XAAFADAHA MAAL QABEENADA REER HARGEYSA DAGAAN | RICH PEOPLE OF HARGEISA LIVE HERE | Ep 53

  Рет қаралды 38,813

Faysal Shaik

Faysal Shaik

4 ай бұрын

#somaliacity #somalifolklore #somalifood #somaligalbeed #somalilandvisit #somalia #somali #somaliland #africa #somalilanguage

Пікірлер: 296
@aarkamudugofficial28
@aarkamudugofficial28 4 ай бұрын
Hargeysa Harwanaag Caasumada Jamhuriyadda Barakeysan Ee Soomaaliland Rabow Usiyaadi Nabada Jamhuriyadda Barakeysan Ee Soomaaliland 💚🤍💚 From Galmudug Cadaado Carfoon
@ikranhaji2241
@ikranhaji2241 4 ай бұрын
Thanks 🙏 wll
@moktar444
@moktar444 4 ай бұрын
Sh.mustafe sheikh oo kliya nooma aHa, macalin iyo tarbiyeeye ayuu no yhy alle ha xfide❤️
@AMIsmail22
@AMIsmail22 4 ай бұрын
Watching from Manchester UK 🇬🇧 greetings to you and all Somalilanders 🫡🫡🫡🫡
@LegendaryMaestero
@LegendaryMaestero 4 ай бұрын
Watching from Pennsylvania USA ❤❤❤
@user-bq4wp6yo2b
@user-bq4wp6yo2b 4 ай бұрын
Meesha ka kaalay ceedh ayaa ku. Waalay, iyo warehouse gumeesi
@zubeirwaran-bari8730
@zubeirwaran-bari8730 4 ай бұрын
​@@user-bq4wp6yo2bhaka jiidhine daa dadkeena.
@abdirahmanhassanmuhumed5715
@abdirahmanhassanmuhumed5715 4 ай бұрын
Kk jaaliyada cusub miyaad tahay, waadigan from Pennsylvania la soo boodayee
@mohameddayib2894
@mohameddayib2894 4 ай бұрын
Pennysylvania aya waxwaayn la ah malaha waa kuwa darbiga kasoboday.​@@abdirahmanhassanmuhumed5715
@amalismail7772
@amalismail7772 4 ай бұрын
Pennsylvania waa meelaha ugu badan drugs iyo nacasta lagu cuno
@Qisadaallaylkii
@Qisadaallaylkii 4 ай бұрын
Zxp hargaisa waa meesha lagu ansixiyo hibooyinka maanta laga bilaabo waxaanu ku ansixiney in aan tahay sahamiye ama vloger weyn waana bilowga kor u kaca hibadaada keep goinig waxaan ku rajaynayaa in aad meel kasii cajiibsan iyo dad wanaagsanba aad booqato lana kulanto Garabkaaga allah ha galo zxp faisal 😀😊❤️
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Mahadsanid wll.
@ahashi7828
@ahashi7828 4 ай бұрын
Maasha Allah Faysal sheekh MASALAHA iyo Quruxda iyo NABADA HARGEISA Illaahay Somaali oo dhan NABADA ha u siyaadiyo Viva Somaaliland.🙏
@user-oz9sx1jz9b
@user-oz9sx1jz9b 4 ай бұрын
Kuraaaxeeyso dhulkaaga soomaalind❤🇨🇮🇨🇮🇨🇮♥️
@abdisamadaliguled3259
@abdisamadaliguled3259 3 ай бұрын
Mashallah Hargeysan cadey ❤❤❤
@taqile2017
@taqile2017 4 ай бұрын
Hargaysa waa Jeclahay 😍 Zxp Faysal waan Ku salamay Waa Saxiibkaa Taqile Oo Kasoo Salaamaya Qabridahar 😮
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Taqille waan kaa qaaday sxb. Qabridahare ka wrn? Biyihii qaraaraa? 😂
@ahmedsirad8855
@ahmedsirad8855 4 ай бұрын
Watching from Birmingham UK 🇬🇧 Amazing
@milaatoboy7075
@milaatoboy7075 4 ай бұрын
Welcome sxb
@milaatoboy7075
@milaatoboy7075 4 ай бұрын
Welcome sxb
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
🙏
@Aamina970
@Aamina970 4 ай бұрын
Nasiib badanaa xaafadaha masjidka sh.mustafe u dhawi kama daaleysid wacdigiisa iyo waanadiisa wn jeclahay wllhi heer aan geerida uga baqo rabow cimri dheer iyo caafmaad taam ah ayaan ku weydiiyey sheekha❤😢
@moustaphaelabe8688
@moustaphaelabe8688 2 ай бұрын
Welcome to our country so dawoow faisal legend
@Cabdishakuraadan
@Cabdishakuraadan 4 ай бұрын
Mansha Allah quruxdiii wadankaygi, illhy hawsiyaadiyo napada iyo xasilonida wadanka ❤💯👌 FROM SomalI regional state.
