No video

XAMDA QUEEN 2017 NAFWAX JECELI DHIIG MALEH TOP SONG

  Рет қаралды 608,496

Waqal WStudío

Waqal WStudío

7 жыл бұрын

XIDIGAHA GEESKA IYO HEESIHII SHIDANA PRESENTED BY AHMED WALI FURINLE IYO XASAN SALEEBAAN DHUXUL LAABSAALAX.

Пікірлер: 196
@ilhaanmaxamed6561
@ilhaanmaxamed6561 7 жыл бұрын
inkasto qof dhiraani wax kasto dhaliil u ah runti u ka dhiidhiya mar hadey dhimbilaaha iyo dhamacada canshaaqo waxba dhorsan maye qof wax jaceli dhiig maleeh saxiix💯😢
@nadahandulla
@nadahandulla 3 жыл бұрын
Inkastoo qof dhaqan lihi wax kastoo dhaleeco ah runtii uuka dheeryahay Mar hduu galkacal Dhabi dhaawaco naftiiso sidii dhibicda ugu da oo Waxba dhowrsan maayo qof wax Jeceli dhiig maleh😴😴🤒
@dongarow6296
@dongarow6296 5 жыл бұрын
Xamda queen maanta ayay ka baxday fanka alle ha ku barakeeyo wlshay 😍❤
@fadimohashi771
@fadimohashi771 6 жыл бұрын
Ifraax inuu dhiigu boqol marayo yaa ila arkay 😂😂😂
@abdiibrahim1133
@abdiibrahim1133 7 жыл бұрын
xamda queen qurux cod iyo xishood ku jeceliyaa ukhtii
@tuyetphan471
@tuyetphan471 6 жыл бұрын
Sam giang
@bilanahcurve9602
@bilanahcurve9602 6 жыл бұрын
Musician ka qarniga alle haku dayo ahmed wali furinle 🎩💕 we best music 🎶 All the way from Germany 🇩🇪💫🧚‍♀️
@user-bo8jp4mn5d
@user-bo8jp4mn5d 5 жыл бұрын
Wwwww my sister xamda queen iyo my brother maxamed ciro wlhy jacayl uu qof waaya aragi uun fahmi kara dhexyaala
@alfanaanmaxamedaxmedbakaal9947
@alfanaanmaxamedaxmedbakaal9947 6 жыл бұрын
Xamda quen iyo ciro inay nafta isu hiri karan cidi ila aragtay like me
@nice2abc715
@nice2abc715 6 жыл бұрын
waan iska jeclahay Xamda Alle amarkii, qalbiyay farxad iigu noolow
@adoontiiilaahayeedaciifkaa5059
@adoontiiilaahayeedaciifkaa5059 6 жыл бұрын
Waarunteeda wallahi waansoomaray xishood iyo xayaba waad iloobaysaa
@cllaahidaahir5318
@cllaahidaahir5318 6 жыл бұрын
funny girl xmlxa
@fowsicumar1073
@fowsicumar1073 5 жыл бұрын
funny girl waa run wllo gabadhii saxarada cuntayba layaab maleh oo daalinbaa xujeeyay haday jirto allaah haka abaaliyee
@Malapo22__
@Malapo22__ 2 жыл бұрын
Heestan wan jeclahy hadana raga qaarkood sida bakaal ciro iyo dumarka qaarkood sida najma nashaad waka yabay stageka marka lasaranyhy lamanahoda why u dafiraan ama u liidaan kana naag islamed ayuu isku xoqaa halmar xataa intaa ay ag tagantahay xageda ma eego najma nashadna ninkale uunbay isku xoqaysa cawale dayr melahasu iska taganyhy waxasi waa ceeb laxawla☺️☺️
@ibnuxafso5818
@ibnuxafso5818 7 жыл бұрын
second qofkii comment gayga arka ee like isara ilahay wuxu jecel yahay hasiiyo naf jacayl Ku qadhay ban ahee
