Ali Harare oo wareysi xiiso leh la yeeshay Dr Abdirahman Beyle

  Рет қаралды 122,977

SOMALI AMERICAN TV

SOMALI AMERICAN TV

Жыл бұрын

Ali Harare oo wareysi xiiso leh la yeeshay Dr Abdirahman Beyle

Пікірлер: 714
@Tasniim1
@Tasniim1 Жыл бұрын
Mahadsanid Mudane Bayle adiga iyo Dawladii aad kamidka ahayd musuq iyo wax isdaba marin la’idinkuma xamaneyn. Khayr caafimaad & cibaado suuban baan Eebe Weyne kaaga rajeynayaa. Insha Allah.
@aminatubeh6866
@aminatubeh6866 Жыл бұрын
Aamiin 🤲 yaa Rabi, may God rewards Dr Beileh to his dedication and hard work with joy, health and Janah 🤲🤲🤲🤲. We so proud of you Dr Cabdirahman Dualeh Beileh, well done 👏 ✔️
@safiyaxusen4084
@safiyaxusen4084 Жыл бұрын
Miyaa labadalay waaba ihada
@abdullahiguled
@abdullahiguled Жыл бұрын
Dear Mr BEYLE as a Somalian I am proud of you being the honest and patriot person and I wish all the other Somalian educated professionalls to be just like you Wish you all the best and success
@moali9285
@moali9285 Жыл бұрын
SOMALI*
@Qubanaha_Uurdoox
@Qubanaha_Uurdoox Жыл бұрын
SOMALI not Somalian
@mktarcali1212
@mktarcali1212 Жыл бұрын
Somali not Somalian. Somali, Somalis
@faizaismail3759
@faizaismail3759 Жыл бұрын
Somalian is correct. As all Somalis have different ethnicities.
@faizaismail3759
@faizaismail3759 Жыл бұрын
@@Redspittingcobra Somali is an ethnicity but your nationality is somalian. And mine is Djiboutian. There are also Somali Ethiopia, Somali Somalilanders and Somali Kenyan.
@aminaahmed6023
@aminaahmed6023 Жыл бұрын
Maasha Allaah, Mr. Bayle, you did a good job for Somaali people! May Allaah reward you for it, ameen.
@faizam523
@faizam523 Жыл бұрын
Amiin yaa rabi
@hajiahajiali4188
@hajiahajiali4188 Жыл бұрын
Ameen yaa rabi caalameen
@Somfox1
@Somfox1 Жыл бұрын
Very true ..laba qofba sharaf baan u hayaa walee Farmaajo iyo Dr Beyle sharaf somali Wasiir Beyle oo qiray Wadaniyadii Farmaajo amaana kula duldhacay Farmaajo , isaga oo runta u sheegay Tuugta Qabyaaladu dishay ee tuugsiga ku jirta ee dalka qabsatay kzfaq.info/get/bejne/apypltxpns3RZGw.html
@sahrabihi5965
@sahrabihi5965 Жыл бұрын
Mashaallaha Allaha Dr Bayle illaahay gii nabad kuugu soocaliyay ayaa mahadleh. illaahay haku xafido aqiro iyo aduun. Aad ayaad u mahad santahay shaqadii wanaag saneed ee aad uqabatay wadankaagii hooyo. Ajar iyo xasanad Allaha kaa siiyo Aamin.
@abdiweliabdallazamatar5235
@abdiweliabdallazamatar5235 Жыл бұрын
Aamin wlle, runtii dr.bayle wadankaa u baahnaaa lkn insha'Allah nidaamkaan qabyaaladda iyo danaysiga ku salaysan waa laga bixi doonaaa.
@Somfox1
@Somfox1 Жыл бұрын
Very true ..laba qofba sharaf baan u hayaa walee Farmaajo iyo Dr Beyle sharaf somali Wasiir Beyle oo qiray Wadaniyadii Farmaajo amaana kula duldhacay Farmaajo , isaga oo runta u sheegay Tuugta Qabyaaladu dishay ee tuugsiga ku jirta ee dalka qabsatay kzfaq.info/get/bejne/apypltxpns3RZGw.html
@hawaaden4879
@hawaaden4879 Жыл бұрын
Manshaa àlaah aad iyo aadbaan usalamayaa wasiirbayle wàa aqoonyahan daacadah wàa mahadsantay wasiirbayle alaha kuxifdiyo Amin
@SomaliMedia.114
@SomaliMedia.114 Жыл бұрын
It's the interview of the century on Somalia's finances We thank Minister Beyle for the interview he gave to Somali American TV and the information he shared with the Somali people Somali American TV and Ali Harare thank you very much
@saedboni6011
@saedboni6011 Жыл бұрын
lololol you guys make me laugh, why he should stay in Moqdisho, i believe that he did a good job while he was in office, on the other side Somaliland does not needed no one because we have a lof of a people highly educated and also new genenration studied in Taiwan
@momomomo2693
@momomomo2693 Жыл бұрын
he is mafia
@kadraelmi9766
@kadraelmi9766 Жыл бұрын
@@momomomo2693 how do u know ?? Are u mafia??
