Aragtiyaha Sh.Maxamad Cabdi Wahaab | Maxaa lagu haystaa Sh.Yasir Qadhi

  Рет қаралды 27,028

Jawaahiri

Jawaahiri

2 жыл бұрын

Siirada Ninkii Aduunka ugu Waynaa oo ah Nabi Muxammad ﷺ oo Taxane & Taariikh Cajiib ah, Link gan hoose ka daawo 👇👇👇
• SIIRO 01 | Sidee Siira...
Kanaalka MA OGNAHAY wuxuu soo tabiyaa
1: Doodaha caalamiga ah ee udhexeeya muslimiinta, kiristanka, Mulxidiinta, hinduuga iyo Dadka diimaha kale haysta.
2: khudbadaha academic ga ah ee jaamacadaha laga jeediyo
3: khudbadaha fagaarayaasha Dr zakir ka jeediyo
4: muuqaalo documentary ah
5: khudbadaha waxbarashda kusaabsan
6: Siirada Nabi Muxammad (scw) bilaw ilaa dhamaad qaab xoogan u faahfaahsan
7: Falanqaynta Taariikhda Islaamka
My Gmail: Khadarjowhar@gmail.com

Пікірлер: 90
@abdulaziizabiib4690
@abdulaziizabiib4690 2 жыл бұрын
Cajiib sheekh yasir qadhi alla ha xifdiyee runtii maanta Waxyaabo badan oonaga daahnaa buu noo cadeeyay fikirka wahaabigana Inuu khatar badan yahay waan isla qirnay Mahadsanid saaxiib khadar sida quruxda badan eed noogu soo turjumtay
@ahmedaliabdi6527
@ahmedaliabdi6527 2 жыл бұрын
Sh yaasir qaadhi waa nin wax barashadiisa kaga faa,ideysatay in uu xaqa kuraadiyo ..aniga waan daawaday isagoo su,aalo noocaas ah laweydiinayo waa nin caqli badan oo cajiiib
@caliyuusuf5935
@caliyuusuf5935 2 жыл бұрын
Waligay ma taageeri doono qubuuruyiin. Dad dhintay na wax waydiisan maayo Aniga oo haysta Allah. Sheekhana Allaha soo hadeeyo
@zakiyamcabdulahi516
@zakiyamcabdulahi516 Жыл бұрын
Salafi ayaa taageere ma ahanoo?
@hawaaden4640
@hawaaden4640 Жыл бұрын
Marka koowad qof mrkad aragtidisa dhagaysanayid adoo dhinac ka raran lama dhagaysto balse maskax cafimaad qabta oo dhexdhexada aya lagu dhagaysta waa mrka labade sheekhu kumu dhihin dad dhinty wx soo waydiiso ee wuxu dhahay waa danbi wayn in qof dhinty wx lawaydiisto Mrka adu ma wxad rabta arin danbi ah oo qof muslim ahi sameeyay inad dhiigisa ku banaysto intaad dhahto uu gaaloobay miyaanad ogayn in qof islama ood dhiigisa daadiso inay ka danbi badanthy isla arintan aad sheegyso
@amaaracabdullahi2652
@amaaracabdullahi2652 Жыл бұрын
@@zakiyamcabdulahi516 salaafi maxaa waaye ma shiica walaalo somaalidu salafii maha miya😊
@Diiriye14
@Diiriye14 7 ай бұрын
​@@hawaaden4640❤
@M.diinaar_boy
@M.diinaar_boy 11 күн бұрын
Alla muxuu wax badan yasir iftiimiyay ilhay ha barakeeye.
@mohamedwarsame6810
@mohamedwarsame6810 9 күн бұрын
Mansha allah,,, dhawr mar oo aan dhagaystay dhawr muxadiro oo dood wadaag ahayd waxbadan ayaa iga baxay, waad mahad santahay walal, mid talo ahna hadan kugu daro xaga farsamada codka way yar dhib badan tahay in marar badan lagu fahmo sida hadalka oo gaban misena boobsis ah, xaga turjimida 💯 aadbay u fiicntahay keep going
@cabdiraxmaancllaahisiraad179
@cabdiraxmaancllaahisiraad179 2 жыл бұрын
M.a allha barkeeyo Shiiqa maadama uu noo cadeeyay khaldaadka salfiyiinta
@StudentCollaboration
@StudentCollaboration 7 күн бұрын
Ilaahay baa mahad iskaleh aan igu dilan caqiidada ina Cabduwahaab ee Takfiirka ah. Ilaahayow adigaa caawo xaqqa itusay alxm.
