UGU DAMBEYTII WAXAAN SOO GAARAY HARGEISA | HOYGA FANKA | Ep 51

  Рет қаралды 52,232

Faysal Shaik

Faysal Shaik

4 ай бұрын

#somali #somaliacity #somalifolklore #somalifood #somaligalbeed #somalia #africa #ethiopia #somaliland #somalilandvisit

Пікірлер: 500
@rodahassan929
@rodahassan929 4 ай бұрын
Hargaysa waa magalo ladumiyey 1988. Waxa labilàabay in ladhiso 1991 masha Allah meel fiican bay maraysaa jidadkuna waa dhismayaan don't worry hargaysa hore usoco.
@user-xr1hp4pi1f
@user-xr1hp4pi1f 4 ай бұрын
You can't imagine how much I was waiting for you if we are Somalilanders we support you more because you showing us what we are in the world there are more people who doesn't wanna to hear our country Somaliland we are proud of you welcome in open hands ❤💚🤍❤️😊😊
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 4 ай бұрын
🙌👍💕🌹🌺
@5hanl3
@5hanl3 4 ай бұрын
😂
@Raysar_578
@Raysar_578 4 ай бұрын
Country maxaya😂
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 4 ай бұрын
​@@Raysar_578bil ramadaan soo galaysa ee walal xaasidnimada iska daa ilaahay xaasidka malinta ramadaan soonka kama aqbalee
@CabdirisaaqKhadar
@CabdirisaaqKhadar 4 ай бұрын
Kusooo dhawaw caasimada REPUBLIC OF SOMALILAND welcome pro
@ahashi7828
@ahashi7828 4 ай бұрын
Maasha Allah Faysal Illaahay ha ku nabad yeelo Viva Somaaliland Illaahay Ha dhawro Nabadeeda Aamiin
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
🙏
@sagalahmed9900
@sagalahmed9900 4 ай бұрын
​@@FaysalShaik1 meel fog oo wareeg ayad ka so gashay magalada hargeisa ❤ sikastaba ha ahaade ku so dhowow magalada hargeisa ila kenya to somaliland wan kula socday🎉
@MUNIIRMUSTAFE
@MUNIIRMUSTAFE 4 ай бұрын
Kusoo dhawow casimada #jamhuriyada somaliland# zhp🙋‍♂️
@carafaadabdilaahi
@carafaadabdilaahi 4 ай бұрын
WELCOME SOMALILAND PEACE COUNTRY
@mahadibraahim4014
@mahadibraahim4014 4 ай бұрын
Welcome to hargeisa faysal sheikh kubsoo dhowowo city of peace ❤❤❤❤❤❤❤❤
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Thanks brother
@hassmali1139
@hassmali1139 4 ай бұрын
Mash Allah Faysal Ader Welcome to Hargeysa 🎉 Feel like you home Somalidu Xuduud maleh lakiin Mamulo kala duwan ayey leyihiin Kuso dhawow Somaliland Rep❤❤
@hodanmohamed5734
@hodanmohamed5734 4 ай бұрын
14 :11 halkaad marayso waa madaxtooyada jamhuuriyada somliland 💚💭❤
@user-gb8tt8oq2e
@user-gb8tt8oq2e 4 ай бұрын
Reer Hargeisa intiina joogta magaalada inanka si wacan usoo dhaweeya.
