SAHRA SIMAN VS GEEL JIRE | KALA DOORO - GABDHAHA MIYIGA AMA REE MAGAALKA | QABRIDAHAR 2021

  Рет қаралды 329,957

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

3 жыл бұрын

DULEEDKA MAGAALADA QABRIDAHAR,
HUDDA OO KA TIRSAN GOBOLKA QORRAXEEY
AYAAN KULA KULANNAY DHALLINYARO GEEL DAAJINAYSA,
WAXAAN KA WARAYSANNAY XAALAKA NOLOSHA MIYIGA
IYO FARQIGA U DHAXEEYAY TA MAGAALADA..
MADAXWEYNAHA GEELA IYO SIDAY U DOORTAAN..
BARNAAMIJKA GARO OO KU GUULAYSO,
RAMADAN DAY 19 - 1442
MAXAMED CABDI MACALLIN XASAN
TEBINTA : SAHRA SIMAN
CAMERA BY SHAKIIB YARE
ABDIASKARITUBE - SOMALI STATE
-------------------------------
Enjoy, Comment Accordingly, Share and
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritu...​
Follow us on twitter @ / abdiaskaritube​​​​​
Instagram @ / abdiaskarit...​
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………...
Our Main Channel … / abdiaskaritub...​
Our new Channel …. / abdiaskarimed...​
''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

Пікірлер: 357
@ibrahimcumar7509
@ibrahimcumar7509 3 жыл бұрын
Qabdidahare wn u xiisay
@ibrahimcumar7509
@ibrahimcumar7509 3 жыл бұрын
@Dexter Arlo apsolutely, I'm same with you.
@IB_Adam
@IB_Adam 3 жыл бұрын
@Dexter Arlo Hey,we’re watching this amazing Geel going to Hudda.Don’t bring your sewage line and filthy product here.Take your disgusting advertisement to somewhere else!
@boqranbelo9941
@boqranbelo9941 3 жыл бұрын
@@IB_Adam 9
@abobasement346
@abobasement346 2 жыл бұрын
Gabadhan waxaa ka bixin laha 100 gelah
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 2 жыл бұрын
@@abobasement346 war dumarka hanagu qaliyeen o hanagu maqashiin waxas 3 gela ka bixinaye
@ahmednour8755
@ahmednour8755 3 жыл бұрын
Ninkan wuxu dhahay qofki Alla wanaajiyo uunba wanaagsan 🥰
@user-xm1kf9xz8u
@user-xm1kf9xz8u 2 жыл бұрын
deewarunti wll qali qofku illlahy waanajiyo showxaga illahy kamuwangsanan oo illahy musiin waanaaga wll qali 💕💓💓♥️❤️🙏❤️
@fardawsashukri1054
@fardawsashukri1054 3 жыл бұрын
Alla ninku xigmad badana wuxu dhahay" gabdhuhu cay igama mudna"
@user-kw8up5yw5g
@user-kw8up5yw5g 3 жыл бұрын
Waaa nin wanaagsan 10 ayaan ayaan kaabixilahaaay😅
@MohamedOmar-lr9zj
@MohamedOmar-lr9zj 3 жыл бұрын
Waa nin rageed yaqaan sharafta Haweenkeena😍🥰🥰🥰✌
@aliderie4978
@aliderie4978 3 жыл бұрын
Kkkkkkk amaan jeclaa dhalaan cagaweyn horusoco wll
@fardawsashukri1054
@fardawsashukri1054 3 жыл бұрын
@@aliderie4978 wlhi nin sidiisa u hadli kara inu idinku yaryahay 🤣🤣 aman jcyl maha
@HassanAhmed-es2cx
@HassanAhmed-es2cx 3 жыл бұрын
Rag iga dheh labaduba caay igama mudna 👍👌
@mahadcabdi6521
@mahadcabdi6521 2 жыл бұрын
Ninka waxan ka qoraY hadLo sidan Uu dhiga 1 Qofkii alleh wanjiyO aynba wangsan 2 Wll wan ku guursanye ee Kuma GadanyO ❤️Lapad hadal walhi si qurux badn ayn ugu qoray
@Barnibilan
@Barnibilan 3 жыл бұрын
Waa nin fariida Ma Sha Allah. Ilahay xoolihiisa ha u barwaaqeeyo Aamiin 🤍
@MohamedOmar-lr9zj
@MohamedOmar-lr9zj 3 жыл бұрын
Makusoo qabanaa hùuuuno wuu ku anficiye😂😂🥰✌
@mursalabdifarah4540
@mursalabdifarah4540 2 жыл бұрын
Qalbigii oo saafiya iyo dadnimadii oo qofa ♥️🙏
@farxiyocabdi3982
@farxiyocabdi3982 3 жыл бұрын
waxan ahey qofki lawad ee coment sobixiyo wan din salamey umada nabi mohamed scw ASC
@cabdullaahiaman9125
@cabdullaahiaman9125 3 жыл бұрын
Gkcdid
@ismaaciilcabdiismaacilismo272
@ismaaciilcabdiismaacilismo272 3 жыл бұрын
Scw
@voiceofcommunityvoccodkabu5408
@voiceofcommunityvoccodkabu5408 3 жыл бұрын
Nabigeena SCW
@kalidborame6988
@kalidborame6988 3 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@ahmedmahomed4303
@ahmedmahomed4303 3 жыл бұрын
Mashaa allaah Mohamed Cabdi Macallin xassen shiil Digaale.Macallin Xassen awooway baa Quraanka aad u yaqaanay Macallin Xassen Raabi baa awoow u ah Xaafidu quraanki Reer Qorexeey is ilaahay haa u naaxariuste.
