008 | Ismalure 2 | Dooro wixii aad dartii u halgami lahayd!

  Рет қаралды 23,201

Sahan Podcast

Sahan Podcast

Жыл бұрын

Xalqadda labaad ee taxanaha sharraxaadda buugga Ismalure.
Mashruuca Sahanka oo ka kooban:
KZfaq-ka Sahanka Xogaha:
kzfaq.info/love/MAk...
KZfaq-ka Sahan Podcast: / @sahanpodcast97
Spotify:
open.spotify.com/user/31hpw3z...
Facebook Page Sahanka:
/ aadan.sahan1
Facebook page Aadan-Sahan:
/ aadansahan
Twitter:
AadanSahan?t=ctff...
Instagram:
/ aadan_sahan
Oo ay i noo dheer yihiin buugta aynnu tarjunay, kuwooda soo baxay iyo kuwa soo aaddanba oo kala ah:
1- Hayaankaygii Rumaynta.
2- Faca Koraya.
3- Ismalure.
4- Loollan.
5- Dabadeed qofna ma hadhin.
6- Waan ku salaamay saaxiib.
7- Casariye.
8- Waayaha Daanyeerta.
Kuwa soo aaddanina waxa ay kala yihiin:
1- الإسلام بين الشرق والغرب
2- حرب الجواسيس في القرن ال٢١
3- اعترافات عشاق
5- في الحب والحياة
7- سيكولوجية الجماهير
Waxa intaasba dheer buugaagta uu tarjumay Jacfar Yuusuf oo kala ah:
1- Wabar.
2- 56 dhibaabo jacayl.
3- مرابط النظام الدولي.
4- عائد إلى حيفا.
5- ارشادات الحياة القصيرة.
6- لغز بربروسا
7- سر آريوس
8- حرب الفاندال
9- المعركة الآخيرة.
10- الرجال من المريخ والنساء من الزهرة.
11- حوار مع صديقي الملحد.
Dhammaan buugtaas inta aan soo bixin si hormo hormo ah ayaan u soo deynaynaa.
Mahadsanidiin.

Пікірлер: 26
@asmaupdy
@asmaupdy 10 ай бұрын
Mahadsanid macalin Caqli iyo caadifad oo podcast ah I.a ❤🎉
@cirromedia
@cirromedia Жыл бұрын
First person thanks my friend aden as I think you are fine
@Boqran5
@Boqran5 6 ай бұрын
Mahadsanid Aadam ❤
@abubakarshuaib125
@abubakarshuaib125 10 ай бұрын
Mahadsanid Ustaad 🤍😍
@asmaupdy
@asmaupdy 10 ай бұрын
Mahadsanid acalin caqli iyo caadifad kalama aqaan runtii❤😊
@aweysjanagale3635
@aweysjanagale3635 2 ай бұрын
Rag ba'ii ka sheekey😱🚫 Dumarna baraarihii😍💯
@maxamedismaciil3676
@maxamedismaciil3676 10 ай бұрын
Aas'aaska nolosha waa qaneeco
@FatimahassanMohamed-nd9ui
@FatimahassanMohamed-nd9ui Жыл бұрын
Mahadsanid wll ❤
@niciimacali5621
@niciimacali5621 3 ай бұрын
Allah ha kaa abaal mariyo macluumadkaa an noo so gudbinyso wlll , wa ku mahdsantahy
@sakisom1
@sakisom1 7 ай бұрын
From Asli podcast
@aliliban45
@aliliban45 8 ай бұрын
Masha Allah ilahay cilmiga hakuu barakeeyo cimri dharar Ayaan Ku rajaynaynaa wll run ahantii waa buug uqalba in laturjumo dhinacwalba oo nolosahana tabanaya lagana korodh sanayo xoogo muhiim ah oo nolosha qofka anfacaya Thanks bro 🙏🙏
@sundusmaxamed7351
@sundusmaxamed7351 5 ай бұрын
Mahadsanid wlo
@user-dg4dr1hk7t
@user-dg4dr1hk7t 10 ай бұрын
Thanks ❤❤❤
@Mohamed_Qadar
@Mohamed_Qadar Жыл бұрын
M.A❣️❣️❣️
@user-xy3vv4ff2d
@user-xy3vv4ff2d 3 ай бұрын
Maasha allaah
@user-sj9re7xi7d
@user-sj9re7xi7d 5 ай бұрын
ilaahay caqliga hakuu siyaadiiyo
@betteriology
@betteriology 5 ай бұрын
Waxa iigu darnaa sidaa random ka aha ee an u dhageystey iyo sida aad moodo in aad aniga uun iga sheekaynaysid wlhi wn yaby lkn thx adan sahan ❤
@abdishakuurmohamedducale1914
@abdishakuurmohamedducale1914 7 ай бұрын
Jawaabaha aan kaa helay, xataa kuma fikirayn inaan helo, walaalkayoow. Mahadsanid.
@sundusmaxamed7351
@sundusmaxamed7351 5 ай бұрын
❤🎉🎉🎉
@FatimahassanMohamed-nd9ui
@FatimahassanMohamed-nd9ui Жыл бұрын
Waxbdan ayaan kaa faai'day
@user-li3ck9ix2i
@user-li3ck9ix2i 7 ай бұрын
6 xayaysiis ayan ku dawaday aaadanow
@hamseyare4451
@hamseyare4451 6 ай бұрын
Mahad sanid Macalin
@amranmaxamed5834
@amranmaxamed5834 5 ай бұрын
Waa qisadii salmaan binu faaris oo kale
@ikhlaascabdicalicabdi8366
@ikhlaascabdicalicabdi8366 6 ай бұрын
Dhirikalinta aad shegayso waa tee aadanow bal dadka sameya tusale
@ahmedseidhassan5147
@ahmedseidhassan5147 5 ай бұрын
Sxb waa xaqiiq waa tan yahye yabaash uu dhalinta ku akhriyo ay meeqamkodina ku waayen meeshay rabeena ku gaadhiwayeen
@AyuzhAisha
@AyuzhAisha Ай бұрын
Dhiirigalintu wxay kuleedahy marka hore farxad hel kadib shaqe....buugana wxu ku leyhy mrka hore shaqe kadib aa faxad ku qalnta ka heli
009 | Ismalure 3 | Raadinta caannimada iyo isqornimada!
1:03:13
Sahan Podcast
Рет қаралды 14 М.
Пробую самое сладкое вещество во Вселенной
00:41
NERF WAR HEAVY: Drone Battle!
00:30
MacDannyGun
Рет қаралды 54 МЛН
路飞被小孩吓到了#海贼王#路飞
00:41
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 67 МЛН
Qiso Xanuun Badan | Waxa Aad Beerato Ayaad Goosanaysaa.
11:08
سر حذيفة بن اليمان (1)
47:11
المُـرتــــد
Рет қаралды 3,9 М.
Xikmadihii William Shakespear
12:59
Sahanka
Рет қаралды 303 М.
007 | Ismalure 1 | Ha isku deyin! | Danaynta saayidka ah!
48:53
Sahan Podcast
Рет қаралды 41 М.
011 | Ismalure 5 | ciyaarista doorka dhibbanaha!
1:00:47
Sahan Podcast
Рет қаралды 10 М.
017 | Ismalure 7 | Mabda'a wax uun fal | fekradda guusha iyo hungada.
58:01
Пробую самое сладкое вещество во Вселенной
00:41