SIDA LOOLA DHAQMO GABADHA KU INKIRTA | Jaceyl

  Рет қаралды 56,133

LoNe Poy

LoNe Poy

2 жыл бұрын

Sidaan oo kale ula dhaqan gabdhaha ku inkira.
Welcome and subscribe Thanks.
LoNe poy.

Пікірлер: 133
@wizzkarteismaildeysane8668
@wizzkarteismaildeysane8668 2 жыл бұрын
From ceelasha
@calimciroopay7750
@calimciroopay7750 2 жыл бұрын
ʜʜʜ ᴛʜᴇ ᴠᴇʟɪɢʏ
@Abdulducaysane
@Abdulducaysane Жыл бұрын
Walal aad iyo aad u mahad san tahay
@RobinRoben73
@RobinRoben73 Жыл бұрын
Hoorey uu socoo continue comme ça tu bon Mr.(shaabelee naguud
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 Жыл бұрын
Legendary alxamdulillah haddii aad soo laabatay
@therightcitizen5672
@therightcitizen5672 Жыл бұрын
Macalinkeyga nolosha wax badan aan ka barte iinooloow mclin weligaa insha-allah 👋💯👋💯
@cadnanali7277
@cadnanali7277 2 жыл бұрын
Ninka kaliyee rag khaas ah ku xidhanyihiin 😀😀👋
@issooadkeemoosow3023
@issooadkeemoosow3023 Жыл бұрын
Masha allah pro noso badi keep going👍👏👌
@mahismowlidalimahismowlida8030
@mahismowlidalimahismowlida8030 Жыл бұрын
Walahi wax badan ayan ka fa ee day captain
@sirsports4354
@sirsports4354 2 жыл бұрын
Legend I miss you Wllhi Wlcm back 😍👍
@zuhaybsaalaxxdayib
@zuhaybsaalaxxdayib 2 жыл бұрын
Legend mar walpa wan kuLa socdaa wax badana wan kaa faaiday GuLaYso ♥️👏🏿🙏🏿
@xuseenaadan1902
@xuseenaadan1902 Жыл бұрын
Thanks Our Teacher
@maxamedfaarax4527
@maxamedfaarax4527 Жыл бұрын
Sababta aan muuqaalkan udaawaneyno badankeennu ayaaba ah kalsooni darro innaga haysata inaynan intan sxbkeen innooshegayo sameyn ba ama horeba ulahayn kartidaas sxbkeenna waaba sababta uu innoogu soo bandhigayo muuqaallo duunkeenna hoose innaga tusaya inaynu nahay kuwo aan isku kalsoneyn …. Midh like ah idin Kama rabo waayo maba lihidin kalsonida ad like igu quudhaysaan
@aminbacardhe9204
@aminbacardhe9204 Жыл бұрын
Hhhhhhh 8 bilood kadib ayn arkay fariintan lkn wad iga qoslisay dhanka aad wax naga tustay iyo sida casriyaysan eed liketa noo weydiisatay😅😅 laandhere laba maha
@mohawacayz773
@mohawacayz773 2 жыл бұрын
Legend wn kusalaamy 🙏🖐️ ayaantana wnu ku wayny ugz ❤️
@yacquubwarsame4766
@yacquubwarsame4766 Жыл бұрын
Maclinkayga jacaylka keep going
@abdaxakinaxmed3491
@abdaxakinaxmed3491 2 жыл бұрын
Welcome back pro lagu xiisey 👑🖤💯
@alihassanhussain905
@alihassanhussain905 2 жыл бұрын
Mahdsnid ustaad keep going
@hajicapaze4731
@hajicapaze4731 Жыл бұрын
Sxb si aan kuugu mahad celiyo ma aqaano vidiogan oo kale aad baan ugu baahnaa 1000jeer waad mahad santhay bro 😊😊😊
@sacdiyomaxamedcabdi9680
@sacdiyomaxamedcabdi9680 Жыл бұрын
Best xikmad waa wax iga maqnaa
@mohamedhusien8368
@mohamedhusien8368 2 жыл бұрын
Ani wlllhi 24 saac ka pacdi ugu jwpaa wiil io gbr pa wxuu rapo ha ahaado 😂🖐️
@ShiDanE____14
@ShiDanE____14 2 жыл бұрын
The legend is back✊
@mrcarab7159
@mrcarab7159 2 жыл бұрын
Good my teacher👍
@hormarkeygakaxuntahay8987
