Siduu Mobilekaagu U Burburinayaa Noloshaada Adigoon Ogayn?[3]

  Рет қаралды 20,681

XOGGOOB

XOGGOOB

Күн бұрын

Xalqadan Waa Xalqadii saddexaad ahna Xalqadii undambaysay ee Sharxidda Buugga [Eat That Frog] ee uu qoray qoraaga caanka ah Brain Tracy
xalqadda 1aad: • Waligaa Horumar Ma Sam...
xalqadda 2aad: • Farqiga U Dhaxeeya Bar...
My Social Media:
Instagram: khair_uddin1?ig...
TikTok: www.tiktok.com/@khair_uddin1?...
xoggoob4@gmail.com
00:00 Horudhac
00:58 Xeeladda 15aad
05:24 Xeeladda 16aad
06:42 Xeeladda 17aad
07:41 Xeeladda 18aad
08:46 Xeeladda 19aad
10:05 Xeeladda 20aad
11:30 Xeeladda 21aad
12:41 Dhammaad

Пікірлер: 97
@ashqarboy
@ashqarboy 8 ай бұрын
Horumar wacan ayaan ku rajeynaya walaal waadna ku mahadsantahay barnaamijyadaada faaiidada leh 💯
@XOGGOOB
@XOGGOOB 8 ай бұрын
Mahadsanid nin culus🥰🙏
@AhmedSomalis
@AhmedSomalis 8 ай бұрын
​@@XOGGOOBWalal Qaaliya Halke Kalasoo xiriira
@XOGGOOB
@XOGGOOB 8 ай бұрын
​@@AhmedSomalisInstagram..muuqaalka hoostiisa ayuu yaallaa
@SalmaanXasan-uj3tl
@SalmaanXasan-uj3tl 8 ай бұрын
Sxp bugan asoo pdf ah isheeg wllka
@user-bf5gc3ch8x
@user-bf5gc3ch8x 6 ай бұрын
Aad io aad baad ugu mahadsan tahay sida quruxda badan ee aad inoo salaanto aniga io dhammaan taageraha kugu xiran waxadna tahay qofka kaliya ee innagu salamay salanta muslinka ee(السلام عليكم ورحمة الله وبركاته) masha allah wad ku amanan tahay midaas❤❤❤❤❤❤❤🎉
@Enjoy.copyclub
@Enjoy.copyclub 6 ай бұрын
Welcom tu Real world adunka ka madhan benta borbagadha Midhiyaha. Don't compare your life anyone else walhi wan ka faiday wallk😊😎
@CabdiCumar-co2os
@CabdiCumar-co2os 5 ай бұрын
Masha allah allaha ha ku Sharfo Marka buugaag Kala duwan Inoo Soo Qulasadee Wll
@nadammedia
@nadammedia 8 ай бұрын
Muqaalka xiga nooga soo samee qaabka ubaratay muqaal samaynta
@SowdaDaahir
@SowdaDaahir 7 ай бұрын
Mahadsanid sxp qaali inoo soo badi dhiiri galinada nuucaan cml ah🤍
@somalia5019
@somalia5019 5 ай бұрын
From waberi media mahadsanid
@user-bn8ix5ky4i
@user-bn8ix5ky4i 5 ай бұрын
Mahad sanad
@user-pc8kp3cg5l
@user-pc8kp3cg5l 8 ай бұрын
Thanks ustaad nooso badi casharadaan insha Allah ❤
@KingNameKingNameYaYa
@KingNameKingNameYaYa 8 ай бұрын
Taliye baraha bulshada Nosoo badi
@hajirokassimmohamed5309
@hajirokassimmohamed5309 8 ай бұрын
Wlhi waa run 😮
@HodanYusuf-nb1ko
@HodanYusuf-nb1ko 5 ай бұрын
Wll waan kugu cuzbay aadna waad umahadzantay wllhi muuqaalo badan waan kaa faaiday soo badi wlloh❤
@wallalganey2635
@wallalganey2635 8 ай бұрын
Mahadsanid zxp Alaha kubarakeeyo waxaad nala soo wadaaktaa sida luqada Englishka loo bartaa Mahadsanid markale
@abshiraxmedmuuse7890