@caliyuusuf5935
@caliyuusuf5935 2 жыл бұрын
يامقلب القلوب ثبت قلبي علي دينك
@yussufburalle6999
@yussufburalle6999 2 жыл бұрын
شيخ محمد عبدالوهاب رحمه الله
@maasodchannel5575
@maasodchannel5575 2 жыл бұрын
Sxb waxaad inoo soo diyarisaa Ninkii sirdoonka uk Ahaa ee la sheqyn jiray abdiwabaab si uu u burburiyaan boqortooyadii cusmaniyiinta aad baad baad u mahadsan tahay sxb👍👍👍✌️✌️
@saciidsuleiman1355
@saciidsuleiman1355 2 жыл бұрын
🤣😂😂suufiyada miyaa kaagaso sheekeyay
@maxmedaxmed7384
@maxmedaxmed7384 Жыл бұрын
@@saciidsuleiman1355 hhhhhhhh waa shekooyiinka lagu seexiyo
@maadmaad8866
@maadmaad8866 2 жыл бұрын
Zhp adi waxa kugula talin lahaa MA OGNAHY qofka cilmigisa qado fikradihisa qaldan ha difaacin lkn aqoontisa diined waka faaidysan karta anaguba waka faaidnay Alxamdulilah lkn ma aha shekh ina sida nabiga aad waxkstu dhaho qaadato adon iska shaandhayn
@fadumomohamed346
@fadumomohamed346 2 жыл бұрын
Correct
@ayanabdi1132
@ayanabdi1132 2 жыл бұрын
Jazakallah kheyr wll waad naha jaahil bixisay
@amazingtranslator8234
@amazingtranslator8234 2 жыл бұрын
Thanks pro
@daacadxaji6134
@daacadxaji6134 2 жыл бұрын
Mahadsanid wll 100%
@ahmedabdiraxmaanawil4323
@ahmedabdiraxmaanawil4323 2 жыл бұрын
Horta Runtu mar waliba waa Run saaxiibkaay Ma ognahay Wan kaaga mahad celinayaa inaad xaqiiqada ma Maacnti ama ha Qadhaadhto inaad soo turjunto
@somalicade4284
@somalicade4284 2 жыл бұрын
Somaliladu Siday Reer Adan Sucuudi ugu Xidhanaanay Ayay Wada Wahabinimadhan Noqoneed Maanta Muslimka halkaa Wax Dhigay Waa Fikirkan Wahabiyada Ee Sucuudigu Ku Bixiyiya Maal igu badan Si Umada Muslimka Lugu Dhexe Faafinlahaa
@mahadcaddaan
@mahadcaddaan 2 жыл бұрын
Big respect to you
@mahadcaddaan
@mahadcaddaan 2 жыл бұрын
Sheekhaan waxbadan oonaga qarsoonaa ayuu noo cadeyay
@truesad833
@truesad833 2 жыл бұрын
Machallah
@fadumoahmed7557
@fadumoahmed7557 2 жыл бұрын
Waa sida soomaalida qaar ay u nicibyihiin shiikh umal
@ibadomohamed1908
@ibadomohamed1908 2 жыл бұрын
Allah ha xafido Dr shekh yasir qadhi☝☝☝ weligaaga umada tus shekh islamku MA baqaan oo Allah keliya ayeey ka baqaane. rag ku garta markaa waa LA heliye. shaydaan ayaa hadlaaya subxaanallah nebi maxamaed csw iyo nebiyadii hore midna xabaal muu caabudin ee Allah kelidii kuwa dhintayna waa loo duceeyaa xataa nebiyadii Ayaan waxba LA weeydiisan oo loo duceeyaa subxaanallah by researchers investigators detectives in islamic method and Allah knows best
@umumaxamedamiin2185
@umumaxamedamiin2185 2 жыл бұрын
Wllky 1:21 wixi ka horeeyay codkaaga wuu gaabnaa wixi ka dambeeyana xayyi ayuu ahaa codka ilgaara ku eegi haay maalmahan dambe muuqaallo oo codkaaga wada gaaban yahay xataa waan aragnay hanoo dheeraado axsan intuu gaabanlahaa
@maxamedcabdiraxman6595
@maxamedcabdiraxman6595 Жыл бұрын
Jazakallahi wax muhiim ah noso gudbisay
