Xiiro xaasid kagana ha u sheegin! waa xiirtay xaasidna ma qabo kaftana wa furan yahay.

  Рет қаралды 15,193

Illintir

Illintir

29 күн бұрын

Пікірлер: 97
@feysalmuhumed1392
@feysalmuhumed1392 26 күн бұрын
Allaha kaa Aqbalo cumrada Abdiaziiz Really nin umada soomaaliyeed uhayo howl muhiim ah Ayaad tahay Allahana kaa Abaal mariyo wanaagaa aad utaagantahay.
@user-lh1jl1bq7p
@user-lh1jl1bq7p 27 күн бұрын
Young bro , u are handsome with hair or without hair mashallah because u have good heart ❤️❤️❤️ let your wife know 😂i don't mean disrespect but her husband handsome of course that she marry him 💞 may Allah bless you guys 🙏🏻🙏🏻🙏🏻 ameen ya rab 🙏🏻
@anisamohamed-2764
@anisamohamed-2764 21 күн бұрын
Maashaa Allah tabaaraka Allah ❤waa ku qurux Badan tahay Waxaa illaahay Subxaana Watacaalaa dartiis u samaysay ❤
@amatullahbintumuslimah7775
@amatullahbintumuslimah7775 23 күн бұрын
Allah ku xiftiyo cabdulcazizow habo noo soo duceeh guulayso
@hawoabdinur792
@hawoabdinur792 27 күн бұрын
Masha allah allaha ka aqbalo waxatahay nin alle qayrla dontay abalkaaga allaha kaaga dhigo jannatulfardosa umadad ugargataa kuwabadan wad kafarixida marar badan allaha kafarxiyo mudane Abdi aziis
@ariijapdi190
@ariijapdi190 27 күн бұрын
الرسول صلى الله عليه وسلم قال اللهم ارحم المحلقين ثلاثا وفي الرابعة والمقصرين
@user-fk9xp3ii6c
@user-fk9xp3ii6c 27 күн бұрын
Walaalkey iisoo duceey Wan xanuunsanahaye
@BilanQueen12
@BilanQueen12 27 күн бұрын
Ilahay haku caafiyo😢
@abshirshciisemaxamuud9800
@abshirshciisemaxamuud9800 20 күн бұрын
Masha Allah waad ku qurux Waakaa adigoo wadaad lagaa aqoon Baraka Allah
@mariaali7281
@mariaali7281 27 күн бұрын
Allah yabarik 🎉🎉🎉🎉
@aminaabdiadem9900
@aminaabdiadem9900 27 күн бұрын
Maasha Allah madaxa xiiran aadaa ugu qurux badan tahy cabdi caziiz Allah ku xifdiyo
@user-yr4cb7hz3i
@user-yr4cb7hz3i 27 күн бұрын
😂? sxb wallahi Anigoo kaftameynin waad ku qurux badan tahay❤❤❤❤ ماشاءاللّه
@degan4
@degan4 27 күн бұрын
Qofkasto muraadkeeda oo Macsi iyo tuugo ahah Iyo muslin dhibkiis Allah u sahlo
@omermhd985
@omermhd985 27 күн бұрын
Mashaa allah cimra maqbuula
@umucaashamaxamad9536
@umucaashamaxamad9536 27 күн бұрын
ماشاء الله يحفظك تقبل الله منا ومنكم صالح اعمال مين يارب العالمين
@leylomohamed205
@leylomohamed205 27 күн бұрын
Masha Allah rabi haku xafido Hana Ku barakeyo wllkey qaaliya
@Babyinplushies
@Babyinplushies 27 күн бұрын
Masha Allah 😍🤲🏻🤲🏻
@SalwoAli-vn5dp
@SalwoAli-vn5dp 27 күн бұрын
Aamin allaah hakaa aqbalo acmaasha cimrada iyo soonkaba madax xiirashada wa ku qurxantahay masha allaah
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 26 күн бұрын
Masha allaa walaal alle hakaa aqbalo cumrada 🤲🤲🤲🤲
@Bilicdoog
@Bilicdoog 26 күн бұрын
Masha allah ❤❤❤
@kheriyamohamud4517
@kheriyamohamud4517 27 күн бұрын
Alhuma aamiin aamiin aamiin yaa rabi 🤲
@hamdixarago5637
@hamdixarago5637 27 күн бұрын
Alahuma amen
@SurprisedTarantula-pv8un
@SurprisedTarantula-pv8un 27 күн бұрын
Masha allah waad ku qurxantahay c/casiis xiirnaanta
@Amalali-bj7di
@Amalali-bj7di 27 күн бұрын
Amiiiiiin
@user-ek4pv1ki5r
@user-ek4pv1ki5r 27 күн бұрын
ءامين يارب العالمين تقبل الله
@qaalihassa3057
@qaalihassa3057 27 күн бұрын
Allah SWT hakuu danbidhaaf Anaga iyo adigaba Abdi aziiz Samafale Allah kaa aqbalo Cumrada Aamiin yaarabi
