Waraysi Dhinacyo-badanleh. Abdirisaq Khaliif ''Hadii Na la soo weeraro Shan Gacmood Baan Qaadaynaa'

  Рет қаралды 103,824

HORUFADHI TV

HORUFADHI TV

10 ай бұрын

Subscribe | Share | Like Comment

Пікірлер: 444
@fadumawarsame9973
@fadumawarsame9973 9 ай бұрын
Wariyuhu waa nin aan caadi ahay aad iyo aad baan u taagera tan labaad dr. Khalif guuleyso nin adag
@saadhussein5466
@saadhussein5466 10 ай бұрын
Wariyaha nin qoslo maaha meelkasta fartuugaliyey su'aalo uqoran oo aqrinayo maan arag waa wariye rasmi ah.
@suldaanhalabuur4662
@suldaanhalabuur4662 10 ай бұрын
Wariyuhu waa wariye aqoon saxaafadeed oo fog leh thanks
@SakiOsman
@SakiOsman 10 ай бұрын
Abdirisaq khaliif runtii waa siyaasiga hda ugu wayn ssc khatumo waa bedelka Allah ha u naxariistee Cali kahliif galaydh waana ninka jaangoyndona mustaqbalka deegaanada ssc khaatumo
@boqran101
@boqran101 10 ай бұрын
C risaaq nin dadkiisa Hiil umuujiyaya xili ay adkayd❤
@MrQalay2005
@MrQalay2005 10 ай бұрын
Maashaa allaah Walaalahay Dhulbahante walaahay waa geesiga harti allow noo daa Puntland iyo Khaatumo state waxay noqon doonaan laba maamul oo walaalo ah mataano ah waana sida uu siyasi khalif sheegay
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 10 ай бұрын
Runtii ninkan wa aqoon yahan wax badan og wa qof taariikhda aqrin yaqaaano waa waaya jooog wax badan u soo joogay Guuul iyo gobanimo ayaan u rajeynayaa walaalaha reer laascaanood wa dad xaq u dirir ah ❤❤❤ 💯 💯 💯
@hamdi27889
@hamdi27889 9 ай бұрын
Codkaaga uun baan maqli jirnee maanta waan ku aragney wlalkey masha alaah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌷🌷🌹✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅🙏🙏🥰🙏🙏🙏🙏🙏🥰🙏🙏🙏guuleysta reer SSC❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@mimihawthorne
@mimihawthorne 10 ай бұрын
Ssc khaatumo state iyo dhamaan duriyada Daarood guulaysta waligiin cadawgiina ha jabo Aamiin
@ahmedabdi684
@ahmedabdi684 10 ай бұрын
Ninkaan caadi ma aha xaqiiqdii waa codkar ❤❤❤
@bbb5785
@bbb5785 10 ай бұрын
Waa mar kii iigu horaysay aan wariyahan arko wajigiisa codkiisa uun dhagaysan jiray Good to see you haashi ❤❤❤
@idman-bt3tf
@idman-bt3tf 10 ай бұрын
Ilaahay ha keeno nabad Dhamaan dhulka somalida oodhan insha Allaah
@abdulqadirhussein6387
@abdulqadirhussein6387 10 ай бұрын
Ninkan oo kale waa nin culus oo weliba qalma Mustaqbalka ummadda iyo midnimadeeda.
@ahmedmohmedmohamed1124
@ahmedmohmedmohamed1124 10 ай бұрын
Waxaan filayaa waraysigaani inuu galo ka fuul yahay sida uu u dhacaayo thanks mr hashi
@mohamedabdille2471
@mohamedabdille2471 10 ай бұрын
Maashaa Allaah sxbkay Xaashi iyo Mudane C/risaaq Khaliif waraysi xiiso badan ayaa ka dhacay. Mahadsanidiin Mudane Xaashi iyo Mudane C/rrisaaq
@ashafarah4621
@ashafarah4621 10 ай бұрын
thank you Mudane Abdirizaq Khaliif Axmed thank you marlabaad
@ashahibo7114
@ashahibo7114 10 ай бұрын
We will never overcome tribalism.