@adamdalmar8900
@adamdalmar8900 Жыл бұрын
Best interview that you have done, Mr. haraarr, for a long time.
@AbdirazakIAinan
@AbdirazakIAinan Жыл бұрын
Dr Bayle , you are a man of integrity, full of wisdom may Allah grant you to Jannah
@dekafarah5939
@dekafarah5939 Жыл бұрын
Inshaalaah Wadnosolaban markale Nabaad iyo Nolool Well Come back🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Somali-One
@Somali-One Жыл бұрын
Inshallah
@moji6625
@moji6625 Жыл бұрын
Inshallah
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 Жыл бұрын
Bayre sharaf tada kor Rabbi ha uqado sidaad soomaaliya sharafteda kor ugu qaaday ❤Aamiin yaa Rabbi Rabbiyoow inta wanaagsan soomaali ubadi Aamiin yaa Rabbi Rabbiyoow cadowga iyo munaafaqiinta shartoda soomaali kabadbadi Aamiin yaa Rabbi 🇸🇴☪️💚💯🤲🤲🌷🌹
@asmaabdi5476
@asmaabdi5476 Жыл бұрын
Aamiin Yaa Rabbal Caalamiin
@fatumahusseinibrahin6422
@fatumahusseinibrahin6422 Жыл бұрын
Amiin
@ahmedabdi2666
@ahmedabdi2666 Жыл бұрын
Maasha Allaah Dr Bayle. If Somalia was led people like Dr Bayle, the country would be better than many countries in the African continent. He is professional full of wisdom.The song of Dayn Caria is so amazing. Many thanks to Mr Ali Haraare for arranging this fruitful interview. We need more for these kind of interviews.
@amirismail9396
@amirismail9396 Жыл бұрын
Come to awdal bro there is a lot like him in ignorance
@relaxing1981
@relaxing1981 Жыл бұрын
I feel sorry for Somalia for losing such talented people!
@cabdigobdiid8491
@cabdigobdiid8491 Жыл бұрын
Md bayle taariikhdaa ku xusidoonta wax qabadkaagii jisaa,akalahaa
@suleimansh.adamhererbritis128
@suleimansh.adamhererbritis128 Жыл бұрын
Masha Allah Somali American TV. Mr. Bayleh is a brilliant man. He's a Patriotic citizen. Hard worker and real Somalis. Keep going to display like this Somali great men. MR. Bayle did a good job with his work.
@momomomo2693
@momomomo2693 Жыл бұрын
he make money, mafio
@carabeyteshaashka5696
@carabeyteshaashka5696 Жыл бұрын
Dr Bayle is everything, mahadsanid wasiir taariikhda galay
@sahraosman6818
@sahraosman6818 Жыл бұрын
Masha Allah, dr Beyle jazakallah kheyran. Somali magac wanaagsan aad ku yeelatay. Nin aad u aqli badan haddane waddani ah aad tahay, adigoo kale aan Ilahey ka sokkow u baahannahay. Fadlan doorashada dambe oo insha Allah qof iyo cod noqondoonta madaxweyne isku soo sharrax, garabkaada aan taagannahay. Insha Allah waa guuleysaneynaa. Allaha ku dhouro.
@mahadhassan214
@mahadhassan214 Жыл бұрын
Manshalh. We have around 2 million like Dr Bayle who are denied to serve the nation. Clean and hard working knowledgeable leaders will serve us soon inshalah
@amirismail9396
@amirismail9396 Жыл бұрын
Absolutely
@abdihafiid4795
@abdihafiid4795 Жыл бұрын
We need people who are like Dr.bayle who are honest in everything they do. 🙏🙏
@faizam523
@faizam523 Жыл бұрын
Absolutely! 💯
@molidahmed9634
@molidahmed9634 Жыл бұрын
Cali xarare waxan jec lan laha In aada way diso bayle Lacag ta cashurta Al shabaa maxy ku ledahay
@omarabdi2910
@omarabdi2910 Жыл бұрын
Ali harare this u are hosting beyle its a false history u planet to gather beyle He's not honest he was working farmajo and looting somali economy to gather almost 197 million no one knows that money where about it and started to build in hargeysa we know what's going on
@faizam523
@faizam523 Жыл бұрын
@@omarabdi2910 It is laughable how ignorant you sounded! Bayle had enough money before he came to mugadishu. As all Somalis aware of, Xamar was looted for 32 years by its own people. Beyle tried his best to safe a nation, but unfortunately there are still plenty of ignorants that don't want to function like humans.
