DAYR FADAL’ XAAJI DIRIYE IYO ILAA GAASHAAMO OO LUG AAN KU MARAY !

  Рет қаралды 16,161

Caalin Abyan

Caalin Abyan

5 ай бұрын

#somaliland #somalia #travel #2023 ila #2024 sanadki lügta .
#hargeisa #muqdisho #bosaso #garowe #dj #jigjiga .
#foryou #foryourpage #fyp #fypシ .
#subscribe #share #like
‪@Caalinonline‬ ‪@caalinAbyan‬ ‪@caalintechnologyinstitute3924‬
‪@SomaliCamelBoy‬ ‪@Yonistravels‬

Пікірлер: 148
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
WIXI FARIIMO AH AMA TALOOYIN INSTEGRAMKA IIGU SO DIR. Mahadsanid. instagram.com/caalinabyan?igsh=cDJ1YWY2a25xcWdu&
@mohamedyusuf4477
@mohamedyusuf4477 5 ай бұрын
Muuqaalka link-giisa soo dhig qaybta commentiga si dad badan uu gaadho insha-ALLAAH, Mahadsanid
@user-kr7iz2vl5o
@user-kr7iz2vl5o 5 ай бұрын
Waxan ku weydìiyay (Ahmed Caalin ),ma adeer ayuu kuu noqonyaa
@princesshawd6859
@princesshawd6859 5 ай бұрын
Baradho beerta wa dhul qurux badan o dihin o ciid wanagsan walali lacag bad ka dhargaysaan
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Wan beeranay dhul ma kaa iibinaa aad beeratid?
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Haa . Alle ha u naxariiste.
@abdulkasem1398
@abdulkasem1398 5 ай бұрын
Hawd & Reserve area, Somaliland
@user-gh5lr1vn5q
@user-gh5lr1vn5q 5 ай бұрын
Masha Allah, my reer abtiyo area, gob iyo gobonimo❤
@suhayladheman3776
@suhayladheman3776 5 ай бұрын
Oo calanki Somaliland baa ku sawiran guulaysta reer gashamo
@blackisbeauty4127
@blackisbeauty4127 9 күн бұрын
Mashallah ❤❤
@abdiyusuf9006
@abdiyusuf9006 5 ай бұрын
Allah maxaan lug ku maray , my home towns and villages
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 5 ай бұрын
(MASHA’LLAH TABARAKA’LLAH 🙏♥️🙏♥️🙏🙏🙏♥️🙏♥️♥️🙏♥️🙏♥️♥️🙏BANAANADA XALXALIS🙏♥️🙏♥️🙏♥️🙏🙏♥️🙏♥️CIIDA CAS♥️♥️♥️♥️iyo GOBABKA♥️♥️♥️♥️waa DHUL AAD U WURUX BADAN♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️GAASHAAMO IYO HAWD♥️🙏♥️🙏♥️🙏🙏♥️🙏♥️🙏♥️🙏♥️🙏♥️🙏♥️♥️♥️🙏🙏♥️🙏♥️♥️♥️♥️♥️🙏♥️♥️
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Mahadsanid shukri.
@user-zd8ej3mn3i
@user-zd8ej3mn3i 5 ай бұрын
Allah Allah ❤
@user-xt7fq3pr3v
@user-xt7fq3pr3v 5 ай бұрын
Our🎉
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 5 ай бұрын
Mashaa Allah ❤
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Thanks
@user-xt7fq3pr3v
@user-xt7fq3pr3v 5 ай бұрын
Wow
@maxameddayyib4956
@maxameddayyib4956 5 ай бұрын
maasha alh nimcadaa is gaadhay
@samiraadan8319
@samiraadan8319 5 ай бұрын
Mansha Allah, waa deegaan qurux badan oo leh dhirtii gobka😍
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Dhul qurux badan ayaynu leenahay.
@farhiyamohamed1243
@farhiyamohamed1243 5 ай бұрын
Masha Allah isaaqow illahay dhul qorxoon buu idin siiyey ee amxaarka duufka leh ka ilaalshada
@jamalibrahim2472
@jamalibrahim2472 5 ай бұрын
Amxarada walala bahay ogow
@jamalibrahim2472
@jamalibrahim2472 5 ай бұрын
Adi ma faqashba tahay
@libanwarsame5428
@libanwarsame5428 5 ай бұрын
​@@jamalibrahim2472Oromoy Afka noo daa haddii kale si fiican u baro.
