No video

XAMSE QURUS NABAAD QAACI DAYAX BAND 2020

  Рет қаралды 204,397

Hawraar Music Production

Hawraar Music Production

4 жыл бұрын

XAMSE QURUS NABAAD
KAMANKA NUURADIIN CALI AMAAN
BOONGAHA BUULO XUUBEY
Copyright@Hawraar Music

Пікірлер: 148
@qeysmohamed5319
@qeysmohamed5319 4 жыл бұрын
Heestan waxaan raadinayay 13 sano, abtigay oo studio ku haystay Hargeysa 2007kii ayaa markii ugu horaysay aan ka maqlay, waxaan xasuustaa habeen aanu merada dhisaynay oo aanu balaadhinaynay ayaan in badan ku ceshanay, kamaanu xiiso dhacay, barigaa ayaa Iigu dambeysay, Meel walba waan ka raadiyay waan wayay, idinku Isku duuban, Mahad baladhaan korkiina ha ahaato saaxiibayaal 🙏
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 4 жыл бұрын
Qaabka u istaagay hi (A.U.N)AXMED MOGE WEYE ALLOW NOO SIYADI HORU MARKA🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@yoonismarkato1591
@yoonismarkato1591 4 жыл бұрын
Xasuusti hoobalki waynaa ilaahayba wayne axmed mooge liiban alle ha unaxariiste Fanankan sifiican ayu aqaday
@hanadahmed2490
@hanadahmed2490 4 жыл бұрын
From muqdisho love you dhamaan ilkeygoow❤
@zuzumahamed5525
@zuzumahamed5525 4 жыл бұрын
Runtii waxay kooxdan na xasuussyeen fanaaniintii hore waxaan sugnaab waa koxda inta kle hamse isna waa 👌🙏🎤🎤🎤🎤
@deeqasaeed5820
@deeqasaeed5820 4 жыл бұрын
SOMALILAND wooòoow Somaliland l Love Somaliland guuule Somaliland Aamiin yaa Allah 😍😍😍😍😍👏👏👏👏👏💚💚💚💚💚❤❤❤❤❤💚💚💚💚💚💚❤❤❤❤❤💚💚💚
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 4 жыл бұрын
Masha Allah wll Waa sidaa Guul somaliland
@kylehorn9933
@kylehorn9933 4 жыл бұрын
Falaq Falaq
@mahad4748
@mahad4748 Жыл бұрын
Who is Somaliland say north regions
@abwaanmaxamudkoofiyo7287
@abwaanmaxamudkoofiyo7287 4 жыл бұрын
Runtii heestas xamse qurus qaadayey tiraba sadex jeer Ayan dhegeystoo ku celceshadey waxan odhan kara waa fanan safka hore kaga jira bahda fanka soomaliyeed hanbalyo Ayan leeyahey adeero halkaas kasii wad oo hore usoco taariikhda fanka ayaa ku qori doontee
@aydarusmann5828
@aydarusmann5828 4 жыл бұрын
Wa wllky iga yar waqtigu wuu cararay halkedad dhigtay xamse wll
@dwecck2578
@dwecck2578 4 жыл бұрын
Wow isaga ugu cod macan maba eegin show ninku luuq bu leyahy masha allah
@khadardayax7933
@khadardayax7933 4 жыл бұрын
Maansha allah xamse waad keentey actionkii iyo codkii alle haw naxariisto axmed mooge
@hamsejamaismail878
@hamsejamaismail878 4 жыл бұрын
Nabadeey waxa qaba Ninka adiga oo nool Nimco kula wadaagee ! I can't get over this one ! Bravo
@abdiadnaan7596
@abdiadnaan7596 4 жыл бұрын
Nabadeey Waxa qaba ninka adigo oo nool Nimco kula wadaagee
@khadarmediavlogs7321
@khadarmediavlogs7321 4 жыл бұрын
Dayax band xidigaha geeska ayay kor mareen wlhi😂
@maxamedqaaje1395
@maxamedqaaje1395 4 жыл бұрын
Hoobaladii waaberi ayay bareejaynayaan 🤣
@jamaalcalibiixi4307
@jamaalcalibiixi4307 4 жыл бұрын
Xamse qurus fanaan cod tolmoon iyo edab isku darsaday hore u soco
@harguees
@harguees 4 жыл бұрын
New star is born. ✔
@dacardacar3530
@dacardacar3530 4 жыл бұрын
Reer koonfurow shaqdiina qabsada anaga codki liveka ahaa iyo ereyadiiba waa haynaaye laxanki liveka ahaa ayaa laydin ka rabaa wuu dhamaaday waqtigii playback Faca cusub waan wataa
@farahdahir8554
@farahdahir8554 4 жыл бұрын
RUMEYSO AMA HA RUMEYSAN HEESTANI WAA PLAYBACK, WAASE HADDII AD FAHMEYSO...
