No video

Yurub Geenyo iyo Mustafe Boss | Heesta Labadeenu | Xasuustii Cabdiqaadir baruud iyo Nadiifo Xaaji

  Рет қаралды 29,526

Astaan

Astaan

7 ай бұрын

Yurub Geenyo iyo Mustafe Boss | Heesta Labadeenu | Xasuustii Cabdiqaadir baruud iyo Nadiifo Xaaji
Musicians:
Bass Guitar:
Cabdicasiis Axmed Xaashi
Guitar:
Nagiib Axmed Xaashi
Keyboard:
Maxamed Xaaji
Saxophone:
Cabdale xaaji
Camera Operators:
Eng Maano
Mukhtaar Dhuux
Eng Maxamed Mawliid
Shaariq Abdala
Editing:
Ashour
Vocal Record/Mixing:
Shabcaan Isko
ASTAAN MUSIC
2023

Пікірлер: 35
@hibakali158
@hibakali158 7 ай бұрын
Inagoo ah lamaano u lilaahiya caashaqa aynu saarno laxaadka ♥️2024💋 “insha allaah qof walboo commentkaygan arkaya sanad khyr qaba illaahay hakaga dhigo aniga iyo adigaba🥰
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 19 сағат бұрын
Waaaw heestan reer jabutida adbay u maaacantay nooolaada❤
@ahmedyasiinrays5527
@ahmedyasiinrays5527 7 ай бұрын
Eesh calaa soood Aad baan idiin salaamayaa dhamaan tiin ba kooxda muusigana aad iigu salaama
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 7 ай бұрын
Halkeedi Bay Dhigeen Heesta Sowtu Raxma Yurub Mahamed Abdi ❤ Iyo Mustafe Booska ❤
@yaasiinmuxumed2218
@yaasiinmuxumed2218 7 ай бұрын
Eeshcalaa music qofkasta oo aan waligii heesin ayaa hadii loo tumo heesaya
@M.Cabdulle
@M.Cabdulle 7 ай бұрын
Cajiib! Wallaahi aniguna waan ka yaabbanaa sida ay ugu hagarbexeen miyuusigga. Sideedaba miyuusiggu dadka isagaa codka ka qasba😂.
@cirjiidh77
@cirjiidh77 7 ай бұрын
Boqoradii codka Qarniga Yurub M.A geenyo fanaankasta la heesta❤❤ kooxda music cajiib
@nasserabdi2630
@nasserabdi2630 7 ай бұрын
Wow great song Mustafe Boss iyo Yurub Geenyo Anigu Heestan Labadeena Jacaylka waxan ku bartey Abdi Farah & Zamzam Mohamed (AUN). maan ogeyn ineey lahaayeen Abdilqadir Baaruud iyo Nadiifa Haaji (AUN)
@KadraAhmed-te5ok
@KadraAhmed-te5ok 5 ай бұрын
Wa saax waxa laha Abdi farax iyo zamzam aun labada fanaan
@imbashiir1825
@imbashiir1825 7 ай бұрын
halkeeeda ayay dhigeen labadooduba, heestan in badan baan day dayay iyadoo aan qualitygigeedu fiicnayn ayay ku jirtaa riwaayadii dhaylo-jecel dibna si fiican looguma tumin.
@Khaliifadan
@Khaliifadan 7 ай бұрын
Maya maya sxb erayada qar aya kamaqan xataa xadhiga ma hayo melo badan
@elmiaden1479
@elmiaden1479 7 ай бұрын
Best of the best 😢😢😢 nostalgic
@aichadarar678
@aichadarar678 7 ай бұрын
One of my best #fanaan_nadiifo_xaaji 😢 AUN 🤲🏻amiin
@abdillahihollandis7481
@abdillahihollandis7481 2 ай бұрын
Xusuustii ( A. U. N. ) Nadiifo Xaaji iyo Cabdulqadir Baruud . Heesaha dhaxal galka ee J. Jabuuti .
@mhassan0163
@mhassan0163 2 ай бұрын
Nadiifo walaal goorma ayey dhimatay, sannadkee, aun
@abdillahihollandis7481
@abdillahihollandis7481 2 ай бұрын
@@mhassan0163 Nadiifo Xaaji ma soo dhowaan . Waxa ay dhimatay 2000 ka hor A. U. N.
@SALMAANN-m2t
@SALMAANN-m2t 7 ай бұрын
