UGU DANBAYN CADAYN BUUXDA | ABOFLAH WAA SOOMAALI.

  Рет қаралды 70,743

Googoos

Googoos

2 жыл бұрын

Aboflah Ma Soomaali baa Waa Maxay Jinsiyadda Xasan Sulaymaan ama Aboflah.
Waxaad Ku Daawan Doontaa Muuqaalkan Cadayn Cad Oo Aan Kuugu Caddayn Doono In Uu Yahay Wiil Soomaali ah.
#aboflah
#ogaansho
#hosowpro
#kanaalka_ogaansho
#MIISAAMO
Fadlan Muuqaalka Sii Share Garee
Hana Ka Illaawin Like.
Sidoo Kale Hadii Aad Nagu Cusubtahayna Nagu Soo Biir.
Aad baad u Mahadsantahay.

Пікірлер: 77
@hujuumboy5175
@hujuumboy5175 4 ай бұрын
Abu fallah 6 sanaa ku xiranahay wlhi yuusan sheegan soomaali qabyaalada badan
@queenilhaan5901
@queenilhaan5901 3 ай бұрын
Ha is qariyo Aniga ma shegta somali Waba dadka qabil kuwadinayan
@JAABIRONLINE
@JAABIRONLINE 2 жыл бұрын
Waa muhiim in an ogaado abu falah
@ilovemywife1504
@ilovemywife1504 Жыл бұрын
Kuwait ugu tag waad ogaanaysaa haday macno kuu sameynayso.
@Zihaameyyyy
@Zihaameyyyy 5 ай бұрын
​@@ilovemywife1504😂😂😂
@Zihaameeyyyy
@Zihaameeyyyy 3 ай бұрын
@@ilovemywife1504 jawab shidan💡😂👍
@user-fw5on6qn2m
@user-fw5on6qn2m 3 күн бұрын
Waaqawiilkee
@AbdiZaMaD
@AbdiZaMaD 3 ай бұрын
Waa reer somalilaander
@MaahiraXuseen
@MaahiraXuseen 3 ай бұрын
Waabad Ku waalatay ninkani waa Somalia😊
@Barre371
@Barre371 3 ай бұрын
Ninkaan soomaali ma aha walaal Sida muuqato af soomaaliga mayaqaano Waryaa waxa dhahaan carabta oo dhan ayagoo soomalida u yaqanaan
@hassanbilebarre9
@hassanbilebarre9 3 ай бұрын
Google ka ayaaba sheegayo inu kuwait ku dhashay jinsiyadisa ay somali tahay
@mohamoudmohamed9996
@mohamoudmohamed9996 3 ай бұрын
Ninkani waa reer Somaliland.
@anabmohamed344
@anabmohamed344 3 ай бұрын
Waa somali waliba reer somaliland isaaqa oo hj ah
@areyousingl9133
@areyousingl9133 4 ай бұрын
Waa isaaq ama ciise
@daadirelmi1408
@daadirelmi1408 2 жыл бұрын
Abo flah wa tagera blh 🇸🇴🙋‍♂️
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 8 ай бұрын
Runahanti somaliya wa uegyahay lakin lama hubo inshallah 50million mankow garo noshegi dona lakin inow noshegin ayab noron sian qabilkisa uwedin ileh somali qabil kuwalatay hadow qabilkisa iyo wadankisa shgi lahay hormarkan magaren
@Mr-Shariif
@Mr-Shariif 8 ай бұрын
Waa runtaa wlhi
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 4 ай бұрын
Aad iyo aad I agree with that
@khaledqaalib9912
@khaledqaalib9912 4 ай бұрын
انا صوماليه و افتخر ❤❤
@aymancade9957
@aymancade9957 5 ай бұрын
Abufalah ma soomaaliya😮
@JAABIRONLINE
@JAABIRONLINE 2 жыл бұрын
That's true ,thanks 🥰🥰
@SmilingBeachCoast-sw6qi
@SmilingBeachCoast-sw6qi 3 ай бұрын
Somaali isku dhadhajin badanaa maxaa inaga galay haduu yhy iyo hadii kale😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂somali wareertu
@Zihaameeyyyy
@Zihaameeyyyy 4 ай бұрын
Saas aa u roon ha is qariyee ka dhamaada wiilka somaalaay anaaba nii dhahayo hadan janiskas cml heli lahaa niima sheegteen waxan dhihi lahaa I'm not Somali😂🥺waayo qaran mayaqaanaan qabiil lee u sheeg😭😭
@FatimaYyy650
@FatimaYyy650 3 ай бұрын
Haa wllhi 😭😭😭
@MIDNIMOJANAQOOW
@MIDNIMOJANAQOOW 4 ай бұрын
ISAAQ!!
@sacdiyoxuseen6951
@sacdiyoxuseen6951 3 ай бұрын
Anigaa hadii somali layskaa dhaaqii laahaa waalaahii maasheegteen waa iskaa dhaaqii laahaa wax laasheegto maa ahaa
@samaronchenal7198
@samaronchenal7198 3 ай бұрын