@shamiscadib3783
@shamiscadib3783 Жыл бұрын
Åy77
@CILMIPOSTOMUSIC
@CILMIPOSTOMUSIC Жыл бұрын
he was the most honest economic minister of recent years he was never afraid to to give an interview and answer the questions I hope he writes a book about financial problems in Somalia and danger from the World Bank if the World Bank opens its doors
@Somfox1
@Somfox1 Жыл бұрын
Very true ..laba qofba sharaf baan u hayaa walee Farmaajo iyo Dr Beyle sharaf somali Wasiir Beyle oo qiray Wadaniyadii Farmaajo amaana kula duldhacay Farmaajo , isaga oo runta u sheegay Tuugta Qabyaaladu dishay ee tuugsiga ku jirta ee dalka qabsatay kzfaq.info/get/bejne/apypltxpns3RZGw.html
@wawa5996
@wawa5996 Жыл бұрын
Dr Abdrirahman Beileh thank you for serving Somalia🇸🇴 with competence, honest, hard work and patriotism 🏅🫡🇸🇴👏🏾
@galaydh2255
@galaydh2255 Жыл бұрын
The best ever by Ali Harare, many thanks to Dr Beyle
@abdulmoaw7304
@abdulmoaw7304 Жыл бұрын
Dr Cabdirahman bayle taariikhda ayaa ku xusidoonta iyo dhamaan inta waxgaradka ah inshaalaah waxaan illaah kaaga rajeynayaa in aad si wanaagsan kuqaadato nasiino iyo caafimad you are really proud Somali we’re proud of you 👍
@mustafeali8315
@mustafeali8315 Жыл бұрын
Legend Dr. Beyle the best finance minister in somalia, thanks how you helped your country and this is the best interview you have ever done mr. harare i really enjoyed a lot thank you.
@mubaarikabdiabokor2309
@mubaarikabdiabokor2309 Жыл бұрын
Dr beyle absolutely role model of minister Africa economic ,this interview myself influence side education and comments of his career
@hawaaalto9560
@hawaaalto9560 Жыл бұрын
Mahadsaanid Dr Abdirahman Beyle. Aniga oo ah Ayeeyo waqti dheer ka maqan dalkeedii waan ku farxay shaqada aad qabatay, kun jeer mahadcelin aan la soo koobikarin. Mahada kale waxan leh Cali Xaraare oo isagana surtageliyey wareysigan, muhimka u ahaa Soomaalideena ku nool dalka dibadiisa. Cali mahadsanid. Salaan Xaawo
@dekafarah5939
@dekafarah5939 Жыл бұрын
Mashaallaah Ilaahey hainoka Xifdiyo Dr Beyle Waa muwadiin Sharafle Maliyada Somaaliyana meel wanagsan Geeyaay mashaallaah 👏👏👏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ayanabdulaziz8377
@ayanabdulaziz8377 Жыл бұрын
I sorry to hear that Dr Beyle Soomaaliya weykuuhilowdey laakiin waxmagaratad Allaah handhaasho Aamiin Aamiin Aamiin viva Soomaaliya rag iyo dumar waxgarad Allaah hanookeen again and again thank you brother Beyle soon noqo adoo nabad you and faramaajo viva Soomaaliya viva viva Beyle viva Soomaaliya
@MohamedAhmed-iu8py
@MohamedAhmed-iu8py Жыл бұрын
I would love to send my kind regards to Mr bayle. Your man of principal and character. and I wish all somali politicians would be like you.
@rocky4066
@rocky4066 Жыл бұрын
Dr. Bayle jazaka allaah kheeyr jazaa. Ummadda waxa aad u tartay. Xafiduka allaah
@nuuraali5969
@nuuraali5969 Жыл бұрын
Scw Cali xarare this was the best ever interview you ever had Dr abdiraxman duale bayle we are very proud of him and we always thank God he's Somali,,,
@Somfox1
@Somfox1 Жыл бұрын
Very true ..laba qofba sharaf baan u hayaa walee Farmaajo iyo Dr Beyle sharaf somali Wasiir Beyle oo qiray Wadaniyadii Farmaajo amaana kula duldhacay Farmaajo , isaga oo runta u sheegay Tuugta Qabyaaladu dishay ee tuugsiga ku jirta ee dalka qabsatay kzfaq.info/get/bejne/apypltxpns3RZGw.html
@hibofarah3746
@hibofarah3746 Жыл бұрын
Ma shaa Allah may Allah rewards you everything you did for out people ANF for your country. He's interview thank you Ali Harare and Dr Abdourahman Beleh. A man of full of wisdom and dignity.
@calirageh5988
@calirageh5988 Жыл бұрын
Wow wow wow that’s all i can say. Truelly heart warming and very inspirational. The work ethic is exceptional. Looking forward to your book and songs of nationalism. Mashaa Allah. 👏🏾👏🏾🤲🏾🤲🏾
@thewariah
@thewariah Жыл бұрын
One of the interesting interviews from start to finish. If we get rid of 4.5 we can get competent people in positions like Dr Abdirahman Beyle
@FreemanV99
@FreemanV99 Жыл бұрын
The odd ones would always feel bitterness about everything, but Mr Bayle has a proven record of competence, patriotism and a wisdom to set aside the divisions and get on with the job done professionally.