@maryanyousuf8160
@maryanyousuf8160 27 күн бұрын
Masha allah taqaballah allahuma aamiin🤲🤲🤲🤲
@XabiiboIbrahim-dp7in
@XabiiboIbrahim-dp7in 27 күн бұрын
Aamiinaamiinaamiin
@ifrahistaahil9152
@ifrahistaahil9152 26 күн бұрын
Masha Allah allhumma bariik waad ku qurux badantahay xiirda
@user-lx3ev4yf4j
@user-lx3ev4yf4j 26 күн бұрын
Aamiin aamiin aamiin yaa rabi 🤲🤲🤲
@shukriali5174
@shukriali5174 27 күн бұрын
Aamiin ❤
@zahraabdullahi3294
@zahraabdullahi3294 27 күн бұрын
Amiin amiin cabdi cabdicaziiz ilaahay ha kaa aqabalo noo soo duce insha allah
@adnanjama1175
@adnanjama1175 26 күн бұрын
Masha alàa ilaahay hakaa apbalo anagan nooso duçee
@user-rg2jw9le2p
@user-rg2jw9le2p 27 күн бұрын
alle ha kaa aqbalo isooducee aniga
@nasiimo2924
@nasiimo2924 26 күн бұрын
Aad ayaad ugu qurux badan tahay
@gorgorwaa-wz8iq
@gorgorwaa-wz8iq 27 күн бұрын
Hada ayaad noqotay nin masuul ah oo akhiyaar ah somaliya iyo falastiin u soo duceey sxb
@faadumocismaancali1668
@faadumocismaancali1668 25 күн бұрын
Kkkkkk
@xalimosacdiyo-jn8vk
@xalimosacdiyo-jn8vk 26 күн бұрын
Aamiin Aamiin yaarabi
@sahrakoow288
@sahrakoow288 26 күн бұрын
Kkkk😂 Alle dartiis hadaad u xiirtay war maleh waan ku daawan karnaa subxaanallah cabsi cabsi noqotay a aaah😅
@umumascuud3307
@umumascuud3307 26 күн бұрын
😂😂😂😂😂
@giniKhaliif
@giniKhaliif 27 күн бұрын
Aamiin yaa rabi
@ZahraYusuf-yq8uc
@ZahraYusuf-yq8uc 26 күн бұрын
Amiin qurux
@asli1087
@asli1087 27 күн бұрын
Maasha Allaah
@user-sg9ql6le8g
@user-sg9ql6le8g 27 күн бұрын
alle dar tiis baad u ciirtey alle hakaa aqbalo cimrada
@xaawoibraahim8150
@xaawoibraahim8150 27 күн бұрын
mashaAllah
@aishaahmed3847
@aishaahmed3847 27 күн бұрын
❤❤❤
@zahramaalim2700
@zahramaalim2700 27 күн бұрын
Waaw maashaa,allaah
@user-kx1zf1fc8w
@user-kx1zf1fc8w 25 күн бұрын
iloow danbi dhaaf cabdi casoiis ❤❤❤❤❤❤❤
@user-dd9mo4be6w
@user-dd9mo4be6w 27 күн бұрын
Mashaa aallaaah
@user-pg2ov9wm2f
@user-pg2ov9wm2f 26 күн бұрын
Allacabdulcsiisooxiirnidawaadkufoolxuntahayeewallaahiriseenyoonbaadueekaataymarkaadxiiratay
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 27 күн бұрын
Aamiin Aamiin ilaahay hanoo dambi dhaafo. Cabdicaziisow xaasid maba lihid
@omermhd985
@omermhd985 27 күн бұрын
Aamiin
@hamdixarago5637
@hamdixarago5637 27 күн бұрын
MMansha alah rabi ha ku xifdiyo walalky
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 27 күн бұрын
Ilaahey Si qeyr leh ha kuugu soo Dhameeyo Cimrada walaalkey
@user-oi7gn9rc8h
@user-oi7gn9rc8h 27 күн бұрын
masha allah sidan ayad ku qurxotay ❤
@hania9627
@hania9627 27 күн бұрын
Mashaa allah walaalkey isoo duceee aniga iyo famelkeyga kheyr Allaha kusiiyo
@Cadar49
@Cadar49 27 күн бұрын
Waad ku qurux badan tahay sxb
@khadijawarsame4516
@khadijawarsame4516 27 күн бұрын
Allahuma amiin
@abdinasirhgacal4888
@abdinasirhgacal4888 27 күн бұрын
Mash allah saan aad ku qorxantahay
@istarmacalin6628
@istarmacalin6628 27 күн бұрын
Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin ❤❤❤❤❤❤❤❤
@romanisti992
@romanisti992 27 күн бұрын
❤❤❤❤
@ariijapdi190
@ariijapdi190 27 күн бұрын
Xiirashadu waxay ka midtahay acmaasha xajka iyo cumrada ilaahey hakaa aqbalo acmaashaada
@khadijawarsame4516
@khadijawarsame4516 27 күн бұрын
Maansha Allah edo isha bidarayasha Allaha ka hayo ❤
