SU'AALIHIINA | DALKA OMAN 🇴🇲 | Jawaabo Muhiim ah

  Рет қаралды 5,667

Hassan Sunni

Hassan Sunni

2 ай бұрын

Muuqalkan waxaan isku dayi doonaa in aan ka jawaabo su'aala ku saabsan dalka Oman, Su'aalahaas oo ka yimid muuqaalkii aan dhowaan idinla wadaagaay ee ku saabsanaa Dalkan Oman.
Halkan hoose ka daawo hadaadan horay u daawanin muuqaaalkaasi Dalka Oman 🇴🇲 .
• 04: Dalka Oman inta aa...
Sidoo kale halka hoose ka daawo dhamaan wadamadii aan ka hadlay, sida Masar, Kenya, Malaysia iyo Oman.
• Recommended countries ...
Subscribe ‪@HassanSunni‬
Please check out the channel , and if you see any value in my videos, please consider supporting by subscribing: / hassansunni
~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~
Let's stay connected:
✅ Facebook: / hassansunni.page
✅ Instagram: / hassansunni
✅ TikTok: / hassan_sunni
✅ Snapchat: / hassan.sunni
Support My Work: by Subscribing my KZfaq channel

Пікірлер: 97
@abdulhajiahmed8735
@abdulhajiahmed8735 2 ай бұрын
Somalidaan wareertay oo dalkoodii amiini la'ah ILAAHAY haw sahlo
@omarbaalwi3544
@omarbaalwi3544 2 ай бұрын
👍👍👍👍👍👍👍👍
@user-ex9qq4bs9i
@user-ex9qq4bs9i 2 ай бұрын
Tiihii ku dhacay Qoomkii Nabi Muuse CS wuxuu ahaa 40 sano, laakiin kan Soomaalida ku dhacay wuxuu u egyahay mid furan!
@user-kr6es2vp7q
@user-kr6es2vp7q 2 ай бұрын
Wallal aad aya u mahadsantahy jazakallah kheeyr
@aragsan5690
@aragsan5690 2 ай бұрын
Guuleeyso .
@cabdicasiismuuse4297
@cabdicasiismuuse4297 2 ай бұрын
Lab labo badana
@HassanSunni
@HassanSunni Ай бұрын
Doctor aad 😊
@relaxingsoundcalm9213
@relaxingsoundcalm9213 Ай бұрын
Walaal sidee kunaxiriikara,
@cabdalemohamed384
@cabdalemohamed384 2 ай бұрын
😮 War wadanka Ma lanacay, wadanka so aamina
@user-jw7fs3np8y
@user-jw7fs3np8y 28 күн бұрын
Wllo xamse lanbarkii soo sheeg
@saeedbarqash3295
@saeedbarqash3295 14 күн бұрын
Sca wrb jzk qeyr. Walaal numberkii boo soo dir.
@zubayrmaxamed3403
@zubayrmaxamed3403 2 ай бұрын
Bro Kuwait kuso xigiya wadamada Islam ugu ficn ku jiro war bixin noga keen Allah haku sharaf wll hasan suni ❤
@HassanSunni
@HassanSunni 2 ай бұрын
Walaal Kuwait waan isku dayi doonaa in aan tago inshaa allah.
@user-sk7rn7gi6g
@user-sk7rn7gi6g 2 ай бұрын
Bro Kuwait majoogtaa
@zubayrmaxamed3403
@zubayrmaxamed3403 2 ай бұрын
@user-sk7rn7gi6g maye wan jeclan lahaa in an xog ka hela ❤️
@aasiyanuur9600
@aasiyanuur9600 Ай бұрын
Aniga waxan joga somaliya mana hysto passpor ajanabiya gacansi lacagan ku furana mahysto marka ma tagi kara mana ku nolan kara anigo rabo inan la shaqaysto dadka wadanka​@@HassanSunni
@user-kr6es2vp7q
@user-kr6es2vp7q 2 ай бұрын
Shaarjah waa suugi laa ahy aad ayan ugu bahnay ilahey haka abal mariiyo nooso bobsi wallal
@HassanSunni
@HassanSunni 2 ай бұрын
Waa meel aad u wanaagsan.
