclaanlahaa inaan is aragno
@user-uq1bi1xk8c
@user-uq1bi1xk8c 8 ай бұрын
Waaww ❤❤❤❤❤❤😢😢
@aminaahmed8028
@aminaahmed8028 9 ай бұрын
Waxaan is leeyahay ar waaxda ayaa isku soo xiisee
@caaliyashuceybchannel
@caaliyashuceybchannel 9 ай бұрын
Saxiix qaali
@abdirahmanfarah-dg5du
@abdirahmanfarah-dg5du 29 күн бұрын
Asc alahu alaam
@user-qy3xd3cz6e
@user-qy3xd3cz6e 9 ай бұрын
Qof aan in badan meel wada joognay oon waliba qaraabo nahay ayaan mar qudha is arkay anoo jecel ooo ka fekeraya Suaasha aan isweydiiyo waxa weeye intii horoo dhan jeclaanjirini maxaa mar qudha iga dhigay inaan jeclaado oon ka fekero waliba waxaan jeclaystaa inaan ka fogaado si aysan ii dareemin wAna gabar iga weyn oo waliba waalid ii ah Ax jacaylku markuu sidaas yahay xumaa
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis Ай бұрын
😂 age is lambar ee gaabarta ku qabso hadaan ku qabsatayna ii noo soosheeg bal xoogay waa war jecalahaye😂
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v Ай бұрын
M.A HADA WAX ISKU TIHIIN DHIIGA CAJIIB AH JACAYLKANA ALE AYAA 1OFKA KU BEERA BALSE WAXAN KU DHIHI LAHAA XIRIIRI HA GOYN LAGA YAABE INUU ALE QAYR IDIN DHEX DHIGO JACAYLKU MA AHA GUUR KALIYA LAGA YABE INAY FIICAN TAHAY INAD IS CAAWISAN AWLAAD HADAY IDIN JOGTO HADAD WAX YALO KALE OKALMATI ISAGA BAAHATAN WAALID DHOW HADA ISU TIHIN QURBO HADA JOGTAN CIDNA ISKAMA KIIN XIGTO WIXI QADARAN WALA MARAYAA
calaamadaha qofka ku jecel ee ku ignore gareeya iyo sababta!!!
13:09
Caaliya Shuceyb Channel
Рет қаралды 2,7 М.
qofka kaa fekeraya see ku ogaan kartaa???
12:48
Caaliya Shuceyb Channel
Рет қаралды 5 М.
Clowns abuse children#Short #Officer Rabbit #angel
00:51
兔子警官
Рет қаралды 75 МЛН
Самый Молодой Актёр Без Оскара 😂
00:13
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 10 МЛН
Русалка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 9 МЛН
iska indho Tirida qofka ku jecel iyo ka ku neceb.....!!!!
9:50
Caaliya Shuceyb Channel
Рет қаралды 3,8 М.
maxey gabdhuhu u jecel yihiin ninkan???maxuu kaga duwan yahay ragga?
12:00
Caaliya Shuceyb Channel
Рет қаралды 601
Astaamaha dadka caqliga badan
6:52
Filo Academy
Рет қаралды 7 М.
sababta gabdhaha caqliga badan guurku ugu daaho???
17:09
Caaliya Shuceyb Channel
Рет қаралды 420
sirta leysku jeclaado hadaa rabtid???
16:34
Caaliya Shuceyb Channel
Рет қаралды 1,1 М.
AAR GOOSIGA UGU WANAGSAN WAA AAMUSNAANTA 🤫
14:55
Lajecley Cawil
Рет қаралды 9 М.
sidee kusoo ceshan karaa jaceylkeyga iga tagay!!???
11:18
Caaliya Shuceyb Channel
Рет қаралды 6 М.
sidee loola dhaqmaa qof ku ignore gareeya???
13:36
Caaliya Shuceyb Channel
Рет қаралды 15 М.
Clowns abuse children#Short #Officer Rabbit #angel
00:51
兔子警官
Рет қаралды 75 МЛН