@abshiraxmedmuuse7890 5 ай бұрын
Aad baad wll u mahadzantahy Allah haka yazai siiyo Legend wll Ino Soo Badi Faidada laga dhaxlaayo waa Mid wax ku oola Dhab Ahaanti
@mohamedjele7458
@mohamedjele7458 7 ай бұрын
My teacher next book make ((ATOMIC HABITS)) Thank you
@mustaqiimabdulaahi9717
@mustaqiimabdulaahi9717 8 ай бұрын
Masha alaah waxa aan kuu rajeenaa hormar iyo guul🥰❤
@Sharma.34
@Sharma.34 8 ай бұрын
I aamin wllh talented + aqoon iskudarsatey😢❤😂
@XOGGOOB
@XOGGOOB 8 ай бұрын
Mahadsanid 🤍🙏
@Sharma.34
@Sharma.34 8 ай бұрын
@@XOGGOOB wow 😳 xoogoob miyaa mise qof kuqortey waaye 🫶🇸🇴
@user-yf7ew8xh1w
@user-yf7ew8xh1w 8 ай бұрын
Mahadsanid ustaad jazaaka Allahu kheyr
@maryanabdmaryamaabdi6643
@maryanabdmaryamaabdi6643 7 ай бұрын
Thanks 🎉❤
@rujaalbashiir4441
@rujaalbashiir4441 8 ай бұрын
Lagend ❤
@mumtaazmohamed8496
@mumtaazmohamed8496 8 ай бұрын
Mahadsanid
@xamsemaxamed3385
@xamsemaxamed3385 8 ай бұрын
M.shallh Brother
@user-uq3wg5yj5p
@user-uq3wg5yj5p 8 ай бұрын
Next book make time or the productive Muslim Book
@samiirAhmed-yf8zi
@samiirAhmed-yf8zi 8 ай бұрын
Mahadsanid sxp waad ifshnsisay
@cabdalashafi3559
@cabdalashafi3559 8 ай бұрын
M.a mahadsanid wllken
@Shucayb560
@Shucayb560 8 ай бұрын
Waxaan ku soo raacay adoo 2k maraya Dhamaan video-yada aad soo galisay waan dhamaystay horumar gaadh wll❤
@XOGGOOB
@XOGGOOB 8 ай бұрын
Mahadsanid Sxb 🙏
@user-fn3ug8mx5z
@user-fn3ug8mx5z 6 ай бұрын
😂😂🎉🎉🎉😢😢😢😢😢
@hodanqeyloquute31
@hodanqeyloquute31 8 ай бұрын
Jazakallah 🥰
@DaauudAadan-oo5qm
@DaauudAadan-oo5qm 5 ай бұрын
6:59
@marwaankhadar98
@marwaankhadar98 8 ай бұрын
sxb waxad noo so duubta sidaad vidoe editing ku baraty
@Bulshaawiofficial12
@Bulshaawiofficial12 8 ай бұрын
Waad mahadsan tahay ustaad ❤❤
@sancho_8
@sancho_8 8 ай бұрын
Ustaad waa mahasnthy🙏 waxaa iga qortaa haduu chanlkan inuu mudo kooban heer gaadhi doono i.a❤❤❤
@Jannamursal-hb3to1ck3v
@Jannamursal-hb3to1ck3v 8 ай бұрын
Thanks 🙏 wll 😊🎉
@user-sq3zp5yq9p
@user-sq3zp5yq9p 8 ай бұрын
Shp mahad sanid marka 1aad wxana rajeynaya in bugagta sidas wamagsan uso gudbiso🤝
@XAAFIDMEDIA-zv8sg
@XAAFIDMEDIA-zv8sg 8 ай бұрын
Waad kumahadsan tahay wll muuqaaladaada faa,idada leh❤
@DrDHAYOW
@DrDHAYOW 8 ай бұрын
Mshlh thanks ❤
@Afnaanxareed
@Afnaanxareed 4 ай бұрын
Legend ❤
@queensamiiha2240
@queensamiiha2240 8 ай бұрын
Saan usugaayay lee😊😊😊 thnks bro
@XOGGOOB
@XOGGOOB 8 ай бұрын
Adigaa mudan🥰❤️
@DaauudAadan-oo5qm
@DaauudAadan-oo5qm 5 ай бұрын
7:10
@AminaCabdi-ny4ip
@AminaCabdi-ny4ip 8 ай бұрын
Allah hakuu barakeeyo cilmi aad nala wadaagayso
@XOGGOOB
@XOGGOOB 8 ай бұрын
Aamiin 🤲🤍
@mazcuudmaxmuud3612
