Sacdiyo waa 14 jir gobal uga timid raadinta walidkeed waxana xanuun jiyay in dadkii ay la nooleed..

  Рет қаралды 15,474

Illintir

Illintir

24 күн бұрын

#Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

Пікірлер: 57
@samiiraabdirahman7067
@samiiraabdirahman7067 21 күн бұрын
Allha kulmiyo inta.caruur iyo hoyo kala maqan
@ahlamhasansiyad3333
@ahlamhasansiyad3333 22 күн бұрын
ALLAHA KUU SAHLO HOOYADA MACAAN SACDIYO YARIISEY ALLAHA KU XAFIDO ADIGA IYO AYEEYADA KU SOO KORISAY AAAAMIIIIIN.
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 22 күн бұрын
Ilaahay SWT ha u sahlo sacdiya inay hesho hooyo mcn iyadoo nabad qabta, Aamiin Aamiin ya Allah🙏🤲
@user-lx3ev4yf4j
@user-lx3ev4yf4j 22 күн бұрын
Habaryar ilahayoow ha ku sahlo farxad Allaha kugu badalo aamiin aamiin aamiin yaa rabi 🤲🤲🤲🤲
@leyloshcali8678
@leyloshcali8678 21 күн бұрын
Alaha kuu soo dhaweyo hooyo macan
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 21 күн бұрын
Habaryar ilaahay hooyo hakuu soo sahlo ayadoo nabad qabta
@Wardhere77
@Wardhere77 21 күн бұрын
Illaahow u soo sahal hooyadeed yaa rabi
@ahmedroble219
@ahmedroble219 21 күн бұрын
Allah ha u sahlo gabadha yar hooyo insha Allah
@garaarwabari1208
@garaarwabari1208 22 күн бұрын
Yaarabi Yaarabi walaahi waaa xanuun alle ha u sahlo hooyadeey in kastoo ayeeyo wanaagsan aay korsatay
@illintir
@illintir 22 күн бұрын
Fadlan share dhaha
@user-zw7dl3ym8n
@user-zw7dl3ym8n 21 күн бұрын
Illhey ha u sahalo
@axmadeyhilowle4186
@axmadeyhilowle4186 21 күн бұрын
Allaha u sahlo waslidkeeda Bi Raxmate Allaah Yaa Rabi Yaa Ramaan
@user-sr8ft6vt3y
@user-sr8ft6vt3y 21 күн бұрын
Illahayow u sahal hooyo deed gabadh yar taa
@user-jx7qb6lr6u
@user-jx7qb6lr6u 21 күн бұрын
Alhu akbar ale hakuusoo dhaweeyo wll insha alaah
@asliimuur5024
@asliimuur5024 21 күн бұрын
ALLAAH HA U sahlo hooy
@user-sr8ft6vt3y
@user-sr8ft6vt3y 21 күн бұрын
Aamin aamin aamin yaa Allah
@degan4
@degan4 21 күн бұрын
Allah kuu sahlo hooyo la’aan agoonimo waa ka daranta😮😮
@SalmaAden-km8xz
@SalmaAden-km8xz 21 күн бұрын
Allah kusohlo
@dauddahir4170
@dauddahir4170 22 күн бұрын
Allah usahalo
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 22 күн бұрын
Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin
@aminasuleman9446
@aminasuleman9446 22 күн бұрын
Alle ha ku so dhaweeyo hooyadaa Macaan amiiin amiiin yaarabi
@YuusufXassan-ip9mi
@YuusufXassan-ip9mi 21 күн бұрын
Allow usahal ga wadhan yar
@AbdiRoble-mu6cz
@AbdiRoble-mu6cz 22 күн бұрын
Well done Abdulaziz, gabadha yar si fiican baad ugu digtay
@ashawooo
@ashawooo 22 күн бұрын
illahaya ha ku sahala hooyo macan rabi inshallaha faraxda waye ku dabesa habaryar rabi ha isku kena inta kale maqan
@fardusajamamire2929
@fardusajamamire2929 22 күн бұрын
Subxanalaa subxanalaa Allah ha uso fududeyo ilmahanyar hoyadeed Amin yaa Allah 😢
@user-lw4uu7zd9e
@user-lw4uu7zd9e 21 күн бұрын
Hooyo Allah kuu sahlo insha Allah
@AxmedCabdi-rh3ny
@AxmedCabdi-rh3ny 21 күн бұрын
Haddii ay nooshahay alle ha kuu soo dhaweeyo abaayo bi idnilah
@osmansharif9607
@osmansharif9607 22 күн бұрын
Ilaaheey ha kuu sahlo hooyada
@falisa576
@falisa576 22 күн бұрын
Da'daas markay jiraan gabdhuhu si Gaar ah ayey hooyo ugu bahan yahay Hooyo wax badan dadka kale ku ogayn Bay ku ogtahay waxna ka hagran Mayso booskeda cid buuxin kartaa Ma jirto. ilaahoow hooyadeed u so Sahal o nabad isku tus
