"Aniga iyo Fahad Yaasiin Kabiirkeena waa Farmaajo” Siyaasi Cabdinuur

  Рет қаралды 27,853

Somali cable

Somali cable

Жыл бұрын

Qeybta Koowaad Wareysi Kulul:-Agaasimihii hore ee Madaxtooyada xiligii Dowladii hore Cabdinuur Maxamed Axmed.

Пікірлер: 71
@abdulmoaw7304
@abdulmoaw7304 Жыл бұрын
Walaahi waa wiil yar oo han weyn oo siyaasadeed ka leh wadankiisa adeer soo barbaar waryaa Somali yeey dhalinta siyaasada haloo daayo
@muxsinshabdikarin3030
@muxsinshabdikarin3030 Жыл бұрын
Hhhhh
@sheikhzakaria5147
@sheikhzakaria5147 Жыл бұрын
Mahadi hakaa gaadho masul abdinur sida cad aad jawabo fiican usiisay wariye dulyat
@ismailabdi3654
@ismailabdi3654 Жыл бұрын
Mashallah guul Somalia guul Cabdinuur
@Manka2123
@Manka2123 Жыл бұрын
Ninkaa duller laleeyahay waa cuqdadeysanyahay weriye daacada maahan waa nin meelka raran meel uraran yaahuu
@AR-cx5yf
@AR-cx5yf Жыл бұрын
Beentaa LAANGAAB yahay
@rodahmohamed7946
@rodahmohamed7946 Жыл бұрын
Cabdinuurow qofkan wariyaha isku sheegaaya, wareysi kaama qaadaaye waqtigaaga ha iskaga lumin
@habibaaden3397
@habibaaden3397 Жыл бұрын
Wariye ku Sheegaan , in aad interview siisid ma ahayn!
@geenyodila9095
@geenyodila9095 Жыл бұрын
Fahad dad badan uu ka mantajiyey ilaa hadana weli aan meel gaarin magaciisa hadey maqlan waxay ku sugun yihiin in ay is dilan
@yaremohaedmohamud-rf6wm
@yaremohaedmohamud-rf6wm Жыл бұрын
Somali cable tv anshaxleh ma ahan
@geenyodila9095
@geenyodila9095 Жыл бұрын
Dulyar wariye maa tahay mise duljini sidaa maa wax loo wareystaa nin ciil qabo ayad u eg tahay wariye xaal ha qaato
@rabiiccali
@rabiiccali Жыл бұрын
Maan shaa allah guul guul guuul
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 Жыл бұрын
Abdinur iyo wariye ku sheeggaan isku aqli ma aha. Abdinur waxaa ka muuqda aqli iyo vision wariye ku sheeggana aqli standard 4 kids. Somali ku waana journalists u ah Poleni sana
@maxamedabuubakar-fo3sg
@maxamedabuubakar-fo3sg Жыл бұрын
Asc والله وبالله وتالله Farmaajo tiimkiisi waa wada siyaasitiin ad adg aqyaarnimo iyo way argnimo iyo siyaasad adag iyo wadani nimo ader yaal waad soolaban doontaan inshaa allaah sida madaxweyne xasan sheeq usoo laabtay ,4sano baad soo shaqeeseen waxaad qabateen soomaalida wey idin qiritay marka laga reebo mucaard guracan aan danta umada garaneyn dantiisa mooyee Adeerayaal 4 taa sano balsoo yaranasta, eega siyaasad xasan sheeq maxamuud iyo tiimkiisa
@Aviationpinzz
@Aviationpinzz Жыл бұрын
Maansha Allah Cabdinuur
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 Жыл бұрын
Fahad Yasin waa Libaax
@AR-cx5yf
@AR-cx5yf Жыл бұрын
Ahmedkulowabdi@ kkk LIBAAX MA CARARO EE WAA LAANGAAB 🤣🤣🤣😂
@ahmedceymis2708
@ahmedceymis2708 Жыл бұрын
Mashalah Cabdi nuur waa nin Wax garad ah Noolow sxb
@umsaad9390
@umsaad9390 Жыл бұрын
Adiyo fahad yasiin rag baad ahaydeen sabra inshallah waxbaa is badali ilahay waxaan kabaryayaa inaad wadanka u talisaan ood qabtaan kursiga ugu sareeya amiin wax barta oo sii diyaargarooba wadhawdahay bi idnilaah.
@SuugaanSafari
@SuugaanSafari Жыл бұрын
Wax soo barta😂
@darishore814
@darishore814 Жыл бұрын
Waxaa Qosol ah cadaalad daradii uu baladweyne 500 ciidan kusoo qaateen inu maanta calaacal laso fadhiisto 🤐
@ayanmohamed9275
@ayanmohamed9275 Жыл бұрын
Masha.allah abdinuur
@dekowabdi1066
@dekowabdi1066 Жыл бұрын
Gesiyal garab wayeen #Abdinur sxb guleyso# NABAD IYO NOLAL ♥️
@darishore814
@darishore814 Жыл бұрын
Cabdi nuur dhuuso geel meel Naga fadhiiso 2017,18,19,2020 fashil hadaad wadaa qashin
@farmaajoanigagardadiyey
@farmaajoanigagardadiyey Жыл бұрын