@mazcuudmaxmuud3612 8 ай бұрын
Video kasoo samee sida carabiga Ku baratay saaxiib ❤
@xaadhassan4563
@xaadhassan4563 5 ай бұрын
Horay usoco walal podcast maledahay walalka ama hada awoodo muuqalada dheere hada awoodo
@CabdiqafaarMaxamed
@CabdiqafaarMaxamed 8 ай бұрын
Saxip horey usoco
@canabfaysal6357
@canabfaysal6357 8 ай бұрын
Big fan 🎉❤
@apdiazizahmed8688
@apdiazizahmed8688 8 ай бұрын
English sida loo barto nalla wadag wll❤
@yaskacade4006
@yaskacade4006 8 ай бұрын
Haa wll noo soo gudbi wll
@mohaadde296
@mohaadde296 8 ай бұрын
Kheirudiin wll jir0 from tiktok to KZfaq garab kaaga ahay 🙌
@XOGGOOB
@XOGGOOB 8 ай бұрын
mahadsanid ❤
@farxaanfaarax-yx9fq
@farxaanfaarax-yx9fq 8 ай бұрын
M alih wlo ❤ codkar
@SalmaanXasan-uj3tl
@SalmaanXasan-uj3tl 8 ай бұрын
Sxp bugaas isheeg asoo pdf ah wllka
@khaliv67
@khaliv67 8 ай бұрын
Rich Dad and Poor Dad . Noo bilow. Cash Flow--. 7highly effective people Habits❤
@SnoopDogg4874
@SnoopDogg4874 2 ай бұрын
1sano ayaan isticmaalaa bilaa notifications la aan mobilekayga
@sallojrzalah1351
@sallojrzalah1351 8 ай бұрын
Zxp wxn kuu rajaynayaa inaad horumar sare gaadho Wxn ka mid ahay dadkii ugu horaysay
@XOGGOOB
@XOGGOOB 8 ай бұрын
Ku mahadsanid garab istaagaaga🙏
@Us1cilmi
@Us1cilmi 8 ай бұрын
Wallahi waan ku taageeraa
@XOGGOOB
@XOGGOOB 8 ай бұрын
Ku mahadsanid taageeradaada bro🙏✊
@warkayo6821
@warkayo6821 5 ай бұрын
Ok
@HabonAbdullahi-wn5md
@HabonAbdullahi-wn5md 3 ай бұрын
Ok wll lkn aniga waxaan joga sacuudiga mana awoodi ina mar walba aa waxa rabo sameyo maxa igula talin lahet ina sameyo maxa yeelay marwalba OO an hosha dhameeyo wax kale oan sameyo ma.aqa anka ahen ina an tel keyg istic malo 👉😔🥺😰😓
@khaliifweynekhaliifweyne9849
@khaliifweynekhaliifweyne9849 8 ай бұрын
Legend casharadan cml noso badii
@user-zx5nr2of3b
@user-zx5nr2of3b 8 ай бұрын
Haa noloshayda badalay🎉🎉
@daacadofficial372
@daacadofficial372 8 ай бұрын
Macalin halkeen kaala soo xariiraa
@XOGGOOB
@XOGGOOB 8 ай бұрын
Instagramka.. muuqaalka hoostiisa ayuu taallaa
@MUBAARIGBunni-hz4nr
@MUBAARIGBunni-hz4nr 7 ай бұрын
❤❤❤❤
@safaahmed5577
@safaahmed5577 7 ай бұрын
Next book land of zaykola plz plz wll
@someditins
@someditins 6 ай бұрын
Haa wll noo radi
@Faarax1234
@Faarax1234 8 ай бұрын
Sxb aadbaan ula dhacay muuqaaladaada, buugaagta noo wad, rich dad...cash flow quad...iwm
@XOGGOOB
@XOGGOOB 8 ай бұрын
I.a sxb waa Diyaar
@Jannamursal-hb3to1ck3v
@Jannamursal-hb3to1ck3v 8 ай бұрын
Plz kuwa kale wll 🎉
@mizkimusemizkimuse4134
@mizkimusemizkimuse4134 8 ай бұрын
48 laws of pawer
@ayaanbarre8379
@ayaanbarre8379 7 ай бұрын
Wll sidee loo xidhaah notification?
