Sweden ayu ku nool yahay hooyadii oo kaligii dhashay & carurtiisa ayaa radinayo 6 sano laakiin...

  Рет қаралды 13,943

Illintir

Illintir

14 күн бұрын

#Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

Пікірлер: 53
@MashaAlllahAlhamdullilah
@MashaAlllahAlhamdullilah 12 күн бұрын
Ilaahow akhbaar dagdag ah oo ayku faraxdo u sooyeersii hoyadaan iyo waalid walba oo walwalsan. 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 13 күн бұрын
Ilaahay SWT ha u sahlo walidkaas inu la soo hadlo wiilkooda isagoo nabad qaba insha'Allah, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin ya Rabb🙏
@user-mk9cu4dl5t
@user-mk9cu4dl5t 12 күн бұрын
Wcs hooyo mcn ilaahay ha ku sahlo wiilkaga waan sugaynaa adoo faraxsan in aad kusoo labatid halkaan mar kale ❤❤❤
@aminaabdiadem9900
@aminaabdiadem9900 12 күн бұрын
Cabdi caziiz baarakallahu fiikum adiga iyo familkaada ilahow hooyadan wiilkeeda u sahal yaa raxmaan. Aamiin
@sidiabukar302
@sidiabukar302 12 күн бұрын
Illaahow uu so sahal hooyo wilkeda asago nabaad qaba Inshaallah.
@user-lx3ev4yf4j
@user-lx3ev4yf4j 11 күн бұрын
Ilahayoow rabiyoow raxmanoow u sahal wiilkeeda aamiin aamiin aamiin yaa rabi
@sowdoxassan1859
@sowdoxassan1859 6 күн бұрын
Allah ku soo sahlo hooyo macan in shaa alaah 😊is dag daga
@xidigmomohamoud3706
@xidigmomohamoud3706 2 күн бұрын
ilaahey ha,usojediyo wiilkeda hadu xanunsanyahayne allaha caafiyo allaha sohanuniyo wilkaas
@Rahmah-Mercy
@Rahmah-Mercy 12 күн бұрын
Waxaa laga yaabaa inuu jiran yahay ama xeran yahay haloo duceeyo in Illaahay u saqiro.sacad siciid waa buuxaan swedhan iyagana dhankooda haka raadiyaano.....team ilintir jzkl
@aminahusein8399
@aminahusein8399 12 күн бұрын
Hooyo adig faraxsan noosoolaabo faraxadan aan sugeynaa insha allaah
@ubahhussein7382
@ubahhussein7382 11 күн бұрын
Alle ha U Soo bir biriyo
@falisa576
@falisa576 12 күн бұрын
Ilaahoow maamadan wiilkeda u so Sahal war ay ku faraxdo u so yeeri. Qurbaha dhalinyaro badan ba mustaqbal la'aani ku dhacday kabacdi Baarta iska galay.dadkodina dibada Bay u jiraan
@farxiyamuse2575
@farxiyamuse2575 12 күн бұрын
Ilahy haso sahlo aderkay abshir 😢
@user-sg9ql6le8g
@user-sg9ql6le8g 10 күн бұрын
Rabi haw sahlo wiil keega hyo
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 12 күн бұрын
Allah h usalo amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin yarabi 🤲
@shaxshaxlowgaxafada5813
@shaxshaxlowgaxafada5813 12 күн бұрын
Allow usahal Wiilkooda
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 12 күн бұрын
Maamo ilaahay hakuu soo sahlo wiilka asagoo caafimaad iyo nabad qaba. Laga yaabaa inuu asagiiba dhib haysto
@Wardhere77
@Wardhere77 13 күн бұрын
Illaahow murugada kaa qaad oo kuu sahal
@aminasuleman9446
@aminasuleman9446 12 күн бұрын
Illaahay ha kuu soo fududeeyo wiilkaaga amiiin amiiin yaarabi
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 13 күн бұрын
JazakumuAllahu khayran cabdicasiis iyo teamkaga❤
@user-zw7dl3ym8n
@user-zw7dl3ym8n 12 күн бұрын
Illhey ha u sahalo ayaa rabi
@farhiya6357
@farhiya6357 12 күн бұрын
Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin
@maslah345
@maslah345 12 күн бұрын
ALLAHA USAHLO WIILKEEDA OO NABAD QABA
@aminoaden6671
@aminoaden6671 13 күн бұрын
Allah ha u sahlo asago nabad qabo
@user-kd6nr4hz7n
@user-kd6nr4hz7n 12 күн бұрын
Alaha u yasiro wiilkeeda
@ashawooo
@ashawooo 12 күн бұрын
illahaya ha ku sahalo mamma rabi ha ku soo fudeya Waxa ba ise ka noqtaya mahe rabi ha soo fudeya waa Qofe ha la dina inshallaha mamm farax waye ku dabesa
@cabdulahiali2385
@cabdulahiali2385 11 күн бұрын
Swdan anaa jogo hadow sharci lahay wala helikara magaca sedax oo kujogo swedan sharciga ugu qoran wala baraa lakin magaca sedaxad oo sharciga ugu qoran baa lobahanyahay
@farahfartun3961
@farahfartun3961 12 күн бұрын
Ilaahey ha sahlo
@user-om8tx7ij9t
