Waraysigii Halgamaa Qalbidhagax | Xaaladda Ethiopia, Khilaafka Gudaha ONLF & Dagaalka Canfarta.

  Рет қаралды 47,646

SSTV

SSTV

2 жыл бұрын

𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
SSTV is independent and impartial news and entertainment channel on You Tube. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainments, business news and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region and the world at large. The channel was first created on November 14, 2013 and renamed as SSTV on August 21, 2018.
𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on You Tube.
𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programmes and entertainments.
𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, Teamwork, Courageous, Credible, Diverse, impartial and Independent.
𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
Tel: +254 722201838
Email: sstvsomali@gmail.com
Our KZfaq channel: / sstv2
Facebook: SSTV2/?modal...
Thank you for joining us: please subscribe and like our channel, it will help us continue our public services.
𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐄𝐱𝐞𝐜𝐮𝐭𝐢𝐯𝐞 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
Mr. Noor Mohamed Abdi

Пікірлер: 168
@issaali6048
@issaali6048 2 жыл бұрын
Asc Qalbi dhagax walalkay waan salamay. Waxan LEYAHAY wada jirka ONLF WAA MUHIM. FROM MOGDISHU
@ahmedgarodhi8969
@ahmedgarodhi8969 2 жыл бұрын
This guy is the right person to be the President of the Somali region of Ethiopia,he was a freedom fighter has vast experience and knows the problem of the region
@shadiyawabari33
@shadiyawabari33 2 жыл бұрын
Masha Allah guuul iyo gobanimo Illahay qulubta shacabka Somaliyeed ha mideyo 💚💙❤️🥰💯
@abdiali6334
@abdiali6334 2 жыл бұрын
Hadalkaga wan ku diirsana Halgame umada somaliyeed na way ku jecshahy Guul iyo Gobanimo Somali 💪🇸🇴 ❤️💙💚
@AliBaba-dw5zm
@AliBaba-dw5zm 2 жыл бұрын
Halyay mudane Abdikariin muuse xabashi ilmaha ku seexisaa noolow 💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@jeelaniabukar5933
@jeelaniabukar5933 2 жыл бұрын
Shukran ala hainala gaabgalo
@ayaanbarkhale41
@ayaanbarkhale41 2 жыл бұрын
Geesi cimriga iyo caafimaadka allah hakuu siyaadiyo,adoo kale allah hanoo badiyo
@ahashi7828
@ahashi7828 2 жыл бұрын
Aamiin
@user-ih5ip1xo1b
@user-ih5ip1xo1b 5 ай бұрын
Mashaa allaah illaahay ha isku duubo soomaaliya nnkan afartan jirka waalan ee damaca badan ee itoobiya hadba dhinac uwado waa in leyska dhiyo❤❤❤❤❤❤
@Yk-by7bs
@Yk-by7bs 2 жыл бұрын
Dadka ninka ugu ildheer baa dadka ugu ayaan daran. Waa geesi qalbi dhagax
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 2 жыл бұрын
Maan sha allah Abdikariin Sheekh Muuse Geesi asn runta kagaban wasani geesiya ilaahay haku xafido 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾
@hali5578
@hali5578 2 жыл бұрын
Qalbi dhax maanta si fiican ayuu u hadlay mashalaah guulayso halgamaa dadaal isku na taag saad ururka dib ugu midayn lahayd inshalah
@saalahyare369
@saalahyare369 2 жыл бұрын
Geesi walee hoyada ninbeydhashay c/karim muse QALBIDHAGAX.
@tormundgaint1022
@tormundgaint1022 2 жыл бұрын
Very smart man
@shadiyawabari33
@shadiyawabari33 2 жыл бұрын
Mahadsanid halgamayaal💚💙❤️💯🥰
@qardho25
@qardho25 2 жыл бұрын
Qalbi-dhagax wuxuu istaahilaa inuu noqdo Madaxweyne Somali State ♥
@alinoor6515
@alinoor6515 2 жыл бұрын
The capture of this man by former government of somali is assisination of ideas.
@calidaclood5205
@calidaclood5205 2 жыл бұрын
WAXAY ARRINTU TAAGANTAHAY ALLAAHU AKBAR, ALLAAHU AKBAR SOOMAALIYI HAJIHAADDO.
