Barn Xusus Reeb General Xasan Sellin Part 1

  Рет қаралды 37,811

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

10 жыл бұрын

Пікірлер: 37
@FarhanAhmed-uq8bx
@FarhanAhmed-uq8bx 6 жыл бұрын
general xassan selin waa general ruug cadaya waana aqoonyahay meleriga aqoon u leh wan ragii 1977 gaalkina wayn ka qaatay dagaalka wuxuu ku dhashay ceel dhaab oo hoos yimaada degmada CAYNBA runtiii runtiii dad karti leh oo xilil heer sare ah ka so qabtay dalka ya ka so jeeda somalilnad wana in ay jeelka dalbe u sheegaan wixii dhacay wariye ducaale mahadsanid mar labaad
@amal7892
@amal7892 Ай бұрын
NAXARIISTII JANO RABBI HASIIYO GENERAL SELIN. SHALAY AYAAN MAQLAY GEERIDISIISA
@samjama9580
@samjama9580 10 жыл бұрын
Mashallah Mr duucaleh ader nolow wale tarikh yaad wada way fican tahay ani runti wiil 25 jiir yan ahay wana jeclahay barnamijkan because wax badan yaan ka barta nolow adeer
@MOHAMEDMD1
@MOHAMEDMD1 9 жыл бұрын
general xassan selin waa adan madoobe,wuxuuna kasoo jeedaa burco waa ragiii watay dagaalkii 1977 kii watay xaga sarena kaga jiray,aadbaan u salaamayaa general xassan selin
@khadarmuuse5988
@khadarmuuse5988 3 жыл бұрын
Waa Qof illahay Karaameeyey Wlhi iilahay Waxan ku Weydiinaya Adeero in illahay Cimri dherer cibaado Subaan Cafimaaf intaba Alle haku Siiyo.Adero
@suldaanjirreaxyaafananeebe8752
@suldaanjirreaxyaafananeebe8752 3 жыл бұрын
Masha allah adero qaali cisi sharaf iyo karaamo korkaaga ha ahaato
@jamamusemohamoud5868
@jamamusemohamoud5868 6 жыл бұрын
waa shiqsi aqoon hufnaan raganimo ku caan baxay waan nin aqoon sare u leh cilmiga military iyo civilkaba waan waan shiqsiyaad ugu waxtarka badan umada somaliyeed
@mciisecali2681
@mciisecali2681 4 жыл бұрын
General sellin waa waayo arag xogo badanhaya sidagan uhadlaya aqoon military oo sare leh
@jamamusemohamoud5868
@jamamusemohamoud5868 4 жыл бұрын
@@mciisecali2681 aad iyo wllo warar xaqiiqa oo Ka madhan is waaweyn iyo qof jeclaysi
@ahmedjama5693
@ahmedjama5693 5 жыл бұрын
16/6/2019
@asadabdi8285
@asadabdi8285 10 жыл бұрын
war wan yabaanaye niyew ma ila arkteen burco barigeeda ama wixi snm ee reer beri ma wareystaan ama ma sodaayaan wey bukaan
@mawliidmahamud4589
@mawliidmahamud4589 6 жыл бұрын
Somalia maxay waayo soomartay
@craxmaansoodaani652
@craxmaansoodaani652 2 жыл бұрын
Dagaalkii 1977 kii ragii ugu khatar ee jabiyey ethiopia waxay ahaa yeen ciidamadii kaso jeeday gobolada waqooyi gaar.ahaan ree sheekh isaxaaq
@insomniac7741
@insomniac7741 9 жыл бұрын
somaligabay
@khadarmuuse5988
@khadarmuuse5988 3 жыл бұрын
Mahaa Nin Cidi Teetela Bilaa Aadan Nimo Aqoon Garaad Wacnana Wlhi Qof Lagu Gaadhayo Ama Cidi Ku Haybsan Karto Maha Xasan Salin Cadawgaaga Alle Ha jabiyo Nin Rageed Nin Rageed dhalay Ayuu ahaaa U malayn maayo inuuu Dib uga Dhalan Diino Somali o dhan Isaga o kale Whi Sida Aan Aamisanahay
@GeediGeediMuse
@GeediGeediMuse 4 жыл бұрын
Dowladii kacaanka-asakartii lalaayey, inta badan dowlada maleyn,. Dhexdooda ayaa inqilaab isku dayey, shaqsi walbo oo manta nool ka tirsanaa dowladii militariga waa dambile,. 77kii ka dib askartii waqooyi waxa laayey ma aheyn dowlada
@geel-qaadyusuf7235
@geel-qaadyusuf7235 5 жыл бұрын
Ninkaan warkiisa qabad ma leh oo dagaalkii 77 si hufan uga sheekeyn maayo dad buu si gaar ah uga ciil qabaa.
@cabdixaafidaxmedhurre1172
@cabdixaafidaxmedhurre1172 4 жыл бұрын
Brigadier jeneral Hasan salin nin aqoon leh habtiisu waa habarjeclo maxamed abokor Adan maxamed Adan madoobe
