SHIL AYUU GALAY XAASKIISII WAY ISKA FURTAY EHEL MALEH ᴴᴰ┇Ayub Axmed

  Рет қаралды 38,798

Ayub Ahmed Media

Ayub Ahmed Media

3 жыл бұрын

SHIL AYUU GALAY XAASKIISII WAY ISKA FURTAY EHEL MALEH

Пікірлер: 275
@alfaanchefmmj8684
@alfaanchefmmj8684 3 жыл бұрын
Number one Ayub Ahmed
@kaltumaomar2008
@kaltumaomar2008 3 жыл бұрын
Nacam walain shakartum laziidanakum 🤲weliga inta kaahoseysa fiiri..ilaaheyna kushukri. Alhamdulillaah Allaa kulihaal🙏🤲 jazakallaah khair akhi fillaa
@kaltumaomar2008
@kaltumaomar2008 3 жыл бұрын
h* wallah Waa qiso cajiib ah.
@munamahmed1572
@munamahmed1572 3 жыл бұрын
Ilaahey ha ku barakeeyo aqira iyo aduunba wax wanaagsan ayaa noo sheegtey. Ilaahey wiilkaa ha ka xifdiyo shar oo dhan sabarna ha ku isaaqo
@abdifatahahmed9380
@abdifatahahmed9380 3 жыл бұрын
Inta Jiran Ee Xanuunsan Ee Muslim ah Dhamaantoda Allaha Caafiyo Aamiin Aamiin yaa Rabbi inshaa Allah kheyr. Mahadsanit inbadan walal khali ah hore usoco waligaa bro 👍❤
@najaaxcabdoo1838
@najaaxcabdoo1838 3 жыл бұрын
Nicmada Ilaahay Ina Siiyey Hadaan Tirino Ma Koobi Karno وان تعدو نعمة الله لأ تحصوها . Ilaahay waxa uu Ina Siiyey Caafimaad Caqli Maqal Arag Faham Hadana Ma Xasuusano Mar walba Waxa Uu Alle Ina Siiyey Waxa Aan Ka Fikirnaa Waxa Inaga Maqan Laga Yaabaa Xataa In Aysan Khayr Kuu Laheyn . Rabiyoow Waxa Aan Kuugu Mahad Celinaynaa Wax Kasta Oo Aad Na Siisay Iyo Wax Kasta Oo Aan Jeclaan Lahayn In Aan Helno . Ilaahay waxa Aan Uga Baryayaaa Wiilkaa Somaliyeed Inuu Caafimaad Kiisii Usoo Celiyo Uuna Samro Sabirkii Nabi Ayuub عليه السلام . Wll Ayuub Xaqiiq Waxaa Tahay Shakhsi Ku Dayasho Mudan .شكرا شكرا شكرا اخي .
@Guhad725
@Guhad725 3 жыл бұрын
Waa qiso murugadeeda xanbaarsan walahay! Walalow maadama uu wiilka kudhex noolyahay meel uu qariib kuyahay, maad ubandhigtit arintiisa mujtamaca Somaliyeed ee America isla joogtaan. Wiilkaas waxuu ubaahantahay garab walaltinimo walahay. Sad story 😢 walahay.
@ruunruun6136
@ruunruun6136 2 жыл бұрын
Allaha ha ugu badalo janatul firdowsa
@nourasara3146
@nourasara3146 3 жыл бұрын
Qisadaan wa cajiib runti . allaah waxan ka codsanaa in qalbiga ino waanajiyo imaan ina siiyo ameen.
@aliishaahmed64
@aliishaahmed64 3 жыл бұрын
Wlhi wan ilamayey Alxmdulilah ilaahy nicmooyin badan bu innagu galladay.😭 Yaa rabbi wiilkas ibtilaaga ka dulqaad wax ka khyr badana ugu bedel imtixaankas isaga iyo intii dhibaatysanba 🤲
@moedacar3100
@moedacar3100 3 жыл бұрын
ilaahay hakaa baal mariyo walal ayub qisadaa nalawadaagtay .ilaahayna caafimaad iyo naxariistiisa hasiiyo walaal kaa xanuunsan .
