Saamaynta Ama Waxyeelada Uu Narsisistaha Kugu Reebo | The (Lasting) Effects Of Narcissistic Abuse

  Рет қаралды 4,765

Ishraq Yasin

Ishraq Yasin

Жыл бұрын

#narcissism #saamayn #caafimaad

Пікірлер: 68
@abdulxassan4657
@abdulxassan4657 9 ай бұрын
Mashaallah Ishraq hab qeexan ayaa u falanqeysay dhibaatoyinka laga dhaxlo qofka Narsistaha ah. Dhawacyada kugu dhacay waxaad kaga badbaadi kartaa oo kaliya dhawr qodob. a) qof ku dhibaateeyey ee xaasidka ah ee jiran ujar xiriirka ka gooso oo soo noqosho lahayn. b) Allah ka magangal ku a dadaal inaad akhrisato Quraanka Kariimka iyo Ducooyin maalmeedka. c) qof qaba Cudurka Narsistaha ah iska cafi sababtoo ah ma'oga inuu ku dhibaateeye hana ka ogolaan in xiriir dambe layeelato. D) waxaa ogaataa Qof Narsistaha ee ku dhibaateeyey wuxuu jecelyahay inuu kugu diro dadka wanaagsan ee aad xiriir leedihiin ka dib markuu ogaado inaad ka marantay kana fogaatay. e) inta aad soo jeedo oo dhan markasta waad soo xasuusanaysaa Dhibaatoyinkii kaa soo gaaray qofkii Narsistaha ahaa, sidaas daraadeed waxaa kuu wanagsan in ku dadaasho in aad khariso "Subxaana-Allah" 10-100 jeer markasta aad xasuusato qofkii Narsistaha ahaa. Intaas arimood hadaad fuliso waxaan hubaa in aad ka bogsanayso dhawacyadii uu kuu gaystay qofkii qabay cudurka Narsista ee horay kuu dhaawacay.
@bishaaroaxmed757
@bishaaroaxmed757 Жыл бұрын
Mahadsanid inbadan abaayo and ustaad qaaliya Allah ku dhowro 😊
@ishraqyasin
@ishraqyasin Жыл бұрын
Aamiin abaayo❤ Allaha ina wada dhowro❤
@mudanmohamed
@mudanmohamed Жыл бұрын
Alla abaayo run badnidaa illaahoow ku xifdi waka baxay noloshiisi qofkaas lkin werarkii ugu xuma ayaa ku jiraa mar jacayl inuu ituso isku dayaa, marna aflagaado iyo muran iyo sumcad dil maantoo dhan difaac ayaa kaga jira😢
@halimayusuf1477
@halimayusuf1477 Жыл бұрын
جزاكي الله خيرا أخت الحبيبة
@user-nk6zh9mi5t
@user-nk6zh9mi5t Жыл бұрын
True wale waa run
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato Жыл бұрын
Mahadsanid Ishraq Yassin, walaaley garbasaartaas ookale xageen kasoogada iisoo sheeg, dukaamobadan ayaan kafiiriye….fadlan ii soo sheeg dukaanka ama meesha aan kadalbankaro.
@ruqiyooffice3664
@ruqiyooffice3664 Жыл бұрын
Mashalaah ababo guleso🎉
@fartunwasuge8322
@fartunwasuge8322 Жыл бұрын
Masha allah xifdullah Thanks ❤️👍
@ishraqyasin
@ishraqyasin Жыл бұрын
Jazaka Allah abaayo❤
@Miidan5
@Miidan5 Жыл бұрын
that's true
@haajiranda9086
@haajiranda9086 Жыл бұрын
alla haa kun mar soo egaa inaa dami dabka shukran abyo
@ishraqyasin
@ishraqyasin Жыл бұрын
Adigaa mudan abaayo❤
@muunaqaali1085
@muunaqaali1085 11 ай бұрын
Allow caafi waan arkay dad bucaas cml allaha kasaaro Iyagana
@babyranda4844
@babyranda4844 Жыл бұрын
Xaqiiq wlh astamahan o dhan weyjiraan
@sahradiriye3026
@sahradiriye3026 Жыл бұрын
Wcs abaayo mahadsanii 😍
@ishraqyasin
@ishraqyasin Жыл бұрын
❤❤❤
@QamarAbdulqadir-zn4pb
@QamarAbdulqadir-zn4pb Ай бұрын
Subxana Allah abaa waxaas oo dhan waa isku arkay walina waa ku jirra aadbaan ugu baqaa inaa katago waxwalbo waan ogaaday blse csbsi io warwar badan Baan ihaya caruurta ubaqaya
@nimohassen0506
@nimohassen0506 Жыл бұрын
Maxaa u daawaa abaayo waxaa soo dhan qofka isku arkay
@khalifsiyad4498
@khalifsiyad4498 Жыл бұрын