@Aidarus-Abdullahi
@Aidarus-Abdullahi 2 ай бұрын
Asc aad ayaad u mahad santahay wax badan ayaana ka fahmay Waxaan kaa cod sanayaa in aad xog fiican nooga soo diyaariso wadanka Turkey gaar ahaan magaalooyinka aan aheeyn Istanbul iyo Ankara gaar ahaan wallal waxaan aad u daneynayaa Magaaloyinka Trabzon iyo Konya in aad xog fiican naga siiso
@xarshawumedia8779
@xarshawumedia8779 Ай бұрын
Walalo waad mahasantahay .waxan doonayaa .guryaha kiradoodaa ma dollar 400 mise Omani riyal
@caarifmoha7456
@caarifmoha7456 2 ай бұрын
Saxib waxaan maqlay xijjiga (beeyada) ma baa laga shaqaysta wax ma ka ogtahay taas.
@user-sk7rn7gi6g
@user-sk7rn7gi6g 2 ай бұрын
Walal waxa aan filayaa in aad aragtey qoraal keyga walal aniga waxa aan jooga Neyroibi waxa aan rabaa in aan Tago Oman 🇴🇲 in adiga Iga cawiso Ayaan rajeynayaa I,a in tee kalasoo xiriirrikaraa walala adiga Oo rali ah
@sahramahamed4462
@sahramahamed4462 Ай бұрын
MashaAllah masar ayaa deganahay 100 100 waxaa kafican saan maqlaa oman
@abdiqanimohamoud3463
@abdiqanimohamoud3463 Ай бұрын
Shukran Sidee ku heli karaa visaha oman Waxan haystaa paspor somali
@yaasiinmaxamuud734
@yaasiinmaxamuud734 26 күн бұрын
Cuman anaa jooga ha iaman wll waa meeel aan shaqo oolin
@fatumomohamed2795
@fatumomohamed2795 2 ай бұрын
Walaal wadanka Saudi Arabia khaasatan jedda kasoo hadal
@SaidAhmed-og5rc
@SaidAhmed-og5rc Ай бұрын
Walaal phonekaaga mise walaal kale oo Oman jooga ma heli Karaa fadan . Mahadsanid
@kamalyusuf6211
@kamalyusuf6211 Ай бұрын
Somalia vs Ethiopian Miaayad ugu baqaaysan Dhulkiinaa hoyoo
@umufatimayusuf2356
@umufatimayusuf2356 2 ай бұрын
qadar kasowaran wll
@user-sk7rn7gi6g
@user-sk7rn7gi6g 2 ай бұрын
Walal in aan kulasooxariiro Ayaan rabaa walal in aan Oman Tago Ayaan rabaa walal in aad garab IGA Sidi Ayaan rabaa walal
@ilhaamsiman4890
@ilhaamsiman4890 2 ай бұрын
Wll aniga oo passbort somalia ah haysto sidee ku heli karaa visa- ha oman
@saafiladan2573
@saafiladan2573 2 ай бұрын
Asc walal. contacts ka cida visaha iga cawin karta ii soo dir wll
@sadia8323
@sadia8323 Ай бұрын
Asc walaal waxaan raway inaan ka war doono cumaan ma ii sheegi kartaa qofka aan kaalmeysan karoo markaan aado magaciisa iyo nambar aan kala xiriiro iyo meeshuu dagan yahay cumaan adoo mahadsan wallaal xasan Mahadsanid
@NadirYusuf-ym4po
@NadirYusuf-ym4po 2 ай бұрын
Iibka guryaha ka soo waran
@Omar-sw9li
@Omar-sw9li 9 күн бұрын
Asc Su,aal dhinaca caafimdka ka waran ma khaali miyaa
@mubarikgiama248
@mubarikgiama248 2 ай бұрын
Xagii ganacsi kamaad hadlin
@Cr10206
@Cr10206 Ай бұрын
Kkkk anaga dhan waxan nahayi tahribayaal
@Luffy-k9l
@Luffy-k9l Ай бұрын
😂😂😂😂 walhi waarunta sasbiinu u raranahay
@xamdamaxamedxamdamaxamed999
@xamdamaxamedxamdamaxamed999 Ай бұрын
Toloow sideen ku tagaa oman inaan tagaan rabaa🥺🥺
@MaariyaIbraahim
@MaariyaIbraahim 10 күн бұрын
wllhy anba waan rabaa lknse lacag ayaa loo bahanyahay sida erope ookale maaha visihi dagananshihi, noloshi lknse tolow qoxonti malagu tagi kara midakale lacag intee leeg kubaxda tolow
@xamdamaxamedxamdamaxamed999
@xamdamaxamedxamdamaxamed999 7 күн бұрын
@@MaariyaIbraahim wllo garan maayo qaxotiga laakiin lacagta lagu tegeyo waxan maqlay $1,500
@Hodansiciid760
@Hodansiciid760 15 күн бұрын
Wll WAAN RABA WADANKA XAGEE kala soo xidhiidha
@MunoAhmed-bk1qz
@MunoAhmed-bk1qz 2 күн бұрын
Abyo anigaba wn rabay inaa aado hada ma aaday
@fartunwarsam9487
@fartunwarsam9487 2 ай бұрын
Wll kurida guryaha kasohadal scholda barefadka ahna lacagtoda kasohadal wll
@Cr10206
@Cr10206 Ай бұрын
Thank you xabibti waxan rabayi adaba wayidyay
@bahdonmohamedali9738
@bahdonmohamedali9738 Ай бұрын
Wllo xamse number kiisa, Fadlan ila soo wadaag adigoo mahadsan. Aadna waad ugu mahadsantahay
@Falanqeeyahaweyn
@Falanqeeyahaweyn 2 ай бұрын
Nambarada isoo dir wll
@user-hs2we6ux5g
@user-hs2we6ux5g 2 ай бұрын
Wll waxa ahay hooyo soomali oo waxaba aa aqoon ilaa shaqo nadafa noc walabo qibard aa ulee yahay sacuudi aa ka imaady wll i sheg
@HassanSunni
@HassanSunni 2 ай бұрын
Allah waxa aad jeceshhay hakuu fududeeyo hooyo.