@laasgalolmedia2614
@laasgalolmedia2614 2 жыл бұрын
Nin adag abdikarin shikh muse
@wadefreeman7340
@wadefreeman7340 2 жыл бұрын
nin adag maaha, runta sheeg ,nin habeen iyo maalin calaacalaya, halgan aaway amharaa jigjiga ku jalabutaysa,laakiin wax kasheega soomaalida ayuu business kadhigtay,ma keligii baa ladiley,hargaysa iyo garooweba waxaa kuyaalay labada sayladood ee ugu weyn ee lagu kala gato ONLF ,hadii godob laga galay ,hargaysa oo boqolaal laga dhiibay ayuu isagoo ilka dhaadheer tegey ,markaa waa yaqaan dhibe nin inadeerkii ah oo lagala hoos baxay awood badana lahayn ayuu habeen iyo maalin calaacal lataagan yahay ,hadaad dhimaynayso dhareerka waa laiska duwaa, aniga halyey waxaan u aqaan hirmooge ,maxamed cumar cismaan, makhtal daahir ,maadey,doolaal oo dhintay ,dhoodan maarkaa waluusan naf u lahayn kani laakiin waad iska dhihi kartaan waxaad ku sheegtaan, rag baa kaadi lasiiyey oo xubin xubin loo gooyey, ragbaa jeel ogaden lagu ciqaabay waxaasi idiinma muuqdaan , sadex maalmood oo hotel adisababa u jiifey halgamaa kuma noqonayo, ilaahay marka laga baqo waa stupid ,ninka ragga ah marka loo garaabay inuu sharafta kaqaato ayay ahayd laakiin daciifnimadiisa ayaa umaddu layaabtay.miyuusan inuu dhinto diyaar u ahayn waxkasta oo ku dhaca hadaad halgame tahay waa inuu aqbalaa.
@kornelyalaxow7217
@kornelyalaxow7217 2 жыл бұрын
allahu akbar geesi geesi dhalay somaliyey 600 qof meeda hal maalin hadana laga amusan yahay xukumad kama jirto meesha somalaay kaca
@kiinadan6786
@kiinadan6786 2 жыл бұрын
Waa in inta ay isku sii jeedo waa in aynu xuduudaheena soo xidhano!! Cabdikariimoow abaabul ayaan kaaga fadhinaa!! Intii la ogaa ayaan kuu barooranaye noo kac maanta oo xuduudaheena in lasoo xidho xooga saar!!
@hasssangaaciye5489
@hasssangaaciye5489 2 жыл бұрын
Asc dhaman bahta sstv oo uu ugu horeeyo wariye nuur mahomed abdi waxakale oon salami naftii hure qalbi dhagax wlhi neef weyn ayaa iga soboday markuu weydiiyay goorma ayaa ururka la midayn marlabad neefkale ayaa iga soboday markuu yudhi boqolkii kun ayaan ugu bisharayn shacabka midaynta ururka guul iyo gobanimo ONLF 🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲
@colujoog5775
@colujoog5775 2 жыл бұрын
Qalbi dhagax waxaa ubaahan dawlada somaliyed waa in laga dhigaa wasiirka gashandhiga somaliya
@zainabkhalif6683
@zainabkhalif6683 2 жыл бұрын
col tisa daryela tu kale ku dara ina ader oo somali galbed ba xaladeda bariga dhexe ay tahay
@kalluuncir1005
@kalluuncir1005 2 жыл бұрын
Rijaal halgamaa soomaliyeed masuuliyadi ka muuqato Alla ya sharfak
@AhmedMohamed-ed2hl
@AhmedMohamed-ed2hl 2 жыл бұрын
Fariinta aan u diraayo ONLF waa ineey isu tanasulaan Cagjarna axmaarada laga soo xureeyo waa af duubanyehee
@khadarmohamed6505
@khadarmohamed6505 2 жыл бұрын
Very right sir, need a change from Djibouti to Ethiopia.