@samiirstarog9857
@samiirstarog9857 7 жыл бұрын
ibnu xafso Aamiiin
@muwahibahmed3079
@muwahibahmed3079 7 жыл бұрын
ibnu xafso Amen wll
@ahmedmoussa2499
@ahmedmoussa2499 7 жыл бұрын
Muwahib Ahmed on it u lot look lkkO9ok
@suhaybadag2324
@suhaybadag2324 7 жыл бұрын
ibnu xafso wawwwwwwwwwwwo
@sayidcumar6104
@sayidcumar6104 7 жыл бұрын
suhani maunik
@caanogrmuwaahib5897
@caanogrmuwaahib5897 6 жыл бұрын
Wow 😍❤ 💚💛💜 Cadi maha Nice voice and song 💋❤ xidigta Hargaisa ❤💜 💜 Like waxi hamda queen ❤ tagera 😍😍😎😎😎😎😎
@nimcohaybe6585
@nimcohaybe6585 6 жыл бұрын
Maansh alla my queen
@rahmaismail3147
@rahmaismail3147 6 жыл бұрын
Xamda
@rahmaismail3147
@rahmaismail3147 6 жыл бұрын
Kuwayn
@DheymanDheyman
@DheymanDheyman 7 жыл бұрын
Wlee waa run qof wax jecel dhiig maleh
@fahmoahmed8657
@fahmoahmed8657 6 жыл бұрын
hhh ifraax hargeysa dhiiga boqol marayo maseer awgii miskiin😂😂
@fadimohashi771
@fadimohashi771 6 жыл бұрын
Fahmo Ahmed mayla aragtay😂😂😂
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet Жыл бұрын
Ana yabay lkn Hamda say wax ledahay 😂😂😂😂
@tanhang8697
@tanhang8697 7 жыл бұрын
iiga dhaga nuguloowo inaanan kuu dhiman midho la dhacay wale noolow queen haweenka xamda queen
@nimcoaadan8359
@nimcoaadan8359 6 жыл бұрын
😪Xamda qof qaaliya noloow🙄 qof wax jcli dhiig male wa runteed 😍
@sweetynimco8783
@sweetynimco8783 6 жыл бұрын
Run wlhi Qof wax jeceli dhiigi maleh
@hamseshooli7383
@hamseshooli7383 5 жыл бұрын
Waa azal
@alfanaanmaxamedaxmedbakaal9947
@alfanaanmaxamedaxmedbakaal9947 6 жыл бұрын
InTi poqrdna codkeda tagerta like ta hyla dhafina
@sahraahmed1438
@sahraahmed1438 4 жыл бұрын
al fanaan maxamed axmed bakaal ciro asc
@adaruzmohamedahmed5862
@adaruzmohamedahmed5862 7 жыл бұрын
magaca.heesta icajabiyey walee abwaankaasi halkaa runtu kashegay fanku soomaliland sumadeedu noqday
@caanogrmuwaahib5897
@caanogrmuwaahib5897 6 жыл бұрын
ADARUZ MOHAMED saw maha
@suhaylaabdi3615
@suhaylaabdi3615 Жыл бұрын
Heestan cwa SI dhaba u xaqiqsaday wyo Anika ... 2019 qofn isabarny. .. oon xidhidh dhaba lahyn Aya halmar ikatagy 2022 ... Wna kasamri la'ahy hbn wlba wxan oohin aan .. dhamad lahyn 2023.. plz iso duceya in qalbigyga ale kasaro🖤😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥❤️‍🔥💔
@user-op6cp2tq9f
@user-op6cp2tq9f 7 ай бұрын
M.a wllhi heeskan ad ayu igu turjuma qofka wax jecl 😢😢😢😢😢😢😢😢
@nasraabdidahir2497
@nasraabdidahir2497 3 жыл бұрын
Miss u my love allow adoo Nabada ii kaa soo celi❤️❤️😭😭🌹🌹🌹
@cabdikariin6721