@asmaabdi5476
@asmaabdi5476 Жыл бұрын
He is one of a kind.
@faizam523
@faizam523 Жыл бұрын
Sure he did a GREAT job! Wish Somalis have another 20 men or women like him. We wouldn't be a lost nation for 32 years.
@asmaabdi5476
@asmaabdi5476 Жыл бұрын
@@faizam523 agree 💯 👍
@YUSUF-990
@YUSUF-990 Жыл бұрын
I agreed with you 100/10.
@momomomo2693
@momomomo2693 Жыл бұрын
he is a tug
@diniali612
@diniali612 Жыл бұрын
He is very excellent man .thank Bayle
@abdullahiwiilhooyo4834
@abdullahiwiilhooyo4834 Жыл бұрын
This person deserves to stay in his position as a finance minister and the country could be far from where it stands now thank you Dr.Bayle
@AW-nk1po
@AW-nk1po Жыл бұрын
It’s a new government
@Somali-One
@Somali-One Жыл бұрын
🇸🇴💯♥️
@asmaabdi5476
@asmaabdi5476 Жыл бұрын
@@AW-nk1po it doesn't matter.
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 Жыл бұрын
Sxb waad wanaagsan tahay laakiin malaha sawiradaad daawataaye meeshu waa meel bahalo galeen noqotay oonu qof u tuugo taga mooyee Aanu ruux hagaagsani joogi karin, waana sababta uu noloshiisa meel kale ugu raadsanayo,, si Aad xaqiiqada meesha taalla u ogaato heesta si fiican u dhegayso oo dhuux,,waxaad ogaan doontaa in Aanay dadku la shaqayn lahaa amba uu u shaqayn lahaa iyo dadkii wuxuu qabtay u ogaan lahaa toona joogine,,, thanks
@aarenuur
@aarenuur Жыл бұрын
🎤Ali haraare iyo Ex Wasiir Dr Abdirahman Du'ale Beileh👑 Guuleysta manta waxad noo cadayseen wax badan oo naga daahnaa wasiir Dr.Beileh hawshaad soo qabatay waa dhaxal soomaali aad uga tagtay. Insha allah Soomaaliya guul ayaan leenahay 🇸🇴💪🇸🇴💪🇸🇴🇸🇴 💪💙💙💙
@orobleh77
@orobleh77 Жыл бұрын
Mahadsanid Dr. Beyleh dadaalka iyo shaqadda aad u qabatay Dowladda Somalia.
@caddeeye
@caddeeye Жыл бұрын
Thank you Dr.Bayle for all what you did for our country. Thank you Ali Harare for this historic interview
@gradabdullahi8119
@gradabdullahi8119 Жыл бұрын
That you Mr Beyle we really appreciate what you did for our country
@abdifatahsuleiman
@abdifatahsuleiman Жыл бұрын
Masha Allah, Dr Bayle wuu gutay waajibaadkii loo igmaday, shacabka Soomaaliyeed iyo Caalamkuba waxay markhaati ka yihiin waxqabadkaaga ee ilaahay ha ku Astuto Dawlada Cusub. Aamiin
@ugaasoabdi7061
@ugaasoabdi7061 Жыл бұрын
Asc masha Allaah tabarakallaah wasiirkeena waxan leeyahay Abaalgud kaad naga wayiidey Allaah xagiisa hakaasiiyo. Dad badan baa idiin og Adiga iyo dadka kulamidka Ah
@ibrahimafgoye3408
@ibrahimafgoye3408 Жыл бұрын
Brother Ali thanks for what you do and your service. Dr Bayle thank you very much. May allah Swt bless you. We need someone like you and I am so proud of you.
@rashidmusa4415
@rashidmusa4415 Жыл бұрын
Great job!!! Wish you all the best and success!!! Congratulations!!!! Felicitations!!!! Hambalyo!!!
@XalaalSomalis
@XalaalSomalis Жыл бұрын
Thank you, Dr. Bayle, for contributing to making us a XALAAL and thriving society! I look forward to your Songs and the vital message they carry!
@aminasaid2003
@aminasaid2003 Жыл бұрын
TRBNP8P
@hibokamil5345
@hibokamil5345 Жыл бұрын
Best Minister he made a big record for financial management of the country we will have a respect for you👍👍👍 Thanks Somali American TV for your interview
@Somfox1
@Somfox1 Жыл бұрын
Very true ..laba qofba sharaf baan u hayaa walee Farmaajo iyo Dr Beyle sharaf somali Wasiir Beyle oo qiray Wadaniyadii Farmaajo amaana kula duldhacay Farmaajo , isaga oo runta u sheegay Tuugta Qabyaaladu dishay ee tuugsiga ku jirta ee dalka qabsatay kzfaq.info/get/bejne/apypltxpns3RZGw.html
@abdinuraden968
@abdinuraden968 Жыл бұрын
Dr Bayle waa hanti qaran Alle ha noo xifdiyo, waana ku mahadsan yahay shaqadii uu qaranka usoo qabtay. Cali Xaraare mahadsanid waraysi xiiso gaara leh ayaad noo soo diyaarisay.