Ana fiirsan jiray asoo asxaabtiisa imtaxaan uga qaadi jiray barashada somaliga vediokas uu kasaaray lkn waa fiirsan jiray😂
@axmedguuleofficialtube5823
@axmedguuleofficialtube5823 2 жыл бұрын
Ninkaasi warsangali anaa aqaan
@apdallaahxuseen584
@apdallaahxuseen584 2 жыл бұрын
Wlhi baanu ahyn waa nin isaaqa wlhi adeerky rumaa weeye
@BileYasin
@BileYasin 3 ай бұрын
Qabilka isawy biile
@sacdiyoyusufahmed6103
@sacdiyoyusufahmed6103 Жыл бұрын
Anaa so ogaanayo ciduu yahay ee naag ma qabyaa 😂😂😂😂😂😂😂
@Mr-Shariif
@Mr-Shariif Жыл бұрын
😁😅
@user-dw5mm3nv4y
@user-dw5mm3nv4y 3 ай бұрын
Isaga horta waa somali sababta ow u qairinaayo waxow yiri carabta waxaa ka buuxa cunsuriyiin oo waxey igala laabanayaan subscribe ta waa sax Lkn ma ogi in ow xasleyahay atarisho😢
@NadarAbdulle-zq5bc
@NadarAbdulle-zq5bc 4 ай бұрын
Maxaa naga gale abufalah anaga maa u bahan mise asaa noo bahan maba na rabo wuuna na inkiraa he💔🫶🏽
@SAKARIA1
@SAKARIA1 4 ай бұрын
Somalidu is qorqor badanaa😂
@NihhirNanoo234
@NihhirNanoo234 4 ай бұрын
Haduu ku faaneyn jinsiyadiisa ama dalkii maxaa niiga galay i dinka
@Eff-cz2pn
@Eff-cz2pn 4 ай бұрын
Waa somalia 🇸🇴
@user-pp7cy9gx1w
@user-pp7cy9gx1w 4 ай бұрын
😮😮omg
@Kamaalboy12
@Kamaalboy12 4 ай бұрын
Abuu falah yaa weye😢
@Zihaameeyyyy
@Zihaameeyyyy 4 ай бұрын
Waa ibnu aadem😳😂
@abduselamseid2479
@abduselamseid2479 2 жыл бұрын
ypu are so funny😂
@saladmohamed8894
@saladmohamed8894 3 ай бұрын
Waxaa ceeb qofka ugu filan inuu saluugo dhalashadiisa Biyo sarre kacan waa lasugin.
@barkaaamac9861
@barkaaamac9861 2 жыл бұрын
who cares man he's a nice person that's what matters ppl are stupid
@jamaadeey
@jamaadeey 7 ай бұрын
Kuweyd kuma dhalan waxuu kudhashay Saudi Arabia
@Maxamedraage1
@Maxamedraage1 4 ай бұрын
Saxib ani adaaba kaa shakiyey amaa adi tahay abu falah nio
@ahmedibrahim2650
@ahmedibrahim2650 4 ай бұрын
Wa cidagale ana aqana America 🇺🇸 ayu ila joga inderki
@FaysaAbdi-jt3vj
@FaysaAbdi-jt3vj 4 ай бұрын
Hhhh anba waan aqaan waa samaroon siciid
@selmadugsiiya8626
@selmadugsiiya8626 2 жыл бұрын
Wa darood ninkani 😂
@apdallaahxuseen584
@apdallaahxuseen584 2 жыл бұрын
Maaha zxp wlhi waa isaaq zxp anu adeer ii yahy
@Hana_hanoko
@Hana_hanoko 2 жыл бұрын
@@apdallaahxuseen584 صح ابن اخوك
@apdallaahxuseen584
@apdallaahxuseen584 2 жыл бұрын
@@Hana_hanoko صح ولكن ان احب لانه اعطاني فلوسا كثيرا
@zahramahamed965gmail8
@zahramahamed965gmail8 Жыл бұрын
Usheg bal
@shaafiyare9538
@shaafiyare9538 Жыл бұрын
War hana caayn ninkaan madoow waa hawiyee😅
@HamidaKhatun-nw2lp
@HamidaKhatun-nw2lp 3 ай бұрын
War wiilkaan kadhamaada dhib ha usoojiidinina maskiinkaan yar maxaa karabtaan
@abdikirinsiciid840
@abdikirinsiciid840 5 ай бұрын
Ninkaani soomaali maaha waayo soomaalidu waa afrikan ah nin kaani afrikan maaha ee qofkii horumargaara inaan sheegano,waa ceeb teeda kale inaga cararaya maxaan kufaleynaa inagu miyeynaan jiritaan laheyn
@Barre371
@Barre371 3 ай бұрын
Abu fala iyo soomaali yaa jareer u eg 😂
@user-zb2km1er6b
@user-zb2km1er6b 3 ай бұрын
Soomaali ma wax la sheegtaa qabyaalad iyo qudhun iyo xaasidnimo isaga fuqa ninka balana sheegtee
@Cadanishow
@Cadanishow 4 ай бұрын
Way uu eegtahay sidaan
@barniabdirahman6475
@barniabdirahman6475 3 ай бұрын
