WARAYSI MADAXWEYNAHA DDS MD.MUSTAFE MUXUMED CUMAR BY MOHAMED ILIG

  Рет қаралды 59,879

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

5 жыл бұрын

#DDS #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV

Пікірлер: 118
@colaadmuse865
@colaadmuse865 5 жыл бұрын
Ibnu xalaal ibnu xalaal dhalay hadaad maqasho waa mustafe cagjar cilmibaa ka ifaya iyo xalaal quudad ilaahay markuu umad wax la doonayo ninkaasoo kaluu madax uga dhigaa ilahay hakula garab galo da,daalkaga guulaysana insha allah umadadana sidaa ugu shaqee kana fagow siyaasada somalida ee wasakhd ah
@adaruzmohamed4748
@adaruzmohamed4748 5 жыл бұрын
DAREEN HAYBADA RASUULKA ❤S.C.W ❤ ❤XUSKIISANA 🙏HAYDAYNIN ❤XAQIISANA🙏 🙏HA DAYRIN
@nimomahed5966
@nimomahed5966 5 жыл бұрын
Adaruz Mohamed scw
@ahmedosmanshidane1840
@ahmedosmanshidane1840 5 жыл бұрын
Adaruz Mohamed scw
@axmedyare2404
@axmedyare2404 5 жыл бұрын
Scw
@shugrimohamed1287
@shugrimohamed1287 4 жыл бұрын
Scw
@mustafecarab2835
@mustafecarab2835 5 жыл бұрын
From Somaliland Haliyay Qaran Cagjar Hore usoco
@jaylaanig3585
@jaylaanig3585 5 жыл бұрын
MD Cagjar Waa Nin Cilmi Leh Markaad Eegto Akhlaaqdiisa Iyo Jawaabihiisa Guulbaan Shacabka DDSI U Rajaynayaa👍Ilig Wariye Cajiib Wareysi Kasta Uu Qaado Waa Wariyaha Kaliyee Somali Ah Aan Dhex Cararin Wareysiga👏
@adaruzmohamed4748
@adaruzmohamed4748 5 жыл бұрын
DADAANU ❤DHALASHO IYO DHAQAN 🙏WADAAGNO DHIIG NA IIXIGA ALLOW DHIBAATO WAXYEESHA🤲🤲 KADHEERE FROM 🙏HARGAISA SOOMALILAND
@abdilaahiawil8202
@abdilaahiawil8202 5 жыл бұрын
Alla ha barakeeyo waa madaxwayne ilaahay garanaya degan aqoon leh karti ka muuqato xalaal quud ah ilaahaw soomalida kale kanoo kale usoo saar noolow madaxwayne Mustafe
@adaruzmohamed4748
@adaruzmohamed4748 5 жыл бұрын
DADAANU ❤DHALASHO IYO DHAQAN WADAAGNO DHIIG NA IIXIGA ALLOW DHIBAATO WAXYEESHA🤲🤲 KADHAWR FROM ❤❤❤SOOMALILAND
@adaruzmohamed4748
@adaruzmohamed4748 5 жыл бұрын
HCTV ❤DADKAA🙏 ISKA LEH 🤝 XAQIIQATAN 🤝
@OGAAL638
@OGAAL638 5 жыл бұрын
From buhodle mudane cagjar madaxwayne daacad+karti+aqoon+hufnaan Noolow madaxwayne taageero balaadhan baa kuu hayaa walee
@adaruzmohamed4748
@adaruzmohamed4748 5 жыл бұрын
HCTV🙏ALJAZIIRADA ❤GEESKA
@caliiiman4632
@caliiiman4632 5 жыл бұрын
Mansha allah Waaa waraysi xiise le Iyo madaxwayne dhaba Oo sifiican uuga jawabay Su alihi la waydiyay Iyo wariye dhamystiran Maxamed ilig
@khalidsl686
@khalidsl686 5 жыл бұрын