@user-bj7nr8ht6t
@user-bj7nr8ht6t 5 ай бұрын
Wow beautiful place nice one 🖐☝️
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Yes, thank you
@khaderabdi5574
@khaderabdi5574 5 ай бұрын
Absolutely 👍🏿 nice vedio
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Thank you 👍
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 5 ай бұрын
Hawdkii habar jeclo miyaa meeshu,qurux badanaa masha alla
@jamaibrahim4251
@jamaibrahim4251 5 ай бұрын
Isaaq uun tidhaahdid kaasaa nagu filane 😂
@GurayMowlid
@GurayMowlid 5 ай бұрын
Hj ku lahaa 😂😂😂 ma afar kurtin baa dhul leh
@aargooni
@aargooni 5 ай бұрын
dhul isaaq weeye indero ,garxajis baa daga lkn waa isku mid hj iyo GX iyo dhamaan ilma sh. isaxaaqba
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr 5 ай бұрын
Masha Allah
@sadiyoyusuf4066
@sadiyoyusuf4066 5 ай бұрын
Masha allah
@user-mf4dd2bh5c
@user-mf4dd2bh5c 5 ай бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن ❤❤❤❤ جميل جدا
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Thank you dia.
@aminaxirsi6233
@aminaxirsi6233 5 ай бұрын
Mashaa allaah dhulka garanaye ayaa garanaye ku sii soco ilaa dhagxanyo cado ilaa shinbiraale ilaa balimidgan Soo duub waa dal wanaagsan illaahay dadkana ha noo wanaajiyo
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Amin amin . Mahadsanid.
@smartmustafemedia8511
@smartmustafemedia8511 5 ай бұрын
Mahadsanid sxb
@bashiiraxmed8900
@bashiiraxmed8900 5 ай бұрын
Manshalh Zxp
@hargeisa24h
@hargeisa24h 5 ай бұрын
Waa Warey Waa Berkadii Cali qodaal Gaashaamo....
@user-im2ow1ip3t
@user-im2ow1ip3t 5 ай бұрын
Mchalh
@abdulraven4970
@abdulraven4970 5 ай бұрын
Dhul qurux badan mahadsanid
@naimoismail522
@naimoismail522 5 ай бұрын
Masha Allaah dhulkii reer Abtiga
@welcometodjibouti
@welcometodjibouti 5 ай бұрын
❤❤masha allah muuqaal qurux badan mahadsanid jazakallah kheir wll, please fadlan tuulada obsieh ee xududa dhanka somaliland iyo magalada xaji salax noso duub walal
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Insha allah . Mahadsanid wallo.
@-allAboutfootball
@-allAboutfootball 4 ай бұрын
Gaashaamo waa dhulkii ku koray, mar baanu si fiican idinku martin qaadi insha Allah
@user-ul6fn9ie6q
@user-ul6fn9ie6q 5 ай бұрын
Meeshad tegto magaceeda sheeg markan arko meelah ad mareeso masheegtid ama mardanne ayaad shegta waxay noqta marka qar inan kamatiga ka eego marka bilawooga magaca noo sheeg biloow thank you
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Halkaasi waa gaashaamo. Waxan ka tagay xeradi geela waxay u dhaxaysa kurta budhyare iyo Kurt’a dhagoole. Waxan soo maray Dayr fadal wan ka baxay waxan si maray xaji diriye markaa ka dib ayan tagay gaashaamo hadana waan soo noqday. Wxan baxnay 7:00 am waxan so noqonay 11:00 PM habenimo . Ka waran imaka.
@user-ul6fn9ie6q
@user-ul6fn9ie6q 5 ай бұрын
@@caalinAbyan masha good job wllo thank you so much
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Ada mudan wallo . I will try my best insha allah .
@suhayladheman3776
@suhayladheman3776 5 ай бұрын
Masha allah dhulku caas wll
@aminaxirsi6233
@aminaxirsi6233 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@seynabmohamed-issa2289
@seynabmohamed-issa2289 5 ай бұрын
Mash allaha tabarka alllaha I love gaashmo iyo xaguug 🎉
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Mahadsanid.
@s-hayna6421
@s-hayna6421 5 ай бұрын
maansha allaah waa ilaahay mahadii
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Mahadsanid.