@alfaanchefmmj8684
@alfaanchefmmj8684 3 жыл бұрын
Macalinka nolasha shidalka nafteyda love you sake of Allah bro salam jumca mubarak my legend nolow
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 2 жыл бұрын
Subxanallah itixan kayimid ilahey xagiisa allahayow caafi yarabi wan murugoday
@eekaadanofficial989
@eekaadanofficial989 3 жыл бұрын
Nimcada ilahay hdi an kobno matarinkaroo و ان تعو دو نعمة الله لا تحصو ها IImaanku wa shey qaali ah walalkey wxan alle ugu barya inu cafiyo InshaAllh shukran wllayub 🙏
@yaasmabeauty2261
@yaasmabeauty2261 3 жыл бұрын
Qiso ad u xanun bdn o ku cibri qadasho mudan wilka cafimad tama allaha siiyo adunku wa imtixan shugran ayub ⚘
@ibaarofficial7343
@ibaarofficial7343 3 жыл бұрын
KALIYA 5 QOFOOD AAYAA IGA XIGTA MUSTAQBALKEYGA OO DHAN 5 QOFOOD OO AAN HABEEN WALBO UDUCEEYO🤲MAHELI KARAA FADLAN WAA WALAALKIINA OO IDIN LEH ICAAWIYA FADLAN 🙏
@dagan3004
@dagan3004 3 жыл бұрын
Wan ku saray
@sumayosuuban2921
@sumayosuuban2921 3 жыл бұрын
Walal cajiib ah ayad tahay. Aqli iyo xikhmadi ayka buuxdo. Allaha ku barakeyo walal ayuub.
@hamdakhader5294
@hamdakhader5294 3 жыл бұрын
Mansho allh ilhy hA kaa siiyo abaal marinta
@deeqoali57
@deeqoali57 3 жыл бұрын
Subxanalah wyxu maxay ahayd naxariisdarana'
@Queen26665
@Queen26665 3 жыл бұрын
Love this channel. I listen to this playlist as I do house chores or drive to university. I’m surprised to find that you speak of something I wrote today. I was writing about attaining resilience in one of my psychology assignment today and one thing I added upon reflection was putting myself in other people’s shoes that got worse than I do. I end up in a grateful state no matter how big my problem is. Not only that but it motivates me to keep going and bounce back from my negative thinking.
@sarahfarah7935
@sarahfarah7935 3 жыл бұрын
Masha Allah waa markiinigu horeysay aan arko vidio alaha ki xsfido
@aminacismaan8812
@aminacismaan8812 3 жыл бұрын
Qiso cabro qaadasho ah Alx calaakuli xaal markasta Allaaaaaah mahad iskaleh 🙏
@fatouma-zahra1884
@fatouma-zahra1884 3 жыл бұрын
Ayoub waxad tahay qofka kaliyaa ee niyadaa ii dhisaa xalad xun on ku jirayna iga saaray Allaha ku barakeyo cimri dharaar iyo cafimad baan raabi ku waydinayaa mahadsanid sidad marwalba nogu dadashid
@dhambaalmedia1
@dhambaalmedia1 3 жыл бұрын
kzfaq.info/love/aZnJ6e5iNaGxkmxgrs5GYQ
@hodanabdullahi2005
@hodanabdullahi2005 3 жыл бұрын
Mansha allaha alle haku xifdiyo adiga iyo tinta kugu xeeran wllkay noo soo badi dhiirigalinta
@amalismail7772
@amalismail7772 3 жыл бұрын
Maaha dhibaatada iyo xanuunka laysku naco misana laga tago qofku marka uu kuu baahanyahy,,Masha Allah inankaasi imaan buuxa ayauu leeyahy.. ilaahayow laxaadkisa u soo celi
@hanadwarsame7455
@hanadwarsame7455 3 жыл бұрын
Hi
@thuriyaaxasan9699
@thuriyaaxasan9699 3 жыл бұрын
Thanks walal wanaaga aad noosoo gudbisay
@user-ez4ug7ng2u
@user-ez4ug7ng2u 7 ай бұрын
Haaa wll wnu ku jeclnahy ruunt allaha no kadayo wllo ayuubo allaha cimriga ha kudheereyo wll amiin amiin ❤❤❤❤❤❤❤
@farhiyabashirabdirahman2358
@farhiyabashirabdirahman2358 2 жыл бұрын
Cajiib anaga waxyar haday anaga khaldamaan waa qaylinaynaa shukran wll waa qiso xanun badan oo ku cimro qadasha wiilkaasna haduu noolyahay rabi cafimaad waara ha siiyo haduu dhintayna rabi janada hoy howga dhigo
@barwaqomuse1111
@barwaqomuse1111 3 жыл бұрын
Mnzhlh jasakala kheyr waxad tahye qof kaliya ee ruta ka hadala KZfaq alle ha ku barkeeyo suhayb saajid duunu iyo akharba 🙏👍💝🌷💐⭐🔥mnzhlh
@shukrimohamed8004
@shukrimohamed8004 3 жыл бұрын
Yaa Ayuub qeer badan Illaahey haku siiyo. Amiin Walaalkeenah Illaahey ha caafiyo, dambi dhaaf Illaahey ha ugu dhigo. Illaahey yo ka quusanin.