Well done to the president we support you and wish you success for Somali state. I would like to remind you of the massacre of people in Haud & Reserve are by the liyuu police we need you to bring the culprits to justice. Long live the people and president of Somali state from your brothers and sisters Rep SOMALILAND. GUUL
@NU-ig7bl
@NU-ig7bl 5 жыл бұрын
Competent journalist ILIG interviewing president Cagjar great moderator I enjoyed good job Horn Cable TV
@studenttv7111
@studenttv7111 5 жыл бұрын
Madaxwayne mustafe wadadii horumarkuu saaray markaa alle ha dhawro
@saadojaamacjaamac1666
@saadojaamacjaamac1666 5 жыл бұрын
waa madaxwayne uu qalma madaxtinimad waxan waraysanay wariye qaliy waa mohamed ilig oo wariye can guulayso madaxwayen mustafe cagjar waa aqoonyahan ka soo shaqeyay haydah un ka
@funfilms4590
@funfilms4590 5 жыл бұрын
Maxamed ilig wariye jiitay noolaw like saar inta taagersan
@abdim.m.q3127
@abdim.m.q3127 5 жыл бұрын
DAMAL TV jiitay maxad ka wadaa hh
@funfilms4590
@funfilms4590 5 жыл бұрын
caruur iga dheh
@saitawil7528
@saitawil7528 5 жыл бұрын
ninkan waa xalaal cun mashallah waxaan rajaynaya ain ay shacabka soomaaliyeed la fahmaan inshallah weeynu guuleysan
@abdiliqee6926
@abdiliqee6926 5 жыл бұрын
nasab walee madaxweyne wakan ilahay cimriga haku dheereeyo alla wanagsanaa mustafe cagjar alle hadaayo jir oo joog
@FreemanV99
@FreemanV99 5 жыл бұрын
calm, composed and articulate to certain extent. Kalsooni iyo xasiloonaan ayaa ka muuqata waraysiga. Haddii se u ka dhabeeyo waxyaabaha u ka hadlay, waa'a cusub ayaa u baryi Somali State. Mashaakilku way badanyihiin waxana kow, labo iyo saddex ba ka ah : Qabyaalad naaxday. Waxa kale oo dhan waa la daaweyn karaa, marka qabyaalada la xakameeyo. Thnx.
@cawlmedia6406
@cawlmedia6406 5 жыл бұрын
Waa nin Yar oo Caqli badan alle ha barakeeyee Mudane Mustafe Cagjar waa nin aqoonyahan ah oo naxariis badan waan jeclaan laha inay siyaasiyiinta somalidu sidaa wada noqdaan waliba Kuwa somaliland ee uu hogaanka u yahay muuse biixi oo aad moodo inuu wado aad u khaldan cagaha saaray. Mustafe cagjar ale cimriga iyo caqliga iyo caafimadkaba ha u barakeeyo.
@the90skidk22
@the90skidk22 5 жыл бұрын
Alle haku asturo Alle ha u fududeeyo
@cabdifataxmawliiid9397
@cabdifataxmawliiid9397 5 жыл бұрын
Masha alaah mudane madax wayne waxaa tahay geesi DDS insha alaah
@ismailmaal6931
@ismailmaal6931 5 жыл бұрын
Wareysi cajiiba. Weriye u carbisan shaqadiisa iyo Madaxweyne aftahammo iyo aqoon lagu ladhay kalsooni ku warramaya.