@kaamilabdirahman210
@kaamilabdirahman210 4 ай бұрын
Masha Allah beautiful Somaliland hargeisa sxb dawga sheekh iyo Barbara ku xigsii❤
@anissahassan9932
@anissahassan9932 3 ай бұрын
Watching from London I hope you have great time in harguesa ❤️💚🤍
@Deeqayuusuf-rc6mg
@Deeqayuusuf-rc6mg 4 ай бұрын
Beerta geela❤❤❤ Hargiesa wakhti qurux badan ku qaado magaaladaada
@abdikafarhussein9298
@abdikafarhussein9298 4 ай бұрын
Masha Allah, I am watching from Nyahururu Kenya 🇰🇪
@abdikafarhussein9298
@abdikafarhussein9298 4 ай бұрын
Following up since the first day to date
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
I was there. Nyahururu 😂
@guledmaxamed2529
@guledmaxamed2529 4 ай бұрын
Maashalah Great Somaliland Hargeisa Xaafada Masalaha Nice
@ikranhaji2241
@ikranhaji2241 4 ай бұрын
Maansha Allah Hargeisa somaliland 🟢⚪️🔴meeshan ku dhashay ku raaxayso dhulkaaga hooyo wll 😘🩸
@abdirahmansalaan5564
@abdirahmansalaan5564 4 ай бұрын
Zxb waan ogahay inaanad nagala kulmin soo dhawayn taad naga mudnayd lakiin caloosha waxba hanoogu qaban KZfaq Kala kicinaynaa insha allah❤
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Sxb waxaas xun ma jirto. Reer Hargeisa waa gobe, ee KZfaq kaan meel dheer ha gaaro
@ahmedaden7685
@ahmedaden7685 4 ай бұрын
Sxb nooma aad soo sheegin insha allah lkn youtube ka iyo viewska waad naga helaysa youtuberska magalada ninkan ha u kacaan soo dhowayntiisa
@Mohamed16830
@Mohamed16830 4 ай бұрын
Intaad hargeisa joogto inaad 50k gaadho ama ka badan waan rajaynaya, asxaabtayda waan la wadaaga anigu. Dhalinyarada reer SL isku share gareeya oo wiilka ilaa 100k aynu gayno insha Allah❤❤❤👏🏼
@Paxton.11
@Paxton.11 4 ай бұрын
Xaafadaydii half London ayaan u jeedaa. Good job bro.
@aaminozmohamed991jamactimo5
@aaminozmohamed991jamactimo5 3 ай бұрын
Mancha alh hargaygsa city 🏙️🌆❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤. City of freedom and development
@khaalid713
@khaalid713 4 ай бұрын
Mshaa allaah caasimada waaa dhisan tahay alle isha cadawga ha naga hayo inaba caadi ma ahan muuqalada aad soo duubtay thnks faysal shaikh❤❤
@fhfy8327
@fhfy8327 4 ай бұрын
Reer hargaisaw idinkaa jooga wadankii inanka soo dhaweeya ❤❤❤
@sacadfuaad8273
@sacadfuaad8273 4 ай бұрын
Boqol jire iyo jigjiga yar kalay ❤
@GARAADFARXAAN
@GARAADFARXAAN 4 ай бұрын
Reer Somaliland waa dad nasabah m.a
@user-oi7gn9rc8h
@user-oi7gn9rc8h 4 ай бұрын
masha allah wa qurux HARGESSA wan jeclahay in an imaado ❤❤❤
@sakariyeabdi9046
@sakariyeabdi9046 4 ай бұрын
Faysalow zhp suuqii waahen ee gubtay ee hada dhismuhu ku socdo maad muuqaal nooga soo duubtid adoo mahadsan
@____Cumar____
@____Cumar____ 4 ай бұрын
Legend waan kula soconaa 💯
@abdirahmanmaxmud3947
@abdirahmanmaxmud3947 4 ай бұрын
Watching from india amazing home of mine
@ZAKYAREE
@ZAKYAREE 4 ай бұрын
Dhir badan ha llagu beero inshallah ❤
@haweeyafanax9093
@haweeyafanax9093 4 ай бұрын
Mansha'aAllaah hore u soco wll.