@abdirhmandollarvlogs
@abdirhmandollarvlogs 3 жыл бұрын
Gabadhan talent ayey ledahay machallah siday u hadalo toosan tahay wan wataaa 🖐 ya igu racsan
@hasandiriyeabdifarah6379
@hasandiriyeabdifarah6379 3 жыл бұрын
Waa Gabar iyo wiil wanaagsan oo wada daacad ah oo Samalinimo heersara ah ka muuqato iyo dhiiri gelin sax ah oo ugu wanaagsan intii aan barnaamijo dawanaayey aan ka arkay, Allah hanna karaameeyo, Aamiin, Wabillahi Tawfiiq.
@IQ-mw6kz
@IQ-mw6kz 2 жыл бұрын
THIS IS WHAT YOU CALL NEURAL NEVER DISAPPOINT.
@sagalcabdiaxmed3245
@sagalcabdiaxmed3245 3 жыл бұрын
Masha Allah nin raaged war ninka iguriyaa🤩🤩🤩🥰🥰
@yaasirmohmuud1438
@yaasirmohmuud1438 3 жыл бұрын
Makuu wacaa lambarkaaga soo sheeg
@sagalcabdiaxmed3245
@sagalcabdiaxmed3245 3 жыл бұрын
@@yaasirmohmuud1438 kkkkkk haa
@IB_Adam
@IB_Adam 3 жыл бұрын
Wallee in aad dookh fiican leedahey ayaad sheegtey.Haddii aad ninkaas guursato,caruurtaadu waxey iskudarsanayaan QURUXDAADA iyo CAQLIGIISA!😂😂
@sagalcabdiaxmed3245
@sagalcabdiaxmed3245 3 жыл бұрын
@@IB_Adam kkkkkk thinks wll
@IB_Adam
@IB_Adam 3 жыл бұрын
@@sagalcabdiaxmed3245 You are most welcome sister!
