04: Dalka Oman inta aadan u guurin muuqaalkan daawo

  Рет қаралды 34,799

Hassan Sunni

Hassan Sunni

2 ай бұрын

04: Dalka Oman inta aadan u guurin muuqaalkan daawo #oman 🇴🇲 #Somali #Hassansunni.
Waa muuqaalo taxane ah oo aan soomaali meel kasta oo ay joogto kula wadaagayo wadamada iyo noloshooda dhinac walba sida, maciishadda, guryaha, amniga, transportation-ka iyo waxbarashada iyo caafimaadka.
Fadlan la wadaag asxaabta muuqaaladan runtii waqti badan ayaan gelinay si aan dadkeenna ugu faa’iidayno adigana dadaalkaas ka qayb qaado sidoo kale subscribe dheh channnelkan iyo sidoo kale channelkayga kale ee ​⁠ ​⁠​⁠​⁠​⁠‪@Sunni.mediaTV‬
Please check out the channel , and if you see any value in my videos, please consider supporting by subscribing: / hassansunni
~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~
Let's stay connected:
✅ Facebook: / hassansunni.page
✅ Instagram: / hassansunni
✅ TikTok: / hassan_sunni
✅ Snapchat: / hassan.sunni
Support My Work: by Subscribing my KZfaq channel

Пікірлер: 323
@tmmme
@tmmme 2 ай бұрын
Oman anaa degan waa wadan fiican laakiin guryaha fican saas uma raqiisna waa qaali lacagtiisana dollar ka wey ka qaalisantahay maciishadana ma jabnaanayso waa ka qaalisantahay woxogaa saas aad u sheegtay hubaal laakiin waa wadan lagu noolaado dadkoodu fiicanyihiin oyna cunsuriyiin ahayn
@DDSMEDIA1825
@DDSMEDIA1825 2 ай бұрын
Kwrn walal dalka shaqo maa leeyahay
@HassanSunni
@HassanSunni 2 ай бұрын
Mahadsanid walaal comment-gaada waa Pin garaynayaa, si dadka ay uga faa’iidaan.
@user-sk7rn7gi6g
@user-sk7rn7gi6g 2 ай бұрын
Asc setahy walal
@SahelValleyInsurance
@SahelValleyInsurance 2 ай бұрын
@tmmme, asc walaal. What's your contact info. email/ph#?
@maryanjama3577
@maryanjama3577 2 ай бұрын
Walaal macaan waad mahadsanyahay
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 2 ай бұрын
Haybad waxad kuleedahay dhulkaaga hooyo ❤
@HassanSunni
@HassanSunni 2 ай бұрын
Waddanka allaha inoo hagaajiyo, laakiin dadka qurbaha kasoo guuraya ee u bartay nidaamka iyo good infrastructure, u malayn maayo in ay waxbarasha tayo leh iyo Amni ka heli karaan dalkeenna, laakiin waan ka bixi doonnaa inshaa allah.
@f.o847
@f.o847 Ай бұрын
@@HassanSunniAllaha kaa ajersiiyo warbintaan aad sida wanaagsan u soo diyaarisay
@SalmaanAbdullah-ef3jy
@SalmaanAbdullah-ef3jy 2 ай бұрын
Shukran shukran my brother hassan sunni you're so quiet person
@cabdalla6257
@cabdalla6257 2 күн бұрын
wadamada kale ayaan jexelnahay
@historynerd7549
@historynerd7549 2 ай бұрын
Thanks for sharing
@nasraabdi5960
@nasraabdi5960 2 ай бұрын
Jazak Allaah khair
@HassanSunni
@HassanSunni 2 ай бұрын
Wa’iyyaak walaal.
@munahussein9687
@munahussein9687 9 күн бұрын
Walalkey suni cuman noga so hal markale, ijaarka somalida Quranka 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉mahad sanid Intesa ugu raqeesan cuman in lagu nolado
@Omar-sf2dr
@Omar-sf2dr 2 ай бұрын
JazakAllahu khayr Xasan Sunni. Thank you for your excellent informations from different countries. Keep the good work continued.