@user-oi7gn9rc8h
@user-oi7gn9rc8h 22 күн бұрын
Allah ha ku sahlo hoyo mcn ammin ❤
@sahromudey6415
@sahromudey6415 22 күн бұрын
Ilaahey hooyadeed ha u sahlo aamiin
@fordoosabdalla9819
@fordoosabdalla9819 22 күн бұрын
Maskiin illaahey hooyadeed ha u soo sahlo
@zamzammohmud9961
@zamzammohmud9961 22 күн бұрын
Allaha usoo sahlo hooyadeď bi,idnillah ❤
@user-om8tx7ij9t
@user-om8tx7ij9t 22 күн бұрын
Alaha usahalo hooyo macan
@nasroabukar7487
@nasroabukar7487 22 күн бұрын
In shaa Allaha waat heele ❤❤❤
@qadrodahir7896
@qadrodahir7896 22 күн бұрын
Allah u sahlo gabadha hooyaded
@abdullahiayah6378
@abdullahiayah6378 22 күн бұрын
Ilahay ha ku sakhiro waalidkaa helistiisa
@user-qq4pz2tv8c
@user-qq4pz2tv8c 22 күн бұрын
Yaa rabbi u sahal oo kulmi hoyaded😢
@KadraMunye
@KadraMunye 22 күн бұрын
Alaha u sahlo yaa rabi
@MaryanHussein-nu9yd
@MaryanHussein-nu9yd 22 күн бұрын
Waa barnaamij leh magac qiimo leh yimid xili aad loogu baahan yahay
@user-jm5fp3gj2s
@user-jm5fp3gj2s 22 күн бұрын
Allaah hasiiyo hooyomcn
@xidigtainamaxamed1800
@xidigtainamaxamed1800 22 күн бұрын
Alah soo sahlo yaa rabi 😢
@AbdirashiidIsmail-yv8yy
@AbdirashiidIsmail-yv8yy 22 күн бұрын
Ilahay hakuu sahlo
@kaahokader4664
@kaahokader4664 22 күн бұрын
Habo maamo alha kuusahlo insha alaah farxad aan kuurajaynaynaa anaga iyo illintir
@wllcaska9689
@wllcaska9689 22 күн бұрын
Allaha kuu sahlo abaayo waalid kaa❤❤❤❤
@user-is1cn5uc7p
@user-is1cn5uc7p 22 күн бұрын
Illahey hausahlo hooyadeed
@AbdirashiidIsmail-yv8yy
@AbdirashiidIsmail-yv8yy 22 күн бұрын
Ilahay SI degdega hakuugu sahlo isagaa awoodlehe
@husseinabdi6396
@husseinabdi6396 21 күн бұрын
Baadi cade waxii ah oo meshaan so galo war tol hadaatihiin gabadhaan hooyadeed halo raadiyo haday hoyadeed noshahay
@abdulkadirabdulrahman891
@abdulkadirabdulrahman891 22 күн бұрын
Ilaahoow usoo sahal Hooyadeed. ilinbaa igatimid.
@user-it4ov2cx3s
@user-it4ov2cx3s 22 күн бұрын
Amiin ya rabi
@falisa576
@falisa576 22 күн бұрын
Amiin Yaa Allaah
@user-bo8og1xi6d
@user-bo8og1xi6d 22 күн бұрын
Wcs
@MaryanHussein-nu9yd
@MaryanHussein-nu9yd 22 күн бұрын
Barnaamijka waa ilintir illinta ayadaaba iska imaanayso ma jirto bafin aan fiirsado ilaa waan ilmeeyaa
@bintikoofuur1058
@bintikoofuur1058 17 күн бұрын
Allah ha ku sahlo hooyo macaan
@zeinabs678
@zeinabs678 22 күн бұрын
Allaah ha u so sahlo hooyadeed
@user-hy5jg6mu8d
@user-hy5jg6mu8d 22 күн бұрын
Asc walaal sare
@farhaahmad-fia87
@farhaahmad-fia87 22 күн бұрын
Ilaahow usahal hoyadeed
Каха с волосами
01:00
К-Media
Рет қаралды 6 МЛН
Тяжелые будни жены
00:46
К-Media
Рет қаралды 3,5 МЛН
[Vowel]물고기는 물에서 살아야 해🐟🤣Fish have to live in the water #funny
00:53
Learning English Podcast - Increased Tariffs, Buddha's Birthday
29:56
VOA Learning English
Рет қаралды 5 М.
Learning English Podcast - Chinese Workers, Less Alcohol
29:56
VOA Learning English
Рет қаралды 7 М.
MASEER PART 118 || xaaladeeda cafimaad qatar aye ku jirtaa ||
29:32
Family Sagal Channel
Рет қаралды 183 М.
Dil loo adeegsaday 46 xabadood iyo laba Walaalo ah oo loo heysto - Garmaqalka Maanta.
16:13
1846 - قصة الفرنسية والضابط المغربي!!
33:18
ابو طلال الحمراني - سوالف طريق
Рет қаралды 540 М.
Nin Soomaali ah ayaa 27 sano ku sugan dalka Gambia 🇬🇲 nolosha Soomaalida dalka Gambia
17:11
Каха с волосами
01:00
К-Media
Рет қаралды 6 МЛН