@abdual-sabur633
@abdual-sabur633 Жыл бұрын
M.a 👍🏻❤️💯
@ibrahimabdalla3015
@ibrahimabdalla3015 2 жыл бұрын
Adban kugu mahadcelinaya ustad khadar inad no so turjumtay video two hour and half soconaya mida kale yasir qadhi wa qof ibnu adama masaloyin badan u ku khaldanyahay way jirta wax badan oo ku saxsanyhna wy jirta mrka intaa fican in laga qaato uunba fican
@Sheekoiyocashar
@Sheekoiyocashar 2 жыл бұрын
Musalsal diiniya so galiya iso boqo wll allena kuwa naarta laga xoreenayo haka dhigo inshallh
@gogoup3203
@gogoup3203 2 жыл бұрын
*GIRIIGA* sidan ku imid ban idin so dubaya please *66K* i dhaafiya caawa'
@abdulahisalad1353
@abdulahisalad1353 2 жыл бұрын
Ilaahow waxaan ka baryayaa in uu iga kaafiyo maqluuq waad igu filan tahaye
@kafiyaabtidoon4043
@kafiyaabtidoon4043 2 жыл бұрын
Ilaahow xaqa natusi
@aadanraytecalwaash9252
@aadanraytecalwaash9252 Жыл бұрын
Sxp codkaga noo up garee pls ♥️
@mohamedibrahim.6938
@mohamedibrahim.6938 2 жыл бұрын
lakiin adiga dadalkaagu maxumo waad ku mahadsan tahay inta aad nosoturjumayso horay usoco
@abdirahmaankhader3292
@abdirahmaankhader3292 2 жыл бұрын
40:37
@maadmaad8866
@maadmaad8866 2 жыл бұрын
13:25 shekh cudur daarku xuduud ayuu leyhy maha diintu meelu qofku wuxu doono intu sameyo hadana Islam ku sii dhex ahaanyo fikrada sheekhu waa tii suufiyada ee ahyd “qofku wuxu doono Ha sameeyo ilaa uu afkisa ka dhaho gaal ayaan ahy angu ma galysiinyno” islamku xuduud go,an ayuu leyhy qofki ka talaaba waa ka talaaby ilahy iyo rasuulkisuna marnba kamay laba labayn cidi gaal noqota inay xukmiyan waxna wangsan inaynu sunda raacno ma aha ina masalix aduun iyo nin jeclaysi iyo caadifad inaynu ku dhisno xukunka islamka
@kafiyaabtidoon4043
@kafiyaabtidoon4043 2 жыл бұрын
Qof dhahaya laailaaha ilalaah diinta kama Saari kartid sowmaha sidaas buu ujeeda
@maxali3079
@maxali3079 Жыл бұрын
Waligay wan ogaa in wahabiyo wada khaldan hayaan Allaha naga badbaadiyo qaraxooda iyo shartooda .
@aishacayush4938
@aishacayush4938 2 жыл бұрын
Horta wll qof dhintay in labaryo ma banana asagaaba la ogeyn xaaladiza tawazul na majiro
@cabdillaahicabdirsaaq8403
@cabdillaahicabdirsaaq8403 2 жыл бұрын
Shiikhan shaki buu igaa galiyay wahabinimada waligay inan wahabi ahay ban ku fani jiray lkn ilahay ba mahad leh oo igu dilin fikir qaldan
@maxmedaxmed7384
@maxmedaxmed7384 Жыл бұрын
Hhhhhh been baad sheegtay ee ku noqo hadal kaga
@maxali3079
@maxali3079 Жыл бұрын
Sxb wahabiiaim waxay Khadar ku yihin musliminta tusaale cad eeg waxa Somalia maanta ka dhacaya afkaarta qaraxyada shabab ku banaysteen dhiga shacabka Somali wa wahbisim
@amaaracabdullahi2652
@amaaracabdullahi2652 Жыл бұрын
@@maxali3079 wahabnimo so dhageeso sheikh umaal wax xun mahaa wlooo Eee Al-shabab qalad ee fahmin wahabin mha 😅
@amaaracabdullahi2652
@amaaracabdullahi2652 Жыл бұрын