@endoferagoat2393
@endoferagoat2393 10 ай бұрын
We will overcome Insha Allah. We only need transparency and justice
@user-hq6mm3ev6x
@user-hq6mm3ev6x 10 ай бұрын
guul iyo nabad reer khatumo ilaahay ha usiyaadiyo
@boolocadey4661
@boolocadey4661 10 ай бұрын
ALAHUMA AAMIIN .
@gorodaxmed7762
@gorodaxmed7762 10 ай бұрын
Maashaa allaaaaah Halgamaa c.r.khaliif.ssc khaa. 🌳guuliyo gobanimo🌳 Inshaa allaaaaaaaah Jecliyaayeey jamaahiirta . Kecliyaaaaah
@saadhussein5466
@saadhussein5466 10 ай бұрын
Two twin sisters means SSC totally separated from puntlandt, two different administration under federal government but stand together shoulder to shoulder.
@khadarmahad1962
@khadarmahad1962 9 ай бұрын
Mr Abdirisak Kalid is A Good Leader man Who Can Make Agood Plan
@cabdikhaaliq1618
@cabdikhaaliq1618 10 ай бұрын
Waa Munaafiq Munaafiq Kale Waraysanaya Cunsuri Alle Ku soo Qabay
@Gmaaad
@Gmaaad 10 ай бұрын
Wabaac 😢😢😢😢😢 mxaa udaawaneysaa orod tvga qomuludland daawo
@cabdallejabir4459
@cabdallejabir4459 10 ай бұрын
VIVA MUDANE C/RIZAQ IS NOT EASY ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@DR.SHILKE
@DR.SHILKE 10 ай бұрын
Mahadsanid mudane Abdirisak Khalif❤
@muhanadahmed7341
@muhanadahmed7341 26 күн бұрын
Laandhere Laandhere dhalay Abdirsaak Khalif Ahmed adeeer kuğu malnay qabiilkagii harti darood ismeal wad I hilasay kaftanka no furtay alle haku sharfo adeer aduun iyo akhiro guuleyso ❤
@naromehuss
@naromehuss 10 ай бұрын
Smart, geesi, Mr abdirazaq khalif I salute you sir❤
@xiinqacle5008
@xiinqacle5008 10 ай бұрын
36:10
@saidayusuf2739
@saidayusuf2739 10 ай бұрын
Wax fiican ma ahan war illaahey Waa noo jeedaa ma hurdo alle ka cabsada nabad latuugo nabad ma ahan qofna qof kama xoog badna soomaali ha ogaadaan koofur waqooyi bari iyo galbeed nabad ayaan rabnaa
@osmanabdulle6539
@osmanabdulle6539 10 ай бұрын
Wareysi aad u fiican, Cabdirisaq waa codkar.💙👍
@bamiiman8891
@bamiiman8891 9 ай бұрын
Saleeman xaashi xageen kala soo xiriri karaa walaalo😊😊😊😊
@user-hf9oc5rk4d
@user-hf9oc5rk4d 9 ай бұрын
Mashaa alaah wariyi xaashi wadani iyo waraysi cabrisaaq khaliif waakudiirsanay
@marymw-yh1ib
@marymw-yh1ib 10 ай бұрын
Cabdirisaaq guushaad muuse ka qaaday daacadnimadaa kusiisay daalimkii cawaraa cididiibaa calool kujabtay ❤❤🙏🙏guulaysta wiilashayada
@anak1646
@anak1646 10 ай бұрын
maashaallaah il xumi idinma aragto waan idinku faanaa labadiinaba noolaada
