Gaasira Axmed Mooge | Heestii Geeljire Haraadani | Garta Ina Sanwaynaa | Axmed Mooge Hees lyrics

  Рет қаралды 328,765

DHUGMAAL LYRICS

DHUGMAAL LYRICS

Жыл бұрын

Heesta : GAASIRAAY INNAGA
Erayada: Xuseen Cabdi Rooble (Gujis)
Codka : Axmed Mooge Liibaan
Lyrics : DHUGMAAL LYRICS
QORAALKA HEESTA (LYRICS)
✍✍✍✍✍✍✍✍✍✍✍✍
Hadduu sahan go'doomoo
geedo doonayaan
Gaajo iyo haraad
Markay gabax noqdaan
Qaar meel u sii galey
Haddey gawracaan
Garta Kii Waxgaradaa
Loo geeysan jiree
Gaasiraay Innaga
Innaga innaga innagaa
Yayna kala Guraaya ?
_______________________
Gudidii is Diidee
Gashi kala dhexyaaloo
Ee geeri iyo dhiig
Garta inay dagaalaan
ee Geedi kala raree
Uur gumaarku kala galo
Garta Ina-Sanwaynaa
Loo geeysan jiree
Gaasiraay Innaga
Innaga innaga innagaa
Yayna kala Guraaya ?
________________________
Haduu gugu da'oo
Guunyaduu dhashoo
Tiiyoo galab caroow
Geedi loo lalabay
Geeljire Haraadani
Hadduu Beesha uu Gubo
Garta kii wax Garadaa
Loo geeysan jiree
Gaasiraay Innaga
Innaga innaga innagaa
Yayna kala Guraaya ?
______________________
Hadduu Guluf dhaqaaqoo
Maal Gabo Gabeeyaan
Oo niman gabraartiyo
Reer Guri ka hoos kaco
OO labada Geesood
Ku Gableeyo Haadkii
Garta Ina-Sanwaynaa
Loo Geeysan Jiree
Gaasiraay Innaga
Innaga innaga innagaa
Yayna kala Guraaya ?
#dhugmaal_lyrics #mooge #axmed_mooge

Пікірлер: 126
@zakijimcaale2955
@zakijimcaale2955 Ай бұрын
Cadaalada ina sanweynaha heesta ku jira wxan maqly inuu ahaa nin aad garta u yaqan oo aan aqoon cadaalad daro yaa war bixin dheerada ka haayo masa joogan dad uu ka tagy
@kayseali5828
@kayseali5828 Ай бұрын
Waxa u aha nin cadil ah oo kaso jeda gobolka togdheer isaaq ah wan ninki yiri gari alle ayay Taqaan
@KhaliifJama-hj1bt
@KhaliifJama-hj1bt Ай бұрын
Wuxu ahaa nin isaaqa hj. Reer dahir waliba inu reer yuusuf kasii ahaban maqlay
@shushumumu1190
@shushumumu1190 Ай бұрын
@@KhaliifJama-hj1bt Ciidagaluu ahaa qudhacoow sidaasaa reerka Garxejis laayidhi
@Burcaawi8
@Burcaawi8 Күн бұрын
​@shushumumu1190 Yaa ku idhi Ciidangale ayuu ahaa , ma ninkii Reer Bali-dhiig ee Reer Daahir ee Reer Yuusuf ayaa Ciidangale ahaa ee lafihiisa la garanayo ?
@Burcaawi8
@Burcaawi8 Күн бұрын
Ina Sanweyne saaxiib nin garyaqaan ah ayuu ahaa oo Alle garta baray . Waa ninkii bixiyay maah-maahyadda : Gartu Seeddina ma taqaanne Allaay taqaan . Gari laba nin kama wada qosliso . Wuxuu gooyey gar badan oo murugtay oo la is mari waayey , waxaa kamida gartii caanka ahayd ee dhex martay : Axmed Koorjaan iyo Jaamac Dheere nin la odhan jirey . Soomaali daafaheedda ayaa layskaga iman jirey si ninkaas gartoodda u gooyo .