@nabiilgoets3152
@nabiilgoets3152 3 жыл бұрын
Last Friday of 2020 l pray that 2021 is batter for each and every one ☝️ of us #ayubsaajidmedia sxb an abal uhayo ayad tahay hadana aan ii aqoon runtii waqtigayga aya abal kuhaya vedio walba ad so galiso mid ifarxd galiya ayuu yahay cimri dheer iyo cafimd iyo danbi dhaaf ayan kuwaydiyey rabbi adiga iyo walidkaba iyo familkga🤴🤲
@farahabdi6344
@farahabdi6344 3 жыл бұрын
Allahumma Lakal Xamdu Walakal Shukr.
@naciimoyuusuf3593
@naciimoyuusuf3593 2 жыл бұрын
Amiin wllkey
@sagalwarsame7342
@sagalwarsame7342 3 жыл бұрын
Ilaahay how unaxariso yaa Allaah thanks wllo ayub😭
@anabmohamed344
@anabmohamed344 3 жыл бұрын
Jisakalaahu kheyr wllo inankaana alle ha caawiyo
@amiiraabdirahman9036
@amiiraabdirahman9036 3 жыл бұрын
😭😱subhana allah dadka somalida bdnkoda saaas waaye inyar mooye oo illhy siiyay dadnimo bal maxay ugu tagtay qof dhibaateysan 😭sorry illhy ha caafiyo abowahaaas🤲
@saynabxuseen5959
@saynabxuseen5959 3 жыл бұрын
Waa qisa xanuun badan in waxlaga barto waa mihim jasakala wll Allah hakubarakeyo
@nastehoabdi2354
@nastehoabdi2354 3 жыл бұрын
Laa’ilaaha ilaa anta subxaanak ilahaayow kuwi nimcada alle siiyay ku shukriya naga dhig
@ruqiyonuur3264
@ruqiyonuur3264 3 жыл бұрын
Masha alah suheyb so dhawoow wiilkeyga samigis
@aaminomursal2870
@aaminomursal2870 2 жыл бұрын
Wadmahadsan tahy wllkeen alle hacaafiyo wlllhi wan naxay
@ayannaupdi7408
@ayannaupdi7408 3 жыл бұрын
Ax ax xanuun Badanaaa ax wlhi waan la ilmeeyay ax ax waa qiso aad u xanuun badan
@aminaciise9290
@aminaciise9290 3 жыл бұрын
Allaah haxafido
@fartunabdullahi9804
@fartunabdullahi9804 3 жыл бұрын
Allahu Akbar Alxmdulilah Allaah ha Cafiyo aamiin Yaaaaaaa Allaah 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🙏
@Busalacchidimorabito
@Busalacchidimorabito Жыл бұрын
Subhanallah adeem
@umuhananabdi9962
@umuhananabdi9962 3 жыл бұрын
Alxamdulilah Alxamdulilah Alxamdulilah
@ummuamiirabeauty532
@ummuamiirabeauty532 3 жыл бұрын
Laaalilaaaha illalaaah walhi wan ooyey😭😭😭😭😭😭
@khadijaabdirahman9343
@khadijaabdirahman9343 3 жыл бұрын
Jazakalahu khair walalo
@amaalsiciid8437
@amaalsiciid8437 3 жыл бұрын
Ax inteen malintii nicmada illhy isiisay umahdnaqaa wllhi mahadnaqdaaye calaacal un banu wadnaa subxanallh Allxm alfa maraha
@nimcocaggey7290
@nimcocaggey7290 2 жыл бұрын
Masha allah ❤️maclin sare
@butterflycrafts2270
@butterflycrafts2270 3 жыл бұрын
SubhanAllah, May Allah bring him ease, keep in good health, protect him and give him success. AMEEN . JazakAllahu khairaan for this beautiful story.