@unknownchick31
@unknownchick31 2 ай бұрын
Masha Allaah waa wax aan u baahneen inaan ogaano jzkl
@faisalmohamedabdulla3600
@faisalmohamedabdulla3600 19 күн бұрын
Cumaan waxaan degana oo ganacsi ku lahaa 2000 ilaa 2004 waan ku guursadey waxaana igu dhashay labo caruura waxaana ku qaatey waqtigii ugu qiimaha io raaxada badaneyad nolasheuda waxaan dhehi kara cumaaniyiinta waa dad aad io aad u qiimo io sharaf badan.
@hyusuf2207
@hyusuf2207 2 ай бұрын
Masha Allah ❤
@nimco9305
@nimco9305 2 ай бұрын
Jazakalahu kheyr walalkey . Saudi noga so waran
@user-cb8cr2er9u
@user-cb8cr2er9u 2 ай бұрын
Mash Allah 👍👍👍
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 2 ай бұрын
Baraka Allah Tabaaraka Allah, wa jizaaka Allah kheyr.
@HassanSunni
@HassanSunni 2 ай бұрын
Mahadsanid walaal.
@rafaaiabdalla3044
@rafaaiabdalla3044 2 ай бұрын
جزاك الله خير أخي العزيز
@user-xf1gj9gf1t
@user-xf1gj9gf1t 2 ай бұрын
Absolutely
@aminamohamed7486
@aminamohamed7486 Ай бұрын
Jazaka Allaahu khayran
@MahamedIsman-pq6bt
@MahamedIsman-pq6bt 2 ай бұрын
Masha Allah bro
@sahramahamed4462
@sahramahamed4462 8 күн бұрын
MashaAllah walaalkiis mahadsanid
@user-xf1gj9gf1t
@user-xf1gj9gf1t 2 ай бұрын
Good to know
@f.o847
@f.o847 Ай бұрын
jazaa kallaah khayr
@JamalYasin-kk4pk
@JamalYasin-kk4pk 2 ай бұрын
Shukran walaale
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 2 ай бұрын
Mahadsanid Walaal Hassan Sunni waxaad noo samaaysay warbixin qurux badan.
@Caasha739
@Caasha739 2 ай бұрын
Mahadsanid wall
@xidigmomohamoud3706
@xidigmomohamoud3706 2 ай бұрын
Mahadsanid walalkey
@aqhasan
@aqhasan 2 ай бұрын
Mahadsanid masuul, xagee lagala xiriira jaaliyada somlaida ee Cuman, fadlan nala wadaag inaan u guuraan qorsheynaayaa.
@FADXIYACABDI-tu7yb
@FADXIYACABDI-tu7yb Ай бұрын
Thank you wllo qof nagu soo xidh
@awilabdullahimahamud6251
@awilabdullahimahamud6251 2 ай бұрын
Mahadsanid Hassan sunni
@HassanSunni
@HassanSunni 2 ай бұрын
Adaa mudan walaal awil
@Ahmed55212
@Ahmed55212 2 ай бұрын
Thanks brother
@HassanSunni
@HassanSunni 2 ай бұрын
Welcome
@BLOXKETCHUM
@BLOXKETCHUM 2 ай бұрын
I always loved comaan
@nasiraden4628
@nasiraden4628 2 ай бұрын
Waa mahadsantahay- kudar caafimaadka fidowga dambe -madama qofka daga meel uu u bahanyhay hadu isagu ama ilmahu kaxanuunsado dhaqtar in uu arko.
@gamasb8222
@gamasb8222 Ай бұрын
Ha dagdagin aanaa dagan Oman. Wallahi waxa uuu sheegayo waxba kama jiraan. Waa qaali dalku
@user-gu9om2il8u
@user-gu9om2il8u 2 ай бұрын
Hey as you can see in my comment history, I am a very big big fan of Oman and hope contribute in all ways possible in the future, thanks for putting light and showing the people abit of Oman, thanks
@HassanSunni
@HassanSunni 2 ай бұрын
Thanks for the encouraging comments, appreciated
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw 2 ай бұрын
Maxey tahey sababta qurbaha looga guurayo, oo qurbe kale loogu guurayo. Qofka qurbaha ka guurayo hal meel oo keliya ayuu uguuri karaa waana SOMALIA 🇸🇴♥️.
@user-gb1tn3cn2b
@user-gb1tn3cn2b 2 ай бұрын
Wadan muslim qurbe maaha
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw 2 ай бұрын
@@user-gb1tn3cn2b Qurbaha ugu xun waa wadamada muslimka.