@user-sd8hw9vb7r
@user-sd8hw9vb7r 15 күн бұрын
Best song waxan dhagaysanayaa 29/6/2024 ano ku qayliya addis ababa 🎧
@NouradiinApdirahman
@NouradiinApdirahman 2 күн бұрын
11/7/2024 Ayaan kudhagysanayaa Boosaaso hadaad iga danbayso like hayla dhaafin
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 3 ай бұрын
Erayadii Xaaji Gujis iyo codkii Axmed Moogeh Rabbi naxariis waasaca labadaba ha ugu deeqo iyo muslimiintii inaga horaysay oo dhan inagana haynooga daba naxariisto
@MustafaHajii
@MustafaHajii 24 күн бұрын
Habn saaqdhexe oo Qamiis sogaleyso 12:40 ayn heestan ku dhageysanaya Buuro dhaxtodha ano Jcyl la goodonsaan 😭💔💔💔
@AbshirAbdirahman-nx3fy
@AbshirAbdirahman-nx3fy 2 күн бұрын
Hees jaceel ma ahan heestaan sxb
@user-ed4ex4jc1m
@user-ed4ex4jc1m 11 ай бұрын
Hesatan hesa waye dhaftay abtigey aya dhagesanjiiray anago yar yar xasus waxan rajena ano nolasheyda isbadal wae gartay inan aqriyo ku matigan hadan nolahay hadan dhintane iso duceya hadan nolahayne an icafino 🙋‍♀️🙋‍♀️
@cabdixakiin8498
@cabdixakiin8498 7 ай бұрын
😂😂😂
@kevinKalaafma
@kevinKalaafma Ай бұрын
wxaan dhegeysanaa maalin qamiis ah sacadu ay tahy 4:03 taaariikh,duna ay tahy 16may ee bishii 5aaad ee sandkii 2024tii xili aan daremaayo buufiskii ugu weynaa epid weliba anoo dhuumad ah ayaan jogaa migdisho wxaana lajogaa sxpkyga qaaliga ahaa amiir fooodey😢😢
@thenomad8123
@thenomad8123 Ай бұрын
Oo intaa kasoo dhuumatay wll buufiskane allaha ka qaboojiyee
@SacdiaAbdishakur
@SacdiaAbdishakur 2 күн бұрын
Anoo hdda sidaa ihaaya😢
@dheereeyemedia6499
@dheereeyemedia6499 Жыл бұрын
It's march 2023, let me see the legend who is still watching
@abdirahmanabdilahi8763
@abdirahmanabdilahi8763 9 ай бұрын
27 ,Sebtemper 2023 i am watching ❤
@SareyFarah
@SareyFarah 8 ай бұрын
20th October 2023 I'm listening ❤
@samiaahmed3875
@samiaahmed3875 5 ай бұрын
anigan heestan waxan ka maqalay aniga oo yar baruurtii talalka iyada oo samacad sartan tahay baay ka baxaysay markii igu horaysay ❤👍
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 8 ай бұрын
Heestani waxay Isoo xusuusisay Zxbkay, Faysal Danyeero Rer Hargeisa dii Hore Ciyaal cabaye Aya Aad u jeclaa heestan isaganan Ka maqlay marki igu horaysay Waxay Ahayd 14sano ka hor Cawana si kadisa Ayay iga soo Hor baxadey Yutubka.
@user-xy8br7lo7i
@user-xy8br7lo7i 6 ай бұрын
Faysal maxamed iman anaga kuu garanyna ex ciyaalo cabaaye
@hibuunamohammed3302
@hibuunamohammed3302 8 ай бұрын
Heestan abahay hooyaday u qaadi jiray inte is guursan ka hor ana wanba jeclaaday heesta ayaga dartood ❤
@hanadjookay7425
@hanadjookay7425 2 ай бұрын
Mayaga ku sheegay markaa
@user-cs8wy9pj5r
@user-cs8wy9pj5r 2 ай бұрын
Midhihii Xaji gujis Io Fanankii Codka Tolmona Ahmed mooge Woof Caleek.❤
@mohamoudkaderfure3857
@mohamoudkaderfure3857 4 ай бұрын
Adduunyooy xaalka be maxa dunida rag qiimo leh ka tagay Allow u naxariiso Axmed Mooge Libaan waayo waayo berigaan ilkaha sare qabay wa nocaan...
