Xogta qorshaha ciidanka Itoobiya looga saarayo Soomaaliya | VOA Somali

  Рет қаралды 9,926

VOA Somali

VOA Somali

24 күн бұрын

Xog ku saabsan isku dayga ay dowladda federaalka dalka uga saareyso ciidamada Itoobiya iyo maamul goboleedyo ka hor yimid. Waxaa faah-faahinaya Haaruun Macruuf.
Mar walba nagu xirnow
🟠 Rukumo VOA Somali / @voasomali
🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: / voasomali
🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: www.voasomali.com/
🟠 Nagala soco Facebook: / voasomali
🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.

Пікірлер: 26
@Clhafidraage-ru4dt
@Clhafidraage-ru4dt 23 күн бұрын
waxa nasiib xumo ah in 2024 nala ilaalio
@abdirashidyeedhay9122
@abdirashidyeedhay9122 22 күн бұрын
Waanala kala ilaalinayaa kawaran Waxba ma ilaalinayaanee
@ahmedkeyse949
@ahmedkeyse949 22 күн бұрын
Dalkan Somalia 🇸🇴 wax mustaqbal ah malahan 💯✔️
@ahmetjk6709
@ahmetjk6709 23 күн бұрын
Mansha Allah guul somaliland iyo itobiya
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 23 күн бұрын
👋 Weriye Haaruun Macruuf.
@ahmedeid8898
@ahmedeid8898 23 күн бұрын
Wa Kud Ka Guur Qanjo U Guur
@user-pe8qo2dm7m
@user-pe8qo2dm7m 20 күн бұрын
Siyaasiyiiin aan xitaa wax yar oo damiir iyo sharaf leheen
@yusufhusseingedi2664
@yusufhusseingedi2664 23 күн бұрын
Codkaga iya muuqaaga ismalaha HAARUUN MACRUUF
@MohamedBarrrow-mh5gg
@MohamedBarrrow-mh5gg 23 күн бұрын
Xaq uma laha in uu kaba hadlo, waayo wuxuu ogyahay inuusan ku joogin sifo sharci ah.
@Mhmd-yo8bx
@Mhmd-yo8bx 20 күн бұрын
Waxaa muuqata in mustaqbalka somalida in gacanta ugu jiro alshabaab Kol hadii siyaasiyiintu leeyihiin itoobiya iyo shisheeya hanoo joogaan xiligaan 2024!!!!
@mustafeadan6924
@mustafeadan6924 22 күн бұрын
Iyagoo somali ah ayay ku leeyiihiin waxaan ku faraxsanahay sii haysashda xabashida yaab
@ibrahimhassen9450
@ibrahimhassen9450 23 күн бұрын
Kenya na waa ok l, Ethiopiyana waa cadaw miyaa
@user-zo6zo4tl2s
@user-zo6zo4tl2s 23 күн бұрын
Kakakakakaka waxas waa film waxay rabban in koonfuurgalbeed la qabasaddo
@FatumaAmina-ow4kj
@FatumaAmina-ow4kj 22 күн бұрын
Itobiya waa cadawga kowaad ee umadda soomaaliyeed, waa in ay baxaan ,
@KhadarDek
@KhadarDek 22 күн бұрын
Waxa nasiib daro ah in shaqso masuul somaliyed ah uu ku qanacsan yahay joogitaanka ciidanka ethiopia 2024
@user-zo6zo4tl2s
@user-zo6zo4tl2s 23 күн бұрын
Waxay rabban in koonfuurgalbeed ay qabsaddan kkkkkkkkkkkk Waxas waa la fahansanahay Horta Kenya ka sarr iyo djbouti
@ahmedhussein7804
@ahmedhussein7804 22 күн бұрын