@user-uq3wg5yj5p
@user-uq3wg5yj5p 8 ай бұрын
Tijaabo yar oo 2022 isoo martay Kuna saabsan faa iifada technology 2022 ayaan go 'aan saday barashada banooniga aniga oo waligey darbayn Banooni Waxaan qoray learning soccer waxaana kuxirmay channels badan .banooniga ayaan soo gatay cashar walba waan daawan waan qoran tatacis ay isiiyaan Macalinkaa ii sharaxaya kubadda maalin walba inyar ayaan qaadan jirta hal saacna waa Practice garayn jiray banooniga ayaa ii yaalay xaafdda maanta habeen walba oo jumcaha waxaan dheelaa salaxa Ama banooniga alx runtii faa iido ayaan kadhaxlay technology.. taas ayaa kamid ah ogow banoonoga asaguna waxuu kugu noqon wax xun hqadii aadan xakamy karin thank xog goob
@GODAY24
@GODAY24 8 ай бұрын
سلام علي من تجنب الجوال وحفظ أوامر الله . خيرالدين الله يخليك خير الناس واشوفك ان شاءلله انت بلغت مائة الف مشتركين او اكثر فبل هدااا صبرا صبرااااا فإن الطريق طويل وشاق صبرااااا صبراااا وألله يكن عونك ويهديك ياولدنا
@user-zx5nr2of3b
@user-zx5nr2of3b 8 ай бұрын
M.allaah zxp hore usoco xaqiqatan waxan ka fa,iiday wax yalo badan oo noloshayda badashay❤❤❤
@CabdirisaqMuahamed
@CabdirisaqMuahamed Ай бұрын
Kusali xabiibkeena
@abshirsalahasam5193
@abshirsalahasam5193 8 ай бұрын
buuga ku xiga The ONE Thing
@AhmedSomalis
@AhmedSomalis 8 ай бұрын
Khiru diin walalo Fadlan noo sheeg Barnaamijyka aad wax ku edit garayso
@XOGGOOB
@XOGGOOB 8 ай бұрын
Instagram iga soo qabo sxb
@bidixlexikmad6740
@bidixlexikmad6740 8 ай бұрын
Hackerka ayan jeclahay ina barto
@user-nl3eq4ym1b
@user-nl3eq4ym1b 6 ай бұрын
Ani WhatsApp 😢😢😢😢😫
@user-kw3wo9mg7f
@user-kw3wo9mg7f 8 ай бұрын
Wanka faidhe
@Us1cilmi
@Us1cilmi 8 ай бұрын
Noo soo basi
@Guleed_fun-fun
@Guleed_fun-fun 8 ай бұрын
Fist Ana ah sub pin 📌 😂
@setahyy
@setahyy 7 ай бұрын
first✅ fist❌ wx bro lgma kro😂🥲
@user-pe1hj4vr5t
@user-pe1hj4vr5t 8 ай бұрын
Wan ku sugi dona khairudin🎉
@AhmedSomalis
@AhmedSomalis 8 ай бұрын
@Xoggoob Walalo Fadlan iisoo jawaab
@XOGGOOB
@XOGGOOB 8 ай бұрын
Soo dhww wll
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 43 МЛН
DAD LEFT HIS OLD SOCKS ON THE COUCH…😱😂
00:24
JULI_PROETO
Рет қаралды 15 МЛН
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 105 МЛН
Farqiga U Dhaxeeya Barashada Xirfad iYo...  EAT THAT FROG [2]
16:20
Siduu DOPAMINEKU U Burburinayaa Noloshaada? - Atomic Habits
21:38
10 Dardaaran oo Nolosha ah || Ustaad Hamse Habiib
10:17
Razeen Training Center
Рет қаралды 36 М.
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 43 МЛН