@gar-gaar4925
@gar-gaar4925 5 жыл бұрын
Mohamed ilig the one and only journalist in the horn
@fdarab1030
@fdarab1030 5 жыл бұрын
Mshallla mr Mustafe cagajar 🙋🏻‍♂️🙋🏻‍♂️🙋🏻‍♂️🙋🏻‍♂️🙋🏻‍♂️🙋🏻‍♂️✅ mohmed ilig wariye buxa
@fosiamohamed7304
@fosiamohamed7304 5 жыл бұрын
Masha Alleh, Madaxwayne Garasho Baddan
@abdirashidmohamed
@abdirashidmohamed 5 жыл бұрын
Masha Allah wa madaxwayne aqoon iyo dacadnimo badni kamuqato iyo naxarisbadan oo u shacbigis uqabo hambalyo shacwaynha DDS from somaliland
@cooflenews4812
@cooflenews4812 5 жыл бұрын
Waaa qof dadnimo leh madaxweynaha kililka shanaad
@ahmedabdia5929
@ahmedabdia5929 5 жыл бұрын
Tvga Horn Cable Wuu Dhamaystiran yhy, Wariyena Waa Maxamed Cabdi Sheikh ILig
@adaruzmohamed4748
@adaruzmohamed4748 5 жыл бұрын
WARAYSIGII❤ SANADKA 2019 XAQIIQATAN🙏 WAA MID MUG IYO MIISAN LE XIISO GAARA OO XASASIYANA XAMBARSAN HCTV ALJAZIRADA❤ GEESKA
@mohamedfarah1857
@mohamedfarah1857 5 жыл бұрын
Asc dhaman waxn salaamaya mudane muste iyo mohamed abdi illig Anu waxn oranlahaa ninkaa illig saxaafada halagaga daydo waa saxafi karti leh waxn la hadlayaa tvyada privateka oo uu ka kaw yahy SRTV anoo kaso jeeda DDS
@ustadmohamedhashihydar7242
@ustadmohamedhashihydar7242 5 жыл бұрын
waa madax waunihii ugu horeeyaya ee u danqada umadiisa hadii aansafkiisa istaagno wuxuu qabankara wax badann dhamaan soomaliad deeegaanka waa inaan taageernaa mustafe cagjar
@burhaanmohamed8629
@burhaanmohamed8629 5 жыл бұрын
Maansha allah ilaahow dhowrmadaxweyne mustafe
@Muniid99
@Muniid99 5 жыл бұрын
Waa wareysi wanaagsan... Horumar, Nabad, iyo nolol sareeysa baan u rajeynayaa inuu u sameeyo shacabka ku nool deegaankaas.
@mustafecalicawke382
@mustafecalicawke382 5 жыл бұрын
asc waa hogaan Ku dayasho mudan madaxweyne Mustafe cagjar
@maxamedmaxx
@maxamedmaxx 5 жыл бұрын
very good interview 👍👍👍
@mahadsancaawi3877
@mahadsancaawi3877 5 жыл бұрын
Maansha. Allah mxmed abdi I live nolo bro
@engabdirabbimohed316
@engabdirabbimohed316 5 жыл бұрын
Mohamed Abdi ilig Wariye Isku Kalsooon👌
@abwaantaajir190
@abwaantaajir190 5 жыл бұрын
Mahadsanid madaxwayaha Somali state
@akaadirxasan452
@akaadirxasan452 5 жыл бұрын
Asc Bahda honkebal tv iyo MW mustafe Maxamud cumar runtii si ayy ku dhehan tahay xushmad iyo aqoon yuu udhacay wareesigani waxaan way diin.lahaa MW Sidee loolla tacaamili doonaa shaqada shidaallka ee kheeradka deegan keenu leyayyahay 1 shaqaalaha shidaalka ee xogsatada ah wuxuu ahaa %100 dad itobiyaanka kale ah dad kaas oo laga soodaa buli jiray jig jiga iyo ilaa adis abab inta aan lagaa dhin qeeb siga iyo shidaalka Arimihiisa sidee aad u.maarenisaan arintaas
@abdishakurfarah4132
@abdishakurfarah4132 5 жыл бұрын
Madaxwayne daacad ah oo isku kalsoon,Mudane Mustafe Muxumed Cumar , hore u soco allaha ku garab Gallo.
@axmedyare2404
@axmedyare2404 5 жыл бұрын
Thanks mr president Mustafe m cumar
@mohamedamiin8661
@mohamedamiin8661 5 жыл бұрын
Masha alaah . Waa waraysi qiimo badan madaxweyne mustafe cagjarna si cilmiyaysan ayuu uga jawaabay suaalihii oo masuuliyadi ku dheehan tahay.
