Waayojoog: Gudogalkii SNM ee magaalooyinka. Burco, 27-may, 1988, Cadaadley 28-May, 1988.

  Рет қаралды 60,103

CBA TV

CBA TV

2 жыл бұрын

Waayojoog: Gudogalkii SNM ee magaalooyinka. Burco, 27-may, 1988, Cadaadley 28-May, 1988.
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Пікірлер: 103
@bosszaki9861
@bosszaki9861 2 жыл бұрын
*Muj Cabdillaahi Qasaal Rooble, geesi taariikhdu xusi doonto. Alloow kuu naxariiso.*
@abdullaahijaamac5168
@abdullaahijaamac5168 2 жыл бұрын
Maasha Allaah Halaqoro
@cawilayaanle2440
@cawilayaanle2440 2 жыл бұрын
Geesiga...BIRTA...Ah S N M Guuuul
@awshan571
@awshan571 2 жыл бұрын
Meesha ragg halyeeyo ah ayaa isugu yimi 💯❤️✅🙏
@cladiifcabdilaahi5253
@cladiifcabdilaahi5253 2 жыл бұрын
Maasha allah snm
@BikeAndFish1
@BikeAndFish1 2 жыл бұрын
Ma Gubte dhe Allahe ha uu naxariisto Aadam Saleeban..
@abdullahhassan2940
@abdullahhassan2940 2 жыл бұрын
اللهم امين nin qiima badan ayuu ahaa Aadan Saleebaan ma gubte
@amalhassan56
@amalhassan56 Күн бұрын
Alle ha idin xiftiyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@awshan571
@awshan571 2 жыл бұрын
Mujaahid ganaje libaax 😂8:39 daqiiqada wa cajib 💯😂👏🏽
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 2 жыл бұрын
hero SNM🌻🌼🌸🌺🌹🌷💐🌾
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 2 жыл бұрын
Taariikhdu isma qariso SNM geesiyashii geeska
@user-xm2hi5qm3d
@user-xm2hi5qm3d Жыл бұрын
Cabdi siciid fidhin wayd abtigay hooyaday la dhashay wuxu ahaa geesi snm ku dhaadato wuxu darawal ka ahaa zu la odhan jiray qardhaasaale alle caafimaadka iyo cimragaba hakuu barakeeyo abtiyo
@user-qu5gt3or6p
@user-qu5gt3or6p 10 ай бұрын
Masha Allah mujaahidiinta snm halka nin laabatan ninbu udhigmayay oo faqashaa
@mohamedhussein4442
@mohamedhussein4442 2 жыл бұрын
Ilahay hawnaxaristo aderkay xusen kharashyare iyo inti dhimatayba
@haweahmad-uu1po
@haweahmad-uu1po 13 күн бұрын
SNM guul❤
@drdhuuxjaarjaar7177
@drdhuuxjaarjaar7177 2 жыл бұрын
Ascwb fadlan ka daaya muusikada si loo dhegaysto taariikhda shaydaankana looga naaro
@youngash6411
@youngash6411 2 жыл бұрын
MAASHALLAH LOIN
@osmanhassan5344
@osmanhassan5344 5 ай бұрын
❤❤Snm ❤❤❤❤
@cawilayaanle2440
@cawilayaanle2440 2 жыл бұрын
Weriye Adigoo mahadsan. Baadi goob ...Ciidamadii jabay waxaad ka heli karto soo warayso Oo haku dhiiradaan siduu ahaa Jabkoodu. Mahadsanid...
@abdiahmet5499
@abdiahmet5499 2 жыл бұрын
Waan taagersnahay barnamijkan. Mujahidntana aadban u salamaya. Faysal. Iyo yusuf maydal.
