Rabshado xooggan oo ka socda Nairobi | Qubanaha VOA

  Рет қаралды 42,340

VOA Somali

VOA Somali

Күн бұрын

Qodobada ku jira Qubanaha VOA waxaa ka mid ah; rabashado xooggan oo ka socda Nairobi, 10 ka mid ah qoyska Ismaaciil Hanniyeh oo la dilay, Julian Assange oo xabsiga laga sii daynayo, Joe Biden iyo Trump oo dood yeelanaya, Ruto oo la hadlay Soomaalida Gaarisa iyo Kenya oo ciidan boolis ah gaynaysa Haiti.
00:00 Furitaanka
00:18 Rabashado xooggan oo ka socda Nairobi
03:46 Kenya oo ciidan boolis ah gaysay dalka Haiti
09:55 Ruto oo Soomaalida kula hadlay Gaarisa
11:11 10 ka mid ah qoyska Hanniyeh oo la dilay
12:20 Blinken oo Israel uga digay dagaalka Xizbullah
13:04 Julian Assange oo xoriyaddiisa heli doona
16:19 Khilaaf ka taagan Jaamacadda Banaadir
21:25 Joe Biden iyo Trump oo dood yeelanaya
25:34 Macron oo sheegay hadal la dhaleeceyey
Mar walba nagu xirnow
🟠 Rukumo VOA Somali / @voasomali
🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: / voasomali
🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: www.voasomali.com/
🟠 Nagala soco Facebook: / voasomali
🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.

