Markuu lamaanuhu narcissist yahay

  Рет қаралды 9,788

Ishraq Yasin

Ishraq Yasin

2 жыл бұрын

#narcissistpartner #lamaane #toxicpeople #dadkasuntaah
Videogan wuxu ka hadlayaa markuu xaasku ama ninku narcissist yahay. Guurka sunta ah.
Haddaad English fahanto daawo khabiiraddan : ‪@DoctorRamani‬
Wixi talo iyo tusale ah, Facebook account kayga.
/ ishraqm.yasin
mahadsanidin❤

Пікірлер: 55
@soomaalicaruur3921
@soomaalicaruur3921 2 жыл бұрын
Waqti dhaw waxa aan ogaaday in ninkaygu yahay nerjisiga qarsoon qaabka xidhiidhkayaguna waxa uu ahaa mid marwalba aan Ka dareemi jiray culays iyo diiqad ficilada iyo hadalada uu hood iiga tuurayo darteed hadii ay tahay xaqirid,been badanaa xidhiidhi naago kale boqol wajiilayn iyo aakhirkii ceebayn uu Cid kasta usheego waxyaabo uu IGA been abuurtay
@ishraqyasin
@ishraqyasin 2 жыл бұрын
Alxamdulillah mar haddaabad fahantay waxa yahay qofkaas. Insha Allah waxay kuu rajaynayaa inaad ka bogdatay wixi dhaawac ah ood kala soo kulantay❤
@JH-ec7tv
@JH-ec7tv Жыл бұрын
Subhanallah Mashallah jazakallahu khar 👍🏼👍🏼🙏🏼💝💝💝💝you are right
@sahraqasim486
@sahraqasim486 2 жыл бұрын
Mansha Allah waxbadan yagafaidaya
@codkiiceebla
@codkiiceebla 2 жыл бұрын
MaShaAllah tabarakaAllah abaayo, this topic is very important for our community, its very educational and awareness.
@ishraqyasin
@ishraqyasin 2 жыл бұрын
That's true abaayo. Mahadsanid❤
@abdirizakahmed1781
@abdirizakahmed1781 2 жыл бұрын
Thanks wllo waan jeclaan lahaa in aan kulasooxidhiidho sababtoo ah waan lanoolay qofkaas
@ishraqyasin
@ishraqyasin 2 жыл бұрын
Insha Allah walaal. Contact informasjon descriptionka ayaan kusoo qori haddii Alle idmo.
@user-we8gn6hv3z
@user-we8gn6hv3z 9 ай бұрын
Asc wll halkan kala so xiidhidha
@ducaysanaddoontiiallaah5920
@ducaysanaddoontiiallaah5920 2 жыл бұрын
Maashaa Allaah abaayo waankaa faaidaysan doonaa iinshaa Allaah ❤️❤️❤️❤️
@ishraqyasin
@ishraqyasin 2 жыл бұрын
Abaayo mahadsanid. Intaa weeye intaan rabo. Inaan kala faaidaysanno❤ Allaha noo faaiideeyee🤲🏽
@aliahmedyacin721
@aliahmedyacin721 Жыл бұрын
Mahadsanid
@ishraqyasin
@ishraqyasin Жыл бұрын
Adigaa mudan walaal!
@sadiamohamed7940
@sadiamohamed7940 2 жыл бұрын
masha allah walaasheey Run ahaantii dad badanaa kujira bulshadeena waa kubadanyihiin kkkkkkk
@MindfulMedia07
@MindfulMedia07 Жыл бұрын
houre u soco
@ishraqyasin
@ishraqyasin Жыл бұрын
Jazaka Allah khayr❤
@sahraqasim486
@sahraqasim486 2 жыл бұрын
Mansha Allah eedo waxbadan yalagafaidaya. Waxad shegayso waxaqiiqo
@ishraqyasin
@ishraqyasin 2 жыл бұрын
Mahadsanid qaali❤
@sayidomardubangadi2111
@sayidomardubangadi2111 2 жыл бұрын
Naxariistu waa Dareenka ugu qiimaha badan ee sida dhabta ah loo bixiyo wuxuna Alle ugu deeqa dadka Niiyada wanaagsan leh Waliga Ahow shaqsi naxariis badan dadkuna Aay ku daydaan. Waxaynu joognaa wakhti hadday wanaag kaa maqlaan way qariyaan, hadday xumaan kaa maqlaanna way faafiyaan, hadday waxba kaa maqlinna wey abbuuraan.
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 6 ай бұрын