@user-ii9jg5se7t
@user-ii9jg5se7t 4 ай бұрын
Markaas waxaad soo gali dhoontaa Ali sabiix iyo caarey waan kugu soo dhawayn dhonaa inch'Allah
@rodahassan929
@rodahassan929 4 ай бұрын
Waan ku sugaynay kusoo dhawa dhulkii somalida dadka somaliyeed waa wada walaalo ethoipa waxad fahmaysaa in gumaysi haysto lakiin dadka somalidu waa wada walaalo masha Allah weligeen hadan maryo kalawada gaana wadano somali waa somali
@mastaafareofficial513
@mastaafareofficial513 4 ай бұрын
Wellcome to hargeisa magaalo aan lagaa xigin
@Burcaawi2010
@Burcaawi2010 4 ай бұрын
Welcome to my home country. I have been following you since at begging of your adventure. I wish you all the BEST. Greetings from California USA. Waar reer Somaliland Faysal ha la soo dhoweeyo bilaash hotel iyo makhaayadaha ha looga dhigo
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Waan dhawahay Burcaawi. Aad baad u mahadsantahay wll
@iidcalifahie682
@iidcalifahie682 4 ай бұрын
Mansha allah welcome brother somaliland
@zack12951
@zack12951 4 ай бұрын
Wadoyinkan Somaliland aad bay shilalku ugu badan yihiine iska ilaali sxb illah ba wax ilaaliye❤
@abdirahmansalaan5564
@abdirahmansalaan5564 4 ай бұрын
Suuqii gubtay soo eeg taliye Mar hadaa timid❤
@user-ii9jg5se7t
@user-ii9jg5se7t 4 ай бұрын
Sharma boy waan soo dhawaynay oo buurtii calankaa baan kuu soo dhawaynay
@naasirhussein1590
@naasirhussein1590 4 ай бұрын
soo dhowow sxb aad baan kuula socdaa from hargeisa
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Thanks Nasir
@abdiwarsame6229
@abdiwarsame6229 4 ай бұрын
Salaamu Calaykum walaalkey Faysal ku soo dhowoow magaalada Hargeisa sxb ha is martiyeen dalka waa dalkaagii dadkuna waa dadkaagii sxb don’t worry anything you are in peaceful bro. WELCOME TO HARGEISA
@hodanc6255
@hodanc6255 4 ай бұрын
Lama xirayo miya
@Mohamed16830
@Mohamed16830 4 ай бұрын
@@hodanc6255why loo xira? Inta lasoo dhaweeyo ayaa madaxa la saarana wiilka❤
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Thanks brother
@khalidcagawyine7035
@khalidcagawyine7035 4 ай бұрын
Iska jir wadada sxb waa halis
@abdulazizmohamed5500
@abdulazizmohamed5500 4 ай бұрын
Sxb insha'allah isticmaal bro marwalba SaaS dheh iyo mansha'allah alxamdulillah
@FarhanMohamed-up3kx
@FarhanMohamed-up3kx 4 ай бұрын
Noo kaaley djibouti waan ku sugayna saxib
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
InshaAllah walaal. Goor dhow
@quenmaida1376
@quenmaida1376 4 ай бұрын
Wan jeclan lahaa inaaad. Casimadii umada somaliyed ee muqdisho baskilkaaga ku timaado lkn save maaha wadoyiinka soo galo xamar waayo naftaada ayan u baqayaaa wll
@Homoerectus-zd7vc
@Homoerectus-zd7vc 4 ай бұрын
Nakupenda Sana Somaliland Democratic Republic❤❤❤
@abdukadirnur6110
@abdukadirnur6110 4 ай бұрын
Mashallah. Another landmark,Hargeisa. Well done Faisal. Keep going, You are almost there. Wish you a safe journey.
@TeamQurbawi
@TeamQurbawi 3 ай бұрын
Hargaisa hoyga fanka soomaliyeed gaar ahaan soomaliland ❤
@user-oi7gn9rc8h
@user-oi7gn9rc8h 4 ай бұрын
Sh Mustafe iyo Sh Dirir Nogu salan ❤
@Studentsuhayb
@Studentsuhayb 4 ай бұрын
@ahashi7828
@ahashi7828 4 ай бұрын
Maasha Allah waa labada sheekh ee reer Somaaliland ugu jecel yahiin Culumada kama hadlaan Siyaasiyiinta soomaaliyeed ee Somaali 40ka sanadood kala qaybiyey laakiin waxay dadku ku jecel yahiin waxay tusaan jidka toosan ee loo maro JANADA Aakhiro iyo Nabada sidii Aduunka loogu noolaan lahaa .