@mataanciiideed4046
@mataanciiideed4046 3 жыл бұрын
waa ragi wax garadka iyo xikmada lagu yaqanay ilaah garasho iyo daganaan buu u dhiibay. masha allah . falcelinta dadweynaha haloo war geeyo wiilka
@salmaa2871
@salmaa2871 2 жыл бұрын
waa runtaa, i agree with you 💯... what a legend he is'' maashaAllah.. he lives the TRUE natural way of life ordained by Allaah. 💙💖💚
@xamdigallad3730
@xamdigallad3730 3 жыл бұрын
Waa dadkii layaqaanay maskax cafimd qabta iyo xigmad leh Allahaa barakeeyo Mid magaalka jooga Hadii la oran lahaa Labadaas hablood mid dooro Qaar badanbaa qalad ku hadli lahaa Inleen ixtiraamkii ayaabo iska yaraadaye
@ELyasissack
@ELyasissack 3 жыл бұрын
Wlhi nasiibuu leeyahay xaddii uusan Aqoon KZfaq waa nin raged
@AyanAli-ww5ev
@AyanAli-ww5ev 3 жыл бұрын
Dhal xalaal ah ❤️💙💚
@booreofficial9617
@booreofficial9617 3 жыл бұрын
waaya aragnimo soconaysa wa ninkan msha allah lipax noloshu kumaxumayso 🦁🦁🦁🦁🦁
@bukariismailbukari9140
@bukariismailbukari9140 2 жыл бұрын
Masha alh walahi calosha ii xanontay alow ku barake war wiilka caqilsanaa
@IbrahimMohamed-ti1nx
@IbrahimMohamed-ti1nx 3 жыл бұрын
He's just soo innocent 😭😂😂😂😂
@sakariyemaxamed2143
@sakariyemaxamed2143 Жыл бұрын
Qofkii alle wanaajiyo uunbaa wanaagsan intaasaa iga badan 💯💯❤
@gamaadiidmedia9553
@gamaadiidmedia9553 3 жыл бұрын
*sahra* *siman* wiilka numberka makaqoratay waan aragnaa oo waad kaheshee😂
@hadipodcast
@hadipodcast 3 жыл бұрын
KKK sugulow Ta Yar anaaba Ku buuxa
@gamaadiidmedia9553
@gamaadiidmedia9553 3 жыл бұрын
@@hadipodcast war maxaa halkan kukeenay. Calayna caananshe cumar oo clubhouse kadhex heesayaan arkayee😂
@wiilbicidyahan460
@wiilbicidyahan460 3 жыл бұрын
qofkuu doonu ilahay xigmad siiya m.a asluub iyo akhlaq wanagsan baa ku dhan wilka iyo gabadhaba m.a
@abdisitarkhadr2617
@abdisitarkhadr2617 3 жыл бұрын
Pure wisdom. Mansha ALLAH
@ahmedjrsalah7529
@ahmedjrsalah7529 3 жыл бұрын
Gabdhu Ninka waa Ka heshay waayo Indheeheeda ka gartay
@omarg532
@omarg532 3 жыл бұрын
Halka video aan KZfaq kafiirsaday oona hal second kudbin waa video gaan wlhi MashaAllah Keep up the good work
@abdirhmandollarvlogs
@abdirhmandollarvlogs 3 жыл бұрын
Ninkan wa wayo arag aqoon leh ✅ Mchallah
@maadafmaxamed6819
@maadafmaxamed6819 3 жыл бұрын
Ilah xigmad iyo aqlaaq woosiiyay wiilka waxuu mudan yahy in solmalia madax looga dhiga wllhi
@yashfeensuleiman999
@yashfeensuleiman999 3 жыл бұрын
Masha Allah ❤️🥰🥰qof xikmad socota ah ilahey haku xifdiyoo abti Aminyarab
@sidiiqahmed4895
@sidiiqahmed4895 3 жыл бұрын
Wlhi waa jaclahay dadka soomaaligalbeed waa dad diin iyo dhaqan wanaagsan oo akhlaaq wacan intii ay sahra siman barmaamijkan waday waan la socday maalinba halkay marayaan anigoo fiirinaya dadka dhulku siduu yahay markaa waxa isoo baxday dad xariir ah oo diinta ku wanaagsan oo soomaalida kale aad uga fiican marka la eego dhibta iyo cadawga ay ku dhexnool yihiin ee dhulkeenii haysta inshah mar uun soomaaliyi waydiin hiilin gumaysigana waynu ka adkaan
@kamaalamarre5519
@kamaalamarre5519 3 жыл бұрын
Inshallah wall alahakuxifdiyo wadanibatahay
@MBOsman
@MBOsman 3 жыл бұрын
Waa dad nasab ah oo dhab ahaan dhaqan wanaagsan. Gunnimada haysata dhulka Soomaali Galbeed waxaa asal u ah in soomaalidii kale ee jamhuuriyaddu ay dalkii iyo dadkiiba kala googooyeen, oo reero yarar oo dawlado sheeganaya isu qabiyeen. Taasina waxay sababtay in qof walba oo soomaaliyeed halka uu ka joogo caalamka lagu bahdilo oo la quudhsado.