@hormarkeygakaxuntahay8987 2 жыл бұрын
UstaadkeenaH aad baa umahadsantahay run ahaantii
@nuurabdullahi6074
@nuurabdullahi6074 Жыл бұрын
Legend wayo wlhi aniga iyo ayab uskufakar eh
@garuuntech
@garuuntech 2 жыл бұрын
Thanks stad
@kaakaquuso9421
@kaakaquuso9421 Жыл бұрын
Quruxdu indhahey soo jiidata laakin waa dhaqanka iyo shakhsiyada waxa qofka qabsasa?? Mihiimad ay leedahy ma jirto gabar qurux badan, hadeyba dabecad xun tahay❤💝🙌🏻
@marwaancadejr
@marwaancadejr 2 жыл бұрын
keEp GoiNg LeGenD 💪💯🔥
@ismaaciilMustafa-ug2uf
@ismaaciilMustafa-ug2uf Жыл бұрын
Thanks you so much
@updirasaaqtalosame4109
@updirasaaqtalosame4109 2 жыл бұрын
Thank your teach
@user-zr2cw1fy7l
@user-zr2cw1fy7l 13 күн бұрын
INSHA Allah tanks
@raxmaruuxi7770
@raxmaruuxi7770 Жыл бұрын
tnx wll alone boy
@MajidMajid-yf2tt
@MajidMajid-yf2tt Жыл бұрын
Keep going bro
@qaysfaysal9506
@qaysfaysal9506 2 жыл бұрын
Legend cwa waxaa mudanthy in 10million lagu garsiyo waxa shegtay oo dhan wa xaqiida an isticmali🥺
@ibrahimyarisow9427
@ibrahimyarisow9427 2 жыл бұрын
Legend 👏
@ciiltireyussufali7826
@ciiltireyussufali7826 2 жыл бұрын
Damiirkeygu ima siinayo ruuxa ii jeedna inaan daba socdo. Walaalkey ama Walashey dantaada fahan oo naftaada hormureyso.
@ihzaanapdikani772
@ihzaanapdikani772 2 жыл бұрын
Really 😍
@kariwan2482
@kariwan2482 2 жыл бұрын
Sodhowow bro we missed u👍
@mohamedaliadowmohamedgesey2879
@mohamedaliadowmohamedgesey2879 2 жыл бұрын
Saxip waxaan jecelaan lahaa muqaalkan in uu part 2 leeyahay 🙏
@Saciya306
@Saciya306 2 жыл бұрын
ASC wll adiga. Wad nagu diiresa nagaha seewaye bro
@abdirsaksaid2903
@abdirsaksaid2903 2 жыл бұрын
Haa oo waan arkay dad aad isku wanaag sanay deen inay is badalaan,fariimahaga iska indho tiraan,lakiin markaad adna aadan aqbalin tustidna in aadan qaadanayn in layaso,hoosna loo dhig oo aadba ka gaabsato dhabtii waxaa dhacaysa in qofkii kuso raadiyo xiiso kuu muujiyo cajiib!☺
@suldaandaacad4968
@suldaandaacad4968 2 жыл бұрын
Guleyso pro
@wlljokarcali1210
@wlljokarcali1210 2 жыл бұрын
sxb aad ayan kutaageraa wlhi waxbadan kafaa'iday hormar wcn
@zaamiyosiman1562
@zaamiyosiman1562 Жыл бұрын
Waku mahad santahay sxb waxa naga cawisay adna ilaahay waxa jeceshahay
@kingmoha1897
@kingmoha1897 2 жыл бұрын
Keep going lone poi zhp
@sadaamxuseen9992
@sadaamxuseen9992 Жыл бұрын
Xld
@kowsar39
@kowsar39 Жыл бұрын
noo soo badi walkey 🏃‍♀️
@user-ez3nj1by4q
@user-ez3nj1by4q 5 ай бұрын
Wll takarah ayan hay sa kuogwo wlll❤❤❤
@mumtazosman1475
@mumtazosman1475 2 жыл бұрын
Ugu horayn wn ku salamy wll markaad kashakido qofa xidhiidhku idinka dhexeeyo inuu gabadh ay sheekaysan jireen uu wali jecel yahay seeku ogaan kartaa
@lonepoy
@lonepoy 2 жыл бұрын
Haddi uu weli sxb la yahay, wuu la shekeystaa. Haddeyna gursan weli rajo inuu ka leyahy ayaa mcqul. Suaasha wxy tahay, weli noloshisa miyey ku jirtaa mise wuu jaray.