@Jamal.145
@Jamal.145 10 ай бұрын
Wariye qaali ah Sulaymaan Hashi Guulayso Mudane,wuxu ahaa waraysi xiiso iyo xoggo badan xambaarsan. Wariye Journalism ka yaqaan oo Barnaamijyo qiimo badan soo diyaariya. Dowladda Goboleedka SSC Khaatumo ee Somaliyed na waanu soo dhaweynaynaa alle hormar iyo nabad waarta hagaarsiiyo🇸🇴🇸🇴🦁🦁🫡🫡👏👏👏
@maryananshur5732
@maryananshur5732 10 ай бұрын
Haddii one man one vote ay SSC Khaatumo ama Somalia ka dhacdo qofka aan u vote garaynayo waa Abdirisaq Ilaahay ha xifdiyo
@odayjama1829
@odayjama1829 10 ай бұрын
Hero abdirsaaq khalif waa nin oday ah wax garad iyo hadal hufan welibah ku dheehatahay masuuliyad waa dadka fara kutiriska ah oo hada nool
@Zahraessa-hi8tv
@Zahraessa-hi8tv 9 ай бұрын
KAN MAXA LAGA WARAYSTAA MA XISHOODE ALLAHA ABUURTAY BEENTA UGU DHAARTAY YAA KU KHASBAY DHAARTA SOO HUNGURIGIISU MUU GALININ. CID WALBA MA HADASHAA WAXASE KA LIITA KUWA QABIILKA KU RAACAY IYO KUAWA WARAYSANAYAA IMAAN LAAWAA DHAARTA ALLE KA DOORTAY QABIIL. SUBXAANALLAAH.
@user-eu7hu5vm4f
@user-eu7hu5vm4f 10 ай бұрын
Masha allah our great great garaads daraawiish hartiwayne power ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Smart guys 🤲🏾🤲🏾👋🏽👋🏽👋🏽☝️🇸🇴🇸🇴🤲🏾🙌🙌☝️🇸🇴👍👏👏👏
@hamdihore4498
@hamdihore4498 10 ай бұрын
Masha,allaah cabdirisaaq khalif maskaxdiisu way kasaraysaa maamul gobolayd waxuu istaahilaa inuu xukumo somaaliya iyo geeska afrika oodhan
@AminoAbdullahi1
@AminoAbdullahi1 10 ай бұрын
Mashalah tabarakallah illahay haku hifdiyo haben IYO malinba Guul iyo gubanimo waa dhashii Darawiish C R khalif waa halyay u qusguyay (Snm ) una hiiliyay dad giisa dhudubadana u tagay khaatuumo guulaha anugadhnay na waa nunkii kanay BALDAHABA BUNOGUJIRAA Illahay haku hifdiyo amiiin yaa rabi caalamin Hambalyo Hambalyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💪🫡🙏🙏🙏🙏💯☝️
@rnuura334
@rnuura334 9 ай бұрын
Abdirisaaq Khaliif Rabi Hakuxafido GuuLeyso Goor & Ayaan, Cadowgaagu Ciil Ha’Udhinteen Aamiiiin Wixii Shar Ah Rabi KaadeyR Cimrigaagu Haraago oo Hakuraago Caafimaadqab & Cibaado Suuban Nooloow Inbadan oo Badan Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin Yaa Raxmaan Allaahu AkbaR Scw Scw Scw💕💕💕
@user-xd9ib1ym7b
@user-xd9ib1ym7b 10 ай бұрын
Thnkz suleiman Hashi
@fathiaali-yx8xn
@fathiaali-yx8xn 10 ай бұрын
Maasha allaah geesi ,halyey,aqoon yahan abdi risaaq khaliif Ambassador harti guulayso