Walaalo Noso gaali Waxa lagu heesto sheikh Mufti Menk Omar suleman iyi yasir qadi waxa lagu hessto
@maxamedxasan7484
@maxamedxasan7484 2 жыл бұрын
Ninkii wahaabiyada ka aragti duwanaada waa xagxagtaan mana aqbali karaan qof ka aragti Waxay ku qasban dadka aragtidooda baadilka Iyagu markasta dadka musliminta ah ayay wax ka sheegan iyagu se ma ogola in wax laga sheego Culimadooda waxay u yaqaanan culimada muslimiinta waxayna u haystaan kalidood inay muslimiin sax ah yihiin Umada muslimiinta waxay ka yihiin 5% 95% kale muslimiinta waxay u yaqaanan gaalo iyo mushrikiin
@maxmedaxmed7384
@maxmedaxmed7384 Жыл бұрын
Walaal allha na hanuuniyo dhamaanteen
@daadirelmi1408
@daadirelmi1408 2 жыл бұрын
Mhd snd 🇸🇴🙋‍♂️Dr zaki naik no so tarjum ustad adigo mhd sn 🇸🇴🙋‍♂️
@____Cumar____
@____Cumar____ 22 күн бұрын
Xaqu waa xaq baadilkuna waa baadil umada in tawxiidka la baro shirkiga baadilka khuraafaadka iyo dariiqo kasta oo qofka shirki ku hagi karaysa in looga digaa waa waajib waana inta uu ibnu cabdiwahaab ku qoray kutubtiisa isagoo cuskanaya aayaad iyo axaadiis ninkay intaasi dhibaysaa isagay jirtaa, ama wahaabiyo ha ku tilmaamo ama magacyo kale ha ula baxo.
@StudentCollaboration
@StudentCollaboration 7 күн бұрын
Ina Cabdi wahaab kamuu digine wuu xukumay isaga dartiis ayaana kumanaan qof oo Muslimiin ah loo qarxiyey, loo gowracay qaarna naafo laga dhigay. Anigan qoraalka qoraya aad baan u necbahay markaan arko qof Ilaahay qayrkii wax weydiisanaya heer waxaan gaaraa uu madaxu i qarxi gaaro sidaas oo ay tahayna ma aaminsani in qofkii Ilaahay qayrkii wax weydiista uu ku gaaloobayo balse waxaan ka aaminsanahay inuu danbi aad u weyn ku dhacay. Sheekhan iyo culumada kale ee Islaamka ahna sidaan uun ayey wax u fahansanyihiin.
@caarifmoha7456
@caarifmoha7456 2 жыл бұрын
Markaa dhamaysto ayaan videogan faalo ka dhiiban
@mr.baaruud6334
@mr.baaruud6334 Жыл бұрын
fikirka ina abdi wahab. waa mashruuc sawir xun islaamka ka gudbinaya . waxana laga dhaxlayaa. argagixisooyin .aan aan Muslim mooyeene. gaal dilin
@suleemanaxmad4159
@suleemanaxmad4159 Жыл бұрын
Sxb asigu sikuuban adkaga hadliiso kin
@omarabdi4927
@omarabdi4927 2 жыл бұрын
Ninkaan LGPTQ ayuu kuleyahay masaajida wey iman karan
@maadmaad8866
@maadmaad8866 2 жыл бұрын
Mahee xagu ku idhi zhp muqaal cadyna ma haysa
@omarabdi4927
@omarabdi4927 2 жыл бұрын
@@maadmaad8866 Haa wll waa kan: kzfaq.info/get/bejne/brKcd66l38-WeGQ.html
@zakiyamcabdulahi516
@zakiyamcabdulahi516 Жыл бұрын
@@omarabdi4927 taasi wuu ku qaldan yahay, lkn muqalkanina wuu saxn yahay Sheekh Maxamed cabdul wahaab xitaa qalad waa galay.
@maxamuudcabdiqaliif4223
@maxamuudcabdiqaliif4223 2 жыл бұрын
شيخ ياسر هات دليلا وبرهانا ينصرف شرك العبادة بغيرالله شرك. ؟ لاتعرض رءيك بالدين ، إن لم يكن لديك تأويل أو دليل ، لاتنسلخ بعقيدتك بآراء الأباطيل.