@abdishakurabdulahi1291
@abdishakurabdulahi1291 27 күн бұрын
Maashallah taqabalallaah
@fatmaabdikadir4421
@fatmaabdikadir4421 27 күн бұрын
Wllo cabdicaziiz ii soo ducey
@BilanQueen12
@BilanQueen12 27 күн бұрын
Muraadba wada leenahy ilahaynaga wada aqbalo😊
@awalenuro4947
@awalenuro4947 27 күн бұрын
Abdi aziz ina aabo awey xajiyadii shumis hakala dasheh hhhhhh 😂😂😂😂😂😂 wa iga kaftan well done bro 👏🏾 👍
@stephensharertwin574
@stephensharertwin574 25 күн бұрын
waan xanunsanahay ee iso ducee please
@saadocali-nt5tx
@saadocali-nt5tx 27 күн бұрын
Markasta waad qurux badantahay clcaziiz ii soo ducee
@xamdimahadhassen8460
@xamdimahadhassen8460 25 күн бұрын
Yaaasalaaam ma xaramkiibaa
@Farhan-dd7mh
@Farhan-dd7mh 27 күн бұрын
Waadku qurxanthy bro masha allh🫡
@hawamohamud8916
@hawamohamud8916 27 күн бұрын
Kkkk masha Allah waa ku qurxantahay
@sahrolise5320
@sahrolise5320 16 күн бұрын
Basaxiira ku quruxon tahayi 😅😊
@amalabdisamed4367
@amalabdisamed4367 26 күн бұрын
Alle hakaa aqbalo
@user-rv1ux3vh1k
@user-rv1ux3vh1k 27 күн бұрын
Acmaasha xajka waa laqarsada wll xirida waa cibado meshan
@alyasfarah9816
@alyasfarah9816 27 күн бұрын
Sxb noo soo duceey asc
@ruqiyaruqiya7157
@ruqiyaruqiya7157 23 күн бұрын
Asc c/caziiz basaxiir bunkiina aaway😂😂
@mariaali7281
@mariaali7281 27 күн бұрын
Waa ku qurxantay
@user-yt8xc2kr8x
@user-yt8xc2kr8x 26 күн бұрын
Waad ku qurxantahay xiirashada
@Taraagle67
@Taraagle67 27 күн бұрын
Please iso ducey wlkeyga murad ayn le yhy okay mahad sanid
@user-tg6uc9fk4p
@user-tg6uc9fk4p 27 күн бұрын
lkn bidixdaa ka bilaawday c casiis
@ahmedbarrow7590
@ahmedbarrow7590 27 күн бұрын
Garka hadaa ku dari lahayd of ku aqoonsaneysa ma jirto
@awalenuro4947
@awalenuro4947 27 күн бұрын
Cabsi cabsi
@umubilalaadan8272
@umubilalaadan8272 27 күн бұрын
Wiil yarbaad u ekaatay
@FAHAMTECH
@FAHAMTECH 26 күн бұрын
Bro saanaba ku qurdoontay
@gorgorwaa-wz8iq
@gorgorwaa-wz8iq 27 күн бұрын
Wajigaga dad daada ayaan ka aqristay 31 ama 32 ayad jirta😂😂😂
@daalacms1064
@daalacms1064 27 күн бұрын
Dambigaaga alle hadhaafo Kuma qUrux badnid
@YoungShakur1989
@YoungShakur1989 27 күн бұрын
Inta dhalin yaro tahay iyo hadii aad qof weyn noqoto xata Tinta waa qurux ina adeer
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 27 күн бұрын
Wa arin murugo leh in heerkas marayso cibaadadii cajiib
@khadarsalehsaleh5323
@khadarsalehsaleh5323 26 күн бұрын
Hhhhhh basadiir caana mac😂
@sahrolise5320
@sahrolise5320 16 күн бұрын
Ayeeyideyi uu ekaateyi 😅
@user-fk9xp3ii6c
@user-fk9xp3ii6c 27 күн бұрын
bun aankuu dubaa inshaa allaah
@safiyosharif4724
@safiyosharif4724 27 күн бұрын
Cadicasiis dhiblow aa tahey
@kayserimedia2197
@kayserimedia2197 27 күн бұрын
Mako Aa kugu Ogaa Af Hindi Second Language Muu Noqday
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge 26 күн бұрын
😂😂
@khadrocabdi2985
@khadrocabdi2985 26 күн бұрын
Kkkkkkkkkk😂😂😂😂😂😂😂😂
@maryanabdi629
@maryanabdi629 23 күн бұрын
Wad gu qurxontay
КАК ГЛОТАЮТ ШПАГУ?😳
00:33
Masomka
Рет қаралды 2,1 МЛН
NO NO NO YES! (40 MLN SUBSCRIBERS CHALLENGE!) #shorts
00:27
PANDA BOI
Рет қаралды 100 МЛН
#india #somalia 🇸🇴🇮🇳
9:01
Jannahkhali
Рет қаралды 3,9 М.
WAX YAABIHII LA YAAB LAHAA AAN KU ARKEY SAUDIA ARABIA XILIGA RAMADAAN
8:35
КАК ГЛОТАЮТ ШПАГУ?😳
00:33
Masomka
Рет қаралды 2,1 МЛН