Waa Maxay Empath? Qalbigaaga Jilic Narsisistuhu Wuu Ka Faaiidaystaa!

  Рет қаралды 3,272

Ishraq Yasin

Ishraq Yasin

Жыл бұрын

#empath #narcissism #qalbijileec
Empath waxa loo yaqaanaa qof dareemi kara dareenka dadka kale. Narsistaha taas buu ka faaidaystaa.
Qalbi jileecaas iyo Narsistaha xiriirka ka dhexeeya ayaan kaga hadlaynaa videowga maanta.

Пікірлер: 47
@user-ly3oo9sm3y
@user-ly3oo9sm3y Жыл бұрын
Maryam cumar jazaakilaahu kheir walaashey alaha ku barakeeyo Maashaa Allah
@sarahconcell1182
@sarahconcell1182 Жыл бұрын
maasha alaah abaayo ilaahay caqliga hakuudaayo wax badan baad nookala cadeeysay oo fiican ❤❤
@ishraqyasin
@ishraqyasin Жыл бұрын
Aamiin Yaa Rabb adigana sidoo kale abaayo🤲🏽❤
@user-ly3oo9sm3y
@user-ly3oo9sm3y Жыл бұрын
Alxamdu lilaah anyone sida aad sheegtay u ogeyn ayaan dadka qaar markaan arko inaan wax u qaban karin qalbiga isla markii waxaa is iraahdaa qofkan intaad leedahay wax la qabo anigaa halis ku jira inaan dadka u naxariisto ayaan waqti galiyaa
@yman8324
@yman8324 Жыл бұрын
Mash allah
@mohammedupdykhadir3124
@mohammedupdykhadir3124 Жыл бұрын
Thanks ❤❤❤
@kiinmahamud4061
@kiinmahamud4061 Ай бұрын
Thanks
@firdowsamohamed7354
@firdowsamohamed7354 Жыл бұрын
Manshaallah walashey Jazakallah kheir jazaa Dariskan sifican ayaa noka distey intaa sheegtey waa run inta anika ogalkeyka ah anaka allaha ku anfaco muslinkana allaha ka qabto dadka nocas ah
@ishraqyasin
@ishraqyasin Жыл бұрын
Allah yajziki alkhayr abaayo❤ Aamiin❤
@Ismahankhalif
@Ismahankhalif 11 ай бұрын
Maashaa Allaah abaayo, Allaha ku xifdiyo , waxaa tahay gabadh loo baahan yahay. Being an empath can be a curse or a blessing, if we educate ourself and others the signs of being empath and how read and know what we are feeling and the feeling of others , then we can separate our feeling and others feeling, then being empath will be a blessing I have discovered being empath around 7years ago, and I am still in my journey discovering myself and its never ending journey. Thanks my dear sister for explaining our community I have see Your KZfaq channel today. ❤❤❤❤
@ishraqyasin
@ishraqyasin 11 ай бұрын
Thank You abaayo❤️ You’re right, its very fascinating to learn. Learning how I work as an empath has changed a lot in the way I look at life and people. Thanks for stopping by, and for the comment 🤗
@Ismahankhalif
@Ismahankhalif 11 ай бұрын
@@ishraqyasin your welcome abayo, Allaha ku barakeeyo, you are doing great job. ❤️ ❤️ ❤️
@JH-ec7tv
@JH-ec7tv Жыл бұрын
Mashallah jazakallahu khar you are right about this thank you so much ❤❤❤allahum sal al Mohammad 💝💝😔👍🥰🥰🙏💞
@ishraqyasin
@ishraqyasin Жыл бұрын
Allah yajziki alkhayr abaayo❤
@fadumoshiekh-bk2zw
@fadumoshiekh-bk2zw Жыл бұрын
Mash Allah keep going
@ishraqyasin
@ishraqyasin Жыл бұрын
Baraka Allahu fiiki❤🧡
@fadumoosman8881
@fadumoosman8881 Жыл бұрын
@@ishraqyasin inte kala soo xira wan ku bahanahay abaayo
@ishraqyasin
@ishraqyasin Жыл бұрын
@@fadumoosman8881 assalamu alaikum abaayo❤ +4791275183.
@siti2shekh602
@siti2shekh602 Жыл бұрын
Asc abaay Haa waan isku arkaa wahaana kaqadaa faido la’aan Subhanallah
@ishraqyasin
@ishraqyasin Жыл бұрын
Wa calaykum assalam abaayo ❤ Waad ka bixi, boundaries ama xuduud naftaada u samee in sha Allah. Waad guulaysan❤
@kalsonchannel2712
@kalsonchannel2712 Жыл бұрын
Noocas anaa ahay herwaxan garay inuu enerjigi iga dhamado an daalo cunada xataa iga go adaa lkn hada waxaasoo dhan meel an kutiriyay hadii la xanaqo iyo hadii kale Dan kama yeesho markas qofkii wuxuu samey nayaa inuu igu dayo noockale uu cadifadeyda uu kuhelikaro oo ah xanuun Ben ah aad ujedo uu naxaristeyda kukasbato
@RunsheegAbdi
@RunsheegAbdi Жыл бұрын
Qofka asagoon ii shegin Ayaan dareemaa. Waan LA ooyaa MA fiirsado muuqaalada murugada waliba dumarka iyo caruurta😢
@ishraqyasin
@ishraqyasin Жыл бұрын
Empath waa tabtaa❤💜🧡
@somamn11
@somamn11 Жыл бұрын