@mahadibrahin7698
@mahadibrahin7698 5 жыл бұрын
WARAYZI CAJIIBA ILIG VS CAGJAR
@SirAbdifataahJama
@SirAbdifataahJama 5 жыл бұрын
Copyright maxaad kaga celcelinaysaan 3 minute hal mar meelo kala duduwan ka soo galiya Badawnimada miyaydaan ka il baxaynba 2019
@hannaabdisamad3560
@hannaabdisamad3560 5 жыл бұрын
I trust my president and I support him 100%
@Basso1099
@Basso1099 5 жыл бұрын
WlHi Waa Waraysi QiimO LeH Mansha alla Wariye IliG Niin RagEed An Xadkiisa Dhafin
@hasanosman5851
@hasanosman5851 5 жыл бұрын
HC tv talefeshan jiitay MR ilig wuxu waraystay Hogamiyayaal somaliyeed oo badan sida CCW iyo F C Warabe MBC Cciro
@jamacmuuse4173
@jamacmuuse4173 5 жыл бұрын
Mash Allah madaxweyne mustafe cagjar Guul ayan u rajayny
@fuadmahamud9660
@fuadmahamud9660 5 жыл бұрын
Great Leaders are born not made i admire your intellect Mr president may Allah help and protect u
@rashkahukun7007
@rashkahukun7007 5 жыл бұрын
mnshlh madxweyne alle hakugu asturo xilka inshlh walahi madaxweyneyal badaan ayuu dhamaa mnshlh lakin gadal wuxuu kanoqoon alle ayaa og alle haa asturo mudane cagjar we support u our pesident
@xamsecabdi9558
@xamsecabdi9558 5 жыл бұрын
Waa waraysi qiimo badan jigjigana waxay cagta saartay wadadii horumarka iyo dariiqii dubta toosan,sababtoo ah jigjiga kamay dhici jirin inuu TV waraysi ka qaado masuul ama siyaasi dhaliilaya dawlada oo waxaa ka jiray cabudhin iyo car hadal.waxaana taas markhaati kaaga ah maanta jigjiga waxaad ku tegaysaa adoon sidan wax mustawaqe ah ama sharciya.
@studenttv7111
@studenttv7111 5 жыл бұрын
Runtii weeyan madaxwaynuhu shaqo fican bay qabteen wllahay
@saylagalbeedmedia
@saylagalbeedmedia 5 жыл бұрын
Eesh calaa mw daacada Mustafe cagjar Nin rageed iga dheh
@hirsimohamoudisse7426
@hirsimohamoudisse7426 5 жыл бұрын
Masha allah ilig with the best president
@cabdiraxmaansaleebaan7539
@cabdiraxmaansaleebaan7539 5 жыл бұрын
md.mahamed ilig madaxwaynaha waxaad waydiisaa ma igol yahay un aad suuqa macrophonka la dhexmarto aad samayso rayiga dad waynaha aniguna waxaan u arkaa in ay dadku rabaan in aad makrofonka afka galiso oo ay hadlaan si ay unafisaan waayo 27 sano dadkani may hadal sxb arintaana waan kaa sugaynaa from jigjiga sxb
@farxaanmaxamed6690
@farxaanmaxamed6690 5 жыл бұрын
Boqolkiiba boqol ayaan taageersanahey wareysigani dhinaca wariyaha iyo jawaabaha madaxweynaha noolaw madaxweyne, noolaw wariye illig, hada ayuu sobaxey madaxweynihii 5tii somaliyeed, waayo gobolka ismamulka somalida cidka oo somalida kamida waa dagtaa
@sihambabylovesihambabylove5128
@sihambabylovesihambabylove5128 5 жыл бұрын
Allow dhowr viv viv viv
@warsamexajimowliid1982
@warsamexajimowliid1982 5 жыл бұрын
Mudane Madaxweyne mmc maxaa kalifay howl walpa inay qabyo ahaato oo aaanay jirinba wax la taaban karo oo aad 4 Months ka aad joogto soo kordhisay
@idirismohamed4571
@idirismohamed4571 5 жыл бұрын
Laba cisho kabacdi ayaaan fursad uhelay inaaan dhamaysto waxuuu iiila muuqdaa nin deegaanka nabad iyo xasilooni kusoo dabaali Kara
@abdirizakmawjochannelhassa6526
@abdirizakmawjochannelhassa6526 5 жыл бұрын
Well done president Mustapha Nie auf geben Macht weiter.