Boqorada codka yurub geeyo ❤
@asmahassan8915
@asmahassan8915 7 ай бұрын
Wow wow ❤
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 7 ай бұрын
Wow❤
@SALMAANN-m2t
@SALMAANN-m2t 7 ай бұрын
Wale magaca sawtu raxma dhayal uguma bixin axya cod♥️🫶
@M.Cabdulle
@M.Cabdulle 7 ай бұрын
Inta dad sidaan miyuusig u tumi kara iyo dadka u heesi kara joogaan fankeenna loo biqi maayo. Dhanka miyuusigga dhallinyaro raggaan cilmiga ka reeba in la helo ka sii wacnaan lahayd.❤
@ayaanmaygaag1761
@ayaanmaygaag1761 7 ай бұрын
Geenyo always genyo sawtu raxma
@Khaliifadan
@Khaliifadan 7 ай бұрын
Mustafe boss hesta bartedii musan dhigin😢
@salmanyare1236
@salmanyare1236 7 ай бұрын
Faan yaqan ayad tahay szb mustafe cod ma laaha talantigisu heesha maaha waa laga yaba inu talanti kale oo faanka leyahay laakiin heesaha kumaa ficnaa
@M.Cabdulle
@M.Cabdulle 7 ай бұрын
Ninkaani waa fiican yahay oo codkiisu waa heersare, laakiin toonka ama heerka codka ee uu heesta ka qaadayo ayaa xoogaa ku gaaban sidaan is iri.
@Khaliifadan
@Khaliifadan 7 ай бұрын
Yurub markan qimeyay labo xadhig kaliya ayay jabisay lakin mustafe 8 xadhig buu jabshay dhinaca tonka ah markaa hesta 24 ayay ushidan lahayde sirry lakin macalin lakin waxaan si buuxda ugu mahad celinaya musishinada bartedi ayay dhigen100%
@M.Cabdulle
@M.Cabdulle 7 ай бұрын
@@Khaliifadan waan kugu raacsanahay saaxiib. Miyuusiggu waa 100%, rag waaweyn ayaana hadde tumaya oo aqoon iyo qibradba isku darsaday.
@Khaliifadan
@Khaliifadan 7 ай бұрын
@@M.Cabdulle thanks pro
@zaktimo8527
@zaktimo8527 6 ай бұрын
Boqorada codka
@Khaliifadan
@Khaliifadan 7 ай бұрын
War dhulka talent kale karadiya ka dhe
@user-ol6rn7qp2z
@user-ol6rn7qp2z 7 ай бұрын
Aynu saarno lixaadka
@AnisaLove-lx3cz
@AnisaLove-lx3cz 7 ай бұрын
Aynu saarno lixaada
@KadraAhmed-te5ok
@KadraAhmed-te5ok 5 ай бұрын
I think you got it wrong wa xasusti Abdi farax iyo zamzam, Nadifo xaji mahin RTd ka so dawoo reer Djibouti know that.@astantv
@yahyaabdillahi1312
@yahyaabdillahi1312 5 ай бұрын
Waa nadifo iyo cabdulkadir baroud
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 208 МЛН
Spot The Fake Animal For $10,000
00:40
MrBeast
Рет қаралды 195 МЛН
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 55 МЛН
YURUB GEENYO WARAYSI XIISO BADAN
20:11
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 148 М.
Hirut Teklehaimanot | Heesta Kalgacayl | Xasuustii Hibo Nuura
9:03
Astaan Music
Рет қаралды 322 М.
YURUB GEENYO IYO QAADIRO JACAYL SHOW BEERTA LIBAAXA LIVE 2018 HD
8:21
Hawraar Music Production
Рет қаралды 701 М.
YURUB GEENYO FT FARDUS MAHAMUD BARNAAMIJ KABAN VIDEO 2023
9:43
Yurub Geenyo Official
Рет қаралды 60 М.
HEESTA CALAF ( HEES CUSUB) SIR MOHAMUD OMAR IYO YURUB GEENYO
5:01
Waqal WStudío
Рет қаралды 997 М.
Awaleh Aden iyo Roda Daher- Wa Xasuustii Nimco iyo Said
11:08
Assajog Studio
Рет қаралды 1,1 МЛН