@aasiyanuur9600
@aasiyanuur9600 Ай бұрын
Saxib somaliya ma laga so adi kara passport ged
@fatumomohamed2795
@fatumomohamed2795 2 ай бұрын
Saudi Arabia kasohadal walaal
@fadumoadawe4609
@fadumoadawe4609 2 ай бұрын
ASC wllkey wilka joga cuman labarkisa maheli kar adiga rali ah
@HassanSunni
@HassanSunni 2 ай бұрын
Haa walaal email ii soo dir Sunni.Media10@gmail.com
@macalindaud-daruiman
@macalindaud-daruiman Ай бұрын
Adiga xagee joogtaa wll qaali 🇸🇴 Anigaa jooga hada cummaan ku nool.maxaan kaaga jawaabaa
@SahelValleyInsurance
@SahelValleyInsurance Ай бұрын
Asc brother, I sent you couple emails, can you check it! Also, can you sent the an contact info? Thanks,
@Luffy-k9l
@Luffy-k9l 25 күн бұрын
@@macalindaud-daruiman asc walal waxan raabay in an u so guuro ee xageen kala so xiidhiidha
@macalindaud-daruiman
@macalindaud-daruiman 25 күн бұрын
@@Luffy-k9l wcs wrxmlhi wbrkth xagee u soo guuraysaa wll qaali 🇸🇴
@munahussein9687
@munahussein9687 2 ай бұрын
Asc qofweyn oo kaligeda yurub dagan kaliges madage kara, melo quranka lagu barto mala hela
@HassanSunni
@HassanSunni 2 ай бұрын
Qof kaas oo kale waxaan kula talin lahaa Medina noloshana waa jabantahay, waana magaaladii rasuulka SCW.
@FatumaDek
@FatumaDek 2 ай бұрын
Madiina anaa raba inaan uguuro insha Allah ❤
@Luffy-k9l
@Luffy-k9l 25 күн бұрын
@@FatumaDek Asc walal qof ilmo waata maadegiikara madina o ilmihi school ma ka adikaran hadad wax aqbara ka hiisiid ila wadag mahadsanid sis
@FatumaDek
@FatumaDek 16 күн бұрын
@@Luffy-k9l aqbaar kuguma dhaamee waxan maqlay hadaad degnaasho aad hesho sanadki calaa qof Waa 1500 oo riyal inuu bixiyo wax barashana Waa free ilaa jaamacad Marka hadaad intaad cumra ahaan ama dalxiis kutagto kadib aad codsato degnaasho Mey ogolyihin tolow?
@saafiladan2573
@saafiladan2573 2 ай бұрын
contacts kagana ii sheeg adigoo mahadsan
@HassanSunni
@HassanSunni 2 ай бұрын
Haa walaal email ii soo dir Sunni.Media10@gmail.com
@BLOXKETCHUM
@BLOXKETCHUM 2 ай бұрын
Walaal dadka sey sheegayaan weykaqaali santahay.