@barrodiintaislamka8456
@barrodiintaislamka8456 2 жыл бұрын
Asc walal khadar waxa iga tallo ah ninka sheekh eed soo turjuntay hawshiisu ma yara dad badan oo aan hore u aqoon adiga ayaa baraya dad badana waxan hubaa inuu diintooda iyo caqiidadoodaba khalkhal galinayo please walal video gan hawshii doonta ha kaaso gaadhee fadlan ka saar anigu ma ihi wahaabi mana taageero kaliya islam nimadaa inaga badan ninkani maaha nin howl yar waa nin dabada laga riixayo qolyo kala wata. Aragti yihiisa waxa diiday sh.zakir nail Wuxu taageera LGBTQ qolyaha la yidhaa kzfaq.info/get/bejne/sNSSl65_3cesf5c.html kzfaq.info/get/bejne/brKcd66l38-WeGQ.html
@kaderabdiadam9443
@kaderabdiadam9443 2 жыл бұрын
🥵🥵 wahaabiyo maxamed ibnu Cabdiwahab allah naarta ha ku fogeeyo waa habeen ramaadan ah alla maxaa kumanaan nafood oon waxba galabsan fikirkiisaa nijaasta ah lagu gumaaday gaal buu ahaa ay sirdoonka ingiriisku ku shaqaysan jiray si loo dumiyo umada islaam ah
@ahmedaliabdi6527
@ahmedaliabdi6527 2 жыл бұрын
Kkkk ninkan waa nin isagoo waxbarasho jaamacadeed maadi diyaariyo uleexday barashaa diinta islaamka wuxuu sheegayo xaqiiq waa xaq ...waxba yaan boorka la isku qarin nabigeena ayaa inoo sheegay in firqooyin badan oo ahlu bidac ah soo bixi doonaan waana waajib in xaqa lacadeeyo ...teede kle keen meesha uu kutaageeray sheekada caruurta looa baahnee
@amaaracabdullahi2652
@amaaracabdullahi2652 Жыл бұрын
@@ahmedaliabdi6527ninkan lgbt tageera sxp 😊
@omarkamaan1076
@omarkamaan1076 2 жыл бұрын
2 arin aya ka jirta somalia 1 walalaah hebelow dadka aya sidaas ku dhahaayay sidas ayan kugo nacay lakin anigo kuma aqaano 2 wax ayna aqoonin oo ayna u heynin dalil cad sida aayat qoraan ah iyo xadiis doona ayay nin aqoon u leh oo ah sheekh weyn ayay ku eedeyana kuna canbaareeyana hada ogow ma yaqaano wax aqoon diined ah kaliya waxu dhahaya sidas ma arki jirine sheekho waa wahaabi iwm
@kafiyaabtidoon4043
@kafiyaabtidoon4043 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣waahaabiyo umadii way waashay fikirkaas diimeed waxaa loi aasasay in lagula dagaalamo dowladii islaamka ee cusmaaniyada
@bulshoofficial4001
@bulshoofficial4001 Жыл бұрын
Toowhiidka ma aqaanin culimadeyda macalimiinteyda ku lahaa wahaabiyo ma islaambaa dhihi karnaa???
@abshirshekhhasaan2246
@abshirshekhhasaan2246 2 жыл бұрын
Mahad sanid wll macn
@cabdillaahicabdirsaaq8403
@cabdillaahicabdirsaaq8403 2 жыл бұрын
Lkn in lays waydiyo weye culimada wadanka joogta oo og xaqiqqada iyo fikirka wahabigu wuxu yahay dadkana baraysa so maha in dadka laga qabto
@kafiyaabtidoon4043
@kafiyaabtidoon4043 2 жыл бұрын
shiikhaan isla fikirkaas ayuu wax kuso bartay balse cilmi baaris buu sameyay culimada somaliyeed waxa laga raba silamid ah iney bugaag kale oo diiniya culumo waaweyn qoren raadiyaan
@cabdillaahicabdirsaaq8403
@cabdillaahicabdirsaaq8403 2 жыл бұрын
Lkn in laga fikiro weye shikhan waxa u wahabiyo ku cayayo ma xaqiiq ba
@amanAkarim3191
@amanAkarim3191 2 жыл бұрын
Afarta madhabadoodba waa ka fikir duwanyihiin wahaabiya marka wax saxa buu ka hadlayaa shiikhan aniga ma odhan karo waa nin sax ah balse videoga waxa uu kaga hadlayo.
