xaafadda ugu Quruxda badan

  Рет қаралды 15,799

Caalin Abyan

Caalin Abyan

8 ай бұрын

#the #Most #beutifull #village in #hargeisa #Somaliland #2023 .
#kaabsan and #Salam #Bank.
#subscribe #share #like
#foryourpagechallenge #foryourpage #foryou #foryour #fypシ

Пікірлер: 45
@Therightoselfdetermination
@Therightoselfdetermination 8 ай бұрын
Mashallah
@caalinAbyan
@caalinAbyan 8 ай бұрын
Mahadsanid
@ashaahmed8799
@ashaahmed8799 8 ай бұрын
masha allah hargeysay allah haku xafido
@caalinAbyan
@caalinAbyan 8 ай бұрын
Amin amin Mahadsanid Aisha.
@JAMMOAli
@JAMMOAli 8 ай бұрын
Maansha Allah waa xaafad qurxoon
@caalinAbyan
@caalinAbyan 8 ай бұрын
Mahadsanid
@anisamohamed-2764
@anisamohamed-2764 8 ай бұрын
Maashaa Allah tabaaraka Allah illaahay Subxaana Watacaalaa Ha Barakeeyo 🤲🤲🤲❤❤❤
@caalinAbyan
@caalinAbyan 8 ай бұрын
Amin Mahadsanid
@anisamohamed-2764
@anisamohamed-2764 8 ай бұрын
Maashaa Allah tabaaraka Allah ❤
@somalicookingculture4014
@somalicookingculture4014 8 ай бұрын
MashaAllaah tabarakallah Allaahumma Baarik ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@nasteexorayaan7065
@nasteexorayaan7065 8 ай бұрын
Ok xaafad
@caalinAbyan
@caalinAbyan 8 ай бұрын
Xaafad ama village.
@liban4217
@liban4217 8 ай бұрын
Masha Allah! Walaal, Muqaal qurux badan weeye runtii. Noo soo badi kuwan oo kale wll.
@caalinAbyan
@caalinAbyan 8 ай бұрын
Haye insha allah
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 8 ай бұрын
Masha allllah ilaaahow u barakeeeke dadka nooolaaada❤
@caalinAbyan
@caalinAbyan 8 ай бұрын
Amin amin
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 8 ай бұрын
Maansha Allah Waa Xafad Bilic U Soo Kordhisay Casimada Hargeisa ❤
@caalinAbyan
@caalinAbyan 8 ай бұрын
Mahadsanid osman wa run bilic sami ayay uso kordhisay ..
@hoodomaxuf9413
@hoodomaxuf9413 7 ай бұрын
@faridwiser5441
@faridwiser5441 6 ай бұрын
qiimaha guryan ka soo warran saaxiib
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Insha allah
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si 5 ай бұрын
Hodan hilis. New hargeisa. CAADI AHYN.hargeisa waa jognaa Xaafad Ilaa 3000 guri kor u dhaaftey. Halkan waa masalii iyafuna Aad by hight u tahy lkiin H hilis xitaa Nidaamka Securitey Xaafadaan caadi ahyn .
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Mahadsanid
@FaadumoArdo
@FaadumoArdo 8 ай бұрын
Kkkk xaafad maaha waa guryo
@caalinAbyan
@caalinAbyan 8 ай бұрын
Xaafad maxad u taqaan?
@FaadumoArdo
@FaadumoArdo 8 ай бұрын
@@caalinAbyanadigu xaafad maxaad u taqaan anighu waxaan u aqaan xaafad waxa loo yaqaan malaha hargeisa da cusub ayaad tahee xafada 26 juune , xaafada maxamed mooge xaafada new hargeisa kuwaas ayaa adeer xaafad loo yaqaan kuwan waa sekedo. Sidaa u baro af saxda ah