@s-hayna6421
@s-hayna6421 5 ай бұрын
adiga mudan bro
@fathiahmed3970
@fathiahmed3970 5 ай бұрын
Waa raad yeey Libaax ma aha
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE 5 ай бұрын
Waa meel qurxoon 🎉
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Mahadsanid.
@khadaribrahim6418
@khadaribrahim6418 5 ай бұрын
Laba. Boodhin. Bay. Leedahay. Waa. Dhubad. Iyo. Baanaano
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Magaca ma aragty ku qoran?
@khadaribrahim6418
@khadaribrahim6418 5 ай бұрын
@@caalinAbyan ma. U. Firsan
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
@@khadaribrahim6418 wan shakiyay waxan is idhi mala laba magac weye khadar aya kaga aqoon badane bal warayso.
@khadaribrahim6418
@khadaribrahim6418 5 ай бұрын
@@caalinAbyan inta. Badan. Magacyadoodaan. Maqlay. Ma. Arag. Gshmo. Waxan. Tagay. Halmar. 2009. Mustawaqe. Eryadeedaa. Lagu. Qabsinaya. Inta. Iskuul. Wadooyinka
@mohamedyusuf4477
@mohamedyusuf4477 5 ай бұрын
Mar kasta taxadirku waa muhiim sxbayaal cabdi qani cismaan iyo Ahmed rashiid,safar khayr qaba ayaan idiin rajeenayaa Goor kasta iyo goob kasta,
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Amin mahadsanid Moh yusuf.
@fathiahmed3970
@fathiahmed3970 5 ай бұрын
2024-2002=22
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Gaashamo mathematics 🧮
@kingsiisoco
@kingsiisoco 5 ай бұрын
Keep going walalka 🫡🫡
@khadaribrahim6418
@khadaribrahim6418 5 ай бұрын
Caalinoow. Dhulkani. Waa. Amaan. Xaga. Xayawaanka
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Haa kolay libaax ma jogo
@kawsarxuseen2442
@kawsarxuseen2442 5 ай бұрын
Masha Allaah adhi aad uyaryar o masaakiin ah 😮 Libaaxba dhulka jooga miya spray qaado ad indha kagabufiso libaaxa ama waran iyo tooray iyo waxqaado de adigo dhulka maraya inad faromadhnaan dhulka kumarto maaha
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Spray ga war inoga doon oo inoo so ogaw.
@flamingoshowchannel.1630
@flamingoshowchannel.1630 5 ай бұрын
😂😂😂stress free
@jamaibrahim4251
@jamaibrahim4251 5 ай бұрын
Amuurta illaahay waan iska jeclahay magaaladan waligay xitaa gobol agteeda Ma tagin, illayn wayna ciid castee. Inan reer gaashaamo ah isiiya ilmaadeerayaal
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Reer gaashaamo aya kula hadli doona.
@jamaibrahim4251
@jamaibrahim4251 5 ай бұрын
@@caalinAbyan way dhantay
@aargooni
@aargooni 5 ай бұрын
gabadh waa la isasiin jiray oo waa gob iyo caadadeede wadiiqadeedii soomar
@khadaribrahim6418
@khadaribrahim6418 5 ай бұрын
Boocdi. Gaashaamo
@AbukarAbdiHassan
@AbukarAbdiHassan 5 ай бұрын
Mr owliyo salaan sare ustaad
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Wan ka qaaday ustaz. Thanks
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE 5 ай бұрын
Alla wiilka yar yuu ku dhiman baliga baliyada waxey leeyihiin ciid dadka ku dhagta oo qofku ku dhiman karo
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Imaka haatan wu ka baxay school koodi ayu tagay kolay ma daynayaan way imanayan.
@user-pl7du6nc8t
@user-pl7du6nc8t 5 ай бұрын
Waar madawacaala meeshu jecliyaa xalxalis waa meeshaan kudhashay Ma magaalo caynaanshaa mahadaanid wll
@user-yf2xi1nm8n
@user-yf2xi1nm8n 5 ай бұрын
Ala dhulka Somalia markaan ku arkay calanka etiobiyaanka ayaan matag is hayn waayay,War dadyahow saan isku dhaama .