NINKA AAD LEEDAHAY LATALIYAHA M X SH MUXUU BALAAN HAYAA HADII CIIDAMADA ITOBIYA AY KA BAXAA SOOMAALIYA WEEYDII IYO TEEDA KALE WEYDII AAWEY CIIDANKUU HIRSHABELE IYO GALMUDUG LAGU BABIYEYE NON BALAAN?
@Mahmed-td2bk
@Mahmed-td2bk 21 күн бұрын
Waa ii kow muuqiisa waa ninka sheega barnamijka ay yidhahdan galka baadhista horta barnamijka iyo isagaba waa necebahay waayo waad aragteen wuxu sii daayo ee been iyo brobagaando kolba wuxuu wareystaa dad shaqada laga eryey iyo dad cadow oo aragti xun ka bixiya dadka iyo dalka somaliyed insha allah Malin maalmaha ka mid ah ayaa maxkamad somaliyed lagu saari doonaa caado qaate xun ayaa tahay hadey weriyenimadu dhab kaa tahay car arimaha gudaha ee mareykan kasoo barnamijka foosha xun ee sii deyso waa hadaad weriye xor ah tahay
@abdirahimaliadow234
@abdirahimaliadow234 22 күн бұрын
Ethiopia inay Soomaaliya ka baxdo waxaa ka fudud in Soomaaliya ay kala tagto 😊
@MohamedIbrahin-lp1bl
@MohamedIbrahin-lp1bl 23 күн бұрын
Dharigii muuse kariyay ma halkaasuu marayaa
@axmedmowlid8786
@axmedmowlid8786 23 күн бұрын
Ethipia iyadaa leh somalaia, Maxay uga baxaysaaa. Somali Iyadaa isku cadaw ah. Maamul wlaiba Ha iska aqaado shaeciyada ethoia maxaa Ku jaban.
@Myworld-dn1nt
@Myworld-dn1nt 23 күн бұрын
Adi Somali ma thy
@user-tj2pj4ok2t
@user-tj2pj4ok2t 23 күн бұрын
Mabaxayso itoobiya waxakuxidhan amnigeeda Madagaalka ayaad uraraysaan itoobiya yeelimayso itoobiya inta ciidama shisheeye joogaan way joogaysaa waxad doonaysaan in aad amnidaro uga abaabushaan halkaa taasi dhicimayso
@abwaansugun
@abwaansugun 23 күн бұрын
Aduu ma itoobiyaanbaad tahay mise somali haddaad itoobiyaan tahay waa gartaa 2:03
@mustafeadan6924
@mustafeadan6924 22 күн бұрын
Adigu ma xabashibaa tahay maxaa amnigeeda iyo arimaheeda kaa quseeya taada hagaaji somali bilaa damiira shut
@peaceprosperity3951
@peaceprosperity3951 22 күн бұрын
😂 😂 Ethiopia weligeed ma baxayso waayo horey ayey u sheegtey. Somalia waa Kilalka lixaad ee Ethiopia lkn dad baa weli riyoonaayaa oo aaminsan wax Somalia la dhaho. Teeda 2, Ethiopia waxay sameysatey dad sidi Cabdillaahi Yussuf Axmed kaba u baalasheeya oo iyada u daacad ah. Somalia dabinki lala rabey wey ku dhacdey waana u dhammaatey. Somalia Jaalle Siyaad kama dambeyn.
Универ. 10 лет спустя - ВСЕ СЕРИИ ПОДРЯД
9:04:59
Комедии 2023
Рет қаралды 2,6 МЛН
Каха ограбил банк
01:00
К-Media
Рет қаралды 9 МЛН
FOOTBALL WITH PLAY BUTTONS ▶️❤️ #roadto100million
00:20
Celine Dept
Рет қаралды 35 МЛН
Sudan: war will end in a 'short time' say Sudanese Armed Forces
5:31
Channel 4 News
Рет қаралды 131 М.
SIR LAGA HELAY ITOOBIYA SAYLAC | XOGTA DAAHSOON | UNSC
24:11
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 76 М.