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 4 ай бұрын
Ma sha alla faysal thanks habo ❤💖👍
@drnureini7538
@drnureini7538 4 ай бұрын
watching from London UK. i missed Hargeisa, Somaliland, it's been 7 years since i was last there. I can see great developments MashaAllah.
@ibrahimjama3579
@ibrahimjama3579 4 ай бұрын
Waa kula dalxiisnay xerada geela gobaad iyo hargaysq
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 4 ай бұрын
Are u from menneipolis?
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
🙏. Mahadsanid
@MohamedAKarshe
@MohamedAKarshe 4 ай бұрын
Watching from Boston, Massachusetts. Kudos to you bro for sharing this insightful piece of work 👏
@mohamedshelare153
@mohamedshelare153 4 ай бұрын
Watching from Canada Edmonton
@hodanahmed252
@hodanahmed252 4 ай бұрын
Mahadsanid wlo faysal
@baasareelayuusuf940
@baasareelayuusuf940 4 ай бұрын
Masha Allah feysal caawawa wx joogta hooygii fanka Somalia moesha ugu gurux badan
@Somdraw958
@Somdraw958 4 ай бұрын
Wll hadda fan kama jiro. Waa hoyga diinta iyo hooyada dacwadda haddii hore hargeisa caan ugu aheed bandhig faneedyo Hadda waxay caankutahay tartanka quraanka iyo dugsiyada waxa intaas uraaca siyaassadda oo dadkeedu aad jecelyihiin una falanqeeyaan xilligan qofka hargeisa fankusheegaa warkama hayyo
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 4 ай бұрын
Faysal sheekh Ninka magaalada ku wareejinaya Xaafadihiina i dhaafi dheh odayga oo hargeisa waa caasimad weli xaafad ayaa wareegaysanaysaa ee Ninka magaalada igu wareeji dheh Camerad ayaa wadataaye kaftan wacan sxb galbeedka magaaladana booqo😅
@sacadfuaad8273
@sacadfuaad8273 4 ай бұрын
Aad iyo aad pro😂😅
@ZultanAmin-qs8jw
@ZultanAmin-qs8jw 4 ай бұрын
Mazha Allah keep going bro
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
🙏
@saalimmohamedmouse-ul1uz
@saalimmohamedmouse-ul1uz 4 ай бұрын
Mahadsanid saaxiib
@Sumaya-el2fx
@Sumaya-el2fx 4 ай бұрын
ManshaAllah. Muqal fcn inkastoo aaad lasso dahday
@user-qs9qf6kt6i
@user-qs9qf6kt6i 4 ай бұрын
Maasha-Allah I am watching this from Sheffield, UK. Thanks. Osman.