@Abdirizakjabane
@Abdirizakjabane Ай бұрын
Wlhi xasuus baan galay maalmo an quruxdoodii dib u soo noqonayn 😢 Waa iska xaal aduun heestan waxaan ku dhageestay safar markii iigu horaysay gaadhi abtigay lahaa oo surf ahaa abti maxamuud Mp3 ayuu noogu riday goor galaba ayaan degmada bohol g/sool kasoo baxnay wadankoo barwaaqa o nabada anagoo Burco ku socona waxay aheed 2012 Caawana qurbaha anoo ku sugan ayaan dib usoo raadiyay yaa salaam Gaasiraay inaga yaa ina kala guraaya❤ Abti cimridher&cafimad ku rajeena
@ahmetantonio8576
@ahmetantonio8576 Ай бұрын
nio dagmadaydii bohol ayaan dhaafi kariwaayay waan ku salaamy zxp
@Abdirizakjabane
@Abdirizakjabane Ай бұрын
Axmedow saaxiib waakaa qaaday
@HalisTa..22
@HalisTa..22 Ай бұрын
Guddidii is diidee Gashi kala dhex yaalo Ee geeri iyo dhiig Garta in'ay dagaalaan Ee geeddi kala raree Uu gumaarku kala galo Garta ina sanweynaa Loo geysan jiree..... Gaasiraay innagaa Yay nakala gurayaan Xsauus wlhi anoo yar ayaan dhagaysan jiray Heestan 2011 Ethiopia maantana muqdisho galabnimo jimce ah 7-6-2024 Allah yarxam Ahmed mooge🤲
@sakiizmail3034
@sakiizmail3034 7 күн бұрын
AHUN Axmed Mooge Liibaan.
@aadamabdi6148
@aadamabdi6148 8 ай бұрын
Xasuus 1988 qofkii dhageysanayay like isaar...
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 3 ай бұрын
Hees xasuuus igu leh 😢
@baalweyne4352
@baalweyne4352 Жыл бұрын
Axmad Mooge cod unique ah ayuu lahaa AHUN
@ahmetramos8928
@ahmetramos8928 Жыл бұрын
Garta ina sanwaynaa loo gaysan jiree 😊 28/5/2023 who waching this video 🎉
@cabdulahi753
@cabdulahi753 Жыл бұрын
29
@rahmaadenabdi6977
@rahmaadenabdi6977 Жыл бұрын
31,/05/2023 anaa daawanaya
@cabdulahi753
@cabdulahi753 Жыл бұрын
@@rahmaadenabdi6977 Ana wali wan daawanoya quruxey
@barwaaqoqueen8217
@barwaaqoqueen8217 Жыл бұрын
7/6/2023 anina dawanya
@user-ff7xk4il6e
@user-ff7xk4il6e Жыл бұрын
14july 2023
@mustafemohamed2536
@mustafemohamed2536 5 ай бұрын
Xasuus dheer ayay igu leeday heestani waxan ka xifdiyay codka adeerka Nuur Maxamuud Ibraamim xiligaas maan aqoon Muusiga iyo cida qaaday toona Adeerkay Nuur kaaso aan ku bartay xili aan miyiga ugu tagay Insha Allah kolay dib waanu u kulmidoonaa
@OumTHMDY
@OumTHMDY 10 ай бұрын
The Somali language is a marvel. So beautiful.
@SareyFarah
@SareyFarah 8 ай бұрын
Still I'm listening this 2023/October/20❤😊❤
@CabdinasirCabdulle-rf5eu
@CabdinasirCabdulle-rf5eu 9 ай бұрын
Ina sanweeyne soomaali qabiilkee ka ahaa yaab iyo cajab
@khadarabdi4441
@khadarabdi4441 9 ай бұрын
isaaq habar jeclo
@user-xy8br7lo7i
@user-xy8br7lo7i 5 ай бұрын
Hhhhhhhh maaha waa ciida gale
@adenceynte5520
@adenceynte5520 2 ай бұрын
Isaaq ayuu ahaa
@ahmedfarah8316
@ahmedfarah8316 2 ай бұрын
Isaaq ciise muuse reer cadaawe
@lahiyealidalmar3566
@lahiyealidalmar3566 Жыл бұрын
ALLAHA unaxariisto marxuumka 🇸🇴🫡💪🏿📿
@CabdinasirCabdulle-rf5eu
@CabdinasirCabdulle-rf5eu 9 ай бұрын
Gugii ina sanweeyne soomaalidu majoogtee ayaa garta loogeeyn soomaalaay cajabeey iiwaran
@hassan6692
@hassan6692 4 ай бұрын
Haddii qabyaaladda la iska daayo, Garowe uun baa kala guri karta soomaalida waayo xagga dalku ka kala qaybsamo bay ku taallaa.