@larsmartin3314
@larsmartin3314 2 жыл бұрын
Ninkani wuu waayo arkay. Wuxu gaaray heerkii gurgurshaaga ama hayinka biyo ma daadshaha ah! Wiilka weriyuhu maadama oo aanu ahayn mid waayo arag ah, wuxu kolba halyayga ku riixaya dhinac. Ninkan talo ha la weyddiyo, anigu wax badan baa iga muuqda ninkan. Bal u fiirso deggenaanta!
@raaxeeyekale77
@raaxeeyekale77 2 жыл бұрын
Maashallah
@maxamedmaxuud3651
@maxamedmaxuud3651 2 жыл бұрын
Aad ayaan ugu tagersanahay muj Qalbi dhagax, ogowna xiaaabta cadawgaagu waa halka aad is shigto
@abdulkarimdahir5022
@abdulkarimdahir5022 2 жыл бұрын
Qalbi Dhagax waa geesi qaran allaha noo daayo Somali adiga ayaa xaq u leh in aad Hogaamisid. Kaliya Xamar kasoo tagi oon Lababaar imaan markaad madaxweyne noqotid insha allah
@ahmedwali6718
@ahmedwali6718 2 жыл бұрын
Si gobanimo leh buu u hadlay cabdi kariim sheekh muuse qalbi dhagax cimri dheer ilahay haku siiyo iyo caafimaad naafac Shacbka somaliyeed meelksta uu Joogo ha guulaysto insha Allah ilahay idamkiis Guul ONLF Waa urur Gobanimo doona ah
@xaamidaxmad6793
@xaamidaxmad6793 2 жыл бұрын
halyay,somaliyed
@abdihassan5738
@abdihassan5738 2 жыл бұрын
Mnsha allah geesi
@calidaclood5205
@calidaclood5205 2 жыл бұрын
Cabdikariim sh Muuse《Qalbidhagax》 Geesigii Cadawgiisu ka cabsadoow ILAAHAAY, Cimrigaaga haraajyo.
@timajilac7192
@timajilac7192 2 жыл бұрын
This guy is genius. 👏👏
@alinoor6515
@alinoor6515 2 жыл бұрын
Sax Ruun
@kooshdul
@kooshdul 2 жыл бұрын
رجل قوى ما شاء الله Inshaa Allah gumeestaha itooobiya marbaa laga qaban shaqo
@yussufhussein8123
@yussufhussein8123 2 жыл бұрын
Our beloved ♥ hero your words are healing somali people. Thanks
@amransuper431
@amransuper431 2 жыл бұрын
War cagjare wa mw ugu liitey ee soo maro kilil5 kunjer cabdi baa ka ficnaa Cagjar wa xoole sida farmajo oo kale
@abdidjibril2971
@abdidjibril2971 2 жыл бұрын
Guuul samaliyeed
@ahmedgarodhi8969
@ahmedgarodhi8969 2 жыл бұрын
True leader mustafe should resign and give his position this Geysi who has the solution to the conflict in the Somali region of Ethiopia he knows the history of Ethiopia in his palm
@mrhoryaal
@mrhoryaal 2 жыл бұрын
*HADAY FAHMAYAN **#SOMALIDU** DAGAALKAN ETHIOPIA **#CHANCE** BUU U YAHAY HADAY LAMABA SOCDAAN DHIBKA JIRA*
@jamac.abdilahi1585
@jamac.abdilahi1585 2 жыл бұрын
Geesi Geesi dhalay
@ahmedh1744
@ahmedh1744 2 жыл бұрын
marka hore , halgame iyo wareysi wa salaamay , . somali galbeed , magac fiican , anigu waxan talin shir weyne lagu wax tashado sidan wax qaldan in ay daawano sidan
@baaqshacab1440
@baaqshacab1440 2 жыл бұрын
Geesi
@mohamednoor303
@mohamednoor303 2 жыл бұрын
Sxb Maqashay heesta ah two wrong doestn make right
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 2 жыл бұрын
Waxaa sax ah Gumaysiga Ethiopia
@ahashi7828
@ahashi7828 2 жыл бұрын
Asc Ethiopia waa Axmaaro,Tigray,Oroma,...iyo kun qabiil oo kale Somaalina waa Hal qabiil oo isku af iyo isku Diin ah hadaynu magaca Somaali Galbeed hir gelinana waan guulaysanaynaa waad ogaydeen dagaalkii Dawladii Siyaad Barw 1977 waxaanu ku dagaalanay magaca Somaali Galbeed intaanu dhulkeena oo dhan xoraynay ayaanu caasimada Ethiopia ku dhaw aanay inaanu qabsano.Fadlan Ha la joojiyo magac qabiil in wax lagu doono intay goori goor tahay.