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Aad iyo aad 😃
@youngbossaceee2546
@youngbossaceee2546 4 ай бұрын
Good job
@siraji23
@siraji23 4 ай бұрын
Bro weka gabay instead of the background music some of us don't listen to music we try protecting our ears from it as much as possible
@user-mq2rg4lc9c
@user-mq2rg4lc9c 4 ай бұрын
Say what now😂😂😂😂 mashallah
@LegendaryMaestero
@LegendaryMaestero 4 ай бұрын
From dambi to dambi😂😂 LoL, Somaali funny 🤣
@siraji23
@siraji23 4 ай бұрын
@@LegendaryMaestero gabay is not haram because it doesn't have musical instruments
@siraji23
@siraji23 4 ай бұрын
@@user-mq2rg4lc9c why are you surprised? Don't you know the religion
@kingmoses6135
@kingmoses6135 4 ай бұрын
Don’t watch then
@bulsho2796
@bulsho2796 4 ай бұрын
Faysal intaad hargaysa joogto isku day inaad soo duubto meelaha magaalada ugu caansan. Isku sheeg dadka inaad ku safraysid Bike kolay waxaan filayaa inaad heli doontid cid kaa caawisa inaad magaalada warbixin ka diyaarisid. Aaad baad u mahadsan tahay Welcome to Hargeisa.
@amranosman1999
@amranosman1999 4 ай бұрын
Be careful the way they driving is crazy 😂😂😂
@abdirahimhaaji4940
@abdirahimhaaji4940 4 ай бұрын
Welcome to Hargeisa Somaliland Pro
@maxcali863
@maxcali863 4 ай бұрын
Dad adigoo la kulmeysid kuso dar Insha Allah. Iyo umada Nolasha ey kunoolyihiin. That is what makes the Vlog and travel entertaining and educational.
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 4 ай бұрын
Hargeisa way dhismayaal qurux badantahay shacabku way qurxiyeen oo waa caasimad lkn dowladu wadooyinka may dhisin midaas waa cambaaraynaynaa sxb waa ognahay thankz
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 3 ай бұрын
Masha alllllah noooooooooolaaaada aaamiiin❤
@FarhanMohamed-up3kx
@FarhanMohamed-up3kx 4 ай бұрын
Hoyada fanka iyo hornimada kow samalilada ugu qaalisan duulka somalida caasima barakeysan somaliland amiin amiin amiin
@Footballfan85
@Footballfan85 4 ай бұрын
First comment ❤welcome to my country faysal❤❤
@maxamudmaxamedcali3568
@maxamudmaxamedcali3568 4 ай бұрын
Soo dhawow wallkayo
@ahmedjajale6312
@ahmedjajale6312 4 ай бұрын
Sxb so dhawawo ali milkasti nabad hagugu geeyo amiin
@asiya801ayman6
@asiya801ayman6 4 ай бұрын
Mashallah wl waan kuu duceenaye ugu danbeyn waad nabad timi ku soo dhawoow hargeysa😊
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Mahadsanid wll
@user-ii9jg5se7t
@user-ii9jg5se7t 4 ай бұрын
War faysalo nankaa ethiopia kasoo gall Djibouti inch'Allah
@user-ii9jg5se7t
@user-ii9jg5se7t 4 ай бұрын
Hôtel palmeraie ama hôtel Al Baraka ama
@kaamilabdirahman210
@kaamilabdirahman210 4 ай бұрын
Sxb Barbara ilaa dawga sheekh miyaad socotid
@CiiseCabdii
@CiiseCabdii 4 ай бұрын
Haa waa meel aad u quruxbadan
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 4 ай бұрын
Asc faysal welcome to hargeisa 💖👍
@NasserHassan-xd2fc
@NasserHassan-xd2fc 4 ай бұрын
Faysal meel fiican baad soo gaartey ugu danbeyn safarkaagii Baaskiilka Good luckky
@umuahmadmohammed1368
@umuahmadmohammed1368 4 ай бұрын
We are enjoying your Somali songs please keep playing in it
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
🙏
@AbdirahmanAyanle-mf8yj
@AbdirahmanAyanle-mf8yj 4 ай бұрын
Mansha Allah brother Welcome to somaliland