@mukhtaarmohamed6056
@mukhtaarmohamed6056 2 ай бұрын
Garta ina Sanwaynaa loo gaysan jiray. Allaha u naxariisto.
@amiircaamir8380
@amiircaamir8380 10 ай бұрын
Huwaneey inaga yaa inakala guraaya 😂
@AyaanMohamed-og3gp
@AyaanMohamed-og3gp 2 ай бұрын
Xabad 😂😂😂😂
@MaxamedCabdikariin-nh8rg
@MaxamedCabdikariin-nh8rg 2 күн бұрын
Fri day 12/jul/2024 8:08 habenimo😂wax ku darso
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 ай бұрын
Erayadii Xaaji Gujjis Iyo Luuqdii Axmed Mooge Aun ❤😢
@xasanahmedxasan
@xasanahmedxasan 11 ай бұрын
Gasiray i naga inaga yaa i nakala guraaya😊❤
@hayaathabiib9608
@hayaathabiib9608 Жыл бұрын
Mirro qiima leh. Dall iyo dadba waan lay nahay maxaad u dulsaartay
@nnoras
@nnoras 7 ай бұрын
Ina sanwaynee ee garta bixin jiray wuxuu ahaa awoowgaygii labaad Ilaahay swt ha u naxariistee
@hassan6692
@hassan6692 4 ай бұрын
Waa qoloma, xaggee deganaan jiray?
@user-wn6zx3xx9x
@user-wn6zx3xx9x 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@halabuurgaraad7176
@halabuurgaraad7176 2 ай бұрын
Hadday macquul tahay zxp taariikhdaa wax iiga sheeg iyo gobolka soomaaliya uu laga noolaa nin fiican buu ahaa dadka in la barto ay wacan tahay weeyee
@Axmeddaahir_
@Axmeddaahir_ Жыл бұрын
Hees way dhaaftay yaa salaam Axmed mooge
@deickvg7075
@deickvg7075 Ай бұрын
❤❤❤26/5/2024😊
@KhaliifJama-hj1bt
@KhaliifJama-hj1bt Ай бұрын
Wakhtigu waa wa hore waxan aha ciyaal iskuul tuulo yar kunool waxan jecladay inan anu isku galas ahayn wacan uqaadi jiray heestan oon kaligeed heesaa ka aqaanay 2011 ayay ahayd waxanu jacaylkii islafahanay oo sidhaba isu jeclaanay 9sano kadib hadana waxanu iswaynay 3sano kadib 😢
@axmedmaxamuudaxmedmaxamuud7996
@axmedmaxamuudaxmedmaxamuud7996 2 ай бұрын
Garta kii waxgardaa loo geeysan jiree Gaasiraay inagaa...... tan hees wee naftay anoo marqaan ah nageysanooyaa 6saac malincaday
@alisaid2008
@alisaid2008 24 күн бұрын
Mirihii iyo laxankii xaaji gujis codkii axmed mooge liibaan
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 15 күн бұрын
Hees xusid mudan
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 17 күн бұрын
Woooooooooooow 2024🎉
@amalabdullahi6889
@amalabdullahi6889 Жыл бұрын
Axsan cod ❤️❤️ allow ku nxrso
@nazriin9244
@nazriin9244 21 күн бұрын
23/6/24 innagaaga yayna kala gurayo 💔😭
@Hawdmedia3464
@Hawdmedia3464 Күн бұрын
11/07/2024👆
@user-vc7vi6hf8f
@user-vc7vi6hf8f 4 ай бұрын
TEAM QAARAAMI WAA INA SALAAMA
@RaxmoshariifMaxamed