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 3 жыл бұрын
Kebri dahar where i was born jecliyaa. Banka qorraxeey ❤❤❤❤⚘⚘⚘⚘⚘❤❤👍👍👍👍
@gamaadiidmedia9553
@gamaadiidmedia9553 3 жыл бұрын
Nin rageed hadaad maqasho geeldhexiibuu joogaa🙌❤. Salaamulaah teamkaygii hore
@abdinasirapdillah7408
@abdinasirapdillah7408 3 жыл бұрын
Mnshaaa allaaah Laba xakiim weeeye runtii gabdha wariyaha ah iyo ninkaa suaalaha kajawaabay aaad baaan ugu bogay runtiii qaabka fiican eee gabdhu uwaraysatay
@naxnumusafiiruun445
@naxnumusafiiruun445 3 жыл бұрын
Ilahayoow ogadenimada nagu dil bal fiiri xigamada iyo dhaqanka wangsan inu ogadeen Dhalad a yahay ba wllhiya
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 3 жыл бұрын
Aamiin somalida ogaden wa ka din wanagsan yahay nin ogaden ah oo gabadh qawan facebook so dhigay lama sheegin ama xaaskisa veido ka duubay
@queenaraweelo5915
@queenaraweelo5915 3 жыл бұрын
Walaal qabiilka naga daah ninku was soomaaliye.
@somali3454
@somali3454 2 жыл бұрын
سبحان الله ilahaw diinta nagudil maad tiraahdid ogaaden imisa gaal baa ku jira
@abdinasirapdillah7408
@abdinasirapdillah7408 3 жыл бұрын
Gabdha waxaan kula talinyaa hadaan reer iyo xaas jirin xakiimkaaa kawar hay ❤
@KB-wg6lp
@KB-wg6lp 3 жыл бұрын
Mashallah tabarakallah Allah ha barakeeyo wilkan fariidka ah amin
@yamays
@yamays 3 жыл бұрын
Wareysigii sanadka ugu wanaagsanaa
@mustaphelegendary548
@mustaphelegendary548 3 жыл бұрын
1:28 Masha Allah kalmadaaz ayaa iga gadan kuma gadanee ileyn waan is guursaneynaa
@abdijabarhassanabdulahi6365
@abdijabarhassanabdulahi6365 3 жыл бұрын
Bal arka dadka galjirada ka aminsan wax magarato mashalh nin caqli pdn
@mohamedgacamey4331
@mohamedgacamey4331 Жыл бұрын
Masha'allah tabarak, wiilkaa reer miiga ah waxuu ka aqli iyo akhlaaq sareeyaa professoorada maanta dunida ku nool badankood. Wiilkee reer migaa waa wiil Masha'allah aad iyo aad u aqli badan, waana diplomasi wayn. Allah ha ku barakeeyo adinga iyo inanta wariyahaaba.
@ugaaska66jr11
@ugaaska66jr11 3 жыл бұрын
Bahda abdi askari tube oo isku xirn wad mahdsnthn wayo dadkasi waa kuwo mudan in la dhiiri galiyo sida uu u frxy bal fiiri markad siiseen guuleysataha wxa aad ugu tala gasheen mhdsndiin wllyaal💯❤️
@mohamedmohamed-sl1tf
@mohamedmohamed-sl1tf 3 жыл бұрын
Mashaalah waa nin xikmad Badan Runtii waxan ka helay sida uu ixtiraamay hablaheena mid joogta miyi iyo magaaloba
@abdiganidagane3567
@abdiganidagane3567 3 жыл бұрын
Maashaaa Allah, Somali galbeeyd barwaaaaqo ayaaaa taaaalo lkn dadka ayaaa ubaaahan in aaaay umidoobaaan si aaay oooga faaaidaaan kheeeyraaadka, Waaa jawaaab wanaaagsan, “walaaal waaan is guuursaneeynaaaye kuma iiibsanaaayo”
@cabdullaahiaman9125
@cabdullaahiaman9125 3 жыл бұрын
Asyifk
@cabdullaahiaman9125
@cabdullaahiaman9125 3 жыл бұрын
Asheu
@cabdullaahiaman9125
@cabdullaahiaman9125 3 жыл бұрын
Xnfk
@mohamudayzar1602
@mohamudayzar1602 2 жыл бұрын
That moment she look back and said thank you
@abdikadar9207