@cabdaladhagoos2710
@cabdaladhagoos2710 10 ай бұрын
Masha Allah siyasi crisaq khalif illah mahad odhan iskaleh waxad ku gulaysatay si hufan o an turxan lahay caqligal wanagsan ad waraysigi xashi ad uga so baxday Masha Allah Allaha ku siyadiyo garshada iyo hufnanta
@cabdiqanisaalax8106
@cabdiqanisaalax8106 10 ай бұрын
Mnsh Allah suxufi suleyman xaashi & mudane abdirisaq khaaliif❤
@alinuromer5876
@alinuromer5876 10 ай бұрын
Wariye Ruug Cadaaya Horfadhi ❤
@nasrudiinabu-yaxya4499
@nasrudiinabu-yaxya4499 10 ай бұрын
Xaashaw ugaMa horaynin wariye qayaaliista ah
@abdirahmandualeh2778
@abdirahmandualeh2778 10 ай бұрын
Mansha allah this guy is hero and intelligence
@user-gy8kp1op5d
@user-gy8kp1op5d 10 ай бұрын
Waa warbixin waafiya Mahadsanid khaliif
@AminoAbdullahi1
@AminoAbdullahi1 10 ай бұрын
C R KHALIF HIS DECISION AND HIS CHARACTERISTICS REVEALS ALL ABOUT HIM WE ARE TRULY ADMIRED HIM AND BLESSED TO HIS SUPPORT ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💯💯💯💯💯🙏
@hassannur8022
@hassannur8022 10 ай бұрын
Allaahu Akbar adiga ayaa masuul Ka ah
@yusufmohamudismail-cx5hq
@yusufmohamudismail-cx5hq 10 ай бұрын
😊
@somalipeople942
@somalipeople942 10 ай бұрын
M hashi wa geesi hj guney iska sii ooya
@Faz-O
@Faz-O 10 ай бұрын
Wareysii qimo badan iyo wariye rug caada ❤ hope to see strong KHATUMO STATE
@ayaanmagaalo9149
@ayaanmagaalo9149 10 ай бұрын
Insh Allah
@ganggang1316
@ganggang1316 10 ай бұрын
Maansha allah Isha cadowgu kaa deden
@cabdaladhagoos2710
@cabdaladhagoos2710 10 ай бұрын
Masha Allah xashi wariye gamuray waraysi hufan melwalba tabanaya muwadinimo wacyi gelin illah haka abalmariyo wacyi gelinta umadan badankod qalbiyadodu dhimatay gulayso horay usoco
@adanbile4237
@adanbile4237 10 ай бұрын
MAANSHALLAH Waraysi aad U qiima badan.
@cabdiaxmed3577
@cabdiaxmed3577 9 ай бұрын
Sawkii fir dhiye sheegay. Ee yiri. Xad gudub baa dhacay. Walaahi. Inaan dhagaystay xitaa hadalkiisa. Waana ku jiraa. Meel walba hadalkiisu waar keebaan rumaysanaa.
@BahdoneAbdi
@BahdoneAbdi 10 ай бұрын
Wa siida
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 10 ай бұрын
Great points !
@ihabdi47
@ihabdi47 10 ай бұрын
Assalaama Aliukum Labo nin oo qaali ah Mansh'allah Noolaada ilma'adeerayaal Aamiin
@rnuura334
@rnuura334 9 ай бұрын
Maansha Allaah Tabaarakallaah🐎🤍💙
@abshirisse8533
@abshirisse8533 10 ай бұрын
Good interview and more informative !!!!!