@cabdikariin6721 Жыл бұрын
Hestan aniga ayaya dhib kani ihaystana qof an jeclhy oo waxa kaste ii dhamay say ayan haben iyo malin aan ka qancin oo an ubahnay
@a.ardaalewarfaa1237
@a.ardaalewarfaa1237 Жыл бұрын
Saxiix xamda Allah naarta hakaa xoreeyo
@khadracaliaxmed8788
@khadracaliaxmed8788 7 жыл бұрын
wwooow wlee qof wax jeceli dhiigmale ax ax 💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💔💔💔💔💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝 runtaa xamda Queen
@raxoali2653
@raxoali2653 6 жыл бұрын
Wlhi qof waax jeceli dhiiga maleeh saxix
@ilhancaraaye5801
@ilhancaraaye5801 7 жыл бұрын
😍 Xamda Quen Qurux Iyo codba Nice😙😙
@farhiamumtaz
@farhiamumtaz 4 жыл бұрын
Waxaba dhawrsan maaye qof waxa jeceli dhiig male 2020 ita iga danbaysa like ✌👏👍🙏💯🌺❤
@mabsuudabdi7253
@mabsuudabdi7253 4 жыл бұрын
Waa runteed dhig iyo ficilton male
@ikranmohamed9680
@ikranmohamed9680 6 жыл бұрын
Aniga waan yabaye Mar Walbo ciro iyo xamdo mexey isku ag istaagan markii ey heeseyso
@asmaladan4535
@asmaladan4535 5 жыл бұрын
Dadku hdy in bdn is ag joogn o walalo ban wy is fahman Lkn dadkeenu meel kly u qaadan
@raqad4642
@raqad4642 5 жыл бұрын
Ikran Mohamed ciro iyo xamdi waa asxaab waxan maqlay cirro inu qabo Ifraax hargaysa
@ikkyyaisto8403
@ikkyyaisto8403 3 жыл бұрын
Wllhi qof wax jecel dhiig maleh💔😭
@shamai1570
@shamai1570 2 жыл бұрын
Hamda Queen you're great you sing with emotions 🤣😍🤣😍🤣😍💖💖😍💖🤣 which are true to love and love 💕💕💕💕💕
@abdirahman2998
@abdirahman2998 7 жыл бұрын
iii dhaga nuglooow intaaanan kuuu dhiman runtiii waaa midho macaaaan barraaaawe ii noolooow qntayda like ku qaboh wllo
@abdirahmaanahmed9160
@abdirahmaanahmed9160 6 жыл бұрын
Heestani waa hees ku dareensiinaysa kalgacal ka sakaw damqasho iyo naxariis si dareen taabasho ah ku dareensiinaysa xaalad jacayl. Igu mention garee Xamada Queen walee waa fanaanad xagayga waa number ama waa boqorada hablaha axyaa Xamda Queen
@nimcoaxmed413
@nimcoaxmed413 3 жыл бұрын
Ax heest dhab ah
@riishabmaxamuudmuuse3037
@riishabmaxamuudmuuse3037 7 жыл бұрын
qof wax jecele dhiig maleh wllhe waa ruunteed xamda queen 😍😍😍😍😘😍😘😘😘😘😘😍😍
@Mm...sports...4243
@Mm...sports...4243 7 жыл бұрын
hhhhhh qof wax jcli dhiig maleh waa inaa xamda queen dhiig si dag dag ah luugu shubaa hadii kale weydhiman kkkkkkkk
@kasarawed4322
@kasarawed4322 7 жыл бұрын
eshcalaaaa xamda queeen ❤
@jamaaljamaal317
@jamaaljamaal317 7 жыл бұрын
hamda queena dhiigma leh lolz yuor faniskaaga
@hzhsjsjsjzbsnahsj5332
@hzhsjsjsjzbsnahsj5332 6 жыл бұрын
Jamaal Jamaal .