@xamsefadle300
@xamsefadle300 2 ай бұрын
Wll number kaaga isoo qor in ta aan baadhay xogteedaba adaa aan kaa helee Mahadsanid
@omarbaalwi3544
@omarbaalwi3544 2 ай бұрын
Dhulkaa hoyoo malanacaay
@Mz0nx
@Mz0nx 2 ай бұрын
Sharjo kaso hadal walal
@malakoslo
@malakoslo Ай бұрын
Nomber ka wiilka aniga isii wll plz wan u socdaa oman
@hawaadoahmed635
@hawaadoahmed635 2 ай бұрын
Rwanda kasoo hadal
@HassanSunni
@HassanSunni 2 ай бұрын
inshaa allah walaal
@user-ij3br4qc8k
@user-ij3br4qc8k 2 ай бұрын
inaad aado majeceshahy
@maajidhalanen
@maajidhalanen 2 ай бұрын
Walaalkeey adigo rali ah qof aan kalaxieiiro isheeg plz
@fatimaali3609
@fatimaali3609 2 ай бұрын
Wllo lambrka ma iya sin krta wllky oman baan rbaaa
@HassanSunni
@HassanSunni 2 ай бұрын
Haa walaal email ii soo dir Sunni.Media10@gmail.com
@macalindaud-daruiman
@macalindaud-daruiman 24 күн бұрын
@@fatimaali3609 Wll 🇸🇴 numberka ma heshay oo cumaan qofka jooga ah
@dhacdomedia5136
@dhacdomedia5136 2 ай бұрын
Jordan 🇯🇴 kasoo hadal zxp
@HassanSunni
@HassanSunni 2 ай бұрын
Jordan soomaali waa ku tartahay
@mubarikgiama248
@mubarikgiama248 2 ай бұрын
Xagan kala soo xidhiidha walalo
@HassanSunni
@HassanSunni 2 ай бұрын
Haa walaal email ii soo dir Sunni.Media10@gmail.com
@faysalabdi7784
@faysalabdi7784 2 ай бұрын
away teleefanka hamsa
@HassanSunni
@HassanSunni 2 ай бұрын
Haa walaal email ii soo dir Sunni.Media10@gmail.com
@SacredQuranHub
@SacredQuranHub 2 ай бұрын
Oman waa bossa oo kale saan filayo kuleylka 😂 soomali dhulkiina alla idin jecleysiiyo waa sixrantihiin orama idikala wareegtay dhulkiinii😢
@SacredQuranHub
@SacredQuranHub 2 ай бұрын
War soomaliyeey ilmihiina bara dhulkooda wlhi ka daya guur guurka aad ku jirtaan ragan somalida ah damiir maleh miyaa maxa dhulkooda ku dray walee wala eedi dhul shisheye kiinana waladikala wareegi
@sugowyare6211
@sugowyare6211 23 күн бұрын
Somaalia waa faqri shaqo.malaha aduunka soomalia ayaa ugu nacbahey adika qiimo.soomalia .kulaleeyahe
@abdiazizmahamed3357
@abdiazizmahamed3357 Ай бұрын
tmo chirah kawaran
@relaxingsoundcalm9213
@relaxingsoundcalm9213 Ай бұрын
If Hamza is someone who lives Oman, can I get his phone number
@akhadara4995
@akhadara4995 Ай бұрын
Asc brother waxaan raba aniga iyo family inaan ugoorno solaalah oman please hamza numberkisa mansiin kartaa
@xamdamaxamedxamdamaxamed999
@xamdamaxamedxamdamaxamed999 Ай бұрын
Dee wllo aniga raba inaan imaado wllo please number kiisa isiiya
@saafiladan2573
@saafiladan2573 2 ай бұрын
Asc walal. contacts ka cida visaha iga cawin karta ii soo dir wll
@HassanSunni
@HassanSunni 2 ай бұрын
Haa walaal email ii soo dir Sunni.Media10@gmail.com
@HaredMuktar-fh6ni
@HaredMuktar-fh6ni Ай бұрын
​@@HassanSunniAsc lipax aad iyo aad ayad ugu mahadsantahye sidaa fcn oo add noloshagaysay mida kele adiga mahadsan Hamzaa numbarkisa ma ii sin kartaa 🙏🙏🙏
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 87 МЛН
Женская драка в Кызылорде
00:53
AIRAN
Рет қаралды 511 М.
Salalah, Oman with SolaPortal
26:55
Sola Portal
Рет қаралды 32 М.
Somalida iyo Irish-ku maxay iskaga mid yihiin.
22:40
Hereri Media
Рет қаралды 80 М.
Cost Of Living In OMAN | Ultimate Breakdown
7:46
Mustafa
Рет қаралды 79 М.
Comment prendre son visa en ligne pour Oman ! #oman #visa ✈🛂
20:20
Cheap vs Expensive Neighbourhoods In Oman Muscat
12:49
Mustafa
Рет қаралды 66 М.