@abdirashiidyuusuf9882
@abdirashiidyuusuf9882 2 жыл бұрын
Sxb codka iska hagaaji
@idirisshiikhaadan7966
@idirisshiikhaadan7966 2 жыл бұрын
Codka lama maqlaayo xee tahay
@waxgarad7412
@waxgarad7412 2 жыл бұрын
Sheeekada ninkani SOCON MAYSO aniga oo an cilmi lahayn bAa arkaa inuu lumay. Waayo wixi laynaga xarimay maxaa loo fududaynayaa marka weliba qof cilmi sheeganayaa ku kacayo..
@abdallaalpha4945
@abdallaalpha4945 2 жыл бұрын
Waxyaaba badan buu iska badalay sidaan ka dhageystay Daniel Haqiqatjoue 1. Ya juuz ma’juuj wuxuu yidhi waa Zombies ka filimaanta 2.LGPTQ ayuu yidhi masaajidaada wayn iman karaan 3. Qabuurahana waa la caabudi karaa Ninka Yasir qadhi ahaa aad buu isu badal reformist ayuu wada illahay ummada haga qabto, Omar suleiman qudhiisa dhiiqa ayuu lugaha kula jiraa ka war doon
@abdirashidibrahim9937
@abdirashidibrahim9937 2 жыл бұрын
Walahi waan kayaabay ninkan sidaa uu isubadalay intaa aad tiraaba wan kuhaynaa bal aan aragno ninkaan sida uu bari uga dhiigo walalkeen ma ogtaahay
@mohamedyare5696
@mohamedyare5696 2 жыл бұрын
Omar suleiman maxuu sameeyey sxb
@ahmedaliabdi6527
@ahmedaliabdi6527 2 жыл бұрын
Waxan kayaabay dad wuxu sheegay kaweyn sheegay ayaa jira ibnu tiimiye Naarta way tagaysaa ayuu aaminsanaa oo wuxuu lahaa gaal cadaab wiligii in uu kujiro waa cadaalad daro wilina shiikhul islaam ayuu idin yahay hhh caqliga ayaa la idinkaga ciyaaray
@abdirashidibrahim9937
@abdirashidibrahim9937 2 жыл бұрын
@@ahmedaliabdi6527 subxanallah aqoontu waa iftiin walaal culumada haka been shegin waliigaa taasa kaga digaya waliba culumo geriyootey oo an ku cafiinkariin iska ilaalii meshu kuyidhii inoso sheeg iyo kitabtu kuqoreey
@jamaibrahim4251
@jamaibrahim4251 Жыл бұрын
Tan waad ku rafatee waxaad iska soo turjuntaa doodahaagii
@ibadomohamed1908
@ibadomohamed1908 2 жыл бұрын
Kani waa sufism suufiyadii. xabaalaha ha LA tago aaminsanaa waa qolyihii u shaqeeyn jiray yuhuda. iyo ibles subxaanallah beenaalayaashii xabaalah caabidi jiray diidaayey in dadku toosaan ( yibri buugaagtii ee heeneen ) idinku wax baadha Google sufism and 🇪🇸 Spain barshiloona iyo inta wadan ok lagu turjimay sufism India smaliya all Africa Yusub ...... muu wejigiisa Ina tuso by researchers in islamic method Saudia waa laheeystaa ( Dan ) ayaa maamusha heart islamka beri hore ayaa laga qabsaday ama all system ku MA aha Islam masonic. lkn adigu is iscadee oo MA sufiyadii ayaad tahay shekh ( salkeedu ahaa BURBUR isku durka somali Islam si aakhiradooda iyo qabrigooda iyo is kooda iskoodaba loo xumeeyo ???
SIIRO 87 | Dilkii Ree Banu Qurayda maxaa looga qaylyaa?
42:01
Jawaahiri
Рет қаралды 12 М.
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 56 МЛН
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 6 МЛН
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 69 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:25
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 21 МЛН
SUUFI KU BEEN ABUURANAYA SH.MAXAMED C-WAHAAB
16:30
Suna Media
Рет қаралды 16 М.
Qaab Fudud ufahan Aduunku Saynis ahaan siduu ushaqeeyo
43:51
Jawaahiri
Рет қаралды 28 М.
khulafada 14 | Furashadii Madaa'in (Ctesiphon)  & Nahawandi
37:42
20 Qodob oo lagu eedaynayo Dr Zakir Iyo Jawaabahooda
58:15
Jawaahiri
Рет қаралды 33 М.
DOOD Qur'aan ka mise Bible ka | Sh.Ahmed Deedat iyo Anis shorrosh
2:21:30
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 56 МЛН