“Waxa haysana nolol fiican laakiin gabar nagu hooyo ah aya jirta mana naqan xaalada ay ku jirto”…

  Рет қаралды 11,497

Illintir

Illintir

Ай бұрын

#Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

Пікірлер: 26
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 Ай бұрын
Ilaahay SWT ha soo dhaweeyo inay helaan gabadhooda iyadoo nabad qabta, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin ya Rabbi🙏
@sahromudey6415
@sahromudey6415 Ай бұрын
Ilaahey ha u sahlo gabadhooda sida ugu dhaqsiyaha badan aamin
@aminasuleman9446
@aminasuleman9446 Ай бұрын
Illaahay ha kuu soo fududeeyo walaashaa amiiin amiiin yaarabi
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 Ай бұрын
JazakumuAllahu khayran cabdicasiis iyo teamkaga💞
@ashawooo
@ashawooo Ай бұрын
illahaya ha idan sahala Walaashaya rabi ha idan soo fudeya
@ayanahmed1138
@ayanahmed1138 Ай бұрын
Allow u so sahal illin tir wa qof Qalbi wanagsan MashaAllah Guuleeyso l.a walkey mcn ❤❤❤❤
@foozia426
@foozia426 Ай бұрын
Ilahay hakuu soo fududeeyo walaasha insha allaah ❤
@zahrasaney7843
@zahrasaney7843 Ай бұрын
Scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 Ай бұрын
Ilaahay hasoo sahlo gabadha ayadoo nabad qabta
@umumeysara223
@umumeysara223 Ай бұрын
Ilahay ha sahlo
@zeinabs678
@zeinabs678 Ай бұрын
Allaah ha u sosahlo
@hamsahassan5788
@hamsahassan5788 Ай бұрын
Mideeda kale gabadhu waxeey tiri anakaaba yarayn .Wajigaas iyo yaraan waqtigaas .Mafahmin.
@halimajeylani9243
@halimajeylani9243 Ай бұрын
Qof isteres nurug dagdag cimri keena
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 Ай бұрын
Ciwaanka xoogaa Sow qalad kuma jiro mise anigaa mooda ilaahey gabadha ha u soo Dhaweeyo
@owliyo1218
@owliyo1218 Ай бұрын
Khalad ku jira la hooya yiri balse waa gabar la aabe ah
@hamsahassan5788
@hamsahassan5788 Ай бұрын
Haa waa ku jiraa waayo waxaa laga dhigey ,Barnaamijka in loo soo tuugsi tago oo kale .C/Aziiz wallal sax
@sihaamelmi8188
@sihaamelmi8188 Ай бұрын
Aamiin
@ShahidoHaashim
@ShahidoHaashim Ай бұрын
Allha sahlo
@warisbiligaadan980
@warisbiligaadan980 Ай бұрын
Abdi cazizow qofka marka laga maqanyahay mayelayo yaan lagudhicin meel ayaa goan anaga ayaa soo aragnay waxkasta waadhiibe waliba hooyooyinka
@owliyo1218
@owliyo1218 Ай бұрын
2022 ilaa hada waan wicin abdicasiis balse nooma jawaabo ma aqaan sbbta 2sano dhan whatsapp iyo wicid caadiya na looga qaban la yahay
@kamaalhassan2123
@kamaalhassan2123 29 күн бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Wll Ayagu waxay usoo hijrodeen annaga, sidaas darteed hadii ay noqdeen muhaajiriin annagu ma noqon karnaa ansaar😭 Wll fadlan u dadaal walalkeen reer siiriya oo gaarsii arrinkiisa inta aad gaarsiin kartid ee social media ha ku jira, si Ilahey u asturo ceebteena, جزاك الله خيرالجزاء
@mahmedmuuse3688
@mahmedmuuse3688 Ай бұрын
Maxaa duco kuu soo hoyata maalin walba aad dad isu heshid allaah hakugu asturo
@abdinasirbered1753
@abdinasirbered1753 Ай бұрын
Qabiilkeedu ma yahay duduble maqlisame reer nuur cabdulle mataan
@owliyo1218
@owliyo1218 Ай бұрын
Miyaa taqaan
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 Ай бұрын
Walaal hadaad taqaanid la xiriir
@hibomuse234
@hibomuse234 Ай бұрын
Walaalow la raadi hadaa taqaan gavadha la raadinayo
Indian sharing by Secret Vlog #shorts
00:13
Secret Vlog
Рет қаралды 62 МЛН
They RUINED Everything! 😢
00:31
Carter Sharer
Рет қаралды 17 МЛН
Шокирующая Речь Выпускника 😳📽️@CarrolltonTexas
00:43
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 11 МЛН
New Gadgets! Bycycle 4.0 🚲 #shorts
00:14
BongBee Family
Рет қаралды 14 МЛН
DEEQSAN ABDINASIR -NIN RAGEED OFFICIAL VIDEO 2024
5:00
Deeqsan Official
Рет қаралды 485 М.
Nin Soomali ah oo Europe so nacay kadib africa uso guuray 🇬🇲 Gambia
18:23
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 131 М.
*MALYUUN MAANKA DHALIIL LA II SAMEEYO | DHAGA-HADAL MA QAATO
25:18
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 119 М.
Indian sharing by Secret Vlog #shorts
00:13
Secret Vlog
Рет қаралды 62 МЛН