@jamacmuuse4173
@jamacmuuse4173 5 жыл бұрын
Waa madaxweyne u qalma weeyan in uu xil hayo madaxweynah Wan u rajaynaya Guul iyo wanag
@aniishussein6606
@aniishussein6606 5 жыл бұрын
Asc asxabey runti waa laba nin oo dagan mashalah madaxwayne dacad ah ayu wlhi u egyahay ilahay xilka halaqabto
@ahmednuur3183
@ahmednuur3183 5 жыл бұрын
waa runtii cabdi ilay isagaa dadka somali galbeed duleeyey in la mariyo sharciga waa wax tariikh u noqon doonta kuwa ka dambeeya
@cooflenews4812
@cooflenews4812 5 жыл бұрын
Daaacadnino ayaan kuuu rajaynayaaa
@mawlidosman1574
@mawlidosman1574 5 жыл бұрын
Iligow arinka wasaradaha arimah dibadaa mandate kaa yasta Ethiopia iyo somali ku shaqale pro
@rashiidashkir8103
@rashiidashkir8103 5 жыл бұрын
Horn cable tv waa CNN geeska africa
@kinghared9960
@kinghared9960 5 жыл бұрын
Waxan ku bogadinaya madaxweynaha sida quruxda badan e u hadalkisa u miisamayo.. Max'ed cabdi iligna waxan leyahay wllo gulban ku rajaynaya halkankaga dhinaca saxafada xaga kaga hay
@husseinhaji9746
@husseinhaji9746 5 жыл бұрын
Cagjar waa cilaaj
@mohamedismail1203
@mohamedismail1203 5 жыл бұрын
Good leader Mustafe
@mohamedhabdi8510
@mohamedhabdi8510 5 жыл бұрын
Guud ahaan waraysigan wuu fiican yahay. Qodobka iigu qiimaha badan een ka arkayse waxa weeye tan ku saabsan xoriyatul qawlka. Aad baad u qeexday waadna ku mahadsan tahay!
@subeercalanle9074
@subeercalanle9074 5 жыл бұрын
Viva Ilig
@khalidmohamed1666
@khalidmohamed1666 5 жыл бұрын
Madaxwene warkiisu cad yahay oo uu sidan ucad yahay wligey ma arag alaa mxd aqoon ledahay takaleeto wariye fcn oo wx jira weydineya weye
@abdirahmansaed8736
@abdirahmansaed8736 5 жыл бұрын
Waa madaxwayne degan oo aqoonyahana dhalinyarona ah waxan rajaynaya in deganka somaliyed uu mideyo melna danahoda uga so wada jestan
@ayanlefarahibrahim3385
@ayanlefarahibrahim3385 5 жыл бұрын
😃😃Ilig suaala adagaa. ..ninka ma interview shaqo ayuu kaqaadayaa....
@AbdirahmanDerajo
@AbdirahmanDerajo 5 жыл бұрын
Aqoonyahan dheh.
@crxmndhago977
@crxmndhago977 5 жыл бұрын
Nin rageed
@suldanka.somalidajarmalka974
@suldanka.somalidajarmalka974 5 жыл бұрын
Warayisi aad iyo aad uu xiiso badan Lkn waxa uu bahan in laa sual kasta sidu uga jawabay
@drmohamedrage7704
@drmohamedrage7704 5 жыл бұрын
Hankiinu wali ogaaden wuu hooseyaa bari xabashida iyo oromo faji unbay kuu dhigi ONF ayaa ugu indheer garad
@kadarawil4538
@kadarawil4538 5 жыл бұрын
madaxwayne iskajir wxii waxyelaya sharaftaada
@halaalmedia3416
@halaalmedia3416 5 жыл бұрын
Maaha allah madaxweyne cagjar waa nin somaliyed o daacad ah ku dayashana mudan
@ayaanidil9254
@ayaanidil9254 5 жыл бұрын
Sual Ayaan qabaa Estv ama SRtv matago somaliland Mana waraysto muse biixi Why bay u imanaysa HCtv una waraysanayaa siyasiyinya DDS Aniga ma fahmin waxay karabaaan
@abdifatahshow2802
@abdifatahshow2802 5 жыл бұрын
WARAYSI XIISO LEH MDXWAYNE CAGJAR
@ahmedessa6074
@ahmedessa6074 5 жыл бұрын