@RaxmoshariifMaxamed 4 ай бұрын
Waka qadnay❤
@crashiidmahdi7423
@crashiidmahdi7423 Жыл бұрын
Ahmed moge libaan
@hibomaxamudyusuf
@hibomaxamudyusuf 5 ай бұрын
Inaga yayna kala guraayaa❤
@alisaid2008
@alisaid2008 7 ай бұрын
Mirihii iyo xaaji gujis codkii axmed mooge liibaan
@farxaancismaanali3804
@farxaancismaanali3804 Жыл бұрын
Axsan songs allow kuu naxariiso
@abdiasiisklarabdiasisklar8597
@abdiasiisklarabdiasisklar8597 Жыл бұрын
Thanks mahadsanid tahay kkkkk
@Haajirmuse
@Haajirmuse Ай бұрын
2024/5/28🔥
@abdiasiisklarabdiasisklar8597
@abdiasiisklarabdiasisklar8597 Жыл бұрын
Heesta naaag jacayla ayaa Bari jiray daari jiray in kasto naagta watinwayo no samiixi wayenaagta saxiib la aha iminka magagarano meel Ku nooshahay
@adensiciidawmuuse9944
@adensiciidawmuuse9944 Жыл бұрын
qoraalka intiisa badan waa qalad
@MohamedKeinan-vl2mh
@MohamedKeinan-vl2mh 8 ай бұрын
Watching 14/11/2023
@CimraanApdiaxmedAxmed
@CimraanApdiaxmedAxmed 4 күн бұрын
😢
@xasancalimaxamed7739
@xasancalimaxamed7739 Жыл бұрын
30/6/2023 ya ila dawanaya xusus hestan garta ina sanweyna lo geysan jire wa sax wa waqtigi jahiliyada dadka an garta aqon waxa lo geysan jiray ina sanweyne si u u kala saro wana waqtigi u jiray gedi shanbow ayu ina sanweyne jiray malaha waxan maleynaya in u jogay ina sanweyne waqoyi galbed inti iga fikir ron igu so cawiya ina sanweyne halka u ka so jeday
@xidigtiibari7976
@xidigtiibari7976 10 ай бұрын
Ina sanwayne wuxuu ahaa reer waqooyi bari somaaliya majerteen ayuu ahaa
@user-kl5hc9pl8f
@user-kl5hc9pl8f 8 ай бұрын
Rerwaqoyi h jeclu ahaa
@mahamadabdurhaman8199
@mahamadabdurhaman8199 8 ай бұрын
Gasiray annaga
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Axsan hes wa
@faadumomaxamed4159
@faadumomaxamed4159 Жыл бұрын
Waxaan hees wey dhaaf teeesowoowkw
@MOHANNAD2030
@MOHANNAD2030 Жыл бұрын
Anigo yar 2006 cajalad wallkey nooga daari jiray xasuus 🎉❤
@zankamohaan5861
@zankamohaan5861 8 ай бұрын
I waching 3 november 2023❤😊
@Evenbetterthan1
@Evenbetterthan1 3 ай бұрын
2024 still listening 🔊
@daudbulxan6148
@daudbulxan6148 4 ай бұрын
Mar 2024 qahira masar😊
@user-ff7xk4il6e
@user-ff7xk4il6e Жыл бұрын
Inasanweyne intuu kunoolaa😂😂😂😂
@dhugmaallyrics
@dhugmaallyrics Жыл бұрын
Allaha Unaxariiso
@maahircabdi7477
@maahircabdi7477 8 ай бұрын
Still 2023🎉❤
@usaamemaxamuud599
@usaamemaxamuud599 2 ай бұрын
Gaasira
@mirejr484
@mirejr484 Жыл бұрын
Heestaan yaa allifay Naaxiyaddeedase yaa leh?