@hassanabdullahi9748
@hassanabdullahi9748 2 жыл бұрын
Mujaahidiintu waa nawaaalayaaan xitaa afkooda laga maqlimayo dagaalkaas ayaan guuldaraysana
@amalhassan56
@amalhassan56 Күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@filsanqaali7005
@filsanqaali7005 2 жыл бұрын
SNM geesiyo ayay ahayeen
@HassanMohamed-jq4xh
@HassanMohamed-jq4xh 2 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto intii ku shihiidey dagaalkii xoreynta intiini noolna alle ha idin karaameyo
@iidwarfaa9936
@iidwarfaa9936 2 жыл бұрын
Waa ragii dalka xoreyay wa raga an mesha maanta waxba ku haysan
@raxmakhadar2137
@raxmakhadar2137 5 ай бұрын
Ibraahim yusuf dhiif haliqin rabi hakuu naxariisto adeero iyo dhamaan intii dhintayba oo adeerkay ruma naasir ibraahim yusuf ka mid ahaa
@fadumofarah2001
@fadumofarah2001 Жыл бұрын
halow isaaq isjeclaada sidaa wakhtiga
@IDIRIS_ROSIH
@IDIRIS_ROSIH 2 жыл бұрын
Allah Yashrafak
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 2 ай бұрын
SNM geesiyaashii faqash qaxootiga ka dhigay maca aabohood afweyne NiGaria qaxootinimo ku galay
@zaamabdalla8973
@zaamabdalla8973 2 жыл бұрын
Abti ganaje alle cimriga iyo caafimadkaba haku barakeeyo 🤲
@kalihaid4878
@kalihaid4878 Жыл бұрын
Alaha kudàyo faysal indr
@hodanaxmednuur2858
@hodanaxmednuur2858 2 жыл бұрын
Qaybtii todabaad ee farax ifiso meedy
@c-mhoror4871
@c-mhoror4871 2 жыл бұрын
waa kuwan validity snm
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 2 жыл бұрын
Ibraahim dhiif haliqin waa ninka lagu qaldo Maxamed kaahin! wuxuu ahaa maxamed kaahin inaadeerkii!
@waraabecabdiaxmed1620
@waraabecabdiaxmed1620 5 ай бұрын
Ninka Ina kaahin lagu qaldo ee burcuu galay la yidhaa, waa Aadan Saleeban (ma gubte) abaanduulihii ciidankaa burco. Mxmed Kaahin Wxuu Burco la galay Xasan kayd.
@iidwarfaa9936
@iidwarfaa9936 2 жыл бұрын
Myjaahid axmed mire maxamed nuux halyaygii dalka xoreyay. Markii fulay kasta baqay u soo badhedhay dawladi xoooga weynayd ee somalia. aabahii xoriyada
@abdullahhassan2940
@abdullahhassan2940 2 жыл бұрын
waxaan jeclaan lahaa in layga waramo ninkii Kabtan faalso la odhan jiray sidii loo dilay ee umada nafta isugu keenay
@maxamedcabdicilmi6181
@maxamedcabdicilmi6181 5 ай бұрын
Nimankianii way cadiifad hadalayane hargaysa dadkeeda xooraystay burcana dadkeed xooraystay berbera rageeda xoraystay marka tiina un ka warama abalkana waanu idiin hayna dhamantiinba
@abdisamadahmed5493
@abdisamadahmed5493 Жыл бұрын
Naanaysaha iyo tuulooyin magacyadood ku qoslay. Dadka huuhaada kadaaya ninyaw horumarka ka shaqeeya ✍🏾
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 2 жыл бұрын
habeen iyo buur walaahi waa dhab
@FadumoCabdillahi-rt3il
@FadumoCabdillahi-rt3il Жыл бұрын
Asalamucaleykm
@abdulkadirwarsame9519
@abdulkadirwarsame9519 Жыл бұрын
Saaxiib halganka xaafadnimada kasaar naasirow
@user-xs2ws5vq7h
@user-xs2ws5vq7h 2 ай бұрын
Ale haw naxriiso afeerky aadan saleeban iyo dhaman mujahidiintii
@calidaclood5205
@calidaclood5205 Жыл бұрын
Maxamed-Cali, wuxuu ahaa Falalow.
@aayahamedia3239
@aayahamedia3239 2 жыл бұрын
Wuu qaldaye naaneysta aadan saleeban waa magubte Halka isagu uu magackale kusheegay
@xaajishiineaxmednuur
@xaajishiineaxmednuur 2 жыл бұрын
waa Ragii raga aha muuse handaraab Waxa uu ka ciyaari jiray goolwada dabadiisa
@lamahuraan665
@lamahuraan665 2 жыл бұрын
Maan gaab muuse waad kasastaan wlaahi nin adag iga dheh
@axmedmaxamed9804
@axmedmaxamed9804 2 жыл бұрын
Xasuuso halyeyga somaliland axmed mire maxamed
@lamahuraan665
@lamahuraan665 2 жыл бұрын
@@axmedmaxamed9804 Wa waxaad iskugu shegayseen faankiinii isaaq reer sheegta anaga dagalamnay iyo anaga snm aheen ma jirto idinka faan kii daroodka yeelateen maxamed samatar galan muse b8xi ahmed dhagax ina dhamac Ibrahim dhaga wayne Janan oog waxaas Oldhan iyo inaanan kobi karayn mashegano
@abdihakimmohamed2561
@abdihakimmohamed2561 2 жыл бұрын
@@lamahuraan665 Isaaqa kale ee aad ka hadlaysaa muxuu ahaa?Isaaqa kale waa Xiniinyo dabadood sida Muuse Shaani iyo Ina Kaahin iwm.