@abdikadar9207 3 жыл бұрын
Dhoola cadeyn ay ku dheehanthy caqli xilkasnimo garasho hufnan iyo gobanimo ayu mujiyey wuxu afkisa ka dhawray dhaliil wuxu ina tusaleyey inan cilmigu kaliya ahayn dugsi ban tagay e yahay hadba sidad Nloshad ay wajib ugu tahay barshada diinta ado ku sugan duruuf iyo xaalkasto adag wuxu nabaray qiimaha ixtiramka iyo degananta wuxu nabaray kala danbeynta iyo hoganka wuxu klo nabaray dhaqanka iyo xoolaha muhiimadoda mahadsanid wacalayk salam waramatulaah
@AhmedAli-vs6tn
@AhmedAli-vs6tn 3 жыл бұрын
Xaqiq
@ozackmusic
@ozackmusic 3 жыл бұрын
Qabri dahar meeshi xuduntayda taalay ❤️❤️ aqliga meshan ku korodhsaday la anta Waan basase rabow igu kasoo celi❤️
@cabdikariimshariif8746
@cabdikariimshariif8746 3 жыл бұрын
m.a gabadhaan & asxaabteeda la Socota waa dad aad & aad u garaad baan maadaama ay garteen in ay oga faaideeyaan ninkan duruufaysan 💜💜💞💞♥️👝 gabadha waxaan ka codsanlahayn in ay barnaamij dhamaystiran nooga soo qaado inankan🙏🙏🙏
@halimohassan4428
@halimohassan4428 3 жыл бұрын
Mansha allah wiilkani waxuu kasoo jeedaa ragii raga ahaa ee waayaha qaarkood waxla weydiin jirey ee qamaan bulxan iyo raage ugaas iyo garaad wiilwaal ilxumi kuma rargto
@samiyusuf9440
@samiyusuf9440 3 жыл бұрын
Qoxaxey qabridahar ani ma arkin lakin waa meesha aankasoo jeedo inaa arko waan jeclahay. Salaam from USA
@hasssangaaciye5489
@hasssangaaciye5489 3 жыл бұрын
Wiil hoogsana hadalada aan ka helay ee muaamarada ahaa balse ilahay ka badbadiyay wiilkan waxaa kamid ahaa gabdhaha magalada iyo kuwa miyiga yaafiican iyo meeqa geela ayaad iga bixin lahayd iskusowada duuboo madaxwenaha geelu waa ragaygii 💯
@MohamedOmar-lr9zj
@MohamedOmar-lr9zj 3 жыл бұрын
kkk wa legendka duurka wuu aska bareejeyay wallahi, kuma gadanaayo we wan is gursaneyna uu tagan yahay😂😂😂✌
@ifrahjama630
@ifrahjama630 3 жыл бұрын
Masha Allah Tabaarikalaah illaahay ha barakeeyo waa will fiican oo wariida geesi dheh waa gub
@rahmashukri9476
@rahmashukri9476 3 жыл бұрын
Mashaaa Allah tabarak Allah walalaken Allah ku xifdiyo aduun iyo aakhiraba
@abdifarahsomali3007
@abdifarahsomali3007 3 жыл бұрын
Mansha allah ninku wa daacad hadlay 10 geel ah baan ka bixin lahaa ileen kuma gadanayee 😁
@Theking-hs6qu
@Theking-hs6qu 2 жыл бұрын
Ninkan waa gobonimadii oo qof ah msha allh
@cabbasabdi42
@cabbasabdi42 Жыл бұрын
Sahara, ninka the best interviews ever. Waa iga yaabiya sida akhlaaqda me iyo aqoonta le ee uu aga jaawabay
@muxiyadiincabdi1495
@muxiyadiincabdi1495 3 жыл бұрын
Masha allah qof dagan.oo akhlaaq wanaagzan leh Nin.rageed
@malyuundhoore487
@malyuundhoore487 2 жыл бұрын
Masha Allah dadka reer miyigaa aqlaaq ayay leeyihiin suaalaha si fiican ayuu uga jawaba Walibi aqli ka buuxo suaasha uu ka jawaabay 🥰😍👌🌷♥️👌👏🏼👏🏼👏🏼
@mursalabdinorfarah5148
@mursalabdinorfarah5148 3 жыл бұрын
Msha allah Suala walba si Dagan o xikadleh bu uga jawaabaya. Sahra iyo bahda askri tube. Wxan ka codsanyn ina gaarsiiyan wiilkas geeljira ah. Falcelint bulshada.