@mahadhussein4157
@mahadhussein4157 2 ай бұрын
Aheey nacam waa sideey tahaye ishaa ka tuuurtay
@salmaanaadan2945
@salmaanaadan2945 2 ай бұрын
Boqolkiba boqol qurbe dambe ma jiro insha Allah
@AJ-uw8hi
@AJ-uw8hi 2 ай бұрын
Jazakallah khayr, inshallah waxa ka hadashaa sacuudi 🇸🇦
@HassanSunni
@HassanSunni 2 ай бұрын
Wallaahi waa runtaa dad badan ayaa Medina isoo waydiiyay, waa ku dadaali doonaa in aan soo gudbio
@AJ-uw8hi
@AJ-uw8hi 2 ай бұрын
@@HassanSunni barakallah feek
@FADXIYACABDI-tu7yb
@FADXIYACABDI-tu7yb Ай бұрын
Thank you wll waan garanay qof nagu soo xidh wllo
@Peacehuman62
@Peacehuman62 2 ай бұрын
Maanta ayaa iigu horaysay Chanel kan war bixin fiican ayad Noo soo gudbisay khayr Allah Haku siiyo from Minnesota
@xamdamaxamedxamdamaxamed999
@xamdamaxamedxamdamaxamed999 25 күн бұрын
Thank you
@SalmaanAbdullah-ef3jy
@SalmaanAbdullah-ef3jy 2 ай бұрын
It's important
@HassanSunni
@HassanSunni 2 ай бұрын
Mahadsanid
@umuafnaanfamily
@umuafnaanfamily 2 ай бұрын
Maasha Allah wll waxa la yiri jawi ahaan wadanka cuman waa mid aad u kulul bal ka waran arrintaasi
@abdiqanimohamoud3463
@abdiqanimohamoud3463 2 ай бұрын
Thanks Paspor somaliga iyo degenanshiyaha Cost kawaran
@odeykaarto296
@odeykaarto296 2 ай бұрын
Kawaran Somalia ninkiii uguuura Siiba meelaha dhibka kajirin. Arab cunsuri ah intiii loooo guuri lahaaa. Hormari wadankaaaga.
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 ай бұрын
Soomaali dhexdeeda ayaa isugu cunsureysan
@BossmanOhio
@BossmanOhio 2 ай бұрын
The problem with somalia is the biggest corruption. People like you advice young somali to move but what does Somali have for young people😖. Somalia is the biggest racist in the entire of Africa. If that wasn't true they would not have so many damn flags.
@hafsaali4297
@hafsaali4297 2 ай бұрын
"Unakaa leh" xagee laga maraa. Meel walbey kajirtaa
@Fareiy22
@Fareiy22 Ай бұрын
Cuqdad U Dhimo Sakiin Laq/Dhunxi​@@hafsaali4297
@Omra-qt7jo
@Omra-qt7jo 2 ай бұрын
Geedi le ma lagu Jira war dalkiina empanada dhulkaa saxara dadkoda dhisten ha adinina dalkiina dhisay Amina
@hyusuf2207
@hyusuf2207 2 ай бұрын
Sharci iyo kala dabbay dadku rabaan iyo wado nadiifa ma u gaysaa ?????
@josephmstp6284
@josephmstp6284 2 ай бұрын
@@hyusuf2207waa sual Wangsan Lkan kawrm daad baa dhiistaayi so adigunaa kagaaga dhiiso waa run safaar lee ma lahaanayaa
@HassanSunni
@HassanSunni 2 ай бұрын
Waddanka allaha inoo hagaajiyo, laakiin dadka qurbaha kasoo guuraya ee u bartay nidaamka iyo good infrastructure, u malayn maayo in ay waxbarasha tayo leh iyo Amni ka heli karaan dalkeenna, laakiin waan ka bixi doonnaa inshaa allah.