WUU KAA ALII BAADAN YAAHAY MAAHA SOMALI OO DAADKUU WAAXA TAARAH EE DAADKA MAA KUUMAA MAASHE QUUL AAN WAAX TAARAN OO XAASIID BAA TAAHAY DAAMERYOW MAA KAA QUUSEEYA GUU MAASHUUL DAANAH WAAX TAARKA LEEH EE HEESKA MAASHUULIN QAASHIN BAA DIIN EE YAA INSHEEGAN KAARAH JAAHILIN YAAHAY CAAWANKA
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 4 ай бұрын
Talajo agjogsi tiibiyo waladumiyay lana dumaalay rag ladumaalaa raaxo uma arkee
@ilovemywife1504
@ilovemywife1504 Жыл бұрын
Inta video ee laga sameeyay wiilkaan ma soomaali baa, waa tira badanyihiin. Somalinimadiisa waxba sooma kordhinayso ee anaga ayaa iska jecel inaan qofkii horumargaaro waa somali, wiilkan wuxuu somalinimada ugu cararayo aya jirto, ee ka leexda. Aniga iima muuqato dad iyo dal la sheegto inay meesha taalo
@MohamedAbtiga
@MohamedAbtiga 4 ай бұрын
war waxa ino shegto miya wey say hebal waa Somali ok Ada ku mashqule qabil kisana sheeg😅😅😅😅
@sahrocraxman4171
@sahrocraxman4171 Жыл бұрын
abo flah io somali waxba iskama gelin hana waalin
@sacdiyoxuseen6951
@sacdiyoxuseen6951 3 ай бұрын
War adigaa maxaa kaagalay xaataa yuhuudii haa ahaado
@yupibon8398
@yupibon8398 Жыл бұрын
Somali ma ahan
@user-et8zm5hy9i
@user-et8zm5hy9i 3 ай бұрын
37m🎉
@newassong7535
@newassong7535 Жыл бұрын
Dhigisa wa somali xamar
@zuhraabdilkadir7397
@zuhraabdilkadir7397 Жыл бұрын
maybe we should stop looking at people according to their nationality and more at their personalities. thank you.
@user-ue3qo6gf8b
@user-ue3qo6gf8b 6 ай бұрын
Ninkan wa ogadenki ethopia carabaha kaga cararay🤣🤣
@mai-il2px
@mai-il2px 5 ай бұрын
this why he doesnt want to be somali. u guys bring up qaabil every second
@Zara-xe5fn
@Zara-xe5fn 4 ай бұрын
Jacaylku qasab mha had idin shenanigans way Miya’s isku dhafinaysan Kuwaiti idinka dhashy aya dulman Markus Somali sheganayo muu walan yay 🤣🤣🐈
@khadarmaxamedismacil3266
@khadarmaxamedismacil3266 4 ай бұрын
Kkkk dabo dhilifsanida Mayas kaagalay wuxu yahay
@mohamme4185
@mohamme4185 4 ай бұрын
Waar ninkan wuxuu sheegay inuu sheegi doono jinsiyadiisa 50Million followers markuu gaadho😂😂 ha ku sii daalinee iska adkeysata😅😅
@halyaygiiwadanka1043
@halyaygiiwadanka1043 8 ай бұрын
Beenale kkkkkk
@user-un3jd4pn3p
@user-un3jd4pn3p 8 ай бұрын
somalid waa dad baqatiyay ee ha isku shegan 😂
@usaame.1m384
@usaame.1m384 Жыл бұрын
Soomali ilhow ha idaba dhigin Dadka Ka dhamaada Soomali hada Jeceshahay inuu qof noqdo boqolaal ah ayaa qabiil ka shekeyso jirto kuwaas dhaha waa soomali 😡🤯🤚🏻
Fikirkeygi Hore ee @AboFlah Oo  Is Bedelay -
18:22
Hosow Pro
Рет қаралды 322 М.
Самое Романтичное Видео ❤️
00:16
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 4,6 МЛН
Did you believe it was real? #tiktok
00:25
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 50 МЛН
The Biggest Charity Match in History | Chunkz vs. Aboflah
53:53
Daawo ka hor intaadan noqon YOUTUBER 2024
10:52
Mo Rasheed
Рет қаралды 7 М.
Qisada Boqorkii Yurub Gilgilay Part 1 | Sheekh Mustafe
54:20
Aboufalah | Sirta ka dambaysa guushiisa | Somali mise…
13:19
Waaberi Media
Рет қаралды 109 М.
Хотел вывести 🤣❤️
0:54
Dragon Нургелды 🐉
Рет қаралды 617 М.
POR QUEEE DIVERTIDA MENTE 2 !!! #SHORTS
0:15
Figuritalo
Рет қаралды 16 МЛН
Многие думали что Фёдору конец!
1:00
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 3 МЛН