@nimcoxuseen3449
@nimcoxuseen3449 Жыл бұрын
good
@faadilabdulkadir408
@faadilabdulkadir408 2 жыл бұрын
Aad umahadsanthy apti
@hindisharif2880
@hindisharif2880 Жыл бұрын
♥️♥️♥️♥️
@mahdixasan2768
@mahdixasan2768 2 жыл бұрын
Wll sideen ku baran karaa cilmi_nafsiga sxp muuqaal.kasoo samee plz🙏
@faqiirkibirzan7528
@faqiirkibirzan7528 Жыл бұрын
Wlhi waa xaqiiq anigaa tijaabiyay
@mohahussein6568
@mohahussein6568 Жыл бұрын
War ani jcyl wa isfahmi weyny wa ina shaqeystaa afar xaas guursadaa xaasinimo 😂😂😂
@ubahmouze5
@ubahmouze5 Жыл бұрын
Waad nafalishey😂
@Englishn2o
@Englishn2o 2 жыл бұрын
Sidee ugu dhaqmi kartaa sida boqorka?
@Ilyasalimo
@Ilyasalimo 2 жыл бұрын
Lkn boqor waligeey manoqon sideen ugu la dhaqmaa?? 😁
@fadumoelmi6895
@fadumoelmi6895 2 жыл бұрын
Maanta kheyr kamaad shaqayn wllo hanagu dirin wiilasha ogow gabdhaha oo dhan isku mid ma aha gabdhaha qaarkood marka aay wiil iska indho tiraan waxay katahay iska hubin in uu nin fiican yahay iyo inkale 🤔🤔🤔🤔
@clwakilhazancumar4564
@clwakilhazancumar4564 2 жыл бұрын
Wllo ninka waxba wiilash idiin kuuma tiraayo isagu waxbu soo gud biiya marna dumarka ayuu siiya talooyin marna Raaga ayuu siiya talooyin Isagu kaama hadlaayo barashaada koowad ee u wil kuula soo hadlaya wuxuu ka hadlaya marka wil gabadh ay is aqaanan u la hadlo iyadu na usoo jawaabi waydo taasu ka hadlaaya Dumar kuuna isku mid maaha lakin Dumarka dhamaan tood laagama hadlaaya intaa ficil ka sameysa un ba laaga Hadlaaya
@qaasimabdimagad2709
@qaasimabdimagad2709 2 жыл бұрын
Haye lagenow
@Aisha__cayuni98
@Aisha__cayuni98 Жыл бұрын
😍😃😃
@user-st7cu8rn4h
@user-st7cu8rn4h 4 ай бұрын
Sobadi
@asmaaabdikariim6707
@asmaaabdikariim6707 Жыл бұрын
Walaaloo maxaad noogu direesaa raga
@najmafunnyofficial2601
@najmafunnyofficial2601 2 жыл бұрын
Rag ha nago dirn wah
@GuledAar
@GuledAar Жыл бұрын
Raga inaad bahdishaan oo aad ku dul socotaan ayaad jeceshihiin.