@hali5578
@hali5578 2 жыл бұрын
Ilaahay ha mideeyo ururka onlf iyo umada kililka ba
@hali5578
@hali5578 2 жыл бұрын
Onlf awood qabsi in samayso lakiin may dhicin hada na waa inay iyagu midoobaan dhex deeda inshalah waa onlf
@wearerddddd6862
@wearerddddd6862 2 жыл бұрын
Asc soomaali hamidawdo guul guul guul soomaali dalbeed
@abdifatahahmedbasadir679
@abdifatahahmedbasadir679 2 жыл бұрын
Midkodna yusan jabin si ay isulaburburto
@samsamm5996
@samsamm5996 2 жыл бұрын
Libaax
@yayamuhyidin6706
@yayamuhyidin6706 2 жыл бұрын
ILAAH HAKU XIFDIYO CABDI KARIIM QALBI DHAGAX , HORE USII SOCO WALIGAA HAQAADAN DULI , NIN WAXAAD TAHAY SHARAF LEH OO MUDAN IN LOO DHIIBO SOOMAALI GALBEED
@abdirizekmahamod3707
@abdirizekmahamod3707 2 жыл бұрын
Qalbi dhagax j . X. W. O
@ayaanbarkhale41
@ayaanbarkhale41 2 жыл бұрын
Dheegii shacabka ayaa tihiin, boguuna bur cad allow isu mari, shacabka ogadenia idinka ayay idin sugayaan heshiiya geed hoos taga kuwada hadla odayasha dhaqanka haka qayb galaan ducaysta
@abdiazizfarahjama7339
@abdiazizfarahjama7339 2 жыл бұрын
Waad Mahad santihiin
@ahashi7828
@ahashi7828 2 жыл бұрын
Asc walaalkay Cabdikariim Muuse QALBIDHAGAX (ILLAAHAY) Ha ku xafido geesi geesi dhalay Somaali iyo Canfar waa dad walaalo ah oo Muslim ah .dagaalkaa waxa keenay Cabdi Iley Illaahay naarta Ha geeyee iyo Tigray insha Allah wuuna dhamaan .Somaalida Ethiopia waa inay midawdaa insha Allah Soomaaliwayna meel kastay joogto waa ka midaysantahay Somaali Galbeed Garabkeedana waa taagan tahay .
@DJ-kx4ps
@DJ-kx4ps 2 жыл бұрын
Ana wasa canfar adeer Muslim hada la yahay mxa naga galay
@gagaa7649
@gagaa7649 2 жыл бұрын
Gesi galbidhakax u will be next parecedan Allaha ha kuxafido
@abdallaosmanabbi5644
@abdallaosmanabbi5644 2 жыл бұрын
Waraysigii mr dhagax soodaa lakin yuusan ku salaysnaan wareysiguunu mid ololaha doorashada somaliya khuseeya oo aad ku wiiqaysaan sharafta iyo karaamada madaxwaynaha dalka mr farmaajo Sidoo kalena aad ku garabsiinaysaa xulufada isbahaysiga oo deni iyo axmed madoobe u taliyaan Waad mahadsantihin
@Daudpost
@Daudpost 2 жыл бұрын
Markasta qalbidhagax wuxuu soo bandhigaa waxay ONLF ku midaysantahay
@amransuper431
@amransuper431 2 жыл бұрын
Qalbidhagax maad naga deysid sonalidan qurunka aad nagu dabo wadi Somali ma nihin mana rabo in nalagu Shego. Somaali wa kuwii onlf dhibi jirey Ee dhibaateyn jirey kumayaal rer ogadenya ah baa ku maqan .wa nebcahy Somalida disgusting .somalida iyagaa dad liito ah oo jigjiga Loga taliyaa.