@bashiirmuuse2328
@bashiirmuuse2328 6 жыл бұрын
asad abdi wll burco barigedu waa ina kahin oo qudha isagana hora losidayey ee iska cawdul bilayso
@umubanaathhussein7041
@umubanaathhussein7041 4 жыл бұрын
Maansha Allaahabtigay aan aduunka ujeclay ducaale Adeero mahadsanid abtigay Ayaan isuura Galaxy in aan cases waraysigiisa daawado anoo at iigu danbaysay aragtidiisa 2006 18 december
@suldaanjirreaxyaafananeebe8752
@suldaanjirreaxyaafananeebe8752 3 жыл бұрын
Masha Allah adero alle cimriga iyo cafimadkaba hakuu siyaadiyo
@adamahmed973
@adamahmed973 6 жыл бұрын
Beel neceyb baa ka muuqda waraysiga waayo wuxuu sheegay in qabiilka majeerteen ka dambeeyeen toogashada 84 sargaal oo lagu toogtay garab-case, lkn Haddiii Beel toogan karto xoogga dalka kuwooda ugu firfircoon maxaa maxamed siyaad Barre meesha ka ahaa iyo cali samatar waar qabyaaladda jooji nin weyn baad tahay.
@ninkaogg8785
@ninkaogg8785 3 жыл бұрын
@adam Ahmed *BOOOWE RUN WAAYE!! SOMALI OO DHAN AYAA OG ARRINKA GENERALKU SHEEGAY. RUNTA SOMALI DU MA JECLA. RUN WEEYE INQILAABKA MAJEERTEEN HOOSTA KA WATAY. RAGANA LAAYAY SI AY CIIDAMADDA NIYADA I YO MORAL KA UGA JEBIYAAN. KA DIB WAA KII ABDULLAHI YUSUF IYO CIRRO INQILAABKA SAMEEYEEN. MAJEERTEEN SOOCA AYAY AHAAYEEN KUWII INQILAABKA SAMEEYAY IYO KUWII SARAAKIISHA GEESIYADA AH EE 84 IYO INKALOO BADAN OON LA WADDA OGAYN OO MAR DAMBE LA OGAADAY LAAYAY EE DILAY. (3 sannadood KA DIB ayaan arkay qoraalkaaga ADAM AHMED oow)!!*
@ahmeddeya2738
@ahmeddeya2738 Жыл бұрын
War mahayo nin ciidanka xerada rashinka u karin jiray oo cuqdadi buuxisay awelna aan nin horaad ahayn. Warkii suuqa iyo warka saxda ah ragga haya sida Arab Ducaale iyo Kaahin Dheere ayey ahayd
@FarhanAhmed-uq8bx
@FarhanAhmed-uq8bx 6 жыл бұрын
XUSUUS REEB WAA WARAYSI WANAAGSAN OO JIILASHA DANBE ANFACAAYA WARIYE RUUG CADAYA DUCALE AAD AYAAD U MAHADSANTAHAY DADKA AAD KU SO MACSUUNTO EE AAD UGA FA IIDAYNAYSO WIXII DHACAY SI AY JIILKA DANBE U ARKAAN HALKA DADALKA KA SIIWADA HCBLE IYO WARIYE DUCAALE GUUUL
@Dabayl
@Dabayl 10 жыл бұрын
Ninkaa ku fikiriyaa maxaa reer hebel loo waraysan waayay, adigaa qabyaaladu ku dishay Inkaari kugu dhacdee.
Barn Xusus Reeb General Xasan Sellin Part 2
1:00:54
Horn Cable Tv
Рет қаралды 38 М.
Barnaamijka Xusuus Reeb Hctv Kornayl Xasan Cabdi Khayre 31 10 2016
32:31
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42
Задержи дыхание дольше всех!
00:42
Аришнев
Рет қаралды 3,6 МЛН
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 45 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 98 МЛН
Xasan Dhuxul Laabsaalax Bandhiga Maansada Baraarug 2020
23:24
Waqal WStudío
Рет қаралды 471 М.
Wareysi S guuto Ahmed Saleban Dafle
20:02
xusuusonline
Рет қаралды 352 М.
Barn Xusus Reeb Ismaacil Baruud Part 1 sax
41:56
Horn Cable Tv
Рет қаралды 136 М.
Xusuus Reeb Waraysi Yusur Aadan Abraar PRT 2  By Ducaale HCTV
36:19
Horn Cable Tv
Рет қаралды 98 М.
XUSUUS REEB DR MAXAMUUD SH XASAN TAANI PART 1
33:48
Horn Cable Tv
Рет қаралды 54 М.
XUSUUS REEB : FADHI KU SALAAN PART 3
22:09
Horn Cable Tv
Рет қаралды 32 М.
ISMACIL HANIYEH | SIDA LOO KHAARIJIYAY | 'WAXA LOO ADEEGSADAY'
12:38
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 10 МЛН
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 61 МЛН
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 26 МЛН
Dj Jack SpaRRow - Akbar Ghalta Bahiati ( Slap Remix Arabic ) #TIKTOK
2:21
Dj Jack SpaRRow
Рет қаралды 1,2 МЛН