@ibraahimnuurninadag9451
@ibraahimnuurninadag9451 6 жыл бұрын
I'm from Iraq and I like Xamda Queen👍👍👍
@abdilaahiosmaan2467
@abdilaahiosmaan2467 5 жыл бұрын
Axyaa hees
@farduuscabdale7465
@farduuscabdale7465 7 жыл бұрын
Wawww af mcnah qutux ku dhan mnchlh cdka pig str jir o jog cdawgah unolow xmda xrako 😙😙😘😘😍
@ridwaanismail1253
@ridwaanismail1253 6 жыл бұрын
Masha Allah Xamda waad asiibtay
@hodanabdihodan9039
@hodanabdihodan9039 6 жыл бұрын
Waxba dhawrsan maayoo qof wax jecel dhiig male alaylee waa runteed xamda qaali
@laylaibraahim8137
@laylaibraahim8137 6 жыл бұрын
Hodan Abdi Hodan ui
@yaxyemustafe8138
@yaxyemustafe8138 2 жыл бұрын
Wllzhy....sagal.mustfe.xasan.....me Yaxye muztafe...xasan.....
@wadkafaqashtasnmisaaq2606
@wadkafaqashtasnmisaaq2606 6 жыл бұрын
Waa runteed wAlaahi qof aad ii jecliid laakin aaan garan wayaay ayaaan xasuusta
@2kk30
@2kk30 6 жыл бұрын
She is beautiful and nice song 😘💕💋
@HamzaMohamed-ds8cz
@HamzaMohamed-ds8cz 7 жыл бұрын
Woow heesi waa taan
@saqajanwaxyoodintaybaxwaya6018
@saqajanwaxyoodintaybaxwaya6018 7 жыл бұрын
wooooooow my dear xamda quwiin xamda dagan
@amiirtuahmed2112
@amiirtuahmed2112 6 жыл бұрын
Wlle waa runteeda qof wax jecel dhiig malaha
@zakariahasan6079
@zakariahasan6079 7 жыл бұрын
first
@ceelgarasgalgaduud6045
@ceelgarasgalgaduud6045 6 жыл бұрын
xamda queen wa nureysaa huuno !
@muhzinrazhiid9926
@muhzinrazhiid9926 4 жыл бұрын
Qof wax jeceli dhiig ma leH 6/7/2020 xamda fanka wuu ku tabaY
@kadera2507
@kadera2507 4 жыл бұрын
Hamda 👸 Queen. 2019 again. Fanka haku soo laabato Hamdi queeni
@nashaadinacabdi869
@nashaadinacabdi869 2 жыл бұрын
Qof wax jecli dhiig mlh wlhi waa xaqiiq still 2022 this is my song 🎵 😍 ❤
@hanadhassanmoalim7624
@hanadhassanmoalim7624 2 жыл бұрын
Walhi Beenta MahaN 💔😥 Rabi Qalbig Ha ii qabojiyo💘
@awoabdilahi4303
@awoabdilahi4303 7 жыл бұрын
Wowoooooo woooo 😍😍😍😍
@adaruzmohamed4748
@adaruzmohamed4748 5 жыл бұрын
2019🙏🎧🙏AMAZING
@kotharkarim
@kotharkarim Жыл бұрын
When love someone means don't have blood means you went try to please one
@fosiyamahamoud5907
@fosiyamahamoud5907 6 жыл бұрын
Wooow cadi maahan
@aslialimoussa7192
@aslialimoussa7192 6 жыл бұрын
waaaaaw macha allah
@raqad4642
@raqad4642 5 жыл бұрын
Maxamed cirro so ma qabo Ifraax hargaysa muxu marwalba ula dheela xamdi kkkkkk ifraax wa eegeesa malaha wa dhibsatay
@reo9475
@reo9475 5 жыл бұрын
Ansam Qurux Xamda Queen Low key he is in love with her..