@Ahmedmohamed-wo2fv
@Ahmedmohamed-wo2fv 4 жыл бұрын
reer xamar lahaane umadu waa walaalo ee dab ha dhexdhigin jaahil ilaa jahil yahow
@dacardacar3530
@dacardacar3530 4 жыл бұрын
@@Ahmedmohamed-wo2fv yaa ku soo xiijiyay wll waxa aan ka hadlayo fahan
@jamaguled4916
@jamaguled4916 4 жыл бұрын
Maanta dhibaatada Haysata fanaaniinta danbe ayaa ah inay yar tihiin tiraba inta ku heesii kartaa luuq caadii ah runtii fanaankan waxan odhan karaa codkiisa qaabka masrixiyada uu u taagaan yahay Wuxu ii xasuusiyay fanaankii waynaa AUN Axmed Mooge Liibaan kolay fanku maaha wax qof dhalinyara ah lagu dhiirigaliyo lkn se hadii hees la doonayo in la qaado sidan fanaankan yar oo kale haloo qaado ama fanka ka daa yaa kufsigaan lagu wado
@khadraomar1
@khadraomar1 4 жыл бұрын
Hargeisa hyga fanka marka la idin leeyahay reer xamaroow ha muraara dilaacina😁
@ahmedadem1829
@ahmedadem1829 4 жыл бұрын
Hhhhhh wlhi waa sanfransiscada somalida holliwood bay dhheertay hargeisa geeska 😂😂😂😂
@user-wt3uq1iw7f
@user-wt3uq1iw7f 4 жыл бұрын
Weeynu aaminsanahnay kamana xumin walalahayn fadhigaa uga kacnaaa🥰✌🙏
@ahmedhillaac8017
@ahmedhillaac8017 4 жыл бұрын
😂😂😂 Anigu wllhi xamar baan joogaa Waana dhageysanataa markii 2aad ee aan kusoo ceshanayo weeye Ee Hargeysa inay Hooygii Fanka tahay haddii la diido halkee baa Hooygii Fanka noqoneysa ⁉️⁉️⁉️⁉️ War Horey usocda
@khadraomar1
@khadraomar1 4 жыл бұрын
@@ahmedhillaac8017 legend😍
@ahmedhillaac8017
@ahmedhillaac8017 4 жыл бұрын
@@khadraomar1 💪👑🙏
@hasanjeesto5333
@hasanjeesto5333 4 жыл бұрын
Dayax band waxaad tihiin mucjisada fanka keep going mucjisada fanka Dayax band
@deeqasaeed5820
@deeqasaeed5820 4 жыл бұрын
Maash Allah Somaliland 🎤🎤🎤🎤🎤🎤🥁🥁🥁🥁🎻🎻🎻🎻
@bilanabdilahi5084
@bilanabdilahi5084 4 жыл бұрын
Xamse codka iyo dhaqdhaqaba waa u egyahay axmed mooge AHU
@mouktarmsi954
@mouktarmsi954 3 жыл бұрын
The best voice waaaw ......esh cala daganaaan
@kaabaabdillahi8782
@kaabaabdillahi8782 4 жыл бұрын
Mansha Allah walalky xamse qurus 🌹❤🎤🎤
@ikraanabdiaziz-nf5lx
@ikraanabdiaziz-nf5lx Жыл бұрын
M.a xamze waad keenty wlle alah yaa raxma mooge
@farahdahir8554
@farahdahir8554 4 жыл бұрын
NUMBER ONE FANNAAN IYO HEES QIIMO BADAN AUN AXMED MOOGE...