❤❤
@mona-pb7bz
@mona-pb7bz Жыл бұрын
Abaayo jazakallah qeyr runtii dad kan soomaalida wey ku badan yihiin waa bahal dad u eg laba wajiilayal ah shi sheeye kal kaal ah shartooda allaha naga qabto mcnto casharadaan noosi wad wan rajeynayaa in umadeena soomaliyed an ku baraarugno warabaha an wax ba aan reeben
@ishraqyasin
@ishraqyasin Жыл бұрын
Allah yajziki alkhayr abaayo❤ Insha Allah yaa Rabb🤲🏽
@Hamdaofficial1
@Hamdaofficial1 Жыл бұрын
Maxaa keena markaa ma cudur baa Mase
@habibaaddow7868
@habibaaddow7868 Жыл бұрын
Asc abyo su al ayan qaba, qofka inuu asag narsist yahay siduu isku ogaan karaa?
@ishraqyasin
@ishraqyasin Жыл бұрын
Wa calaykum assalam abaayo❤ Dadkan self awareness iyo self reflection, calashaan isu warqabid ayaa ka maqan. Marka inay wax ka khaldanyihiin inay ogaadaab way adagtahay. Hasa yeeshee haddii dadka u dhaw ku push gareeyaan cilaaj nafsi ah, dhakhtar si fiican u fahansan cilladdan wuu ku sheegi karaa. Inuu aqbalo se way adagtahay.
@Mrc648
@Mrc648 Жыл бұрын
ilaahey haika saaro aniga hada lanool walaal nercissistic eh abuse baan kujiraa lkn ilaahey haika saaro
@anisoaden8407
@anisoaden8407 Жыл бұрын
Haa abyo qof noocas baa lanoolahy inaa katago ban jeclaystey
@ishraqyasin
@ishraqyasin Жыл бұрын
Abaayo Ilaahay hakuu fududeeyo wixii kuu kheyr ah❤
@shukriamohamed7411
@shukriamohamed7411 11 ай бұрын
Yaap
@farxiya267
@farxiya267 Жыл бұрын
Abyo video's dhaman wan daawaday wax badan ayana iiga soo baxay. abyo majirtaa meel laga soo xariiri karo si gooni ah?❤
@ishraqyasin
@ishraqyasin Жыл бұрын
+4791275183 cod ii dhaaf abaayo❤
@nasroamiin5557
@nasroamiin5557 Жыл бұрын
Asc abayo aniga waan isku arkay mahsanan, inana waxba fahmin , ilowsho , iyo markan rabo inan waxshego ana shegi karin sida usosaro ama qofki ufahansiyo igu adag rabiyow maskaxda hanaga walin adigana awad lehee.
@ishraqyasin
@ishraqyasin Жыл бұрын
Aamiin Yaa Rabb❤
@runbadan
@runbadan Жыл бұрын
Abaayo sode loga baxaa 5caruur isku nuugnuug ah baan u dhalay kii ugu xumaa ayaa u gacan galay
@ishraqyasin
@ishraqyasin Жыл бұрын
Abaayo waa howl dheer! Tan ugu horaysa waa ogaanshaha aad ogtahay waxa aad la macaa milaysid. Tan kale insha Allah playlistiga oo dhan soo daawo❤ Wixi su'aal ah ood ka qabtidna ii soo qor.
@farhiahassanjama5563
@farhiahassanjama5563 Жыл бұрын
Thanks Abyo ❤may Allah protect us from these evil 👿 ppple.
@ishraqyasin
@ishraqyasin Жыл бұрын
Aamiin Yaa Rabb❤ Thank you!
@kalsonchannel2712
@kalsonchannel2712 Жыл бұрын
Abyo anaa intaba igu dhacay wana la dhibanahay ilaah haiga bixiyo salaada xataa waxn tukaday ma aqaan
@ishraqyasin
@ishraqyasin Жыл бұрын
Aamiin Yaa Rabbi❤
@deeqaluul6155
@deeqaluul6155 Жыл бұрын
Aniga in aa iga hadleesa moodaa 😢
@ishraqyasin
@ishraqyasin Жыл бұрын
💖💖
@nimohassen0506
@nimohassen0506 Жыл бұрын
Abaaayo mahadsantahay ishraq Qof ka xanuunkaas oo dhan isku arkay See leega soo kabtaa daal tiro badan maskaxiyan iyo jidh ahaan ba Murugo bilaa sabab baahi See loga bogsadaa
@fatiqasi5982
@fatiqasi5982 Жыл бұрын
Aniga iheysataa taa
@ishraqyasin
@ishraqyasin Жыл бұрын
Muna & Fati❤ Abooyooyin waxay qaadanaysaa inuu qorka nartiisa number 1 ka dhigo. Oo aad nasasho, is baanasho iyo stress oo dhan ood iska ilaaliso intaa ka soo kabanayso❤ Ilaahay oo loo dhawaado waa number 1!