As mugoo Nafsad hakugu Ekaato lEE waayE, haweenyaashaa udaran Runrun
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 6 ай бұрын
Sometimes waxa isleedahaey samac iyo basar caqli maleh miyaa waxbaa iskulashowree waa inti quman oo mashaaaaalah tabaarakalah iyoiyo saan daraadeed doqoney maatahey saan sEe taada ahaatEy sababao miyaa taba sooqaad xaa kugu kalifEy saan maatahey caadiyan misE waxyaalahan lasheegaayo maa tahEy bismilah iyaaaa
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 6 ай бұрын
WEy buux qiimolahoo qadarin oo wax ku ool ah buux islaaaa dhaqanwanaagsan buux dumaaaar Rag lakiin dumaryaashu EEEEEE qujaaafbadan ay yaqaanaaan hadEE Runaa wanaagsan, onbadan bismilah iyaa yaayE.
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 6 ай бұрын
Nafsad bEy udarantahEy aakhiroooooo NabsE , wadayar qatroosqiimobadan cadayyareeey dagan lagufarxeeeey saan maah.igailaali IlEEnEEy umadau familiyyyy systems jiilbajiil waaba lakalayahEy iyaaaaa
@husseindirie531
@husseindirie531 9 ай бұрын
kaalay jiniga waa cilad maskaxeed soo ma ahan ( mental disorder) lkn mida roobka aad sheegtay ee ah maxuu roob u da'ayaa waa ( mental stress) dhambaal side ayaa firfircoonaanaya waana xaalad ku meel gaar ah
@abdirahmanahmad1319
@abdirahmanahmad1319 2 жыл бұрын
Dadkan oo kale oo aad dhageysigoda kafaideysid aya ladhagesta
@ishraqyasin
@ishraqyasin 2 жыл бұрын
Aad ayaad u mahadsantahay Abdirshman walaal!
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 2 жыл бұрын
Kawaran kuwa dadka caynaya iyo qabiilada ayay rabaan inay dhagaystaan malse dadka waxlaga faa iidayo ma dhagaystaan
@sadiamohamed7940
@sadiamohamed7940 2 жыл бұрын
masha allah runtii gebedhaan dadka ey kahadashay waxaa umaleynaa inaan ujeedo waan layaabana oo anigu markaan arko qaabkooda maba usoodhowaado waaba dadka (Human Tornado) ayaan ulabaxay lkn qoftaanaa maantay kubaashaashay ee pls halagaarsiiyo hadalkaan umadaha noocaan ah kkk
@ishraqyasin
@ishraqyasin 2 жыл бұрын
Waad ku sugtay, Sadia! Tornado baaba la sii qiyaasi karaa soo socodkeeda. Dadkanu you never know what sets them off and when they will fly into rage! Waa wax laga cararo. Dawada kaliya ah! Mahadsanid macaan!
@malaakyakub2559
@malaakyakub2559 2 жыл бұрын
Afsomaali kusheeg nasista datka mayaqaanin ee u macnay
@ishraqyasin
@ishraqyasin 2 жыл бұрын
Insha Allah macaaney mahadsanid, Afsomaligi caadiga ahaa baaba luuq luuq iska gala, ereyada caafimaadkana maxaad mooddaa😅 Intii awooda waan sharixi insha Allah. Thanks macaan!
@ykhalid182yusuf6
@ykhalid182yusuf6 2 жыл бұрын
Waa kaliigii saxane weyaan se dadka somaliida malaha
@bushrayusuf685
@bushrayusuf685 2 жыл бұрын
@@ykhalid182yusuf6 thanks
@aliahmedyacin721
@aliahmedyacin721 Жыл бұрын
Ninka waxaa la dhahaa "nacas" haweeneyda narcissistic ah waxaa la dhahaa "Qumayo." Lkn nasiib-darro, weli way yar yihiin dadka si cilmiyeysan uga hadla arrintan.
@naajmasalah4436
@naajmasalah4436 Жыл бұрын
@@ykhalid182yusuf6 somalidu ma keliisaxane ayaanay lahayn waabu kabuuxaaye