@Umuthabitschannel
@Umuthabitschannel 10 ай бұрын
Mashalaah tabaaka raxmaan alahuma baarik wasid xafidahumulaah SSC guuuuul ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️ ♥️ ♥️ ♥️ ♥️
@anababdullahiabdiabdi
@anababdullahiabdiabdi 10 ай бұрын
MShallh mr khalif well spoken halkaa kaga hay
@cusubohormar7319
@cusubohormar7319 10 ай бұрын
Cabdirasaaqow kugu maalay walaal geesi soomaaliyeed wadani dhaba
@abdirahmanismailabdi4671
@abdirahmanismailabdi4671 10 ай бұрын
ASC.Mansha Allah injeneer .amaba barufusor i.y.Xaashi iyo mudane C/rasaaq Mansha Allah Allaha idin Xafido mansha allah sida aad udadihisen barnamijka dummar aad iyo aad baa logu riyaqwey sida xadaladda ah ee aad ukala wadeen una kala dadihineysen ayaa ahayd waxtar weyn oo somaliyeed iyo xaqiqada wixii kadhacey goboladaas ssc wax weydin weydhaftey balse hadda iyo wixii kadanbeya hala is xakameyo oo dhigdanbe oo ladadiyo yuu san jirin dagaal ilmo kuma dhasho horaa loowayey ee idinka uun baa walala ee isku naxarista inal muaminina ikhwah Wabilahi tawfiq
@daryeelran8007
@daryeelran8007 10 ай бұрын
Haddii dhab loorabo in la'ogaado maamulka hargeysa say haldoorka dhulbahante ulayn jireen waa in faysal bootaan iyo kuwa kaleba mid mid loobadhaa su'aalo badanoo kuhaboona lagu fuliyaa shacabka lasacanood waxaan shaki kaga jirin kuwii dadka layn jirey qaarkood maxaabiis ahaan inloogu hayo jeelasha
@rnuura334
@rnuura334 9 ай бұрын
GuuL SSC-KhaaTumo State🐎🤍💙🔥💪
@abdisharif8315
@abdisharif8315 10 ай бұрын
Halyeey Abdirisaaq khaliif Ahmed dawdar allaah haku xafido❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedkulmiye8523
@mohamedkulmiye8523 10 ай бұрын
Maanshaallah abdirisaq alle haku ilaaliyo nolow darwiish amin
@hassanhadi897
@hassanhadi897 10 ай бұрын
He is the true leader world class abdirsaaq khalif ahmed good interveiw mr Hashi
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 10 ай бұрын
Maasha Allah ❤❤❤❤
@amiinxuseen8727
@amiinxuseen8727 10 ай бұрын
Isaaq is not easy wllhi
@ummuhafsuus4966
@ummuhafsuus4966 9 ай бұрын
We will see
@LolyOpppy-it5qs
@LolyOpppy-it5qs 10 ай бұрын
Masha Allh Ad iyo ad Ayu u mahad San yahy Siyaasi Abdirsaq Khalif Ahmed, ❤️❤️🥰🥰🥰
@fursadonlineacademy3007
@fursadonlineacademy3007 10 ай бұрын
Hal adayg siyaasi lagu yaqaan geesi hadal dhiiran🙏❤
@alimusa8790
@alimusa8790 10 ай бұрын
He is a world class leader.
@DVA252
@DVA252 10 ай бұрын
Indeed!
@Hannah_fatima
@Hannah_fatima 10 ай бұрын
❤❤❤Next president Somali ❤
@fadumocali8350
@fadumocali8350 9 ай бұрын
waa laysu danbeyaaa
@massmass8300
@massmass8300 10 ай бұрын
maansha alaah md c.risaaq khalif axmed ilaahy caafimaadka io cimrgaba haguu barkeyo il cawriba la aw markuu runta ku xariro cadwga $,waaqiga ayy gunta io waxma garaddu xag xaftaan👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@DVA252
@DVA252 10 ай бұрын
MR khaliif What a Iconic leader he is, the man of Integrity and Character.