@sagalwarsame7342
@sagalwarsame7342 3 жыл бұрын
Alhamdulillah
@filsanhassan116
@filsanhassan116 3 жыл бұрын
Masha allh wllhi wa qiso xanun badan waxayn muudanthy ina lagu cibro qado jaskallh khyr
@fardowsoomar740
@fardowsoomar740 3 жыл бұрын
😰😭😭😭ilaahow u gar gar yaarabi wilkas ma eysan ehen qof damir mini aadan nimo ku jirto gabadha wax walbo alle ayaa keeno cafimad alle ayaa bixiyo wax walbana waa qadar rabi ilaahow nolosha u saqir wiilkas qalbiga ayaan ka daremy dhibkiisa 😥😥😥😥😭
@deqofarah3136
@deqofarah3136 3 жыл бұрын
Walal subxaanalah what a story ilaahay baa mahad leh ilaahay asagana ha u sahlo inta nimcooyinka ku xamdida ilaahay ha naga dhigo
@zozodeep8557
@zozodeep8557 3 жыл бұрын
Allaah. Ha. u gar gaaro. Wilkas. Dhibaan. Wa. qiso. Murugo leh
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 3 жыл бұрын
Subxana llah illahow ugargaan
@luulahmed5767
@luulahmed5767 3 жыл бұрын
Alxamdulilaah wiilka allaha cafiyo amiin yarabi
@nimcocaggey7290
@nimcocaggey7290 2 жыл бұрын
Allah kuxfido
@fadumaabdi220
@fadumaabdi220 3 жыл бұрын
Walalkaas caawi inta gartid madamo isku wadan joogtaan alle ajar ha kaa siiyo
@AbdulAhmed-gx2rh
@AbdulAhmed-gx2rh 3 жыл бұрын
Jazzaaka Allaahu Qayran, Miizaankaaga xasanadka Allaah hakuu saaro. Waa baraarujin diini ah dunyawi ah dadnimo ay ku dheehantahay. Walaal Allaah haku barakeeyo adiga, iyo qoyskaaga......iinshaa allaah..
@fardowsaabdullaahi3222
@fardowsaabdullaahi3222 3 жыл бұрын
Subxanalaah ilahy hacaafiyo
@essiahassan5157
@essiahassan5157 3 жыл бұрын
Salalahu calayhi wasalam 😘😘😘
@hindaahmed2371
@hindaahmed2371 3 жыл бұрын
Masha Allah more respect 🙏
@farhiyaabdullahi1964
@farhiyaabdullahi1964 3 жыл бұрын
Ilahay haku xifdiyo qali please ma ishegi kartaaa meshaa kala xariirkaraaaa ii sheg please 🌷
@zainabsalat7155
@zainabsalat7155 3 жыл бұрын
Subxaanallaah 😢😢😢 Walhi waa qiso xanuun badan Wllky wiilkas kawar haay
@naandoinasuldaan7462
@naandoinasuldaan7462 3 жыл бұрын
Mashallah
@ahmedhillowle4957
@ahmedhillowle4957 3 жыл бұрын
Masha allah keep going bro ninka kaliya dhiiragalin aan ka helo
@malyounalimuhmed1442
@malyounalimuhmed1442 3 жыл бұрын
mhsanid walakey qali waa qiso xanjn badan ilahay waa qafura raxiim rabi qalbika ha u dajiyo
@dhambaalmedia1
@dhambaalmedia1 3 жыл бұрын
kzfaq.info/love/aZnJ6e5iNaGxkmxgrs5GYQ
@hamdaxayaad2245
@hamdaxayaad2245 3 жыл бұрын
Jazakallah khayr ustaad
@ashaburale3279
@ashaburale3279 3 жыл бұрын
ALLAH AKBAR
@hodoqasim8677
@hodoqasim8677 3 жыл бұрын
Mahadsanid Walal 😊
@hanadsaiid5639
@hanadsaiid5639 3 жыл бұрын
Mahadsnid wll ayuub dhiiragaliye nololed 🙏💯❤
@dhambaalmedia1
@dhambaalmedia1 3 жыл бұрын
kzfaq.info/love/aZnJ6e5iNaGxkmxgrs5GYQ