@hanahassanofficial2397
@hanahassanofficial2397 Жыл бұрын
Asc wll melan kalaso xariro ma helikara
@ishraqyasin
@ishraqyasin Жыл бұрын
Abaayo messenger. Facebook.
@csk9001
@csk9001 Жыл бұрын
Ma
@keyfomar5684
@keyfomar5684 Жыл бұрын
Abayo wa iimuhiim iiga jawab qof waxa uu kugu sameeyay iyago sidoodi ah kugu eedenayo oo kaga nixinayo oo kugu dacwenayo maxaa waaye
@ishraqyasin
@ishraqyasin Жыл бұрын
Abaayo waa calaamad calaamasaha ka mida. Insha Allah video baan suaalaha oo dhan kaga soo jawaabayaa dhawaan❤
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 6 ай бұрын
Saan , nololba ma ahanE, sababtoo ah Nafsadayda ma ihi hEErka sEEn uaqoonaa ilaa an udhabaqaato ala Runbadanaa EEEEEE inti Run ah oo sax ah aan saan ahaaneyso ileeneey tybyaashanva ma ihi lakiin dhawr jeer tabacdi waa aqoonee iyaaaa ilEEneey, EhEEEy
@nadiiramaxamed2164
@nadiiramaxamed2164 Жыл бұрын
Please Xage kala so xirira 😢😢😢😢
@ishraqyasin
@ishraqyasin Жыл бұрын
Snapka abaayo❤ ishraqyas
@sadiamohamed7940
@sadiamohamed7940 2 жыл бұрын
kkkkk iskagacarartid kkk
@ishraqyasin
@ishraqyasin 2 жыл бұрын
Aad iyo aad!
@sadiamohamed7940
@sadiamohamed7940 2 жыл бұрын
maladhihikaraa gobolada soomaliya dadka kusookoray ayeey kubadantahay qaarkood
@ishraqyasin
@ishraqyasin 2 жыл бұрын
Waa macquul, kolay meel walba way jogaan laakiin meelaha qaar inay ama kaga badanyihiin ama bulshada ay ku koraan ay ku caawiso cilladda waa macquul.
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 6 ай бұрын
Adi, E555555555555555555555555 🖐🤍
@omarhalane4110
@omarhalane4110 Жыл бұрын
Benta Galadu qorqortay youtubka lado farisanaysan shayadin jahil aya tihiin dadka streska hayo caqliga galada
@naajmasalah4436
@naajmasalah4436 Жыл бұрын
Quranka aya lagu sheegay dadkan waana munafaqin wax galo sheegtay maahan adigu iska fiiri inad iciladan qabto hadiikale naarta dadka ugu hooseeya ayad tahay
@sadiyaadanibrahim8370
@sadiyaadanibrahim8370 Жыл бұрын
Munafuq lee waaye katowbad keen hada kmid. Thy
@ducaysanaddoontiiallaah5920
@ducaysanaddoontiiallaah5920 2 жыл бұрын
Noosoo qor abaayo contact number kaada if you don’t mind, there’s someone who is narcissistic in my family and I’m really fed up for her 😣
@ishraqyasin
@ishraqyasin 2 жыл бұрын
Abaayo, I only have my private number, laakiin do DM me on facebook messenger, insha Allah🤗❤
Waa Maxay Empath? Qalbigaaga Jilic Narsisistuhu Wuu Ka Faaiidaystaa!
15:41
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 8 МЛН
Calaamadaha Narcissistic Personality Disorder
6:14
Hooyo Therapy
Рет қаралды 1,9 М.
Sidee Looga Bogsadaa Narsisistaha Marki Laga Tago? Talooyin
10:42
Ishraq Yasin
Рет қаралды 4,7 М.
Sheekdiii NiNkii YAHUUDka ahaa iyo Gabdhii Somalida Aheyd
20:26
Caaliya Sharif channel
Рет қаралды 18 М.
Dadkan Noloshaada Ka Ilaali | Sidan Uga Guulayso Narsisistaha
10:36
Ishraq Yasin
Рет қаралды 2,1 М.
Narcissistic waa Cudurka toxic ah
52:33
Sister Yasmiin Care
Рет қаралды 11 М.
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 8 МЛН