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Thanks and welcome
@munirkh
@munirkh 4 ай бұрын
Watching from Oslo, Norway. My home town Hargeysa 👍🏾😊👍🏾😊
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
You got a cool hometown 😉
@halimaaden275
@halimaaden275 4 ай бұрын
ASC I am watching from Canada❤❤❤
@user-it9tj4tu5m
@user-it9tj4tu5m 4 ай бұрын
Maansha allaah kuraaxayso sxb
@Hilinka_hormarka
@Hilinka_hormarka 3 ай бұрын
@Dhaqterr @Qaysqayser @Maaweel Ninkaan maad soo dhaweysaan.. Hargaysa ayuu joogaayee
@user-sp7ks6qd8n
@user-sp7ks6qd8n 4 ай бұрын
WHAT A BEAUTIFUL SKY
@icc.concepts
@icc.concepts 4 ай бұрын
Ma sha Allah 🎉 glad u enjoying Hargeisa br
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
🙏
@aarkamudugofficial28
@aarkamudugofficial28 4 ай бұрын
Faysal Abdulaahi Ugaaz Goormeed Bilaabeysaa Safarkaada Djibouti 🇩🇯 Ugaaz Taas Bal iisheeg
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Bacda Ramadan brother
@Degaliah
@Degaliah 4 ай бұрын
Seattle Washington ayaa kaso salamaay dedkeygii❤❤❤
@hindagabas9855
@hindagabas9855 4 ай бұрын
MaashaAllah baxsaneey Hargaysaay beertii xorriyadaay❤❤❤❤
@habibahussein-eb7ss
@habibahussein-eb7ss 4 ай бұрын
Watching from Canada Masha Allah
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Wcs. Thank you very much 🙏
@arbamedia5151
@arbamedia5151 4 ай бұрын
Mansha allaah faysal video soo badi malin walba kaga dhig meelfog baan kaa daawanaye
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Haye wll
@ahmedjajale6312
@ahmedjajale6312 4 ай бұрын
Masho alha sxb so dhowawo
@abdukadirnur6110
@abdukadirnur6110 4 ай бұрын
Mashllah faisal walaal waad ku mahadsantahay sida aad noogu dalxiisisay Hargeisa Cad. Allaha dhawro ayada iyo dadkeedaba. Saxiibbada qiimaha leh ee si naxariis leh iyo Engineerkaba waan salaamayaa wana ku mahadsanyihiin sida walaalnimada leh ee soo dhaweyntaada ugu istaageen. Waad i jeclaysiiseen Hargeisa runti.
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Waan kaa qaaday salaanta sxb. Mahadsanid
@medmedia9089
@medmedia9089 4 ай бұрын
Watching from Djibouti 🇩🇯💯 keep going bro
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
🙏
@abokorbaxnaano3252
@abokorbaxnaano3252 2 ай бұрын
Waa imisa qiimaha guriga mise waa kiro
@shadiyashafici8327
@shadiyashafici8327 3 ай бұрын
Hargeisa capital city somaliland ❤
@user-hf2ir4do5j
@user-hf2ir4do5j 4 ай бұрын
zxp viedow yadaada waan kahelay wllhi❤
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Mahadsanid wll. Kuwa xigana ku xirnaw
@amiraa.ibr2
@amiraa.ibr2 4 ай бұрын
masha Allah❤
@aqoonkororsimedia4345
@aqoonkororsimedia4345 4 ай бұрын
Aragsan village ayaa kuhadhay inaad noo sooduubto bro
@nimcocabdi-ij9vu
@nimcocabdi-ij9vu 4 ай бұрын
Masha allah haflanadhan hargeysa qaali werye nabaduwe hayna Kala qubin aamiin ❤❤❤❤❤ qaadir hey haydin garab galo ❤💚🤍🤍🤍💪💪
@ismailomar2537
@ismailomar2537 4 ай бұрын
ASC Feysal Waxaan ku leeyahay hambalyo. Safaradaada waan la wada socday. Nin turist ayaan ahay. Sidii aan rabay in aan yeelo ayaad yeedhay. Waan kuu qirayaa in aad nin geesi tahay. Labadii nin inay ku dhacaan ayay doonayeen. Ilaah ayaase kaa badbaadoyey. Wish you god luck
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Thanks Ismail.
@fatufabulous5703
@fatufabulous5703 4 ай бұрын
Masha Allah watching you From Masalaha gurigayga ayan halka Ka arka 😂❤
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Mxaad iisoo dhaweeyn weyde? 😂
@noloshacusub614
@noloshacusub614 4 ай бұрын
Welcome to Hargeisa and have a good trip Faisal brudda! Faysal maka fikiri kartaa inaad Berbera tagtid walaal, waa meesha ugu quruxda badan dhulka somaalidu dagto beryahani danbe, btw wadada Hargeisa u dhaxaysana aad ayay u wanaagsan tahay oo waatii Wajaale oo kalle, oo aad ugu raaxaysan doontid IA.