@dhugmaallyrics
@dhugmaallyrics Жыл бұрын
ERAYADA: XUSEEN CABDI ( Gujis )
@mirejr484
@mirejr484 Жыл бұрын
@@dhugmaallyrics Mahadsanid Sxb Waa Aan miyiga joogay Ayaan KU xusuustaa
@moaarahmed9393
@moaarahmed9393 Жыл бұрын
Xuseen Gujis
@maxamedyuusuf5359
@maxamedyuusuf5359 Жыл бұрын
Xuseen jaamac Rooble Xaaji Gujis AHN
@ahmedyasiin2418
@ahmedyasiin2418 Жыл бұрын
Gujis nin habar awal
@faadumomaxamed4159
@faadumomaxamed4159 Жыл бұрын
Wan lA dhacay wlhi ❤❤❤❤
@user-kw4vn8kk6d
@user-kw4vn8kk6d Ай бұрын
2024 bisha shanaad
@deeqohassan592
@deeqohassan592 2 ай бұрын
Adh
@ebrahim6189
@ebrahim6189 2 ай бұрын
Maxaan idhahdaa intas ka Dib Ina San Wayne ku aha ninkan mesha fadhiga ee afrika muu ahayn dee wuxu aha nin Mac quula oo wax garad ah Ina sayn Wayne waa ninka dhex dhexdiyey koora jaan iyo ninka aada maqashee habar jeceloy waa ka muuse ninka garta dhexdiyey ayuu ah marka garta muuse cali faruur oo ka shekayeya yuutubka ayeyy ku jirta ka raadi waad ka heli doontayey mahad sanid
@foziafarah2826
@foziafarah2826 8 ай бұрын
I waching 3november2023 😍
@MohaHusein
@MohaHusein 7 ай бұрын
Sheikh’s geisha
@abderzakkaroll3025
@abderzakkaroll3025 6 ай бұрын
I am listining 2024
@calicade3834
@calicade3834 Жыл бұрын
22/6/23
@MoHAbdi-fx4uc
@MoHAbdi-fx4uc 4 ай бұрын
February 2024
@user-ch4oq7oj4z
@user-ch4oq7oj4z 25 күн бұрын
Sx
@khadarmaxamad1093
@khadarmaxamad1093 Жыл бұрын
❤ 0:13
@user-dq7hx3eo3w
@user-dq7hx3eo3w 4 ай бұрын
9/3/2024❤
@user-yw1ht1oc9u
@user-yw1ht1oc9u 11 ай бұрын
❤14:05
@AxmadMaxamuud-ik5mf
@AxmadMaxamuud-ik5mf Жыл бұрын
Axmd
@user-zo7fm2pu8d
@user-zo7fm2pu8d 4 ай бұрын
🎉
@AxmadMaxamuud-ik5mf
@AxmadMaxamuud-ik5mf Жыл бұрын
Wll
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 6 ай бұрын
As,Familyyyyyy dhug yaalEh tanaa tiraahdEE sahrascadayyareey qiimobadan qatraayEEy qarantaan caddy yareydaanfaraxsaneeyfaceeda karooneey fariidad bilyans dumarood ugu qiimobadanEEy murwodumaroo yariisEEy princseseseses Rasmi riyaaq rayxaaneey lagufarxeeeey iyoiyo tilmaamahayga ii qaas ah aan dumaar tada soocanahay qaasatan facyaashay waanba uwataa dhaafaaba
@cabdixakiin8498
@cabdixakiin8498 7 ай бұрын
🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡
Wait for the last one! 👀
00:28
Josh Horton
Рет қаралды 171 МЛН
버블티로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 124 МЛН
Khó thế mà cũng làm được || How did the police do that? #shorts
01:00
**Axmed Mooge ihn | Waayaha Aduunka |
7:03
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 273 М.
GAASIRA. LEGEND AXMED MOOGE LIIBAAN . AUN
8:03
Jaalle Allamagan
Рет қаралды 992 М.
Axmed Mooge Liibaan Iyo Xaliima Cabdi Afweyn 🔥Iyo Heesta "Cagta Saar Wadada"
5:34
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,8 МЛН
Ahmed Mooge iyo heestii Yaa Nuuralcayn
5:32
Qaaci iyo Qaraami
Рет қаралды 1 МЛН
Shay Mire Dacar | Muxuu Nabarka Caashaqu |Lyrics
6:21
Timacase Lyrics
Рет қаралды 1,6 МЛН
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 341 М.
Iliyas Kabdyray ft. Amre - Армандадым
2:41
Amre Official
Рет қаралды 949 М.
ENHYPEN (엔하이픈) 'XO (Only If You Say Yes)' Official MV
4:46
HYBE LABELS
Рет қаралды 17 МЛН
Serik Ibragimov - Сен келдің (mood video) 2024
3:19
Serik Ibragimov
Рет қаралды 1,6 МЛН
Say mo & QAISAR & ESKARA ЖАҢА ХИТ
2:23
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 1,8 МЛН
QANAY - Шынарым (Official Mood Video)
2:11
Qanay
Рет қаралды 881 М.