Пікірлер: 25
@analovely6906
@analovely6906 3 күн бұрын
Thank you news VoA somaliya 👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻
@dhaqansoorcultureaccdemy4397
@dhaqansoorcultureaccdemy4397 3 күн бұрын
Somali lagu gumeysto dhulkiisa
@analovely6906
@analovely6906 3 күн бұрын
Thank you weriye news voA somaliya Mohamed abdi 👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻🙏🙏❤️❤️🙏🙏👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻
@YassinAhmed-yx3ol
@YassinAhmed-yx3ol 3 күн бұрын
Asc VOA Somalia guleestaa kusoocdaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@analovely6906
@analovely6906 3 күн бұрын
Thank you weriyalka news voA somaliya 👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻❤️❤️👍🏻
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c 3 күн бұрын
Xalada nayrobi ma ficna e illahay ha naga nabad galiyo waxi dhib ah insha Allah
@Ahmed_ali2024
@Ahmed_ali2024 3 күн бұрын
Nayrobi allaha gubo waan sodhaalweynayaa
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o 3 күн бұрын
Illahey hausiyazdsho rabshadaha wana soodhaweyneynaa
@SOMTRUCK480
@SOMTRUCK480 3 күн бұрын
Madaxda wadamada Afrika ee aan hamiga ka lahayn horumarka Afrika ee dadkooda faqri ka dhigay waa madax xun oo ku sifoobay musuqmaasuq iyo caburin shacabka. mar kasta Haddana waxay rabaan inay cashuurta u kordhiyaan dadka masaakiinta ah ee culayska nolol maalmeedkooda iyo sicir-bararka ku habsaday
@analovely6906
@analovely6906 3 күн бұрын
Ascw news voA somaliya 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️
@MohamedHadi-yv1xs
@MohamedHadi-yv1xs 3 күн бұрын
Zxp masha.allah ❤❤❤❤❤
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 3 күн бұрын
👋 Weriye Sandheere.
@mrben9387
@mrben9387 3 күн бұрын
Fadlan idacad waxy ubahantahy qof kuwangsan edeting
@yusufnuur7550
@yusufnuur7550 3 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@DualeAbdi-fw1me
@DualeAbdi-fw1me 3 күн бұрын
Ciidama duq la diray
@Aminaabdi-oo3jc
@Aminaabdi-oo3jc 4 күн бұрын
Keyanka waaba lagartaye somalida maxey raban ayagaba gumeeysii lagu heestaye oo rabna inan kaso xoreeyno oo dalkoda kuso ceelino waar taano kale yaa arkay waxan idiin leeyahay adoomeydan dhaxdoda idiin maqaado Ee taartiib guryahiina ugu jiira 😊😮
@DDSMEDIA1825
@DDSMEDIA1825 3 күн бұрын
Hooyada iyo dalkaba was idinka iscunaya
@estsixstars4819
@estsixstars4819 3 күн бұрын
Waa Dad nool, Tolow Somalida maxaa sidaan oo kale u diidaan, inta uu wuxuu rabo uu ka samaysanaayo Xasan Gurguurte , djjqo, Ayax.
@user-ug9zc1kv9f
@user-ug9zc1kv9f 3 күн бұрын
Ilaahey swc haunaxariisto qoyska ismaaciil haniya madaxa xamas oo horena ay udishey qaar kale yuhuuda alle nacdaley waxey target kadhigatey markii ay jujabtey dagaaladii ay kula jireen ciidamada geesiyiinta ilaahey ssc dadka shacabka masakiinta palastina waxanan urajeynaya iney guusha udanbeysa heli doona dadkas ay xasuuqdey yuhuuda cadawga ahi
@copypaste9067
@copypaste9067 3 күн бұрын
SOOMALIDAB 4.5 iyo KHURNKA KHABIILKA HADANA SII MALGASHANEYSA KENYA MALINTIINA IDIIN SUGEYSA kuwa aan wadanka looga soo noqon la na waakaa waxaa kasbeysaan in Somali ay wada kale malgashato hadana ay wiliba badankood khasab ku noqotay in sharci an sharcigood aheyn ay khaataan MAXAA FAAIDO KA HASHEYN DULI NIMADA AAD SHACABKA SOOMAALIYEED U KEENTEEN???
@calasoow38
@calasoow38 3 күн бұрын
Toogashada iyo xabadaha nool ay police-ku adeegsanayaan wariyuhu sheegi mayso oo waa is dhaafinaysaa! Xeerka saxaafadda miyaa sidaas dhigaya marka wadama dadow lagasoo waramayo, marka waddankeena laga waramayana loo ekeysiiyo bahalo galeen dad qalato ah?
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 3 күн бұрын
Somalida kenya ku nol be ku leyihin somaliyey wadankina so bur burinesen mel fadhista
@inaqaladaadsaxaaye7336
@inaqaladaadsaxaaye7336 3 күн бұрын
😅🤣😂😅😂🤣😅
@mohamedisse9986
@mohamedisse9986 3 күн бұрын
Somali foodada joojiya dalkiina ayaad so gubteen
@user-dt6hd4iw4x
@user-dt6hd4iw4x 3 күн бұрын
War inantii falastii meeday barnaajkan yadaa kufiicnayde miyaad erideen
Мы никогда не были так напуганы!
00:15
Аришнев
Рет қаралды 3,7 МЛН
버블티로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 80 МЛН
OMG🤪 #tiktok #shorts #potapova_blog
00:50
Potapova_blog
Рет қаралды 17 МЛН
GABAR ASAL AHAAN FALASTIIN KASOO JEEDA OO TAARIIKHCUSUB DHIGTAY
16:40
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 27 М.
DAGAALKA SAGALSOMALI IYO SUCDI #ARIMAHABULSHADA
13:31
Caaliya Sharif channel
Рет қаралды 3 М.
WARARKII U DAMBEEYEY DAGAALKA QASA + XIISADA KA ALOOSAN BADDA CAS
26:25
DADKII OO WEERARAY WARIYIHII NIMCAAN HILAAC SUAALAHA QALDAN WEYDIIYAY
25:36
Zaki honest Official
Рет қаралды 15 М.
Пугает людей игрушкой аллигатора в воде
0:14
Короче, новости
Рет қаралды 2,4 МЛН
Human kill the owner of the cat. Zombies are coming !
0:51
MeowChannel
Рет қаралды 26 МЛН
小路飞被臭死啦!#海贼王#路飞
0:27
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 9 МЛН