@user-om8tx7ij9t 10 күн бұрын
Aloow usahal
@user-px8uz8mr5k
@user-px8uz8mr5k 12 күн бұрын
Ramad 🌜
@aminahusein8399
@aminahusein8399 12 күн бұрын
Walaal aniga Reer swden hooyad wiilkeed ilaahay husahalo
@fatumamaow5018
@fatumamaow5018 12 күн бұрын
Allahu Akbar
@hawonadar.n9039
@hawonadar.n9039 12 күн бұрын
Alow usahal hooyo wiilkeda ma noolyahay caafimad maqabaa war qurbaha balaajoogta cidii rabika bad baadshaa bad baada allow miskinta usaqar
@ubahabdi2531
@ubahabdi2531 12 күн бұрын
Wilkan waa reer geteboori waana cabtooy lama waayin ee noloshuu ka dhacay mida kale abihiis niynaas buu leeyahay santi ba layiraahdaa Allaha uso jeedsho qalbigiisa
@duceysann
@duceysann 10 күн бұрын
dadka amaan si. hooyo naxsan waa u jeeda in ay tahay.
@Wardhere77
@Wardhere77 13 күн бұрын
Telkiisa soo gudbi c/casiis waa loo raadinaaye
@jamadbarrow344
@jamadbarrow344 12 күн бұрын
❤❤❤❤😂😂😂😂 sax
@Deeqa-Mahbuub
@Deeqa-Mahbuub 12 күн бұрын
Sweden ayaa joogaa waxaa jiro meel la dhaho hiitta.se ayaa laga helaa qof walba iyo meesha uu daganyahay Waxaa fiicneeyd inee sheekto magaladii ugu war danbeysay. Wiil 30 jira oo xaas leh ayaa arkay nambarka xaaska ayaa sii baaray lakiin legama qaban laba mar wacay. Waana ku celinaa. Alle hasoo sahlo.
@user-nk7su8ek2f
@user-nk7su8ek2f 12 күн бұрын
Aàmiin aamiin yaa rabi
@HimoOmar-qr1tb
@HimoOmar-qr1tb 11 күн бұрын
Gotenpoarg magacas bey laheyd
@UmuAbdalla1
@UmuAbdalla1 10 күн бұрын
Sax lkn magaca wey madashan iyo dada dadka qaar marka waa in la ogada magaca saxda uu ku jogo, nag ninkeda walidkii goyay ogalatayna ilma ahan in wax laga faidayo
@fatumamaow5018
@fatumamaow5018 12 күн бұрын
Sawirkiisa udhig silooaqoonsado
@mancityfan660
@mancityfan660 12 күн бұрын
Alloow u sahal lakin hadii ay sheegi laheed gobolka u daganaa dadka gobolkas dagan ayaa ogaan kara gaalada shartood alle ha ka qabto shartooda sacadk stkholm ayey u badan yahiin wiilka ha raadiyan
@HimoOmar-qr1tb
@HimoOmar-qr1tb 11 күн бұрын
Gutenberg
@fertunali1007
@fertunali1007 12 күн бұрын
Ninkaas haduu caafimad qabo oo nabad qabo ciyoow ayaa laso helikaraa cidiisa waa joogaan alaha ka farxiyo mamada
@marwo47
@marwo47 12 күн бұрын
Aniga rerkeyga ima sowacan bishi marka lacagta udiro xitaa😢
@farxiyamuse2575
@farxiyamuse2575 12 күн бұрын
Dhib wwye ilahy haso hadeyo
@Deeqa-Mahbuub
@Deeqa-Mahbuub 11 күн бұрын
Kula mid baa ahay Hoyadeey aniga un baa waco 8 walaalo ila dhashay weeba ii cil qabaan.Si kasto u xanuunsado ama ilmo iga xanuunsadaan. Illaah lee baryaa wana ka kacnaa Alxamdulillaah. Marka qurbaha alle hanagu xafido.
@maryanl804
@maryanl804 11 күн бұрын
Iska dulqaado waa aduun wax kastaa arkaysaa armay baadiyaha joogaaan waalidkaa haday yihiiin ku dadaal
@farxiyamuse2575
@farxiyamuse2575 10 күн бұрын
@@Deeqa-Mahbuub ilahy baryadisa jogte hoyadane Waco mar kasta deqoy WA Hadi ay tahey hoyadadi runta Ahed e KU dhashay kuwa kula dhashayne war Koda ka Bax XA OGA bahan tahey qorba ka jogtaye wax arurso walidka KU dhalay le kis Yar u dirso nabadada gal walashay maba laisku murjiyo wali so wici wayey
@Deeqa-Mahbuub
@Deeqa-Mahbuub 9 күн бұрын
@@maryanl804Muqdisho ayee jogaan walaley qaar kuwa kalena Nairobi Iyo Hooyo Marka enternet ayee wada haystaan Markii lacag lagaa rabo lee lagu soo wacaa Hadii lagaa waayana waaba laguu xanaqa asaa melaha lagugu caynaa. Lakiin aniga dan kama galo. Intaa Hoyadeey ka aheeyn Biilkedana Waa u diraa waana wacaa.
@user-rv4ms8gj3g
@user-rv4ms8gj3g 12 күн бұрын
Ala ha u sahalo wilkeda
Who enjoyed seeing the solar eclipse
00:13
Zach King
Рет қаралды 84 МЛН
Não pode Comprar Tudo 5
00:29
DUDU e CAROL
Рет қаралды 78 МЛН
Kitten has a slime in her diaper?! 🙀 #cat #kitten #cute
00:28
Shamuure oo Dhiiqo Lugaha Loo Geliyay Daahir Calasow Ayuu Caayay
10:17
1833 - قصة عاشقين في بيت واحد!!
40:49
ابو طلال الحمراني - سوالف طريق
Рет қаралды 557 М.