@bosszaki9861
@bosszaki9861 2 жыл бұрын
Muse SNM tii waa weynayd ma ahayn. Dagaal uu hogaamiyay weli lama soo sheegin ina Kaahin ba ka mujaahidsan xataa😅
@maxamedcabdicilmi6181
@maxamedcabdicilmi6181 5 ай бұрын
Niman badan oo aan ka warayso is idhii wabay ka xanaqayan soo hadal qaadkeeda wabay ku cayayan
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 2 жыл бұрын
Ibraahim dhiif haliqin
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 2 жыл бұрын
Nimankani Garjajis uun maaha ee yaan la qaldamin
@hasanmohamed1968
@hasanmohamed1968 2 жыл бұрын
Waada habaryoonis anagaa garanyna
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 2 жыл бұрын
@@hasanmohamed1968 Kuwa Fadhiya ma wada aha ee way u badan yihiin laakiin kuway sheegayaan ma wada aha . Ina Maal inaanu reerkaad moodayso ahayn ayay ila tahay
@maxamedxadhigle3975
@maxamedxadhigle3975 Жыл бұрын
waxaas jihaad lama yiraahdo waa damac kursi
@footballorsoccer2903
@footballorsoccer2903 2 жыл бұрын
*Yusuf gannaje waa qoloma?*
@hasanmohamed1968
@hasanmohamed1968 2 жыл бұрын
Waa ugaadh cumar habaryoonis
@cabdulwehab5166
@cabdulwehab5166 2 жыл бұрын
Burco madexa dagaalada waqooyi wadagalyahaniin waayeh
@ayaanadan1570
@ayaanadan1570 2 жыл бұрын
horta ragi cadadlay iyo burco ka howl galay miyaa ka nool SNM kuwii hargaysa ka howl galay miyay ku dhamadeen mise cid gaara ayad waraysataan
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 2 жыл бұрын
waa dayax ninka xayd ducato lagu dhaawacay bawdaduu ka jabay
@farahboss9600
@farahboss9600 6 ай бұрын
Ma sheegin ninkii bedeley ahmed mire ma aden saleebaan buua ahaa mise xandulle sheeg haka boodine
@ShekhcabduleCabdiQadir-et7vv
@ShekhcabduleCabdiQadir-et7vv Жыл бұрын
3
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 2 жыл бұрын
barigu waa dhul baan ubadan oo meel laga boxo lama waayo
@farahboss9600
@farahboss9600 6 ай бұрын
Ma sheegin ninkii bedeley ahmed mire ma aden saleebaan buuahaa mise xandulle sherga haka boodine
@naciimakhadar266
@naciimakhadar266 Жыл бұрын
Kanyari halgankii dalka dhinac ayuu ka raray war dhulku burco uun maaaha soon dhaaaf
@cabdulwehab5166
@cabdulwehab5166 2 жыл бұрын
Yuusuf ganaje legen
@abdifatahjama2223
@abdifatahjama2223 Жыл бұрын
Been busy sheegayaa mee faarax ifiso sawkii said cali
@mustapharashid2249
@mustapharashid2249 Жыл бұрын
Faaarax ifiso wxuu ku jiraa ciidamda harheysa soo galya mr danbe ayuu burco tagayaaa
@maxamedsamter4185
@maxamedsamter4185 2 жыл бұрын
Dadkaa lagubilaabay halganka waxmalooqabtay maanta
@gobaad1275
@gobaad1275 2 жыл бұрын
Sheekadan dhinaca Ka raran cidina dhegeysanmaysee isugu shuba dad goobjoog ahaa Uma ekedin, xogta aad haysaan gaabnlanaa
@abdihakimmohamed2561
@abdihakimmohamed2561 2 жыл бұрын
Ma Muuse Shaani ayaad wayday cid ka waramaysa?Isagu Sabaayada ayuu dubayey.
