WADAMA BADAN AYAAN KA HADLI DOONAA | MUUQAAL HORU-DHAC AH

  Рет қаралды 2,288

Hassan Sunni

Hassan Sunni

2 ай бұрын

WADAMA BADAN AYAAN KA HADLI DOONAA | MUUQAAL HORU-DHAC AH @HassanSunni #qurbaha #Qoys #somali
Please check out the channel , and if you see any value in my videos, please consider supporting by subscribing: / hassansunni
~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~
Let's stay connected:
✅ Facebook: / hassansunni.page
✅ Instagram: / hassansunni
✅ TikTok: / hassan_sunni
✅ Snapchat: / hassan.sunni
Support My Work: by Subscribing my KZfaq channel

Пікірлер: 26
@Mohamed.Fuaad.9593
@Mohamed.Fuaad.9593 Ай бұрын
Mahadsanid Marka xigta Waddanka Sucuudiga gaara ahaan labada magaalo ee Barakaysan ee Makka iyo Madiina muuqaal kasoo samee aad uga hadlayso Nolosha labadaas magaalo Mar kale Mahadsanid. Jazakallaahu Khayr.
@bushrabintmohamed3900
@bushrabintmohamed3900 Ай бұрын
Mashallah 2010 ila 2016 ayaan daganayn sharjah, magalo quite ah xiliga aad bay qali u ahayd kirada lkn hada wan ku noqnoqday wayna jabanyin guryaha sida aad sheegtay. Quranka waxan ka baran jirnay masajidada marka waxbarashada schoolka ka nimadno aadbayna u fiicnayen lkn strict ayay ku ahayeen tajweed ka, every juz aad dhamayso exam ayad maraysa hadad gudubtona shahado dawlada ah ba lagu siinaya oo ku sahlaysa inad macalin quran noqoto mustaqbalka ❤
@user-kr6es2vp7q
@user-kr6es2vp7q Ай бұрын
Jazakallah kheeyr walal
@relaxingsoundcalm9213
@relaxingsoundcalm9213 Ай бұрын
Haa walalo lambarkaaada noo soo qor fadlan
@melyunweheleye2035
@melyunweheleye2035 Ай бұрын
Walaal kuweyd ka soo hadal
@YAQUBPRO1
@YAQUBPRO1 Ай бұрын
Kuwait iyo Bahrain
@BLOXKETCHUM
@BLOXKETCHUM Ай бұрын
Mahadsanid we appreciated
@JamalYasin-kk4pk
@JamalYasin-kk4pk Ай бұрын
Mahadsanid wll
@Humblegirll
@Humblegirll Ай бұрын
Dubai rabaa wll
@maryamabdallah3904
@maryamabdallah3904 Ай бұрын
Maasha alaah walalo lambarkaaada noo soo qor insha alaah asc
@relaxingsoundcalm9213
@relaxingsoundcalm9213 Ай бұрын
Haa walalo lambarkaaada noo soo qor fadlan
@AhmedAkOfficial1
@AhmedAkOfficial1 Ай бұрын
Sxb waxaad Kasoo Hadashaa Wadan Qof Dhalinyara u wacan Shaqana ka Heli karo
@maxamedmuxumed3423
@maxamedmuxumed3423 Ай бұрын
asc zxp Qatar ka soohadal pilis
@AbdullaahiWadaadyare-qu6zx
@AbdullaahiWadaadyare-qu6zx Ай бұрын
Mel ficn mahan Uganda
@abdirashiddirie3522
@abdirashiddirie3522 Ай бұрын
Meshaan qurxoon ee hada joogtid waa xagee
@maajidpoi11
@maajidpoi11 Ай бұрын
Pakistan list ku dar ustad
@shukrisaidahmed545
@shukrisaidahmed545 20 күн бұрын
Somalia xaafada daarusalaam iyo xaafadaha sidaas o kale muuqaal ma nooga sameyn kartaa
@umudekaabdi3025
@umudekaabdi3025 Ай бұрын
Qatar iyo bahrain kuwait kasohadal
@AbdullaahiWadaadyare-qu6zx
@AbdullaahiWadaadyare-qu6zx Ай бұрын
Indonesia kasohadl
@keynaynmoha309
@keynaynmoha309 Ай бұрын
Sxb africa ka dhamow turki maxad ku diidantahay dhowrjer ayn ka codsane🤔🙏💌📢📢📢🔉🎤
@abdulhajiahmed8735
@abdulhajiahmed8735 Ай бұрын
War dalkiina maxaa idhin diiday waa yaabe??
@abdirahimhassan7451
@abdirahimhassan7451 Ай бұрын
security and facility xumo ayaa looga cararayaa somalia waxlale maaha adeer
@user-fb7or3ej2g
@user-fb7or3ej2g Ай бұрын
Somali iska dabawareeg. Reer guuras iga dheh.
@hersijeego7451
@hersijeego7451 Ай бұрын
Wadankiina hagaajista, dad wadankooda hanoo’ amaanina.
Iron Chin ✅ Isaih made this look too easy
00:13
Power Slap
Рет қаралды 36 МЛН
Jumping off balcony pulls her tooth! 🫣🦷
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 26 МЛН
Edward Said: 'Out of Place' | Al Jazeera World Documentary
47:31
Al Jazeera English
Рет қаралды 143 М.
NINKEEDA AYAA LA DILAY MAALINTA AROOSKA WAA LAKAL SHAKIYAY
29:26
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 1 МЛН
Waa sheeko kale iyo hayaat  arooskoda maxa ka jiro
8:02
hirka boy official
Рет қаралды 77 М.
Sida ugu fudut sunyaha loo sameeyo || AMIRA QURUX ||
11:11
Amira Qurux
Рет қаралды 69 М.
Iron Chin ✅ Isaih made this look too easy
00:13
Power Slap
Рет қаралды 36 МЛН