@luuleyali5171
@luuleyali5171 3 жыл бұрын
Wayaba ka dhaqaqaday meesha wuxuu Waa nacas
@aslialimoussa7192
@aslialimoussa7192 6 жыл бұрын
wlhi waa run
@aslimaxamed9252
@aslimaxamed9252 7 жыл бұрын
woowo jacalka dhabta waa sida xamdi shegtay qof wax jeceli dhigmalah wuu biyo dhigta qalbiga qofka
@aboubakerab9707
@aboubakerab9707 6 жыл бұрын
masha allah hees iyo badh
@adnaabdirahman3959
@adnaabdirahman3959 5 жыл бұрын
ax yaa Hees Queen waad iska Jartay
@abdicarrabxuseen2952
@abdicarrabxuseen2952 7 жыл бұрын
sidaasad ku qurux badan tahay
@anissahassan804
@anissahassan804 7 жыл бұрын
Meikle ure can son de cette Anne 2017 je suis djibouti ennerdale et j.aime xamda queen anissa hassan from barnet in uk wood xidigaha vive somaliland
@hamdaahmednour1524
@hamdaahmednour1524 6 жыл бұрын
Maan shaallah nice song
@inantamusebihiadeerkauyaha6319
@inantamusebihiadeerkauyaha6319 7 жыл бұрын
Xamda Sharaf badan ii noolaw qli dumar
@maryanmahamed4209
@maryanmahamed4209 7 жыл бұрын
Waxba dhawrsan mayee qof wax jeceli dhib maleh
@mariajibril5896
@mariajibril5896 6 жыл бұрын
qof wax jecli dhiig maleh
@riwnakiid2060
@riwnakiid2060 6 жыл бұрын
Fanand jirta nice
@farduusciise5284
@farduusciise5284 7 жыл бұрын
waaaaaaaaw wale caadi mahe malah aniga igu socuta
@xayaadmaxamed8083
@xayaadmaxamed8083 6 жыл бұрын
woooow nice
@hebelhebelkale1838
@hebelhebelkale1838 3 жыл бұрын
Hamda Queen
@ifraaxcabdiyuusuf6340
@ifraaxcabdiyuusuf6340 7 жыл бұрын
woow
@haajistudio
@haajistudio 2 жыл бұрын
I liked this song
@ifraahhassan5872
@ifraahhassan5872 6 жыл бұрын
wxba dhawrsanmaayo qof wax jecli dhiigmle wlahi waa run
@adnanhashi
@adnanhashi 6 жыл бұрын
War isaaqow naagtaan maa igu darsatiin 🤔
@sadiamohamed15
@sadiamohamed15 4 жыл бұрын
Adnan Abdi mar hadey xushmad daradaadu sidan tahay bisad baan ku sii Etna’s. Naag markaad leedahay gabadhan inantan quruxleydan qof aad uquuri weysey kabaha xitaa uma qaadey Sid. Raga dumarka xushmeeya ayaa la siiyaa. بنت لها حرم
@hthheeg3775
@hthheeg3775 3 жыл бұрын
JaNadiyoh hplha isaqpa aptih wa lo shqystaH pilash lguma Heloh😁
@sadamabib5188
@sadamabib5188 7 жыл бұрын
wwww jacayelku cadimaha madhibyera hamda Queen qurux codmacan
@kalthuomabdurahman9583
@kalthuomabdurahman9583 6 жыл бұрын
Sadam Abib
@furqaanmuuse3447
@furqaanmuuse3447 7 жыл бұрын
woooooow
@raxmanuur4173
@raxmanuur4173 2 жыл бұрын
Qof wax jeceli dhiig ma leh 🥺💔
@guuriymohamedise2355
@guuriymohamedise2355 7 жыл бұрын
xamda queeen allow kuda inpti
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 Жыл бұрын
Kiinaal queen
@gashanabdullahi3441
@gashanabdullahi3441 6 жыл бұрын
Mansha allh
@aweysnuur1418
@aweysnuur1418 7 жыл бұрын
Thanks
@yuusufabdiomar608
@yuusufabdiomar608 2 жыл бұрын
Aax ya macalin furin
@barwaqoabdi5441
@barwaqoabdi5441 6 жыл бұрын
Mcha allaah
@Tracks777
@Tracks777 7 жыл бұрын
When is your next video? :D Keep it up!