@maxamedyare9577
@maxamedyare9577 2 жыл бұрын
Masha Allah dadka soomaliyed waa ahluddiin alxamdu lilaah
@abdihassan4785
@abdihassan4785 3 жыл бұрын
Masha'alaah waa nin diyaarsan runtii🙏🙏
@badalcabi6312
@badalcabi6312 3 жыл бұрын
wwwww masha allah ragii rag ahaa weeye
@jihanjannah21
@jihanjannah21 3 жыл бұрын
This video went viral mashaAllah.Yarkan xikmad ayuu Alle ku maneystsy iyo daganaan iyo sharaf.. heli ogaa hadalka mashaAllah👏🏾♥️Banka qoraxey ayeydey iyo hooyadey magaladoodi..Allow mar i gee♥️♥️♥️
@MohamedOmar-lr9zj
@MohamedOmar-lr9zj 3 жыл бұрын
Abtigaa ban ahee, igusoo yac anti qurux🥰
@muhammedmude5740
@muhammedmude5740 3 жыл бұрын
wa nin wanaagsan caqlina badan xikmadna badan aslubna wanaagsan mashaa ALLAH
@abduqaadir2281
@abduqaadir2281 3 жыл бұрын
Mansha Allah dadkaygii ilahay cafimadka iyo cimriga idinbarake
@hassanadamibrahim5098
@hassanadamibrahim5098 3 жыл бұрын
Xigmad badanaa wiilku mansha Alaaah Alaah hakusharfo huno
@mohamedaden1225
@mohamedaden1225 3 жыл бұрын
Maashaa allah Waa asalkii banka qoraxeey iyo dhashii reee Sardaale
@abdallaali2190
@abdallaali2190 3 жыл бұрын
Masha allah home❤️
@Dangarad.01
@Dangarad.01 3 жыл бұрын
waa fariid❤
@ugbaadhupi7372
@ugbaadhupi7372 2 жыл бұрын
Mash allh wa farid hore usoco
@zahraahmed6217
@zahraahmed6217 3 жыл бұрын
Waa qof positive ah m.ALLAH
@hassanalitifow631
@hassanalitifow631 3 жыл бұрын
masha allaah gabadhaan waa muxtaramad 100%
@muscabnafiisa1402
@muscabnafiisa1402 3 жыл бұрын
Nin adag iga dheeh Kuma gadanye wan ku guursanaya legend
@anwaribrahim2826
@anwaribrahim2826 3 жыл бұрын
Nasiib badanaa qof an KZfaq aqoon
@bushriitanuman86
@bushriitanuman86 3 жыл бұрын
Markay is Guursadeenban dib ugu so Laabtey inantu nin Rageedbay Heshay mansha allah Jnta iga danbaysa like Igu yaaciya♥️👏👏👏
@rashiidomar539
@rashiidomar539 2 жыл бұрын
Miyay is guursaden wl bal link isodir
@axmedyare2404
@axmedyare2404 3 жыл бұрын
Ramadan Kariim
@jjhanad7494
@jjhanad7494 3 жыл бұрын
maanshaa ALLAH nin aad u calibadan waa somaali dhaladah
@ustadm.n.bchannel2606
@ustadm.n.bchannel2606 3 жыл бұрын
asc tolkeyga anka dhashay kama hdlo channel laha blse cawa wilkan aya dhiga idhaqajiyay wad mahad santihin bahda abdi askari madama aad howlo wngsan noso dubten wan idin salamay ❤💓💖
@nuradinsaahid2443
@nuradinsaahid2443 2 жыл бұрын
Meshan aduunka ogu jeclahey qabridahar ❤️❤️
@kadraabderahman3144
@kadraabderahman3144 3 жыл бұрын
Ninku xigmadbadan maa sha allah wuxu yidhi gabdhuhu cey igama geeya 🥰
@MohamedOmar-lr9zj
@MohamedOmar-lr9zj 3 жыл бұрын
kuwa reer magalka asks dhigana kabahay la dul mari lahayeen😂😂😂🥰✌
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 2 жыл бұрын
@@MohamedOmar-lr9zj 🤣🤣
@Layla-bx4oz
@Layla-bx4oz 3 жыл бұрын
Mashallah
@a.abdilaahistudio3630
@a.abdilaahistudio3630 3 жыл бұрын
walhi waa nin cajaaip ah masha Allah qof alle garsho siiyay salaama
@muusealiabdulle140
@muusealiabdulle140 2 жыл бұрын
Wlallhi waa nin macquul ah waxaan la yaabay sida uu ooga gaabsanayo wixi uusan garaney MAASHAA ALLAA