@abdiqanidahir5541
@abdiqanidahir5541 4 жыл бұрын
Qabkuu uu taganyahay waaba ahmed mooge .wooow layaab halkdu dhigay
@hamdimohamed6552
@hamdimohamed6552 4 жыл бұрын
👏👏👏mashallah hamse hees macaan baad qaday hore u soco
@apdikadir.halgan8388
@apdikadir.halgan8388 Жыл бұрын
Nuuradiir Ali amaan Allah yacisak
@nouramohd1314
@nouramohd1314 4 жыл бұрын
Inta ila aragty inu fanan dagan yahay lilke saraa
@bulgerietv8482
@bulgerietv8482 3 жыл бұрын
27 december 2020 dhamaadkisi ayaan heesta dhagaysanaya
@Qofnaba.
@Qofnaba. 4 жыл бұрын
Xamse qurus si dagan bu aqaday heesta daganan iyo akhlaqdi fanannti hore ayaa ka muqta
@ruqiyahussein1262
@ruqiyahussein1262 4 жыл бұрын
Yaa salam cod iyo badh nice 👍 song 💜👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏💜💜💙💛👌
@mukhtarmahamed3119
@mukhtarmahamed3119 4 жыл бұрын
Waxaad moodaa .AUN. Axmed Mooge Liibaan qaabka uu utaganyahay iyo codkaba masha allah Hargesa Hoyga Fanka Somaalida 🖐🖐🖐🖐💯💯💯💯💯 Somaliland 💚💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍🤍❤❤❤❤💚💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍🤍🤍❤❤❤❤
@kmh5820
@kmh5820 4 жыл бұрын
Alle haku barakeeyo wllo mcn
@cabdimawel1932
@cabdimawel1932 4 жыл бұрын
Woow hees aanan ka daalin ❤❤
@awilmhamet9593
@awilmhamet9593 4 жыл бұрын
Axmad MogE Liban 🎧 Halkedad DhigtaY hamze 🇮🇷
@naasiribraahin323
@naasiribraahin323 4 жыл бұрын
Xitaa qaabka istaaga masraxa wuxuu u istaagay sidii ganaankii heesta I.H.U.N #ahmed #mooge
@shugricabdullahi5782
@shugricabdullahi5782 4 жыл бұрын
Mansha allah ilaahay codka ha u barakeeyo inanka m.a
@jaylaanig3585
@jaylaanig3585 4 жыл бұрын
Inaba caadi maaha hibo faneed oo dhamays tiran ayuu leeyahay👍 heeska halkeedu dhigay
@cabdimawel1932
@cabdimawel1932 4 жыл бұрын
Wlahy wiilkan waa cod macan yahy hadana weli top ma noqon ma soo caan bixin maxaa sababay?!!
@mhassan0163
@mhassan0163 3 жыл бұрын
you have to have the right time and right staff to become a famous, he is taking his time, nice guy
@haniyohimilo8060
@haniyohimilo8060 4 жыл бұрын
Ninkan kooxda waalagu bilaabay xamse hadana waaninka kooxda uguliita
@gureykabtan4398
@gureykabtan4398 4 жыл бұрын
In niyad ka ahayn laga yabo oo iska mashqulsan yhay oo ay fan jcyl un katahy aqoon uma lihi wllhi
@umufadumosahra1421
@umufadumosahra1421 4 жыл бұрын
Wuu cod macaanyahay aad iyo aad
@hamdimohamed6552
@hamdimohamed6552 4 жыл бұрын
Waa inan daganaan iyo akhlaq ka muqato o codmacaan xagaad kala qaday nacasow🤔
@haniyohimilo8060
@haniyohimilo8060 4 жыл бұрын
@@hamdimohamed6552 indr hadaad isgaranaysaan ama kamuuqo fankadheh ama kamaqnoow
@najepbile1321
@najepbile1321 4 жыл бұрын
Wu isku dayay wu dhaweeyy waana fiicanahay wu ku mahadsanyahay laakin ahmed mooge liibN wax la mid ahi inama soo marayaan AHUN dhamaantood.!