@aarkamudugofficial28
@aarkamudugofficial28 4 ай бұрын
Nin Adag baad Tahay Runtii Walaalkey Feysal Shiiq Abdulaahi Safarkaad Bilaw ilaa dhamaad Waan Kula Kocondoonaa inshaa Allah Adigoo Caafimaad Qaba Tag Djibouti 🇩🇯 Inshaa Allah Maba Laga Caajisaayo Daawashada Muuqaaladaa Runtii Guulleyso Legendary Feysal
@mohamedapdiqadir6191
@mohamedapdiqadir6191 3 ай бұрын
cid lugeyneysaa ba majirto miyaa kk magaaaladu gaadhi badanaa Hargeysa Allahayow kayeel guri barwaaqo amen
@user-tz6pd7te2t
@user-tz6pd7te2t 4 ай бұрын
Hoygi fanka somaliyeed hargaysaa maashaashaallaah
@abdiqanihandule7811
@abdiqanihandule7811 4 ай бұрын
Hargeisa my hometown
@adnaaxmed2434
@adnaaxmed2434 4 ай бұрын
Soo dhaweeya reer somaliland
@kinglipato7
@kinglipato7 4 ай бұрын
halkas kasi wad zxp
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 4 ай бұрын
Kusoo dhawoow caasimada jamuuriyada Barakaysan #Hargeisa🙂
@dahabo319
@dahabo319 4 ай бұрын
Kuso dhawoow hargaysa wll Safar khayr insha allah inta ku dhimana allah haku sahlo
@umu_cimraan
@umu_cimraan 4 ай бұрын
Kuso dhawoow wll Hargeysa💙
@Amn09888
@Amn09888 4 ай бұрын
Wow Hargeysa waa qurux xaga dhismaha dabaqyo badanaa masha allah lkn xaga wadooyinka ayay ka dhimatay wadooyin waawayn oo highway ah haday dhisaan kaalay arag ayay noqonaysaa
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 4 ай бұрын
Waa saxantahay wll dowladaa gabtay lkn shacabku qurux ayey ka dhigewn
@MunaAli-dw2cs
@MunaAli-dw2cs 4 ай бұрын
Wala wada wadoyinkiina wll
@b.technology209
@b.technology209 4 ай бұрын
Alleh hakugu nabad yeelo safarkaga dhulka sxp taageero buuxda aadban ugu xidhanahay vlog oo wan xiiseeya dhul barashada 😊👏
@user-mz6ct1mm1p
@user-mz6ct1mm1p 4 ай бұрын
Faysalow hargeisa waa bad hudheeladu la seexdo waa kala lacag hurdadoodu qaar qaali qaali ah qaar waa qiime jaban.haddana isku mid.saaxinaada hargeisa waydii waayo meeshu waa magaalo
@kaamilabdirahman210
@kaamilabdirahman210 4 ай бұрын
Masha Allah kusoo dhawow caasimada jamuuriyada Somaliland
@CasriCosmetics
@CasriCosmetics 4 ай бұрын
Sheekh berbera burco ilaa ceerigaabo soco sxb Djibouti waa kulayl xiligan wadadana aad ayay raf u tahay Ramadan ka Somaliland ku soon please 🙏
@CigeHndl
@CigeHndl 4 ай бұрын
Sxb masha Allah Somaliland soo wada mar
@CckamilAbdi
@CckamilAbdi 4 ай бұрын
Barbara kaalay sxb
@kaamilabdirahman210
@kaamilabdirahman210 4 ай бұрын
xiligan jabuuti aad ayay u kulushay
@user-oz9sx1jz9b
@user-oz9sx1jz9b 4 ай бұрын
sodhawaw wlll oo baaburta iskaeeg🇨🇮🇨🇮🇨🇮
@MustafKarama-mr1ss
@MustafKarama-mr1ss 4 ай бұрын
Masha Allah ❣️🙏 keep going my brother
@aqoonkororsimedia4345
@aqoonkororsimedia4345 4 ай бұрын
Masha Allah Allah bless you hadafkagii intii ugu badnayd alla inta hadhayna khayr kugu dhameeyo
@smartmustafemedia8511
@smartmustafemedia8511 4 ай бұрын
Hargeisa aka Caasimada Geeska
@ahmedmuktar2734
@ahmedmuktar2734 4 ай бұрын
Horey u soco zhp Jigjiga ayan kaasoo salaamayaa❤
@Burcawi24
@Burcawi24 4 ай бұрын
Damn u got nice driving skills, going through the cars. Solute brother. Stay safe🙏🙏🙏💯💯💯❤️❤️
@jamamohamud496
@jamamohamud496 4 ай бұрын
Hargiesa , Somalia 🇸🇴 🐎from Laascanood, somalia . Come to Bro Khaatumo and Puntland one of the most famous places in somalia .