@NAAWILE
@NAAWILE 4 ай бұрын
MashaAllah ❤❤❤ 0:41
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 4 ай бұрын
Masha allah
@Abdulqani.hussein
@Abdulqani.hussein 4 ай бұрын
MashaAllah MashaAllah I love you Somaliland ❤😊😊😊😊😊😊😊
@maxamedmareye7431
@maxamedmareye7431 4 ай бұрын
Mansha allah guuuuuul soomaliland❤❤❤❤❤❤❤
@SaynabNuur-zu4ib
@SaynabNuur-zu4ib 4 ай бұрын
Masha allaaah tabaarakalaah 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@abdyrahman8851
@abdyrahman8851 4 ай бұрын
ThAnks bro
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
🙏
@kismamedia6719
@kismamedia6719 4 ай бұрын
Which kind of Action camera do use bro gobro or Dji action camera
@ayaandiamond41
@ayaandiamond41 4 ай бұрын
Faysal jigjiga yar hala keeno
@arliyop3199
@arliyop3199 4 ай бұрын
Wuu ugusoo horeeyay markuu soo galayba
@ahmeddirey2484
@ahmeddirey2484 4 ай бұрын
Si naxariis leh wan ku salaamey
@amalismail7772
@amalismail7772 4 ай бұрын
Jigjiga yar, masalaha, waa meelaha ugu qurxoon
@nouraniibro548
@nouraniibro548 4 ай бұрын
Asc , Faysal & Si naxaariis leh , Jig-jiga yar soo booqo old fashion millionaires live there 👌
@khaliddi9767
@khaliddi9767 4 ай бұрын
Ciilaan 😂😂😂😂sac sac musa
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Haye brother
@nuorasagal4073
@nuorasagal4073 4 ай бұрын
Qaali weeye nabaduye allaw haydin kala qubin aaamin alle hano barakeeyo wadanka heestaaba igu socota faysal mar waliba wan ku so dhawaynaynaa
@yousufahmed5304
@yousufahmed5304 4 ай бұрын
Guul somaliland ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹
@Fransiis
@Fransiis 4 ай бұрын
Maashalah Great Somaliland Hargeisa City Xafada Masalaha Shidan Highling
@prof.mohameda.farahjaafaa2137
@prof.mohameda.farahjaafaa2137 4 ай бұрын
maanshaallaah
@abdifataaxabdallah
@abdifataaxabdallah 4 ай бұрын
War ninkaan waa bahal sinaxariis leh ninkaa aad noogu salaan✋️
@abiabi2393
@abiabi2393 4 ай бұрын
Masha alaah habalyo Faysal somaliland walagabajiyay marki hore lakin imika waxay ilatahay inay kabaxday khalad kilavasiyay kuso dhawow jahuriyada barakaysan sodhowyn iyo walalnimo dacada bad kalakulmaysa inanka kuwadana wusalamanyahay wad aragtay siday aman Utahay ee lacagtu iyo dahabku debeda isagayalan citabanaysana jirin ee kudandashowd👍✅❤️
@Sayidmosafir
@Sayidmosafir 4 ай бұрын
Mansha Allah allah nabada haynoo barakeeyo dal iyo dadba❤
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Ameen
@hiddowacan811
@hiddowacan811 4 ай бұрын
Maansha allaah❤❤❤❤❤
@abdoa7191
@abdoa7191 4 ай бұрын
I would advise you to visit different parties of Hargeysa particularly good places like hotels and mools . Visit first delux hotel Al Mansoor and Grand hotel etc
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Hotels need money 🤑 😂😂
@MaxamedCabdi-bv3tj
@MaxamedCabdi-bv3tj 4 ай бұрын
Hargeisa.masha.allah❤
@kyletyson1155
@kyletyson1155 4 ай бұрын
Faysal shaikh i hope you are having good time in Hargeisa.I would tk say hello the gentle man who is your guide. I LOVE MASLA AREA ' Hargeisa ia All beautiful.. my greetings to you fro. FLORIDA
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Hi bro. Thank you.