@40Durkiya
@40Durkiya Жыл бұрын
Adeero beyle Allaha ku xifdiyo Adiyo cali xaraare iyo yaasiinba dhaman somali wayn waraysi buuqiisa wata inu yahay muranba kuma jiro isha Allah waan sugayna 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🏽💪🏽💪🏽somalia ha israacdo
@asmaabdi5476
@asmaabdi5476 Жыл бұрын
Aamiin
@gaabowahmed2715
@gaabowahmed2715 Жыл бұрын
Asc salaan sare caliyoow Sidookale Waziir abwaan beeyle Salaan sare ayaanu leenahay Abwaan waan kuu hambalyeeyneeynaa sida alle uu kuugu asturay xilkii umada aad u heeysey Allaa yacizak Allaha ku sharfo aakhira iyo aduunba Waan rajeeyneeynaa Markale in aad umada soomaaliyeed wax tartıda Mahadsanid
@ibrahimafgoye3408
@ibrahimafgoye3408 Жыл бұрын
Thank you very much Dr. Biley
@ah3069
@ah3069 Жыл бұрын
Dr. Bayle will be my role model under my course of economics and finance
@Fatima-bt5pt
@Fatima-bt5pt Жыл бұрын
May Allah bless you both!
@a-b9206
@a-b9206 Жыл бұрын
Dr Bayle mahadsanid dalka sidaa ugu adeegtay taarikhdaa ku xusaysa ❤️❤️❤️🙏
@TechSiyaad
@TechSiyaad Жыл бұрын
Dr. Bayle raad muuqda ayuu ka tegay, taariikhdana sidaas ku gashay, inta cimrigaaga ka hartayna waxaan kuu rajeynayaa barwaaqo iyo inaad ummadda soomaaliyeed u sii faa'iideyso, caafimaad iyo cibaado suuban. mahadsanid marwalba.
@khadrahassa321
@khadrahassa321 Жыл бұрын
Maan sha allah wasiir bayle waa raga dalki ubaahanyahy sharaf iyo karamo ayaad ku dhex leedahy umada Soomali yed waa nin aad udaacada xushmad baa kuhayna wasir ❤✊🙏
@africaexcellence542
@africaexcellence542 Жыл бұрын
Mashallah mahadsanid Dr. Abdirahman Beyle howsha muhiimka ah oo soo qabatay
@emanareh9449
@emanareh9449 Жыл бұрын
Dr. Bayle is not honest but also patriotic. We need people like him
@Wasmo_xax
@Wasmo_xax Жыл бұрын
HHHH bahasha naga sax
@Wadani924
@Wadani924 Жыл бұрын
@@Wasmo_xax "he's not just honest but also he's patriotic.
@abdyhrsy7899
@abdyhrsy7899 Жыл бұрын
(He is Not only honest but also patriotic) afka hooyo fadlan aynu wax ku qorno. Haddii kale, afkeennu wuu lumayaa.
@kadraelmi9766
@kadraelmi9766 Жыл бұрын
He is not only honest you mean🤣🤣
@sahromohamed4375
@sahromohamed4375 Жыл бұрын
I salute for you 🇸🇴 👌 Dr Baile 👏 🙌 👍 legend 💙
@osmanabdulle6539
@osmanabdulle6539 Жыл бұрын
Wazirki Maaliyada Somalia ee ugu aqoonta iyo qiimaha badnaa waa Dr Beileh, in wadanka kasii shaqeeyana Somali badan wey rabtey. Caafimaad iyo cimri dheer ayaan urajeynayaa. 😍💯❤💙mahadsanid Cali 🇸🇴
@InaBarkhadle
@InaBarkhadle Жыл бұрын
Raggii Farmaajo lasoo shaqeeyay waxay ka midaysanaayeen Waddaniyad, Daacad, ka reeban Musuqmaasuq, aqoon yahannon. Waa jilibhulusta Jamaahiirta N&N
@mohammedsaid5112
@mohammedsaid5112 Жыл бұрын
dr.abdirahman beyle well done shaqada aad qabtay wad ku mahadsantahy guul iyo gobnimo inshallah & waryasi xiiso leh cali xarare thank you
@YUSUF-990
@YUSUF-990 Жыл бұрын
We need more honest politicians like Dr. Bayle .The former finance minister in our country shape the direction which finally led to cancellation some debt. Thank you sir !.
@ashamohamud5038
@ashamohamud5038 Жыл бұрын
Dr. Bayle waa mahadsan yahay boqolkii boqol khayrna illahay hasiiyo. Jizakallhu khayran abaalkiina illah ayaa siinaya.