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 2 жыл бұрын
WALIGAY DAD SOMALIA IYO SOMALI KU HAYO MA EHE MA ARAG WAX SIDADA U HADLAYO WAN KU DIIRSADAY WA IN MEEL KASTA KU BEEGSANA CID KASTA OO WAX INO GAYSATAY
@salaxmarcade9780
@salaxmarcade9780 2 жыл бұрын
Asc walaalgeygo waxaad kahadashay waa wax ruun ah dadka soomaaliyeed canfarta iyo wixii lasafanba indhaha hooska adiin meeyso
@xaamidaxmad6793
@xaamidaxmad6793 2 жыл бұрын
geesigesidhalay
@siyaadoshow1433
@siyaadoshow1433 2 жыл бұрын
Wcs kkkkkkkkkk 👌♥❤m.g
@tabonleabdi853
@tabonleabdi853 2 жыл бұрын
C w s
@zahraosman3540
@zahraosman3540 2 жыл бұрын
Kenyanka xitta waxay skuulada lagubaraa inay Northeastern(Wuqooyi baray) ay tahay Kenya oo Somaalida tegeena kasooguurtay Somalia
@libaaxy6032
@libaaxy6032 2 жыл бұрын
Kenyaanku hadda arantaas cadeyn ayeey u hayaan iyo Tusaale weyn Soomaaliweyn oo Qaxooti ah ayaa dhulkooda ku qaxay oo degay barina waxay oran karaan Soomaali oo dhan ka guura dhulkayaga markii horeba Qaxooti ayaad aheydeen dhamaantiin.
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 2 жыл бұрын
2 Garab oo ONLF ah majiraan ee waxaa jira ONLF mustafe iyo Gumaysiga Ethiopia isudhiibay iyo ONLF da saxda ah ee Gudomiye halgame Maadey
@abdimohammad7859
@abdimohammad7859 2 жыл бұрын
Geesi geesi dhalay libaax qalbi dhagax
@mohameddalmer3219
@mohameddalmer3219 2 жыл бұрын
Hadalka abdikarim sheekh muse wuxuu taabanhayaa qalbiga iyo shaqsi kasta oo somali aha kamid aha reer ogaadeniya Waxaana kulatalinlahaa in uu dhaxdhaxdiyo shaqsiyadka ishaya
@maxamedducaysane644
@maxamedducaysane644 2 жыл бұрын
Waxaan hubaa in hadii aad u istaagtaan midnimada jwxo halgamayaashii ay dhaxda uxidhaan khilaafku halkaa magaareen hagrashaa jirta
@xuseen935
@xuseen935 2 жыл бұрын
Mujaahid Qalbi dhagax waxaan Leyahay ONLF madaama Uu Yahay Magac Qabiil Halagu SLF Si Halgan Dhab ah Loo Wajaho Muda Badan ka Dib Maanta Ayaad Fursad Heysatan Oo Ethiopia Awod Io Afkaar Ahaan UBurburtay Ku Dhawaaqa Jamuuriyadda Somali Galbed
@colujoog5775
@colujoog5775 2 жыл бұрын
Qalbjdhagax oo aan ogaaden ahayn ba fiicnaanlahaa
@zainabkhalif6683
@zainabkhalif6683 2 жыл бұрын
kkk maxa is badali laha talow hadu qabil kale yahay ma qabil baa qof badala kkk
@mahednajiibshmahamud7853
@mahednajiibshmahamud7853 2 жыл бұрын
Waa runti hadi aan la tashan way u dhamatey somali ethiop oo kali ah mahe soomali oo dhan bey u dhamatey
@mrhoryaal
@mrhoryaal 2 жыл бұрын
*Western Somali Liberation Front* MAGACA JABHADA KAAS HALAGU #BEDELI
@gagaa7649
@gagaa7649 2 жыл бұрын
Tase waa xag
@jetaimemaman4826
@jetaimemaman4826 2 жыл бұрын
Wlhi wa runti geesi geesi dhalay Ethiopia waligenba wan iska celin jirnay waba manta aay kala dadsantahay
@colujoog5775
@colujoog5775 2 жыл бұрын
Qalbi dhagax waa soomali
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 2 жыл бұрын
ZANQADHIISA AARKU INBADAN SASAYEY XABASHIGU QALBIDHAGAX SAS WAX BADAN BUU KURIDEY SAWLANKOD LACADAABKA GUULEEYSO QALBI DHAGAX ONLF GARAB SIIYA GUUSHII BEREEY TAHAYE
@omerjibril7318
@omerjibril7318 Жыл бұрын
Adeer please Ethiopia not federal just named federal government If true federal government Ethiopia not interference Ogden province oil Only Ogden province government business For example Canada 🇨🇦 There is two province oil 🛢 and federal government Canada 🇨🇦 Not interference those two provinces 100% I know one province called Albert province peoples not pay province tax Because province have oil Please learn from the country rules by federal government
@_Khaalid
@_Khaalid 2 жыл бұрын
Qalbi dhagax mawqifkiisa ururka ONLF lama fahmi karo umana qalanto sumcadiisa raga uruka iska leh buu ugu horeeyaa waa inuu isu qaawiyaa siduu u badheedhi lahaa runtana u sheegi lahaa say isaga ula muuqato haba khadhaadhaatee. Tusaale magacii ONLF dad sheeganaya ayaa PP ku milmay miyaaney aheyn inuu halgamaagu labada qolo mid uu magaca kasoo rido.