@iprahinapdirahman4263
@iprahinapdirahman4263 4 жыл бұрын
Waa heeti axmed mooge libaan
@cadaala_filims
@cadaala_filims 4 жыл бұрын
Nasiiboow waxa jira Niyaddii Biseeshiyoo Nacab Baratamaayee Soo sidaa kuma saxna heestu?
@marwaaano8310
@marwaaano8310 4 жыл бұрын
Masha Allah wllo hamze Abdilahi Jama Ali
@mubarakismaacil8296
@mubarakismaacil8296 4 жыл бұрын
Woow badalkii axmd mooge soo dhawow axsan sawt
@shucaybaadan4119
@shucaybaadan4119 4 жыл бұрын
Fanaankii fanaaniinta xamse🖐
@intisarmohamed933
@intisarmohamed933 4 жыл бұрын
MaashAllah another moge born
@abdisamedmire2955
@abdisamedmire2955 4 жыл бұрын
Waaa asal % tabtii ahmed mooge u istaageyba (ahun )
@khatrahaji7351
@khatrahaji7351 4 жыл бұрын
Sediyo wad dul dhigty waah waah👏👏👍🌹
@abdeeq2825
@abdeeq2825 4 жыл бұрын
rèer xamarku waan jirinbay haaa haa nagu dawakhsheene tan bal wax kadhaha
@Caliya2020
@Caliya2020 4 жыл бұрын
Dhalinyaro cajiiba ayaa fanka dhulka ka qaaday ❤🤍💚
@jecelkiikhadkuciilayjaamac2536
@jecelkiikhadkuciilayjaamac2536 4 жыл бұрын
Masha allah woow 👑🙋‍♀️🎤💖💝👏👏👏
@MOHAMED-zc6bg
@MOHAMED-zc6bg 4 жыл бұрын
Ok fanaan degan wax guul wadenimo ah ma lihid sidaa awadeed dadkuna way ku ixtiraamayaan
@gureykabtan4398
@gureykabtan4398 4 жыл бұрын
Comentigaga mel kale wn ku arkay guul wadid maxa ula jeeda wll
@khadarmohamed6505
@khadarmohamed6505 4 жыл бұрын
Excellent singer and very natural artist
@samiyaxasan7654
@samiyaxasan7654 4 жыл бұрын
😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥 wlhi heestan wan jeclhy oohin ayaa iga timid mana aqaan🙏❤💚💭
@mustafeaden3393
@mustafeaden3393 4 жыл бұрын
Kula mid baan ahey jaceylkeygii xasuus
@samiyaxasan7654
@samiyaxasan7654 4 жыл бұрын
Sory😥
@hasanrashid323
@hasanrashid323 4 жыл бұрын
Masha allh qalbigagu uu qoyan yahay allla yaxfidka
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 жыл бұрын
*𝗢𝗻𝗲 𝗼𝗳 𝗺𝘆 𝘂𝗻𝗶𝗾𝘂𝗲 𝘀𝗼𝗻𝗴❣️*
@foziasalad1152
@foziasalad1152 4 жыл бұрын
Masha Allah wuu cod fican yahay iminkani
@mwgurrey4104
@mwgurrey4104 3 жыл бұрын
Codka sidu e kenay waxa ka daran sida Uu Qabkisa ugu istagan yhy Inaksto legend AUN A.mooge Lagaari karin
@genmustafeburcaawi6972
@genmustafeburcaawi6972 4 жыл бұрын
Xarakada fanka xamse qurus yaa Fanaan wayn Nabadeey waxa qaba ninka adiga oo nool nimco kula wadaaga
@hanadahmed2490
@hanadahmed2490 4 жыл бұрын
Yaa nuuralceyn 💞
@mubarikhargeisawi7994
@mubarikhargeisawi7994 4 жыл бұрын
Sxpkay Xamse Qurus Heesti Ahmed Mooge Si Wacan ayd U Qaday Hore U Soco Sxp
@baariyeya6693
@baariyeya6693 4 жыл бұрын
Salax sanaag aan sugaa 🤗
@fathiaabdi7300
@fathiaabdi7300 2 жыл бұрын
You are amazing , my brother and I found you today you are a very talented 😃❤️❤️
@xogsugan1842
@xogsugan1842 4 жыл бұрын
Daaha gaas macalin takhasus ah wuxuu soo sarayaa dhalinyaro fanka qabsan rabta
@faadumoegeh9083
@faadumoegeh9083 4 жыл бұрын
Dadkan quruxda badan markaad live u argto waad ka ordi
@umufadumosahra1421
@umufadumosahra1421 4 жыл бұрын
Maxaa dhacay miyaanay dad ahayn ma waraabayaalbaa .naa say maasha allah corona kugu dhacye
@ahmedadem1829
@ahmedadem1829 4 жыл бұрын