@fiburale5200
@fiburale5200 2 жыл бұрын
mucjisadaa markaan arkay iyo waxa ciidan meesha loo qaaday .iyo dhaawaca tiran beelka ah waxaan iska dhaadhiciyey ciidankii ethiopia inuu meesha soo galay oo ka dagaalamayo waraysi ka dib markaan ogaday in snm keli waxan dada soo dhaawacday waxaa ii caddaatay ciidamo ilaah inay ka dagaal galen meesha ilaahow qaadir amuur yaablay ahayd
@mahamednuur60
@mahamednuur60 2 жыл бұрын
Muhaahid jamac digaale ducaale snm ragi burco so galaye saraakish wadatay
@Mamar6310
@Mamar6310 2 жыл бұрын
Yusuf Magdalena wuxuu ilaaway taliye faarax ifiso OO aha sarkaal KA mid ahaa saraakishaa cad aad key weerartay
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 2 жыл бұрын
mida kale buco waa dhul banaan oo garba siman ayaa loogaöay
@raxmayusuf685
@raxmayusuf685 2 жыл бұрын
Waar beenta joojiya faankii garxejis
@abdihakimmohamed2561
@abdihakimmohamed2561 2 жыл бұрын
Oo ma Garxajis rag aan ahayn ayuu Isaaq leeyahay?
@HassanMohamed-jq4xh
@HassanMohamed-jq4xh 2 жыл бұрын
Kkkkkk cawrida joojji waa ragi dalka xoreyeye
@isamkaiyodacwadaillahay5287
@isamkaiyodacwadaillahay5287 2 жыл бұрын
Ragan uu tirinaa hj u badanyahee ma garanaysaan
@ahmedabdirahman3042
@ahmedabdirahman3042 5 ай бұрын
Dhuljiif
@ismailaymankuulismo6313
@ismailaymankuulismo6313 2 жыл бұрын
Maxad u waraysan weyday qoladii galbeedkaa mujahid dhaga weyne iyo waysa cade talihi against dhexe barasho dhinac karanray
@saidabdi73
@saidabdi73 2 жыл бұрын
War niman yow qaybti 7aad e farax ifiso sogaliya
@muusecaalin8520
@muusecaalin8520 2 жыл бұрын
dabo badanaa dhulku
@khadarali8847
@khadarali8847 2 жыл бұрын
Dad aan weligood dagaal gelin oo halmar dagaalamay Lagama fadhiyi karo SL Dagaalkii SNM. Kahor & kadib dagaal ma arag
@jamali2422
@jamali2422 2 жыл бұрын
Maaha ee reerbay meeli cuncunaysaa fahan sxb
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 2 жыл бұрын
khadar cali waad iaka iska hadashay somaliland dagaalkii 77 iyo 64 iyagaa galay, daraawiish iyagaa lahaa goormaad dagaalantay? dagaalkii Axmed gurey iyagaa galay Ehelu maydh ayaa loo yaqaan bal shee mershaaf ka dagaalantay!
@abdifatahjama2223
@abdifatahjama2223 Жыл бұрын
Maad away taliesin urur faarax ifiso xagaad ku ilawday beenaale ragataariikhdoda hasheegan
@abdifatahjama2223
@abdifatahjama2223 Жыл бұрын
Watay in mayday muu away taliesin urur
@Mamar6310
@Mamar6310 2 жыл бұрын
Waar heedhe inaynu waa in isku wada reer ah waa mujaahidiin laakin indr Dee rag BADAN OO saraakiil ah bay ka tageen oo xitaa ku geeriyooday sida KORNAYK MUKAC IYO KORNAYK CABDIKAQADIR CALI AHN LABADABA MAXAMED CABDI KORNAYL MAXAMED KAAHIN KIRNAYL CABDIKARIIN KORNAYL JAAMAC WAAR RAGAAS IYO KUWA BADAN OO KU DHINTAY DAGAALKII BURCO BAA JIRAY DEE NAGA DAAYA QABYALAADDA IMINKA QOLADII HABARYOI IS UUN BAA MUJAAHID SHEEGATA KKKKKKKKK BAHASHA INNGA DAAYA OO CID BAAD U JEEDAANE NAGA JOOJIYA ILAA TV CBA LAFTIISA AYAA BEE BEELAAYSAN INDR MEE KORNAYL SICIID CAKI GIIR KORNAYL YAASIIN INCREDIBLE WEEYE.