@alimohamed9107
@alimohamed9107 2 жыл бұрын
Somali state they need to have arms to defend to them selves . You can't trust Gaal Ethiopian ah oo eat raw meat . We need to be independent from aids country
@ahashi7828
@ahashi7828 2 жыл бұрын
Shacabka Somaaliyeed waxa jebiyey magaca Ogaadeen baa dhulka leh ee Somaali ma leh waa in magaca Ogaadeen la mamnuucaa oo lagu midoobaa magaca Somaali Galbeed waa hadii la doonayo in magaca Somaali jiro oo Somaali guulaysato.
@abdisemedaden
@abdisemedaden 2 жыл бұрын
Odaygu wuu salaamanyahay suaal kooban Somalida Ethiopia dagani ma ogaadeen baa miayaanay Somali kale oo fara badani meesha deganayn oo aan talada wax laga waydiinayn?
@ahashi7828
@ahashi7828 2 жыл бұрын
Walaalkay Ethiopia Somaalida degan Ogaadeen waa ka mid 25% ayuu ka noqonayaa Somaalida degen Magacana waxaa bixiyey Gaalkii Soomaali kala qaybiyey.weligeena ka adkaan mayno Ethiopia inta aanu wadana magaca Ogaadeen ee waa in aanu qaadano Magaca SOMAALI GALBEED. Ogowna Somaliland North iyo Somaaliland South waa labada kale Europeanku u qaybiyeen Somaali oo ah Muqdisho iyo Hargeisa. Iyo NFD oo kenya haysato iyo DJabouti oo maanta XOR Ah .Magaca Ogaadeen waa shalay .
@zainabkhalif6683
@zainabkhalif6683 2 жыл бұрын
nuur masha alah shaqo wayn bad bolshada u heysa saxafada waa hobka cusub ee lago dagalamo
@amransuper431
@amransuper431 2 жыл бұрын
War maxamed super halaga qabto ururka .rerka meelkasto weey qasaan War waxa duliga ururka halaga qabto kursi iyo dhaqale doon weye ogadenka Ha tashto raggan rer super halaga saro halganka summacadii Ursula wey dhawacen.
@DJ-kx4ps
@DJ-kx4ps 2 жыл бұрын
Ogaden miyaa leh Somali galbeed marka 😂
@mohamedhassan-xl7lf
@mohamedhassan-xl7lf 2 жыл бұрын
Waxaa xaqiiq ah in Ethiopia ay aaminsani tahay somalidu ineyna Ethiopian ahayn somaliduna way og tahay taas
@calidaclood5205
@calidaclood5205 2 жыл бұрын
Waxaan jeclaan lahaa anigoo lambarkiisa hela si aan xidhiidh ulayeesho. Anigoo ah, Cali Jaamac Xasan《Naanays- Daclood》 Jooga magaalada Laascaanood.
@phatahmahrez8235
@phatahmahrez8235 2 жыл бұрын
GUUL IYO GOBONIMO MUJAAHID QALBIDHAGAX.