Kan weriye maha nin buu kuleeyahay nin kale odaygagii buu ahaa war afsomaaliga baro turxaan bixintiisa
@abdihared2490
@abdihared2490 Жыл бұрын
ninkaan wariya ahaanta kuu Soo hor fariistay xaal ayaan siinaynaa
@abdulkadirmohamedahmed6858
@abdulkadirmohamedahmed6858 Жыл бұрын
C.nuur walaal Kursiga labaad ee aad sheegtay weli reer ow Xasan buu gacanta ugu jiraa. Waa Kursiga Muuddeey muddada dheer ku fadhiyey. Reer ow Xasan baa weli haysto ee beel kale uma wareegin.
@Aviationpinzz
@Aviationpinzz Жыл бұрын
Waxuu iska dhigaaya wariye kulul inu reer baadiyo u yahay waa ka muuqataa.
@abdihared2490
@abdihared2490 Жыл бұрын
niyahow wariye daacad ah inaad noqoto ayaa kuu haboon
@mohamedhashi1643
@mohamedhashi1643 Жыл бұрын
Dulyar sharuukiisa waa qatay yaah, yaa boobay koonfur galbeed, yaa boobaay 8dii kursi ee HAWADLE ma ahee wixi kale ee hirshabele away galmudug JAAJUUSIINTII QATAR 🇶🇦 waa jabeen
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Жыл бұрын
Ninkii Ku Farxay Dilkii Xildhibaan Aamina Aa Tahay Oo Qoraal Soo Dhigay Twitter
@SAMADOONMEDIA2040
@SAMADOONMEDIA2040 Жыл бұрын
Somalia 🇸🇴 cadaalad hadad kasugtiti adigaa dhibqabo Tuuga baa meesha iskugu tagtay Ar qiyaamo maxaa waxa yaalo
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 Жыл бұрын
Kan wariye ma aha e waa fadhi ku dirir
@hatethatiloveyou7939
@hatethatiloveyou7939 Жыл бұрын
Ciyaalka hanagu so dhisin Boolo waaye kuwaan May 2022 garoonka ku burbursaday Farsamo xumaa dishay
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 Жыл бұрын
Soomaali cable soomaali idaacad u shaqaysa ma aha ee waa shaqalaha cadowga soomaali dhibatada ku haya kabaha kuwa ubalasha oo dagalka na kuqada qofkasta oo wadanka wax tar u ah ama wadani ah. Waa munaafaqiin cadowga iinoo kadara hadan munaafaqiinta Laban ina cadowga shisheye lagama adkan karo waa in diin iyo dal iyo dadba ladifaacaa soomaaliwey neey kakaca hurdada.
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Жыл бұрын
Fahad Asagoo Nisa Jooga Aa Loo Diiday Adigana Adoo Gacma Maran Aa Rabtaa Kursi.
@silverloola726
@silverloola726 Жыл бұрын
Koonfur galbeed faramaajo ayaa heeystey
@jeimoha3286
@jeimoha3286 Жыл бұрын
Kani waa Cbb
@najmamohamed9668
@najmamohamed9668 Жыл бұрын
Acuudu Billaahi Mina’shaydaani Rajiim . Kani wariye ma’ahan ee waa wariye ku sheeg bal fiirsha sida loo hadlaayo war inanka dhalinyarta ah inoo dhaaf.
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Жыл бұрын
Beledweyne oo 14 qof lagu dilay aa kursi doorasho lagu qabtay taas waa dareemi kartaa
@Dhuuso500
@Dhuuso500 Жыл бұрын
Meshaan maxaa ka soo doontay 😂😂😂 shuban shuban aanla dareemooyaa 😂😂😂
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Жыл бұрын
C B B Calaacal Kooda Ma Dhamaado
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 Жыл бұрын
Somalia waligeed Nabad noqon meyso
@bashirxersi1986
@bashirxersi1986 Жыл бұрын
Cabdi nuuroow Rooble keliyaa iska dhicin weeyseen saa cbb u tihiin tuugayahay siyaasad danbe waa idinkaga dhamaatey
@bintimohammed4322
@bintimohammed4322 Жыл бұрын
Wiilkaan Hallo sheeko wuxuu dhahay Dawlada waxeey la wareegee Hantidii Hatidii dadka Hawiye eey shaqeesteen wuxuu is badly wuxuun gaarin waa loo Raayey haddii Xil la aan la dhigay, Tankale dadbadey oo dawladii xasan ka shaqeey jirey ayuu u hanjabey, isagoo xirtey shaadigii Fahad iyo farmaajo, waa wiil halls ku eh jiritaanka Hawihe
@mascuudfeysal8327
@mascuudfeysal8327 Жыл бұрын
Ben wey naa
@ShirwacAhmed
@ShirwacAhmed Жыл бұрын
Farmaaajo waxaaa God ku riday waaa adiga iyo waxkula mid ah Miskiinka aaan hadli aqoon buu ahaaa ader waxaaa sameysay baaa lagugu sameeyay