@boqorkajcylka9277
@boqorkajcylka9277 4 ай бұрын
Welcome saaxiib kugu soo dhawayn mayno oo dal iyo dad somaliyeed ayaad u timid❤
@abuubakarmohamed5748
@abuubakarmohamed5748 4 ай бұрын
Hassan waa nin akhyaar ahna oo reer magaal ahna soo dhaweyn fiican iyo muuqaal heer sare .
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Aad iyo aad. M.a
@user-bv6ep3tr2t
@user-bv6ep3tr2t 4 ай бұрын
Dhul h.awal sacad muuse❤🎉
@user-bv6ep3tr2t
@user-bv6ep3tr2t 4 ай бұрын
@@zaramoh588 wax ma haysatadiibaa wax sheeganaysa maanta😅 hargaysi waa dhul habar awal ee martaad ku tihiine edeb yeesha oo haku kibrina kuwaad martida u ahaydeen
@cariifcade3933
@cariifcade3933 4 ай бұрын
Muuqaalkan waan kahelay wlaahi 2da vidiow aad kasameysay kan aa kuleh, kuwa kale oo kaqurux bdn ayaan kaa sugeynaa
@hofficialchannel771
@hofficialchannel771 4 ай бұрын
Dhul arab ku wad zxp sinaxarisleh wan ku wata intasaba hargeisa ka badane dal xiska intas ka badane
@jamaaldolale5491
@jamaaldolale5491 4 ай бұрын
Be safe bro
@FatumaAmina-ow4kj
@FatumaAmina-ow4kj 4 ай бұрын
Faysalaw ku soo dhawoow hargeisa magaaladu waa magaldaadi
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Mahadsanid Fatush 🙏
@SucaadEcabdillahi-qy5ep
@SucaadEcabdillahi-qy5ep 4 ай бұрын
Jig jigayrtag wll
@Suhayb_Mohammed
@Suhayb_Mohammed 4 ай бұрын
Kal iyo laap soo dhwow tallye👋🏼🤴🏻
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
🙏
@khaalid713
@khaalid713 4 ай бұрын
inshaa allaah wax yar kadib s/land waa wada dhismaysaa marka ictiraafka lagu dhawaaqo guul guul s/land iyo shicib keeda qalbiga fiican ee isku duuban qof kastowba nabada dhinacaaga ka ilaali
@user-zx9vy4wf8j
@user-zx9vy4wf8j 4 ай бұрын
Welcome to home hargaysai
UGU DAMBEYTII WAXAAN SOO GAARAY HARGEISA | HOYGA FANKA | Ep 51
18:51
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 12 МЛН
DAD LEFT HIS OLD SOCKS ON THE COUCH…😱😂
00:24
JULI_PROETO
Рет қаралды 13 МЛН
Hargeisa street food | CUNTADA WADOOYINKA
16:31
Maaweell
Рет қаралды 95 М.
SAFAR KAYGII ETHIOPIA | XARSHIN | MOOQORAY | TAAGAN DUUR
11:06
Socdaalkaygii Saylac | My Voyage to Zeila | Ancient town | Ep 64
18:57
Hargeisa, Berbera and Sheik - Somaliland
7:00
Discovering Destinations
Рет қаралды 1 М.
PART 20 - DHISMAHA QASRIGA UGAASKA - BUILDING LUXURY HOUSE IN JIGJIGA
5:30
Rayaan K General Construction Company
Рет қаралды 1,2 М.
MAGAALADII JACAYLKA | BERBERA ♥️ | Ep 56
20:24
Faysal Shaik
Рет қаралды 22 М.
Aragsan Village Hargeisa | Xaafada Aragsan
9:23
Somali Fair Media
Рет қаралды 49 М.
БОРЬКА УТОНУЛ
0:59
LavrenSem
Рет қаралды 3 МЛН
Когда встаёшь первым после посадки самолёта
0:34
Время горячей озвучки
Рет қаралды 2,9 МЛН
А ты че проблемы раздаешь?  #фильм#сериал#кино
1:00