@hyusuf2207
@hyusuf2207 2 ай бұрын
Insha Allah marka madaxweyne caadila lahelo ee qabiilka dabaajiirto wax ku customer laga gudbo
@maryam-cd3gt
@maryam-cd3gt 2 ай бұрын
@@HassanSunni walaal waddanka meelo badan baa nabad ah ee waddooyin yeynaaba helin ee maynu tacliinta hagaajisanoo. imminka cumaan tacliinteeda qofka hal ilmo wax ka badan haysta iskama bixin karoo. hadday adkaystaan few years maaha sustainable
@nyg1162
@nyg1162 2 ай бұрын
❤💪🏽👍🏽
@saydiiofow1335
@saydiiofow1335 2 ай бұрын
Waa wadan lagu noolaan karo lakiin hadii soomali tagto nolosha cirkaas ayeey isku shareereeysaa thx hassan
@user-jp9mu1of2r
@user-jp9mu1of2r 2 ай бұрын
Oman Somalia qashin ahaan ayeeyba u joogan adeer
@HassanSunni
@HassanSunni 2 ай бұрын
Waa arin jirta, sida Kenya oo kale, kenya oo 100 KSh qiima ka leeyahay ayay tageen, hadana waxa ka socdo eeg.
@sharifahm.7963
@sharifahm.7963 2 ай бұрын
Mahadsanid walaal, dhanka shaqada ma ka hadli kara inshallah
@maimunmohammed1
@maimunmohammed1 2 ай бұрын
Shaqo maleh
@yassinsheikh5590
@yassinsheikh5590 2 ай бұрын
❤shugran ❤
@mohidinosman1499
@mohidinosman1499 2 ай бұрын
Asc wllkis kheyr allaha kasiyo wakhtiga aad nasiisay.
@nadifoisaak4534
@nadifoisaak4534 2 ай бұрын
Thank you iinbadan baa sugaye shukran 😊
@HassanSunni
@HassanSunni 2 ай бұрын
Adaa mudan walaal, mahadsanid
@falisali4264
@falisali4264 2 ай бұрын
Noloshu waa qaali
@khayr-sheeg
@khayr-sheeg 2 ай бұрын
Wll ani ayaa ku nool wadan ka cumaan 10 sano ku dhowaad ayaan ju noolahay macluumadaada waa sax marka laga reebo qaybta quraanka madaaris quraan u khaasa maleh haba yaraatee intaan ka war qabo masaajidada qayb ayaa lagu dhigtaa quraanka siiba dumarka waawyn iyo gabdhaha yaryar mana aha wax asbuuca dhan la aadayo waa lbo maalin bes qma wiilasha male meelay quraanka ku bartaan lkn qnag soomali ahaan mclmiin soomaaali ah ayaa guryaha noogu yimaada oo ilmaha quraaanka bara
@zakariyezakariyemustafcali
@zakariyezakariyemustafcali 2 ай бұрын
@Asc wll waxaan raway in aan kuweeydiiyo adoorali ah hadad wax kaohtahy waxaan raway in aan waxkaaweydiiyo Visa yaasha omaan wll
@user-kr6es2vp7q
@user-kr6es2vp7q 2 ай бұрын
Abaayo meel aan Kala soo xariiro maledahy side snapchat adigo raali ah macaliminta somalida rabaay
@HassanSunni
@HassanSunni 2 ай бұрын
Khayr sheeg waa mahadsantahay, haddaa 10-sanadood deggan tahay macluumaad badan waa ka haysaa, haddiiba macalimiin somali ah la helayo intaas ayaaaba wax wayn ah oo dad badan ku filan.
@abdullahiahmed581
@abdullahiahmed581 2 ай бұрын
Wlaal xagee kaalasoo xariiraa waxaan rajaynayaa inaan imaado dalka cumaan insha alah dhawaan
@halwaabdulle1472
@halwaabdulle1472 Ай бұрын
Asc wrwb Walaal sideen kuula soo xariiraa?
@BAASAVLOGG
@BAASAVLOGG 2 ай бұрын
Lighting ka Xoogaa everything else % 👍
@HassanAhmed-lq7mk
@HassanAhmed-lq7mk Ай бұрын
Mugdisho my city ❤❤❤
@marwaadan7906
@marwaadan7906 2 ай бұрын
Asc Jzk keyran walaal wadan qadar noga soo waran
@HindaAbdi-cs5ep
@HindaAbdi-cs5ep 2 ай бұрын
Maasha allah wll sifican bad uga hadashay lakin makaso hadli karta shaqada uu ka helo karo qofka qurbaha kaso guuraya. Mahadsand
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392 2 ай бұрын
Subxaanllaah somalidii dalkoodii waxay ka door bideen wadamada kale .dalkeenii wax ka muuqto rajo xumo ..allow noo gargaar oo cadowg naga qabo
@koshinmohamed6000
@koshinmohamed6000 2 ай бұрын
Wadaniyadu waa in wadanka lagu noqdo oo xirdad, dhaqaale lagu soo Celiyaa. Maahan in somali kuwa weliba awooda ay wadankale nolol ilmahooda uga sameeyaan.