@ilhanaden5567
@ilhanaden5567 6 ай бұрын
qiimahoda moo sheg makash baa mise waala yaryareynaya
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Wallo guryu way kala duwanyihiin iyo waliba laba xaafadod Kuwan wa kuwi masalaha . 200k$ ila 250k$
@mohamedyusuf4477
@mohamedyusuf4477 8 ай бұрын
Sxb Qiimaha guryaha ku soo dar hhhmmm
@caalinAbyan
@caalinAbyan 8 ай бұрын
Qiimaha inan soo raaciyo aya rabay hadana dadka iibsaday iyo shirkadaha ayan is idhi ha iska hor keenin.
@mohamedyusuf4477
@mohamedyusuf4477 8 ай бұрын
@@caalinAbyan waa Qodob muhiima qof kasta lacagta uu Awoodo ayaa laga siin karaa
@axmedcali8433
@axmedcali8433 8 ай бұрын
Mahadsanid wll markaa miyaa la iibinayaa mise kiro uun
@caalinAbyan
@caalinAbyan 8 ай бұрын
Waa iib guri ma kaasoo iibinaa ?
@Halgame334
@Halgame334 8 ай бұрын
MA NIN BAA WADA LEH JEEL CASRIYA
@caalinAbyan
@caalinAbyan 8 ай бұрын
Wa jeel casri ah ninba dhisay ka dibna wuu iibiyay.
@user-fb7or3ej2g
@user-fb7or3ej2g 8 ай бұрын
Say MashaAllaah. You can reach there.😅
@abdifetahx
@abdifetahx 8 ай бұрын
Walal Gormad so dhigaysa video gi kusabsana mawduci micro finance
@caalinAbyan
@caalinAbyan 8 ай бұрын
Insha allah dhawan ayan soo diyarin doona imaka topic kale ayan wada .
@theancientsancients1769
@theancientsancients1769 8 ай бұрын
Look how tiny the sidewalks are 🤦🏽‍♂️ Somalia is a large country with little population yet sidewalks and roads are tiny very narrow subhanallah
@caalinAbyan
@caalinAbyan 8 ай бұрын
Bilaw weeye insha allah waxa dhiman waa la dhamays tiri.
@HA-jq1mu
@HA-jq1mu 5 ай бұрын
Its a small residential closed neighbourhood not the middle of the city and secondly this is somaliland not somalia 🤦🏾‍♂️
@user-rc3ku6mp6k
@user-rc3ku6mp6k 8 ай бұрын
Aad bey is kugu dhow dhow yihiin
@caalinAbyan
@caalinAbyan 8 ай бұрын
Mahadsanid
@halimamohamed9615
@halimamohamed9615 8 ай бұрын
Not interested. Thanks
DHISME QURUX BADAN HARGEISA SOMALILAND
18:29
Somali Camel Boy
Рет қаралды 97 М.
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 75 МЛН
УГАДАЙ ГДЕ ПРАВИЛЬНЫЙ ЦВЕТ?😱
00:14
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,5 МЛН
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 9 МЛН
Xaafad casri ah oo laga dhisaayo Muqdisho.
18:15
Jimcaale Deals
Рет қаралды 69 М.
DEEGAANKAN IN BADAN AYAN QORSHAYNAYAY .
19:25
Caalin Abyan
Рет қаралды 3,7 М.
Maxan kala kulmay Safarkeyga Hargeisa || My First time in Hargeisa
12:00
MAGAALO LA DEGAY 1943 .
20:15
Caalin Abyan
Рет қаралды 7 М.
Roob Wayn Hargeisa Somaliland
11:02
GorGor Tv
Рет қаралды 21 М.
Maxaad ugu duceen boqorada ingiriiska  prank qosol badan 😂
10:18
BEERTAN WAXA LAGU DHAQAA JAAMUUS
13:12
Caalin Abyan
Рет қаралды 11 М.
SUUQA NEW  WAAHEEN | HARGEISA  2024
16:37
X HARGEISA
Рет қаралды 3,4 М.