@user-qk5dg5ev8p
@user-qk5dg5ev8p Жыл бұрын
Haa
@CabdiJamac-px1ph
@CabdiJamac-px1ph 9 ай бұрын
❤🎉🎉🎉😮😮
@user-qk5dg5ev8p
@user-qk5dg5ev8p Жыл бұрын
Oky
@ismacilissack3661
@ismacilissack3661 2 жыл бұрын
First you most have money when you are loved a girl. If you don't have money my brother improve yourself don't worry about women you will get a women 💯 👌 only boys no girls 🚫
@mohamedaliadowmohamedgesey2879
@mohamedaliadowmohamedgesey2879 2 жыл бұрын
brother let's Save money better girls are coming 😍
@mahamoudfathi2508
@mahamoudfathi2508 Ай бұрын
C'était vraie
@sabadmahad8766
@sabadmahad8766 Жыл бұрын
Raag ka soo hadal
@salmahussenaddow6260
@salmahussenaddow6260 2 жыл бұрын
Lone dulmiloow thy yaa ku dhahay wiilasha naku dir anaka leee ku adkayska noogula talagaly🤣🤣🤣
@Saciya306
@Saciya306 2 жыл бұрын
Mxa. Ina lisku. Adkeeyo wa oke. Abyo
@mohamedabdalla7811
@mohamedabdalla7811 2 жыл бұрын
legend 🫵🏻💯💪
@saedqozta5386
@saedqozta5386 2 жыл бұрын
aniga hadi layso jawbi wayoba wan iska tuuraba maxay i taraysa wan ku cuna maba sii baryo, wlhi waxyabaha aad shegtay libax waa sax
@Nina2019
@Nina2019 2 жыл бұрын
War nio ninka mind game ciyaaro sidee dhulka loola jaraa bal taas laso dhaqso 😂✅
@dreamboy8888
@dreamboy8888 2 жыл бұрын
Aniga igu badalo wadada ugu fudud weye 😅
@SalmaanHussein
@SalmaanHussein 2 жыл бұрын
Thankisvlagend
@cnaasirqureesh7691
@cnaasirqureesh7691 2 жыл бұрын
Talo fiican
@nasrocabdullahi3078
@nasrocabdullahi3078 Жыл бұрын
Asc
@ayubahmed3777
@ayubahmed3777 Жыл бұрын
Iney iso radiso 🤞🏽
@qaasimabdimagad2709
@qaasimabdimagad2709 2 жыл бұрын
Haye
@superofficial7235
@superofficial7235 2 жыл бұрын
Sxp Lone Poy Xageed ku NosHahay Plz Repaly 🥰✌
@cabdikariin3899
@cabdikariin3899 Жыл бұрын
Nio muuqaaladi aad so dhigtay oo dhan inta arkay ban gabar kasta ooo chats keyga kamida udiray😣😂🏃🤦
@sihamsaid5294
@sihamsaid5294 2 жыл бұрын
Hadalkan laisma way dinayo inu sax yahay because aniga ayu igu dhacay 🙈
@kivanctatlitug951
@kivanctatlitug951 2 жыл бұрын
Welcome back.
@dreamboy8888
@dreamboy8888 2 жыл бұрын
Hello❤
@dayahcqaadir9732
@dayahcqaadir9732 2 жыл бұрын
Mhad sanid sxb mcn
@cabdulaahixuseen4795
@cabdulaahixuseen4795 2 жыл бұрын
Waxan u arka ciyalnimo hadaad la xifaaltamo gabadh Haday iisoo jawaabi waydo oo is adkayso kolay rayigayga waxn oranlaha nagu kala wad
@maryansheikhabdi6860
@maryansheikhabdi6860 Жыл бұрын
Aad o weyn nin iyo naagba qofkii aad fahmi weeydo banaanka ayaa laga maraa dhiba ma jiro lkn iska daba wareeg waqtigaa waxkale ayaanba ku qabsan lahaa Ma jecli laablaabka iyo iska daba wareega
@cabdulaahixuseen4795
@cabdulaahixuseen4795 Жыл бұрын
@@maryansheikhabdi6860 Isku rayi ayaynu halkaa kanahay
@maryansheikhabdi6860
@maryansheikhabdi6860 Жыл бұрын
@@cabdulaahixuseen4795 Aad o weeyn wlalkey
@cismaanshiiqcumar6143
@cismaanshiiqcumar6143 Жыл бұрын
Muuqaal anigq la iigu talagaly
@balqiisaabdullaahi1704
@balqiisaabdullaahi1704 2 жыл бұрын
Nabarkada what is apka ii soqor
@saynabmaxamuud9527
@saynabmaxamuud9527 2 жыл бұрын
Hhhh waxan oo dhan aad sheegaysaa xaqiiq uma muuqato haka walin dhaliyarada
@clwakilhazancumar4564
@clwakilhazancumar4564 2 жыл бұрын
Wllhi inama waala yo ee Runbu inoo sheegay zhp
@ayanmohmaed1277
@ayanmohmaed1277 2 жыл бұрын
Maka wada?