@abdullahiali6861
@abdullahiali6861 Жыл бұрын
Thanks dr bayle everything you have done to us
@josh4424
@josh4424 Жыл бұрын
alaha ku dhawro dr bayleh taariikhda ku xusi
@AliMohamed-oo4qs
@AliMohamed-oo4qs Жыл бұрын
thank you Ali Harare wasiir Beyle waan salaamayaa Beylow somali sidaan Ha uga tagin
@MohamedMohamed-vd9fh
@MohamedMohamed-vd9fh Жыл бұрын
Mashallah keep going my brother 🙏
@abdifatahwarsame1987
@abdifatahwarsame1987 Жыл бұрын
Dr:C/raxmaan Bayle waa hal doorkii umadda Soomaaliyeed,mudanna in laku faano wax qabadkiisa, xirfadiisa iyo aqoontiisa.Waxaa u rajeynayaa caafimaad,cibaado suuban iyo cimri dheer.Mahadsanid mudane howshii qaranka u qabatay...
@halimamohamed7431
@halimamohamed7431 Жыл бұрын
Mashaa allaah Dr beyle Illahay ha ku xafido 50 ayuu dhashay kamana muuqata da,da sabatana waa nin aan xaaraan cunin Illahay ha kaa siiyo ajar iyo xasanaad taariikhda ayaa ku qoreysa
@MrMudane11
@MrMudane11 Жыл бұрын
When a new president was elected, the first thing that came to my mind was what was going to happen to Dr. beyle and his team. But Because of how politics work in our country, i knew he wasn’t going to stay and keep doing the great job he was doing. We thank you for your service and I hope you will continue to support the new administration in anyway you can. Again, thanks for your service and i will see you in 5 years insha Allah.
@elias4499
@elias4499 Жыл бұрын
Madaxda Soomaliyeed waa ninka aan ugu jeclahay. Beyle iyo Farmaajo
@aminafarid3521
@aminafarid3521 Жыл бұрын
I am so proud of Dr Beyle as a Somalian citizen, that is a great accountability and thank you Ali Xadhadhe for your great interview
@AliYusuf
@AliYusuf Жыл бұрын
somali Citizen
@mktarcali1212
@mktarcali1212 Жыл бұрын
Somali not Somalian. That the standard no ian
@luulxasan3211
@luulxasan3211 Жыл бұрын
Bayle iyo cali xaraare waa idin salaamay illahay xiskiina haydiin barakeeye
@safiajowhar6340
@safiajowhar6340 Жыл бұрын
Dr. Abdirahman Bayleh waxtarkiisa iyo aqoontiisu way ka wayn tahay inay Somaali kaliya ku koobnaato. Africa oo dhan ayaa u baahan inuu u noqdo Consultant xagga dhaqaalaha. Jazaakallah khayr Dr. Bayleh sida aad Somaali sharafteeda uga shaqaynayso.
@ashahibo7114
@ashahibo7114 Жыл бұрын
In shaa Allah Dr.Bayle arintu anay ka noqon ( Bismilaahi yaahu belaayoyo BUUL KAYGA KA GALAY) SOMALIA is waiting for you ! Don't ever give up
@ikkranmoha1709
@ikkranmoha1709 Жыл бұрын
you done excellent job thank you dr bayle somali ilahay baa u maqan qof aqoonleh lama rabo tuug baa wadankii isugu tagtay 🥹🥹🥹
@Somfox1
@Somfox1 Жыл бұрын
Very true ..laba qofba sharaf baan u hayaa walee Farmaajo iyo Dr Beyle sharaf somali Wasiir Beyle oo qiray Wadaniyadii Farmaajo amaana kula duldhacay Farmaajo , isaga oo runta u sheegay Tuugta Qabyaaladu dishay ee tuugsiga ku jirta ee dalka qabsatay kzfaq.info/get/bejne/apypltxpns3RZGw.html
@warfaaskar7548
@warfaaskar7548 Жыл бұрын
Mashallah Dr Bayleh Legend wadani, aqonyahan, Geessi Nolow Mudane waziir Bayleh
@abdilwahid768
@abdilwahid768 Жыл бұрын
Asc waa qof isku darsadey aqoon,caddaalad,edeb suuban,isku kalsooni ,abwaanimo,soomaalinimo, maasha allaah.
@mohamedhashi193
@mohamedhashi193 Жыл бұрын
Thanks your excellence. Waad ku mahad Santahey Shaqadda fiican ee Aad Qaranka u qabateyb
@kadradahir7287
@kadradahir7287 Жыл бұрын
Maashaa Allaha Dr Bayle ilaahay ha xafido waa aqoon yahay aqli badan xalaal maal ah wuxuu ka soo jeedaa dad aqoon iyo akhlaaqa ba looga hadhay waxaan leehay guulayso Abdilaahi Dr bayle
@ahmedaden9875
@ahmedaden9875 Жыл бұрын
It’s very rear or hard to find people like him. Dr. Baileh is very educated, honest, a good character person. We should be proud our good people, and make them our role model!!! And all that I said we can see his leadership finance in Somalia, and the legacy he left behind!!!