@Cr10206
@Cr10206 15 күн бұрын
Wadanki so tad naga gubteen meel an amaan eheen se ilmaheena ugu ogalanaa
@BAASAVLOGG
@BAASAVLOGG 2 ай бұрын
War niyahow Meeshaan anaaba u baahane Thanks
@HassanSunni
@HassanSunni 2 ай бұрын
Haa waa kaa muuqaalkii aad wada sugayseen
@i5losh8
@i5losh8 2 ай бұрын
1:33 شكرا لك اخي muuqaal wanaagsan Aad ayaan u mahadsantahay walaal Suldaanada cumaan way weyntahay ee haddii haysato dad ahaan haa way yaryaheen lakiin dalka boqortooyada Baxrayn ee ku taalo bariga Sucudigga ama kingdom of Bahrain ayaa dalka carabta meesha ugu yar weeye marka xogtada iska saxeex Iyo shukran jasiilan walaal
@HassanSunni
@HassanSunni 2 ай бұрын
Haa ma dhihin waddanka ugu yar waan ogahay in laga yar yahay, waa waddan yar ayaan iri
@MahmedAhmed-oi4md
@MahmedAhmed-oi4md Ай бұрын
Walaàhi yemen gob
@AsliOmar-rc4gk
@AsliOmar-rc4gk 2 ай бұрын
Turkiga. Ananagaa. Dagan. Mafiicno Hadana waan kaguureeynaa no. Turkiye
@Ahmedmahadcaruus
@Ahmedmahadcaruus 2 ай бұрын
Ok
@bluesky1629
@bluesky1629 2 ай бұрын
Alxamdulillah intaaa ka fiicanba waan heysanaaa, Masar kusoo yaaca Somaliyeey.
@HassanSunni
@HassanSunni 2 ай бұрын
😁 Masar kusoo yaaca
@apdalarashiit7193
@apdalarashiit7193 2 ай бұрын
Zhp anaba rabey inaan imaadee jamacadaheda ka wrn
@Fatima-bt5pt
@Fatima-bt5pt 2 ай бұрын
How about the weather and transportation?
@umuosama2956
@umuosama2956 2 ай бұрын
Dhul dhulkaaga eheen marwalbo dareen kujoog waaye ee sonaliyeey wadankena an dhisano oo heshiino
@BossmanOhio
@BossmanOhio 2 ай бұрын
Not people like you who want democracy that does not represent the people of somalia. Somalia needs the Quran as the constitution. Other than that we are a complete failure and continue to be the worst nation in the entire of Africa. Somalia is so racist that they will kill you being in the wrong tribe.
@asiliborle6342
@asiliborle6342 2 ай бұрын
Nex Urudun ka dhiga inashallaah
@HassanSunni
@HassanSunni 2 ай бұрын
Jordan?
@sahramahamed4462
@sahramahamed4462 8 күн бұрын
Wallow tel iyo qof laxatiro ayaan rabaa
@koshinmohamed6000
@koshinmohamed6000 2 ай бұрын
Adeer Somali gobolkasta ayagaa ka dhisanaya ama waa lee yihiin schools ka fiican kuwa Oman iyo Europe iyo America. Wadaamadaas jaamacado lagu barto technology ayaa loogu aadan inta kale wadanka ayaan ku haysanaa.
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw 2 ай бұрын
FADLAN wadanka SOMALIA ❤ kasoo waran
@HassanSunni
@HassanSunni 2 ай бұрын
Waddanka allaha inoo hagaajiyo, laakiin dadka qurbaha kasoo guuraya ee u bartay nidaamka iyo good infrastructure, u malayn maayo in ay waxbarasha tayo leh iyo Amni ka heli karaan dalkeenna, laakiin waan ka bixi doonnaa inshaa allah.