@deeqaluul6155
@deeqaluul6155 Жыл бұрын
Narsisistah isoodhibaateeyay hada in yar waan soo ficnaaday
@ishraqyasin
@ishraqyasin Жыл бұрын
Alxamdulillah❤
@RunsheegAbdi
@RunsheegAbdi 11 ай бұрын
Aniga inaa iga hadleyso ayaa moodaa walaahi. Mararka qaar qof ii sheekenaayo ayaan ilobaa waxa u i sheegaayo markaas aya qofki ku dul fakara si aan uso xasuusto sheekada meshay kasoo bilaabatay.😢 Lafa xanuunkaas wan leeyahay V.D kugu yar aya la i dhahay hurdadi wey iga tagtay. Maba u baahni hurdo madaxa le i xanuunaayo.
@ishraqyasin
@ishraqyasin 11 ай бұрын
Abaayo waad ka bixi insha Allah, niyada saas unsheeg ❤️
@abdulrazakmohamed-jr2eb
@abdulrazakmohamed-jr2eb 2 ай бұрын
ani ayuu ila nolyahy
@ishraqyasin
@ishraqyasin Ай бұрын
Waan ka xumahay!
@shukri846
@shukri846 Жыл бұрын
Sax
@QamarAbdulqadir-zn4pb
@QamarAbdulqadir-zn4pb Ай бұрын
SIDEE UGU JIRRI KARAA UNA BOGSANKARAA
@ishraqyasin
@ishraqyasin Ай бұрын
NARSISISTE: Waali Ayuu Igu Riday, Waana Ka Baqayaa | Ma Ka Bogsan Karaa Anoo La Nool? kzfaq.info/get/bejne/r7Jma6efzL6YXac.html
@ASMReatingfood12
@ASMReatingfood12 Жыл бұрын
Wa runta mar ana amanayo marna ana dhahayo qofkan wa xun yhy narsistaha hadda la noshahay tacsi dhigo ado nool maxa yeelay gudaha ka dhimatay
@haajiranda9086
@haajiranda9086 Жыл бұрын
alla run badnidaa mar qof wngsn kula eh yahay marna qof ka xun majiro isdhehee
@farhiasaney1922
@farhiasaney1922 Жыл бұрын
Masha Allah walashey ❤❤❤❤❤
@annaass2663
@annaass2663 Жыл бұрын
Abaayo waa runtaa anigaba waan la noolahay 25 sano ayaan ku jiraa noloshaas
@sucaadahmed230
@sucaadahmed230 Жыл бұрын
Asc wlo barnaajkaaga Hadaan kuso biiray Numbarka whatisapkaga Ayaan aad ugu baahanahy
@ishraqyasin
@ishraqyasin Жыл бұрын
Abaayo macaan messenger igala soo xiriir❤
@sucaadahmed230
@sucaadahmed230 Жыл бұрын
@@ishraqyasin wlo waa Aniga kuso codsaday Umulkhayr maxamed axmed
@ishraqyasin
@ishraqyasin Жыл бұрын
@@sucaadahmed230 abaayo macaan, qoraal maa ii dhaaftay?
@sucaadahmed230
@sucaadahmed230 Жыл бұрын
@@ishraqyasin wlo face book Codsi add freind ayaan Kuso diray marka Wa inaad wlo accept dhahda
@halimayusuf1477
@halimayusuf1477 Жыл бұрын
جزاكي الله خيرا أخت الحبيبة
@ishraqyasin
@ishraqyasin Жыл бұрын
الله يجزيك الخير❤
Waa Maxay Empath? Qalbigaaga Jilic Narsisistuhu Wuu Ka Faaiidaystaa!
15:41
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 20 МЛН
Beautiful gymnastics 😍☺️
00:15
Lexa_Merin
Рет қаралды 15 МЛН
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 8 МЛН
Muxuu Hadalka Isugu Qasaa Narsistaha | Word Salad | Erey Cusub
16:01
WHO IS NARCISSIST/ YA WAYE NARCISSIST?
11:15
Afnan Adan
Рет қаралды 23 М.
Markuu lamaanuhu narcissist yahay
17:20
Ishraq Yasin
Рет қаралды 10 М.
FADUMO "3-JEER AYUU WADNUHU I ISTAAGAY''  MUCJISO
24:36
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 112 М.
Qofka Maxaa Ku Kalifa Inuu Aqbalo Dhibka?
12:06
Ishraq Yasin
Рет қаралды 1,2 М.
Sidee Looga Bogsadaa Narsisistaha Marki Laga Tago? Talooyin
10:42
Ishraq Yasin
Рет қаралды 4,7 М.
Dadkan Noloshaada Ka Ilaali | Sidan Uga Guulayso Narsisistaha
10:36
Ishraq Yasin
Рет қаралды 2,1 М.
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 20 МЛН