@Ismail-xq5vc
@Ismail-xq5vc Жыл бұрын
asc, DR Beyle wax fiican ayaad qabatey waana kuu sharaf waana kuu guul aad gaadhey, Alle ha kaa abaal mariyo. shaqo fiican oo taariikhda gashey, ogow waa kuu sharaf iyo mustaqbal fiican, Alle ha ku xafido, SOMALI AMERICAN TV waad mahadsantiin
@abdul-majiidabdinasir
@abdul-majiidabdinasir Жыл бұрын
bismillaah maashaa allaah, allaah ha barakeeyo adeer dr bayle waa wadani daacad ah wadankuna u baahanyahay. cali cabdi mahadsanid adna
@superfun1819
@superfun1819 Жыл бұрын
Thank you Bayle😍
@moe895
@moe895 Жыл бұрын
Omg what a man Dr wasiir beyle is maasha Allah perfect professional honest had worker abwaan fearing Allah we need people like wasiir bayle educated guy who love his country and sacrificed his people wen the time is really difficult now and letter history will talks about you we love you and i will tell my kidis about your good work so they will get encouraging and knowing you as a person integrated and experienced we already miss your great work and your honesty dadka somaliyedna dhaman ama 98 percentage wey ku jecel yihiin waayo iyaga iyo dhashoodaba dhaxal baad uga tagtey taariiqdana ku xusi doonta adigaa iyo intii kula shaqaynaysay sida madaxweyne farmaajo iyo fahad yasin iyo shaqaalihii wasaaradada maaliyada ilaahey haydin liibaano oo haydinka jazeeyo waa kayt aduunka idin yaa iyo qayr miisaanka aaqiro qayr an dhaman alaah idinsiiyo adinka iyo dhaman intii dd daacad ugu shaqaysayba anaga shacabkaana dad qayr qaba ilaahey xilalka iyo masuuliyadu dalka haynoogu dhiibo bedal qayr qaba oo madax daacadana ddd alaah haynoo dooro shaleyba anagoo quusaney rabaa nakiin barey oo dalkeena idiin dhiibaye alaah lagama quustee cawat qayr leh iyo nabad ddd alaah haynoogusoo dabaalo hada waanu sabeynaynaa e rabiyow raxmaanow nabad noogayeel alaahuma aamiin 🙏🏽🤲🤲🤲🥰😍💚❤💛💖💙💚💛🧡❤🤍🖤💜🤎❣🙌🙌👍👍👍
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 Жыл бұрын
Bayle allaha xafido waa muwaadin dhaba oo aqoonyahan daacada cimriga ilaahay ha u raajiyo waad soo noqon insha allaah 4 sano kadib
@abdifarah3633
@abdifarah3633 Жыл бұрын
Sorry wllo dalkisiiba ubahan intaa kabadan dad aan dowlad nimada waxba ka aqoon in uu wakhti kusii lumiyo maha koonfur dowlad nimo waxba kama yaqaanan inta cimrigisa ka hadhay dalkisa iyo dadkisaa ubaahan
@reercaligamaan714
@reercaligamaan714 Жыл бұрын
Dr. Bayle Cimri, caafimaad iyo khayr Allaha ku siiyo. Aqoonyahaniinta kale ee Soomaaliyeed iyagana waan u ducaynayaa. Waxan ummadda Soomaaliyeed ee aan jecelahay ugu ducaynayaa in Rabbi mushkiladda ka qaado, oo dib u mideeyo oo uu awoodoodii iyo sharaftoodii u soo celiyo. Aamiin. Waar Soomaaliyeey iscafiya oo gacmaha isqabsada aad dib fiishaane. Aamiin.
@cabdifataaxxuseenmaxamed7121
@cabdifataaxxuseenmaxamed7121 Жыл бұрын
Thanks DR Beyle well done
@ashahibo7114
@ashahibo7114 Жыл бұрын
Jazaka Allahu khairan katiran,we are so proud of you.May Allah protect you always.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@mzgamer3497
@mzgamer3497 Жыл бұрын
Maasha Allaah Best wasiir ever Thank you Mr Beyle.
@reercaligamaan714
@reercaligamaan714 Жыл бұрын
Maasha Allaah. Rabbiyow ummadda Soomaaliyeed dib u midee oo sharaftoodii soo celi. Aamiin.
@HassanAhmed-jq3ed
@HassanAhmed-jq3ed Жыл бұрын
This is the reason why people are in love with Farmajo's Government,I wish they could have been reelected and the country could have develop
@suadmohamed2098
@suadmohamed2098 Жыл бұрын
Thank you Dr Beyle 🙏🏾
@chukrisalah5932
@chukrisalah5932 Жыл бұрын
Mr Bayle and mr Gamal 2da waiire ugu fiicna❤️🇸🇴👌, Waxaan aad iyo aad uga xumahay waxkastoo laso wanajiyeey inay aragagxiso iyo dad musuq kucaan baxay gacanta ugalan oo burbuiyaan waxii sidaas losoo dhowayn🥲
@adamdalmar8900
@adamdalmar8900 Жыл бұрын
You are welcome in Somaliland and in any where that somalis live.