Mmc waa nin rageeed allaw daaa walaahi waan qiroooday
@awalesomali5632
@awalesomali5632 5 жыл бұрын
ABDIFATAH SHOW wararka ayaad ku wareertay 😂😂😂
@cabdifataaxsomali7206
@cabdifataaxsomali7206 5 жыл бұрын
Awale Somali Hhhh Adaa Qaba taa lkn Adi Maxa kuso Gashay
@nuuryuusuf3935
@nuuryuusuf3935 5 жыл бұрын
Jeans ka uu xidhan yahay qaybta siyaasada is-hoosdhig kibir la’aan ah ayay cadaynaysaa waxa fahmi kara asalka ree jigjiga😆
@baresuldaan9812
@baresuldaan9812 5 жыл бұрын
Waryahan wareysida uu qadaa waa kuwo qiimo badan wa inay ku dayday wariyeyasha kale o ay sidan ninkan wax u wareystan
@ayanlefarahibrahim3385
@ayanlefarahibrahim3385 5 жыл бұрын
Soomaalida Canfarta dhexdiisa deggan...waar soomaalida qaylinaysa jawabta saxdaa wayka haystaan madaxwenaha kumeel gaadhka ah....
@zamzamsh.bashir2032
@zamzamsh.bashir2032 4 жыл бұрын
Mustafe alaha iskadaayo wuxuu yimid jigjiga oo aad moodid iney labaatan sano ka jiren dagaalo markaa ilaahay ayaan kumahadinayaa inookeenay alaxmudlilaah waxbadhib malaha qiibiilooyinka inshaa alaah way iska dhamaanayaan madaxweyne ka daacadsan nooma iman doono
@museadan2109
@museadan2109 5 жыл бұрын
Horn cable tv logo diina maxad kaga ciyaraysaan meel uun kudhajiga!! It’s annoying to watch ur interview while u guys playing with ur logo!! That’s un professional!!!
@khalidsl686
@khalidsl686 5 жыл бұрын
They did that for copy right purposes so other somali tv channels do not air the interview . Indeed its annoying lol
@kadarmoha
@kadarmoha 5 жыл бұрын
😂😂😂
@moi5191
@moi5191 5 жыл бұрын
Ma fahamays waxaay sidaa u samayan waxa weeyan dad baa video sheeganya haddi logo xagga hoos la dhigo waa laga jaray hadda corners la dhigan waa la jaray wax kala lagu qoranyan that why bay kolba meel u dhigayan
@ishmaellondon5482
@ishmaellondon5482 5 жыл бұрын
Sidii yawmul qiyaamaha dadka la baadhayo😂😂😂😂
@khaledismail2783
@khaledismail2783 5 жыл бұрын
Nio madaxda itoobiya waanka yaabay walaahi why imika mdx shiigay xidhan maad aragtay
@bahdoonmahdi2432
@bahdoonmahdi2432 5 жыл бұрын
.Wariye yihii baa ku le laba qomiyaado weeye Jaarso iyo Oromo , Mustefe Cagjarna uu ka xuummaday , aga ! Mustafe ma Oroma ka dhax hadlaysa .
@bahdoonmahdi2432
@bahdoonmahdi2432 5 жыл бұрын
SixidWaxaan ka waday Jaarso iyo Geri koombo waa laba qowmiyadood , Mustafe Cagjar uu dafiraya oo wariye yaha ayaa u saxay , Mustafe na uu ka xumaaday .
@saadsuleiman3750
@saadsuleiman3750 5 жыл бұрын
Muuse xayraan kan kililkaa xataa dhaama!
@maxamuudmaxamedcabdi6829
@maxamuudmaxamedcabdi6829 5 жыл бұрын
shaqaabadii ku dhashay kawarayso cidii ay kuu dhashay qadaadwayn qaybta uu ka ahaa nijaasyey
@saadsuleiman3750
@saadsuleiman3750 5 жыл бұрын
@@maxamuudmaxamedcabdi6829 "hadaan muuse xayraan aqaan xil uma dhiibteen". muuse jaahil inuu yahay madaxwaynaha ugu liita africa iyo caalamkaba ma laba calaa is waydiinaaya ama kuba murmi karta?! Waa bayaan oo caddan iyo madowba way wada ogyahiin.