@munasaid8099
@munasaid8099 3 жыл бұрын
Jazaka allah kheyr
@dhambaalmedia1
@dhambaalmedia1 3 жыл бұрын
kzfaq.info/love/aZnJ6e5iNaGxkmxgrs5GYQ
@zamzamabdullahi3669
@zamzamabdullahi3669 Жыл бұрын
Alx alx thnks
@khadijaabdi2621
@khadijaabdi2621 3 жыл бұрын
Asc wr wbtu waa qiso cajib ah walalyal an isku naxno rabi talo ku fillan inshalaah ee snpkaga keen ama isodir
@saynabsaleemaan1625
@saynabsaleemaan1625 3 жыл бұрын
Waa qiso xanuun Badan illaah ha ugargaaro miskiin illaah ha uqasbo umadiisa
@abdulahiibrahim926
@abdulahiibrahim926 3 жыл бұрын
allaha walalken cfmd tam hasiyo inagana allaha naxafido
@Ugaska252
@Ugaska252 3 жыл бұрын
Thank you teacher 👍
@umasusuusiham2516
@umasusuusiham2516 3 жыл бұрын
Macalinkeena dhiriigalinta thank you wllo
@deeqoahmed1771
@deeqoahmed1771 3 жыл бұрын
Maasha allaah jzklh kheyran ustaad ayub axmed baarakallaah fiikum dadkeena wuxuu cabaadka uugu badan yahey waa iimaanka daciifka ah hadana waxey horumar ugaari waayeen waa dadka fiiriya dadka kakoreeyo laakiin aan fiirineyn dadka kahooseeyo soomaalida isuma sabraan markey jiro imaato waataas wiilkii oo jiran tiri ifur meeshey caawin laheyd raga sidaas oo kale wey kusameeyaan dumarka markey jiradaan wiilka walaalkeen allaha caafiyo illaahey agtiisa waxba kama aha wuu usoo celin karaa xoogiisii uu kushaqeysan jirey iimaankana allaha usiyaadiyo
@shugrimohamed7357
@shugrimohamed7357 3 жыл бұрын
Allahu Akbar ilaahey kuwii shukriya ha naga dhigo
@ayaanmahamud4472
@ayaanmahamud4472 3 жыл бұрын
Mashlh walaal👏👍
@user-lg1gt4mk4s
@user-lg1gt4mk4s 3 жыл бұрын
جزاك الله خيرًا
@abdilahiadenali
@abdilahiadenali 3 жыл бұрын
Thank you ayuub
@rahiimariimaas1327
@rahiimariimaas1327 3 жыл бұрын
Shukran wllo jazaka alaah
@abdillahikhuulud2111
@abdillahikhuulud2111 3 жыл бұрын
Xa xaqiqaa
@hafsa6620
@hafsa6620 3 жыл бұрын
xasbunallah waa qiso xanuun badn xaqiiqdii😭
@cmancadde1247
@cmancadde1247 3 жыл бұрын
Guulayzo wll ayuub 👏👏❤️
@bilanahmed5816
@bilanahmed5816 9 ай бұрын
Waa qiso cibro qaadasho mudan runtii caafimaadka iyo Imaanka wax loo dhigo oo aduunka lagu hayoo ma jiro
@mohamedamran4835
@mohamedamran4835 3 жыл бұрын
Amiin Jazak Allahu khayr Allah ku xafido
@dhambaalmedia1
@dhambaalmedia1 3 жыл бұрын
kzfaq.info/love/aZnJ6e5iNaGxkmxgrs5GYQ
@kafiyanoak2482
@kafiyanoak2482 3 жыл бұрын
Wilka walalkena allaha cafiyo
@ladanmohamedahmed8929
@ladanmohamedahmed8929 3 жыл бұрын
Waan ooy😭 alx🤲
@apdihamiidofficial7808
@apdihamiidofficial7808 3 жыл бұрын
💙Qof pa hami ayu kaleyahy social media gar ahn youtup Ka hamigay gu wa1k Ada igarsin Kara wlshy or walkay 💙
@ibraahimalmascuudi6977
@ibraahimalmascuudi6977 3 жыл бұрын