@zahraabdikadir6941
@zahraabdikadir6941 Ай бұрын
Maanshaa allaah cumaan soomaali badan baa waziira ka ah mj baa ka taliya meeshee soomaalieey imaada waa wada fiican
@saadanoor9331
@saadanoor9331 Ай бұрын
Soomaali maa ku ekaatid, qabiil waa kii meeshuu Soomaali dhigay la ogyahaye.
@abdalamaxmud7270
@abdalamaxmud7270 Ай бұрын
dadkas somali hada mahan boqolal sano ayey kunolyihin dalkas qaarkood san filayo tarikh ahan marka wa cumaniyin oo asalkoda somali yihin
@hasannuur2068
@hasannuur2068 2 ай бұрын
Xasan aadbaad u mahadsan tahay walalaw
@HassanSunni
@HassanSunni 2 ай бұрын
Aadaa mudan walaal
@DrehamHarlin
@DrehamHarlin 22 күн бұрын
Asc wll lambaraka dadka degan ee dadka caawiya iisoo dir pls
@zund4
@zund4 2 ай бұрын
بلدي وإن جارت علي عزيزة واهلي وإن ضنوا علي كرام
@abdullahiaweys3197
@abdullahiaweys3197 2 ай бұрын
As somali u bedel walaal
@zund4
@zund4 2 ай бұрын
Salamu Calykum walaal Wadan keeyga wa Caziiz xataa haadii laigu dulmiyo (motherland, geedkii la harsanahayay), dadkeeyga haday wax igu bakhiilaan wa Kariim (saa Wa dadkegii oo wa ahal)
@khadrayusuf6479
@khadrayusuf6479 2 ай бұрын
Waxaan umalaynayaa macayshadu saas raqiis uma aha taas iskahubi intaadan dadka usheegin waana mahadsan tahay keep going
@HassanSunni
@HassanSunni 2 ай бұрын
Adiga miyaa ka haya wax ka duwan , miss waa iska malo uun,
@khadrayusuf6479
@khadrayusuf6479 2 ай бұрын
@@HassanSunni wxaan ogahay xaga giryaha inay intaas kaqaali Sam yihiin marka inaga hubi mombasa kenya kasoo hadal inshalah
@BLOXKETCHUM
@BLOXKETCHUM 2 ай бұрын
Ascw. Walaal dadka immigrationka family visa dadka kuu soo saara qaabkee loo wajahaa????
@mukhtaryaxya7269
@mukhtaryaxya7269 2 ай бұрын
soomaalida dhibka heysta waa guurid
@malyunsiyad6465
@malyunsiyad6465 2 ай бұрын
Asc walalow plz intee kala xariraa
@maryam-cd3gt
@maryam-cd3gt 2 ай бұрын
Reer dhawr caruur ah oo school english ah caruurtooda la rabaa waa qaali nolosho.. It is good if you wanna retire there but for families it is too expensive
@shujaacbanyaa1411
@shujaacbanyaa1411 Ай бұрын
Asc Bassaborka Somalia viso mala siina
@xamdamaxamedxamdamaxamed999
@xamdamaxamedxamdamaxamed999 25 күн бұрын
Wllo please inaan tago baan rabaaye qof ikaxeeya igu soo xidh
@solokilimber3818
@solokilimber3818 Ай бұрын
It’s a 1 million bro
@fathi5432
@fathi5432 2 ай бұрын
Asc Madinah Saudi Arabia 🇸🇦 please
@HassanSunni
@HassanSunni 2 ай бұрын
Medina dad badan ayaa danaynaya waa tahay inshaa allah.
@saacidmohamedosman5325
@saacidmohamedosman5325 2 ай бұрын
Kuwait Barnaamij ka soo samee bro
@Xamsemoh-yc7nn
@Xamsemoh-yc7nn 2 ай бұрын
Shaqada cuman waa sidee wllo
@nadranadra2130
@nadranadra2130 Ай бұрын
Waa horebayay ahayd. Hadda majorto arintaasi. Masqad iyo Salala waxaa raqiisan Masqad.