@onebyoneistwo9190
@onebyoneistwo9190 5 ай бұрын
Ma aragtay!!! Wllh waan ka caroodaa anigu maba arki karo
@warfaa_soysoy
@warfaa_soysoy 5 ай бұрын
Kkk dhul dalkoodii calankii Minilik ka taaagan yahay oo hadana faraxsan somali baa jirta ufff Hooyadiin waa goblantay cagdheer iyo isaaqa meesha deganba waa dad dhintay laakiin isu haysta inay nool yihiin
@aargooni
@aargooni 5 ай бұрын
afka kamaad hadline meel kaloo huguntay weeyaan. meeshu musqul maahee saxarada iyo kaadida suuliga la aad.
@abdulkadirali6971
@abdulkadirali6971 5 ай бұрын
Maaha dhul fiican oo dhul xoolaad ah meeshaa ii muuqataa weliba idaad maaha geelana uma fiicana xoolaha messina uma fiicna sida ka muuqata
@cabdiraxmaanmaxamedcali8011
@cabdiraxmaanmaxamedcali8011 5 ай бұрын
Fadal muusika inagada oo barnaamij wanagsanbad soo daysa heeska ka saar wax aan music lahayn ku badel
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Insha Allah
@aargooni
@aargooni 5 ай бұрын
sheekh inta music galeh codka gaabso , caalinaw heestii sida roob gudgudayoo bari galac kasoo yidhi gawlalaale iyo hawd gaashaamo biyo dhigay maxaad ugu soo dul qaban wayday muuqaalka
@arbamedia5151
@arbamedia5151 5 ай бұрын
Waar calimaw tuulada arjoog video ka soo duub mansha allaah
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Insha allah thank you brother.
@KhaalidqardhoChannel
@KhaalidqardhoChannel 5 ай бұрын
Zxb abyan walaahay waan qiiroday zxb waayo waxaad natus tay goomahan geela ku raaci jiray zxb hore uu soco
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Goormad ku raaci jirty ?
@user-xt7fq3pr3v
@user-xt7fq3pr3v 5 ай бұрын
😂😂
@user-ew5ob6wx6c
@user-ew5ob6wx6c 5 ай бұрын
Duubista layskuma xidho
@user-ul6fn9ie6q
@user-ul6fn9ie6q 5 ай бұрын
Mamulkay kay inad wayiidisid video in laga duubo magalada gaashaamo waxad views your KZfaq channel will get a lot of views
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Insha allah marka dambe ayaan samayn doona.
@siciidali4034
@siciidali4034 5 ай бұрын
Messhu ciid casaa balaygaaa dhooqadiisu caruurta ka ilaaliya way ku dhagtaaye
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Dhooqo maha was xareed biyaha cas. Waayo waa hawd ciidisu waa midabkaas.
@cabdilaahimaxamuud122
@cabdilaahimaxamuud122 5 ай бұрын
barnaamijyada soo dhig facebuuk na✌️
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Good.👍
@user-vh7do5lp8n
@user-vh7do5lp8n 5 ай бұрын
Gaashamo maxa kamarda lo diiday
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Deeganka oo dhan weye.
@abdallehassan5626
@abdallehassan5626 5 ай бұрын
Wooow🩸🩸🩸
@xasanabdi3013
@xasanabdi3013 5 ай бұрын
Gaashaamo waxaan moodi jirey in loo maro wadada xarshin marta
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Way mari karta wayo wado dadka hoostisa martana way jirta mid xadka la wareegtaana way jirta .
@xasanabdi3013
@xasanabdi3013 5 ай бұрын
@@caalinAbyan waan gartey walaal oo burco intee inleeg bey ujirtaa gaashaamo
@mubarikgiama248
@mubarikgiama248 5 ай бұрын
Ina nuur muuse iyo gaari bidhaanle maad soo duubin.
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Insha allah marka dambe ayan so duubi doona.
@user-vh7do5lp8n
@user-vh7do5lp8n 5 ай бұрын
Gaashamo maxa carada lo diiday
@user-ul6fn9ie6q
@user-ul6fn9ie6q 5 ай бұрын
Wali ma arag gaashaamo
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Imaka sawdigan daawanaya .
@user-ul6fn9ie6q
@user-ul6fn9ie6q 5 ай бұрын
Magaaladi suuqi man arag jecliyaa gaashaamo waa magaladan ku dhashay mudo dheer ma arag insha allah summer kan imanayaa hadu illaahay raali ka noqdo
@maxamuudibraahin5219
@maxamuudibraahin5219 5 ай бұрын
Boqolaal ku dhintay balayada ayaan garanayaa caalinow inan yarbaad tahay naftaada ha halaagin dhoobadaa kudhegta dadka
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Ma dabbaasha ‘ qofna ma celin karo halku allah u qoray inu ku dhinto ‘ hadi an dhinto duco miyanad igu filayn?
