Waraysi-Wiil ku guulaystay Scholarships ka “DAAD” Habkii uu ku guulaystay.

  Рет қаралды 5,662

Faahiye_podcast

Faahiye_podcast

Жыл бұрын

Waraysi-Wiil ku guulaystay Scholarships ka “DAAD”
Muuqaalkan waxaa kaga hadlaynaa wiil ku guulaystay scholarships ka “DAAD” waxa uu inooga sheekayn doonaa khibradiisa iyo qaabkii uu ku soo helay ,waxayaabaha muhiimka ah ee qofka looga baahnayahy.
Muuqalka iskuday inaa dhamaysato
#scholarships
🇸🇴#sidee
#daad
#mastercardfoundation
#sidee _loo _eraystaa_daad
#dhalinyaro-ku-guulaysatay-daad-scholarships

Пікірлер: 46
@faahiye_podcast
@faahiye_podcast Жыл бұрын
Linkiga waakana 👇 daad.de/go/en/stipa57562806
@HajiraYousuf
@HajiraYousuf Жыл бұрын
Wll daad scholarship ma leyahay bachelor degree
@mahadmaxamuudmaxamedmaxame7883
@mahadmaxamuudmaxamedmaxame7883 Жыл бұрын
Masha,Allah ❤
@abdallamohamed7388
@abdallamohamed7388 Жыл бұрын
mashaallh wll mahadsanid sida fursadaha noola wadaagto
@farduusmurre
@farduusmurre Жыл бұрын
Shukran wll jasaka allah sidad marwalba noogu hagarbaxdo
@user-An_Him
@user-An_Him Жыл бұрын
I Got to know of This from Abdisalaam Men let's keep going +252 to the top!
@zakariyemohamudomar4619
@zakariyemohamudomar4619 Жыл бұрын
@ceeblamaxamed9921
@ceeblamaxamed9921 Жыл бұрын
Dicument qaabkee ugu buuxiyaa ma sawir ban ka qada si an fomka u buuxsiyo ma sawirbaa laga ❤qadayaa war❤qadaha wallal taas nooga soo jawaab
@abdirahimsheik9965
@abdirahimsheik9965 Жыл бұрын
Abdiqadir lambrkiisa ma heli karaa hadii aan qof interview sugaya si an uweydiiyo mclumad dheeri ah?
@ahmedsaid-xj5cu
@ahmedsaid-xj5cu Жыл бұрын
Ninkaan chevening isgoo interview u galaya ayaan arkayey
@idirisdahir7678
@idirisdahir7678 Жыл бұрын
interview ka waxyaalaha la isweydiinaa waa maxay inta badan daaranyahy
@AlmaasBilaal
@AlmaasBilaal Ай бұрын
Waxaan weeydiin lahaa Dr-ka shahaado dugsi sare muhiim miyaa ? Mise waa laga maarmaa markaan xereeysanaayo daad
@mohabdalla8651
@mohabdalla8651 6 ай бұрын
Walaal hada ma furantahay 2024 mise wali waaye
@shaamofficialchannelquran
@shaamofficialchannelquran Жыл бұрын
Asxaabta iso boqda
@MohamedAhmed-br8gf
@MohamedAhmed-br8gf Жыл бұрын
Maxaa no heysaa wadiyaar
@rijaalfilms
@rijaalfilms Жыл бұрын
fursado bachelor ah noosoo raadi wll
@successyourlife4534
@successyourlife4534 Жыл бұрын
Warqada jmcda laga soo qaada ee lagu cadeynaa in english wax kusoo bartay mgceed
@safiyamahamoud4306
@safiyamahamoud4306 Жыл бұрын
English as a Medium of instruction
@abdirisaaqhussein7363
@abdirisaaqhussein7363 Жыл бұрын
Links scholarship soo dir zxp ama magacisa oo Qoraal ah Wana ku mahaddantahay faahiye
@wllafgoi6390
@wllafgoi6390 Жыл бұрын
DAAD leadership for africa
@musemohamed2563
@musemohamed2563 Жыл бұрын
Imisa jaamacadood baan codsi u dirsan karaa, goormayse iisoo jawaabayaan?
@faahiye_podcast
@faahiye_podcast Жыл бұрын
Sadex choice ayaa leedahay wll
@user-pg7ow5jd1v
@user-pg7ow5jd1v Жыл бұрын
Suaasha aan qabo oo aan jeclaan lahaay inana jawaab u helo waxeey tahay, Tusaale aniga waxaan xareystay Leadership for Africa, Formka iyo Documentskii leyga baahnaa portalka DAAD Schoolarshipka ayuu ku diray, suaasha waxeey tahay, ma waxaa qasab ah inaan admission ka helo jaamcadahiii aan Formka ku sheegay, isla jaamacadahaasina ay DAAD u sheegaan in ay i aqbaleen, markaas kadib miyeey DAAD ila soo xariireysaa? mise DAAD waxeey iisoo diri doontaa, Gmail ay ku sheegeyso in ay i aqbashay? bal jwb
@wllafgoi6390
@wllafgoi6390 Жыл бұрын
??:?
@faahiye_podcast