@Mohamed16830
@Mohamed16830 4 ай бұрын
Walaalo colaada waxa kicinaya ka fogow khaatumo state of Somalia hadii aad tahay, republic of Somaliland iyadana amaan gali si laguu ixtiraamo.
@ayanlea1266
@ayanlea1266 4 ай бұрын
sxb alle ha ku xifdiyo nin yar oo hami leh ayaa tahay,, mida kale hrgaysa nolol sare iyo mid dhaxaba way leedahay sida hotelka jiifka iyo restaurants ka cuntada markaa ka war hay meeshaad hada joogtana waa yara banaanka magaalada ku soo dhawow dalkaagii hooyo HARGAYSA SOMALIA
@usertavo9448
@usertavo9448 4 ай бұрын
Caac beenale hargeisa Somaliland isn't Somalia wax la yidha maba jirto dowladaa alshaab ayaan u aqoonsanay
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 4 ай бұрын
Umada ku qadari dalkooda oo edeb darada iyo jujuubka jooji, meeshani waa somaliland maaha somalia kamana shaqayso duLmiga nagala fogow
@sevdaomer4666
@sevdaomer4666 4 ай бұрын
​​@@usertavo9448 alshababka la shegaba asalkoda wuuxu ahaa niman reer waqoyiya oo cuqadad qabay oo rabay inay aarsadan filmkaasba idinkaa aas aasay ooo .mogdisho dabka ka shiday, siyad barra dhib idin geesatay waan dhintaye cuqdada jska daaya somali wayn waxba idin ma gaysane 🖐
@sevdaomer4666
@sevdaomer4666 4 ай бұрын
​@@usertavo9448alshbabka la shegaba waa isaaq cilan oo cuqdad qaba siyad barre idin dhibateyay ee somali wayn ma ahane allaha iidin cafiyo 😂🖐
@munirkh
@munirkh 4 ай бұрын
Maanshalaah, wellcome Home.
@maazimapdalla7356
@maazimapdalla7356 4 ай бұрын
Welcome hargaysa aabaha umada somaliyeed weeye e ku soo dhawoow
@GaradAli-id2uf
@GaradAli-id2uf 4 ай бұрын
Masha allah waankugu soo dhaweenayna magaaalada hargeisa sòo dhawoow faysalow❤👍
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Aad baad u mahadsantahay sxb
@yoolbaadh807
@yoolbaadh807 4 ай бұрын
Heesaha inaga daa, waxaad inoogu bedesha wax ka khayr badan
@foozia426
@foozia426 4 ай бұрын
Maasha allaah ❤
@rodahassan929
@rodahassan929 4 ай бұрын
Faysal saxara dheer baa kusugaya waa in lagu raacaa qof gaadhi wataa kuraaca insha Allah haku degdegin keligaa kalaharidhasad baa kaa horeeya meesha aduunka ugu kulul jabuuti baykutaal .Allah raxmafiisa howgu roonaado
@zuweydaxuseen2438
@zuweydaxuseen2438 4 ай бұрын
Welcome to hargeysa brotherkaygi 🎉❤
@NAAWILE
@NAAWILE 4 ай бұрын
MashaAllah ❤❤❤ 0:59
@icc.concepts
@icc.concepts 4 ай бұрын
welcome brother. welcome glad u safely reached my hometown
@FarhanMohamed-up3kx
@FarhanMohamed-up3kx 4 ай бұрын
Hargeisa haadh wanagsan dadka ku nool hadal ba wereriyeh iyo qabyalad mooyaneh waaligaba jiir amiin
@SenyoritaSalihiya
@SenyoritaSalihiya 4 ай бұрын
Brave man masha Allah❤
@Mohamed23197
@Mohamed23197 4 ай бұрын
Say Insha'Allah when telling we meeting next video. Keeping going bro.