@mohamedyusuf4477
@mohamedyusuf4477 5 ай бұрын
Ahmed ku dhex tuur meesha, waa maxay Ninkan Hawd tegay ee hadana dabaalanayn.
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Ma aragty.
@user-kr7iz2vl5o
@user-kr7iz2vl5o 5 ай бұрын
Laxoox aad u qurux badan oo shaaxid ah ayaa la idiin dubay
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Subax iyo caano lagu qooyay.
@user-ms2hu5jp7i
@user-ms2hu5jp7i 5 ай бұрын
Boocbooc baa ku badan miyigaan
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Deegaankan muu lahaan jirin boocdan lkn dhawan ayay sidan ugu badaty.
@osmanhassanlatino4357
@osmanhassanlatino4357 5 ай бұрын
Xared maha yay kaliyahu kugu xanunin
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Maxa dhacay?
@mubarikgiama248
@mubarikgiama248 5 ай бұрын
Meeshi Aan geela ku raaci jiray 😅
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Goorma kugu dambaysay?
@adbinuurmohamud8539
@adbinuurmohamud8539 5 ай бұрын
Magaaladii gaashaamo een sugaynay maba soo duubin waad nadaalisay
@xasanabdi3013
@xasanabdi3013 5 ай бұрын
Gaaahaamo maaney itoobiya ku oolin
@jabiye8593
@jabiye8593 5 ай бұрын
waa dhul somaliyed
@xasanabdi3013
@xasanabdi3013 5 ай бұрын
@@jabiye8593 yaa ku weydiiyey adiga abi axmed saw na xukuma ama soomaali ha degto ama oromee waa itoobiya dhulku
@jabiye8593
@jabiye8593 5 ай бұрын
@@xasanabdi3013 waa dhul somaliyeed etobiya dhulka 1948 bey timid markey tagtana dhul somaliyed bey ahan maskaxdada yar kadhaadhici.
@abdulkasem1398
@abdulkasem1398 5 ай бұрын
Gaashaamo hadda waa Somaliland. Lughaya ayaa lagu badashay.
@AAdam-rc3nu
@AAdam-rc3nu 5 ай бұрын
​@@xasanabdi3013xaywaan waa dhul soomaaliyeed anagaa iska leh itoobiyaanku waa gumeyste maalin uunbaanu ka tirtiridoonaa dhulka Umada soomaliyeed
@kyletyson1155
@kyletyson1155 5 ай бұрын
Aad baad u mahadsantay.wax hore loo samayn ayaad samaysay.quruxdii dhulkeena ayaa soo duubtay.wax hadhay Muquuskii geelaaye halkaan geela ku raacijiray markaan yaraa.
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Geeliinii wali muu dhalin marku dhalo instegramka comments ugu sareeya iga soo qabo.
SAFARKAYGI UG DHEERA LUG AH #20km #2023
37:06
Caalin Abyan
Рет қаралды 21 М.
WAXAAN U CAANO DOONTAY GEELII U BADNAA ABID AAN ARKO.!
32:31
Caalin Abyan
Рет қаралды 69 М.
WHO LAUGHS LAST LAUGHS BEST 😎 #comedy
00:18
HaHaWhat
Рет қаралды 19 МЛН
A clash of kindness and indifference #shorts
00:17
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 52 МЛН
I CAN’T BELIEVE I LOST 😱
00:46
Topper Guild
Рет қаралды 114 МЛН
HAPPY BIRTHDAY @mozabrick 🎉 #cat #funny
00:36
SOFIADELMONSTRO
Рет қаралды 7 МЛН
WAXAAN SOO HELAY XEEB AAN HORE LOO ARAG ! ( BADDA )
34:20
Caalin Abyan
Рет қаралды 132 М.
SAFAR KAYGII ETHIOPIA | XARSHIN | MOOQORAY | TAAGAN DUUR
11:06
HALKA DOOXA WAAHEEN BAD WAOQOOYI KAGA DARO. #2024
33:23
Caalin Abyan
Рет қаралды 15 М.
Taariikhda Magaaladda Gaashaamo
33:13
SAAB TV
Рет қаралды 9 М.
WHO LAUGHS LAST LAUGHS BEST 😎 #comedy
00:18
HaHaWhat
Рет қаралды 19 МЛН