@mariamohamed824
@mariamohamed824 Жыл бұрын
Dhib ma leh wixii uu heysray ayaa ku dhacay sorry
@flighthub4305
@flighthub4305 Жыл бұрын
War dadka beenta ka joogya tuug wawyan baad ahadan adiga iyo fahad baa
@oufeulclicks
@oufeulclicks Жыл бұрын
Farmaajo waxay dawladiisu ahayd mid ayna qof lasoo shaqeeyay uusan ka cabanayn
@khadrahassan5535
@khadrahassan5535 Жыл бұрын
Hassan sheikh sanad magaarin waadna aragta xadista iyo mahad salaad tuugnimadiisa
@sahruja5777
@sahruja5777 Жыл бұрын
Farmaajo tuug iyo adigaba sharciga ayaaleydin marsiinaa
@khadrahassan5535
@khadrahassan5535 Жыл бұрын
Nayaahe wiil kaan iyo farmaajo midna tuug mahayn. Adeer ka hassan ayaa tuug ah. Hada waad aragta Somalian siduu kadhigay even sanad magaarin. Xishood doqon ayaad tahay
@abdiriasaqismail3588
@abdiriasaqismail3588 Жыл бұрын
War ninkani ki wax badan qaribey monahayn. Ma isagi ayaa raba cadalad kkkkkkkkkk
@abdiriasaqismail3588
@abdiriasaqismail3588 Жыл бұрын
War kani ki mahin ee waa ninkale miya kkkkkkkkk sheeko
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Жыл бұрын
farmaajo aa loo diiday gedo 17 kursi taalay oola geeye ceel waaq fahad sidoo kale. adigoo c b b madkiin ah maxaa kusoo waalay
@dekowabdi1066
@dekowabdi1066 Жыл бұрын
Kan wariye maahan ee waa ciil qaabe
@yusufosman4707
@yusufosman4707 Жыл бұрын
Wariyaha yurub ayaa laga keensaday , balse bohol ayuu ku dhacay??
@bashirxersi1986
@bashirxersi1986 Жыл бұрын
Ninkii cbb madaxda u ahaa ayaa maanta owliyo iska dhigaayo tuug / pm rooble kor isagaa idin eryee kkk
@najmamohamed9668
@najmamohamed9668 Жыл бұрын
Wali Oowliyuu inoo yahay jamaahiirta hadaynu nahay.
@silverloola726
@silverloola726 Жыл бұрын
Fahad Yasiin tuug, adeguna beenlow baad tahay. Hassan Skiikh wuu xadey kursiga
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 Жыл бұрын
Oooy
@xogbaar
@xogbaar Жыл бұрын
Cbb cuquboda waa usoo degdegtay mala waxa ay gays teen ayaa ka weynaa waxii kuwii ka horreeyay gaysteen mardhowna way burburayaan u fiirsada intaan doorashada kale la garrin ayay ku kala tagayaan meesha
@ashaelmi3575
@ashaelmi3575 Жыл бұрын
Yaa munafaq wajigisa ismaqarinayo illahey idin fashil qashinkan imanka laheyn ayaa umadu ka nasanla dahay Aduun iyo aqiro cadaab idin gali fahad farmajo iyo iman lawayasha ku dabo feyshan hunguri dartiis qashin😢
@abdulkadirhusseinaw-ali2537
@abdulkadirhusseinaw-ali2537 Жыл бұрын
...haddii Faramaajo kabiir idiin [khasaaro] iyada ayaan idiinku filan.
@habibaaden3397
@habibaaden3397 Жыл бұрын
Wariye ku Sheegaan , in aad interview siisid ma ahayn!
@dacdacisek.b.h6324
@dacdacisek.b.h6324 Жыл бұрын
BEENLOOW CBB AH
@sahruja5777
@sahruja5777 Жыл бұрын
Farmaajo tuug iyo adigaba sharciga ayaaleydin marsiinaa
ABDISATAR JAWAABTI FAHAD MA'AHAYN MID LOO FADHIYAY!
37:50
HANOOLAATO
Рет қаралды 272 М.
Waa kuma Fahad Yaasiin  Arimo la yaab leh ka ogoow  Sh Aadan Maadey
10:50
kalshaale channel
Рет қаралды 142 М.
Vivaan  Tanya once again pranked Papa 🤣😇🤣
00:10
seema lamba
Рет қаралды 34 МЛН
DO YOU HAVE FRIENDS LIKE THIS?
00:17
dednahype
Рет қаралды 93 МЛН
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 55 МЛН
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 97 МЛН
nin qaniis ah oo ashraf taageera umuujiyay yaab
10:47
abwaan sharmake
Рет қаралды 184
QEYBTI 1/4 : DHAGARTA IYO SHIRQOOLKA #NISA - CABDULLAHI MAXAMED NUUR
1:00:11
KALA-MAAN
4:03
UNDP Somalia
Рет қаралды 26 М.
Ali Harare oo falanqeynaya wareysigii Fahad Yasin
19:06
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 146 М.
Vivaan  Tanya once again pranked Papa 🤣😇🤣
00:10
seema lamba
Рет қаралды 34 МЛН