@ibrahimomar8895
@ibrahimomar8895 5 жыл бұрын
@@saadsuleiman3750 caydu ma dawanayso cudurka ku haya,e dhakhtar u tag una sheeg xanuunkaaga
@jowhardahir891
@jowhardahir891 5 жыл бұрын
wali Hokel aad ayaan utagera wayo waxay tahay warbhin xir ah wayo waxan raba inaan siyo hadyda qali ah ilig ilaso hodhidh
@ramjankathat9053
@ramjankathat9053 5 жыл бұрын
Maashaaallahmaantawaariyeowaraysilayelanayamustafe
@somaliproduction3579
@somaliproduction3579 5 жыл бұрын
mustafe bidaar onlf faraha hadad iskula soo gasho bidaartan kaa tumayna
@mohamedmahad7264
@mohamedmahad7264 5 жыл бұрын
Heer baadiye
@nourboukharihasan1811
@nourboukharihasan1811 5 жыл бұрын
dhadhan daayer weeye kani nucan aya daadka masul uga dhigay hooyada aya sindonto dhuulka soomalida cafarta sitt ciisa iskaleh nuucagan masinkaro canfar
@moi5191
@moi5191 5 жыл бұрын
Go foward hctv waxaan idinku dari lahaa musharaxinta puntland dood u qabta sidii somaliland fursada ka faa,iidaysta
@cqaadirxuseenkambaala777
@cqaadirxuseenkambaala777 5 жыл бұрын
Yaab war koley wa madaxweyne maqaar saar ah inta nabada somali galbeed ay ku xirantahy ogolanshaha gumeysiga ethopia. Somaliland way xurowday xurnimadedane dhiig ba uso daatay Somali wey xurowday dhiig bana uso daatay nabada somali galbeed wxa dhaama dhimashada dhulalka kle e somalida joogto ka socda in nolol lga jarsado😕😕
@siciidcabdiraxman1453
@siciidcabdiraxman1453 5 жыл бұрын
Waraysi qiima badan m.mustafe cagjar Illahay xilka hakula qabto
HAL-ADAYG:AMBASSADOR CAWIL CALI DUCAALE BY MAXAMED CABDI ILIG
55:33
Horn Cable Tv
Рет қаралды 39 М.
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 2,7 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 102 МЛН
DAD LEFT HIS OLD SOCKS ON THE COUCH…😱😂
00:24
JULI_PROETO
Рет қаралды 16 МЛН
ВОДА В СОЛО
00:20
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 31 МЛН
WAREYSI GAAR AH ISMAIL OMAR GUELLEH
29:29
Universal Somali TV
Рет қаралды 112 М.
Waraysi HAL-ADAYG: Maxamuud Xaashi Cabdi by Xasan Galaydh [ FULL ]
1:00:26
Barnaamijka Madaxweyne Mustafe iyo Maalintiisa
16:00
Universal TV
Рет қаралды 63 М.
IFIYE7 & Madaxweynaha DDS Itoobiya - Mustafe Muxumed Cumar
59:39
Universal TV
Рет қаралды 173 М.
Madaxweyne Mustafe iyo Kormeer Shaqo
12:47
Universal TV
Рет қаралды 50 М.
V $ X V PRiNCE, Shulamah - Jai Jatpaimyz (2024)
2:38
Студия СОЮЗ
Рет қаралды 111 М.
BYTANAT - ҚЫЗҒАЛДАҒЫМ
2:24
BYTANAT
Рет қаралды 75 М.
Aq Koilek
2:51
Algyt - Topic
Рет қаралды 115 М.
Nurmuhammed Jaqyp  - Nasini el donya (cover)
2:57
Nurmuhammed Jaqyp
Рет қаралды 595 М.
KeshYou x Snoop Dogg - Forever Sunday (Official Music Video)
3:06
BM PRODUCTION
Рет қаралды 172 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 10 МЛН