@husseinolad4297
@husseinolad4297 10 ай бұрын
Mashaa'alah! Waraysi qiimobadan ah noqdayna waraysigii qarniga! Guulaysta
@mustafeadan6924
@mustafeadan6924 10 ай бұрын
Run hadaad rabtaan ninkani waa ninkii qaawiyay kana caqli badiyay muuse cawaan
@abumuhamed3736
@abumuhamed3736 10 ай бұрын
sxb xaashi inbadan ayaan codkaaga dhagaysanayay lkn wajigaaga ma.arkin aad ayaad umahad san tahay warka noosoo dadaji
@mohamedyusuf9809
@mohamedyusuf9809 10 ай бұрын
Masha alah cabdirizaq khaliif masuul jira alle haku xafido ilahey idinkiis
@OmarMohamed-db3iy
@OmarMohamed-db3iy 9 ай бұрын
Libaax banaan dagay mr khalif
@JamaSuleman-wu5fr
@JamaSuleman-wu5fr 10 ай бұрын
Asc😮😮 maa shaa allaah cabdirizaaq 😮 guul harti ❤dowlad kusheega muqdisho waa cadowga goobaad ee ssc waxba yaan la isu qarin mustaqbalka ssc dowlad madax banaaan yeey noqon in shaa allaah 😮 ssc waa ogtahay kuwa somali burburinaya ee muqdisho fadhiya 😮😮😮
@user-qu7gg8ds6s
@user-qu7gg8ds6s 9 ай бұрын
Ilaahoow guulsii reer qaatoomo
@homesports8346
@homesports8346 10 ай бұрын
200 sana kahor meshii wadamada kale hormaray tagnayeen ayey hada tagan yihiin somalida cajiib
@rnuura334
@rnuura334 9 ай бұрын
❤️❤️❤️
@husseinmiami
@husseinmiami 10 ай бұрын
Good interview 👍
@abuukaralikoofi7448
@abuukaralikoofi7448 10 ай бұрын
Drd
@Samiya-tk3ud
@Samiya-tk3ud 3 ай бұрын
It is war and one way ticket
@abdirashiidcawaale6024
@abdirashiidcawaale6024 10 ай бұрын
Asc wariye xaashi guuul khaliif guuuuul❤❤❤
@xassanaden1364
@xassanaden1364 10 ай бұрын
Abdirisaaq khaliif hogaamiyaha ruuxiga ah ee maamulka SSC khaatumo aragtifog iyo qiyamsoomaalinimo
@ahmeddaad7684
@ahmeddaad7684 10 ай бұрын
Khaliifku waa wakiil musarif ah ee maamulada mataanaha ah❤
@user-hv8jv1hh4w
@user-hv8jv1hh4w 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@hareed114
@hareed114 10 ай бұрын
Maantaa ugu dhow nabad labada dhinac❤
@mrsaidmoha8097
@mrsaidmoha8097 10 ай бұрын
Mazuul sare c.khaliif guul and gobonimo 🎉🎉🎉❤❤❤❤
@saedyasin89
@saedyasin89 10 ай бұрын
Horufadhi, horey inoowda ❤
@user-nl7xs9ed9m
@user-nl7xs9ed9m 10 ай бұрын
Taleex waa A
@ubahali2129
@ubahali2129 10 ай бұрын
Manshallh tabarka laah waa sax waxa wasiirk sheegay
@layloyaasinnuur6596
@layloyaasinnuur6596 10 ай бұрын
Maansha Allah. Cabdirisaaq Khaliif halyay aan ku faano❤❤❤❤
@jamalgorgor7650
@jamalgorgor7650 10 ай бұрын
C risaaq khaliif mudane mahadsanid shacabka puntkand hadanu nahay
The child was abused by the clown#Short #Officer Rabbit #angel
00:55
兔子警官
Рет қаралды 25 МЛН
THE POLICE TAKES ME! feat @PANDAGIRLOFFICIAL #shorts
00:31
PANDA BOI
Рет қаралды 24 МЛН
Survival skills: A great idea with duct tape #survival #lifehacks #camping
00:27
Doodda Cali Khaliif iyo Dastuurka Somaliland
25:59
Horn Cable Tv
Рет қаралды 192 М.
Warraysiga Xil Maxamed Abiib, oo dhammaystiran
44:18
Galaydh Media
Рет қаралды 211 М.
خط التماس : الصافي سعيد
1:28:57
Shbebek - شبابك
Рет қаралды 73 М.
The child was abused by the clown#Short #Officer Rabbit #angel
00:55
兔子警官
Рет қаралды 25 МЛН