Wlh nimcada alle Mlatirinkro , ya allh tubta Toosan nagu hadee , Nagana Yeel kuwa kuxusa🤲🤲 الحمد لله دائما وابدا 🙏🙏🙏🙏
@nimcoahmed3152
@nimcoahmed3152 3 жыл бұрын
Sad story wlhy ayuub rabi habadiyo dadka aqoonta uleh xanunka koley umadeena soomalida waxay bartan mostly cudurada common ka ah 😰😰😭😭😭😢😢😢😢
@ishwaaqali5265
@ishwaaqali5265 3 жыл бұрын
Mahadsanid wllky dad badan aya wax ka faida dhiirigalin taada iyo taladada jasaa aka Allah wllo
@hodanahmed6022
@hodanahmed6022 3 жыл бұрын
jizakallah khayr wall
@naimamahamad8556
@naimamahamad8556 3 жыл бұрын
Masha allah alle haku barakeeyo wlaal mcn
@nourahmoha7722
@nourahmoha7722 3 жыл бұрын
Alle ha u sahlo 😭😭😭
@raxmomaxamed9104
@raxmomaxamed9104 3 жыл бұрын
Mahadsanid walal
@cabdishukuur1407
@cabdishukuur1407 3 жыл бұрын
Allah haku ilaaliyo walaal. Ayuub videos kiisa kuma dhufto ilaa hadii aaan ku daarana wax baan ka faa’idaa, ka anamaa siduu naftayda ka hadlaya. Mahadsanid akhil faadil
@fawsiyoali7685
@fawsiyoali7685 3 жыл бұрын
Masha allah brother 🙏❤
3 GUUSHA LAGU GAARO ᴴᴰ┇ Ayub Axmed
15:11
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 42 М.
Qubanaha VOA
29:46
VOA Somali
Рет қаралды 7 М.
Mama vs Son vs Daddy 😭🤣
00:13
DADDYSON SHOW
Рет қаралды 51 МЛН
Советы на всё лето 4 @postworkllc
00:23
История одного вокалиста
Рет қаралды 4,7 МЛН
小宇宙竟然尿裤子!#小丑#家庭#搞笑
00:26
家庭搞笑日记
Рет қаралды 17 МЛН
XARIGA ISKA JAR - CHANGE YOUR MINDSET ᴴᴰ┇Ayub Axmed
16:18
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 46 М.
QOF MARKUU KU QIYAANAYO SIDA LAGU OGAADO ᴴᴰ┇ Ayub Axmed
12:00
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 60 М.
6 DUMARKA KA MIDA HA GUURSAN💔
12:37
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 71 М.
Why is anti-immigration sentiment on the rise in Canada?
13:00
The Guardian
Рет қаралды 419 М.
Hurdo Habar Ma Koriso
11:51
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 40 М.
5 Dumarka haday ku dhahaan inay dhab kuu rabto qiimaheeda
14:49
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 67 М.
Dantayda Kama Daalo ISMA DHIIBAYO WIXII DOONAA HA DHACEEN
10:52
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 23 М.
7 Dumarka mida ragu ku dhibtoodaan!
12:50
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 32 М.
Qofkay rabto kama REEBI kartid SIDAN SAMEE
14:34
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 51 М.
7 Dumarka Ragu Ka Cabsadaan!
13:00
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 61 М.
😇 or 🔥 ? #shorts
0:43
A4
Рет қаралды 6 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #memes
0:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 8 МЛН
Кто из девушек быстрее печатает?
0:58
ПОМОГЛА НАЗЫВАЕТСЯ😂
0:20
Chapitosiki
Рет қаралды 2,9 МЛН