@ahmedhassanali1561
@ahmedhassanali1561 2 ай бұрын
Cimilada ku dar hadda ka dib please waana ku mahadsan tahay
@aluusiqaarimahamud2814
@aluusiqaarimahamud2814 Ай бұрын
Iam going tomorrow night Oman
@usaamayuusufcabdullahi
@usaamayuusufcabdullahi Ай бұрын
Anna waan rabaa ee lambarkaa iisoo tuur
@haybaran798
@haybaran798 2 ай бұрын
Bahrain 🇧🇭 ka soo samee warbixin sxb
@abdihamidisak8879
@abdihamidisak8879 Ай бұрын
Walaalkay qof meesha jooga aan kala xiriiro haddu jiro noso sheek.
@user-xj9jx5cg8o
@user-xj9jx5cg8o 2 ай бұрын
Falka ama sixirkana khatar ayay ku yihiin taana ugu dar
@seinabali4277
@seinabali4277 Ай бұрын
walal hadaad haysato passport somali ah muxuu kaga duwan yahay ajnebiga kale hadaan haysto passporkooda ii soo jawaab xaga waxbarashafa si walba.
@user-kr6es2vp7q
@user-kr6es2vp7q 2 ай бұрын
Jazakallah kheeyr walalkey please imaraatka nogaa soo hadal ilmo malagu haysan karaa
@fatimaikhtii5563
@fatimaikhtii5563 2 ай бұрын
emaradka nokoshisa qaali ah taclinta u badkana uma ficna
@yusufabdullahi3745
@yusufabdullahi3745 Ай бұрын
Sxb , waxaan rabnaa inaan ogaano xaga cimalada caafimaadka & in laga iibsan karo guri amaba business laga furan karo. Please, midaas nooga soo waran haduu Allah idmo. Thanks
@user-xw5sh4rf7u
@user-xw5sh4rf7u 22 күн бұрын
Cumaan iyo Jordan Malaba wadanbaa misa waa Hal wadan?
@umuafnaanfamily
@umuafnaanfamily 2 ай бұрын
War wadanka somaliya annagaa joogna oona rabna inan ka guurno waayo amni darro si kalsooni ah ugu ma noolaaneysid wax barasho xumo waana labada qof walba muhiim u ah meel la maal gashado ma ahan maantaad dhiseysaa berri waa lagaa duminaa marka waa dhibaato
@nuurxidigchanel4784
@nuurxidigchanel4784 2 ай бұрын
Sxb waxaad iga jwbta aniga waxan joga somaliya waxana rawa inaan omaan ado side igu surto gali karta inaan tgo anig oo joga xmr
@zamzamjamac9114
@zamzamjamac9114 2 ай бұрын
Wa aqaan salaala daarooda ubadan iyo wlalohood mehera daroodku wacarab asalkoduna wayamaniin
@malakoslo
@malakoslo 12 күн бұрын
Nolosha oman single ka kaso hdl fmly bad ka hadashe 😂😂
@user-zm5yh8ig4m
@user-zm5yh8ig4m 2 ай бұрын
Niyow xaga shaqada kasohadal Oman shaqo ma ledahay
@Hanaonline38
@Hanaonline38 2 ай бұрын
Wll UAE 🇦🇪 kasoo hadal sharciga, guryaha, waxbarashada,dhamaan maceeshada good
@puntland72
@puntland72 2 ай бұрын
UAE 🇦🇪 waa meel dalxiis noloshuna waa qaali warbixin uma baahna deegaana kuma fiicna waa meel kulul
@qubaayexasanmaxamed3411
@qubaayexasanmaxamed3411 2 ай бұрын
Wll ka soo hadal wadanka Algeria
@HassanSunni
@HassanSunni 2 ай бұрын
Algeria 🇩🇿?
@Minnesota416
@Minnesota416 2 ай бұрын
Waa sheeko kale kkkk
Пробую самое сладкое вещество во Вселенной
00:41
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 96 МЛН
孩子多的烦恼?#火影忍者 #家庭 #佐助
00:31
火影忍者一家
Рет қаралды 49 МЛН
Nolosha Soomaalida dalka Masar - Somalis life in Egypt
12:56
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 82 М.
Buying My First Property In Oman
26:52
Mustafa
Рет қаралды 134 М.
Komaandoostii BALLI-DOOGLE iyo fikashadoodii la yaabka Lahayd ee Capt. Seef.
24:56
Juxa Video Research Archive
Рет қаралды 21 М.
Пробую самое сладкое вещество во Вселенной
00:41