rag baa isku toogtay | Axmed Mooge Tiiraanyadaadaan Habeenkii Toosaa | Rag Baa isku toogtay Lyrics

  Рет қаралды 117,048

DHUGMAAL LYRICS

DHUGMAAL LYRICS

Жыл бұрын

Heesta : Tiiraanyadaadaan Habeenkii Toosaa
Erayada : Cabdi Qays
Codka : Axmed Mooge Liibaan
Lyrics : DHUGMAAL LYRICS
QORAALKA HEESTA (LYRICS)
✍✍✍✍✍✍✍✍✍✍✍✍
Toyashadaadii
Toban jirkaygii
Ku taabba qaadee
Intaa tagaysaan
Ku tiigsanaayaan
Turunturroodee
Rag baa isku toogtay
Tabtaad i yeeshoo
Tiiraanayadaadaan
Habeenkii toosaa
________________
Talo iyo hadal
Tuhumo ciil baad
Igu tallaashoo
Markaan tigaaddii
Tag islahaa baa
Aad iga tuurtee
Tiicay daraaddaa
Tallaabsan waayoo
Tiiraanyadaadaan
Habeenkii toosaa
_________________
Tawstii jaceylkaad
Igu tallaashoo
La taag darreeyee
Gacan la taagoo
Taageero wayday
Tamar ma goysee
Waa taag darreeyoo
I tiirin waydee
Tiicay daraaddaa
Tallaabsan waayoo
Tiiraanyadaadaan
Habeenkii toosaa
#dhugmaal_lyrics #mooge #axmed_mooge

Пікірлер: 26
@abdullahibezen5714
@abdullahibezen5714 6 күн бұрын
Ragba isku togtay tabtad iyesho ala qalbiga😭😭
@AsmaDayib-sk7km
@AsmaDayib-sk7km 17 күн бұрын
Aalle hauunaxariistoh 😢
@farxaankhadar4398
@farxaankhadar4398 27 күн бұрын
Xasuus wakhti tagay Sooma laabto rahma dhigaa ugu zharaf badnow sister
@maxamedbashiir6155
@maxamedbashiir6155 6 ай бұрын
Gacan lataagoo taageero weyday tahar ma goysee waa dhab ala haw naxariisto axmed mooge iyo intii dhimatay ee muslim ah
@CabdixakinIsmacil-mq6js
@CabdixakinIsmacil-mq6js 4 ай бұрын
Waxay ka hadlaysa heestu duruusaha nolosha ee joogtada oo ah mid qof waliba maro mid yaraan Ku Mara IYO mid waynan Ku maraba
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 Ай бұрын
Naxaristi jano allha siiyo😢
@abdirizekjama2018
@abdirizekjama2018 5 ай бұрын
we 31 jan_2024 jigjiga ahmed mooge liibaan🎸💔🎧 aun amin amin
@GaraadXasan-r6r
@GaraadXasan-r6r 5 күн бұрын
Waxaasaahees.ah.axsan.heesweeye
@AsmaDayib-sk7km
@AsmaDayib-sk7km 17 күн бұрын
Allha qalbiga Shaw xasustagtaya maa soo laptoh ax 😢
@lackyismail9332
@lackyismail9332 26 күн бұрын
Indeed old is gold .it hits. different when its original
@cazuzahmed3691
@cazuzahmed3691 4 ай бұрын
Feb 24/2024. Anaga saddex dhalinyaro ah bn dhagaysanayna Minneapolis to Fargo.
@HalisTa..22
@HalisTa..22 2 ай бұрын
Ragbaa isku toogtay Tabtaad iyeeshoo Tiiraanyadaadaan habeenki toosaa😪🤕
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 Жыл бұрын
quruxda video ga cajaaib
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 26 күн бұрын
Nice❤.
@Happy3DModel-nt8xe
@Happy3DModel-nt8xe 2 ай бұрын
Alla ya,raxma raxiimiiin
@axmedj7a98
@axmedj7a98 5 ай бұрын
Still watching 2024❤
@MaxamedSheikhalli-re4nx
@MaxamedSheikhalli-re4nx 7 ай бұрын
Waxasa hees ka ah
@yonis-kin7966
@yonis-kin7966 7 ай бұрын
So maha
@abdulkarimabokor8706
@abdulkarimabokor8706 6 ай бұрын
Kkk eeg am keboydhißt aan mu ttuso
@Yaasiin.aburaas
@Yaasiin.aburaas 4 ай бұрын
Yaasiin aburaas watch watching
@laylazagal6797
@laylazagal6797 10 ай бұрын
@XamsemubarakOsman-cj1eb
@XamsemubarakOsman-cj1eb 7 ай бұрын
Ok
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 Жыл бұрын
Waxa aan fiirsana wa video roobka cajaaib
@abdulkarimabokor8706
@abdulkarimabokor8706 6 ай бұрын
Kkkkk
@Yaasiin.aburaas
@Yaasiin.aburaas 4 ай бұрын
Yaasiin aburaas
@AsmaDayib-sk7km
@AsmaDayib-sk7km 17 күн бұрын
Aalle hauunaxariistoh 😢
LOVE LETTER - POPPY PLAYTIME CHAPTER 3 | GH'S ANIMATION
00:15
ОСКАР ИСПОРТИЛ ДЖОНИ ЖИЗНЬ 😢 @lenta_com
01:01
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 98 МЛН
Clowns abuse children#Short #Officer Rabbit #angel
00:51
兔子警官
Рет қаралды 15 МЛН
Maxamed Mooge iyo Hibo Nuura - Babaygii jamaame lyrics
14:28
Rageedii™
Рет қаралды 786 М.
**Axmed Mooge ihn | Waayaha Aduunka |
7:03
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 273 М.
Digfeer iyo Sahra Ilays (Haaygu nicin hanti la'aan)
9:53
Duul Media
Рет қаралды 4,5 МЛН
MAXAMAD S TUBEEC | HEESTA CAJABEEY | QARAAMI XUL AH + LYRICS
8:05
SUUXAYE LYRICS
Рет қаралды 1,6 МЛН
Aan Damaq Jaceyl (Lyrics) Axmed Mooge Libaan
5:07
VivaSomalia1
Рет қаралды 2,2 МЛН
Maxamed mooge Imisaan ku hor joogayoo
6:18
dhambaal3
Рет қаралды 1,2 МЛН
ENHYPEN (엔하이픈) 'XO (Only If You Say Yes)' Official MV
4:46
HYBE LABELS
Рет қаралды 17 МЛН
Минаева - Шоколадка
2:49
Gazgolder
Рет қаралды 644 М.
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
akimmmich
Рет қаралды 1,7 МЛН
Bakr x Бегиш - TYTYN (Mood Video)
3:08
Bakr
Рет қаралды 1,4 МЛН
Serik Ibragimov - Сен келдің (mood video) 2024
3:19
Serik Ibragimov
Рет қаралды 1,6 МЛН
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 256 М.