Taarikhda Xisbiga Jamhuuriga ee Mareykanka | VOA Somali

  Рет қаралды 6,878

VOA Somali

VOA Somali

28 күн бұрын

Maraykanka waxa uu leeyahay laba xisbi siyaasadeed oo waa weyn Xisbiga Dimoqraadiga iyo Xisbiga Jamhuuriga. Halkan waxaan idin kugu soo gudbineynaa taariikhda xisbiga Jamhuuriga.
Waxaa qoray Megan Duzor, waxaa tifaftiray Sharon Shahid iyo Mia Bush, waxaa soo jeedinaya Axmed Cali Sheekh.
Mar walba nagu xirnow
🟠 Si aaad u hesho muuqaallada cusub, fadlan subscribe / @voasomali
🟠 Muuqaallo kale oo dheeraad ah ka daawo halkan: / voasomali
🟠 Wararkii ugu dambeeyey kala soco: www.voasomali.com/
🟠 Ka mid noqo saaxiibadeena Facebook: / voasomali
🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida caalamka. Barnaamijeyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
Barnaamijyadeena waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij taleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka iyo Arrimaha Islaamka.

Пікірлер: 11
@VOASomali
@VOASomali 27 күн бұрын
Labada xisbi ee Mareykanka midkee taageertaa?
@habraactv3799
@habraactv3799 27 күн бұрын
Maahi qof american ah si aaj xaq ugu yeesho taageeridooda, lkn waxa aan kasoo jeed maalinyiin muslimiin ah oow dhibane unoqday dhiigya cabayadaa ayagoo umadeydii mar ahaan jirtey tan dunida ugu sareyda ka dhigay mis asaga dabadhilif uah..... Rajeydeydu waa in ow mar dumi doona taa oo sabab noonoqon si aan dhidabada ugu taagno dowladeena weyn❤.
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 27 күн бұрын
👋 Axmed Cali Sheekh.
@user-mu1rz3zk2q
@user-mu1rz3zk2q 27 күн бұрын
Hadey rabaan inaan cawiyo waa iney aqbashaah sharudaha aan wato very simple 6 shurudood hadii kale horteeda ayey ka heleysaa
@user-mu1rz3zk2q
@user-mu1rz3zk2q 27 күн бұрын
Ayadah ayaa Dan leh ha isoo radsato
@UuseyYaanyo
@UuseyYaanyo 15 күн бұрын
Codkiisa lama maqlo qofkan
@khalifmahmud4770
@khalifmahmud4770 26 күн бұрын
?
@Ahmeto517
@Ahmeto517 21 күн бұрын
Qofkan hadlayaa miyuub faruuran yahay cod xumaa
@subaxproduction3309
@subaxproduction3309 26 күн бұрын
Americanka cadaanka ah waxna ma maamulan lacaga musuq ayey ururada yahuuda ah kaqaatin kadibna amarka yahuudaa shaqeeya Dadka cadaanka maalna male magacna kumele america dalkoodi AIPAK ayaa maamusha sida dhqaala iyo ganacsiga waxbarashada iyo warbaahinta
@user-mu1rz3zk2q
@user-mu1rz3zk2q 27 күн бұрын
America isma ma mulikarto waa in la maaamulah hadii kale ugu danbey ayaka dhaxdooda ayaa isleyn doono
@MahadSaciid-wz5ob
@MahadSaciid-wz5ob 27 күн бұрын
REAboplic major capital city cawad mindel usa Mar Dunbar midlagu meelmaro major nokici marunbuMarsadaCaabudwaaqSidiiMiigUsoodegu isagoMakinadaLalaayiyoOmatorokuOrdaya7/10
Backstage 🤫 tutorial #elsarca #tiktok
00:13
Elsa Arca
Рет қаралды 48 МЛН
Неприятная Встреча На Мосту - Полярная звезда #shorts
00:59
Полярная звезда - Kuzey Yıldızı
Рет қаралды 6 МЛН
Stupid Barry Find Mellstroy in Escape From Prison Challenge
00:29
Garri Creative
Рет қаралды 20 МЛН
Taariikhda Xisbiga Jamhuuriga ee Mareykanka | VOA Somali
3:31
President Ruto's address to the Nation on Finance Bill 2024
18:03
Citizen TV Kenya
Рет қаралды 340 М.
CEDEAO : Diomaye Faye rencontre Assimi Goïta au Mali
1:32
africanews (en français)
Рет қаралды 295 М.
DEG-DEG:-Daawo Muujinta Cadaymaha ku gadaaman weerarkii Hotel SYL .
18:19
Somali National Television
Рет қаралды 167 М.
SIR IRAN LAGA HELAY | HUB HALIS AH I RUUSHKA OO AARGOOSANAYA
17:20
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 43 М.