@aarenuur
@aarenuur Жыл бұрын
JUMA MUBARAK Ali haraare🎤 iyo Ex Wasiir Dr.Abdirahman Du'ale Beileh🎤. Salaan sharafeed gudooma jilib culustii soomaaliyeed ee caqligoodu caafimaadka qabay Wasiir Dr.Abdirahman Du'ale Beileh iyo oday soomaaliyeed cali xaraare
@abdiaizisse113
@abdiaizisse113 Жыл бұрын
Wariye cali xarare iyo wasiir bayle thnk you so much well done 👍
@saaradahi6675
@saaradahi6675 Жыл бұрын
Cabdiraxmaan beyle waa madaxweynaha mustaqbalka Somalia.
@Sahan12341
@Sahan12341 Жыл бұрын
Allah way naqasaariyeen kuwii naga badalay siistamkii Wasiir Bayle i wish inay naga burburin sistamkaas wanaagsan Damujadiid 😪
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392 Жыл бұрын
Haday usugi lahaayeen oo garan lahaayeen danta dalka iyo dadka maxaa ka bi,I lahaa xaasidnimo iyo siyaasiyiin danley ah baa umadii heerkaan gaarsiiyey.....walee wax qurxoon iima muuqdaan laakiin raxmada rabi kama quusanayno
@Sahan12341
@Sahan12341 Жыл бұрын
@@maandeeqcookingmuxadrahcha7392 sax weeye Raxmadda alle ayaan sugaynaa 🙏🏻
@abdijamac6270
@abdijamac6270 Жыл бұрын
Very informative!! Thanks cali xarare
@abusultan011
@abusultan011 Жыл бұрын
Masha Allaah waraysi xiisa badan.. Dalku weli waa kuu baahan yahay Dr Baylaw intaad Soo qabatay amaba kuu qorshaysnaa Rabbi hakuugu qoro miisaanka xasanaatka cimriga caqliga iyo cilmigana Rabbi hakuu barakeeyo
@mohamed88466
@mohamed88466 Жыл бұрын
Shaqadii iyo hawlihii quruxda badnaa ee aad soo qabatay waan ka xumahay dhaxalkii aad Ka tagtay in ay Ku xaaraan mooryaankii meesha Ku habsaday
@kamaaljamac3737
@kamaaljamac3737 Жыл бұрын
MASHA ALLAH; MAANTA WAXAAD SO CASUNTAY QOF QIIMA LEH ALLE HAKU XIFDIYO ASAGANA ALLE HA XIFDIYO AMIIN YAA RABBI
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 Жыл бұрын
MASHAA ALAAH DR BEEYLE SOOMAALIDAA KUU BAAHAN ADIGU WAAD SOO SHAQEEYSAY DALKANA FURIHII AAD U FURTAY WELLBANK DADKU AQOON BADAN UMALAHA MANA GARANEEYN MEELEEG KA BILAABAAN WAXAAN KU LEE YAHAY MAHADSANID ADIGA IYO INTA SIDAAD EE DALKA U DAACADAA
Ali Harare iyo Sheekh Asuuli maxaa kala qabsaday.?
16:45
Xogmaal Media
Рет қаралды 42 М.
Dr Cabdiraxmaan Bayle, oo reer Somaliland baraya Dhaqaalaha.
39:02
Galaydh Media
Рет қаралды 15 М.
Was ist im Eis versteckt? 🧊 Coole Winter-Gadgets von Amazon
00:37
SMOL German
Рет қаралды 36 МЛН
Wait for the last one! 👀
00:28
Josh Horton
Рет қаралды 159 МЛН
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 14 МЛН
Amniga Qaran ee Soomaaliya iyo Djibouti, Waraysi Sh Abdirahman Bashir
1:02:39
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 25 М.
Isbahaysi cusub oo maanta lagaga dhawaaqay Somaliland
15:02
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 8 М.
Baranaamijka Xusuus Reeb Iyo Proff Cali Khaliif Galaydh Part 1
48:15
Horn Cable Tv
Рет қаралды 108 М.
FAYSAL | XOGTA DAHSOON | BADDA CAS | 'SIRTA ITOOBIYA' | DFS
36:56
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 60 М.
WAREYSI- WEEY DIIMAHA SH OSMAN USUULI
17:23
HANOOLAATO
Рет қаралды 90 М.
Abdisalaan Hereri oo ka jawaabay 20 su'aalood oo la waydiiyey
27:44
Xogmaal Media
Рет қаралды 138 М.
Kaftanka Siyaasadda 196 oo aad u xiiso badan todobaadkani
42:31
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 82 М.
Was ist im Eis versteckt? 🧊 Coole Winter-Gadgets von Amazon
00:37
SMOL German
Рет қаралды 36 МЛН