@yusufahmed6970
@yusufahmed6970 2 жыл бұрын
Iyagu guutooyinkoodii hawd Ka yimay Ka waramayaaan
@Mamar6310
@Mamar6310 2 жыл бұрын
SNM IYAGAA cid walba iska xigay iska jeclaa laakin Dee aderayaal dhulka somaliknd inta ugu basn cida degta waa la yaqaan IYO dagaakadii ka socday IYO ragii ku shahiday LAAKIN HABARJECLO IYO HABAR AWAL AYUU. TOLJECLO MA FAANAAN CIDNA KAMA DAGAAL BADNAYN REER TOLKEEN WAA WADA INA LIBAAX BOODAY SULDAARE YEELKADEED WA WALAALAHEEN LAAKIN WAXAAN ARJAYAA INAY RAG KA MAGAC IYO MANFAC BADNAA OO AHAA RAGII IAOAA IMINKADAN HANJABAYA AYAY DURAYAAN XISHOIDA NOYOW HADAAD SIYASDII KU GASHILANTEEN DEE JOOJIYA BBEENTA UABAAR YOONISOW KKKKKKKKKK
@mahadhodey2774
@mahadhodey2774 8 ай бұрын
Nacalaa idin dhalay mooryaan mooryaan dhashay dadkiisii iyo dalkiisi buu duulaan kusoqaaday markaas buu mujaahid sheeganaa kaaley laascaanood
@American_patriot110
@American_patriot110 2 жыл бұрын
Horta majiraan miyaa dagaalo jamhada lagu jabiyay? Dagaal walba Guul baa nalo sheegaya.
@abdihakimmohamed2561
@abdihakimmohamed2561 2 жыл бұрын
100 jeer ayaanu aragnay ayadoo la eryanayo SNM laakiin dagaalada muhiimka ah ayuunbay soo qaataan.
@American_patriot110
@American_patriot110 2 жыл бұрын
@@abdihakimmohamed2561 haa sxib waxaan wayay hal mujaahid oo qiso ka shekeynay oo oranaya maalin heblaayo aayaa nala jabiyay, meel kaste wan guleysanay bey leyihin. Hadaba hadey sida tahay maxay u dhahaan waa nala xasuuqay?
@bosszaki9861
@bosszaki9861 2 жыл бұрын
Nin dagaal galay oo an malinna isagu guulaysan maalinna laga guulaysani ma jiro se dadku ma jecla guuldarrada inay ka warramaan. Adigu hadd thy ciidankii faqash soo fadhiiso shaashadaha oo ka qisood jabkaagii iyo guushaadiba. FG: MUJAAHIDIINTA SNM IN BADAN OO KA MIDI WAY KA WARRAMEEN GOOBAHAY KU JABEEN IYO MEELAHAY LIBTA KA SO HOOYEEN BA.
@bosszaki9861
@bosszaki9861 2 жыл бұрын
@@American_patriot110 In dad shacaba la xasuuqo oo diyaarado la gu duqeeyo weeye waxa la ga hadlayaa lkn cidna kamay caban rag col u jooga oo soo dagaal tagay.. Nin awoowgii Waran sitay oo dagaal galay kama cawdo dirir colaadeed.
Waayojoog: Halgamaa Yuusuf Ganaje Qaybtii 4aad.
53:56
CBA TV
Рет қаралды 55 М.
Daawo mid kamida mucjisooyinkii  mujaahidiintii  Ururkii SNM
30:34
Summer shower by Secret Vlog
00:17
Secret Vlog
Рет қаралды 13 МЛН
لقد سرقت حلوى القطن بشكل خفي لأصنع مصاصة🤫😎
00:33
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 14 МЛН
Taariikhdii SNM 1981 kii  ilaa 1991kii
1:33:39
BAADIGOOB
Рет қаралды 51 М.
MUJAAHID XASAN DAGAALKII 77 EE SOOMALIYA IYO ITOOBIYA
14:05
Abdirahman mahir
Рет қаралды 7 М.
Barnaamij Gudagalkii SNM Ee Magaalada Hargeysa 31 May 1988
42:51
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33
Salafmedia
Рет қаралды 3,8 МЛН
Summer shower by Secret Vlog
00:17
Secret Vlog
Рет қаралды 13 МЛН