@@umufadumosahra1421 hhhh bal adba inantu mxy aragtay
@abdisamedmire2955
@abdisamedmire2955 4 жыл бұрын
Marky iska lacageystaaan way qorqormi kkk
@niyaaladem
@niyaaladem 3 ай бұрын
​@@abdisamedmire2955 qoralku inkastuu mar jore ahaa hadana 😂😂😂
@maxamedabdi3351
@maxamedabdi3351 4 жыл бұрын
Wakaa xamse qurus day
@husseinhandule
@husseinhandule 4 жыл бұрын
reerkani somalidii wayku diganayan ,,maadama xigmadii afka somaligu iyaga ku hadhay
@ayaanmohamed1862
@ayaanmohamed1862 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂 oo af somaligi iyo fanki ayan nooleynaybe maxa digasho.keenay
@wadadyare9822
@wadadyare9822 4 жыл бұрын
ahleen alfanaan xamze quruz
@maryanali9833
@maryanali9833 4 жыл бұрын
Best best team ever in The world I mean Somalie
@shugriqali5248
@shugriqali5248 4 жыл бұрын
Masha allh cod iga dheh
@MohamedHassan-nw4yo
@MohamedHassan-nw4yo 4 жыл бұрын
Horu Socod Wanaagsan Datax ban iyo fanaankava
@somalilanderdhalada7348
@somalilanderdhalada7348 4 жыл бұрын
Dhalintan wayba da’ yar yihiin ee may naftooda wax baraan oo macsidan iska daayan
@Amino321
@Amino321 4 жыл бұрын
Legend hamse
@jablibaax
@jablibaax 4 жыл бұрын
Walaahi wayba isku eeg yihiin AUN tee #axmed #mooge, xitaa qaabkiisii buu u taagan yahay
@Geedi143
@Geedi143 4 жыл бұрын
Haahey 🔥🔥🔥🔥🔥
@gacanlibaaxofficial728
@gacanlibaaxofficial728 4 жыл бұрын
Nice QaaCi
@zaynababokor9436
@zaynababokor9436 4 жыл бұрын
Somaliland hoyga fanka waaaw💚❤🤍💋💋💯🥰
@user-pb9uf2ww4t
@user-pb9uf2ww4t 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@hamsamohamed7335
@hamsamohamed7335 4 жыл бұрын
Halkeedu Ku Musbaaray.
@abdiraxmaanmaxamudaden8951
@abdiraxmaanmaxamudaden8951 4 жыл бұрын
Caaawa oodaad ka soo qaaden
@cabdirashidcabdilaahi5478
@cabdirashidcabdilaahi5478 4 жыл бұрын
axyaa fanaan Axmed mooge ayaadmoodaaba.
@awalehboqor8542
@awalehboqor8542 4 жыл бұрын
Mnsha allah
@user-mq9ok4fm6h
@user-mq9ok4fm6h Жыл бұрын
Hlkeedu dhigy waxaaaanu ku qaaady cod dagan
@liibaanmuxidiin6784
@liibaanmuxidiin6784 4 жыл бұрын
Keeping bro
@aamiinafaarax2561
@aamiinafaarax2561 4 жыл бұрын
Wooww mash alha
@nagaadmohamoud7519
@nagaadmohamoud7519 4 жыл бұрын
💋💋mazha alh
@seinababdi1835
@seinababdi1835 4 жыл бұрын
Waaaawo
@xidigochanel34
@xidigochanel34 4 жыл бұрын
Waaw eshcalaaa cod
@mohameddahir8362
@mohameddahir8362 4 жыл бұрын
Waw🙏🙌
@saeednor8495
@saeednor8495 4 жыл бұрын
Waagan Yara waxan moodi jiray nabadey waxaa qaba ninka adiga oo nool nimca kula wadage nimco naag nin laga qaday ileen heestu waa wadani
@abdiqanidahir5541
@abdiqanidahir5541 4 жыл бұрын
Nabaad waana loo bixyaa dumarka qaar oo waa magac
@mohamedabdirashid2733
@mohamedabdirashid2733 4 жыл бұрын
Waaah waah
@asmaahmed6830
@asmaahmed6830 4 жыл бұрын
Waxaan ka sugnaaba kooxdan waa inay kor usii qaadan maadamey fankii dib usoo noleeyeyn
@nouramohd1314
@nouramohd1314 4 жыл бұрын
Kayar kama dhargo heestisan
@maxamedc.shakuur8883
@maxamedc.shakuur8883 4 жыл бұрын
Ax yaa cod
@empiresaara9927
@empiresaara9927 4 жыл бұрын
👏🏻👏🏻
@masuulladane5861
@masuulladane5861 4 жыл бұрын
Waa qolama wiilkani ?