@hodanabdilahi6989
@hodanabdilahi6989 Жыл бұрын
Wax leedahay kala fogasho dhib faro badan
@cabdisalmosman8211
@cabdisalmosman8211 Жыл бұрын
45
@farehamuhamed5283
@farehamuhamed5283 Жыл бұрын
Warya raga mxa nogu dire xaasid edebdaro kabadaty thy😏😧😭😹😹😹😹🙈
@eelgaras9521
@eelgaras9521 2 жыл бұрын
Gabdhoow Warkaan Sax Miyaa mise Ninkan Waa na baxareyn rabaa😁
@nasriinaadan3160
@nasriinaadan3160 2 жыл бұрын
Ha isku aminin😂
@sundusmahamedcali4537
@sundusmahamedcali4537 10 ай бұрын
Waa been 😢😢
@lisabintumaryam8288
@lisabintumaryam8288 Жыл бұрын
😏😚
@caanmorsa3306
@caanmorsa3306 Жыл бұрын
🥰😍😍😍
@nurfunny6411
@nurfunny6411 7 ай бұрын
U dhaqan sida Boqorka oo kale.waxaa lagu ixtiraami doonaa sida Boqorka.oo kale
@user-zd9ln6wb8s
@user-zd9ln6wb8s 7 ай бұрын
❤❤😂
@NasridiinCabaas-ko1jp
@NasridiinCabaas-ko1jp 5 ай бұрын
❤😂😂😂🎉😢
@11naa44
@11naa44 2 жыл бұрын
Xaliye casharkisa miya wxn remove video gan sxb hhhhh
@mahamedjama5483
@mahamedjama5483 Ай бұрын
Sas Ben mahan runti
@hooyomcn1682
@hooyomcn1682 2 жыл бұрын
Sxp kasoo hadal qof jacel haayo hadana qofna u San jeclen 😔😐
@cumarmahad7880
@cumarmahad7880 2 жыл бұрын
qooq lee ku haayo iska guurso hubaal waad heshay jaceelkaagi markaas !✍
@mumtazosman1475
@mumtazosman1475 2 жыл бұрын
🤣🤣 ilahow caabah astur
@cumarmahad7880
@cumarmahad7880 2 жыл бұрын
@@mumtazosman1475 qof jaceel haayo qofka uu jecel yahayna aanan aqoon maxaa lagu tilmaami karaa ina ader macan ?
@mumtazosman1475
@mumtazosman1475 2 жыл бұрын
Macnah budh isla dhac huuno
@zamzamdheeman8148
@zamzamdheeman8148 2 жыл бұрын
Wiilashane ksoo hdl wlalow
@af-bakayle
@af-bakayle 2 жыл бұрын
Hh sxb hadadba u jawaabin intay sacadoodba hanoqote madba cadi is kaga jawaabtid qati hore ileen marwalba oo aad dibdhigto qoraalka aad qof ka u qoreysa waa marwalba inad ka sii fekerto. Xalka anaa kuu sheegine waxaa sameysa qofki ku diidsan katag oo Waxba jawab 6sacadood ah hala sugin 🤣🤣
9 Sirood Aysan Naagaha Kuu Sheegeynin | Jaceyl
6:01
LoNe Poy
Рет қаралды 115 М.
Ha shukaansan 5 nooc naagaha ka mid ah | Jaceyl
3:55
LoNe Poy
Рет қаралды 29 М.
Does size matter? BEACH EDITION
00:32
Mini Katana
Рет қаралды 20 МЛН
Женская драка в Кызылорде
00:53
AIRAN
Рет қаралды 409 М.
5 Dumarka haday ku dhahaan inay dhab kuu rabto qiimaheeda
14:49
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 67 М.
Sida loola macaamalo jacaylkaaga isbadelay ama kaa tagay
13:22
Amina Ladan
Рет қаралды 30 М.
7.Gabadha Leh Kuma Rabto Adiga || Xiriir Kale Ayaa Lagu la Wadaa
8:13
Sida Lagu OGAADO Gabadha Ku JACAYL Balse Aan Kuu SHEEGIN! l FIKRAD #19
6:41
Marka uu jacaylkaaga ku INKIRAAYO | 5 tan Sameey
5:26
LoNe Poy
Рет қаралды 46 М.
Когда вода попадает в нос при плавании
0:35
Silver Swim - Школа плавания
Рет қаралды 4 МЛН
LA  CINTA NUESTRA HISTORIA
0:59
Santi
Рет қаралды 12 МЛН
CAA Conversion kit at ZAHAL 🎯
0:14
Zahal Youtube
Рет қаралды 52 МЛН
Cleaning gadgets #food #funny #comedy
0:19
IK REACTS
Рет қаралды 11 МЛН
Good-natured poor girl. Helping others
1:00
Son Hero
Рет қаралды 4,4 МЛН