@faahiye_podcast Жыл бұрын
Daad ayaa kula soo xiriiraysa wll
@abdukadirmohamed489
@abdukadirmohamed489 Жыл бұрын
Kan Leader Ship for Africa ma qasab baa in ay Jaamacad i aqbasho?
@faahiye_podcast
@faahiye_podcast Жыл бұрын
Maya wll
@sportschannel3137
@sportschannel3137 Жыл бұрын
Walaal waa mahadsan tahay lkn su'aal muhiim hilmaamtay inaad weydiiso sidee interview ga u dhacaa su'aalaha ugu muhiimsan interview ga inaad weydiiso aheed. Qofka wuxuu dhowr jeer kuugu soo celceliyay interview ku dhacay marka inaad weydiiso aheed dhib maleh marka xigto inoo weydii siduu u dhaco interview ga.
@faahiye_podcast
@faahiye_podcast Жыл бұрын
Online ayuu u dhacaa wll Wakhti ayaa lagu balaminaa wakhtigaas ayaa ga laysaa
@Zakariashureym
@Zakariashureym Жыл бұрын
bicholar degree ma aqbalayaan miyaa walal
@faahiye_podcast
@faahiye_podcast Жыл бұрын
Maya wll ma bixiyaan
@wehlieofficialqaboowe
@wehlieofficialqaboowe Жыл бұрын
Wll xal malee yahay qof ay ka luntay shahaadada dugsigaa sare lkn heysta shahaadadii jamaacaddda
@faahiye_podcast
@faahiye_podcast Жыл бұрын
Waad xeraysan kartaa wll
@faahiye_podcast
@faahiye_podcast Жыл бұрын
Wixii sual ah comments iigu reeba insha’allh
@ummadamedia6785
@ummadamedia6785 Жыл бұрын
Faahiye walaal sida appointment loo sameeyo baanan fahmin
@zakariyemohamudomar4619
@zakariyemohamudomar4619 Жыл бұрын
meeyay linkigi walaalo
@faahiye_podcast
@faahiye_podcast Жыл бұрын
@@ummadamedia6785 ayaga kuu samaynaya wll marka wakhtigaas ayaa ku imaanysa
@Mulla-alyusufi
@Mulla-alyusufi Жыл бұрын
Walaal IELTS compulsary miyaa
@faahiye_podcast
@faahiye_podcast Жыл бұрын
Lagaama baahna wll muqalka sifiican udaawo
@Mulla-alyusufi
@Mulla-alyusufi Жыл бұрын
@@faahiye_podcast Hye walal mhd snd
@ambiahasan6427
@ambiahasan6427 Жыл бұрын
Walal 2 years experience compulsory miya
@wllafgoi6390
@wllafgoi6390 Жыл бұрын
????
@ahmedaaja9799
@ahmedaaja9799 Жыл бұрын
My Shuruudaha Waa kuwaan 1.Bachelor 2.Transcript 3. English B2 Level. 4. Daad Form . 5. Motivational Latter. 5. Couse profile form intaas Waa jib ah Additional Recommendations, work exp lkn Waa jib ma ahan Wll hada Waxaa ka harsan 10 maalin 9 june dhacaa ka gaarsii "daad leadership for Africa"
@FadmaAbdalla
@FadmaAbdalla Жыл бұрын
@@ahmedaaja9799 English batch 2 maxaaw wye hadii qofka heysto diploma kwrn walal
@naimamohamudahmed3376
@naimamohamudahmed3376 9 күн бұрын
@@ahmedaaja9799aboowe ma icaawin karta Ana ubaahan uu isku diyaarinaya
@FadmaAbdalla
@FadmaAbdalla Жыл бұрын
Lix sano wey badan tahayee 😢
waysi ardayda dhigata jaamacada pan-African university.#deeq
38:07
Faahiye_podcast
Рет қаралды 2,4 М.
Dhalinyaradda & fursadaha nolosha casrigan | Martida @MubarakHadi
1:07:56
Sigma Kid Hair #funny #sigma #comedy
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 38 МЛН
БИМ БАМ БУМ💥
00:14
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 3,8 МЛН
SIDEE KU HESHAY  SCHILARSHIPS DAAD EE JARMALKA ? WARAYSI PART ONE
12:28
HORYAALKA SHACABKA
Рет қаралды 1,4 М.
Deeq waxbarasho | Intra Africa Schoolship
6:17
Ali Musa
Рет қаралды 237
Scholarship kastaa Documents kaan buu kaa rabaa.
13:51
Yusuf Shire
Рет қаралды 7 М.
Sideed iskaa ugu diyaar garoobi karta IELTS?
54:08
Abdillahi Mohamed Abdi
Рет қаралды 8 М.
THE DAAD SCHOLARSHIP INTERVIEW - 7 tips
16:22
Dew
Рет қаралды 23 М.
Deeq Ireland Postgraduate Scholarship
10:46
Yusuf Shire
Рет қаралды 3,8 М.
Sigma Kid Hair #funny #sigma #comedy
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 38 МЛН