@Bulxan114
@Bulxan114 2 жыл бұрын
Wariyuhu Dhex-dhexaad ma ahan markii la eego Labada Garab ee ururka kkkkkk, Cagjar marna isagoo ONLF la taagan in uu ONLF caayo ama uu wax ka sheeggo maysan dhicin. Lkn Shaqsiyaad ayuu ataagaa ONLF sheegta lkn ay isaga aad u kala fog yihiin. Lkn ONLF waan tirtina shir ONLF kama dhihin marnaba.
@gundiid_channel9697
@gundiid_channel9697 2 жыл бұрын
walle lagaa baxsan maayo nuuraw
@ridwanmaxamed6940
@ridwanmaxamed6940 Жыл бұрын
nin raged
@darasadmedia.8599
@darasadmedia.8599 2 жыл бұрын
Waa Tigree gii xumaa hebel dhagax asagaaba jaajuus Tigree ah muxuu noo sheegaa
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 2 жыл бұрын
Ilkayar hooyada ba tigre ah ninkan wa ninka ethiopia u quus goyay damacedi
@ismailsahil4941
@ismailsahil4941 2 жыл бұрын
Nin rageed qalbi dhagax
@abdifataahcade6793
@abdifataahcade6793 7 ай бұрын
Waraysigan waa laba sano kahor inta uu shegay in dagaalka itobiya uu gari dono hada qaybo kamida wuu garay itobiya gudaheeda dagalka wu kasocda, sido kale eretriya wuu garaya way isku hubguranayan jabuutina badeedi bay weerar itobiya kutahay wax badano kalena way sosocdan Ninkan qiyaastisa way fadhidaan
@sumayaaaumar8414
@sumayaaaumar8414 2 жыл бұрын
bal idinka na xoreeya onlf 37 sano dagaalameysey ayaan sugeynaa
@mrhoryaal
@mrhoryaal 2 жыл бұрын
*DEEGAANKA ETHIOPIA MIDIDA DAABKEEDA **#OGAADEEN** BAA HAYA **#SOMALIDA** KALE SI BAY U **#YABAASALNTAHAY** DAWLADU **#DHAQANKA** SOMALI HA ISUGU YEEDHO **#SHIR** SOMALI HALAYEESHO HA **#LAKICIYO** SHACABKA **#ETHIOPIA** IYADA **#BARYOOTAMI** DOONTA*
@DJ-kx4ps
@DJ-kx4ps 2 жыл бұрын
Ogaden ayaa leh marka somha 😂😂😂
@mrhoryaal
@mrhoryaal 2 жыл бұрын
@@DJ-kx4ps *LAHAANSHAHA IYO MIDIDA DAABKEDA Taad Moodayso Maaha Waa QORAAL DIPLOMATIC Ah **#SOMALI** oodhan Ba DEGAN OO LEH **#DHULKA** halakala Deegan Waynaado LAAKIN **#LAMACAAMILKA** ethiopia IYO IN **#DEEGAANKU** sidaas u Ekeedo dadkuna SOMALINIMO wax isugu qaban **#MASUULIYADEEDA** Cida LEH ee Hadana KUSI socota hadalku Ku Tooganyahay lashaqaysata Cabaadana dadkiina usuuxisay film cadiya no jila* Hadeer ma Fahamtay Ina Aabo
@mrhoryaal
@mrhoryaal 2 жыл бұрын
@@DJ-kx4ps *LITERALLY ha u Qaadan COMMENT kasta Comment yada QAAR iyagoo **#SOMALI** kuqoran Ayaad hadana **#TURJUMAN** ubaahantahay kkkkkk hada Kadib **#DULUCDA** Hdalka Iyo **#Ujeedkiisa** faham*
@DJ-kx4ps
@DJ-kx4ps 2 жыл бұрын
@@mrhoryaal intad qorin ka fikir adna
@mrhoryaal
@mrhoryaal 2 жыл бұрын
@@DJ-kx4ps @DJ *Intad Sidas Ileedahay Waxaa Kawaxnayd Inaad I #Beeniso
@yusufmao475
@yusufmao475 2 жыл бұрын
War yaa soomaali ah ha la iskaga difaaco gar darrada garabka og ee Cafar soo qaaday.