Masha’Allah! We need more of this sister.
@ishraqyasin
@ishraqyasin Жыл бұрын
Insha Allah xabiibto❤
@ZiyeshJiin
@ZiyeshJiin 11 ай бұрын
M a wlashy aqoontaad baraty allaha kuu ziyaadiya psychology ayad tahy iqraaq yasiin qeybted baraty
@ZiyeshJiin
@ZiyeshJiin 11 ай бұрын
Magaca wana qaldy e iqraah yasiin doctor fican
@sahradiriye3026
@sahradiriye3026 Жыл бұрын
Anigu waxaan haye qof ka lamurugoda qoof dhiibateeysaan waan la ooyaa lamurugodaa marka alha naxafiido yaa rabi
@ishraqyasin
@ishraqyasin Жыл бұрын
Sahra abaayo qalbigaaga wanaagsan Allah hakuu xafido❤❤❤
@sahradiriye3026
@sahradiriye3026 Жыл бұрын
@@ishraqyasin amiin abaayo
@nasroamiin5557
@nasroamiin5557 Жыл бұрын
Asc abayo aad ayaan kusalamaya koley qofka aad shegeyso waa aniga wlh 11 ayaan lanolahay qof idhibateynayo anigana kama arsan karo xanun ayaan daremayaa hadana 5 carur aan dhalay ayuu abohod yahay. Lakiin ilahey wuxuu igu badalay waxkasto aan gacan uqado inanu ilaah igu guleyo hada wax barasho ayaan kujiraa waxana kaqalin jabinayaa sanadkaan december insha alaah . Ilaah waxan uga baryaya ayagana qalbigoda inuu ilahey raxmad galiyo insha alaah aad ayana kusalamaya alaha kubarakeyo mcnto.❤❤❤
@ishraqyasin
@ishraqyasin Жыл бұрын
Masha Allah, dulmane Allah ma ilawsana abaayo❤❤ Niyad samida iyo iimaanka iyo dhibka ku haysta ayuu ilaahay badal kaaga dhigay wax wanaagsan oo kale❤ Guulayso if iyo aakharo Ilaahay idamkiis macaanto❤
@nasroamiin5557
@nasroamiin5557 Жыл бұрын
​@@ishraqyasin amiin amiin amiin yaa alaah mcnto ❤❤❤
@malyunomar8507
@malyunomar8507 Жыл бұрын
Asc abaayo taasaa idishay oo dadka xun ii soo jiida inaan dareemo dadka xaaladay ku jiraan naftaydiina iloobo
@ishraqyasin
@ishraqyasin Жыл бұрын
Wa calaykum assalam abaayo❤Way ku dhibi inaa "maya" dhahdid, laakiin waad la qabsan adigoon naxariistu kaa tagin insha Allah❤
@habonali9734
@habonali9734 Жыл бұрын
Abaayo iso boqo
@ishraqyasin
@ishraqyasin Жыл бұрын
Haye abaayo. Wa ku soo booqday❤
@habonali9734
@habonali9734 Жыл бұрын
@@ishraqyasin tank you abaayo
@sumeyamohamed472
@sumeyamohamed472 Жыл бұрын
Ana dabecadn leh wana ku rafaday
@ishraqyasin
@ishraqyasin Жыл бұрын
Allah❤🧡 qalbigaaga wanaagsan hakuu xafido🧡
@Manka2123
@Manka2123 Жыл бұрын
Waxaan ahay dadka la ooya hadaan arko qof ooyaya anoon weydiinin waxa ku dhacay ayeey ilmadu isoo dhaafeysaa
@ishraqyasin
@ishraqyasin Жыл бұрын
Waa bina Adamnimo❤🧡❤🧡❤ Dadka qaar laakiin way ka faaiidaystaan dadka qalbiga dabacsan. Allah kuma tuso wax ku dhiba!
@Ummacooking2023
@Ummacooking2023 Жыл бұрын
Abaaayo anaa saaas ah maxaa keena dhawaan baan kugu sooo biiray
@ishraqyasin
@ishraqyasin Жыл бұрын
Soo dhawoow macaan❤ Empath wax xun maaha, laakiin waa in la barto in dareenka la "xakameeyo" gaar ahaan dad xun haddaa la dhaqmaysid.
@shukrisaleh3389
@shukrisaleh3389 Жыл бұрын
Narcissist ka xanuuno baan ka qaaday aan umalaynayo in uu yahay fibromyalgia.
@user-ly3oo9sm3y
@user-ly3oo9sm3y Жыл бұрын
Alxamdu lilaah anyone sida aad sheegtay u ogeyn ayaan dadka qaar markaan arko inaan wax u qaban karin qalbiga isla markii waxaa is iraahdaa qofkan intaad leedahay wax la qabo anigaa halis ku jira inaan dadka u naxariisto ayaan waqti galiyaa
@ishraqyasin
@ishraqyasin Жыл бұрын
Masha Allah❤ Allaha ku xafido oo barakeeyo❤
Muranka Naraistaha Muxuu Ka Helaa? Iyo Qodobo Kale😁
19:07
Ishraq Yasin
Рет қаралды 1,7 М.
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
MrBeast
Рет қаралды 192 МЛН
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 11 МЛН
Narsisistaha Siduu Dadka U Waalo (Gaslighting)
10:18
Ishraq Yasin
Рет қаралды 5 М.
Markuu lamaanuhu narcissist yahay
17:20
Ishraq Yasin
Рет қаралды 10 М.
WHO IS NARCISSIST/ YA WAYE NARCISSIST?
11:15
Afnan Adan
Рет қаралды 23 М.
Dadkan Noloshaada Ka Ilaali | Sidan Uga Guulayso Narsisistaha
10:36
Ishraq Yasin
Рет қаралды 2,1 М.
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
MrBeast
Рет қаралды 192 МЛН