@mowlidosmn4703
@mowlidosmn4703 7 жыл бұрын
Wxb dhowrsan maayo qof wx jeceli dhiigmale ax yaa hees
@kaafiyamaxamuud9794
@kaafiyamaxamuud9794 6 жыл бұрын
Waa runtaye my zxp calcalka badani waa dhibadanyehe iskee dumarkub way adkasten💔💔💔💔💔
@halimohashidiriye8083
@halimohashidiriye8083 Жыл бұрын
Like me qof wax jecel dhiig ma leh 😢💔
@faizoyusuf5864
@faizoyusuf5864 7 жыл бұрын
Mar hadii ey dhinbilaha kaga dhagan halbowlaha 😢😢😿😿😿
@owlaadjacayl4290
@owlaadjacayl4290 7 жыл бұрын
wale naf wax jecel dhiig maleh
@khalidcabdi5485
@khalidcabdi5485 5 жыл бұрын
Heesta wa.heesshidan'nooh
@nimco33bashirxasan-ko5sf
@nimco33bashirxasan-ko5sf Жыл бұрын
Love 💝💝💝💝💝🤲
@muaadalijaama4968
@muaadalijaama4968 7 жыл бұрын
Eesh calaa xamda quen qof wax jecli dhiig wuu leeyay ee kanecadu jecelya ka dhuuqday
@fesalfarah4368
@fesalfarah4368 2 жыл бұрын
Usheeg kuwa u nag raaciya waxaad sheegayso ee dimar la daaqa yaa la la gaadayaayaaaaa away boondhari abahi jacaylka ka
@iqbaalabdirahman4128
@iqbaalabdirahman4128 6 жыл бұрын
RuntaH dhiigyo dheecantoona male
@craxmaansandheere8615
@craxmaansandheere8615 6 жыл бұрын
That is true
@hodanabokor9547
@hodanabokor9547 6 жыл бұрын
Dhayaha kuh tapaya
@deeqoali1494
@deeqoali1494 6 жыл бұрын
nice
@user-bo8jp4mn5d
@user-bo8jp4mn5d 5 жыл бұрын
Waanay iskusoo baxayan ee tan xunee karbaashka ee ifraax meesha ha laga remove gareeyo si ay dadka akhyaarti chance iskugu helaan
@user-wv7cs5tv4v
@user-wv7cs5tv4v 6 жыл бұрын
cudon linkga maxad iigu soodirtay Ax 😥
@hodancali8029
@hodancali8029 2 жыл бұрын
Waar hamda iyo ciro wey isla hayan
@Fatma12120
@Fatma12120 Жыл бұрын
Ma ila aragtay 🤣
MAXAMED BK IYO XAMDA QUEEN 2019 | WAABA LAYSKU SOOBAXAY
8:26
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,2 МЛН
XAMDA QUEEN QAADIROW  ALLAHA YAHAW QUMANE 2017
8:06
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,1 МЛН
这是王子儿子吗
00:27
落魄的王子
Рет қаралды 20 МЛН
Это реально работает?!
00:33
БРУНО
Рет қаралды 4,2 МЛН
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 11 МЛН
Каха заблудился в горах
00:57
К-Media
Рет қаралды 10 МЛН
Hamda Queen MILDHAABO Xidigaha Geeska Muqdisho Show 2015 by aflaanta std
4:26
FISKA 2017 HEESTA NABSI MUQAL SHIDAN
6:35
Waqal WStudío
Рет қаралды 6 МЛН
XAMDA QUEEN  FIKIR AROOR  CIIDA XIDIGAHA GEESKA 2017 HD
6:42
Hawraar Music Production
Рет қаралды 294 М.
MAXAMED BK IYO KHADRA SINIMOO HEESTA GUUR IYO AROOS
9:38
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,4 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 12 МЛН
Mustafe Oomar Sidii Hodan Haygu Noqon 2014.
6:21
Darwiish Media
Рет қаралды 296 М.
Xamda Queen Lover Official Video HD
6:06
Hawraar Music Production
Рет қаралды 372 М.
MAXAMED CIRO 2017 HEESTA ABWAANADA JACAYLKU KU DHACAY
9:55
Waqal WStudío
Рет қаралды 701 М.
Xamda Queen Qalbi Daadka Caashaqa Show 2015 Live HD
7:53
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,7 МЛН
MAXAMED BK HEESO XULA
1:08:30
Fanaaniinta Soomaalida
Рет қаралды 494 М.
这是王子儿子吗
00:27
落魄的王子
Рет қаралды 20 МЛН