@laasgalolmedia2614
@laasgalolmedia2614 2 жыл бұрын
Inagoo u Midawna
@amransuper431
@amransuper431 2 жыл бұрын
Ader nagadaay bahasha waad ka dhuumateye. Ragga cagjare iyo abbey ayaa kale jabshey . Uqdad ka dhexeyso Rer isaq iyo cabdule ayaa sameyey in ururka kale jabshey. Cagjare oo uqdad Rer cabdule qabo oo walalkey baa cabdule diley buu ku celceliya boqolal Walal cabdule ayuu akhiro u direy .wana dabodhilif u shaqeyo gumesiga.
@abdiwahabsheikhhassan2351
@abdiwahabsheikhhassan2351 2 жыл бұрын
War ninku wiilsanaaaa
@maxamedadan4940
@maxamedadan4940 2 жыл бұрын
Ninkii dilla kun qof oo masaakin ah waa halyey marka qalbi dhagax iyo halyey kale dheer
@a_m_gureylion-heart1210
@a_m_gureylion-heart1210 2 жыл бұрын
Ina dhilo
@zainabkhalif6683
@zainabkhalif6683 2 жыл бұрын
maxamed waxan waa adun ina ader waxad caden u hayn ha ka fidyon waxad indhahada ku aragta on ka hadal samankan fitnoyinka badan afdabulan waa dahab
@abdiqanitriple914
@abdiqanitriple914 2 жыл бұрын
Ninkàan wuu iska hadlayaaa dagaalka ha galo somalida hasoo weydiisto caawin diyaar ayaa nahay
@abdiali6334
@abdiali6334 2 жыл бұрын
40 sano ee ugu dabeeyay ayuu dagalayay adiga iska hadlayee soo diyar garow hada somali tahay adi oon mujahidiinta aflagadaynaynin
@larsmartin3314
@larsmartin3314 2 жыл бұрын
Ninkan xataa 77 kii wuxu kula baxay Qalbi-dhagax oo dulucdiisu tahay kii ay cabsidu qalbigiisa ka haajirtay!
@xamralive
@xamralive 2 жыл бұрын
Canfartu miyaanay Muslim ahayn maxay Maydka u asturi waayeen oo uu maydku dariiq yada u daadsan yahay Maydka Muslimiintu way Xaq dhowraanee wayna as Turaanee
@ahashi7828
@ahashi7828 2 жыл бұрын
Canfartu waa dad Muslim ah laakiin iyagu dagaalka ma bilaabaan waxaa bilaabay waa Cabdi Iley iyo Tigray.
@DJ-kx4ps
@DJ-kx4ps 2 жыл бұрын
@@ahashi7828 hooyada wase canfar jeclida war anaga wasna canfar Muslim Muslim ayad haysa Saudi Arabia saw Muslim maha saw Arab maha away Syria and Yemen palestin aqliga dabada kaga jiree rer miyi
@ahashi7828
@ahashi7828 2 жыл бұрын
@@DJ-kx4ps Asc walaal Hooyadaa,walaashaa,iyo Xaaskaagii baad cayday ee istaaqfurulah ,dheh
@ahashi7828
@ahashi7828 2 жыл бұрын
@@DJ-kx4ps mida kale Saudi Arabia Boqortooyo ayaa xukunta wadanka laakiin Shacabku waa dad kaa Islaamsan kaana aqoon badan kaana diin jecel,walaalkay wiil yar baad tahay ee so barbaar.
@DJ-kx4ps
@DJ-kx4ps 2 жыл бұрын
@@ahashi7828 aqliga ayaa futada kaa galay war diintay haytsan anagu teen hsysana hooyada wase gabare waxid
Did you believe it was real? #tiktok
00:25
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 54 МЛН
Scary Teacher 3D Nick Troll Squid Game in Brush Teeth White or Black Challenge #shorts
00:47
THEY WANTED TO TAKE ALL HIS GOODIES 🍫🥤🍟😂
00:17
OKUNJATA
Рет қаралды 22 МЛН
Somalia lashes out at Ethiopia-Somaliland port deal
4:45
Al Jazeera English
Рет қаралды 213 М.
VOA Somali Radio Idaacadda Galabnimo 14.07.2024
20:33
VTV Somali
Рет қаралды 2,3 М.
Jaamac Galad Iyo Mawliidka.
44:28
Qarri Jiqood
Рет қаралды 8 М.