@AXMATO_
@AXMATO_ 4 ай бұрын
Welcome to Hargeisa zxp qli
@Yahyecaade
@Yahyecaade 4 ай бұрын
Keep going sxp wan ku wata
@Ahmeddeeq123
@Ahmeddeeq123 4 ай бұрын
legend so dhawoow ada leh magalada
@darikmo
@darikmo 4 ай бұрын
Welcome to Hargeisa wl❤❤❤❤
@basheali2338
@basheali2338 4 ай бұрын
Ku raaxeyso somaliland wa dhul nabad ah💚🤍❤👍👍👍👍
@Youfav_riyan
@Youfav_riyan 4 ай бұрын
Faisal, seriously, you took every one of us with your journey through every stop you make to our livingrooms. Love it, thanks keep going 🚲
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Thanks wll. 🙏
@somalitutorialchanel2462
@somalitutorialchanel2462 4 ай бұрын
Masha allah soo dhawow wll sida aad u wado baaskiilka runtii wan ka yaabay gaadhi ayad moda sida u pass garrynso gawadhida ..taxadar bro welcome somaliland ❤❤
@omarbaalwi3544
@omarbaalwi3544 4 ай бұрын
Mashaa Allah
@cawoxasan9272
@cawoxasan9272 4 ай бұрын
Nin cajiiba tahay soodhawoow wll❤❤
@axmednuurshmuuse147
@axmednuurshmuuse147 4 ай бұрын
Man Sha Allah wll alha kubarakeyo❤
@jamalskp7280
@jamalskp7280 4 ай бұрын
NIKAAN WAA CIJIIB RUNTII RABI HA KU DHOWRO SXB AAMININ FROM SOMALIAND ❤❤
@user-qe7rd3rs3g
@user-qe7rd3rs3g 4 ай бұрын
Dhulmareen faysal, ugu inaa jararto may ahayn. Soddon daqiiqo oo full videos ayay ahayd inaa ku koobto si aan kula baqoolno.
@abdulciise6989
@abdulciise6989 4 ай бұрын
Stay safe sxb hargeisa inaan tago jeclahay one day iyo dhamaan dhulka somalida kale, video warbixin ah kusoo dar sida meelaha taarikhiga iyo ganacsiga waxbarashada dhamaan meelahaad tagto sida looga noolyahay. Mahadsanid faysal dhulmar ama dalmar
@AxmedAlpha2024
@AxmedAlpha2024 4 ай бұрын
Welcome bro🎉
@justforidea1282
@justforidea1282 4 ай бұрын
Hoygii murtida iyo gobtii reer Somaliland
@AbdifatahAli-gh7ly
@AbdifatahAli-gh7ly 4 ай бұрын
M.a waxan kukullanay wajjaalle safirka
@MohamedMokluo
@MohamedMokluo 4 ай бұрын
Mashallah save journey. I was with you watching from Nairobi you're first day of journey till today.
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Thanks a ton man. Finally Hargeisa.
@user-qs9qf6kt6i
@user-qs9qf6kt6i 4 ай бұрын
Faysal welcome to the Somaliland capital city of Hargeisa.
@maxamed331
@maxamed331 4 ай бұрын
Halkaad and seexatay wa oramadda ladhahaa
@najpenz
@najpenz 4 ай бұрын
You make it bro welcome our city Hargeisa
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Thanks bro
Now THIS is entertainment! 🤣
00:59
America's Got Talent
Рет қаралды 37 МЛН
Playing hide and seek with my dog 🐶
00:25
Zach King
Рет қаралды 29 МЛН
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 122 МЛН
SAFAR KAYGII ETHIOPIA | XARSHIN | MOOQORAY | TAAGAN DUUR
11:06
I Parking My Car 😂 #shorts #funny #viral
0:11
Funny Club TV
Рет қаралды 4,6 МЛН
حليت المشكلة بينهم😂😂#shorts
0:14
عائلة ليانا وداد
Рет қаралды 9 МЛН
И пусть весь мир подождёт 💞 «Постучись в мою дверь в Москве»
0:37
I suspect someone is playing tricks, but I have no evidence
0:27