@MohamedAAbdi-gg2rg
@MohamedAAbdi-gg2rg 4 жыл бұрын
Waa fanan somaliyed😎
@jablibaax
@jablibaax 4 жыл бұрын
Hy
@hodomohamed3648
@hodomohamed3648 4 жыл бұрын
qarxajis dadkii fanka lahaa
@farhanhdhimbil4998
@farhanhdhimbil4998 3 жыл бұрын
Waa Hj
@maxameddeeqofficialchanal6149
@maxameddeeqofficialchanal6149 4 жыл бұрын
Qofkii subscribe isaara ana waa balan inan usaaro
@rinaadofficial7365
@rinaadofficial7365 4 жыл бұрын
Isaar wll adne
@sofiaahmed7104
@sofiaahmed7104 4 жыл бұрын
❤💭💚👌👌👌👌
@nouramohd1314
@nouramohd1314 4 жыл бұрын
Wwwwww
@sahal3922
@sahal3922 4 жыл бұрын
Lkin waxaan soo jeedin lahaa waxa iiga muuqda wax calankii somalia waa in qoladan hotelka loo sheegaa sida uugu dhakhsaha badan loo badal
@Wiilkadheer4
@Wiilkadheer4 4 жыл бұрын
Ukhdad ayaa ku heeyso, ee coowdubileeyso
@themagicalcloudofgalaxy8806
@themagicalcloudofgalaxy8806 4 жыл бұрын
Somaliland hablaha iyo ragga waxaa cunsurnimo badan Ragga dumarkooda baa wanaagsan war heedhe is daji muxuu u tarayaa calan war heedhe bal yara kaadsho
DAYAX BAND QAACI FULL 2020
1:22:53
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,3 МЛН
CABDIKARIIN CALI SHAAH HANAAN SOCODKA LAAFYAHA QAACI DAYAX BAND 2020
8:23
Hawraar Music Production
Рет қаралды 2 МЛН
小蚂蚁被感动了!火影忍者 #佐助 #家庭
00:54
火影忍者一家
Рет қаралды 53 МЛН
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 31 МЛН
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
shiino1000
Рет қаралды 2,2 МЛН
SICIID QALINLE BAAL GOREY QAACI DAYAX BAND 2020
5:18
Hawraar Music Production
Рет қаралды 869 М.
nabadeey macaney
7:15
Baro xisaabta
Рет қаралды 806 М.
Alfanaan Xamse Qurus Hees Shidan Niyada Udhis  Kooxda Dayax Band 2018
7:01
YAASIIN BALBALAADHSHE
Рет қаралды 12 М.
BILAN AADAN IYO XAMSE QURUS HADAAD DHAAYO LEEDAHAY 2019 HD
10:44
Hawraar Music Production
Рет қаралды 358 М.
ISMAACIIL AARKA KOOS QAACI DAYAX BAND 2020
7:58
Hawraar Music Production
Рет қаралды 2,2 МЛН
CABDIKARIIN CALI SHAAH IYO IKRAAN JAAMAC WAANO QAACI DAYAX BAND 2020
9:08
Hawraar Music Production
Рет қаралды 2,3 МЛН
小蚂蚁被感动了!火影忍者 #佐助 #家庭
00:54
火影忍者一家
Рет қаралды 53 МЛН