@nmahmed6063
@nmahmed6063 3 жыл бұрын
Masha alaah waa nin dhaqan leh waana waa nin wax badan og
@ibrahimibrahim7385
@ibrahimibrahim7385 3 жыл бұрын
Thanks 👍👍👍
@user-vy5zt9fi2m
@user-vy5zt9fi2m 23 күн бұрын
Waa ka qaadney masuul sare😊🎉
@user-gn5lp5gh9e
@user-gn5lp5gh9e Жыл бұрын
M.a rabi Haku xafido wllky ❤
@salmanabdi324
@salmanabdi324 3 жыл бұрын
Waa nin raag aah
@khadijac9841
@khadijac9841 3 жыл бұрын
Waa nin dhaqankii soomaaliyeed wata haduu waxbarasho helilahaa maanshallh codkar
@mohamedabdi-nu5is
@mohamedabdi-nu5is Жыл бұрын
Mashallah, waa nin caqli badan, xigbadan, in badan oo KZfaq isticmaala ma yaqanan suasha dininiga. Maskax diisa social media lama laha. Sababto ah ma isticmaala social media. No influence
@alisamatar4225
@alisamatar4225 3 жыл бұрын
Maa shaa allaah
@alinormohamed8315
@alinormohamed8315 2 жыл бұрын
Dee walaal xijaab wanaagsan xiro Allaha kubarakeeyo eh. Adigoo sidaana markii hadana camera lagula daba socdo ileen waa dhibe
@northernkingtransporter3390
@northernkingtransporter3390 3 жыл бұрын
Nice. Mashaallah
@leymoonl4297
@leymoonl4297 3 жыл бұрын
Abdi Askari walal " heesti qabri dahar anaa iskaleh" soo cusbooneysii
@abdiganidagane3567
@abdiganidagane3567 3 жыл бұрын
Maashaaa Allah wallahi Somalida xitaaaa geeeyl jirka ah waaa ahlu diiin, diiinta yaqaaaano
@MohamedOmar-lr9zj
@MohamedOmar-lr9zj 3 жыл бұрын
Waxay tan tusaale u tahay, Walid wanagsan hadu ku dhalo yarantaadina wa wacan lagusoo koriyo wanantaadad u aayi, geel jiraba ad noqotidee🥰🥰🥰✌🤙
@Anas-ti7kq
@Anas-ti7kq 3 жыл бұрын
Maan sha alaah
@sunduskha3711
@sunduskha3711 2 жыл бұрын
Maasha allaah
@ssh1898
@ssh1898 3 жыл бұрын
Mashaalah will da Yar oo aqli badan
@said_sahane1880
@said_sahane1880 3 жыл бұрын
Waa dadkii layaqaanay nasab kaamila caqliga, xikmada, deganaanta iyo wanaagu waa fidro tabaaniya oo ilaahay dadka qaar hibo u siiyey
@abdisiismohammed7578
@abdisiismohammed7578 Жыл бұрын
Maanshlahh waa nin maskaxdiisa aan lala maamulin sinadiif ah u nool maanshlahh
@cumardayr7446
@cumardayr7446 2 жыл бұрын
maasha allah
@shaahyahangeneral1096
@shaahyahangeneral1096 2 жыл бұрын
Waa nin dhaqan leh oo akhlaaq leh wuxuu yidhi hablaha oo dhami amaan bay mudan yihiin. 10 halaad baan kaa bixin lahaa waayo ku gadan maayo ee waa isguursanaynaa. Aad baan u salaamayaa ninkaa A ilmi Hargeysa
ИРИНА КАЙРАТОВНА - АЙДАХАР (БЕКА) [MV]
02:51
ГОСТ ENTERTAINMENT
Рет қаралды 14 МЛН
That's how money comes into our family
00:14
Mamasoboliha
Рет қаралды 8 МЛН
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 9 МЛН
GARTA DHAQANKA SOOMAALIDA QAYBTA 2AAD.
31:11
Gacanlibaax Channel
Рет қаралды 20 М.
QOYSKII KIBIRKA BADNAA ||PART TWO||
13:04
Abwaan kanbaal
Рет қаралды 54 М.
Hereri & Ninki Geel Jirka aha
8:23
Universal TV
Рет қаралды 37 М.
Doob iyo Gashaanti Barnaamij Xiiso Badan | Dhambaal Digital
20:49
Dhambaal Digital
Рет қаралды 210 М.
Waxan noqday Geeljire Hal maalin | A day in the life of geeljire
10:04
WIIL GABAR HAL HABEEN LA SEEXDAY REER MARAYKAN AH OO NAIROBI KU DAYACAY.
17:56